SAALAX SANAAG SOOMALI WAA GOB OFFICIAL VIDEO 2024

  Рет қаралды 2,034,720

Saalah Sanaag

Saalah Sanaag

Күн бұрын

Song name : Somali wa Gob
lyrics : khaliif farah xayir
melody: khalid kaamil
Music : Henok
Vocal : mixed Eid Deeq
Vocal recording: maftuux cadceed
Camera&eEdited: ahmed karshe
director: abdirahman fiilli
Produce By : Idiris Dabcasar

Пікірлер
@Salah_sanaag
@Salah_sanaag 7 ай бұрын
Special thanks Abdinasir haashi Elman peace Sir deeqsi Shidane studio DJ dhaanto Mohsin ahmed Ayaanle naxar Abdifatah baaba Hurre buubaa Yasin bradley Liiban yare Xurmo badan Mohamed Weella Shafici Allayahdiik Mahad siciid Eid deeq Cabaas cr Saalax JP
@asmasaleban9715
@asmasaleban9715 7 ай бұрын
Wan ku aalamay my big fv singer saalax sanaag 💯👍
@Princesse34693
@Princesse34693 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@BarwaaqoBmw
@BarwaaqoBmw 7 ай бұрын
Sex sax ❤❤❤❤
@MadoAbdillahi-pd9or
@MadoAbdillahi-pd9or 7 ай бұрын
Boqor from 🇩🇯 we love u
@SahraYa-j6p
@SahraYa-j6p 7 ай бұрын
Wnku salamay fanaanka kaliya somalinimadu ku wayntahay saalax sanag❤❤❤
@WaqalStudio
@WaqalStudio 7 ай бұрын
Mashallaah wllkay Saalax Fanaan Soomali oo dhan matalikara. Sharaftii oo Qof ah. ❤🎉❤❤❤🎉❤❤❤🎉
@nabanequraanhelp1273
@nabanequraanhelp1273 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 7 ай бұрын
Kuwiii amxaaro la saftey kwrm heee
@sahrogeynyo8706
@sahrogeynyo8706 7 ай бұрын
Oo Kof ah ❌️ Oo qof ah ✅️ wax baro waraa hh😂
@sadiiqlakii
@sadiiqlakii 7 ай бұрын
​@@sahrogeynyo8706ka daa hhhhh 😂😂😂😂
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 ай бұрын
​@@sahrogeynyo8706woo qaldi kara mobelka qoralka mar marka qaar
@dj.rockets
@dj.rockets 7 ай бұрын
Fanaan Somaaliyeed Saalah Abdirisaak 🐐🫡
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 7 ай бұрын
Waxay gabagabadu tahay Gobyahay soomalida Xigtiyo gacal baa tihiin Guntaad ka midaysantihiin Ilaahay garabkiina noqoy😢 Waxan ahay reer waqooyi wana la qiirodey heesta wlhi❤ Salah sanaag fanankeni alle haku sharfo in dadku wax ku qaataan rajaynayaa😢
@babaxaliye3144
@babaxaliye3144 7 ай бұрын
Heestan intay dareenkooda bedeshay 😢😢fanaanka kaliya soomali oo dhan u heesi kara waa saalah sanaag 🙏🙏
@kiindaahir6485
@kiindaahir6485 7 ай бұрын
Somalianimada macankeda daremeee😢❤
@nimcaabdikarin2213
@nimcaabdikarin2213 7 ай бұрын
I taabatay wlhi 😢
@khadrasibqiye2247
@khadrasibqiye2247 7 ай бұрын
Wllhi aniga from isaaq guuleysta somaliyey😢❤
@asmaabukar5946
@asmaabukar5946 7 ай бұрын
@khadrasibqiye2247 waan idin jeclahay waligeyna waa idin jeclaa walahi guul iyo gobanimo wllyal from muqdisho
@khadrasibqiye2247
@khadrasibqiye2247 7 ай бұрын
@@asmaabukar5946 bogeena burcad ha isku mariyo 🤲❤️🫡🫶
@BishaarJey
@BishaarJey 7 ай бұрын
ilaa hada maa arko qof love saryo saliga Nabiga mohamed scw ❤
@abdirizakjama3076
@abdirizakjama3076 7 ай бұрын
Scw
@demhalladbaruoras5270
@demhalladbaruoras5270 7 ай бұрын
Mesha hesbaa talee wax isku fal nabiga haa keninee intad ledahay like Ku radso shit😠
@awalinho34
@awalinho34 7 ай бұрын
Scw ❤😢
@alihusseinabdullahi494
@alihusseinabdullahi494 7 ай бұрын
scw🎉
@Wardacabdilaahi767
@Wardacabdilaahi767 7 ай бұрын
Scw ❤
@c.samad09
@c.samad09 7 ай бұрын
Wllhi daacad u ilmeyay allow somalia oo mida itus intaan dhiman😢😢😢
@HamzeVlog
@HamzeVlog 7 ай бұрын
Heesaha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤
@NuuraIbraahin-f8p
@NuuraIbraahin-f8p 7 ай бұрын
Anaa kugu raacsan asad hajio❤❤
@daauudrooble-cl7eg
@daauudrooble-cl7eg 7 ай бұрын
Ani zxv
@abdullahimahamed1988
@abdullahimahamed1988 7 ай бұрын
Saxib waxan dambi aya kasogaraya.. quran kalamka rabi miyad hees kuso hoosjiday. Maficno waxan barbardig galin ina iskuso daweysa 😢
@Suldan.qays75
@Suldan.qays75 7 ай бұрын
Warun balse copy ga asagas naftadaa ka fican
@fathiomar2061
@fathiomar2061 7 ай бұрын
Mxaad markaa soo raadisay maad quranka dhagaysatid
@AbdisalanAbdihassan-uh3jt
@AbdisalanAbdihassan-uh3jt 7 ай бұрын
Heesaha waxa ka macaan oo ka qurux badan KALAAMKA ALLE IYO SALIGA NABIGA run ahaantii walalahayga Muslimka ahow ❤❤❤❤🙏🙏🙏🤝🤝
@oubahmika4700
@oubahmika4700 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@OsmanAbdi-li7tt
@OsmanAbdi-li7tt 7 ай бұрын
Adiba maxa ku kenay mesha
@najmaamin6193
@najmaamin6193 7 ай бұрын
@@OsmanAbdi-li7tt bal weydi walale
@mfayz980
@mfayz980 7 ай бұрын
@CaliyacquubAxmed
@CaliyacquubAxmed 2 ай бұрын
🤴🤴🥺🥺🥺
@beanladen5726
@beanladen5726 7 ай бұрын
Hees Dhiig Joojin Ah .....Darawishta Oo hadane Somali Nabad Kala Dhax Dhigay... Guleystow wada Jiroo Illah Garabkiina Ahow Somaliyey ❤
@hasankaamil1587
@hasankaamil1587 7 ай бұрын
20 millions oo Somalia 🇸🇴 waxay garan wayen bay garten Dhalinyrda heesta soo sara mahadsd abwan khaliif farax xayir❤
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 ай бұрын
Intaas madhanahay horta quruxow😂😂😂
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 7 ай бұрын
​​@@Hidanhuda Somalia 🇸🇴 population is 29.8 million
@muhavich13
@muhavich13 7 ай бұрын
25 Million oo Somalia waxay Garan wayeen bay garteen dhalunta manta thanks Abwan khalif farax inta Somalinimada ku weythy like dhac isaga sii🫡
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 ай бұрын
@@muhavich13 ana igu weyn thy wana kusaaray
@jackc.adnaan
@jackc.adnaan 7 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ﷺ❤😢
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h 7 ай бұрын
Csw csw csw csw csw❤
@Naimosaciid
@Naimosaciid 7 ай бұрын
Scw Scw sax
@saadiaawil202
@saadiaawil202 7 ай бұрын
Scw ❤
@oubahmika4700
@oubahmika4700 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@al-taafdahirelmi8237
@al-taafdahirelmi8237 7 ай бұрын
Scw
@ItsSab-g4h
@ItsSab-g4h 7 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 heestan million gaar suits Somali 🇸🇴 hanoolaato Somali waa mid❤️❤️❤️
@cumarxabiib12
@cumarxabiib12 2 ай бұрын
Somaali waa somaali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Abdirahmaan-ibraahim
@Abdirahmaan-ibraahim 7 ай бұрын
Qof wlpa somalinimada ku wayn tahay love saar
@hamdaahmed7734
@hamdaahmed7734 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@MohamudJama-p1j
@MohamudJama-p1j 7 ай бұрын
@Salax sanag big respect 🙏
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 ай бұрын
Saaid waliba ❤
@Cabdiraxmaan_12
@Cabdiraxmaan_12 7 ай бұрын
Somaliland, Somalia, Djibouti, Soomaali Galbeed, iyo NFD SOMALINIMO ❤.
@hanadabdi598
@hanadabdi598 7 ай бұрын
Jubaland galmudug puntland somaliland heershabeele kuufor galbeed khaatumo state banadir jabuuti nfd dds soomaalinimo
@Mohamed16830
@Mohamed16830 7 ай бұрын
@@hanadabdi598maamul goboleedka inaga daa 5somali ayaa inaga badane❤ jabuuti somali galbeed somaliland somalia nfd❤
@aminajama160
@aminajama160 7 ай бұрын
@hanadabdi598 Waxaa laga hadlaya shantii soomaliyeed kaliya
@Darwiish-Sool
@Darwiish-Sool 7 ай бұрын
Somaliland ❌ Somalia 🇸🇴✅
@NimcoCcasiis
@NimcoCcasiis 7 ай бұрын
Puntland Khatumo SomaliA 🇸🇴
@mudanalih5002
@mudanalih5002 7 ай бұрын
Allahayow somaali calooshooda isku xaadh oo garasih inay yihiiin dad walaalo ah aamin yaa rabi ❤🤲🏿
@firdowscabdille4250
@firdowscabdille4250 7 ай бұрын
Aniga oo somali sujuu ah waxan qiray oo an qalinka kuduugay in somalinimada meel ka sokeysa oo la istaago jirin😢😢😢😢❤
@abdirashidtyger8531
@abdirashidtyger8531 7 ай бұрын
Wan kula qaba... from North East too. Somalinimo ha warto
@nadiiradayibabdi5657
@nadiiradayibabdi5657 7 ай бұрын
Been maha wlhi😢❤
@loshkoo
@loshkoo 7 ай бұрын
Zcw
@Dhifo47
@Dhifo47 7 ай бұрын
ilaa goormee kacararee saliga nabiga scw🥺💔:ﷺ
@GARI365
@GARI365 7 ай бұрын
Meel wangsan in lagu xuso mooye, Kadaa subanahena meelaha munkarka ad keeneysan subxaana allah
@CigaleMaxamed
@CigaleMaxamed 7 ай бұрын
Scw scw scw
@ZAKKI2017
@ZAKKI2017 7 ай бұрын
@oubahmika4700
@oubahmika4700 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@safiabdilahi
@safiabdilahi 7 ай бұрын
Ka daa nabigeena scw kuma haboona xusida meel hees ALLAH kacabso
@fadumoladan
@fadumoladan 7 ай бұрын
Mirahiisa inay yahiin waa dareensanaa abwaanka abwaaniinta runtii suugaantiisu waa suugaan wax ku ool ah abwaan khaliif faarax xayir Allaha ku barakeeyo abwaane❤.
@SaciidMuxumed-k7u
@SaciidMuxumed-k7u 7 ай бұрын
❤😂
@xasuusmedia338
@xasuusmedia338 6 ай бұрын
Abwaan faarax khaliif xayir ereyadaan xili uu qoray lagaran maayo lkn waxaa baraha bulshada lagu soo post garey 24 JULY 2022 oo hada laga joogo 3 sano lkn ma jirin xili hada uga habooneed iyo fanaan ugu haboon Salaax sanaag fanaaniinta somaliyeed oo hada ugu hadal heynta bdn
@fadumoladan
@fadumoladan 6 ай бұрын
@@xasuusmedia338 labo sano muhiimadu waa erayada iyo ciday kasoo maaxatay
@Mustafedollarr
@Mustafedollarr 7 ай бұрын
Waxa ceeb wayn ah in fanaaninti isku bahda aha ay hadala an fiicnayn hawada isu mariyaan siyaasadna ku dhex milmaan🤝🙏
@Yousuph66
@Yousuph66 7 ай бұрын
True
@KhadarMaxamed-yi9ku
@KhadarMaxamed-yi9ku 7 ай бұрын
Hadalkaasi waa sax hadaan ahay taageere mustafe dollor❤ 🎉 my vovarate Fanaan❤😊
@Kevvin.edit0r
@Kevvin.edit0r 7 ай бұрын
DagaaLka soo GaL neO 😂
@MaxamedDalmar-eu2xq
@MaxamedDalmar-eu2xq 7 ай бұрын
Fanaaniintii soomaliyeed iney siyaasad dhex galaan Isaaq baa sababay oo fankiiba wasakheeyay
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp 7 ай бұрын
​@@MaxamedDalmar-eu2xq kawrn kuwa kasii daray eee 10 heesood kusoo wada caytamaaya ilayn 1 mid wxunba laga yeeli lahaye😮
@Cabdisamed_maxamed
@Cabdisamed_maxamed 7 ай бұрын
Goat 🐐 saalax sanag From wiil GABOOYE 🇸🇴🙌
@CaboudiAli
@CaboudiAli 7 ай бұрын
Guuleyso wllkay ila dhashow from wiil samaroon
@aliabdi22006
@aliabdi22006 7 ай бұрын
Yaku dhahay qaabilka noo sheeg
@CawilCancel
@CawilCancel 7 ай бұрын
​@@CaboudiAliSamaroonku soomaaliland may dagan mise Djabuti wll❤
@CaboudiAli
@CaboudiAli 7 ай бұрын
@@aliabdi22006 labo rag ayaa wada hadlaye futadada haku soo dhex tuurin quruxey
@CaboudiAli
@CaboudiAli 7 ай бұрын
@@CawilCancel somaliland
@hajiyowinakeynan9075
@hajiyowinakeynan9075 7 ай бұрын
Reer Garissa ismujiya like isara please ❤❤❤
@calidaahir3511
@calidaahir3511 7 ай бұрын
Heesaha waxaa ka macaan Quran kariimka 😢❤😢
@SearchioFaarax
@SearchioFaarax 7 ай бұрын
adi shaki maakaagajiro war seed ISU barbar dhigi kartaa
@BarkhadomarAreh
@BarkhadomarAreh 7 ай бұрын
ᴡᴀʟᴀ ᴏɢʏᴀʜᴀʏ ᴛᴀᴀsᴇ ᴍx ᴋʟᴇ ᴍᴀ ʜʏᴢᴀᴀᴀ
@Muniizhiprahimcabdi2296
@Muniizhiprahimcabdi2296 7 ай бұрын
Waxay gabagabadu tahay Gobyahay Somaliada 🇸🇴❤ Xigtiyo gacaL ba tihiin Geediyo xidid ba tihiin Guntaad ka mideysantihiin Guleystoo wada jiro ✊ Ilaah garabkiina Noqdy❤🤲
@getwhatyouwant3879
@getwhatyouwant3879 7 ай бұрын
Calanka beluga maxaad somaalida u saaraysa? Ma inad somaalida kala foqoyso ayaad doonaysa??
@obimaan6269
@obimaan6269 7 ай бұрын
Calankaas inti af somali kuhadasho oo masuul ka yahay teeda kale heesta macnaheedu miyaan fahmin mase markaad marqaan thy lee wax fahantàa
@Samsamcabdilaahi4119
@Samsamcabdilaahi4119 7 ай бұрын
Calanka buluuga somali oo dhan ma matalo Kaliya waxa uu matala somalia
@getwhatyouwant3879
@getwhatyouwant3879 7 ай бұрын
@@obimaan6269 hhhhh somaalidu been iyo indho tir ayey 60 sano dunida uga hadheen. Maxaa tidhi calankaas baa somaalida ka dhexeeya? Number 1 baa tahay dadka somaalida kale qaybinaya
@getwhatyouwant3879
@getwhatyouwant3879 7 ай бұрын
@@Samsamcabdilaahi4119 iskadaa is indhotir ayey geed walba ku jiidhaane. Midnimo ayuu ka hadlaya calanyaroo buluug ah na wuu nala hoos cararaya
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 7 ай бұрын
اللهم أصلح حالنا والف بين قلوبنا برحمتك يا ارحم الراحمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂🥺😢
@ahlamiiahmed1080
@ahlamiiahmed1080 7 ай бұрын
🙏🙏🥰🤲امين يا رب العالمين
@IkraanCumar-lg3es
@IkraanCumar-lg3es 7 ай бұрын
1:20
@AyaanleMohamed-h8s
@AyaanleMohamed-h8s 6 ай бұрын
Qq​@@IkraanCumar-lg3es
@zakihis3909
@zakihis3909 7 ай бұрын
Gaf dhacay anigoona Dhalan !! Gayiga kuma qaybin karo !! Garaadku wuxuu i yidhi !! Dad aan kala Guuri karin !! Intaad kala Gayn lahayd !! Midkii isku Geeya Noqo !! Fanku Hal Goat buu Leeyahay Waana saalax Sanaag🐐💯🙏
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 7 ай бұрын
Waa hadal ay tahay inuu ina mideeyo nacala sheydaan ku yaale
@osmandiranehkawrah8478
@osmandiranehkawrah8478 7 ай бұрын
Fanann somaliyeed oo dhann frome Djibouti salax sanaag you are the Best respect ❤🇩🇯❤
@XafsaCabdiqani
@XafsaCabdiqani 7 ай бұрын
Waa run salaax is the best 👌 ❤
@khaliilofficialchannel
