Plz wllken ifiye aanu gaadhsiino 200k intaas iyo in kabadanba wuu u qalmaaye ❤😢
@MaaidoCabdirashiid4 ай бұрын
Cimridheer cibaado leh wallkay ileys allaha kusiiyo ❤❤❤❤❤❤❤
@BarwaaqoHassanIman4 ай бұрын
❤❤❤❤
@Abdilah_alomary8 ай бұрын
Hadii aad akhrisay commentigan Ilaahay ha kuu rumeeyo hamigaaga wanaagsan aakhiro iyo aduunba, aamin dheh wll ❤❤❤
@IkhlasMohammed-mg7ud8 ай бұрын
Amiin❤
@gulledmahdi91178 ай бұрын
Amin yaa rapio 😢🤲
@Falis-s9z8 ай бұрын
Amiiin🤲
@naimahussein39118 ай бұрын
Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin walal shukran sidaas ka bdn ku rajeyneynaa anagana ❤❤❤🎉🎉🎉
@RahmaJamac-hu5th7 ай бұрын
Amiiiin
@Zayba9458 ай бұрын
Illahy ayan xaaran ka magan galy 😢😢subxanallah
@Xalimo4218 ай бұрын
Waa run in aduunyo waxwalba la arkayo Ilaahey maahane,Hooyo cunugeda Nin daraadis u dishey ilmaheda, ayado Ninkale haysato gaajo ku raacdo jirin,Waliba xaaran ku dhacdey.Walle hooyoyinka isku naxariis maahan,Acudubilaah
Subxanallah hooya nuucasana ma jirta ilahayow adigan ka magangalnay amen ya rabi😢
@Ubax-Yousuf7wb6l8 ай бұрын
Ilahow Naxariista hanaga qaadin 😢
@Somalistoryteller8 ай бұрын
ilaysow waxan kaa bartaay walagay school xita kama baran keep going bro ❤❤🎉
@gulledmahdi91178 ай бұрын
Shaqo Qeer Qabto Alaha ii sahlo iisoo duceya 40 Qof ducadooda waa la aqblaye walayal aaminta ii raaciya 😢 🤲
@naimahussein39118 ай бұрын
Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin mid qeyr ku jirdo ku rajeyneynaa walal ❤❤❤🎉🎉🎉
@HodanMohamed-xp3en7 ай бұрын
Ilahay haku sahlo mid khey o manafacad leh
@Yaasmiin1118 ай бұрын
Qisa an mar naba lasi saalan din Karin ayy aheyd waxan kulmeen farxad Qurux iyo wanaag intane isla ma jiran dunidan dan Farxadu ma sii warto Quruxdu masi jirto Wanaag leh jira abid❤
@kiinhassan2788 ай бұрын
war mahadsanid sxb guri ayaba dhaqi rabee😀
@Moulid0037 ай бұрын
Maka heshaa qisooyinka jinka😅
@SayidCali-o8e8 ай бұрын
Anigaa ugu horeeya
@sadaqofficial39378 ай бұрын
😢😢😢ax wllhi wan ilmeye cunuga yar sida lo galay banla oye ifiyow wll qalbiga naa gadisay
Ifiyoooow qofka kowaad ee jecl qisoyinkaga ahy 😢mid ma ka codsdaaaa. Ifiyoow hal mar qisada dambe Ama vedioga dambe dhexdiiisa commantigeyga ku aqri walhi faraxad weyn oo aan la qiyaasi karin ayan dareemi waaa codsi abwe walshaa ahy mida kle qisaadan iydoo dhexda mareyso ayanba si ogadey in naagta ay dishey cunigeeda subaxnallah😢 abwe vedioga dambe waaan sugi yaaaaaah 😢🫱🫲🙏🙏🙏🙏🙏 guul mar walbo Ani like 👍 kulama dhaafo anoo vedioga bilaawin baan ku saraaa wanaa xaqa kliya aad igu ledahy ❤😊
Allah dumarku waxey naarta ugu batten waa namiimiyaha haday asturi.lahee.waxas.ma.dhaceen😂😂😂😂😂😂
@NimcoFarah-ww8mw8 ай бұрын
Maxay u asture xaraamiyada ilmaha saqiirka dishay 😢
@Cabdilaahicumar-y3b7 ай бұрын
Dee waslasheegaa taas markii hore waa ka naxey😢 laakiin markaan ogaadey waxey sameysey in sidaas kadaran loogalo ka rooneyr😢
@kdramagirl-kpopgirl8 ай бұрын
Maalintii 5😂: like isaar ifiyow wll aan nastee hadaba😭👍
@Ibrahiimcade81Ibrahiimcade818 ай бұрын
Waa kaa sugeena taliye
@Ismacilxasan-f1k8 ай бұрын
Wcs 🤝Ifiye
@Rocco-v7h7 ай бұрын
Ifiyoow wlal qli Inta aadan qiyaasa dhihin ka hor ayaan dareemay in jamiilo tahay dambiilaha iyo iney xariir xaaran ah darteed ay wiilkeeda wax u soo gaareen. Wax walbo sida aan maskaxda ka sawirtay sidee wax u socdaan 😂😂
@JAPHETKIVUYO8 ай бұрын
Wcs walalo mahadsanid madama an hada kadib dagesan rabo
@maslax__dejong8 ай бұрын
Waa ku sugaayay ifiyow 😮
@Amayra028 ай бұрын
M.a maskaxdyda way wngsanthy wna so saary sirta fikirkyga wuu saxnaa✔️
40daqiiqo ayeey imareysa oo madameysan saadhasheydhu wexeey tahay ilmaha yar in la sumeeyey hooyadhiina wax kaogeydh daqtarkana lug kuleeyahay
@MarwaanInaaxmed5 ай бұрын
Waan ku waafaqsan ahay
@aishabarakalaafikummahadss16707 ай бұрын
Subzaan allah
@hamze-mahamud20028 ай бұрын
Reer ilays subs ta dhaqaajiya waa sidee🎉🎉🎉🎉
@MahadMaadey-tt7bl8 ай бұрын
Asc sxb ifiye Qisooyinka iska daba keen Caawadi maahan wllhi m.a
@hafsiinahxupi76708 ай бұрын
Waxan rabah wll ina qisadeydah kula wadago😢
@abduqadirmohamed76628 ай бұрын
Ifiyoow iskadaay muhiim ma'ahan inaad nasoo hor fariisato adoo maski kuu xiran yahay ama wajigada aad natuusto sana ku hesanaa yaah manta ciidkaasto baad dhax gali kaartaa adoo camera iyo muuqal laga duubeeyniin marka sana ku fcn ifiye
@inacabdirisaaq-k1f8 ай бұрын
𝑾𝒂𝒍𝒍𝒉𝒊 𝒘𝒂𝒏 𝒌𝒖 𝒙𝒊𝒊𝒔𝒆𝒚 𝒊𝑳𝑬𝒚𝒔 🤭💕😊
@SoulemanNazario-um2qi7 ай бұрын
Allow adomadada nahney ino naxriis 😢🥺😭
@Munaismacilclaahi8 ай бұрын
Wcs wll ifiyee ❤❤
@maxamedjaamac1508 ай бұрын
xaaskisa ayuu u hayista in ay wiilkiisa dishay
@Awoqali-c1y8 ай бұрын
War jecli ifiyow warka ma dumarka jecel hhhh waa nine ayad tidhi 😂😂😂
@NasroCumar-mc1kv5 ай бұрын
❤❤
@MucaadAxmed-vf4hc8 ай бұрын
Ifiyoow area51 kadoo hadal adoo mahadsan 🙌
@jamaalcabdiqaadir8 ай бұрын
Ileysow videogaan 5 dollar aa ka rabaa zxp
@adnaaadanali52538 ай бұрын
Hayeh markaad dhihi zaki bin xaaji aa u cod eg thy ifiyow