No video

Xasan Aadan samater -Weerarow dooyow -by Ahmed idaawaqaca.flv

  Рет қаралды 216,270

Ahmed Abdulle

Ahmed Abdulle

Күн бұрын

Heeskaan waxaa alifay Sahal Macallin Ciise. waxaana ku luuqeeya AL Fanaan Xasan,Adan Samatar heeska magaceeda waxaa la yiraahdaa Weeraroow Dayoow,waa hees ka turjumeysa dhaqanka soomaaliyeed,
Xasan Adan waxaa heeska la jiibinaya Fanaaniinta Qaranka soomaaliyeed oo ay ka dhax muuqato Boqorada Codka Soomaaliyeed Xaliima Khaliif Cumar Magool,
Xasan adan wa fanaanka kaliya ee soomaaliyeed ee si siman ugu wada heesi kara labada Lahjadood oo ay ka koobantahay luuqada Soomaaliga ee May iyo Maxaa Tiri,
heeskaan waa May waana fahmi karta sida fanaanku ugu luuqeeynayo ee macaanka badan,ku baashaal daawasho wacan,
Ahmed Idaawaqaca

Пікірлер: 66
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 10 күн бұрын
Heeskan ku caden maxa leygu dida degan leyga dinsor dolow dindinka ilmahisa isha ayu ku koriya dalka o ah jilal daren koda ma firsanayo degankeyga dinsor inta ka fahmay in kasto i dhalen luqada igu adag❤❤❤abti xasan adan nolow
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 Жыл бұрын
Waa wareey magool AHN abdi bile abdi legend hasan adan wabari uma kala harin fan wakaa iskilajow ku quuso dalays AHN khadro dahir AHN iyo inta kale ee dhimatay waa badan yihiine
@husseinyariisowawgaab2340
@husseinyariisowawgaab2340 5 жыл бұрын
Yaa ila dawonoyi 2019
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 5 күн бұрын
Xasan bashi madaxweyne kofur galbed stete right now hadu isaso sharaxo wa degan kis laga jecel yahay❤❤❤❤ my abtiyashey digil iyo mirifle guul
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 күн бұрын
Asaga, abwaan Sahal iyo Daleysi waa Reer Koonfur Galbeed dhab ah. Rabi ha u raxmado Sahal iyo Daleys, Hasanoow Eedan cimri dheer, cibaado suuban iyo caafimaad wanaagsan u rajeynaa.
@ceebla82
@ceebla82 2 жыл бұрын
Old is gol💃💃💃 Xasanow Edan
@mo.salahofficialpage.6370
@mo.salahofficialpage.6370 4 жыл бұрын
2020 ay iily firsidohaay.💖💖
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Adi fiiriyohaytee walkale mafiiridoo
@WarsanDheere
@WarsanDheere 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤​@@cabdinasirclle2453
@CabdiDahir-ki9nr
@CabdiDahir-ki9nr Жыл бұрын
Alow u naxarso inta dhimatay,inta noolna cimrigoda allaha noo daayo
@user-uk4ul2vz4h
@user-uk4ul2vz4h 9 ай бұрын
Soo dhaweyntii dhaweyntii cabdi bile cabdib1986 iyo hoobaladii waa bari
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 7 күн бұрын
❤❤❤
@abdihashi2310
@abdihashi2310 Жыл бұрын
Macalin maysar Allah ha u naxariisto , si fiican buu u baashaalaayaa .
@mohamedyare3324
@mohamedyare3324 7 жыл бұрын
ilahey ha u naxaristo mogool Sifican ayee u cayaresa
@AhmedKaafi-we3mc
@AhmedKaafi-we3mc Ай бұрын
Boqorka masraxa xasan baashi
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 7 күн бұрын
Dadka hore rer muqdisho u taqanan xasan bashi
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 10 ай бұрын
Daleys allaha u naxaristo weyla fahmeysaa xasan ciyarta isku meel ayey ka imadeen qadro iyo labada inan waa reer waqooyi dadkan inta badan weydhinteen 1980 ki waqti umadu isjecleyd waayo waayo
@CrisaaqAadan-um4os
@CrisaaqAadan-um4os 11 ай бұрын
Ala isaq haliimo khaliif ❤❤
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 10 ай бұрын
❤❤❤ xasan baashi maasha allaah waaaaaw huburooowwwww
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 7 күн бұрын
❤❤❤❤
@abdulkadirjimale3977
@abdulkadirjimale3977 4 жыл бұрын
2020 yaa ila daawanoyo
@hamseali6585
@hamseali6585 7 жыл бұрын
wabary oodhanbaa meesha joogta alle ha idiin naxariisto
@MaskaxdiiDunid
@MaskaxdiiDunid 9 жыл бұрын
Masha allah.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
AUN MAGOOL, DALAYS, IYO HOBOLADA WAABERI DHIMATAy
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 7 күн бұрын
😂😂😂
@mohamadarab9552
@mohamadarab9552 6 жыл бұрын
Wooooow wale mesha waxa ba kadhacaya
@youngmohaa1
@youngmohaa1 4 жыл бұрын
Masha allah dhadkaan ayaa dhad kaa eh
@guuguulemedia
@guuguulemedia 5 жыл бұрын