@khaliilofficialchannel 7 ай бұрын
Khalif farah hayr abwaaan alleh maskaxda haku barakeeyo❤
@hamzehassanrobleh-us8tu
@hamzehassanrobleh-us8tu 7 ай бұрын
Aniga oo reer Djibouti aah 🇩🇯 waxan amisan ahay iney Somali aay Miid tahay ❤❤
@NSH-g1t
@NSH-g1t 7 ай бұрын
Djibouti gobta somali 🥰
@Keena-diid
@Keena-diid 7 ай бұрын
@@hamzehassanrobleh-us8tu kusoo biir ha aaminsanaane riwaayad baad haysaa
@inafarah3448
@inafarah3448 7 ай бұрын
Waa yeelkada anaku kuguma raacsni from somaliland 😏
@inafarah3448
@inafarah3448 7 ай бұрын
​@@Keena-diid😂 hodhodho ba la dhaha waxaas😂😂😂
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 7 ай бұрын
😢😢❤❤❤
@daragonsports6024
@daragonsports6024 7 ай бұрын
shanta somaliyeed hadey kugu weyn tahay love ha ila dhafin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AnajiipMahomet
@AnajiipMahomet 7 ай бұрын
Calnakana uraya shanta somaliyed kama dhexeeyo abti si daji marka
@XafsaCabdiqani
@XafsaCabdiqani 7 ай бұрын
​@@AnajiipMahomet haduu adi kuu xunyahy dadka intiisa kale wuu u wanaagsanyhgy from djabuuti and 🇸🇴🇩🇯❤
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 ай бұрын
​@@XafsaCabdiqanijah ilahow adun iyo aaqiro kusharaf wllo macan wali naceb aa kujiro iska dhaaf 🇸🇴kas qofka nacdo anagana nama rabto wale
@amienzeadofficial2430
@amienzeadofficial2430 2 ай бұрын
Waxa lagu jiira bilihii ugu danbeyay 2024😢 waxana bilabmaya sanad cusub dhamanten waxaynu wada sugayna isbadal iyo in umada somaliyed ee is wada haysata alle bogoda burcad isku maryo oo colada marlkasta ka tagan 😢😢 alle inaga qabojiyo 😩🤲 dhanka kalana alle ka qabto nimanka khawarijta ee umada dhibaya 😩 waxa idin Wada rajeynaya in qof kasta oo qoralkan arka alle muradkisa UU sahlo ❤️ one love somali mahamed from somaliland 🫡
@cumarxabiib12
@cumarxabiib12 2 ай бұрын
Somaalilan waa gobal katirsan somaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@HodanHusseinMohammed
@HodanHusseinMohammed 7 ай бұрын
Anoo somali quus ka taagan ayuu wiilku heestan soo qaaday reer waqooyi ayaan ahay hadana somali meel kastoo ay joogo waan jecelay ❤❤❤❤
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 ай бұрын
Sidokaleh abaayo macanto anagana wan kujecel nahay walaahi farxad iigu nolow quruxey inta adunka saaran thy❤
@SagalMohaned
@SagalMohaned 7 ай бұрын
THANKS ABAYO WALHY ANIGA WAAN ILMEYAY ALA IGU OG WAAYO MJ AHAY HOOYO ISAAQ YAA ALAAH 2DEYDA DHAN ALOOW MASLAXAD QAYR YAA ALLAAH AAAMIIIÌN
@SukaynaMahdi
@SukaynaMahdi 7 ай бұрын
❤❤
@CaliJimcale-c1t
@CaliJimcale-c1t 7 ай бұрын
Anagana wan idin jecel nahay lkn is man dhaf uba jidha wllo
@Abditanaad
@Abditanaad 7 ай бұрын
@@SagalMohanedqaaa❤
@jamacdeeqa8807
@jamacdeeqa8807 7 ай бұрын
Waan ilmeeyey😢rer waqiiyiow garabkyga tihin from lascanod Burco waa ii buhoodele Hargaysa waa ii lascanod 😢❤
@nimconalkanimconalka
@nimconalkanimconalka 7 ай бұрын
Ilaahey nabad dhexdeena ha dhigo walaal❤😢
@najmaizmael
@najmaizmael 7 ай бұрын
Gobyahy somalida ilahay qalbiyadena burcad ha isku mariyo wll 😭😣🥰 somali o dhan
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 7 ай бұрын
Walhie dadka waa laysku diray
@Zahra..259
@Zahra..259 7 ай бұрын
Walal cadowga somilada ka shaqaysay ina dadka soomaliyeed la isku diro oo cadowgooda banaanka laga qariyo iyaga la isku mashquuliyo.
@salmanuura7607
@salmanuura7607 7 ай бұрын
Us asalada wase
@abdifitahmohamed2761
@abdifitahmohamed2761 6 ай бұрын
Fanaan shaqadiisu waa taas waxba soomaali iskala qubaysa haku dhex mil min kuligood fanaan baad utahay ala yaa cizak saalax ❤
@AminaMohamed-i4k
@AminaMohamed-i4k 7 ай бұрын
Gefdhacay anigoonan dhalan geyigaan kuma qaybinkaro garaadku wuxuu iyidhi dad aan kala guuri karin intaad kala gayn lahaad midkii isku geeya noqo😭😭😭❤️❤️❤️🔥🔥😭😭guul Walaal Salah Sanag😭
@nasroxasan9112
@nasroxasan9112 7 ай бұрын
❤❤❤
@MohamedKhalil-q3x
@MohamedKhalil-q3x 7 ай бұрын
Absolute waayo 1999 baan dhashay wax dhacay anoon dhalan baa anaga iyo dalkuba u dhibaataysanyahay🖐🇸🇴
@zakicade5961
@zakicade5961 7 ай бұрын
❤❤❤ what a words !!! abwaan abwaan dhasfay baa sameeyey
@AminaMohamed-i4k
@AminaMohamed-i4k 7 ай бұрын
Haa sax wll​@@MohamedKhalil-q3x
@FaizaMalikah
@FaizaMalikah 7 ай бұрын
This is what real somalinimo is❤❤ hargeysa wa I Mogadishu from Mogadishu
@Mahirofficial1
@Mahirofficial1 7 ай бұрын
Wallkay Saalax sanaag waxa tidhi intaan odhan lagaa waxa noo cadaysay inaa tahay fanaan soomaliyeed guulayso wll we love you brother keep going ❤
@zaynabsuudi5259
@zaynabsuudi5259 7 ай бұрын
Somaliland wa walalahen somali o dhanna waa ii mid aniga heestan kahor xtaa kuman farxin hal ilbiriqsi xitaa waxa ka socda wadankena rabbiyow qalbiyada somalida saafi isaga dhig Somali waa mid ♥️♥️♥️
@yasinaware9939
@yasinaware9939 7 ай бұрын
Wax layiraahdo somaliland majirto
@SUHAIBABDI-rx1yj
@SUHAIBABDI-rx1yj 7 ай бұрын
​@@yasinaware9939Hooyadaa siilkeedii madoobaa miyaa jiro markaa😡
@MohamedDeckabdullahi
@MohamedDeckabdullahi 7 ай бұрын
​@@SUHAIBABDI-rx1yjhooyadiisa maxaa ku gaarsiiyay
@JamacAadam
@JamacAadam 6 ай бұрын
Huwan​@@yasinaware9939
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 7 ай бұрын
Alle heesaha hakaa madoobeeyo qalbigana quraanka karimka alle ha inagu shubo qalbiga aamiin🙏🙏🙏🙏 👍❤😢
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 7 ай бұрын
Aaamin allah
@bluerain3282
@bluerain3282 7 ай бұрын
Amin
@zeinabhussein8741
@zeinabhussein8741 2 ай бұрын
Hees wey dhaaftan taan😮😊😊
@sahracali6035
@sahracali6035 7 ай бұрын
Ninka kalia somali mideen karo salah waligeyba waxan u ahay tagero❤😢😊
@CHIPRIL3
@CHIPRIL3 7 ай бұрын
Waa kan fananka saxda ah 😢 dareenkeena ka hadashayy hadaa dhalinyarta nahay waayo lama jooGo waqti qabyaalad iyo odayaal da'dooda soo cunay na maa mumulaan ❤😢
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 7 ай бұрын
Haa runti wa waqtigii aan wax kala faaiidesan lehen oo wllo cadawgoda hal saf utaagan noqon laheyn oo dantena ka shaqeyn laheyn weye maha oday is diriray iney dab naga dhexshidan 😭
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 ай бұрын
😢sas waaye ayaga waqtigoda wey socunen ase anaga naga qasayan farxada iyo walalnimo aan adunka ugu faani laheyn ❤somali dhan wan idin jeclahay
@IKRAAN-m1w
@IKRAAN-m1w 5 ай бұрын
Heestii sababtay in joogsado dagaalaka udhaxeeya moqdisho hargeesa 😢😢❤❤❤
@ikranabdi1828
@ikranabdi1828 7 ай бұрын
I don’t know why I cry 😭 while I’m listening this song 😢🇸🇴
@AyanbebMohamed
@AyanbebMohamed 7 ай бұрын
It touches the soul and whats going in somalia
@NafisoXareed
@NafisoXareed 7 ай бұрын
😢😢
@miilinuurxasan7468
@miilinuurxasan7468 7 ай бұрын
Hees Loma ooyo sister dambi midkan ku dhageysanay Lee Dambi nogu filan
@qadroomar4143
@qadroomar4143 7 ай бұрын
​@@miilinuurxasan7468😂😂
@zamirabdallah2102
@zamirabdallah2102 7 ай бұрын
𝕎𝕒𝕒 𝕕𝕒𝕞𝕓𝕚 𝕨𝕒𝕝𝕙𝕚 𝕚𝕟𝕒 𝕙𝕖𝕖𝕤 𝕝𝕒𝕝𝕒 𝕠𝕠𝕪𝕠❤
@MacruufIbrahim
@MacruufIbrahim 2 ай бұрын
Heestan meelahaa inaan ka maqlo mooyee yadoo dad daawanayaan ama iga soo horbaxdo qay kamida mooyee wali caadi umaan daawan maanta kahor,runtii midhaha heestaan aad ula cajabay miisaankooda iyo micna ay leeyihiin respect.
@Showayste365
@Showayste365 7 ай бұрын
Qof walba o aaminsan o ay ku wayntahy somalinimada love isaar viva cawaale🇸🇴🇸🇴❤️🔥
@xasancumar5745
@xasancumar5745 7 ай бұрын
Ila hada ma arko qof igula saliya nabiga (scwscw)
@MahamuuttAbdiasiis
@MahamuuttAbdiasiis 7 ай бұрын
Scw scw
@cabdideeq8056
@cabdideeq8056 7 ай бұрын
Scw
@farduuzasaidomar152
@farduuzasaidomar152 7 ай бұрын
Scw scw scw scw❤
@MaryamoMaxamedabukar-sh4xt
@MaryamoMaxamedabukar-sh4xt 7 ай бұрын
Scw
@MaahirSiciid-qz7bz
@MaahirSiciid-qz7bz 7 ай бұрын
Scw
@user-j2i9d
@user-j2i9d 7 ай бұрын
Hala iscafiyo walaalyaaloo 🇸🇴🇸🇴✊🏽✊🏽✊🏽
@KhadarDiirane
@KhadarDiirane 7 ай бұрын
Wadani salah sanag somali oo dhan abal ayaa ugashay cimri dheer iyo nabad warta ale haku siyo madaxwenaha mustaqbalka somali adi waye insha Allah ❤❤
@hudaabdihakinomer8345
@hudaabdihakinomer8345 7 ай бұрын
Gaf dhacay anigoon dhalan Gayiga uma qaybin karo Garaadku wuxu I yidhi Dadaadn kala guri karayn Intaad kala geen lahayd Midki isku geeya noqo😢❤
@Radwaanİlyaasmuxumed
@Radwaanİlyaasmuxumed 5 ай бұрын
Waxgaradka haweenka
@amiinjamac7964
@amiinjamac7964 7 ай бұрын
Ilahawo somali odhan mid ka dhigi🤲🏾amientu waa dhankiina
@upthirasaqmohamed3003
@upthirasaqmohamed3003 7 ай бұрын
Wlhi WAaaN Oyay from somaliland 😢 Inta iLa OyDay replies 😢😢
@Haarri-Hassan6
@Haarri-Hassan6 7 ай бұрын
Saalax fanaan qaran iyo muwaadinka qaran Ee Daawanaya wn salaamayaa 🤚🇸🇴❤.
