SAALAX SANAAG OO HEES SOMALINIMO AH SOO QAADAY & DADKII OO WEERARAY

  Рет қаралды 29,630

Zaki honest Official

Zaki honest Official

20 күн бұрын

INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇 zaki_honest...
m_source=qr

Пікірлер: 106
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial 19 күн бұрын
INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut m_source=qr
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 19 күн бұрын
@@ZakihonestOfficial sxb Norway 🇳🇴 jooga 1979 dhashay ee soo qaxay ahay hees tan 10 mar ku ceshtay Waana ooyaya
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 19 күн бұрын
Bro waxa maqley qaran qaran aa timadey uganda kampala maxa ka ogtaha waxi xaleey kudhacay noga sowaran.
@qalbideeqaluul1725
@qalbideeqaluul1725 18 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 19 күн бұрын
Waa maasha alaah hadii ay soomaali wax maqlaayaan Wiilkaan waan taageerayaa waa nin runta u sheegay soomaali. Aragti fog ayuu ka hadlayaa guul iyo gobonimo maasha alaah somaali guul
@user-fc6us1yi3o
@user-fc6us1yi3o 19 күн бұрын
Salax qalbi dheeman waat saxantahay guuleyso❤❤❤ soomaalilaan waa wllladeenah kasakoow dad muslimiin beynunahay iyaganah wey is kadhahaayan mooyeh soomaalilan dhibkeenah majeclo weynooh damqadaan Allah xaqa hanatuso guuleyso saalax
@user-yk3wb7uu5s
@user-yk3wb7uu5s 19 күн бұрын
Masha allah s sanag somalinimada ha waaarto
@blackpanther8219
@blackpanther8219 19 күн бұрын
SAALAX SANAG my brother I want to thank you for making this song, trying to connect our brothers and sisters together again, and if you get insulted ignore them show them we are🇸🇴1 🇩🇯
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 19 күн бұрын
ASC Subahanalah Allahu Akbar🙏🙏👍💯 VIVA 5 Somaliyed waa lamatabtan💯✌ , waa layabanahay wali inata leeg SNM waa shuufto, sharkoda allah nadhafiyo insha Allah sharma boy Guul somaliyed GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 19 күн бұрын
Dhex dhexaad mahaan ee runta ayey ka hadlee Lakin dadka xanuunsan ayaa badan. Waxaan oran karaa hees somalinimo u qaadey oo jawaab u ah wixii iscaayey ama lahaa amxaara walal nahay
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 19 күн бұрын
Salax waa niin wanagasan ilahay ha barakeeyo gaar iyo gardaraba waanu wadana salax sanaag from somaliland ❤❤❤❤
@Red_CCC
@Red_CCC 19 күн бұрын
Waaa saaaaxsanyahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍
@sahrasheikhibrahim8475
@sahrasheikhibrahim8475 19 күн бұрын
Masha Allah ilaahay hanoo badeyo dhalin yaro adegoo kale ah allow kudhowr
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 19 күн бұрын
Soomaaliyeey midnimo saalan sanaag hanbalyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umu-maalika
@umu-maalika 19 күн бұрын
Dagaalku ha joogsado Somali weyn salaax Aya ni mideeyey geesi soomaliyeed ❤❤guul
@halimoab1221
@halimoab1221 19 күн бұрын
Abwaan ka qoray heesta wa ayo
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 19 күн бұрын
Haa Haa qaran soomaaliyeed guuleyso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiFitaxcabdi-dc2yd
@CabdiFitaxcabdi-dc2yd 19 күн бұрын
Saalax sanaag waa halyeey soomaaliyeed
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 19 күн бұрын
Brother Saalx sanag our hero❤❤❤❤❤😢😢😢😢 Somalia 🇸🇴 🙌 👏 ❤️
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 19 күн бұрын
Raganimo iyo Geesino, be our leader for tomorrow, King of Peace ✌️
@user-ce7or5nj8o
@user-ce7or5nj8o 19 күн бұрын
Mash alah salxa sanag wusaxan yahay
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 19 күн бұрын
Salaax waa saxan yahay. Waa muxsin , muqlis , muumin ah oo dhiiga iyo colaada walaakii diidan. Allaah macaka saalax guuleyso. ❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
@roodaqueen2959
@roodaqueen2959 19 күн бұрын
Sorry alle somali qulubtoda isku xadha😢😢😢😢
@HamdiXarago-hr7sw
@HamdiXarago-hr7sw 19 күн бұрын
Somali hanoolato 😢😢❤❤
@user-pw4vg5ci1u
@user-pw4vg5ci1u 18 күн бұрын
Mashalaah Waa geesi aad u geesi ah. Ilaahay ha barakeeyo.❤❤❤❤❤
@maryanahmed2226
@maryanahmed2226 18 күн бұрын
Mansha allah allaha namideyo walahi sixa ayu ogahadalay amiin yarabi aguleyo Somaali
@Quickdeen_tube
@Quickdeen_tube 19 күн бұрын
Masha aĺlaah waa wees boarding mudan
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 19 күн бұрын
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 heysracdo❤❤❤
@user-wp9qg7ei8l
@user-wp9qg7ei8l 18 күн бұрын
Wlhi dadku is ku aqali maaha xigtiyo wll Baan nahay 🇸🇴❤️
@Umo580
@Umo580 19 күн бұрын
MAANSHALLAA ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aminamaxamed9995
@aminamaxamed9995 17 күн бұрын
Mashallah mashallah isu so dhowada somali nimo ha warto☝️💪
@FaadumoXasan-zp5ec
@FaadumoXasan-zp5ec 19 күн бұрын
Waalahi heesan xigmad baakuduugan salx waanwata
@CasdaCarap
@CasdaCarap 19 күн бұрын
Mshallh saalaax sanaag sax baad uhada shay
@amiraali5692
@amiraali5692 19 күн бұрын
Somali meel uma roona. Kii caayo wee la nacaa kii amaanana dadkiisa aa ka soo horjeesanaayo. Ilahey ka baqa Somali 🇸🇴 weyn oo dhan waa walalo forever insha Allah. Stop the qabiil wax noma taraayo dalna nooma dhisayo
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 19 күн бұрын
😢😢😢😢WALHY HARTI AYAAN AHAY ISAAQ IDHALY YAA ALAAH ALOOW NABAD
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 19 күн бұрын
Amiin habo❤❤❤❤❤❤
@KaderAhmed-sg6qq
@KaderAhmed-sg6qq 19 күн бұрын
Salax walahi wa faanana somaliyeed
@user-ly3ke7pn3u
@user-ly3ke7pn3u 19 күн бұрын
Somali runta dhibto wiilka salaz sanag ah wa runti woxow sameye
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 19 күн бұрын
❤❤❤❤❤😢😢😢😢Allaahu Akbar Takbiir 💯 ❤️ .
@Siyaadbishaar
@Siyaadbishaar 19 күн бұрын
Maqaldana Run Wa iskudhawasha somaliyad
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 19 күн бұрын
Saalax waa soomaali oromo ma aha ish muqdisho iyo garoowe waa soomaali dalkuna waa soomaaliye ka guur oromo land
@user-gm4nr4lf1h
@user-gm4nr4lf1h 19 күн бұрын
Heestaan nina maha naagna ma aha waaa dhiq dhexe dhexyaal.
@art_lto2450
@art_lto2450 19 күн бұрын
𝙶/𝐆𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲🌽✨ From g/salal🇩🇯😁💪
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 19 күн бұрын
Cayayaankii qaaaqda hayay inanka yaar baa isku dhama yahuya iinta qaaq leeh😂😂😂😂😂
@user-dp1cf5re6b
@user-dp1cf5re6b 18 күн бұрын
Ma qaldana wuu saxanyahay.❤❤❤❤
@Maaxamad660m
@Maaxamad660m 19 күн бұрын
Wasaxsan yahaya ❤
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 19 күн бұрын
SAALAX REER ABTYO UYIHIIN MAYKA XISHODAN YAA ALLAAH WAAR 2DHANBA WUU YAHAY YAAAB SAALAX MA IYAGAA BIILA SOW NIN MA AHA MA NAAG LA QABAA O REER SHAFKA SAARATA SAALAX WAA NIN DHULBHANTE AH
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 19 күн бұрын
Haa waa soomali dhaba
@SahraMohamed-eh9pl
@SahraMohamed-eh9pl 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤Yes soomaliy good
@maryanahmed2226
@maryanahmed2226 18 күн бұрын
Walahi wa qabinadif ucqdada mayaqan
@aminamaxamed9995
@aminamaxamed9995 17 күн бұрын
Dhex hadu noqdey waku kumahadsanhay🎉 alla ha daye
@user-pw4vg5ci1u
@user-pw4vg5ci1u 18 күн бұрын
Haa 100/ per cent ❤❤❤❤❤❤
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 19 күн бұрын
War xin iyo xaasidnimo baa iding ku jirtee wiilka noo dhaafa
@AbdiAden-kp1ei
@AbdiAden-kp1ei 18 күн бұрын
his write he want Somali to be united
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 18 күн бұрын
Dadka ka hor imanaya waa xaasidiin fidno wadayaal ah anigoo dhulbahane ah baa ku leh geesi qaran baadtahay ninka colaada wax kayaqaan baa colaadana waxka yaqaan
@Maaxamad660m
@Maaxamad660m 19 күн бұрын
Wasaxsan yahaya
@KiinYasin-i1p
@KiinYasin-i1p 7 күн бұрын
Waa jaagna salax sanag ❤❤❤❤❤
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 19 күн бұрын
Horta waxaa idinka qaldan reer koofuroo magaca soomaali ladinwaa dhulka ee maxaa magacaan loo siinayaa hargeeysa soomaali waa soomaali landa landa waa dhulka maxaa idinka qaldan waareer hargeeya ama reer burco ama reer muqdisho
@user-pw4vg5ci1u
@user-pw4vg5ci1u 18 күн бұрын
Amin ❤
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 19 күн бұрын
Don yahaow naga aamus hal dad nagama jiro aamusa ok
@hawa4907
@hawa4907 16 күн бұрын
Good job ❤❤❤❤❤❤
@nasteehshariif250
@nasteehshariif250 18 күн бұрын
Saalax wuu saxan yahay
@ZamzamJamac-rp2uz
@ZamzamJamac-rp2uz 19 күн бұрын
War zakiyow sayid cli war nagasii xagee xaalku marayaa😢
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 19 күн бұрын
Reer SSC hadaanu nahay Soomaalinimanimo kama kaftano iyo calanka buluuga ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴,lakin Garoowe iyo Gabilay nooma sina noomana sinaan karaan Ninkii idilay ee i duqeeye iilama sinaankaro kii i daweeyey ee i dabiibey salaxna kuma haysano soomaalinimada khalad ha fahmina waxaanu diidnay inuu is garabdhigo,tii i duqaysah oo Gabilay ah iyo tii i daweysay oo Garoowe 🇸🇱wacan ah SSC Khaatumo Guul iyo Gobonimo 🏇🩵🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏇🏇🥰
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 19 күн бұрын
Araweelo imisaad dad disheen oo aad Cunteen naga aamus gunyeey Badhayo. Culus dabada iska gali nacasyeey
@art_lto2450
@art_lto2450 19 күн бұрын
viva 𝐆/𝐠𝐚𝐛𝐢𝐋🌽😅💪✨ From🇩🇯
@KawsrQaali
@KawsrQaali 19 күн бұрын
Qabyaalada haan. iskadeyno
@user-nm2ny8sm7h
@user-nm2ny8sm7h 16 күн бұрын
Saalxo guuleso❤❤❤❤
@AmalAbdi-v2l
@AmalAbdi-v2l 18 күн бұрын
Wan ku Racsanahay ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Tasniim1
@Tasniim1 19 күн бұрын
Armaad si’khalad ah ufahamteen oo uu isagu ulajeedaa Soomaali oo dhan waan jeclahay?
@aminamaxamed9995
@aminamaxamed9995 17 күн бұрын
Ilaahay hayna mideyo
@habonali438
@habonali438 19 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘
@edbankhalif587
@edbankhalif587 19 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@KiinYasin-i1p
@KiinYasin-i1p 7 күн бұрын
4:27
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 19 күн бұрын
Abeesoonkii iyo Masaskii Somaliland nacbaa ayaa. Hogagii ka soo baxay Saalax baa malmal ku shiday kkkkk
@ChhvvVhigg
@ChhvvVhigg 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 18 күн бұрын
Haaaaaaa
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 19 күн бұрын
Awoogaa adiga allaaha cadaabo
@Maaxamad660m
@Maaxamad660m 19 күн бұрын
Asc
@Shankharon
@Shankharon 18 күн бұрын
igu gubeyso walalnimda
@CabdiFitaxcabdi-dc2yd
@CabdiFitaxcabdi-dc2yd 19 күн бұрын
Qof bilaadhiiga sidaa uma hadlee af ka hakutaagina
@FaadumoYaasiin-w2r
@FaadumoYaasiin-w2r 14 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😊
@user-vc2jm1rb5q
@user-vc2jm1rb5q 19 күн бұрын
Showii laagaa Soo eryay rer hargesa
@user-vc2jm1rb5q
@user-vc2jm1rb5q 19 күн бұрын
War raali ahaad soomaliyoodhan
@user-dq5ki8yg9f
@user-dq5ki8yg9f 19 күн бұрын
Ha
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 18 күн бұрын
Baanida Mataqaan
@yurub5288
@yurub5288 19 күн бұрын
SOMALILAAN CADOWGEEDO HAJABO GUUL SOMALILAAN ALLOW DHAWR SOMALILAAN CADOWGEEDO HAJABO ✊✊✊✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 19 күн бұрын
WAA BILAA DHIIG🤮SAALAX 😂SANAAG🤮🤮🤮BILAA DHIIG🤮🤮🤮🤮SAAXIIBKII ZAKI XABADHI BUU GAROOWE💘💕🌹🌹KA JECLAADEY!! INAAD ISKA AAMUSTAAD AHEYD!! WIILKU MA DOWONBAA YOLOW???? AGGGGAAAAAAAH!!
@MaslahBarkhadle
@MaslahBarkhadle 17 күн бұрын
Salax wuu saxanyay
@canshuurhusein5046
@canshuurhusein5046 19 күн бұрын
Haaaaa
@NageyeALi-bc2sh
@NageyeALi-bc2sh 18 күн бұрын
Sax
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 19 күн бұрын
istusu weeye saalaxa sanaaga markii laxasuuqaye shacabka sool hargeyesu bashalaye hadeera iyaguu siibatiyo ka diyaarsanaya ee soomaalinimo kama ah 🥹
@Zamzam-u3o
@Zamzam-u3o 18 күн бұрын
Maya
@deqaabdikadir4486
@deqaabdikadir4486 19 күн бұрын
Huuuuro
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o 19 күн бұрын
Heees ma ahan
@Roteyaani
@Roteyaani 19 күн бұрын
saalax sanaag waa dhal dawiish daarood waa Nin Harti ah . maaha isaaq daba leef
@aniesanies7859
@aniesanies7859 19 күн бұрын
Kayari waa benale xeglagaso
@zahrasaed148
@zahrasaed148 19 күн бұрын
Taasi shaqeen weydey oo miunaafiqiin baa raba iney waligood gumeystaan Somaliland oo raba iney nagu kor dillaalaan dalkayaga labaxay, XAARMAAJO IYO XASSAN anaa bixiyey mayee anaa kusiinayee iikaalay aniga.!!Hadana kucaayeysa Somaliland bad iyo dhul bixinaya. Waligiinba baroorta waxba kamabadaleyso Goaanka Somaliland.💚🤍❤️🫡
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 19 күн бұрын
Heesetan waxay ka dhigantahay inuu ku farxasan yahay dhaliyaradii u muuse juudan xasuuqaya iyo maatadi iyo caruurutii hooyoyinka laxasuuqaya Buu ku faxasan yahay 😉
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 19 күн бұрын
Haaaaaaaa
SAALAX SANAAG | HEES CUSUB CALANKA SOMALIA SANAD GUURADII 64aad  2024
6:04
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 33 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 38 МЛН
DEG DEG CARABTII OO WEERAR KU QAADAY  ALFANAAN K’NAAN & SOMALIDII OO KACDAY
25:41
DEG DEG NIMCAAN HILAAC OO LOO DIIDAY INUU BOORAMA TAGO & DADKII OO KACAY
19:14
DAYAX BAND || MAlIHIN CADOW XAMAR KADARAN || HEES CUSUB OFFICIAL VIDEO
6:25
SAALAX SANAAG SOOMALI WAA GOB OFFICIAL VIDEO 2024
5:48
Saalah Sanaag
Рет қаралды 907 М.
SAALAX SANAAG 2024 | GAARISA WAA II BERBERA | HEES CUSUB
5:48
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН