SAADO CALI WARSAME - MAHIIGAAN | MALYUUN JEER | HEESAHA HIRGALAY | HEES JACAYL AH SOMALI MUSIC LYRCS

  Рет қаралды 130,746

Heesaha Hirgalay

Heesaha Hirgalay

Күн бұрын

Пікірлер: 21
@AMIIN122
@AMIIN122 5 ай бұрын
Heesa somalida heesta ugu jirta weeye caadi maaha saado cali wafsame alle ya rahma
@fartuunmaxamuud3884
@fartuunmaxamuud3884 2 ай бұрын
Asc0
@caadlecadeofficial8294
@caadlecadeofficial8294 Жыл бұрын
Ala wiilku mudanaa wow❤❤
@hashimawad2483
@hashimawad2483 3 жыл бұрын
Thanks Heesaha Hirgalay, dhanka kale Heestan waxay ka mid ahayd Riwaayadii "Nasiibka Qofka" oy jilayeen Samatar, AUN dhamaan Saado Shamso iyo C-Qadar Xasan hadaad heli karto heesahaas waanu kaa dhowraynaa, markale waad Mahadsantihiin
@AbdullahiAdan
@AbdullahiAdan 2 жыл бұрын
War sxb legend baa tahay Heestaan waxaa raadinaay kudhawaad 10 sanno 😳😂
@amerlafole
@amerlafole 3 жыл бұрын
Ilaah ha u naxariisto, saado cali warsame.
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
Aamiin.
@AxmedJaamac-ru8vm
@AxmedJaamac-ru8vm 6 ай бұрын
Waa heesti heesaha
@xabiibofficial8903
@xabiibofficial8903 3 жыл бұрын
Allah gabadhu mudanaa mudanaa oo macaanaa Dumar u magac qurxuunaa Allow ayaa malyuun jeer Maalinta iyo habeenkii Muuqeeda daawada
@cabdiwali9900
@cabdiwali9900 3 жыл бұрын
Waaw.........
@billebille3928
@billebille3928 3 жыл бұрын
@@cabdiwali9900 vo0 . Mb b n b.v c c=-'eej0h
@nimcohalas7301
@nimcohalas7301 Жыл бұрын
Waa hees macan
@ahmedabdi8486
@ahmedabdi8486 3 жыл бұрын
Muguc IYO xareedi weeye muguca waxa ladhaha meelaha biyaha roobka ee xareedu galaan ee inta barwaaqada laga cabo wuxuu lamid yahay baliga oo kale halkaa iska sax inta kale sid wacan baad uqortay
@Ayanabdi7
@Ayanabdi7 2 жыл бұрын
Malin iyo habeen Muqiisa dawada ❤
@cabdiwali9900
@cabdiwali9900 3 жыл бұрын
Waxaanaa murti ah
@maryanali2606
@maryanali2606 3 жыл бұрын
Dhuguc maaha waa Muguc
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
Dhuguc weeye, sababtuna "sida man iyo hoobaan" MAN: ubax yar oo udgoon oo geedaha korkooda ka baxa xiliga jiilaalka HOOBAAN: Miro aad u bislaaday. Erayga "Muguc" afsoomaaliga kuma jiro. Dadka qaar ee heestaan qoraalka ka sameeyay waxay isticmaaleen erayga "Guguc", GUGUC: waa Onkod. Balse beytku "Miraha la cuno" ayuu ka hadlayaa. Mahadsanid. 🙏
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
MEEHANOW: Ku warwareegid MAN: ubax yar oo udgoon oo geedaha korkooda ka baxa xiliga jiilaalka HOOBAAN: Miro aad u bislaaday. Asxaabta Qaaliga ah like-ta iyo Subscribe-ta nagu caawiya. Mahadsantihiin. ❤️👏 🙏 Ka daawo halkan heeso Jacayl ah: kzbin.info/aero/PLsMCjY-boR9vbO11hjPEuDi8FjGHTHe8C
@Hassanmohamad561
@Hassanmohamad561 Жыл бұрын
Midabka Duweerku Waa Noocee?
@maxamudcabdi7521
@maxamudcabdi7521 11 ай бұрын
Sida maydha geeloo Malkadii nugaled Maqasha loogu xiray
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
Somali
7:10
Release - Topic
Рет қаралды 2 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 165 М.
JOOQLE IYO NIMCO
10:55
Jibrilstudio
Рет қаралды 1,4 МЛН
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Saado Cali Warsame - Kolleey Anigoo Ku Jecel (Hees Kaban)
8:30