SAALAX SANAAG | HEESTA R/W HAMZE ABDI BARE | WACDARO KA DHACAY SO DHAWAYNTA R/W HAMZE NAIROBI 4K

  Рет қаралды 353,226

Tahlil Studio

Tahlil Studio

Күн бұрын

Пікірлер: 200
@Fatimaabdirahman24
@Fatimaabdirahman24 4 ай бұрын
Wallee wiilka yara sii wanaagsan u cabriyay masha Allah from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 ай бұрын
Ceeb ayaa meesha Ka muuqato dowladnimo ayaadan aqoon Waa labo nin oo masuulay weyn u hayo wadan inay iska dhex fariistaan wadan kale waa sharci daro iyo sharaf dhac
@abdiqafarkulow5849
@abdiqafarkulow5849 4 ай бұрын
Muse bixi ya ka qaban doono salax
@FarxiyoCali-m3c
@FarxiyoCali-m3c 4 ай бұрын
Mahdsanid inader salah sanaag❤ raaysarwasare xamse abdi arr ader gulayso gesigi soomaalinimo kuwayntaahy baad taahy From laasconood SSC khaatumo ❤🎉
@abdiali4991
@abdiali4991 4 ай бұрын
Somali weene machallah from zeilac
@InaomarMedomar-vf9fv
@InaomarMedomar-vf9fv 4 ай бұрын
From zeilac Bahaber celi !
@abdinasiryerow4077
@abdinasiryerow4077 4 ай бұрын
Am a Kenyan by birth and Somalia is also my country may Allah restore peace and prosperity
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 4 ай бұрын
Aamin ❤❤
@warsamemohamed2626
@warsamemohamed2626 4 ай бұрын
Ameen yarabi
@Jamac20
@Jamac20 4 ай бұрын
Nacas baad tahay iska deh somali baan ahay. Maxaad kenya kugu wata. Jinsiyadada somaliga ha inkirin.
@abdinasiryerow4077
@abdinasiryerow4077 3 ай бұрын
Inaad fahanta iskuday walal
@hanimohamedmuhumed3301
@hanimohamedmuhumed3301 4 ай бұрын
Wiil iyo aderkiii ❤❤
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 4 ай бұрын
Reysulwasaare iyo madaxweyne dadkaa idin mahdiiyeey😢❤❤❤❤
@nasroulusow4188
@nasroulusow4188 4 ай бұрын
Alxamdulah 🇸🇴 Mudane Rw Hamsa 🎉🙏
@abdiali4991
@abdiali4991 4 ай бұрын
Salaax sanag hargeisa hoygi fanka fananti dayax band inu kaso baxay ayaa igu racsan
@muxyadincllaahimuxyadin938
@muxyadincllaahimuxyadin938 4 ай бұрын
Masha allh ❤❤❤❤ hees qaali
@hafsaismail6338
@hafsaismail6338 4 ай бұрын
Marxuum miyuu yidhi mise waa dhegaheyga?
@Sugaal-tx9bl
@Sugaal-tx9bl 4 ай бұрын
We are ogaden powerfull
@HasanBaba-b4m
@HasanBaba-b4m 4 ай бұрын
Yes sir we the best kings 🤴 😅
@mukhtarissakequal.9164
@mukhtarissakequal.9164 2 ай бұрын
Somalia maa ku badeshid wll, bahashu meeshaa waa kasoo gudubtay
@QanciyeMohamed
@QanciyeMohamed 28 күн бұрын
Say We are Somalia 🇸🇴 power full
@AsmaCabdirashiid-gl6yi
@AsmaCabdirashiid-gl6yi 4 ай бұрын
Mnshallh❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@mohamedgaiyte2808
@mohamedgaiyte2808 4 ай бұрын
Dawlada xassan waxay ku Caan baxday musuqmaasuq iyo dhaca dhulka shacabka.. runta aan isu sheegno.
@HamdaMuse-en6mm
@HamdaMuse-en6mm 4 ай бұрын
Ayyyyy❤❤❤
@FardosaAbdi-e2x
@FardosaAbdi-e2x 4 ай бұрын
Ma❤❤❤
@halimamohamed3273
@halimamohamed3273 4 ай бұрын
❤❤🔥🔥🔥🔥🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰
@AhmedMuhumed-lr3eb
@AhmedMuhumed-lr3eb 4 ай бұрын
mustaqbalkeenu ma wacna sida ahynu nahay hada qoloba meel qabiilba meel qaranba meeel
@hassanhussein7229
@hassanhussein7229 4 ай бұрын
Landere 🫡🫡🫡🫡🫡
@somalifood6935
@somalifood6935 4 ай бұрын
Somalilan umasocdaan ufahmay 😂😂😂
@NaimaAbdi-sq1kr
@NaimaAbdi-sq1kr 2 ай бұрын
Somalia and USA citizen wye ninkan ma mamul goboled ayuu ubahanyhy😂
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 4 ай бұрын
Saalax sanaag fanaanka qarniga🇸🇴❤️
@MawliidMaxamed-mu9kr
@MawliidMaxamed-mu9kr 4 ай бұрын
Adiyo madaxwayne huba dadal kaad muujiseen dadkaa kamar khaatiyoo dalkaa idin mahadiyee mudane raysal wasaare hambalyo
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 4 ай бұрын
Dhalinyarada hargeysa kasoo baxdaa waa codmacaanyihiin hadan lais xaasideen
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 4 ай бұрын
Saalax mahadsanid raysal wasaa raheen wuu u galmaa.waa geesi geesi dhalay.all somali saying to you thank you our prime minister hamza abdi barre.
@badpoi-qo8fg
@badpoi-qo8fg 4 ай бұрын
m.a alfanaan saalax sanaag iyo reysal wasarahaneena xamse Salaan sare From Hargeisa❤❤
@mahadiadawe
@mahadiadawe 4 ай бұрын
MAQAAMKEENI BUR BURAY MAASHAA ALAAH LEGEND SAALAX SANAAG NOOLOW SXB SARE HEES IYO BAR WALEEE
@niciimadagan
@niciimadagan 4 ай бұрын
Waan qiiroday allow soomali oo mida mar na toosina 😢
@Runney-vq9sx
@Runney-vq9sx 4 ай бұрын
Ayyyyyy 🎉Mudane reysul wasare Hamze Cabdi bare❤ Congratulations 👏
@maankanurez7642
@maankanurez7642 4 ай бұрын
Hees dareen badan xambarsan❤❤❤❤
@dodorara9532
@dodorara9532 4 ай бұрын
Maansha allaah allaah ha inoo xifdiyo dadkeena dalkeena iyo diintaba allaah ha inoo barakeeyo shar shayaadiin allaah ha ka xijaabo kuwa ku dhaqma diinta islaamka kitaabka quraanka sunaha nabi mcsws ha dhigo oo isku dulmin aduun kan oo ogaada in dulmiga allaah iska xaaraan timeeyay oo ogalayn in umadiisa la dulmiyo inta dulmiga xaqdarada iyo xad gudubka isku dirka qabiilka beenta ah shaydaan u qurxinayo allaah ha soo hadeeyo allaah ha tuso dulmiga iyo cirib xumadiisa nabi mcsws in uu uga digay umadiisa khayr bay wax kasta noqon
@HaashimcalimaxamadHaashimcalim
@HaashimcalimaxamadHaashimcalim 4 ай бұрын
Diinta kabilaaw wll
@omarjeylan4113
@omarjeylan4113 4 ай бұрын
MAY ALLAH UNITE ALL SOMALIS UNDER QURAN AND SUNNAH AND NOT DEMOCRACY.
