Sheekadu ma aha bakhti ee waa tii ibliis iyo Nebi Adam CS❤❤❤ marka tii uun ayaa taagan ilaa qiyaame saaca ❤ma dhibaan raxanweyn ❤makane ❤tumaal waa nasabka somali weyn ee daahirka iyo sharafta badan❤❤❤
@sacdiyosheikhdon901816 күн бұрын
Allow Waxaan naxariis lahayn Hanagu Saladin yaa rabi u gar gaar cunuga oo cadowga uga hiili yaa rabi cunuga u gar gaar
@11naa4416 күн бұрын
Hoyadii xagey jogta
@khadijasheikh868016 күн бұрын
Wiilka hadii u Canada ku dhashay walibana isbital ka mid ah kuwa ugu weyn Toronto St Joseph foot prints aya la helaya marka hadi safarada la waco waxba loogama qadayo
@User-s5z2t16 күн бұрын
Waa in helaa Address kii ay ku noolaayeen Iyo dadkii ogaa markii ay Canadian joogen
@ekramabdirahman374616 күн бұрын
Case habaryartiis iyo abtigiis oo jooga Canada ayaa lagu xidhi karaa wiilkaan haduu ku soo laabto.Weliba passport ayaa ilma lagu keenay ay leeyihiin
@ummuisra672116 күн бұрын
Daahir calasey nin fiican maaha
@isramaxamed496316 күн бұрын
adigu gabar hadii aad ledahay sii madhiban noso duun ok dadkas ale ayaa abuurtay soomalida diin maleh diintu waa lacag bes 60tegremka ku ibiya haweenkoda 😊😊😊markaa maxa lashegaa inta kabadan
@sharifohassan129815 күн бұрын
waa beeen abuhu malag ayuu laha taas wuuna u dhintay
@farhiyoahmad900816 күн бұрын
Bar arak umada waxa eey usoo gudbineeyso wax aadan hubin bulshada hala imaanin meeshaa ayoo irsaq kaagal Allah kacabso oo wax aadan hubin umada ha oola imaanin
@kowsaralihassan767415 күн бұрын
wiilkan yar iyo hooyadii ale ha caawiyo iyo aabahii oo xaqdaro ku xiran hooyadii oo xanuunsan maskaxdina laga waaley sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@leilamohameda688916 күн бұрын
Asc Aamiin Aamiin Aamiin aa❤❤❤❤❤❤❤miin
@aishawayrax900316 күн бұрын
Inshallah abayo
@ashasalah283516 күн бұрын
WIILKAS MADHIBAN WU MERSADAY, XOOG AYEY UGA FUREEN XAMAR DHAXDISA.
@11naa4416 күн бұрын
Canada dad bdn oo half somali ah aya ka buuxa reerkan wxy ku dhaqmeen islamnimada ka baxsan wana khaldanyhn hoyadas iyo wiilka dadka canada joga oo half somali da ah bey wx la qabi lahayeen
@mohamadjamaboodle-qu1cn17 күн бұрын
WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
@halimamukhtar879116 күн бұрын
Dahir abti fican hadi yahay waa cawini la hay wilkaas
@fatimamohamud157116 күн бұрын
Hanna iyo dahir ayaa ka dambeyo ilah ha uga cabsadaan wiilkan hala cawiyo
@saidakulmije46017 күн бұрын
Waa sheegey in dhashey 2004. Dhashry
@SagalMohaned17 күн бұрын
Haa Ogst yiri ax allaah ha ugargaaro waala ciilay waa nin adag m.a
@مريمالصيعري-ج8ر16 күн бұрын
Allow umiciin yaa Rabi
@Sagaliinaqurux16 күн бұрын
Haduu tago safaarada canada wax walbo weey u fududaan karaan somali uma baahno haduu yahy canadian Hooyadiisna ee nooshahy wali lkn aqligaas ilahey ha siiyo wiilka
@AmiiraAli-o4h16 күн бұрын
Wiilkaan asaga ayaa wax ka qaldanyihiin, waxbaa jiraaan qarsoon
@qaaliyusra754116 күн бұрын
Adiga ayaa wakaa qaldan yihiin
@ashasalah283516 күн бұрын
WIILKA OTTISM AYU YARAANTISIBA QABAY, EE BALWAD MA LAHA, WAXAN SIGAAR KA AHEYN, SIGAARNA DADKO IDIL AYA DHUUQA , RAG IYO DUMAR LEH.
@ashasalah283516 күн бұрын
DOWLADDA CANADA 9000 QORAAL AYA LOO GUDBIYAY.
@modernsomalifood16 күн бұрын
Wa wax laga naxo walaahi.
@HalimaCumar-kk9cw16 күн бұрын
Wiilka looyar buu u baahan yahay
@AmbiyaAhmed-wn2pw15 күн бұрын
Gabar ruun badan
@farhiyaabdulle359316 күн бұрын
ASC abaayo arintan labo ayaa u kala qaadi mida kowaad wiilka waxuu u dhashay wadn wadamada aduunka ka mid ah wadan kasta safaarad ayuu lee yahay marka la iska dhigo reeka somali ee wiilka dhalay waxaa uu u dhashay country la yiraa Haïti 🇭🇹 sax waxaa uu tagi karaa safaarada kenya ee Haïti ay ku leedahay kenya 🇰🇪 that’s dhib ma jiro hadii uu luqada aqoon turnumaan buu helayaa waxaa la weydiiyo siduu uga sheego meesha uu ku dhashay iyo adreeska bisiid laakin waxaan oo dhiba waxaa wadata hanna iyo nin yiri reerka isku cid baan nahay aniga ma garan karo waxaa ay reerka wiilka dhalay infomcinkooda u wad wadaan waxaa arkay marka uu daahir yiri aniga yaa soo ogaanayo kolay waxaa uu soo maqlay social media hortiis kama cadeen laakin waxaa uu wiilka ku dhahay kiiska waan tuuray anigoo soo gaabinaayo mida aan la yaabay waxaa ay tahay hanna inta ay wiilka u yeertay bay waxaa ay ku aqrisay hadii uu walaashii raaco inuu wax xaq ah ka heleen reerka oo waxaan u dhimanaayay ay soo af jari gabadha walaasha why hanna reerkan ay u dhex faaideesaneesaa maxayse ka helaysaa because daahir waxaa uu ka cod saday inuu waalidkiis iska dhaafo uuna caawiyo laakin naagtan hanna why ay wiilka hoosta u gashaneesaa reerkan u faquuqee mida kale somali waxaa rabaa qof biliaadan oo deris ama saaxib kula ah wax ha u sheeganina because gabadha reerka ayaa deris la ahay tiri ayaa dhinaca kale social media kaga sheekeyneysay information kood ayaa u tirsaday mase og yihiin inay tahay qof aad dhibaateyneysid oo lagu oogi karo dacwad kuligood waxaa ay wadaan waa qiiro japon wiilka waa nin weyn oo hadli kara laakin waxaa uu ogaaday inaysan waxba u qaban karin oo asaga ayaa afkiisa ka sheegay hanna dan bay ka leedahay asagan wuu ogaaday oo hada cid ma aaminaayo laakin waxaa dhihi lahaa safaarada ha iska xaadariyo wabillahi towfiiq
@SapaadHersi16 күн бұрын
Arinkaan Maa culimadii nayroobi joogta loo sheegi ama gacanta loo geliyo
@wamuajani5416 күн бұрын
ilaahay how gar gaaro😢 miskiinkaas yar 😢 umada allaha u salhiro
@ashasalah283516 күн бұрын
WAXA WIILKA LAGA QAADAYA DNA, TAASO ISPITALKU KU DHASHAY IYO AABAHIS LAGA QAADI DOONO.
@NagadMcalin16 күн бұрын
Wiilka yar so Canadian ma aha? He should go to Canadian embassy in Nairobi. Tell them his story. They will take him to safe house. Ciyaal badan oo laxado weey jiraan . Dowlada Canada weey caawineeysaa. Dhalashadiisa weey helikaraan systemka waxba maka tirmo. Hadii uu sheego hoyadiisa magaceeyda. Iyo hopsitalka uu kudhashey ama magaalada uu ku dhashey. That is all he needs. It not complicated. Dad waxaa jiro ww2 dhashey Europe kudhashey oo dhalashadida dip loso heley. Aniga arkey naag cadaan abaheeyda Canadian askartii ww2 kujirey iyada France kudhalatey. 2008 birth certificate keeyda so heshey. Wagaas 52-53 eey jirtey. Wiikaan waba wiil yar.
@ummuisra672116 күн бұрын
Cunuggu wuu dhibaatoodey
@kowsaralihassan767415 күн бұрын
Daahir wu sheegay inu kiiskan qabiil u dabooley ugana baxay wiilkan wu aqli badan yahay m.a mana waalna ee dadisa yareyd markii wadanka la keenay somaaliya ilaa 8 ilaa 5 jir baa la sheegayey hooyadii wax badan u sheegi lahana maskaxdeda sax maha habaryartii baa kiiskii babisay beena u sheegtay
@AshaIbrahim-t4h17 күн бұрын
Yeah, Allah🤲🤲🤲🤲
@ifoonghauri404612 күн бұрын
Haduu aabihii American yahay meelkasta uu joojo waa American passport gacanta ayaa laga saarayaa.
@SagalMohaned16 күн бұрын
RUMI ABAAYO WA MAHADSAN TAHAY KUN JÈR WALHY ILA MALINKAN WILKAN MAQLAY JIRKA IDUBAXINAYO AX HOOYO KAJIRAN ABE MAHAYSTO MURUGO ANIGA IN KENYA LAGU DILO KABAQAYA YAA ALLAAH ETHOPIA LO QAATAY AX AX AAAMIIN DUCADAAADA ABAAYO
@ummuisra672116 күн бұрын
Mooryaanimadii ay soomaaliya la joogeen bay meel walba la tegayaan
@sharifohassan129815 күн бұрын
yaaysan kaa hoos bixin all family ma qarsoomi karan
@istahil.roble778816 күн бұрын
Qof walbo wuxu leeyahy cunuga yari somali ma ahin cunugaas qabiil ahaan habaryartiis ayaan ahy waa half somali Xaqna wuu ku leeyahy Soomalida iney cunuga caawiyaan kuwa dhalay iyo kuwa aan dhalinbo garan maayo cidaas cadawnimada meeshey ka keenen balaayada balo abti idinka dhigatay
@ hadda ma waxbaad ii sheegi mise waad caaytami walalo 😀
@ummuisra672116 күн бұрын
Hadduu reer kale oo soomaaliyeed yahay wuu qaban lahaa kiiska
@aishawayrax900317 күн бұрын
Maya runtu wey soo bixi dadkas oo dhan qater ayey ku jiran
@sicidowarsame355217 күн бұрын
Wcs xaqa Alle ma mooga
@saidakulmije46017 күн бұрын
Abaayo wuusheegey waqti uudhashey 2004
@SagalMohaned17 күн бұрын
Haa Ogs 2004
@SagalMohaned17 күн бұрын
Wcs Ruumi abaayo Nin rago ciil so arkay aabo la aan hooyo ka jiran lasoo qiyaanay uma liito xanuun kama muuqde ciilku raagay inuu DHASHAY WU SHEGAY 2004 OGOST ALAAH CAWIYO WANLA MURUGNAY HADA SAY WLAHI DACWAD GUDBISAY WIILKAAN ADIS ABABA UFICNEYD INU UFAKADO SOMAALI ODHAN KA DHEXBAXO KENYA LAALUUSH KA SOCDA WANA LAISKU DILAA DAAHIRNA 100%LACAG KU QAATAY AMA WALO.DHAARTAY
Wax si ka ahi ma jiraan ee waa cunug caqli iyo sharaf alle siiyey ❤❤cadow munaafaq ka daran gaal lagu saladey ❤yaa rabi yaa rabi caruurta caalamka u går gaar yaa rabi cunugaan ka badbaadi dhagarta munaafaq iyo mooryaan 😂😂😂😂😂😂
@munaismail475116 күн бұрын
This kid doesn't look black american. It looks like somali bantu. This news will come out soon.
@ashaoali802016 күн бұрын
No No No Rumiyeey ilaahey kabaq Daahir woxoow ugabaxay kiiska wiilkayar dad ayaa soogeliyeen wiilku waa alshabab saas darteed daahir waa iska cabsaday
@ekramabdirahman374616 күн бұрын
May waxaas waa been walaal Wiilkaan hadii uu Canada ku soo noqdo waxay ka baqanayaan inuu dawlada lagu dacweeyo. Waayo hooyadii Soomaaliyaa cilaaj loo geeyay oo silsilad lagu xidhay. wiilkana waa la bahdilaa oo ciil buu qabaa😢
@fartun950316 күн бұрын
❤csw❤csw❤csw❤csw❤
@cabdiosman303516 күн бұрын
Been wasue oo hanjabaad lagu cabsiinayo wiilka miskiinka ah oo lagu difaacayo budhcaddii uu afduubnaa
@Shadeahamod16 күн бұрын
Hhhhhh ruumi soomali yaa yelaya madhibaan runta hadaynu isu sheegno arikan waa arin hun lkn yaa kudhaqma dee lkn somali ilahay wakajarayo wakuwa dagal iyo qarax lagusaluday qurbaynu isoo baxnay gaalo waynaga dawarsanay obasaboradoda shisheye kuqamaamny taribka qaraxa war ilahy aynu unoqono somaliyey dulmigaan ilaa aynu dayno dhilkena sidasu uqasnanaya caruurti gala guraty somaliyed wale u u aray ilahy dadkaas tii akhirana haagu sugo wahadhe