No video

Cawayska | Saalax Sanaag Oo aan Arimo badan Iska waraysanay Iyo Waayihiisa Fanka |

  Рет қаралды 68,174

Diraac official

Diraac official

Күн бұрын

saaxiibayaal 230K waxyar Inooga dhiman Plz Inoo Buuxiya Waa Codsi Saaxiibayaal
Wixii Fariimo ah My Instgram : www.instagram....
My Snapchat : / efwjiamf
muqaalka Qurux badan waxaa Duubay Bahda Finiin Style ee Garoowe Si Gaara Ah Walalkay Muniir Duubay Thank you Bro

Пікірлер: 187
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 7 ай бұрын
Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
@SAALIMAHMED0575-kr6tz
@SAALIMAHMED0575-kr6tz 7 ай бұрын
Aamiin yaa Allah
@Ikraanomardhibane
@Ikraanomardhibane 7 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😢
@xaliimocabdulaahi-oo9zk
@xaliimocabdulaahi-oo9zk 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@shukrijaamac9079
@shukrijaamac9079 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@IkraanMaxamed-oz9wp
@IkraanMaxamed-oz9wp 3 ай бұрын
Geesi geesi DHaalay🇮🇷😃🌲🌲🌲🤶😄♥️♥️🤭💘💝👎👎
@lailaabdi5554
@lailaabdi5554 7 ай бұрын
Saalax sanaag hobaad tahay wllo ❤ Colaadaha alle ha inaga qaboojiyo Hargeisa hadhwanaagna waa magaaladadii cidi kaamaa xigto Inta caqliga xun ee comment ku dhiig laha ah ha ka cadhoon from hargeisa
@hodanabdirahman2756
@hodanabdirahman2756 7 ай бұрын
Walee nalaguma kaa diro saalaxow waligy wan ku taageeri jiry waligyna wan ku taageeri doona huno noolow from hargisa
@sabirinabubakar8617
@sabirinabubakar8617 7 ай бұрын
Waw saalax ehlu kheyr malaga hadliyey in badan ban jeclaa isago hadlaya inan arko wayihiisa nololed iyo qofku yahay walhi wa gob wiilkan wa nin culus o amusan saxba loga hadliyay hada isaga so dontay meel fayuus garawe hhh wa wiil da a yar oo wangasan wayka muqata akhlaqdu walid wacan ba dhalay fanan ba moodi maysid akhlaqdisa m.a sujuud ba xitaa wajiga kaga taala qurux low codka iyo dagananta qof walbe wuxu yahay wajigiisay ka muqata xaqiiq walhi ilahow fanka ka modobe isaga iyo anagaba dhaman musliminta so hadee xaramkan ugu jeclahay bu yiri melan tago isku mid ilahow no rumee rajadaas❤🤲🤲
@nimcohodan2251
@nimcohodan2251 7 ай бұрын
Really wlhi dhalinyaro qabiil iyo siyaasad inaga dhafa madaxdeenina bila caqli bay noqdeen godayshiina ka daran from duriyada I love us dhalinyarada somaliyeed❤
@Raho339
@Raho339 3 ай бұрын
All Fanaan Zaalax Sanaag Maansha Allaah Rabi Hakugeeyo Xajka Adiga & WaaLidkaaba Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiin Ayaa Raxmaan🇸🇴♥️❣️
@Asheley_Queen
@Asheley_Queen 7 ай бұрын
Maasha Allah saalax caqliga rag waaweyn ku jirin baa boqorka weyni ku siiyey
@warrancade1864
@warrancade1864 7 ай бұрын
Salah is Legend and talented in every aspect!!!! Big respect bro !!!
@rahmahassan6230
@rahmahassan6230 7 ай бұрын
Wll daar allah ayan ku jeclahay waxad itahay wll an tagero keep going ❤salax sanag
@amiraqali6554
@amiraqali6554 7 ай бұрын
Ma.sh wllky salax sanag ❤ wanku tagera hunoh manad noso noqonayn❤
@UgbaadJaamacxuseen
@UgbaadJaamacxuseen 7 ай бұрын
Saalax qof qalbi ficnaan iyo wanag isku darsaday❤
@user-cd7sy4hy7y
@user-cd7sy4hy7y 7 ай бұрын
Alle coladaha haynaga qabojiyo qayaladana haynaga madoobeeyo ❤ alle maskaxda haku dayo salaxow
@user-qk4kz1wn8h
@user-qk4kz1wn8h 7 ай бұрын
Wllahi saalax sanaag waxatahay qof qalbi nadiifa illahay haku dhowro❤❤🎉🎉
@Raho339
@Raho339 3 ай бұрын
Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@theheba.0
@theheba.0 11 сағат бұрын
Wiil yar oo cod mac leh oo fariid ah waaye aad ba u jeclahey wlhi guul baa ku rajeenaa wllo ❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel 7 ай бұрын
Two legends always dirac and salah sanaag another's levels really point's go forwards interests people's ❤👍💯😍❤👍😊
@fadumomaxamud738
@fadumomaxamud738 7 ай бұрын
Wiil dalin yaro ah oo iska ilaaliya mukhaadarad waa guul base walaal muusigu waa astaanta mushiriina iskuday inaa hibadaada illaahay kuraali geliso illaahayna hakuu fududeeyo inaad iska dhaafto fanka
@najiimosman2963
@najiimosman2963 7 ай бұрын
The one and only Big Legend Saalax sanaag💯🙏
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 7 ай бұрын
Asc. Waan idin slmy. Wuxuu ku fiican yahay wadaad Allaha ha ku soo hanuuniyo dhamaanteen.
@user-du8si8jf2o
@user-du8si8jf2o 7 ай бұрын
Mnsh allah Aqli fiican ayaa kugu jira wall mcn 🎉🎉🎉
@nimconalkanimconalka
@nimconalkanimconalka 7 ай бұрын
Manshllh young intelligent man Allah bless you salah really the biggest problem of somali society is tribe
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Masha Allah baraka Allah jamiican. 💯 ❤❤❤❤❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Wonderful legend saalah sanaag ❤❤❤❤. Allaha ku xafido.
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Saalax sanaag qalbi xabxab we love you from burco
@SaalaxYare-vx8ht
@SaalaxYare-vx8ht 7 ай бұрын
Nio ninka zaaalah sanaag fan ahan iyo dabecad ahanba wan u tageera runtiina tallo wangsan bu bixiyey guleyso pro
@Subarman32
@Subarman32 7 ай бұрын
Legand salaax sanaag wll hargeysa waa hoygaga cidna kama xigto ilaahay coladaha ha inaga qabojiyo oo qalbiyadena ❤❤❤❤❤❤
@ZamzamElmi-rb7bn
@ZamzamElmi-rb7bn 7 ай бұрын
Amiiiin wll
@HudaAden-zw9ly
@HudaAden-zw9ly 7 ай бұрын
Saalah sanaag wll qayrka ayaad ugu aqli badan tahay allah ha ku barakeeyo from hargaysa
@AdnanAzmar
@AdnanAzmar 7 ай бұрын
Saalah abdirizak mohamet farah wlhi ninkan wa boqor wa nin xishood bdn degan qalbi fcn isku fikirna aan nahy taladiisa hala qaato qabyaalada ha lga fogaado dhalinyaro legend kana wn salamaya ❤️✋
@Riyaaale.0
@Riyaaale.0 7 ай бұрын
Salax sanaag wlhi waa qof aad u fiiCan ilahah cimriga Hakuu barakeeyo zhp
@maxamedcismaan1176
@maxamedcismaan1176 7 ай бұрын
THE LEGEND SAALAX SANAAG❤
@nimasahal8599
@nimasahal8599 7 ай бұрын
Mashallaa wiilkan ysr waa fariid❤❤❤❤saalax❤❤
@NimcoMaxamed-be1dv
@NimcoMaxamed-be1dv 3 ай бұрын
Mash wllo cqlibadn Alle haku xafido ❤️❤️❤️❤️❤️
@user-iu4vz8ep4u
@user-iu4vz8ep4u 7 ай бұрын
Waa fariid salax sanaag caqli ku dhan gob thy guuleyso pro❤❤🎉🎉
@nimcohassan1495
@nimcohassan1495 7 ай бұрын
Masha allah alle aqliga iyo cimriga hakuu barakeeyo wllo legen an tageero ayad tahay from Hargeisa ❤❤❤❤
@user-iy7bv3hg5p
@user-iy7bv3hg5p 7 ай бұрын
Mnsha Allah Nice Barnaamij Talo Fiicana Gudbinaya Gulaysta Dhalinyaro
@nimcohodan2251
@nimcohodan2251 7 ай бұрын
Salax we love you ❤from hargeisa
@qarnicabdinaasir3860
@qarnicabdinaasir3860 7 ай бұрын
From hargaysa walalo diyaar weeye hargaysa lagama laha ❤😊
@Omardhaaye-ge9pd
@Omardhaaye-ge9pd 7 ай бұрын
Saalax qof qalbi wanaagsan gobanimadu wa Ta Alle haku sharfo pro
@habonxashi5372
@habonxashi5372 7 ай бұрын
Masha allaah wiil aqli badan wlhi gulayso wll salax sanaag🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@zamomar4414
@zamomar4414 7 ай бұрын
halyeey da ayar oo soomaaliyeed❤❤❤❤❤ Salah sanaag
@user-tr8gj7kg7w
@user-tr8gj7kg7w 7 ай бұрын
From tiktok❤❤❤😊
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Thanks for sharing with us brothers 🙏 ❤️
@SaalaxYare-vx8ht
@SaalaxYare-vx8ht 7 ай бұрын
Saalax sanaag kin going pro
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei 7 ай бұрын
❤young talent big respect bro from djibouti waxa leeyahay especialy song for my pleasure❤life
@user-gv2uf2zz1n
@user-gv2uf2zz1n 7 ай бұрын
Diraac intaa waad garan wayday markad qoriga qaadanaysay taariikhda ku qorantahay saalaxna waaka masha allah aqliga waa u dhalasho qac qac diraac 😂
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 7 ай бұрын
Masha allah saalax waa wiil dagan oo karti badan ❤
@user-bk8qp6rl8w
@user-bk8qp6rl8w 7 ай бұрын
Legend salah sanaag welcome back Somaliland 💚🤍❤️
@AmiiraAadan-pm3uu
@AmiiraAadan-pm3uu 7 ай бұрын
Welcome ku dhihi mynee aday magaldadii thy wlal soo noqosho wanagsan❤
@Raho339
@Raho339 3 ай бұрын
All Fanaan SaaLaX Sanaag♥️❣️🤙🏾
@sabirinabubakar8617
@sabirinabubakar8617 7 ай бұрын
Salax ehlu kheyr nolow abti kolay nin dhulbahanta ba tahaye abti ban ku orane qabiil iyo waxas mayaqano caqli iyo wanaag ba ilahay siyay runtii wa ilmo xalaal walidkii ku dhalay bad ka turjumaysa wale ninku su aal xuma lakin hargaysa matagaysa maxay tahay hargaysa so meshu kuso barbaray maha o magalo yaro somaliyeda o laga yabo famaligisa inay jogan o asxab kuma laha isaga joskisa leh de hadu tagayo ma dhibba maxa isaga siyaasad ka galay waxa fanan bu kayahaye lawada yaqano la jecelyahaye m.a nolow waliga cadowga ha jabo dar ilahay ban ku tageeraye ❤🙋‍♀️💯
@Cabdiqaniali10
@Cabdiqaniali10 7 ай бұрын
Boqor wayeh ninkani 🟢⚪️🔴 calankanina waa qadiyadayda ❤
@FaysalRaabi
@FaysalRaabi 29 күн бұрын
Saalax sanaag ninka kaliya ee ciilay rag dhan 😮 lagend waan kutaageeraa😢😊❤
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 7 ай бұрын
Saalax legend abti waan kuwataa.
@marwoasmakhadar8196
@marwoasmakhadar8196 7 ай бұрын
Waa fanaan reer hargaisa ah Hargaisa way ku jeceshahay❤
@cawoxasan9272
@cawoxasan9272 7 ай бұрын
Markaste wiilkeena tahay❤❤❤saalax yare
@NasabSalan-fk8ql
@NasabSalan-fk8ql 7 ай бұрын
Fanaan akhlaaqbdn oon taageero
@QuruxQurux-jf4it
@QuruxQurux-jf4it 7 ай бұрын
M.Allah Salah sanag qof aragtii fog😇🥰
@user-ey6zj8pv3t
@user-ey6zj8pv3t 7 ай бұрын
Salax waa qof qalbi wanagsan runtiii❤
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 7 ай бұрын
Saalax legend from hargeisa ❤
@Siradaden
@Siradaden 7 ай бұрын
We love you salax welcome back
@adoontialle4681
@adoontialle4681 7 ай бұрын
Saalax sanag inan caqli badan colada ALLAAH nabad warta haynogu bedelo hargaysai hadhwanaag cidi kama xigto marwalba waa magaladadi dhalintana sisadokale RABBI hagaran siyo inay iyagu cidwalba iska xigaan
@shukrijaamac9079
@shukrijaamac9079 6 ай бұрын
Wlhyda sifiican buu hadlaya iljy ka xafido cibaado suuban ha kugu simo aaaamiiim aaaamiiim wiilkan xirfad fiican buu ka hadlay saalax sanaag aad iyo aad baan u taagera❤❤❤❤❤❤❤
@shukrijaamac9079
@shukrijaamac9079 6 ай бұрын
Wlhy sida ruuntii ahaan saalax sanaag aad baan u jeclahay heesihiisa xitaa bilaa music bay ku ficnyhy keep going thanks you 👍🙏
@salmaannuune439
@salmaannuune439 Ай бұрын
Maasha alaah walaalkay saalah sanaag ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-de6iz6gy2r
@user-de6iz6gy2r 2 ай бұрын
Adigumaa. Iskadaysid waa. Adiga. Alizaki. Wa. Adiga. Kulaciloobay😅❤❤❤🎉😢😂😮😅😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcoabdilahi9273
@nimcoabdilahi9273 7 ай бұрын
mnsha allah waa fariid aqli badan❤️
@updikareim
@updikareim 7 ай бұрын
ZalaH opdirizaCh mohmet faraH fov Singer ❤
@saidsuleiman7365
@saidsuleiman7365 7 ай бұрын
MashaAllah
@nasmacumar3096
@nasmacumar3096 7 ай бұрын
Wiilkan heesihiisa wax u jecelahay wax boqorka wadista baryo kale kuwi dhama oo jogto dhinacaga ❤
@user-qi3ws7wn8o
@user-qi3ws7wn8o 6 ай бұрын
Saalaxsanaag is noth easy ❤❤❤❤❤❤
@najmaabdilahi-hn6qg
@najmaabdilahi-hn6qg 7 ай бұрын
Masha allh wlal salax alle caqliga iyo cimriga haku dhereyo wll
@user-kq8td7bh4j
@user-kq8td7bh4j 7 ай бұрын
❤❤salaax sanaag is not easy legend of the legend 🎉❤
@user-wz2tc6is9m
@user-wz2tc6is9m 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 oky huno salax sanag wan kuxiley❤❤❤
@ZakiALI-le9xx
@ZakiALI-le9xx 7 ай бұрын
Saalax wlhi waa inan qalpi fiican hore u soco zxp
@AbtigaAbtiga-fr5ss
@AbtigaAbtiga-fr5ss 7 ай бұрын
Saalax sanaaaag nin macquuul ah🎉
@ZamzamElmi-rb7bn
@ZamzamElmi-rb7bn 7 ай бұрын
Salax qof qalpi wngzn qabiil iyo waxaa kala raacsanyn wllhi keep going wll ❤😊
@user-gz2tu4tq5s
@user-gz2tu4tq5s 7 ай бұрын
Salah isnot easy❤
@ZakarieAli28
@ZakarieAli28 7 ай бұрын
@ mazha allah #wll Aan #JeceLaHey #saalaha_Abdirizak Noo soo Noqo bro❤
@user-iz4ii5fs3v
@user-iz4ii5fs3v 7 ай бұрын
Reer hargaysa marwalbo io meel walbo waykula jiran wena kutageran marnaba qabil inama kala geyo
@shukrijaamac9079
@shukrijaamac9079 6 ай бұрын
Wiilkan waa wiil aad iyo aadba u da yar lkn aqoon leh markastana qofku haduu leyhy aqoon wax kasta way u kala soocan yihiin sowmaha hada wiil wax kasta way u kala socan yihiin mar hada way ka muuqata saalax inuu yhy qof xeerkiyo Runta ka hadlikara ama nadaabka kala garan kara ilhy waxaan ka baryaya wax uu ifka u jeclayhay inuu siiyo wlhy salax waa wiil culus ilaa xad marka waxaan leyhy sharaf iyo kaaramo kuu raynayana aduun iyo aakhiraba aduunka ilhy nolol ta ugu wacan ku waar aakhirana janatul fardawsa hakugu macsuumo
@afrahafrah6819
@afrahafrah6819 7 ай бұрын
Masha Allah wiil cali fican kaason dagan ❤
@barwakorazhed1576
@barwakorazhed1576 7 ай бұрын
Taagerada Saalax kuman qasarin😂 fariid garasho badan weeye😊
@raxmacabdillah3000
@raxmacabdillah3000 7 ай бұрын
waanu kaa qaadney saalax qalbi wanaagow wll ki caloshu taagnayde nimcan hilaac wad k fiicantahy nin abaal leh baa tahy wll
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg Ай бұрын
Mash.allah❤❤🎉🎉
@aniizajaama7544
@aniizajaama7544 7 ай бұрын
Gobanimo soconys weye salax sanag❤
@fininstudio6356
@fininstudio6356 7 ай бұрын
Gobonimo diraac & saalah guulaysta waraysi xiiso badan
@user-tg4mj6kf9r
@user-tg4mj6kf9r 7 ай бұрын
Guuuuuullllll wall macan alha ika dayo dumashi ❤️ guuuuuullllll wall macan 💋
@user-kg2xq5sp7j
@user-kg2xq5sp7j 7 ай бұрын
Kaba tole kabtiisa la eegaa saalaxow aduu heesaha nabada soo qaad horta❤😊
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 7 ай бұрын
NIMCAAN HILAACII INA GUMEEDKA AHAA WUU DHAMAA WAA NIN YAR OO KALA GARANAYA ASXAABTIISI IYO QADIYADAHA LAYSKU HAYO SOO DHAWOW SXB
@nimcaan1537
@nimcaan1537 7 ай бұрын
Allahy rajooyinkeena hanoo rumeeyo❤❤❤
@saarasiciidsaadosiciid5397
@saarasiciidsaadosiciid5397 7 ай бұрын
Hargeisa cadeyi guuul guuul 🔴🔴🟢🟢⚪️⚪️💯💯💯💯♥️♥️♥️💋💋💋
@mutafeapdi856
@mutafeapdi856 7 ай бұрын
Kkkkk kulaha xarankan adaya waba fikirwacane wall maka adilahed lacagta kasamayso hesaha ilen hesuhu wadabiye wixi lacag kasogalana dhakoda sidan filayo kamaxashikartid ano kuniyad jabinayn ilen waxa uguwacane lagufikira wa tobadken tasna waxay tilmamaysa in adtobadkento kurajaynaya inyadhesho fokabixiya lacag xalala insha allh wlll🎉
@dalqabad6832
@dalqabad6832 7 ай бұрын
Saalax waa dadka maanka ka xorta ah Allah habarakeeyo
@DuniyoAbdi-iw5rb
@DuniyoAbdi-iw5rb 7 ай бұрын
Msha alah indr ❤
@NajaxXaaji-qm3cu
@NajaxXaaji-qm3cu 3 ай бұрын
Wallalo❤❤❤❤
@user-qz2zr1on4c
@user-qz2zr1on4c 7 ай бұрын
inta ila aragta in saalax ali zaki ka qalbi ficanyay
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 ай бұрын
🥺 boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂
@QeeqaDeeqaalimaxamed-cu3sj
@QeeqaDeeqaalimaxamed-cu3sj 7 ай бұрын
Axxx heesta uu soo celidayo wlhi waa ku qiirodaaa😭😭😭
@saadoaadan6400
@saadoaadan6400 7 ай бұрын
Inaderkay ❤
@neimaismail9334
@neimaismail9334 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
SAALAH SANAAG IYO KAFTANKA FANKA
16:20
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 275 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 23 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 42 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43
SAALAX SANAAG SOOMALI WAA GOB OFFICIAL VIDEO 2024
5:48
Saalah Sanaag
Рет қаралды 1,2 МЛН
SAALAX SANAAG IYO EGLAN SHOW BARNAAMIJ XIISO BADAN
43:26
Hawraar Music Production
Рет қаралды 530 М.
SALLAH SAANAAG & BARNAMIJKA MAXAAD QARINAYSA
14:05
Abdullahi kashka
Рет қаралды 201 М.
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 12 МЛН
Faniinta balwada leh iyo kuwa aan lahayn 😳…”  S2-E5 Ali Zaki
28:03
Tijaabi codkaaga |Saalah Sanaag Carpool Karaoke
9:44
Qays Qeyser
Рет қаралды 209 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН