Asc. Abaayo waan ku slmy. Abaayo u sheeg in ay salaatul ley tukadaan oo tisbiixsadaan Illaah baryaan Illaah ayaa garabkood noqonaayaa. Saliga nabiga badiya Insha Allaah waad ku barwaaqooweysaa Aduun Iyo Aaqiro. Hooya walba oo Islam ah dhiban Illaah ha u gargaaro aan u duceyno Insha Allah.
@sumeyasheikh2986 Жыл бұрын
Walashy aya manta ilmaheda lga qaatay igu so duceya in uu illahay qalbiga uqabojiya😢😢
@Rayaan277 Жыл бұрын
Kusali rasuulkeena scw ❤🕋☝🏼
@faizonuur5898 Жыл бұрын
Wlhi wax laga naxo ilahay ugargaro hoyadas qalbiga allaha uqabojiyo wixi carurteda udiday allaha so hanuniyo 😢😢
@AnfacosmaanQurux143 Жыл бұрын
Aad bee ii xanuu jisay qisadan lkn ani wey igu soo socotaa 😢
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@barwaqoyusuf2320 Жыл бұрын
Wcs ayaan qaaali ani qisooyinka ka jeclahay gabdhaheena inta dhibaataysan allaha dhibka ka saaro inta faraxsana allaha uziyaadiyo
@ikrancdy8765 Жыл бұрын
Angba gabar sxpo ehen ilmha laga qatay indha xumo ayey ka so aday kenya mar danbo ayey ilmha siyay ilaa hada waxu ugu godiya hada gursto ilmahyga waa i siney ugu godiya wlh raga qar we xun yihin
@sacdiyiabdulahi833 Жыл бұрын
Waa sababtan unasan wayey inaan ilmaheyga leygu gumeysan waxan maraya inaan anigon awodin noloshada kafin karin haben iyo malin ayan shaqeya wuna shaqeysata allxm alle ayan baryaa I Usan igu ceben
@kamalali79 Жыл бұрын
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@user-bc8yn1fz8d Жыл бұрын
Allaa xanuun badanaa Haday ogaan lahaayeen Xanuunka ay marayso hooyo
@Zahrakiin-so5pp Жыл бұрын
Wcs wr wp mashallah illahey garab ha u noqdo waa hanuun 😢😢😢
@Dooseyy3 Жыл бұрын
Alla gabadhaas Quruxleyda ah Iyo ilmahas biyaha dahabka u eg nacaskii Kala geeyey ilahay hakaso bixiyo danbiguu Ka galay😢😢
@bamiiman8891 Жыл бұрын
Anigu waxaan qabba inay cagahewda ku istaagto gabadhaas oo waliba isaga oo caruurta ka haysta waliba daryeel iyo lacag ugu darto si ay caruurtewda u jeclaadan isna uu ugu bahdo nin kalena ha guursato rabba caruurteeda iyo iyadaba oo ku taageeraaya kuna garaab taagan❤❤❤❤❤
yaa daristihiin abyo waa Gabadhee magabdha ilamaha arktidoda lodiiday mise
@najmoxaaji9143 Жыл бұрын
Runtii aad ayey u xanuun badan tahay dhayal dhayalna ma ahan inta dhibaatdaan ku jirtana waxaan alle uga baryayaa in uu alle ka dul qaado murugada oo Allah ha u soo celiyo caruurtoodaa 😢😢😢
@luqmaan753 Жыл бұрын
Maanta waad naga,soo daahday ayaaaneey 🎉
@MunaDiiriye-tt2wn Жыл бұрын
Ayaan ey wan kasobaxay way igudhacaday mudo 6biloda alxmdulilh ilahay barya
@Mucaad79813 Жыл бұрын
Ayaaneey saa soo kale wiil abtigey dhalay oo laigu daray waxaa la idhihi jiray ilmaha hadeey utagto waa dameer baqtiyay oo hala dilo😢
@raxmocaday3049 Жыл бұрын
Ayaaney hada ka hor wan soo maray lkn hada Allxh wn ka soo xaday farxad ayan ku jiraa ani wiilkeygii Alllaah ha noo siyadiyo AAmiin yaa Rabi faarah faiido ma leh sorry abaayo wan la dareemikaraa xanunka 😢😢
@bamiiman8891 Жыл бұрын
Wax kale hada waydo booyaaso u noqo❤❤❤ caruurtada
@zeyzey2533 Жыл бұрын
Ayaney abayo ma aniga kudalay❤
@MunoXuseen Жыл бұрын
Wcs abyo ayanah❤❤❤l
@KadijaAbdirahman-y9h Жыл бұрын
Ayaney.qalbigi.wagobana😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@kamalali79 Жыл бұрын
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@malyuunmaanka586 Жыл бұрын
Aynay wlhi waxa notahay dhirigaliso ka amus hduu kaa amuso wlhi wax bdn baa ka fahmay allah ku xfdo xbbtii
Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah sorry 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💝💝💝
@ShukriShukriyuusuf Жыл бұрын
Ayaane aniyga magaceyga duq miya shukri so qaado nh😢😅😊
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Fireeshka naga gaarsii ayaaney
@SheekooyinkaAf-Somali1238 Жыл бұрын
Marka faraxyada dhamaan miyaa siman yihiin Gabdho nag wareejiya 😂😊
@falishassan528 Жыл бұрын
Masha Allah
@roodacrixmanmaxamuud6924 Жыл бұрын
Mindhaa labo is dhashaan kla fogeyn .Dumarna dumar baa lgu jebshaa hdy ayeyda oranlhyd waryaa sii gabdha ilmheda rabta.hdy naagta la guursady tiraahdo.sii waryaa gabdha ilmheda.hdey edadu traahdo wxba ma xumaden meelu geyaba ma helen .kuwa tuura banba ka yaby
@Najminaa Жыл бұрын
13:00 Ala😭canuga yar hadalkisa caloosha i xanujiye🙄
@amalismail7772 Жыл бұрын
Waa nin gumeed mar haduu caruurti ka qaatay hooyada masakinta ah😢
@naruronalka4338 Жыл бұрын
Ayaneey apyo musasal ticanaa nosoo gali apyo
@ilwaadinaacaroone6755 Жыл бұрын
Horta nagaha maxe cadow isku yihin waba yabe aniga teda kale ilmahaga hadena silac ku jirin oo abahod u fcn oo nolol fcn ku jiran abaayo qalbiga dajiso hade koran wey ku soo radsa hayan birito teda kale hada oydo oo vido soo dhigto waxba ma is badalayan qalbiga feero sariirta ku oy hada donto e inta is nashasahato magalada hore u gal inuu kula soo radso biri laga yaba he abayo hade ka saqiren wadka sabri lahed e hadane niyada dajiso kalabka inaa is baraten xita ka daled qalbigaag
@maryamamohamed6104 Жыл бұрын
Ayaaney abyo horta waxa is weydiya naagaha ilmaha islamed gadaal marsado ayaga ilmo ma dhalayano hadhowti maka baqayaan mia ine ku dhacdo tan walashod e ku sameyen
@umusafabeuty8358 Жыл бұрын
Abayo ayaan gabar aya jirto 3ilmo laga qaatay waxana loga qaatay iney hooyada eheed gabdhaha aroosyada saqdhexe ka imaada wax barashada aan kula dadaalin naago nmbadan sx la ah hooyo aan ilmaheeda waqti u heyn aye noqotay wana run arinkan ninka nin xun ma aha lkn ilmahaas inee dayacmaan ayuu ka baqay gabr ayu guursaday ilmihi gabadhaas aya lo dhiibay mana ku qanacsano ine heeyso kaaga daran waxaa iga ilmeysiiye iney gabadh ku jirto ayna qaan gaartay qof asturtana eysan helin xeydka sida lesaga daahiriyo loo nadiifsado aysan wax ka aqoon 😢😢😢. hoyadaas maxa talo ah oo siin leheedeen?
@BishaaroMaxamed-if1mx Жыл бұрын
Aniga aan daris nahay wallhi wey dhibanthy
@AzmaCabdi-qi8ku Жыл бұрын
Ayaney aniga ninkaygu laba carura bu hortay dhalay gabadhina wy kala tageen dena wu ku biila bari dhaxy is khilafen waka yidhi carurtyda isii ayana wy diday markasu asi hooyo malaha kulaha adan ku kenaya ana waxan dhahy ayadon hoyadod ka rali ahy car iso ag mari cirka gayso inte gaynaya dee wa udayey wanu ku biliya wlhi hoyo kasta ana iska soo qada anba wax ma dheriye wa lay furi karaye mara naga qarkod aqliga ku yar wllo
@roodacrixmanmaxamuud6924 Жыл бұрын
Illaahy ilmhaga hku xafido hooyo qalbi wnagsn bd thy hdy naagaha lgu tashanyo ay adi cmal ahaan lhyd way ficnan lhyd sistry
@xuriyoali7628 Жыл бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW SCW
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Жыл бұрын
Wllhi ayaney edaday Bay haysataa 3 baa laga qaatay
@maryanmohamed7762 Жыл бұрын
Ayaan ❤
@nimcoccasiis7534 Жыл бұрын
Wlhi anon hooyo naqon a ilmeyay 😢ax
@xamdicalixamdiqueen4036 Жыл бұрын
Wllhi anba waan is celin wyay
@aishajama5525 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@asiadaud738 Жыл бұрын
😢😢😢
@shukricabdullahi Жыл бұрын
gabar you tubarad ah ayaa hada saaas walaasheey sanado kahor ku dhigtey oo ilmaheeda iyo ninkaba isku qaaadatey illaa waqtigaan oo wiilka ugu 15jir yahay hooyadood naagtaas uma ogolo ineey lahadlaaan bal gaalada jarmalka waxaa loogu diiwan galiyay in hooyadood dhimatey xittaa ilmaha qaar magacyadii hooyadood u bixi say ayeey ka badashay oo magacyo ayada rabto ayeey u bixisay welle aakhiro maxaa xisaab taalaa xittaa naagaha damiirka dumarnimo ma fiiriyaaan😢😢 mss 11 mar un ilmahaaas hooyadood wey soo raadsanoon adne ciqaabtaada ayaa mari doontaa
@XawoCismanisxaq Жыл бұрын
😭😭😭😭😭💔💔💔💔 yarabi yarabi 😪😪😪🤲🤲🤲
@lugayar9163 Жыл бұрын
Xamdi qusoqaado qisada soosocoto
@nuurtojimcale3142 Жыл бұрын
Wcs abayo
@SabariinAhmed-rj8tc Жыл бұрын
Xanta sabdi wan ku heesta 😂
@aaminasaleeban6943 Жыл бұрын
❤❤😊
@nuurtojimcale3142 Жыл бұрын
Wcs
@Xalimo421 Жыл бұрын
Cunug hooyadiis feero weyn tahay oo hooyo ah xoog loga soo qaadey maxa intaaso culeysa ku saarey,Meeqa dhibaato ad geysaneysa kow caruur hooyadod u ooyayo labo hooyo beerkeda ooyayo nin beri ka tagayo caruurtisa culeyskooda maxa ku saarey.Hooyo ooyeyso maxad ku fashey habaar qabtooy.