Illaheey janada firdoosa ha ka waraaniyo saado cali. Inshaalh
@muzamil973515 жыл бұрын
shiiq matihid kaadib yahoow saado cali warsame afka kala bax saado waa fanaanada qiima kuleh umad somaaliyeed wixii doolada ka qadana way sheegaysaah waayo waxay matashaa qaranka saado nooloow qaatumadaadana qeer alah ku qatimo amiin aamiiiin
@مواهبأبوظبي4 жыл бұрын
الله يرحمهم برحمته الواسعة يغفر له ويجعل قبره روضه من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲
@abdiissa10343 жыл бұрын
Illaho sado kaa waraabi jano firdoosa.
@muzamil973515 жыл бұрын
saado kama hadasho qabiil ok qalad ha u arkin saado heeskeeda
@hanadyare198815 жыл бұрын
hawey waa diden in la idintaliyo so mahn dee an akal tagno adinkaa ku jabaya walahi saado ader ka daa wanad kuwa waxa maqlaya mahan viva puntland
@iluvxamar15 жыл бұрын
sado thnx sis dat is da reality in somalia! i wish all somali be like u understandable.
@Samiira8714 жыл бұрын
War aan wada tashano Wada tashan mayno Aaan kala tashano Kala tashan mayno Aaan kuu taliyo Ii talin maysid Adigu ii tali walaal Kuu talin maayo Hadaba aan kala tagno Kala tagi maynee tabtasay inoo ahanaysaa Looool wallee heestu siwacan bay somaliya u matashay Ilaahay ka yaaba oo dalka sida u dhaama Oo shaydaanka ha layska naaro.
@dhuungal waraaboow maalin wacan caawa dhan soo qeyli
@goonfartankiixalay13 жыл бұрын
@dhuungal Kismaayo ninka Al Shabaab xakumo waa Iidoor. Hadii dowladnimo lidin siiyo na hal qabiil aa tihiin ma inaa Somaliya gubtaan aa rabtiin
@farhiaiamail6053 жыл бұрын
Aun gesiyad qaran aheyd
@puregenius34933 жыл бұрын
0:39 ninkaasi waa kuma?
@goonfartankiixalay13 жыл бұрын
@dhuungal Alaakulixaal Faqashta aa sheegaysid diyaar bey u tahay Soomaliya. Laakin adiga diyaar uma tihid inaa gubto baa rabtaa. Tuulo yar waligeed ma goosan karto
@S_L_P_N98383 жыл бұрын
Alle haunaxaristo
@farhiaiamail6053 жыл бұрын
Wahalkey manta jogto
@haybe196015 жыл бұрын
SAADO, Taariikhda Somalia Meel Baal Fiican baad ka gashay. thank you
@dhalole15 жыл бұрын
anoo kuhadlaaya magaca inta caafimaadka qabta oo qabiil ka ka saafida ah... aanwada tashano,,, heestaana qolo gaar ah kumasocoto... waa hees xallaal ah oo soomaali oodha aya kusifoobayso
mudugboy saado amaantee ruun xadi saban iyada maxaad tidhi mida kale qaranimo iyo ilmaadeernimo kala daa saaxiib labadu isma qabtaane
@Daemigrant15 жыл бұрын
calaacal calaacal calaacal ku jira ilaa akhiru saaca
@aja48115 жыл бұрын
Saado, qalanjadii weyneyd waad asiibtay. kuwa aad la hadlayso maaha walaalo ee waa dugaag cad hiliba wada raadinaaya. hase quusan, waxaa naga soo bixi doono kuwo garasho dheer oo nagu hoggaansha waddada toosan.
@haniali2415 жыл бұрын
Milkshake lol
@447189714 жыл бұрын
saado dadkii heesaheeda kool koolin jiray ayey ka hor timi tolow yey isku halaynaysaa waxaase la yaab ah iyadoo fanaaniintii iyo hablihii dadeeda ahaa fanka ka hadheen oo dhinaca diinta u leexdeen in iyadu 60 jir ku sii asaasaqday malaha laajinimada ayaa indhaha ka riday ee dalkeeda may ku soo noqo dhaqan xumadaa laga jafjafi lahaaye
@Samiira8714 жыл бұрын
@bashka285 haday mucaarad ahayd mar kasta xaquuqul isaanka ayay u doodaa.wax khalada ayay aragtay saw maaha.adigu yaad tahay bal ma ssdf mise snm? kakakakakakakak soo sheeg nasabkaa aad ka soo jeedo hana ka khajilin.
saado cali warsame sideedii hore iyo si u dhow midna maaha wararka laga soo sheegayaana maaha kuwo i cajabiyey inay daarooday oo hartiyowday warkeed helay waxayse ka hesho ayey leedahay waxaanse uga baqayaa inay la jaal noqoto saaxiibkeed sangub oo jabuuti dhana u dhaafi la beryahan danbena waxaa la sheegayaa inay nolosha ka dhacday oo ay lixdan jir ku saqiirtay
@abdisheekh13 жыл бұрын
Waxaan ka codsanlahaa Abwaanka heesta sameeyay oo ah Sangub inuu noo soo saaro Hees duco ah waayo heestaan maalinta uu soo saaray xaaladu wax ka qabad ayay lahayd laakiin sidaa ay hadda heestu tahay ayay xaalada Somalia taagantahay ninka qoriga kor uqaadaya oo leh dabtaasay inoo ahaanaysaa waa Mansuur walina sidii ayuu taaganyahay Abwaane fadlan bedel heesta hadii kale sidaasay Somalia ahaan doontaa waligeed
@goonfartankiixalay13 жыл бұрын
@dhuungal tuuuuuuuuuuuug ilaahi ka furtay oo somalinimada ka tagay
@MultiRussian12314 жыл бұрын
SIILKA SAADO CALI anaa wasa peroid cmcknvjkvfjvj
@darwishboy52554 жыл бұрын
Warya mamada dhimatay afkaga ka jeedi
@said403815 жыл бұрын
SAADO dad dhurwaayo noqday ayaad rabtaa inaad isu keento .. qof somalinimo kusii jirto ayad tahay ... heeskan qofkii wax ku qaadanaya ayuu an facaa ... heestan waxay qusesaa dhamaan somali ama maamulo ama federal........