النجمة الصومالية سيدة حليمه خليف مغول الله يرحمها
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
MASHA ALLAH XASUS
@AbdikadirMacalin
@AbdikadirMacalin 2 ай бұрын
2024 who listened
@LiibaanYasiin
@LiibaanYasiin Ай бұрын
😊
@updallamohamedmohamuod7818
@updallamohamedmohamuod7818 2 жыл бұрын
ereyada heesta qofka yaqaano inuu soo qoro ha isku dayo fadlan
@mahadow
@mahadow Жыл бұрын
Sahal Macallin Ciise AUN
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 ай бұрын
May A/sahal maleh​@@mahadow
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 ай бұрын
Muqtaar Maxamed yare oo ka soo jeeda bundland baa leh Erayada waa dhintey AUN
@fanole55
@fanole55 3 ай бұрын
AUN. Waa erayadii AUN. Abwan Sahal Macallin Ciisa.
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 ай бұрын
@@fanole55 Eryada Muqtaar Maxamed yare oo reer Diinsoor ah
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 Жыл бұрын
Khadra daahir 😢❤
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 10 күн бұрын
Rer dinsor waye xasan adan habar gidir waye fac ka fac raxanweyn geledle ah dhigisa geledle leh heskan ku cadena doyow ma ragayo war wa raga degankeyga dinsor waye leyahay ya salam My abtigey xasan adan samatar geledle ku qaran iyo degan yahay rer waberi aha guriga hoyadey agtisa deganan jiray
@abdulahimaxameddiiriye3010
@abdulahimaxameddiiriye3010 5 жыл бұрын
Masha allh wayo wayo
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 11 ай бұрын
Afweyne allah ku cadaab Soomaali way isjeclayd 😢
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq 29 күн бұрын
Sxb dagaal miyuu kuqaaday😢😢😢😢
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 4 жыл бұрын
Magool waa inoo gabatay
@user-ld8wf7ee3p
@user-ld8wf7ee3p 5 ай бұрын
Xasan aadan iyo magol iyo dales iyo cumar Dhule iyo cabdi bile cabdi iyo dauud cali mascaf
@smiledon77
@smiledon77 11 жыл бұрын
heestani aad bay iiga shaqaysiisaa
@aliita9200
@aliita9200 4 жыл бұрын
Ar manooshahay
@user-ws5ll2gk7v
@user-ws5ll2gk7v 5 күн бұрын
Good bay
@CabdisalanMukhtaar-jq5xw
@CabdisalanMukhtaar-jq5xw 6 ай бұрын
Dad waa dadkii hore
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 2 ай бұрын
🎉kkkkkkkkkk
@mohamedsaraaxa3821
@mohamedsaraaxa3821 7 жыл бұрын
hassinow eeding duurkaa wareege dhingpiroo lidaagee
@rashidhassan8036
@rashidhassan8036 10 жыл бұрын
Xaaax musika heestan lamakeeni karo xaaaaaaaaaaax
@salmanxuseen7755
@salmanxuseen7755 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zakariamoallimomarisiyaase4333
@zakariamoallimomarisiyaase4333 Ай бұрын
2024
@aizofmoussa7945
@aizofmoussa7945 11 жыл бұрын
Waw
@mohamedeinte569
@mohamedeinte569 7 жыл бұрын
hv
@user-wr6kp8vd3u
@user-wr6kp8vd3u 6 жыл бұрын
Aizof Moussa axa
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 10 күн бұрын
Sun Mom qaranka somaliyed magol qadro shamso aun😂😂😂
@CabdisalanMukhtaar-jq5xw
@CabdisalanMukhtaar-jq5xw 6 ай бұрын
M.a
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
Aaaar ma af ree baydhabaaa
@yuusufmacalinaadan3608
@yuusufmacalinaadan3608 3 жыл бұрын
magool reer magaal Al yarxam
@doodaay5822
@doodaay5822 4 жыл бұрын
Ciyaalkii xaafada hore 😂🤣😂
Daawo Ruwaayadii ay Batuulo oo Qosol Badan
1:12:54
ilyas ali
Рет қаралды 27 М.
Hassan Adan Samatar Koredooy Kobing Meraashe
10:56
Yasin Abicar
Рет қаралды 354 М.
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 38 МЛН
XASAN AADAN SAMATAR HEES CUSUB QARANKA SII MAAMUL HEES QIIRO LEH
5:18
Wariye Garyaqaan
Рет қаралды 112 М.
HEES MAAY LYRICS WALAA HAWLA WALAA YAALE  XASAN ADAN SAMATAR
11:28
Qalanjo iyo Samatar   YouTube
9:48
Abdi wahab
Рет қаралды 726 М.
Huburo
7:57
Release - Topic
Рет қаралды 38 М.
Hassan Aden Samatar Best Songs
18:24
Somali Spot
Рет қаралды 201 М.
SAMATAR - HEES MAAY IYEEYOW IYEEYO - LIVE WACDARO IYO CAYAAR
3:02
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 422 М.
SAMATAR - IRY DHIIMO LIVE SHOW
15:32
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 39 М.
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 282 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 435 М.
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН