SAAXIIBKEY AYA TARAAG IIBSADAY

  Рет қаралды 34,430

SOMAALI TRUCKER SHOW

SOMAALI TRUCKER SHOW

6 ай бұрын

sida taraaga loo iibsado iyo waxyaabaha layska ilaliyo

Пікірлер: 121
@jamalAbdulAllah-cy5zp
@jamalAbdulAllah-cy5zp 6 ай бұрын
Mashallah, brother, may Allah bless your truck from a brother who is in the trucking business. The secret to success is sadaqah wishing you a safe journey inshallah
@jamalabdul825
@jamalabdul825 5 ай бұрын
Absolutely the secret is sadaqah Masha Allah
@abdywavy8936
@abdywavy8936 4 ай бұрын
Wll I wanna get into trucking business can I talk to you about it ??
@user-qk5hd9su6d
@user-qk5hd9su6d 5 ай бұрын
Inta Jamhuriyada Barakaysan ka soo jeeda Wiilkaas u duceeya in illahay u barakeeyo Truck Kaas insha Allah❤
@Safwaan_xirsi44
@Safwaan_xirsi44 4 ай бұрын
M.a
@Fridayhunter.
@Fridayhunter. 6 ай бұрын
Mashlah dhiirigalin ayuu marwalbo Chanel ka noo yahay hada more the 3 years wa ku xirnahay. Sacad Allaha ku barakeryo truckaas aad soo qadatay. Dhalin yaro hala dadaalo
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 6 ай бұрын
Asc keep going hooyo IIllaahay kuu barakeeyo guul iyo gobanimo
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 6 ай бұрын
Mashaa allah rabbi ha u barakeeyo oo arsaaq xalal ah ha siiyo.
@kadra825
@kadra825 6 ай бұрын
MASHA ALLAH HORUMAR WACAN HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO BROTHERS AALLEH HAA IIDIIN SIIYO WAXA WAGSAN OOD KUFARAX DAN IINSHA AALLAH GUULAYSTA WLL QALI THANKS BROTHERS 🎉❤🎉❤
@Maandhoore
@Maandhoore 6 ай бұрын
Hambalyo ayaan leeyahay Sacad waxaan u rajaynayaa truck kaas kii uu ku nagaaday alle ha uga dhigo. Somali truck show legend ayaa tahay horey u soco
@QaysMovies
@QaysMovies 6 ай бұрын
Maashallaah Hambalyo walaal sacad iyo walaalka somali truck show iska leh waxan ahay Truckle ku nool Sweden runtii truck-layaasha somalida ah meel walbo ay joogaan aduunka waxan leeyay illaahay haydiinku Nabad yeeelo waa shaqo adag runtiii
@Chapo180dt
@Chapo180dt 6 ай бұрын
Channel wa the best channel
@kadiyeshire9478
@kadiyeshire9478 5 ай бұрын
Awesome great job boss we appreciate that 👍👍👍👍
@Maame65
@Maame65 6 ай бұрын
From Gabiley mr sacad truck barakaysan in shaa Allah have a good luck
@mohamedcase9938
@mohamedcase9938 6 ай бұрын
Shodhahaygi Sacad yare Ciyaalki Borama Hamplayo ninka ku cawiyayna wa salamaya somali truck show✋🤚
@abdijabarabdillahi3223
@abdijabarabdillahi3223 5 ай бұрын
Reer Sheekh Ali miya
@mohamedcase9938
@mohamedcase9938 5 ай бұрын
Maya Shacabka
@ZeroToHero2023
@ZeroToHero2023 5 ай бұрын
Ma shaa Allah… illahi ha Ku barakeeyo, anyone who might need dispatch services in loo qabto ha isoo jawabaano.
@rwhz4858
@rwhz4858 5 ай бұрын
Masha Allah sxbky sacad abdi Aden nageeye Alle Ha kuu barakeeyo Guulayso da,daalkaga halkaa ka sii wad ugaas inshallah
@Lion_de_lion
@Lion_de_lion 6 ай бұрын
Keep it up guys i wish you all the best 🙏🏼
@nouralihassan2482
@nouralihassan2482 6 ай бұрын
masha aallaah masha alllaah allaah kuu sakhiro adina dadaal
@MoHmeT80
@MoHmeT80 6 ай бұрын
Masha Allah, Allah kubarakeeyo
@abdikariinhassan8621
@abdikariinhassan8621 6 ай бұрын
Adigah iyo ninkas reer hargeisa wan idin salamaya from hargeisa
@Sal-lb1sf
@Sal-lb1sf 6 ай бұрын
Congratulations brother inshallah wad kakeenesa lacagtas iyo Inka badan Allah kubarayo inshallah one June Ayan so gara 20 to 28k
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 2 ай бұрын
Yarkaa siciid ee fariidka ah ee meeshaa uu tegey ku xisaabtamaya in uu ka shaqaysto halkii uu ku dhashee xuduntiisu taalay iyo dalkiisii uu ku soo barbaarayna xasuusan markaan daawaday baan soo xasuustay nimcaan hilaac oo intuu dalkiisii uu ku so caan baxay ee uu wax ku noqday inta uu ku kufriyey buu halkaasi tegey oo uu ka soo leeyahay xabiibi waan ku jecelahayee laxooxda ii soo badi qadada hay ga ilaawin iyo naac tolow kolka uu ragan arko ina ma dam qanayaa hada waxaabuu bilaabay in uu umasdii isku diro meel ku wada noolayd siciid iyo saaxiibkii waan idin salamay meel kalaay ila qabatee
@FunnyFood-jq2tx
@FunnyFood-jq2tx 4 ай бұрын
Alla ha ku barakeeyo taraakaaga
@mustafefarah1450
@mustafefarah1450 5 ай бұрын
Maansha Allah tabaarakal laah Alle ha idin xifdiyo
@maxamedcalimuuse1127
@maxamedcalimuuse1127 5 ай бұрын
Maasha alaah ale ha kuu barakeeyo
@Worldhistory864
@Worldhistory864 5 ай бұрын
My brother sa,ad abdi aadan nageeye go forward it's time to making money
@djamatube8407
@djamatube8407 6 ай бұрын
Sacad abdi aadan nageeye zhp qadiimi alle hakula garabgalo hawshad gashay
@updifatahhariir887
@updifatahhariir887 5 ай бұрын
Keep going bro 🎉god willing 🌙
@mumadabdi2107
@mumadabdi2107 6 ай бұрын
Masha,alag wll keep going 😮❤ tedikle truck gaga gorme somalia 🇸🇴 😮kenee
@a.laahiyemohamed4515
@a.laahiyemohamed4515 6 ай бұрын
Alaha kuu barakeeyo bro
@arafaadabdulrahman6422
@arafaadabdulrahman6422 6 ай бұрын
mcha allah zhp horey usoco sacad abdi aadan
@husseinmohamed6119
@husseinmohamed6119 5 ай бұрын
Congrats 🎉 masha Allah brother
@abdirahmanali648
@abdirahmanali648 5 ай бұрын
Msha Allha zxp sacad hanbalyo ayan ku leyahy 🎉🎉
@Safwaan_xirsi44
@Safwaan_xirsi44 4 ай бұрын
InshallAha ilahay ha kuu barakeeyo
@bashiressa2999
@bashiressa2999 5 ай бұрын
Mashaa Allah sxb waa Arin wanaagasa
@farxaancabdi1632
@farxaancabdi1632 6 ай бұрын
Mashallh bro
@hirsijamac9781
@hirsijamac9781 22 күн бұрын
Guuleyso Insha Allah
@itsimaan248
@itsimaan248 5 ай бұрын
Mashallha 🎉🎉🎉
@abobasement346
@abobasement346 5 ай бұрын
Good job 👍🏾
@Cabdinasir178
@Cabdinasir178 2 ай бұрын
Ilahow America 🇺🇸 igey ana shaqeysanaye 😢😫🤲🏾
@dhulgariir
@dhulgariir 5 ай бұрын
Maashaa alllaah ale ha kugu anfaco Sacad waa nin kalsooni buuxda ku qaba sxb kii
@mohamedaamin930
@mohamedaamin930 6 ай бұрын
Masha allah truck yadu gear iyo automatic wey leeyihin hda igu so mid bila gear ah 🎉
@yourshighlights5475
@yourshighlights5475 6 ай бұрын
Welcome zxp waan kuu xiiisneeee
@Fridayhunter.
@Fridayhunter. 6 ай бұрын
Mashlah truck dhulka ayu yalaaa garigaas 23k$ hadi lagu helay. Prius 2017 ayu la qiima noqday
@badr3628
@badr3628 6 ай бұрын
may Allah make it easy for you
@kaartoos6551
@kaartoos6551 6 ай бұрын
All the best pro
@ABDIAZIIZAli-pv9vj
@ABDIAZIIZAli-pv9vj 2 ай бұрын
Good job❤❤❤
@mursalabdi4546
@mursalabdi4546 5 ай бұрын
Mansha Allaah
@Sca311
@Sca311 5 ай бұрын
Masha'allah
@kadra825
@kadra825 6 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ألف ألف ألف ألف مبروووك ماشاء تبارك الرحمن الله يحفظكم جميكم امين امين امين امين يارب العالمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💕💕💕💕🎉❤🎉❤🎉❤
@dahirmohamed9235
@dahirmohamed9235 5 ай бұрын
Masha allah
@AliHussein-vf6ru
@AliHussein-vf6ru 6 ай бұрын
Waa shaqo aad u adag, soo dhawoow dheh.
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 5 ай бұрын
Ilhow mar uun iga America 🇺🇸 🥲😭
@user-pr1wf8dx2b
@user-pr1wf8dx2b 6 ай бұрын
bro zxpka youtupe maleyahayna👏
@somaalitruckershow3306
@somaalitruckershow3306 5 ай бұрын
Maya
@real__joke
@real__joke 5 ай бұрын
Asc wll waxan joga xamar truka allah haku barakeyo ana ducada iso dirplz
@user-gj7jk9sg9t
@user-gj7jk9sg9t 5 ай бұрын
Ugas wan ku salaamay Sxb waxaan ahay nin taageerahaaga ah aad ayaad u mahadsanthy sida wlal aad u caawisay hadii macquul thy lamabrkaada sidee ku heli karaa
@user-jn6dh3oi2g
@user-jn6dh3oi2g 6 ай бұрын
NeXT video
@user-qm4xh4sy4t
@user-qm4xh4sy4t 5 ай бұрын
Mashllh hambaly 🎉
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 5 ай бұрын
23 kun oo truck lagu helayo waa free weeye + 2k oo lagu hagaajiyay 25kun. .Aan imaado America.
@abdiabdi1926
@abdiabdi1926 6 ай бұрын
Manshahh
@kadra825
@kadra825 6 ай бұрын
اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر يارب يارب يارب يارب يارب يارب العالمين يارب العالمين
@Diri-ml7lk
@Diri-ml7lk 3 ай бұрын
Sxbky sacad from Borama❤
@dhulgariir
@dhulgariir 5 ай бұрын
Sxb suaal ayaan ku waydiinayaa Waa maxay faraqa u dhexeeya marka aad xaas leedahay ee aad ka shaqaynaysid magaalada dhexdeeda iyo marka aad dibadaha u shaqo tagaysid Lacagtu ma isku midbaa mise way kala badan tahay ???? Thank you
@zouberabdoulkaderzouber6866
@zouberabdoulkaderzouber6866 5 ай бұрын
مساءالله مساءالله مساءالله مبروك مبروك
@Kamavich_47
@Kamavich_47 Ай бұрын
It's my dream ina America imado oon truckle noqdo 😢
@engnajmudiinabdirahman8347
@engnajmudiinabdirahman8347 6 ай бұрын
Nimanyahow truck dispatcher yaa ubahn truclayalow
@mohamedshiekh6510
@mohamedshiekh6510 6 ай бұрын
Sanadkee waaye meqo milage neh saraan
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 5 ай бұрын
Saxibow waxaa kaa Faaiday track yada xiligii la iibsan lahaa waaye tubey taano hadey tahay saxibow anigana sedex😂track Maa ii qabatid aan iibsadee nin Daacada Tahaye talooyinka aad siineysid Somalida wa ku mahadsan tahay Allaha ku barakeeyo kula so xiriira
@mohamedshiekh6510
@mohamedshiekh6510 6 ай бұрын
Bro please meshas addresskeda iyo machnic kufiriyee igu cawiyee I really need to buy please brother
@Football-fans327
@Football-fans327 5 ай бұрын
Sxboow qeebta labaad saan u sugeeynay waan daalnay
@user-qn5if1lb3e
@user-qn5if1lb3e 6 ай бұрын
Ayaanta maxaa kuugu dhacay
@user-wm5eq4fv8s
@user-wm5eq4fv8s 6 ай бұрын
Speed limitka guud ee mareykanka imisa weeye?
@Abdichanel484
@Abdichanel484 6 ай бұрын
Sxb inte Wayne dealer kaas inan iibsado ban rabaa truck
@JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw
@JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw 6 ай бұрын
Wcs
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG 6 ай бұрын
2017. Dd13 😢😢30 k is very expensive this time good lucky
@mohamedabdikarim8126
@mohamedabdikarim8126 5 ай бұрын
Isosheg
@YoundIjust
@YoundIjust 6 ай бұрын
Sxb waa ku salaame nio wax yar kaa codsanaa waxaa vlog nooga sameesa sida aa mareykanka ku imaade video taxane see kugu qadate waa oghy qaab fudud kuma adam imaanee
@somaalitruckershow3306
@somaalitruckershow3306 5 ай бұрын
Brother qaxootiga uganda 🇺🇬 aya nagalasoo qaadaymarka tahriib soo ma marin ee way fududeeed
@MaxamedBishaar-dx8dy
@MaxamedBishaar-dx8dy 3 ай бұрын
Asc
@Maskaxkoriye
@Maskaxkoriye 5 ай бұрын
Zhp ma fuqaas hore kalia 30 lasiyaa mise tarelaha alaabta qadaya waa la socdaa mise waa Lakeland gadaa
@abdiazizdiriyeshidoow5858
@abdiazizdiriyeshidoow5858 5 ай бұрын
fuqaas kaliyaa la gadaa trailer ka goooni loo gataaa
@user-do8rc5zn6e
@user-do8rc5zn6e 6 ай бұрын
Sxb wanku xisay dalxiskii anuu
@ducaysane1133
@ducaysane1133 6 ай бұрын
Ustaad qiimaha gaariga noo sheeg? Meeqa aad ku gadateen?
@somaalitruckershow3306
@somaalitruckershow3306 6 ай бұрын
23$ kun
@ducaysane1133
@ducaysane1133 6 ай бұрын
@@somaalitruckershow3306 abay abaay sxb qiimo jaban waaye! Lkn waybtii kale uu iibsanaa oo ku rakibaa taas lee iyana lacag u baahan
@sirajhajififty
@sirajhajififty 5 ай бұрын
Sxb qolofka gadaal looga dhejiyo mala socdaa mise gadaal ka gadani, waase intee hadaa ka gadanaysid??
@mohamedsaxnuni3435
@mohamedsaxnuni3435 6 ай бұрын
Zxp isbuci xital hal vedio noso gali 2 months laguma arage
@hamzeabdibarkhad5304
@hamzeabdibarkhad5304 5 ай бұрын
Sacad Abdi
@user-cq6gj7qe3m
@user-cq6gj7qe3m 6 ай бұрын
Niyow maka yara hadli kartaa nimankaa diesel mechanics kaaa dadkay ubadan yihiin latinese miyaa,aqoon tooda,meeshay wax kabartaan iskuul miyey aadaan mase sikle sidoo kle lacagta ay sameeyeen iskuday szb inaad ka hadasho bal noo yara faa'idee
@mohamedabdikarim8126
@mohamedabdikarim8126 5 ай бұрын
Sxb xage kuyala
@ahmedahmed-ex1ju
@ahmedahmed-ex1ju 6 ай бұрын
Asc bro I need a box truck May haysan I’m from Minneapolis Minnesota marka Ciwaan kooda Masoo nala soo wadaad adigoo raali ah
@cuntochannel9154
@cuntochannel9154 6 ай бұрын
BTOH ANIGOO DALKALE JOOGO MA IIBSAN KARAA?
@imaanindhacadegurayare3332
@imaanindhacadegurayare3332 6 ай бұрын
Hamplayada so dira anaguba wa idinla jekimane 😂
@Gstarxpress
@Gstarxpress 6 ай бұрын
Bro waa iga talo DD13 gaari maaha waa cilad socota.. DD15 ka raadiya
@QuraanOffice
@QuraanOffice 6 ай бұрын
Zhp tareeg miyyaa ka shqaysa😮
@shaamredbill4112
@shaamredbill4112 6 ай бұрын
Qowdhan Hadii Somali caawineyso xitaa dream waxuu ku jiraa jamhuuriyada barakeysan😂
@QaysMovies
@QaysMovies 6 ай бұрын
🤣🤣🤣 Garacow waa isla inagii jamhuuriyada barakaysan iyo Somaliyada barakaysanba walaaltinimada ina wada deeqda iyo in laysku soo dhawaado wan ku salamaya Qadaadkow
@bulsho2796
@bulsho2796 6 ай бұрын
Qof Xanuusanaya waa qof xanuusanaya Adigu maxaad wax kale uga baadhaysaa ragaa wada socda isku faraxsan caawaan fooqal; cawaan.
@kadra825
@kadra825 6 ай бұрын
الله يشفيك شفاء يارب العالمين
@Yukeyvlogs
@Yukeyvlogs 5 ай бұрын
We he said jamahuriyada barakaysan🤣🤣
@darishore814
@darishore814 6 ай бұрын
Sxb keey ayaa truck iibsaday hadal miyaa 🤔🤔
@Osmaney8
@Osmaney8 5 ай бұрын
Maya waa English 😂😂😂stupid dheh
@abdirahmanbihi1112
@abdirahmanbihi1112 6 ай бұрын
sacad ma hadu truk driver bilaabaya
@JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw
@JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw 6 ай бұрын
Sxb mid kirishboy ii ahaan Somaliya Oo hada America hada jooga Oo talafamka iga qaban waayay Isoo raadi wa la is inkiraa miya 😂😂😂😂😂😂😂
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 6 ай бұрын
😅😅😅😅
@hodanmaxamud6978
@hodanmaxamud6978 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@Chapo180dt
@Chapo180dt 3 ай бұрын
Post video pro
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 5 ай бұрын
Beydhabo Janaaya kasoo jeednaa Barasho Wanaagsan wan kusoo Duceeynena sxb
@D4LM4R
@D4LM4R 5 ай бұрын
Early automatic Century cilado badan lagu sheegay be careful
@momindekk1
@momindekk1 6 ай бұрын
waa shaqo xamaal adag , somalida maskaxda ka shaqaysiiya not muruqa
@sirajhajififty
@sirajhajififty 5 ай бұрын
Lacagta laga sameeyo lagama sameeyo xafiis libaax, mida kale mudo ayey wadayaan kadibna ganacsiga sii balaarin waa loo shaqayn, money is money dude
@smeshcel3025
@smeshcel3025 5 ай бұрын
Mada dadka biilay marka?😂😂😂hadal raqiis bd wata
@mahdihirsi8657
@mahdihirsi8657 5 ай бұрын
I have truck for Sale VOLVO D13 2012 have rebuild engine 2014 on it in good Condition park it in Dallas Tx
@Barkhad181
@Barkhad181 6 ай бұрын
Dumar wada wan arkay bahalku halistisana wuu wata
@NewDayMedia.
@NewDayMedia. 5 ай бұрын
old shit
Class A CDL Maneuvers
10:54
SafeRide Driving Academy
Рет қаралды 203 М.
Homemade Professional Spy Trick To Unlock A Phone 🔍
00:55
Crafty Champions
Рет қаралды 55 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Final muy inesperado 🥹
00:48
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 18 МЛН
WARAYSI TARAAGLE HUSSEIN
22:06
SOMAALI TRUCKER SHOW
Рет қаралды 10 М.
WAREYSI : TRUCK-LE SOMALIYED OO KA WARAMAY WADIDA GAADIIDKA WAWEYN.
18:15
ENGINE KA AYA KAXUMADAY TARAAGAYGA
26:44
SOMAALI TRUCKER SHOW
Рет қаралды 1,5 М.
Darawalada Baabuurta Xamuulka ee Maraykanka waa sidee xaaladooda?
24:40
Homemade Professional Spy Trick To Unlock A Phone 🔍
00:55
Crafty Champions
Рет қаралды 55 МЛН