Sababta an somaliland utaagero

  Рет қаралды 15,828

Liburn Lii

Liburn Lii

Күн бұрын

Пікірлер
@choukrialihassan2861
@choukrialihassan2861 Жыл бұрын
Geesi. Ma Shaa Allah. Well said Irir Samaleh.
@hodanmeecaad685
@hodanmeecaad685 Жыл бұрын
Dhalinta hawiye miyey iloobeen cabdilaahi yuusuf sidii uu hawiye u baabiiyey oo xabashi u soo kaxeeyey.
@hodanmeecaad685
@hodanmeecaad685 Жыл бұрын
Anigu reer somaliland ayaan ahay wiilkan waan u ducaynayaa waxan rabaa inaan u sheego walaahi bilaahi waala idin khiyaamayaa hawiyoow dagaalka aad alshabaab kula jirtaan ayuu daarood rabaa inuu idinka jeediyo.
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 2 ай бұрын
Hawiye iyo isaq wa Walalo
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 Жыл бұрын
Maansha allaah waa hawiye yar oo fariida oo waxbadan og oo aan been lola tagi karin waar hawiyoow waar irir samaloow ku dayda wiilka yar waa nin darood si fiican u fahmay Maansha Allaah Sxb cissi iyo sharaf ku nolow ❤️🌙👌thanks 👑🎖️👑
@maallcigemukhtar9865
@maallcigemukhtar9865 Жыл бұрын
AQLI BADAN BAAD HAYSAA WALAAHI FROM HARGAYSA VIVA HAWIYE
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 Жыл бұрын
Waa nin garasho dheer noolow sxb from hargaysa
@shadiaw8890
@shadiaw8890 Жыл бұрын
Viva Hawiye and Guul Somaliland 👏👏👏👏👏👏👏
@qarshemrsnadia5335
@qarshemrsnadia5335 Жыл бұрын
Fariid wad ha dhaliin❤❤
@qarshemrsnadia5335
@qarshemrsnadia5335 Жыл бұрын
Mashallah futur leadership somalia
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 Жыл бұрын
Maansha alaah waawiil caqlibadan oo waxgarad ah runsheeg weeye sax ah guulayso
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Жыл бұрын
Masha allah geesi waxgarada noolow❤❤
@rodaismail8151
@rodaismail8151 Жыл бұрын
Wow, unreal, you are a young, intelligent man. Keep going by United.
@hyusuf2207
@hyusuf2207 Жыл бұрын
We need more youngsters like you.
@asmasiciid9119
@asmasiciid9119 Жыл бұрын
viva Hawiye iyo soomali oo idil allaw dhawr oo xafid
@siciidali4034
@siciidali4034 Жыл бұрын
Raali ayaan ka nahay in walaalahayo hawiye sidayado kale xasaabtamaan oo iska jiraan cadawga somalinimo ugu soo gabanaya waaxid somalilander ah viva hawiye!!!
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 2 ай бұрын
Wariyhii ugu qalisanaa hawiye ayad tahay
@madarcali122
@madarcali122 Жыл бұрын
MASHA ALLA geesi geesi dhalay ruuntad ka hadashay
@baambaam6336
@baambaam6336 Жыл бұрын
Viva irirsamale
@sinadgollad6213
@sinadgollad6213 Жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah well done ❤❤keep going
@maxamedmuxumedmaxamedmuxum3432
@maxamedmuxumedmaxamedmuxum3432 Жыл бұрын
garaad waakaa sokoraya okale mudane hambalyo magacaa hajiro abahaabaa talinjiray ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@maryanyusuf8803
@maryanyusuf8803 Жыл бұрын
Guulayso waligaa geesiyow Mashaa ALLaah🤙👌❤️💕
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
MaashaALaah ❤❤❤❤❤❤❤❤.Mahadsanid
@fardushassan3129
@fardushassan3129 Жыл бұрын
Mashallah you are smart
@deeqaosman1170
@deeqaosman1170 Жыл бұрын
Fariit masha Allah
@fowziafarah12
@fowziafarah12 Жыл бұрын
You are a great person to me and I will pray you to get number one super guy in the future
@mohamoudosman621
@mohamoudosman621 Жыл бұрын
Fariid waa Runtii
@JamaTarabi
@JamaTarabi Ай бұрын
Guuuul iyo gobonimo JBSL 🙏✌️💪♥️♥️♥️💐💐🌷💐💐💐
@abdiqdir4548
@abdiqdir4548 Жыл бұрын
Mashalah fikrad ficanow alla haku amansado Toban adoo kale alle hasiyo hawya Kuul Dhalinyarada haweyo ufikira seda halyigan oo kale Masha allha
@hajii2033
@hajii2033 Жыл бұрын
good boy thank you
@ahmedali-gt4ng
@ahmedali-gt4ng Жыл бұрын
Marshall ah sxb wax garad baadtahay. Isaaq iyo hawiye waa la xasuuqay.
@sagalduniyo3547
@sagalduniyo3547 Жыл бұрын
From somaliland waan ku saray wllo 🎉
@hanadfaarax279
@hanadfaarax279 Жыл бұрын
Libaax qaran❤🥰🥰🥰💪
@LONGESTCOMMENTGETSPIN
@LONGESTCOMMENTGETSPIN Жыл бұрын
Guulayso
@ugbaadabdirashid3531
@ugbaadabdirashid3531 Жыл бұрын
Masha Allah guilayso inadeer from Somaliland💚💚💬💬♥️♥️♥️
@fatumamohames
@fatumamohames Жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah guuuuuul iyo gobanimo madaxsare Guuuuuul irir samale
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 Жыл бұрын
Hawiye waa iri samaaleh gul somaliland iyo iri samaaleh
@ishoabdi9325
@ishoabdi9325 Жыл бұрын
Waayo arag guul
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Жыл бұрын
Masha allah dheg hawdhigina tiim huwan waxala ogaadey dheh beentii xarood somaliban dooneyna calanka buluuga lanagau haysta isaaq wa somaliland iyo khrurafaad❤❤❤
@hodanmeecaad685
@hodanmeecaad685 Жыл бұрын
Nimanka la dhaho harti aamin malaha hawiyoow meel bay usocdaan miyey kula tahay xajaar oo hawiye baabiiyey inuu maslaxo u hayo hawiye waar waxfahma calankan buluuga ah shalay habargidir ayaa lagu dilayey iyo xaqaadle maanta miyey calankii lagu beerlaxawsanayaa waa waxfahma
@wardiliverpool8525
@wardiliverpool8525 Жыл бұрын
Waa fikir saliima nin waliba dhulkiisi isaga u taliya oo cashurtiisa ta muqdisho waa la wada leeyahay caqli maaha anigu nin isaaqa ahay inta isaaq ee joogta iska so saara dhulkiina iyo dadkiina utaliya hawiye guul iyo gobanimo
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Жыл бұрын
Geesi waatahay
@hodan7774
@hodan7774 Жыл бұрын
Libaan walaalo, you’re so smart
@runahmed9988
@runahmed9988 Ай бұрын
Masha Allah guulayso geesi qaran.
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 Жыл бұрын
,guulayso eedo hawbin badhyacusta❤❤❤❤❤❤❤❤
@Borama1960
@Borama1960 Жыл бұрын
One smart young man. Hawiye needs to listen to this amazing, intelligent young man before MJ and Farmaajo destroy Xamar caday and Hawiya ppl.
@zncabdi2706
@zncabdi2706 Жыл бұрын
Nin rageed
@dontask2190
@dontask2190 Жыл бұрын
💯💯💯💯☑️☑️☑️☑️👍👏👏
@FarxanFrxanadan
@FarxanFrxanadan Ай бұрын
Sxp.aniga.ku.ogol.warkaga.s.land.waan.kujcelah.marka.taagerda.s.land❤❤❤
@MohamadAli-hb1cv
@MohamadAli-hb1cv Жыл бұрын
ماشاء الله الله يحفظك
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
ALLA ILAHAYOW NO KA DEYSO AQLIGA AD QABTANA HAWIYE BADAN O MANGABYA U YEL
@deqsansomalilandr5482
@deqsansomalilandr5482 Жыл бұрын
Mahad sanid wll
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 2 ай бұрын
Walahi siyad wuu naxasuuqay caruur iyo ciroolaba
@faisaali7176
@faisaali7176 Жыл бұрын
Walall dishwasher ataysan kugu furin daarood.hawiyana ma jecla isaaqna ma jecla. Ee waxay rabeen in ay Ina gumaystaan. Iyakoo dhoof ku yimi tan kale dhiig ba isuku keen yaal taasna waan kuu ognahay mataxat noo saran tahay qalbikana ka ogi lii❤❤❤
@cabdikhadarmaxamed-Ck
@cabdikhadarmaxamed-Ck Жыл бұрын
Maansha allah wax badan baad hawiye tustay ❤daarood danbe muqdisho ka talin maayo xaarmaajo dabadeed
@asmasiciid9119
@asmasiciid9119 Жыл бұрын
Somaliland iyo inta Samaha Jecel ee soomali iyo somalia ha nooladan, Siyaasad mooye Somaali wax kale iskuma hayaan " horaa loo yidhi doqoni meel lagu kaftamay in lagukala tagay ayey mooda"
@hodanmeecaad685
@hodanmeecaad685 Жыл бұрын
Calankani shalay markii cabdilaahi yuusuf muqdisho baabiinayey muxuu u shaqayn waayey ee hadda loo lulayaa waar khiyaamada harti hawiyoow maydaan ka koraynin waar ma xoolo ayaad tihiin walaalayaal
@aslisahal7271
@aslisahal7271 Жыл бұрын
MashAlah MashAlah MashAlah brother Hawiye guul guul guul ✌️ ❤❤❤💙💙💙💚💚💚👍👍👍
@amranosman1999
@amranosman1999 Жыл бұрын
We love you from Issaq ❤❤❤🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼
@ibrahinmohamed6208
@ibrahinmohamed6208 Жыл бұрын
Guulayso indr
@salaama9744
@salaama9744 Жыл бұрын
Horta waad mahadsan tahay waxaanad tahay qof fahmaya maanta wacdiga ka jira walaahi nin doqona mooyee ninka raga ee hawiye iyo isaaqii would og yahay inaaan nin darood ahi waligii realise ka noqonayn inay hawiye iyo isaaq ku nolaadaan nolol wanaagsan haday arkaan hawiye ama isaaq ku nool nolol xora way dhimanayaan somaaliyana waxay waxay doonayaan inay iyagu waligood u taliyaan gumaystaan guriga ugu cad inanta ugu cad iyo dhaqaalaha inay isla helaan dadka aan iyaga ahayna kala qaybiyaan isku diraan mooyee wax kale kuma fakiraan somaali waxay u yaqaanaan darood qudha hawiyana waxay u haystaan in adoon ilaahay suuyay uma qabaan dad xora hawiyana dantiisa ma yaqaan oo iyagaa is arka cadawgooda ma arkaan
@fartuunmuxidiin2172
@fartuunmuxidiin2172 Жыл бұрын
Waa saxantahy
@sharifasheikh730
@sharifasheikh730 Жыл бұрын
Manshallah Manshallah wiil maskax fiican baad tahay geesi wadankiis jecel
@faziaahmed9537
@faziaahmed9537 Жыл бұрын
Masha’Allah caqliga Allah ha kuu siyaadsho. . Daarood waa dad ciil iyo cuqdad dishay oo aar goosi wada 1991 aa weli dhegtooda ka qeeylinayso. Ee haleeska dhacsho.
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 Жыл бұрын
Nin rag ah
@afrahap4406
@afrahap4406 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@umakhayryariizey6654
@umakhayryariizey6654 Жыл бұрын
Sax weeye laakiin magacaaga makaro isheeegggg kkkk
@KhadraiIsmaciil
@KhadraiIsmaciil Ай бұрын
Ward. Maahasatahay
@warismohamud8888
@warismohamud8888 Жыл бұрын
Asc walaalkeyn .
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Жыл бұрын
Waa.RuNTaa.Aboowe..Geesiga..NooLoow.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
HAWIYE DERO AYU NOQDEY DERADA WA ISLA NOSHAHEY KALAMA TAKTO LAKIIN BAHAL KASTO O CARUNKA CUNA AYA CUNA
@fadumaahmed1250
@fadumaahmed1250 Ай бұрын
Waa ku wadanaa boqortoo
@dheemanlula3837
@dheemanlula3837 Жыл бұрын
E run Badbaado naxaan fahamtay qiyaanada Dasrood illaahow AQLIGA kuu siyaadi walahi waa runtiis Hawiye Qaybta Xasuusta ayaa kamaqan WAXBA mafahmayaan
@kareen5993
@kareen5993 Жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 Жыл бұрын
Guull iyo gobanimo nin yar oo hadana waayo araga siyaasada fahansan from somaliland
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 Жыл бұрын
Labaa hawiye tashaamayan into daarod maamulku kacatoda aye ku jirto
@jamilajamila3416
@jamilajamila3416 Жыл бұрын
Qabayaala waxaya walaala yihiina daarood maalinto kurasiga qabto daarooda dhami waa muxaafida xitaa wadaadooda marka nina hawiya qabto daarooda dhana waamucaarida
@STORMUJ
@STORMUJ Жыл бұрын
Sifiican baan kuu fahmay. Kawaran caruurta iyo hooyooyinka lagu xasuuqay. Lasanod madaafiicta lala dhacay iyagana ma taageerasid miyaaa.
@IidCabdi-z2q
@IidCabdi-z2q 28 күн бұрын
Haa hargsa
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Жыл бұрын
Geesiga.NooLow.NiN.Rag.Fariid
@sultanahmed5021
@sultanahmed5021 Жыл бұрын
HAWIYE WAA DAD HURDA . QIYAAMAHAY TOOOSAYAAN, HAWIYE TALAXUMADAA LAGSGA NOOLYAHEY.
@aminaali5816
@aminaali5816 Жыл бұрын
Hawiye ilaahay cadawga hakaqabto cadawgooda qarsoon ee daarood
@zahrasaed791
@zahrasaed791 Жыл бұрын
Fariid caqligu hashaqeeyo Dhulbahante midnimo somaliyeedwey kudaba dhuuntaan waayo Daarood oo dhami waxey doonayaan dhul iskudarsi ay Si ay Somalida kale xukumaan oo adoonsadaan Somaliland waanu ka caqli badanahay oo damacooda waanu kadhereg sanahay Calanka buluuga ah Dan bey kaleeyihiin Somalilandna waanu ognahay ee Hawiyoow caqliga furo dalkaaga Alle kugu abuuray yaan lagaa hoos jiidan ee aragtidaadu hadheerato
@alimemory5902
@alimemory5902 Жыл бұрын
Daarood waxay wadaan dakadayda anaa leh xamarna waan kula leeyahay been waaye xamar hawiye syaa leh
@tomyali-u4i
@tomyali-u4i Жыл бұрын
kolkaan siyad afwayne xasuusyo waxan idha illahay godka ha ku ololiyo isaga iyo faqashtiisi
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 Жыл бұрын
Beenta daarod iyo fitnatoda Allah ka hose qalney
@IidCabdi-z2q
@IidCabdi-z2q 5 ай бұрын
Waad saxantahay
@Therightoselfdetermination
@Therightoselfdetermination Жыл бұрын
Liibaax
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Жыл бұрын
Hawiye hadal waad u namaysey hawiyow fikir
@daldeeqducaysan882
@daldeeqducaysan882 Жыл бұрын
Rageedi
@QanimaYusuf
@QanimaYusuf Жыл бұрын
Waa renta Eskacaliya dayrood waacadawg Haweiye iyo eisaaq majacla .la noolado .mrkasna hawiyo Toosa
@STORMUJ
@STORMUJ Жыл бұрын
Kuwii shalay dowlada somalia kacabanayaaa baa maanta waxay sameeyeen bal nala daawo.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
