heestan waxay ka hadlaysa dareen dhab ah iyo xaladaha khilaafka jaceylka ee dhex maraya lamaanayasha ,xasuus gooni ah bay ii leedahey aniga waxaana ku hantay qalbiga jaceylkeyga ka dib markii khilaaf nagu yimid ,bil ayaa heestaan markaan seexanayo iyo markaan soo toosaba dhageysan jirey ,waxayna ii noqotey wehel ,ugu dambeyna waxaan u direy jaceylkeyga waxana ii soo laabatey jaceylkeygi