Sababta aan u ooyay watan ninkedii Tabliikha ayaa u furay wacalnimo oo habenimo guriga ka saaray jir

  Рет қаралды 112,763

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 221
@haaboali1198
@haaboali1198 Жыл бұрын
Asc. Abdulcasis Allah ha ku barakeyo aduun iyo akiro.
@filsanabdullahiali4126
@filsanabdullahiali4126 Жыл бұрын
AbdiAziz walal wallahi billahi wax badan aya u Haysa umada somaliyeed ee walal illahay qeyr iyo ajar badan hakaa siiyo Insha Allah waxaa noqonaysa qof la sharfo Lana xuso asigoo nool
@marwoasiim9574
@marwoasiim9574 Жыл бұрын
Ilintir maalinka daawado waa iga oohiya adna abdi aziiz maalin walba mushkiladas dhaxda uga jirtaa walaalow allaah hakuu gargaaro suuratu al baqra maalin walba akhriso billow ilaa dhamaat hadaad rabto inaan caafimaad kaaga dhaawacmin allaah haw gargaaro umadiisa adna hakukaraameyo khyr oo dhanna hayna waafajiyo aamiin yaa allaah
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 Жыл бұрын
Oo markuu guursanaye ma waydiin ehel iyo qaraabo. Abay QALANJAA aa tahay horey u soco. Hooyada u duceey oo aabihiiba sow kuma jiro
@ruquyoduaale8411
@ruquyoduaale8411 Жыл бұрын
بارك الله فيك يا عبد العزيز
@bby6
@bby6 Жыл бұрын
Mashallah wa gabar ilahay imaan siiyey quruxna ugu daray
@safiyohadad79
@safiyohadad79 Жыл бұрын
Cabdicasiis oo hoynayo maskiin wslahi ahluqeer stahay waa iga oysiisay ajir akaheler❤
@khadijoshukri5217
@khadijoshukri5217 Жыл бұрын
Abdiaziz Allah haku caweyo sida Muslim ucawiso
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 Жыл бұрын
Allahu akbar wlh wankula ilmenay abdi aziiz walaalkeen ilahey xal waara hano keeno
@garaadosman3813
@garaadosman3813 Жыл бұрын
Guul ifkan ah iyo maalinta dambe eebe hakusiiyo abdilaziiz wll
@farahhassan5322
@farahhassan5322 Жыл бұрын
Abdi Aziz maashaALLAH, dheg haudhigin doqomada , barnaamishka aad umada uhaayso ILAAHEY unbaa kaa Ajir siini .Walaalkayoow Ilintir ALLAHA barbaariyo, hadafkaada xaqiiji caqabad kasto oo kaa hor imaato inta wanaagsanaa kabadan
@garaadosman3813
@garaadosman3813 Жыл бұрын
Walaal dadka eebe ayaa tahay midkood kuwa ugu fiican ayaad kamid tahay eebe haku dhowro wll
@jawahirshugrimahamud4343
@jawahirshugrimahamud4343 Жыл бұрын
Hoyo ilahay janda haku geeyo saa adunka ayaad igu hilisay abo wanagsan iyo hoyo aad ii samay ilahayna waakula garab galay shukran hoyo macaan gabdhan ilahay qalbigeda ha uqabojiyo dumaroow ilmahena yaanan ilin àaan dhamaneynin haku ridina
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 Жыл бұрын
Cabda Caziiz ilaahey kheyrbadan Allaha ku siiyo
@manshaalaahsheikhfadumo5997
@manshaalaahsheikhfadumo5997 Жыл бұрын
Huuno ha ooyina aamu waa caawisaa dada allaha ku xifatiyo ishalla
@hafsamohammed-tu9ix
@hafsamohammed-tu9ix Жыл бұрын
Abdi aziiz really raxmanka haku sharfo wllal qalbi quruxsan yatahy
@sahroalhusaam8100
@sahroalhusaam8100 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاك
@Entire-World
@Entire-World Жыл бұрын
Maashaa Allah. Gabartan Illahey ha xafido waa gabar diinta aad buratey.
@alidhox7607
@alidhox7607 Жыл бұрын
Cabdi gabadha bilaa aabaha iyo hooyada ah inaga iidhis anaa soomaali sax
@husseinmohamed1763
@husseinmohamed1763 Жыл бұрын
Abdi aziiz wllo wllhi qof qalbi nadiif aya tagay runtii 😢 ha ujoojin hadalada kuwa dadka niyad jabiya in kasto aan awodin ina aan wax kugu abaal marino balse hwn iyo malin waxan kugula garab joogi donaa duco Horey usoco Wll abdi aziiz 🥰👏
@sihaamabdi2920
@sihaamabdi2920 Жыл бұрын
Aboowe abdi aziiz alle haku xafido waxaan kaa codsanayaa in aad samirka badiso dhag ha udhigin codsi tellkaga iisoo sheega
@NajmaNalka-bo9me
@NajmaNalka-bo9me Жыл бұрын
Walaalow ajar aan dhamaan allaha kusiiyo
@zeynabsaynab6729
@zeynabsaynab6729 Жыл бұрын
Abdi Aziiz Realy 😢 nagadaa calool jileeca. be strong 😅 ❤Adunka dhan waa Qosol iyo oohin. Yaa Alaah. Subxaana. 😢
@celimataan4923
@celimataan4923 Жыл бұрын
ALLE HAKU XAFIDO CABDI AZIZ REALY
@abdirahmanmohamud4040
@abdirahmanmohamud4040 Жыл бұрын
Subxaanalaah Walaal inshalah Ilaahay baan kaaga baryin wax ka Khayr badan in nin kaaas uu ku siiyo, inshalah. Aamiin
@abdiosman335
@abdiosman335 Жыл бұрын
Kaas ku dhahaya wacal asaa wacal ah abdicasiis dadaal alaa kula jira ku soco hawshaada
@DhulCun-oz5tl
@DhulCun-oz5tl Жыл бұрын
Qalbi xanuun inader shaqo wcn bad haysa ilahay haka jasaa,i siiyo 🥺
@jirtooabkeey2100
@jirtooabkeey2100 Жыл бұрын
Mashaa allaah 🌹 🌹 🌹 🌹 🌹 🌹 🌹 wallhi waa runta
@cabdishariif2776
@cabdishariif2776 Жыл бұрын
Waa xanun iyo dhibaato aad U weyn waxaan codsanayaa gabadhaas in la ilaxa xadhidhiyo.
@Simanabdi989
@Simanabdi989 Жыл бұрын
Allahu akbar aboowe Allah Ku xafido aduun iyo Aqiro 🙏🙏🙏🙏
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 Жыл бұрын
inshaallaah wey heheysa ehenkeed. Waxaba hamaqlin dadka wa dad lita. Wan lasocona barnamijkan qiimah badan. Illhna haka abalmariyo. ❤❤❤❤❤❤
@safiyohadad79
@safiyohadad79 Жыл бұрын
Masha alahu sheeq yadii rasmigaa keentay oo diinkood nafica aha qawarij ma adan kenin gabadhaasna weey moode in sha alshu qeer iyo shar ilaha wado
@xaawoclle483
@xaawoclle483 Жыл бұрын
ALLAAHU AKBAR WLH WAA RUN SHEQ QEYR ALLE HAKU SIIYO❤
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын
Allaha ku sharfo wll abdi aziiz
@SafiaOmer-m8n
@SafiaOmer-m8n Жыл бұрын
Cabdi casiis ilaahay haku sharfo dadka haw joojin
@umuhamza9346
@umuhamza9346 Жыл бұрын
Masha allah alow ku xifdi adiga iyo ehelkaagaba aamiin
@XasanKuuriya-xb4ys
@XasanKuuriya-xb4ys Жыл бұрын
لاحول ولاقوه الابالله العلی العطیم
@ahmedabdi5858
@ahmedabdi5858 Жыл бұрын
Asalamu caleykum walal cabdul caziiz Alle haku xafido Walashen luul neh wan garan taaganahay
@siatbulle5893
@siatbulle5893 Жыл бұрын
Man shaa Allah ,Allah akuhifdiyo
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Жыл бұрын
Cabdicasiis wslalo ilaahay in uu ahlujanbo kas dhigo oonu cafaab ku tusin adiga iyo waslidkas ayasn kuugu ducaynayaa ha ooyin is adkee intaad awoodo hana ka dadlin dadka edebta daran ee naxariistii ka guurtsy yasnay ku damqin hore usoco haka xanuunsan reerkaaga iyo waslidkaa hore usoco mustaqbal fiican adiga iyo reerkaaga hadaba meelfiican baad marsysaa
@bajadhuunyare3785
@bajadhuunyare3785 Жыл бұрын
Waa gabar nasiibleh bilaa qabiil weeye mansha allah viruska somalida haaya waad ka bad baaday, laakiin walaalay amaa dhulka majeerteen dowladii afweyne kaasoo xaday ciyaalka way naga guran jireen oo sos geyn jireen si qabiil looga tir tiro, waxaan jeclaan lahaa dowlada puntland inay furto baaritaan dadkaas
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really . Kheyr badan Allaha ku siiyo. Janatul fardowsa Aclaa Allaha kugu bishaareeyo. 😊
@dr.abdallaibrahim3520
@dr.abdallaibrahim3520 Жыл бұрын
Walaahi cabdcsiis waa insaan ilaahey udoirtay howsha uu haayo
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Жыл бұрын
🥲🥲🥲🥲🥲waa iga oo hisay walaahi maanta walaalkeey alaha ajar iyo xasanaadba dadka xun ma badna ha ujoojinin ❤🇸🇴
@xaawoclle483
@xaawoclle483 Жыл бұрын
Wlh waan kula ooyay allow abaalkaga JANNO ka dhig yaa rabbi qof walbana alle ha tuso tubta toosan aamin
@amalhope42
@amalhope42 Жыл бұрын
Cabdicasiiis wllo whli waa shaaqo fiican (social work) maad baraatey
@ZeynabaliMohamed-mn6hv
@ZeynabaliMohamed-mn6hv Жыл бұрын
Walal allaah ha ku barakeyo ❤😍🇸🇴😭
@muktarabdulle1076
@muktarabdulle1076 11 ай бұрын
Asm wallaal gabadhaan anaa raba hadii aan laqabin
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Xasbuna Allah wa nicama wakiil. 😢😢😢😢😢❤❤❤
@sahramohamud9741
@sahramohamud9741 Жыл бұрын
Allaha caawiyo umadda adigana jizakallaah abdi AZiS
@HabzHabz-ro2sq
@HabzHabz-ro2sq Жыл бұрын
I felt it bro macn
@faadumojaamacsiciid2591
@faadumojaamacsiciid2591 Жыл бұрын
Cabdicasiis alaha ku xifdyo waxaa tahay qof qalbi fiican
@sabiriinabdirahim33
@sabiriinabdirahim33 Жыл бұрын
Cabdi casiis waan kuu baa Hanahan seen kuu guu helikaraa wall
@khadiijoilyaas3970
@khadiijoilyaas3970 Жыл бұрын
Walaale aaamus waku baryaaa
@Balcad.dhaanto
@Balcad.dhaanto Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Wllhi waan qiirooday Markaad ilmeesay adi iyo gabadha 😢😢😢😢 ilin papa iiga timid wllhi Aad paan u qiirooday illaahow amuurta sahal😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@nimconimco-ip7hs
@nimconimco-ip7hs Жыл бұрын
😭😭😭
@rruweydaone2049
@rruweydaone2049 Жыл бұрын
Ilaahay ha u gargaaro yeah rabb
@zaksypher571
@zaksypher571 Жыл бұрын
Insha allah wax ka khayr badanbay heli ninkaas cawaanka ah alliw u gargaar gabadhaas oo dhibka farxad ugu badal iyadu wax danbi ah ma leh waa uun imtixaan
@abdirahmanmohamud4040
@abdirahmanmohamud4040 Жыл бұрын
Cabdicaziiz, your doing a great a job. Like you said, this topic is very painful. In your ability, you trying to give a joy full life to those that don’t have.
@yonizmuhidiin7291
@yonizmuhidiin7291 11 ай бұрын
1in
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt Жыл бұрын
Wax dambi kuma lihid horay u soco waxaad hagaajisaa xiriirka ALLAAH la leedahay waxbana ha is murjin walaal , quruxdaasi ayuu ALLAAH ku siiyay ku mahdi . CabdulCaziiz walaal khayr badan ALLAAH ku siiyo kuwa ku caynaya ma aha kuwa ku gaari kara sabar walaal
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 Жыл бұрын
Subxnlah waligey qalbigey Kuma sodhicin qudoo kuradinaa walalow iska sabar
@aliwatson4053
@aliwatson4053 Жыл бұрын
wllo abdi c.asiis allah ha ku xaafiyo wlhii wllo amba waaan kula ooyey wlhii😢
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Жыл бұрын
Adigaaba ku ciyaaraaya heedhe anagu Shaafici ayaa nahay 100💯✅✅ gabar uur leh Oo kii uureeyey ka dib lagu mehrinaayo Diinta udaaya dadkii idin soo gaarsiiyey waad la waalateen waxa maanta jirana keenteen 4 ta mad hab midba in yar ka qaado kolkaad doonto . Gabadha ayaan ka hadlayaa waxey tiri. Rabiyoow xaqa nagu sug 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@siradasheekh2945
@siradasheekh2945 Жыл бұрын
Walaalkeen iska sabar Allaha ka Ajer siiyo
@shamsaalihassan1475
@shamsaalihassan1475 Жыл бұрын
Waa qirooday wallaahi
@ashaibra2686
@ashaibra2686 Жыл бұрын
Ilahey hakukalmeyo somalida wa dad jiran badankoda allah sohanuniyo dadka hadala xun xun kuhadlo tankale cunuga ladhalay wax dambi ah kuma leh dadka afxumida iyo qalbi jabka iyo dhibatada halagadaya
@jaamacmaxamed9345
@jaamacmaxamed9345 Жыл бұрын
Gabadha waxaan kulatalin inay guurdato Soomaalida cid aan ahayn
@macalinabdullahi2063
@macalinabdullahi2063 Жыл бұрын
سبحان الله
@Ikismn123
@Ikismn123 Жыл бұрын
Inshallah nin wanaagsan ayaad heli
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
Walaahi waa Arin aan lagu baraarugsaneyn oo aad u xanuun badan. War gabadhi canug si khaldan u dhashaay canugaada heyska tuurin,
@MohamudMohamed10
@MohamudMohamed10 Жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo Qeyrka aad qabatana Allaha kaa Abaal mariyo
@daadirabdulahiomar1433
@daadirabdulahiomar1433 Жыл бұрын
Sxb guul ban kurajeyna abdiaziz waxatahay Wall somaliyed batahay marks sxb guul jogta ah bankurajeynaa
@hanafarxaan4309
@hanafarxaan4309 Жыл бұрын
wll gabadhdhaa ma lla xiriiri karaa hadday diyaartahay in kastoon djibouti joogo hada ana way itaabatay anaana diyaar u ah inaan guursado
@ibrahimali-qk5oz
@ibrahimali-qk5oz Жыл бұрын
Asc wallayalaw anaa guursanayee xage kala xariiraa
@fadumokheire742
@fadumokheire742 Жыл бұрын
Allow noo gargaar Gabadhaana wax danbi ma laha
@feisalabdi4596
@feisalabdi4596 Жыл бұрын
Asc damaantiin qaasatan walashey lul please be patient and ALLAH will reward you inshallah
@Hayatshali
@Hayatshali Жыл бұрын
Qaladka waalidka leh ee dhalinyartani malaha dhamana alle ha caawiyo
@ashawooo
@ashawooo Жыл бұрын
Rabiya uu sahala Hooyo de Macan qofa wacala ma jira caruurta abaabo leyhina Lule illaha ha uu sahala walidakida
@queendm1317
@queendm1317 Жыл бұрын
😭😭😭😢 cabdi walalo ha ooyin
@Zurich527
@Zurich527 Жыл бұрын
Sheekh soomow in la soo fadhisiyo ma aheyn
@hadiyacshakuur255
@hadiyacshakuur255 Жыл бұрын
subaxnllah wangsane wa ilaahay
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Luul waa gabadh aaaad uqurux badan ninka calfan waayay waa doqon
@NaicmoHussein
@NaicmoHussein 10 ай бұрын
Alxamdullah uducay hooyo😢😢😢
@nimconimco-ip7hs
@nimconimco-ip7hs Жыл бұрын
sorry wllky
@qorileamairaabo510
@qorileamairaabo510 Жыл бұрын
abdi asiis wllo cidna how joojin lkn waxan ka codsanaya gabadha lambarkeda ninku habeen badhkii ka saarey
@abdumajeeed1674
@abdumajeeed1674 Жыл бұрын
Walal Allah kubarakeyo
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Illintir markasta waxanka daawadaa qiso igu cusub oo mudan in wax lagu qaato سبحان الله
@hasancade-ez3tm
@hasancade-ez3tm Жыл бұрын
Walhi ciil maqabto Hadley Wadankeda joogto dadkeeda la jogto
@ruquyoduaale8411
@ruquyoduaale8411 Жыл бұрын
لا حول ولا قوة إلا بالله
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Жыл бұрын
جزاكم الله خير الجزاء يا عبد العزيز ربي يحفظك
@mariammarim3076
@mariammarim3076 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@cabdiwahaabmaxamed2887
@cabdiwahaabmaxamed2887 Жыл бұрын
​@@mariammarim30769 3:27 😅i888uu88888888888888888i88888iuiu778uu888uuuuuu7u7😅ddddfduhyyyyyyyuyyyyyuyyuyyyuyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy7ygyyyyyyyygyyyyyyyyyyyyyyygggguyuggyyggugygugyguygygugygugugggygygyygguy😂😂q⅖ 😂yyyguggggguggygyuggguguggyygygygguyggyggtyyyZZZZyyyyyyyyyyyyyyyytyyyyyyyyggyygyfffft😮ttf776tt7d66551😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅y😅rttrr 3:27 f🎉🎉dđ😅GPS location location your life ng 😅😅 3:27 😅😅😊uuu877😊
@hooyoabraar
@hooyoabraar Жыл бұрын
Atqaakum xaqiiqo waaye
@abdobatoun1749
@abdobatoun1749 Жыл бұрын
Wll.ilha.haka.abal.mariyo.
@Cabdinaasir-jh9lg
@Cabdinaasir-jh9lg Жыл бұрын
Gabadha hala guursado
@AhmedSaleh-pm3nm
@AhmedSaleh-pm3nm Жыл бұрын
xaggee laga la xidhiidha fadlan
@fatumofatumo-oc4lc
@fatumofatumo-oc4lc Жыл бұрын
Sorry 😭
@AbdiqadirAbdi-ft8nz
@AbdiqadirAbdi-ft8nz Жыл бұрын
Wlhi waa barnaaamij xanuun badan umadeena xaqa alaha tuso
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 Жыл бұрын
Yaaalha ilahow sabar siii 😢😢😢😢😢😢😢
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Жыл бұрын
Sad wallaahi 😭😭
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Gabdhaha somaliyed oo la dulmay garab unoqda gabdhoow isu dhimriya iyo hiiliye
@drfarxiyo8737
@drfarxiyo8737 Жыл бұрын
Sorry walal abdi casis runtii ilinta ayaad naga dhameysay rabbi haku xafido
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 9 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,9 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 3,4 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 55 МЛН
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 9 МЛН