QAWARIJ XIJAAR MEYD QARSADE QAWARIJ KULAN JIIS MAREXAAN QAWARIJ BIIXI IYO KOX FAQASHYA QAWARIJIINA EY WATAAN O ARSADE KU JIREY AYA QARAXYADA KA DHIGEY MUQDISHO HADA MARKEY ARKEEN HAWIYE FAHMEY INEY QAWARIJIINTA EY YIHIIN FAQASHYADA WATU CARAREY KABAHA QAWARIJIINTA QARAXYADA DHIGA KABAHA MAFIYADA KABAHA KIRIMINALADA XAARMAAJO MINGISTE KIRIMINAL GACAN KU DHIIGLE WA IN DHAGAX LAGU DILO QAWARIJKAS IYO QAWARIJIINTA U KENEY DHULKA HAWIYE
@mohamoudsuleiman7558
@mohamoudsuleiman7558 Жыл бұрын
Marka hoore wad salamantahay Marka labad diirku waxba ma cuno lakin wad ogtahay qabyaladda daarood bal eg social media hal qof oo dhexdhexadda ku arag
@HajiabdirashidIssa
@HajiabdirashidIssa 3 ай бұрын
Weriye Waad Fcn Thy Lkn Bal Taariikhda Dhalinyarooy Dibu Akhriya Wixii Dhacay Iyo Ka Hor Waxaynu Kala Ahayn Laba Wadan Ayey Kala Ahayn
@fadumosuleman5201
@fadumosuleman5201 Жыл бұрын
Wiilkani waxbadanbu ogyahay war kasara somali wadankina
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
ANA JOGEY MUGOW DHARTA NOGU YIMID EHELU NARKI AF WEYNE JAHANAMA HAKU WARO QABRIGA ALLAHA KU CIRIRIYO INTOW 50 QAWARIJ KA KENEY GARBA HAREY OW HUBEYEY AYEY HABEENKI 9 SAC INTEY SO DHACAAN AYAGO HUBEYSAN AYEY XAFADBA MAR XASUQI JIRAAN HAL HABEEN WEXEY WATEEN 5 KUN O HAWIYE IYO ISAAQ SO QAXEY 5 TAAS KUN WEY DILEEN HAL WIIL O KA FAKADEY AYA NA KORGEYEY MESHEY KU XABALEEN QARKOD AYAGO DHAWAC EY KA DHIGEN O WELI NOL AYEY DUGEEN KARTA BIIL AYEY KU QODEEN GODAD WA WEYN WAN XASUSTA WAN FAKNEY ALLA MAXA WALID OYEY
@aminabarre1727
@aminabarre1727 Жыл бұрын
Wax wadaag waa Soo dhamaanay,ninkastaaba waa inuu meeshuu ku dhashay oo ku dhaqmay waa inuu lahaadaa,sidee hawiyaw nin doorkaaga caasimada loogu dilaa oo farmaajo iyo Fahad iyo jiis,mid mid u dilaa,mee ragaagii,galaal,ikraan, Edmond,yariisaw,afrika journaliste,Amina farxaan qaroole,iyo boqolaalkale ,raxanweyn waa jiri sida gofanaha diir kaaga ugu dhegsan oo kuu nuugaysa,war hawiye baraarug oo dhibta laguu gaysto ninka kuu gaysta ogaw.farmaajo oo nacas oo fulaya,oo aan hadli Karin ,sidii madaxdaada ugu diidaa in ay ka Soo degaan airport aad leedahay.war toosa magac ayaan wadaag naa,oo waa idiin damqanaynaa ee heeryada iska tuura.
@natashayusuf
@natashayusuf Жыл бұрын
❤😢😢😢😊
@AxmedMaxamed-en8kc
@AxmedMaxamed-en8kc 5 ай бұрын
Dhashii unc
DegDeg Qayladhaanta Baroorta Ogadeen Arab Cabsi Cabsi
11:23
MADAL FURAN
Рет қаралды 36 М.
Sigma girl VS Sigma Error girl 2  #shorts #sigma
0:27
Jin and Hattie
Рет қаралды 124 МЛН
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Audio)
2:53
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 8 МЛН
Fiqishini awood qeybsi Malaga siin karaa lascaano?
9:30
Liburn Lii
Рет қаралды 5 М.
Waa gabay ka waramaya duruufaha dalkeena iyo dhibaatooyinka
4:49
difaac qaran
Рет қаралды 1,2 М.
DegDeg Wiil Arab 50 Liyuu Police Maxbuus Ahan Uqabaty
11:04
MADAL FURAN
Рет қаралды 60 М.
AQONSIGA SOMALILAND IYO USA OO MANTA JAWABO KASOO SARTEY
13:05
jamaal yamani Official
Рет қаралды 55 М.
Siyaasadda Dibadda Somaliland: Wasiir Bakaal Ma Lagu Aamini Karaa?
18:50
Blueprint Media
Рет қаралды 10 М.
Sigma girl VS Sigma Error girl 2  #shorts #sigma
0:27
Jin and Hattie
Рет қаралды 124 МЛН