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 4 ай бұрын
Oo quraanka qabtaa insha Allah 🌺🇸🇴🫶✌️
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 3 ай бұрын
Allahu akbar masha allah sax waaye walaal allah ku xafido
@sahraali6994
@sahraali6994 4 ай бұрын
Mashallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@souhebahmed134
@souhebahmed134 4 ай бұрын
Prime minister salaan sare Mudane Hamze Abdi Bare ❤️❤️
@malaboa591
@malaboa591 4 ай бұрын
Waa Runtaa hogaan mudan baan helnay Maashaa Allaah
@CabdikhadarXasan-gw9nx
@CabdikhadarXasan-gw9nx 4 ай бұрын
Xaqiiqi walhi 🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@FaizahD-po2gl
@FaizahD-po2gl 4 ай бұрын
Muxuu sameeyey resalwasaaruhu huno
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 ай бұрын
Raysul wasaarihi iyo Wasiirki Gaashaandhig Wadan kale ayey iska xafladaysanayaan oo loogama dhexe heesaya Maqaabka ay joogaan ooma muuqdaan.
@shakirjaamac5757
@shakirjaamac5757 4 ай бұрын
Ani hadalka aan ku jecladay raysal wasaara waa hadalkii uu ka yidhi qadiyada falasdiin😞
@MohamedbareAden
@MohamedbareAden 4 ай бұрын
Saalax sanaag waxaa ka dhinaa oo kaliya inuu calanka buuluuga ah xaflada ka lula
@malaboa591
@malaboa591 4 ай бұрын
Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye iyo Reysalwasaare Hamze bare Dowlada dan Qaran waa la mahdiyay ee Allaha xifdiyo yaa Rabi Aamiin Inshaa Allaah
@xamdiapdi2646
@xamdiapdi2646 4 ай бұрын
Yuu xoreyay wlala hawiye iyaga isdilaya isdaaya😂
@kaýsesuĺayman
@kaýsesuĺayman 4 ай бұрын
𝗌𝖺𝗑𝗂𝗂𝖻 𝗁𝖾𝖾𝗌𝗍𝗂𝗂 𝗌𝗈𝗈𝗅 𝗅𝖺𝗀𝖺 𝖽𝗈𝗈𝗇𝖺𝗒𝖺𝖺𝖺
@SacdaCnaasir
@SacdaCnaasir 4 ай бұрын
Waliga.hadhicin❤❤❤❤❤❤❤❤.amiin.amiin.yaarabi.in.shaalla.ah❤❤❤❤❤❤❤
@QalpiZame-vz8lw
@QalpiZame-vz8lw 4 ай бұрын
Xamse raysalwasaraha man shaa allh noloow❤❤❤❤❤❤
@cumarsharmarke1178
@cumarsharmarke1178 4 ай бұрын
Guuleysta madaxda soomaaliyeed guuleyso Saalax sanaag
@seynabmockar6617
@seynabmockar6617 4 ай бұрын
❤masha alah waa runta afkada Cano lagu qabay mamo
@alimahat7327
@alimahat7327 4 ай бұрын
M.A best voice salah sanag
@MusbaxMuhiyadiin
@MusbaxMuhiyadiin 4 ай бұрын
Mudane madaxweyne guuul ❤❤🎉🎉
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 4 ай бұрын
Guul somali from Ogaden Kenya.Hamzow soco..
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 ай бұрын
Waxaan qaqlinjiray wuxuu nin xil moodo ayuu nin xarago moodaa Waa meel Lagu jabay shaci iyo Nadaam midana Ka jirin Soomaaliya
@hodandahir8111
@hodandahir8111 4 ай бұрын
@@batulasmail8261 ilahay nabad ha noga digo Somali 🇸🇴 guul cadawan ilahay ha jabayo
@umimohamed2323
@umimohamed2323 4 ай бұрын
@@batulasmail8261be positive, guul Somalia 🇸🇴 insha Allah
@KadraSheikhsiyad
@KadraSheikhsiyad 4 ай бұрын
Masnlh aallha geesi inadeer ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saredomoussa7629
@saredomoussa7629 4 ай бұрын
Masha allah hamabalyo ❤
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 4 ай бұрын
MashaAllah Soo dhaweyn sare.salan gudon mudane Yussuf Hassan.
@FaysaAbdi-z4g
@FaysaAbdi-z4g 4 ай бұрын
Maasha allah xamse abdi bare
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 4 ай бұрын
Masha Allah Raysul wasare Xamse Abdi Bare
@KaderAhmed-sg6qq
@KaderAhmed-sg6qq 4 ай бұрын
Salax sanag fatlan mar uqad puntlland
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 4 ай бұрын
Hamse reysulwasaare alow noodaa ❤❤❤❤ Dhulbahante iyo ogaden waa dad Dowladaa Somalia kutaagantahy cadowgaa hortaagan alow idiin daa❤❤❤❤
@KaderAhmed-sg6qq
@KaderAhmed-sg6qq 4 ай бұрын
Salax sanag legend wa geesiga darood
@hawahassan8569
@hawahassan8569 4 ай бұрын
Mansha allah tabaraka Rahman rabbi swt cadowga ha inaga qabto aamiin aamiin yaabi
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 4 ай бұрын
Mashaa Allah illaahoow run kadhig insha Allah qeer 👋👋👋🎊🎊🌺🇸🇴🫶✌️
@aadansheekh240
@aadansheekh240 4 ай бұрын
Masha allaha ❤❤
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 4 ай бұрын
Allahu akbar masha allah.islsm win palestina win
@Cartancali-lf4qh
@Cartancali-lf4qh 4 ай бұрын
Waaaaw masha aalh
@Istaahil44
@Istaahil44 4 ай бұрын
Guul iyo gobanimo
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 4 ай бұрын
Ilmo adeerayalow.ninkan xoolah ah. Maxaad u soo dhaweeysen. Erya erya tollway. Waa doqon, doqonimada wuu ku dhashay
@MousseGabagabo
@MousseGabagabo 4 ай бұрын
Masham alah fanan somaliyed Gulayso
@mahmedmuuse3688
@mahmedmuuse3688 4 ай бұрын
Majeerteen ku Yey ku dilin marxuun ayey u yaqanaane saalaxow
@AbuAli-kx6nw
@AbuAli-kx6nw 4 ай бұрын
Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk waa laka shaqeysanay damjadiid ,xoogaagina kaqata soomali wey aragtaa,, kooxdan tuugtaye
@Cartancali-lf4qh
@Cartancali-lf4qh 4 ай бұрын
Salxa sanag wadka baxsatay
@QueenNash-jy9pq
@QueenNash-jy9pq 4 ай бұрын
Proud to meet our able prime minister 🥰🥰
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 saalax sanaag wadani noolow
@Mrjuldhe
@Mrjuldhe 4 ай бұрын
Masha allah slax sanag cod io talent hery u soco zxp ilahy hamideyo somali
@SacdaCnaasir
@SacdaCnaasir 4 ай бұрын
Saalaxsanaag❤❤❤❤❤
@mohamedibnuadan7855
@mohamedibnuadan7855 4 ай бұрын
Waa hees dareenkeeda wadata wlh
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 4 ай бұрын
❤❤❤❤😂
@nawalhersi4983
@nawalhersi4983 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AsmaNuur-m7p
@AsmaNuur-m7p 4 ай бұрын
Masabkii soomali waye intaasa iga gadan from somaliland❤
@HamdaMuse-en6mm
@HamdaMuse-en6mm 4 ай бұрын
Aabihii fanka salax sanaag 🤴🥹🫶
@ConfusedBoardGames-kx7ev
@ConfusedBoardGames-kx7ev Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@robdyson7666
@robdyson7666 9 күн бұрын
Rodriguez Jennifer Thompson Linda Martin Eric
@ShamisXusen
@ShamisXusen 4 ай бұрын
Maanshaallsaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 3 ай бұрын
Xamza cabdi barre waa geesi geesi dhalay..allah xafido
@MohamedAbdi-br9wu
@MohamedAbdi-br9wu 4 ай бұрын
Dawlad siyaad bare ookle alaha noo keeno amiin by
@miskoo1333
@miskoo1333 3 ай бұрын
mudane raysalwasare xamse alow dhawr gesiga dalkena😍🙏
@Cartancali-lf4qh
@Cartancali-lf4qh 4 ай бұрын
5:06 ❤❤❤❤❤
@NimoYusuf-m5i
@NimoYusuf-m5i 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 dowlada xarashka mahesta uqalanto Hesta qalad aya kagashen dolada dhulka dadka iyo qaburaha xarasheso ma aman leh wale somali wadanka ugu Lito tukoda amanayo war tuga naga qabta runta ushega 😂
@muzdalifamaxamedreerxaashi7741
@muzdalifamaxamedreerxaashi7741 4 ай бұрын
Haa wallahi ❤
@briancramer2358
@briancramer2358 11 күн бұрын
Jackson Jennifer Walker Sandra Lee Dorothy
@abdiraxiin1640
@abdiraxiin1640 4 ай бұрын
Heestaan waa kudamboowday been ayaa ku sheegtay marxuumka iyo xasan xaraaash Iyo tuugo meel laiskuugu geeyay Dadkooodana ey baahanyihiin😢
@Maria-l4i2p
@Maria-l4i2p 4 ай бұрын
Hhhhhhhh yaan laga dareeemin maseerka
@PatriciaFaulk-w1u
@PatriciaFaulk-w1u 7 күн бұрын
Hall Larry Lewis James Thompson Gary
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 4 ай бұрын
Muusebixi is woching
@MohamedAbdi-br9wu
@MohamedAbdi-br9wu 4 ай бұрын
Waa dawlad ugu musuq ma suq badan waye dawladan xasan dameer
@Cartancali-lf4qh
@Cartancali-lf4qh 4 ай бұрын
5:06
@CaliYare-u3y
@CaliYare-u3y 3 ай бұрын
Mansha allaah allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤
@FeisalMahamud
@FeisalMahamud 4 ай бұрын
Tremendous song fv salax sanag
@mmh8047
@mmh8047 2 ай бұрын
Maa Shaa Allaah ❤❤❤❤❤
@CaliYare-u3y
@CaliYare-u3y 3 ай бұрын
Maansha allaah allaah ❤️🙏
@AbdikarimAmin-gx1ze
@AbdikarimAmin-gx1ze 4 ай бұрын
Huuyadaa Ina dhilo nacala adiyu xamsi kuyaali
@KadraSheikhsiyad
@KadraSheikhsiyad 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SICIIDABDIRAHMAN-el3cw
@SICIIDABDIRAHMAN-el3cw 4 ай бұрын
❤❤❤
@zamzambashiir2583
@zamzambashiir2583 4 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SacdaCnaasir
@SacdaCnaasir 4 ай бұрын
Guulguul.gobanimo❤❤❤
@fankafanka8369
@fankafanka8369 2 ай бұрын
Waaaaaw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Liwax
@FathiAbdurahman-gu5fu
@FathiAbdurahman-gu5fu 4 ай бұрын
Gul iyo gobanimo❤
@FathiAbdurahman-gu5fu
@FathiAbdurahman-gu5fu 4 ай бұрын
Gul iyo gobanimo❤
SAALAX SANAAG SOOMALI WAA GOB OFFICIAL VIDEO 2024
5:48
Saalah Sanaag
Рет қаралды 1,5 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 7 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 21 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 70 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 491 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 15 МЛН
DAYAX BAND HEESTII SOMALI OO DHAN HURDO LA,AANTA KU RIDAY KANA CADHAYSIISAY
6:25
Awdal Media Production
Рет қаралды 204 М.
SAALAX SANAAG HEES AROOS | MASHA ALLAH DHAHA | OFFICIAL VIDEO 2024
5:45
Nasir Production
Рет қаралды 319 М.
SAALAX SANAAG 2024 | GAARISA WAA II BERBERA | HEES CUSUB
5:48