@caanaboore9123
@caanaboore9123 7 ай бұрын
Lagaa qaad sxb
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 ай бұрын
Wan kaqadnay
@AbdoulkaderHadon
@AbdoulkaderHadon 7 ай бұрын
Ilahayow bogeeyaga burcad isu kaya mari hadaanu somaali nahay.from 🇩🇯 peace and love.
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 7 ай бұрын
Mashallah esh cala❤❤❤ Somalinimadu ha nolato Wallaanan Garoowe iyo Gabiiley kala jecleyn Oo aan Guriceel Cartiyo Godey ii kala sokeyne Gaarisa waa ii berbera Gugaygu wuxuu ka koray In aan guulaha ka dayo Gumeynta qofkii i xiga In aan garab-raac noqdana Naf baa iga diidday gacal Gubayso walaalnimadu
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 7 ай бұрын
Masha Allah Allaha kuxafido Salax intad garatay ayey garan wayen fananinita qaar Umad Somaliyed sokeya iyo Kacalbad tahiin Walee inan kala jecleyn oo ay ikala sokeyn Shanta (5) Soomaaliyed guul iyo gobanimo🥰🥰🥰
@KingSharuuu
@KingSharuuu 7 ай бұрын
Waxan rajeynayaa ineyy somalidu🇸🇴🇸🇴💙 mid noqottoo☝️
@Garaad-
@Garaad- 7 ай бұрын
Fanaan soomaaliyeed waa kan , kuwa kale been 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@CkaniOsman-sy3em
@CkaniOsman-sy3em 7 ай бұрын
From somaliland wlhei heestan aadbay isOo jiidatay Somalina waa walalo❤
@NastexoNalka-x9b
@NastexoNalka-x9b 2 ай бұрын
From.soomali wllnahy ❤
@HolaFarh
@HolaFarh 3 күн бұрын
One love ❤
@cabdiaadan2286
@cabdiaadan2286 7 ай бұрын
Gob gob dhashay iyo Garaadada Sool iyo Goat ka fanka inaa tahay wllhi wan ogaa ilaahayba karaamo iyo sharaf kula damcay wll ❤❤❤❤❤❤
@FardouzMohamed-dv1vn
@FardouzMohamed-dv1vn 7 ай бұрын
rer woqoyi love is sara❤😂
@abdilahisuleiman9092
@abdilahisuleiman9092 7 ай бұрын
Jooji kala ququbka somali ii wada saara dheh
@MaxamedDalmar-eu2xq
@MaxamedDalmar-eu2xq 7 ай бұрын
Reer waqooyi wey badan yihiin axmaaro iyo dhulbahante samaroon iyo Warsangeli intaba wey ku nool yihiine Kuwee rabtaa iney love kuu saaraan😂
@its_Me_Faazuu
@its_Me_Faazuu 7 ай бұрын
From Dhuloz 😂❤
@Yusrapx4ni
@Yusrapx4ni 7 ай бұрын
Reer lasacanod ma reer waqoyipa😂
@FardouzMohamed-dv1vn
@FardouzMohamed-dv1vn 7 ай бұрын
@@Yusrapx4ni woqoyi Afar qabiil daga samaroon isaq dhulbahante warsangeli
@hanathknaan2011
@hanathknaan2011 7 ай бұрын
Abwaan ka saxdaa waa midka heestan somali oo dhan dhagaysan karto curiyay oo waxa dhabta la isu yahay dadka tusiyay fanaan wa midka heestan qaaday dareen iyo cod ahaan dadka ogaysiyay waxa la isku hayo inay ka wayntahy waxa la isku yahay fankuna wakan la isugu gudboyo bararujinta umadda waqtiga adag oo la isku dhacsan yahay Gobanimo qof somalinmo ku wayn tahay baa sheegan kara 🇸🇴❤️
@yasinismail2733
@yasinismail2733 7 ай бұрын
Shanta somalida ah buu u heesee maaha Somalia 🇸🇴 calankan shaydaanka sidata 😂
@hanathknaan2011
@hanathknaan2011 7 ай бұрын
@@yasinismail2733 shaydan asaga yaqaana shaydmada marka somali cidaa u taqaano aya laga rabaa 🤫
@ayaanbadan1096
@ayaanbadan1096 7 ай бұрын
Abwaan khaliif farah woow hees qiimo badan buu sameyey wiilka mj waa wada caqli wiil dhulbahante ahna waa loogu cimaamaday hartiyow Maxaa sameysen 😂
@naimaabdi7409
@naimaabdi7409 7 ай бұрын
That's really 😢❤
@abdifatahmohamed6812
@abdifatahmohamed6812 2 ай бұрын
From ceelwaaq ❤🎉
@khadrasibqiye2247
@khadrasibqiye2247 7 ай бұрын
Awoowayaashay waa kuwii midnimo somliyeed keenay wallow ay naga dhimaty rajada midnimo danbe hadana heestani waa qalbi holac 😢 ilahayoow umad smliyeed guul iyo badhadhe ku sii mid walba Hal kiisa 😞🫶🤲
@ayuushiftin6416
@ayuushiftin6416 7 ай бұрын
Waxtasta waalnimada wayn 😢
@Sumæ_.0
@Sumæ_.0 7 ай бұрын
Gugaygu wuxuu ka koray Inaan guulaha ka dayo Gumaynta qofkii ixiga Inaan garab raac noqdana Nafbaa iga diidey gacal Gubeysoh walaalnimaduh 😢😭♥️ Guntaan ka midaysanahay all somali’s we’re one 😢❤
@NasirKhadar-e8x
@NasirKhadar-e8x 2 ай бұрын
Somaaliland viva ilaahay haysu keen dhaawro amiin
@zakiali4112
@zakiali4112 7 ай бұрын
Dadka Somaliyed waa inay Sharaf raadiyaan Sharaftana inagay ina dhextaal. Somali🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@Nasraahmetttt
@Nasraahmetttt 7 ай бұрын
Horta ya ila arky rer KZbin qabyaalad maleh mid xanunsanaya mooye dhibtu wa TikTok wlhi 😂one love somaliyo dhan ❤😊
@MawliidDiirato-lx8rz
@MawliidDiirato-lx8rz 7 ай бұрын
Adu calanka kusaran 😢 miyad iska dhigtid sawir ad aduledahayi. Sodhigatid
@Apdirashiid1
@Apdirashiid1 7 ай бұрын
@@Nasraahmetttt❤
@AbdinaazirKaraama
@AbdinaazirKaraama 3 ай бұрын
Khaalid mahamuud abdilaahi kaamilka fanka Soomalida❤
@waalidadeec2752
@waalidadeec2752 7 ай бұрын
Dad qiimo badan baa heestan heerka sare ah isugu tagay. Abwaan Khaliif Xayir, Khaalid Kaamil iyo Saalah Sanaag.
@mohammedcaynaancllaahi6768
@mohammedcaynaancllaahi6768 7 ай бұрын
Hees tan waxay noqon karta guusha ugu weyn ee qarnigan somali gaadhi karto hadi sideeda loo micneeyo. ( Anoo galdalooladiyo gufaynkara ceebahoo , gudaha iintayda taal go iyo maro saari kara geerar kuma bahin karo) (Dad aan kala guurikarin intaad kala gayn lahayd midkii isku geeyo noqo ) (Waxay gaba gabadu tahay , gob yahay somalidaa , xigtiyo gacal baad tihiin ,geed iyo xidid baad tihiin ,guntaad ka midaysan tihiin ,gulaysto wada jiroo ilahaa garab kiina joog 🥰❤😢😢) ( gugaygu wuxu ka koray inaan gulaha ka dayo, gumaynta qofkii ixiga ,inaan garab raac noqdana nafba iga diiday gacal gubayso walaalnimadu 😢😢❤❤). Murtidana waxay xalinaysa dhamaan dhibta iyo isu muuqasha ka dhex jirta umada Somalida ah lnk caqligi sideeda u isticimaali laha ayaan jirin 🤔🤔❤. Abwaanka fanaanka iyo cidi laxanka sartay waa mahadsanyihiin usareeya asaagin ayaan idin leyahay from gobalka Raga Burco Somaliland ❤
@ayaanmohamed3010
@ayaanmohamed3010 7 ай бұрын
Masha alh will yar oo caqli badan oo somali dhan matali kara guuleyso habo qaali❤❤❤
@nazzerqalpi3150
@nazzerqalpi3150 7 ай бұрын
Fanaaan qaran salax sanaag on of the best somali songers😮
@nasserothman4950
@nasserothman4950 7 ай бұрын
Sinjigyga somalinimo ayaan ii ogolayn inaa amxaar ka so dhawaysto walaalky somali ah❤
@leilaahmad1323
@leilaahmad1323 7 ай бұрын
Erayada yaale taasaa mihiim iiiah
@Samsamcabdilaahi4119
@Samsamcabdilaahi4119 7 ай бұрын
Somalia miyaa thy Hadii ad thy waxan kaa dorbidaaya amxaarada
@zuadnuur1691
@zuadnuur1691 7 ай бұрын
​@@leilaahmad1323 abwaan reer hargysa leh
@AwaysCabdi-jj7wg
@AwaysCabdi-jj7wg 6 ай бұрын
Garisa wa ii barbara❤ from hargeyza Somalia somali ba leh❤
@CabdiraxmaanMaxamuud-p8w
@CabdiraxmaanMaxamuud-p8w 7 ай бұрын
'' Haw noqon cod baahiye '' Cadow aanad garanayn. Somalia Soomaali baa leh❤
@cabdidheere-i1z
@cabdidheere-i1z 7 ай бұрын
Dadkeyga Somaliyeyd aad ban ujecelhy❤️ qulubtoda ilahey ha iswafajiyo oo ha isjecladaan Somalaay guuul🇸🇴🇸🇴❤️
@shugrixasanismaan7599
@shugrixasanismaan7599 7 ай бұрын
Masha allah sharaf iigu nolow wll somalida inay gob tahay wey kugu wada qancen maslaxadaada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@GuleedGuleed-dc2cz
@GuleedGuleed-dc2cz 7 ай бұрын
Jijiga waa ilascanood from jidwaaq❤
@Emmaahmed17
@Emmaahmed17 7 ай бұрын
Waxay gabagabadu tahay Gobyahay soomalida Xigtiyo gacal ba tihiin Geediyo xidid ba tihiin Guntaad ka midaysantihiin Guleysto wada jiro Ilahy garabkiina noqoy🤲❤ Dhamaan umada somaliyed waxn leeyahay ilahy hayna mideeyo❤Guuleysta dhamantin
@SacdiyoAbdi-s7h
@SacdiyoAbdi-s7h 7 ай бұрын
😢
@wiilkaoppo
@wiilkaoppo 7 ай бұрын
Wll ❤❤❤sidookale lkn siyaasi baanakaladilay
@husseinmostapha5975
@husseinmostapha5975 5 ай бұрын
Guuleystoo wada jiro ilaah garabkiina joog ❤❤❤5ta soomilyeed Alle heydin xagido
@mansiontech1265
@mansiontech1265 7 ай бұрын
Goat Fanaan Soomaliyeed Saalah Abdirisaaq Mohamed ( Sanaag ) Gob ayaad yahay Hore u soco 💯❤️
@ShaaficiFarxan
@ShaaficiFarxan 7 ай бұрын
Inta nabiga jecel love saara ❤️👍
@shukrimacalin3112
@shukrimacalin3112 7 ай бұрын
@ShaaficiFarxan
@ShaaficiFarxan 7 ай бұрын
@@shukrimacalin3112 ma iska shukaansanaa meshaan 😂😂😂
@mfayz980
@mfayz980 4 ай бұрын
@Abwaanxamzemuhani
@Abwaanxamzemuhani 3 ай бұрын
Gobyahy soomalida ahi. yaaa salaam❤❤❤ Goat saalax sanaag🎉
@habonaden2080
@habonaden2080 7 ай бұрын
One love my people from Djibouti 🇩🇯 we love you all waa niigu fanaaa SomaliLand my 🩸 and Somalia 🇸🇴 our mother 🤍 please 🫂🫂🫂😭😭
@Maazim_mohamed
@Maazim_mohamed 7 ай бұрын
Somali kaliyaata ayunban like ka rabaaa haddi kle iska bax ❤
@A_QARSHI
@A_QARSHI Ай бұрын
2024 waa heesta kaliya ee saamayn igu leh😢
@SmilingBassetHound-vl6zi
@SmilingBassetHound-vl6zi 7 ай бұрын
Fanka iyo qabyaladu isma gasho hdad fanaan tahy waa iney somali ku sinata Somalia hanolato ❤🇸🇴
@faraxmahdi-7478
@faraxmahdi-7478 7 ай бұрын
Intii hees la qaaday bishan tanban igala qiima badan ❤❤😢 Somalinimo😊
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 ай бұрын
Somahin hees daren leh waaye🥺
@somswed.5014
@somswed.5014 7 ай бұрын
Wooow Guulayso adna walaalo hees qiimo iyo guubaabo leh hadii Somali wax ku qaadanayso❤❤❤❤
@MulkiJamac
@MulkiJamac 7 ай бұрын
Wani jecelnhy dhamaan soomaali meel kastoy joogtaba❤🥺🫀 from daraawiish🇸🇴🐎❤
@nasramohamed9086
@nasramohamed9086 7 ай бұрын
Sidhokla from OGADENIA
@maxamedhubbi6860
@maxamedhubbi6860 7 ай бұрын
Marka iidoor laga reebo raaci 😂
@MulkiJamac
@MulkiJamac 7 ай бұрын
@@maxamedhubbi6860 waaa dad muslima iyaguba wllo🥺🥰
@Amalabdixaji
@Amalabdixaji 7 ай бұрын
Anagaba sido kale idin jcl nahy from muqdisho
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 7 ай бұрын
​@@maxamedhubbi6860😂😂😂
@Queenlove-e1r
@Queenlove-e1r 7 ай бұрын
Ninkan waa nimacn holaac 2❤❤❤ nafbadiiday gacl gubeyso walallnimoooo Somalia hanolatoo 😭😭🫶
@sainabfahie2999
@sainabfahie2999 7 ай бұрын
Haku sheegin handikapka huunada
@shuubkabb672
@shuubkabb672 7 ай бұрын
Dha​@@sainabfahie2999orod dhakhtar tag hadad hadikabthy urutoy😮
@liibaanalcadaala4335
@liibaanalcadaala4335 7 ай бұрын
Labadas wiil ee ordaya qabiil iskuma jeclan ee waxy isku jecladen somalinimo🇸🇴🫂 intas allaha na garansiiyo 🥰
@amiinxuseen8727
@amiinxuseen8727 7 ай бұрын
Saalax sanaag mooyee dhaamnteen wxn nahay munaafiqqiiin qabyaaladu biyo dhigtay😮😮
@Mawgamedia
@Mawgamedia 7 ай бұрын
Saalax sanaag waa fanaan somaliyeed wlhi Masha Allah keep going brother ❤❤😊
@HindisaMaxamed
@HindisaMaxamed 7 ай бұрын
Samiya axmed❤
@BisharoAbdi-f8u
@BisharoAbdi-f8u 7 ай бұрын
Wa run samiya qali
@Dhicisow03
@Dhicisow03 7 ай бұрын
Abwaanka sameyey ereyadaan maskaxda allaha ubarakeeyo Guuleystoo wada jiroo Ilaaha garabkiina joogo Aamin🤲dhaha
@faysalnaaji5008
@faysalnaaji5008 7 ай бұрын
Ax yaa heees ninkan woxoo kamidyahy fananinta hal io labadaa ee qalbiga nadiifkaaa somalinimaduna aad ugu weyntahy guleyso legend❤❤
@ganaaneofficial5930
@ganaaneofficial5930 7 ай бұрын
Somaliayey dhageesat ereyada heesatn noqadan kuwa walal ah oo dhaxdiin lagikarin Allahow wada itusi karta Somalia oo Hal ah 🤲🤲
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 ай бұрын
🥺🥺insha allah wan arki doona anba wan sugoya hada dhinto xitaa hade noqoto waaifarxad somaliyey qoraalkeyga hada aqrisan 30 hada kadib idinko midesan waxaan idin leyahay farxad iigunolada hada nolahayna wanba wada farxi doona
@gadudowsahal1288
@gadudowsahal1288 7 ай бұрын
Salax sanaag gobi gobi dhashey dheeh❤❤❤❤❤❤🎉🎉 hambalyo walal qali heestan marki ladubaye isla mesha lagu dubee joge
@nadarnurhilowle9829
@nadarnurhilowle9829 7 ай бұрын
والله انا اكثر بنت اللي ما تسمع اغاني صوماليه وانا صوماليه اصلا فخور فيني فخوره في اني انا صوماليه بس للاسف حبيت لهذه الاغنيه الصراحه يعني ترجموا لهم الناس لموه فهمانين بشيء الصومال اخوات وايد واحده اللي فاهمين اهلا وسهلا❤❤❤❤ وانا حبيت ترى هذه الاغنيه قلبي والله صراحه اللي بيفهم❤❤
@abdullahiabdikadir8154
@abdullahiabdikadir8154 7 ай бұрын
ان كنت صومالية لماذا لا تتكلمين لغتك
@Cabdiwahaab-Rabaax
@Cabdiwahaab-Rabaax 7 ай бұрын
نحنا نفتخر فيكي يا اختي ❤❤❤
@LovelyBuoy-ts8lf
@LovelyBuoy-ts8lf 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤ masha allah
@SumayaHothoh
@SumayaHothoh 7 ай бұрын
ليش لا تتكلمين لغتك اختي
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43
Saalah Sanaag
Рет қаралды 10 МЛН
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,8 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
heesusub alfanaan abdirahmaan 2025
5:33
Al Fanaan Abdullahi Bulshaawi
Рет қаралды 1,1 М.
ISMAIL AARKA || INTAAD DHINACEYGA JOOGTO || OFFICIAL MUSIC VIDEO 2025
5:41
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 4,2 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 16 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН