SORRY WALAL HADII AN KU DHAWACAY LAKIN HOYO ADAG NOQO YUSAN SAMEYN KU YELAN NAFTADA

  Рет қаралды 7,409

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 28
@qadromohamed5269
@qadromohamed5269 12 күн бұрын
Sax abyo waa runtaa nolasha waxeey ku fcn tahey in ey ku qarsan tahey ❤❤
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 12 күн бұрын
Asc waxaan kula talin lahaa diinta iyo maadiga culuunta nafsiga hala Barto naftaada iyo iyo naf kale ha isla barbar dhigin ruumiyey caqliga ilaahay hakuu saaidiyo❤❤❤
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 6 күн бұрын
Masha Allah abaayo sax ❤❤
@UmuabdallaUmuabdalla-qh5pi
@UmuabdallaUmuabdalla-qh5pi 12 күн бұрын
Ruuney abayo dabka carar kaa dambeeya😅
@hamdimohamud2739
@hamdimohamud2739 13 күн бұрын
Absolutely I agree with you Abayoo, most of people are jealous ❤keep ur family private 😊
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 6 күн бұрын
🤲Amiin amiin ya Allah 🤲
@caashoxuseen7040
@caashoxuseen7040 12 күн бұрын
Asalamacaleykum kuli giina allaah ina xafido dhamaanteena qofkastana noloshiisa allaah u barakeeyo lkn hadii calafka dhamaado ma ahan in l eys habaaro, oo hadii aad is habaartan wax ba kama faideysaan ee haleysku duceeyo allaah na barya barya waa iga talo ruumi thanks abayo
@shahad2629
@shahad2629 12 күн бұрын
waalhi ruumiyeey nimanka inta fiican waa yar yihiin marka ilaahey hatuusiyo
@minaahmedmohammed8255
@minaahmedmohammed8255 13 күн бұрын
Walaahi wan ku farxaa Reer is haysta illahey haku xafiido qoyskada lkn gabdho badan ba niinki xumeeyey kawaran Ruuney hadey ilmo u dhashey o u dayacey iyada iyo ilmaha o Nolol kale samystey o koor u qadey Reerkaas wala habaraa😅
@NaailaMaxamed
@NaailaMaxamed 12 күн бұрын
Asc abyo ruumi inaa kula hadlo baan rabaa waa iga codsi
@Hinda-q3x
@Hinda-q3x 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umriyaan9
@umriyaan9 13 күн бұрын
Masha allh tabarakalah warunta abayo ninsomali ninkafican majiro somali hadan nahay isfahanka kuyarmahe dhibmajiro inlwys kutanasulo afican malinba gurcusub wadhib hadana dadohoyo ah ilmana abohod aafican ineyku agkoran ookoriska kaliga maxadhibkas horka kasaray asna inowmelaha xarafsafo adna adhibtoto maha gabdho sabarka halabadiyo nimanka aceyrineysan jojiyo ilmaha koriskoda kaliga maxamili kortid waLoqossosla xaji adajira notali aladhaha sailmahada kugukoran markahore eeleysgursado lalaha ogolado xadgudub oowaxaladhaha wixikudhibo joji iskumidanahay bahdilna umabahni ninwaxa kubilowdo laqabsana gabdho naftina jaclada ❤❤❤
@HipoAhmedsicid
@HipoAhmedsicid 9 күн бұрын
Scw scw scw❤❤
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 13 күн бұрын
War gabdhow quruxdiina iyo nimcoyinkiina garsada because il baa xataa jirta dad badan oo aan heysan ayaa jira inta aan heysan nimcadana allaha siiyo gof kastana allaha u sakhiro umuurahiisa
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 13 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam
@Sahraqueen708
@Sahraqueen708 13 күн бұрын
Saaax apyo Allah nokalmeeyo rumiyey qof walbo intii dhibto wuu hestaaa
@11naa44
@11naa44 12 күн бұрын
Ilahy hau gargaaro
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 12 күн бұрын
Absolutely 💯
@HawaYusuf-p1q
@HawaYusuf-p1q 13 күн бұрын
Asc abaayo argtiday wax qalad Kama arko abaayo illahay ha kuubarakayo Maasha allaha horu soco wax kastaa wuxuu. Layahay min billow iyomindhamaad waxaan kuu shahid Samara’s kaaga qari
@aminaissa7307
@aminaissa7307 13 күн бұрын
Ameen Yaa Rabb
@Zamzam-ez6tz
@Zamzam-ez6tz 12 күн бұрын
Aad ayaa umahadsantahay
@khadroali7142
@khadroali7142 12 күн бұрын
Sax. Absolutely 💯
@ridwaanahmad1217
@ridwaanahmad1217 13 күн бұрын
Gabadhaha maxa kaqaldan ani waa kayabay ninaa aminay ninaa jecladay war hada Aragto qof garay heerkaa wuxuu meshii kasaray jacaylkii ilaahy iyo waheshigii ilaahy sw naa sida iskudhama oo ilaahy xusa qalbigiina qofna kuma ciyari karee
@NajmaAbdi-d4w
@NajmaAbdi-d4w 13 күн бұрын
Abaayo ninku haduu ku dibo u sabar aba hadaadka tagesid ilmahiisa faraqa ugu shub wlh nimanka edeb bey yelan lahayen ha arko dibka akahesid ilmahaga adi le ku korayaan hadaad koriso od la rafaadane abahod way raadsanayaan so isaga ha koriyo
@Hafsarage
@Hafsarage 12 күн бұрын
Gabar halkan KZbin ka jogta ilmeheda xita way so digty wax uqarsan gahbdaha manta malhn marka wax uqorayo waxn daha parevat kadigo noloshada rotin waxn ahyn waxaga kale qarso noloshada inad media wada kento bari ada ka shalayi wax ba la rebta
@wardijama6856
@wardijama6856 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@OsobAhmed-d1c
@OsobAhmed-d1c 13 күн бұрын
Haaa ruuney ruunbad kashegtt
@MaariyoAxmed-j9t
@MaariyoAxmed-j9t 12 күн бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН
УЛИЧНЫЕ МУЗЫКАНТЫ В СОЧИ 🤘🏻
0:33
РОК ЗАВОД
Рет қаралды 7 МЛН
EMARAADKA FASHILAYAY CIRO BANAANKA KEENAY
12:11
waridaad TV
Рет қаралды 29 М.
6 BILOOD EE LASO DHAFAY MAXA KA BARATAY JEEBKAGA? DHAQALAHA
14:41
Ruumi Channel
Рет қаралды 10 М.
HOYO KASTA HADEY INTAN KU FAKARTA WAA TAAJIRAD. (DHAQALAHA iyo Ruumi)
15:22
6 BIL KADIB MAXAA GALAY SANDUUQI ? QEYBTA DHAQALAHA REER AFRICA
10:35
QISADA FAARIS IYO C/RAXMAAN!!@sawdamqaalib
58:48
Sawda Qaalib
Рет қаралды 64 М.
GABARTAN SIDEY UGA BAXDAY GACAN NIN NAAG NOL INTAN KU DHAQAQ
16:04
Ruumi Channel
Рет қаралды 37 М.
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН