WAREYSI : TRUCK-LE SOMALIYED OO KA WARAMAY WADIDA GAADIIDKA WAWEYN.

  Рет қаралды 13,089

Maali Media

Maali Media

Күн бұрын

Fadlan kuso biir TikTok Account ka cusub: / realmaali
WAA WAREYSI DHEER OO AAN LA YEELANAY TRUCK-LE SOOMAALIYEED OO KA SHAQEEYA WAGAARIGA WAAWEEYN EE KA DHEX SHAQEEYA DALKA CANADA.
FADLAN DHAMEYSO WAREYSIGA SI AAD UGA BOGATAAN
Linkyada muhiim ka ah:
TikTok Account halkan kagasoo biir: bit.ly/3GNpStg
Telegram Page ka Halkan kagasoo biir: t.me/+6g0wBJwT...
Daawada Timaha Bixisa: amzn.to/3ZGnXQ2
Follow me on social media pages
My instagram: / maali_abdalla1
My Facebook: / maaliabdallaofficial
Tiktok: www.tiktok.com...
Linkedin: / maali-abdalla-3bb356113
Personal Email: maaliabdalla2000@gmail.com

Пікірлер: 61
@zuhayb9
@zuhayb9 Жыл бұрын
Rag rag Dhalay Alaylehee libaax Baa tahay Maali tv AdIgana ad Baan kuugu mahadnaqayaaya dadaalkaad noohayso Guulayso Janogale insha allah
@hamdiahmedmohamudguled2428
@hamdiahmedmohamudguled2428 Жыл бұрын
Aad wyn waa wiil caqli badn Masha Allah hore usoco hormar wcn❤
@cuukeyareofficial4571
@cuukeyareofficial4571 Жыл бұрын
Dad badan ayaa leh meeqoow ku shaqeyaa adeer ninka ragaa taas lama weydiiyo lkn tusaale ayow idin siiyay wax fahma bishii 20k ama 25k video ga wax kala dhex baxa ama iska dawada🙋
@nawalppeppe9782
@nawalppeppe9782 Жыл бұрын
Hhhhh waxas jac lee miaa😅😅🤣😂
@cuukeyareofficial4571
@cuukeyareofficial4571 Жыл бұрын
@@nawalppeppe9782 mya lkn waa xaqiiqda marwo
@nawalppeppe9782
@nawalppeppe9782 Жыл бұрын
@@cuukeyareofficial4571 sax waye wll somalida wa warjecelnahy
@falastiinaxmed8376
@falastiinaxmed8376 Жыл бұрын
Hhh
@nawalppeppe9782
@nawalppeppe9782 Жыл бұрын
@@falastiinaxmed8376 adi meqa kushaqesa xpipti 😆😅🤣😂
@nasiryaregardaad1185
@nasiryaregardaad1185 Жыл бұрын
Maali Tv aad baad umahadsantahay wall. waxaan kaacodsanayaa. barnaamijyadaan ookale inaa soobadisid. thanks
@nasrayaasiin6846
@nasrayaasiin6846 Жыл бұрын
Maali waxa barnamij Ka so samaysa Toronto iyo Edmonton dumarka tan u fcn oo ay lacag Ka samayn karaan
@surad685
@surad685 Жыл бұрын
Wlhi sxb nin madaxa baad sooqabatay. Thanks sxb
@saidbashir7647
@saidbashir7647 Жыл бұрын
Sheekhunaa Horay usocaa ku Leenahay
@AhmadMohamad-d2u
@AhmadMohamad-d2u 2 ай бұрын
Kkkk waa beesaani waa reer nugaaleed ama reer mudug ninkaasi.
@AMIsmail22
@AMIsmail22 Жыл бұрын
Masha Allah inadeer qofka heysta British driving license ma loo qiineynayaa hadiise uu class one ka license ma ku shaqeynsan karaa mise waxaa loo baahan yahey inuu kan Canada qaato please iiga soo jawaabo
@jimcaalefarax2506
@jimcaalefarax2506 10 ай бұрын
Ninkaan youtube ka raadi asaa sifican kuugu sharaxaye chokor millionaire
@nayefsuleiman7119
@nayefsuleiman7119 Жыл бұрын
Legend walai
@husseinhaji7993
@husseinhaji7993 2 күн бұрын
Sualaaha ugu muhiimsan waa weydisay
@thedopechannel253
@thedopechannel253 Жыл бұрын
Ninkaan Lajinwaaye Qalbi fiican Wareeysiyo kale noobalami Waa iga qosliye
@MaaliTV
@MaaliTV Жыл бұрын
Waan soo qaban Marar badan ee wixi ad jeclan laheyden in an kala sheekeysano isoo sheega sxbayaal
@1xbethacker997
@1xbethacker997 Жыл бұрын
@@MaaliTV bishi meqa wha laha sameyn karaaa waydi
@QaysMovies
@QaysMovies 10 ай бұрын
Salaamuc alaykum walal waxan ku noolahay scandinavianka wadan ka mid ah waxan ka shaqeeya Truck-yada ama baabuubrta xamuulka qaada sideen ku iman kara canada ama shaqo uga dalban kara, sharcigayga yurub ma u badalan karaa ka canada. Mahadasanid
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 11 ай бұрын
Sxb sideeh ku heli karaa line gabar Canada joogta $$$. Please
@hubaalyare4270
@hubaalyare4270 Жыл бұрын
Bro maaali i caawi wxn rabaa in group 5 ku i maado dadna meesha igama soo horeeyan sideen ku helaa g5 qof ii xareeya wxn haystaaa 25k$. Mahadsanid
@abdikamalsilver9350
@abdikamalsilver9350 Жыл бұрын
Xageed joogta zhp ma Somalia Mise Uganda zhpow
@cuukeyareofficial4571
@cuukeyareofficial4571 Жыл бұрын
Sxb Uganda 🇺🇬 imaad wxaa ku helee 16k
@1xbethacker997
@1xbethacker997 Жыл бұрын
Legenow kampala ayaa laga helaaa
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 Жыл бұрын
Hahahaha Adeerow 25k miyad ku shaqaystid hhh somalidu waa dad aaminsan uun in qurbo wax laga samayn karayo 0
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib Жыл бұрын
Dadka Ethiopia jooga Gaar ahaan Addis Ababa ku sugaya Application kooda, intey joogtan haka faideystan in ay driving license Qaatan iyago UU maraya wadada saxsan, it’s simple Waa in aan school is register gareysa kadib Aad examka gasha, Qofku marku license helo Haka soo cadeeyo wasarada arimaha dibada Warqad License record haka soo qaato, Warqad cadeyn ah Iyo license marku qofku Isku wato Canada 🇨🇦 wuu ka badalan kara Waliba si dhib yar !
@caashocuud6476
@caashocuud6476 Жыл бұрын
Whi abowe anaa adisababa jooga jamacad waan dhameeyay qaybta cafimaadka license inaan bartaan rabaa dhawaan baalagayabaa inaan qaato visaha Canada marka shahadada iyo license ka balay badalayaa wll markaan imaado kanada oon Ethiopia masoo qaato wll
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib Жыл бұрын
@@caashocuud6476 haaa wll waa lagu badali canada markad tagto, intan addis jogto lincense qaado, inshallah visa wuu ku imandoona
@falastiinaxmed8376
@falastiinaxmed8376 Жыл бұрын
Hhhhhh yaa iimaanaa
@falastiinaxmed8376
@falastiinaxmed8376 Жыл бұрын
Asxabda caanado eraabaan shaaciye qoolka buufiska adika joogdid noosoodhameey
@CimranNasiib143
@CimranNasiib143 Жыл бұрын
Wll qofka iskale week meeqo ayu qaata iga so jawab wll please ok 🙏🙏🙏
@osmanomarhalane9849
@osmanomarhalane9849 Жыл бұрын
Asc wll hadaan su aal ku weydiiyo waxan rabaa hadii aan ku imaado visaha ah booqashada ma bedelan karaa oo ma u bedelan karaa visa shaqo oo wadanka maka shaqeyn karaa isoo jawaab wll adoo raalia mitta waxa kasoo hadashaa qaabka laku imaan karo Canada 🇨🇦oo qaxooti aheyn
@jimcaalefarax2506
@jimcaalefarax2506 10 ай бұрын
Ninkaan raadi waa gaanees asaa kuu sharaxaa magaciisa youtube waa saan chorkor millionaire
@hasanex9034
@hasanex9034 Жыл бұрын
Truck driver maku imaan karaa canada sxp
@queenofqueen3694
@queenofqueen3694 Жыл бұрын
Wiilkan wxuu ahaa reer kampla sifcnbaa ugarnyaa alh kudhowro wlll
@haki617
@haki617 Жыл бұрын
Wiilkan Ki tiktok jogay somaaha
@mohammedelmi898
@mohammedelmi898 10 ай бұрын
Runbaad udhimatay sxb
@NatGeoAnimals9
@NatGeoAnimals9 Жыл бұрын
😅😅😅😅nin rag waaye ninkan
@GALOOL.
@GALOOL. Жыл бұрын
Hhhhhhh Qoodhaa iyo Xeradaa Inaad legentahay Ninkaa Yuotube kaygan siinayaa Vedio Soodhigo dheh
@somediscovery5988
@somediscovery5988 Жыл бұрын
Ninkaan waa cajiib waa iga qosliyay btw xaqiiq duu kahadlay😅😅
@abdikamalsilver9350
@abdikamalsilver9350 Жыл бұрын
Legend of the legend
@husseinhaji7993
@husseinhaji7993 2 күн бұрын
Masha Allah
@kaahmedia8041
@kaahmedia8041 Жыл бұрын
Abdilahi wllo alle haku barakeyo
@xasannunowsamow
@xasannunowsamow Жыл бұрын
20k ama 25k oo bishii ah bes waaye afrika maanta laga bilaabo safar baan ahay
@abdiazizfaarah6670
@abdiazizfaarah6670 Жыл бұрын
Walhi war buu ino sheege Guriban hargeisa ka ibini Ragu shaquu isku ogyahay
@mo.dinaari5918
@mo.dinaari5918 Жыл бұрын
Walgi ninkani waa ragedi bal dadka canada iyo marykan joga oo hadan kalaya shaqaysta laga baryayo ilahayw alahayw nin dalina ahalayaw nin deeqsiya deeqdada hawsimin baa la odhan jiray hadanu jogi lahayiin axdiga ilahay 24 saacba malinti wanu shaqayin lahayiin 8 saco kaliyaanu secanvlahyiin inta kale magalada xolaha ka dhacso somalidu hard worker banay ahyiin canada iyo maraykanbay jogaan waxa aanay dantodu ku jirinbay qabanayaan fadhi ku dirir iyo qabyalad iyo ka shekayinta siyasada qudhuntay ee somalaiaya tala waxasunbay ka adagyiin iyo inay cayiidh uun qataan abalkinu waa in laydin soo rafo rabigayaw malin uun nagee xita lug banu ku imanayna
@abdirashidahmedmohamed3601
@abdirashidahmedmohamed3601 Жыл бұрын
Qof mareykan jooga so qabo
@MaaliTV
@MaaliTV Жыл бұрын
Great
@falastiinaxmed8376
@falastiinaxmed8376 Жыл бұрын
Hhhhh
@muhmuh5415
@muhmuh5415 Жыл бұрын
Aniga waxaan ahay Dorval Tarag leysan terso garaado anwataa ee waxaanjogaa carbata
@mohamedabdullahi3738
@mohamedabdullahi3738 Жыл бұрын
Sxb maali ilaah haku sharfo lkn waxaa ka ilaawday lacagta lagu shaqeeyo
@aishuumohaa4908
@aishuumohaa4908 Жыл бұрын
Nin hilib gaado naag ma gaayo 😂
@abdihakin1454
@abdihakin1454 Жыл бұрын
War ninkan wa legend wlhi rag yaqaan ah😅😅😅
@AyuubCabdi-pu6hh
@AyuubCabdi-pu6hh Жыл бұрын
Nin raageed walhi😂
@sharmakeali2914
@sharmakeali2914 Жыл бұрын
Thnks sxp
@adamhersi6749
@adamhersi6749 Жыл бұрын
2020 waa waqti dhow gaari wayn experience giisa waa ku yartahay
@ahmedfanax1092
@ahmedfanax1092 Жыл бұрын
Asc sxb maali ma aadan weydiin su'aal iga dhax guuxeysay oo ah qofka truck__laha ah ee aan asigu laheyn gaariga bishii daqli imisa la'eg ayuu ku xisaaptami karaa marka uu madax ama gaari gatana sido kale bishii imisa ayuu heli karaa si aan u aragno farqiga udhexeeya thanks bro mali I appreciate your help keep doing it.
@MaaliTV
@MaaliTV Жыл бұрын
Ok Marar kale ayn ku marti qaadi barnamij yo badan insha alh sxb. Mahadsanid
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 74 М.
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 10 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 12 МЛН
XIRFADO DHAQAALE FIICAN LAGA SAMEEYO DALKAN CANADA - part 1
10:40
Maali Media
Рет қаралды 2,1 М.
SIDA LOO ISTICMAALO TAREENKA IYO BUSKA CANADA
20:43
Maali Media
Рет қаралды 9 М.
Waanu Ognahay Sariiraha Nimanka Masuuliyiinta Ah Xafiisyada U Yaala😭😭
38:16
SOMALI VS USA VISA SPONSORSHIP 2022/2023 SOO YAACA
30:22
Koronto Studio
Рет қаралды 3,2 М.
33 Sano ayuu deganaa magaalada Nashville ee dalka Maraykanka.
13:23
PASSPORT-KA CANADA | MAXA LAGAGA BAHANYAHAY SI AD U QADATO?
11:20
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 10 МЛН