Horaaa loo yidhi dadi Waa kuwii hore Hadalna waa intuuu yidhi Ppp yaa saado alaha Kuu naxariisto Like halaysaaro inta taageersan heeska
@abdrizakabdalla88844 жыл бұрын
Ilahow.u nxriso o u dambi dhaf,janada geli,markasta iyo meelkasta,qurux ,luuq,masrixiyad,iyo wadaniyadeedo,markaa so xasuusato waxaa dareemee Qiimaha Saado cali Rabbbow jana firdoos.
@rabiileabdi54796 жыл бұрын
Naxariista ilaahay haka waraabiyo sada cali ninkii dilay ciilkiisa heestaan dhagayso bal ku dhaha ha is dilo asgana inkaar alaha haku ride
@hodanfdh49478 жыл бұрын
Ax ax ala cod macanayda gabadhani waxay ahayd qof fiican oo dadku isugu mid yahay Ilaahoow kuu naxariiso
@fardus53058 жыл бұрын
aamiin yaa rabi
@abdikarimhersi55558 жыл бұрын
Hodan Fdh
@dhawrsancaqil97466 жыл бұрын
Hodan Fdh 😂😂😂😂😂😂beeen sheegi kari mayno waxay ahayd waa la oga eee ilahay haw danbi dhafo
@marisacillahi15376 жыл бұрын
Hodan Fdh aamiin illhy ha unaxaristo wadaniyad bay ahayd😘
@yareabdille14646 жыл бұрын
dhawrsan caqil maxay ahayd wlal somalinimada ku waynayd wa qof taariq culus leh qof dulmana way u hiilin jirtay
@youngmoa54317 жыл бұрын
The lyrics Haduu caawa igu yidhi Badaha cagaha galiyoo Timaha caarada u sooh soo xiir cunaabiga Sadex qayb cartiinloo Wali caarad jabinoo Calmashay laasimo Sidii ceeri gaabiya Haduu cududa ii sudhay Ila caarid anigee Calaf waa halkiisee Caashaqan iskeen baray Ha igu carinin anigee Ku cugtaye ma nabadbaa ~~~~~~~ Anoo nacasa mooye Gaaridu ma caasidu Curadkii hagaagee Ciida u shaqeeyee Dalka caabiyaaye Sida caynkan aad tahay Caashaqa daweeyee Haduu yidhi cuntada daa Ha cabine biyaha diid Cudur weeye halisee Calaf waa halkiisee Caashaqan iskeen baray Ha igu carinin anigee Ku cugtaye ma nabadbaa
@nasriinainadalmar59112 жыл бұрын
Caayo nacasa mooyee saas weeye
@hassandiriye66152 жыл бұрын
Caanyo nacasa mooyee Gaaridu ma caasido
@hassandiriye66152 жыл бұрын
Sorry waa cayuun nacasa
@abdisalaanahmed51642 жыл бұрын
Wixiibadan fahmayne heestu sidan aad u qortay maha ee waxa hubso😅
@abdallaabdikadir584 Жыл бұрын
Sidii ceergabo ma aha ee waa sindhigii ceergabo wana katiin caan ah Point ga labaad waa calmaashay ma aha ee waa cambarsho waana katiinahada soomalida xeran jirtay Laasimo,cambarsho iyo sindi waa katiinado soomalida adeegsan jireen
@salebannur33089 жыл бұрын
yaarabbi unaxariiso iyada iyo intiii dhimatay ee muslim ah anagana nogadaba naxariiso aduuunku waa dhalanteed iyo maalmee
@ayubjamaali22717 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto saado geeridu waa xaq laakiin sida gunnimada ah ee loo dilay gabadhaas ayaanan ilaawayn
@jiijalove29966 жыл бұрын
Cunaaaanii heeso waa kuwii hore waleeee allow kuu naxariiso
@Cc-cs9zz6 жыл бұрын
Cunaami waa hees ta mageceeda micnaheedo waa kuul ay dadkii hore isticmali jiren
@abderahmanissack87287 жыл бұрын
Boqorad cod iyo xarrago, Saado ilaahay ha kuu naxariisto janadii fardowsana ha kaa waraabiyo.
@منصورالجبرتي4 жыл бұрын
Sado Ali Somali greatest female singer..may Allah have mercy on her😌😌😌
Alla yarahma.. mashalla quruxda dumarka Somalida waa classic
@yasinfarah Жыл бұрын
Runtii hal abuurad saado ali warsame waa ruux si wayn igu dhex nool 10 sano hada oo aan qaangaadh ahaa maalin kasta hees fankeeda ka mid ah ayaan dhagaystaa.❤
@baanjeabdillahi29297 жыл бұрын
mashalaah wey qurux badneeet allah uraxmado ilahow tusidaan orgenal u ah ii sahal
@mohamedmuse53326 жыл бұрын
mareen caasan dhalay waa midab ugaara gobsanaa hablayagu saado qurux god waa la gashay ilahy ha kuu naxariisto
@philipilamo72554 жыл бұрын
We Need Qaaci 🇸🇴 our New generation qaran la'an kaliya naguma dhicin wax walbo oo dhaxal h leheen dowlad nimadii ayee la tageen😭