Wasirkii Cadaystay Cadaawada Somaliland iyo Reer SOMALILAND oo ka Gadodsan: Kacdoon SHACAB Waa Muhim

  Рет қаралды 7,749

Ubaxle Media 24

Ubaxle Media 24

Күн бұрын

Пікірлер: 52
@ismaelgure3992
@ismaelgure3992 18 күн бұрын
❤❤❤ thanks A/Rahmn Ubaxle media 24 👍👍👍👍
@YasinOsman-g5k
@YasinOsman-g5k 18 күн бұрын
Waa iska xaal aduun shalay maanta maaha masiirkii somaliland ❤❤waxa loo doortay dubjir ❤❤somaliland guul ku waara..shacabku haka fiirsadeen dowladan huruda guul somaliland 🎉🎉🎉🎉dalka hala ilaaliyo❤
@shabeel7467
@shabeel7467 18 күн бұрын
La eegan maayo huwantan meesha la wareegay waxaana ka masuul ah intii u codaysay oo noqotay in aan wadanka u naxayn oo dhawr dollar lagu iibsaday iyo suldaano mafiya ah oo huwan ah iyo mujrimiintii Ictisaam markaa waa in dagaal adag lala galaa, kan khaarajiyada loo dhiibay eeg waa Somaliweyn plus huean plus Awdal jabha,
@ifrahelmi1643
@ifrahelmi1643 18 күн бұрын
Mashallah ninkan hadal fiican ayuu ku hadlay
@vitnamy6hows93
@vitnamy6hows93 18 күн бұрын
Wadanka ninkii dhib ku haya alle haka qabto,ninka doonista shacabka diida shacabku marabo, dhuumasho dhabarku muuqdo cidina marabto vivasomaliland❤❤❤❤
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 18 күн бұрын
Waaruntaa 👍👍👍👍👍👍👍👍
@FarasColaaded
@FarasColaaded 15 күн бұрын
Thank you abdira
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 18 күн бұрын
Mansh Allah well spoke thank you waa in la badbadiy qarank
@UbahMohamed-t4g
@UbahMohamed-t4g 18 күн бұрын
Waa sax
@Suad-w8b
@Suad-w8b 18 күн бұрын
War allah sahlo meeshan waa laguu soo duulaye
@mohamoudegeh5056
@mohamoudegeh5056 18 күн бұрын
Cirro waa la ogaa inuu xukunka la lumaayo laakin laysma lahayn sidan degdega ah ee jahawareerka ayuu ula lumin.
@mustafexasancalikaabanka4332
@mustafexasancalikaabanka4332 18 күн бұрын
waaa ninkiii cadawada somaliand uqdada u qabay ee awdal stet ka .midka ahaa marku hadlayay inu yahay danbilille ayay cadaynaysay
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 13 күн бұрын
Nin kan wasirka xiilkahalaga qadoo rer somaliland na dhaamanto bari iyo galbay wan salamaya ❤👍
@MaxamedXasan-bw3wl
@MaxamedXasan-bw3wl 18 күн бұрын
Waxaaba nuqsaan ila ah in waxiir lagu sheego waana run waa cilaala suuq muu ahayn hadalkiisu hadal mad uul bidhaantiisaaba aykamuuqataa inuuyahay dibjir iskala jiid jiidaya dhakadana waabanaantee ma faashbaa kagadhacay
@IdrisXusen
@IdrisXusen 18 күн бұрын
Xaalad adag baa lagalay way inoo dhamaatay haddaanahay somaalillaann
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 7 күн бұрын
Habar yoonis waxa ka daran ciidagale iyo habarjeclo.waa laba cadow.garacda habarjeclo waxay biloowdey. Inay disho lix ciidanka habar awala.awal waxa laga rabaa boqol nin ay hargeysa ku dilaan maalin qudha,way galabsadeen.
@mohamoudegeh5056
@mohamoudegeh5056 18 күн бұрын
Khadar Guun caqliga, cilmiga iyo siyaasadaba wuu ka aradan yahay. Xilka uu hayo uma qalmo. Aflagaadada iyo hanjaba bilaashkan wuu ku tasbiixsadaa.Isaga tiisu waa (Afxumadii nabada ka kaxaynaysay colaadna aan waxba ugu tarayne hayska wado wixiisaa xilkale)😭
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 18 күн бұрын
Somaliland khatar bay ku jirtaa 😮Hurdada ka kac Somaliland 🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 18 күн бұрын
sidaan u arko ciro waxaa ka muuqata inuu wasiirkan ku qancinayo geele iyo Xasan shiikh. waayo iyagaa dhaqaale kusoo saaray
@YasinOsman-g5k
@YasinOsman-g5k 18 күн бұрын
Khadar guu waa Aabihii ka fiicane hhhhh waa Khadar waa nin kala Soldaten habeenkiina dhaansi maalintiina waa reer hebel❤❤❤
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 14 күн бұрын
Waa run Lkn ficil aya loo bahan yahay dhakhso ah.
@JanoAbdirahman-k2v
@JanoAbdirahman-k2v 18 күн бұрын
kani waa tuug ee waa in reer somaliland iska qabtaan
@mustafexasancalikaabanka4332
@mustafexasancalikaabanka4332 18 күн бұрын
waa ayaan daro in manta la fasaxo kuwii canka ku ahaa nacaybka somaliland uqdada qabay
@nathra7351
@nathra7351 18 күн бұрын
Cadowga somaliland. Ilaahay idinkiiisa. Deg deg deg ilaahay. Haynoo dhaafiyo isagila. Iyo kan ciro ba ikaahay deg deg haynoo dhaafiyo isha Allaahu
@mustafexasancalikaabanka4332
@mustafexasancalikaabanka4332 18 күн бұрын
nabad daarood aanu Rabin somaliland maxaa ka doonaysa cidi nabad rabtaa nabad lala qaata
@IdrisXusen
@IdrisXusen 18 күн бұрын
Xukuumadi majirto maanta halagakaco
@NOREDIN666
@NOREDIN666 18 күн бұрын
Horta waa Su'aal ee Ethiopia 🇪🇹 & USA 🇺🇸 Nato & Uk 🇬🇧 ma maqlayaan Wiil Gudabiirsi mase laga joojin karaa waxay Rabaan. Hawiye Lagu Xukumo Muqdisho.
@abdirahmanwarsame5199
@abdirahmanwarsame5199 14 күн бұрын
Kani ma ah qof xilkas ah ma aha waa lowclaas person meelahaas buu xaabxaabi jiray community yada ayuu ka shaqayn jiray ciro iyo xukuumadiisu waa faashil 20ki xisho ee igu horeeyayba. waa akhas
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 18 күн бұрын
Waxaanu leenahay xusbigeenii kulmiye waa inaan mucaaradii below naa ma sugi karno wakhti kale waayo wadankii jarbuu ka sii laadlaadaa
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 18 күн бұрын
in ciro madaxwayne inoo noqdo ayaa nasiibdaro ah wasiir maxaad ka filaysaa
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 11 күн бұрын
Wuu Cadayesta waxaada mooda inuu mafarusha ku qayilaayo
@roodacawad13
@roodacawad13 14 күн бұрын
Waxa uu u xun yahay ninkii keenay shacabku wey arkaan waanay abaal marinayaan faa iido marna kaa helimaayo kan lacagta kursiga siistay
@samoc5405
@samoc5405 18 күн бұрын
Ciro waa badheeyey. Wasiirku eed maleh. Ninkii magacaabey ayuu shaxdan udhiibtey
@Canabjaamac-s4f
@Canabjaamac-s4f 18 күн бұрын
Wadani adoon hunguri waa uu babiyey dalkii horena waa kii ubasasey ee huwan adoonka uahaa markaa dalkii hanbo faqash iyo argagixiso ictisaam ayaa ka dhex toosey markaa dawladi majirte dalka hala difaaco
@Idiris-t2t
@Idiris-t2t 14 күн бұрын
farteenaan eednay
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 11 күн бұрын
Ciro adigoo huradamiyaada hadala Soo magacodaya huwanta gudaha Sidaa doonayasa inaada dawslada u noqota damiirkii mayaa lasoo qasaalaye
@kadrakadramed8226
@kadrakadramed8226 18 күн бұрын
Wasiradi ciyalasuqitaha au so ururiyay
@idrissumar9009
@idrissumar9009 18 күн бұрын
Ubaxle24, scw,ninkan,xirsi,ayaad,wata, xaashi na,m.Abiib,ayuu,wata,yaa,dalka,lugoynaya
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 18 күн бұрын
ina abiib iyo ninkan arimaha dibadu waa isku jufo hoose sidaa ula soco ooyaaye waa xaashi sabuuradiisii xirsi warkiisu waa cadaan xaashibaa si hoose wax u burburinaya
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 18 күн бұрын
Ninkan khadiadiso way cadahay cirro somaliweyn weeyaan mantaa maxaa khaldan markii la doranayey waa la oogaa
@ahmedgod6945
@ahmedgod6945 18 күн бұрын
Wasiirku waa geesi,waa in lasiiyaa bilad sharaf
@jamalskp7280
@jamalskp7280 18 күн бұрын
CIRRO ISAGIIBAA ISKU MARKHAATI FURAY MARKUU WASIIRKA ARIMAHA DEBADA U DOORTAY SHAQSI KU SUNTAHAY CADOWTINIMADA SOMALILAND
@mustafesulyman
@mustafesulyman 17 күн бұрын
Kanookale.in.jiida.lageeyayahayd.wasiirka.sida.dacawada.kadabaciyaya.xoolo.xoolo.wasay.etiopian.ayuu.eaxladoonaya.iyo.lacagta..lagaga.iibinayo.ayuu.koodii.samaysay.xarantan.ayuu.uciyayaa
@kadrakadramed8226
@kadrakadramed8226 18 күн бұрын
Farid
@samoc5405
@samoc5405 18 күн бұрын
😂😂 habar jeclo ilmaadeerayaal ku cibra qaata waan ogey waad somaliland jeceshihiine laakiin waa kaas isbedelkii aad doorateen.
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
NUUX TAANI XILKII LAGA QAADAY HABARJECLO SAMAROON XANAAQAY
8:36
waridaad TV
Рет қаралды 99 М.
Reer WADANI oo Mar Kale Bahdilaad QARAN ka Soo Xanbaartay JIGJIGA
6:28