SABABTII AY U KALA TAGEEN ISUNA FUREEN FANAANIINTAAN

  Рет қаралды 36,099

BULSHADA CUSUB

BULSHADA CUSUB

Күн бұрын

Пікірлер: 20
@bulshadacusub
@bulshadacusub 2 жыл бұрын
LIKE,SHARE & SUBSCRIBE
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 10 ай бұрын
BEENTA CUSUB
@Ahmed-gw3fk
@Ahmed-gw3fk 2 жыл бұрын
Maanta ayaa iigu horeyso in Kuluc iyo Sahra Axmed is qabeen,Thank u szb inoo soo badi
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 2 жыл бұрын
Inantay ku curteen aragsan ayaa la dhahaa Finland ayey degentahay
@anabmusa5603
@anabmusa5603 2 жыл бұрын
Axmed kuluc iyo Sahra Axmed gabadh ayay is leeyihin ninta magaceedu waa Aragsan
@francoiskayad878
@francoiskayad878 2 жыл бұрын
Fanaaniinti hore ee is guursaday way badnaayeen. Haddaan qaar ka xuso. 1. Mahamed Ahmed Kuluc iyo Faadumo Abdillahi Maandeeq. 2. Mahamed Ahmed Kuluc iyo Sahra Ahmed Jaamac. 3. Abdi Aden Xaad Qays iyo Amina Abdillahi Xirsi 4. Abdirahman Dheere iyo Amina Abdillahi Xirsi. 5. Muse Ismail Qalinle iyo Saada Ali Warsame. 6. Ahmed Cali Cigaal iyo Maryan Mursal Ciise 7. Ahmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Cige. 8. Barre Fiidow "Leento" iyo Xsbiiba Xassan Tooxow 9. Abdi Nour Daljir iyo Sahra Abuukar "Dawo" 10. Xassan Aden Samatar iyo Shamso Cumar Xaydara 11. Hassan Haji Cabdillahi "Ganay" Cadar Ahmed Kaahin 12. Mahamed Cali Kaariye iyo Shankaroon Ahmed Sagal 13. Mahamoud Abdillahi Singub iyo Khadija Abdillahi Boqran. Lama so koobi karo. Kuluc oo qudha aya Afar Fanaanina so guursaday. Kuwa kala Taga iyo kuwo isku waara labadaba way leeyihin. Fadlan, iska ilaali arrimaha shaqsiga ah "personal" ka ah.
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 2 жыл бұрын
Soo badi lkn zhakhsiyaadka fanaaniinta bls waxba haka zheegin waliba kuwa maytidaa ee dhintaaaay Lkn xog bilaaaaa turxaana oon qofna shakhsiyada waxba looga sheegayn soo gudbi
@anabmusa7112
@anabmusa7112 2 жыл бұрын
1 Abdi qays iyo Aamina cabdillahi 2Axmed Cali Cigaal iyo Maryan mursal Caafimaad illahay ha siyo iyo cimri dheer Kuwaa kale illahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 2 жыл бұрын
Mashallaha tabarkallaha waa ku mahadsantahay In aad noo sharaxdo Fananiinta Somalia
@anabmusa5603
@anabmusa5603 2 жыл бұрын
Hadaba qiisadaa beer lula wax ka soo raadi beerlili waxay ahayd iyo taarikhdeeda la so wadaag please
@ahmedmire5074
@ahmedmire5074 2 жыл бұрын
Asc.saxid, Ahmed cali cigaal waxuu AUN.Khadra Dahir, Markii eey kala tareen Maryan Mursal. Bales waxes saba u ahaa ka taga Ahmed iyo Maryan, Culeeys ka yimid Qooyska Ahmed. Siddaa weeye sheekaddu.
@khadram3457
@khadram3457 Жыл бұрын
Waxa uga horaysay maandeq
@aadammax9534
@aadammax9534 Жыл бұрын
Asc mar 2aad wll anoo figraddi hore daba coda Xasan A. Samatar ma aha ka u heesa badan ee 3 fannaan ayaa ka hessa badan
@aadammax9534
@aadammax9534 Жыл бұрын
Xaga codkana u yaran 30 fannaan ayaa u cod macaan sida ANXT Cabdinaasir Macallin, Bacalwaan, M S Tubeec, M kuluc, Magool, Sahra A, C Raas & xitaa dar 2 heesoow o qudha qaaday
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Shaqa-Laawe NO1 ..Yaahoo..Us...
@bulshadacusub
@bulshadacusub 2 жыл бұрын
Darka haatan jooga,sidi Dumar uu sheekee..War waa maxay magac nin baa wadataa,sidii Dumarna waad u hadleysaa. Haddii aad wax caynayso sidii nin rag wax u caay.
@abdinurfarah1560
@abdinurfarah1560 2 жыл бұрын
Ma ogtahay war moogeey in uu DUNIDA soo maray .... Heestaas Maryan iyo Axmed ay wada qaadaan miraheeda Wax badan baad Ku ogaan.... Heesta Caraweelo ee UU qaaday .....Cigaal erayo jaceylka indho la'aanta ee UU u hayo "ADIGAA cawo lahoo caafimaad Ku seexdoo, Ku caweeyo nabadee, Hadal Caad Ku jira iyo Carrab dalab le bay dilay iyo ciidamo Allooo
@abdirazaktarabi2134
@abdirazaktarabi2134 Жыл бұрын
Waar dadkaan waa dad inta badani dhintay maxaad uugu raadinaysaa hungeri subxannlaaaah
@maxamedabdicali1766
@maxamedabdicali1766 2 жыл бұрын
ax ax ax
FANAANIIN CADAAWAD IYO COLAAD KA DHAXEYSAY@bulshadacusub
12:40
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 13 М.
FANAANIIN LA HABAARAY AMA LA INKAARAY@bulshadacusub
9:29
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 39 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
SABABTII XASAN AADAN  UU ULA HEESI WAAYAY HABLAHAAN@bulshadacusub
7:17
Taariikh nololeedkii, fanki & sugaantii AUN Abwaan Xasan Sh. Muumin
16:53
FANAANIIN KA TIRSAN QABIILO KALE@bulshadacusub
7:41
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 60 М.
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle
27:19
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 1 МЛН
RAGGII GUURSADAY OO QABAY MAGOOL AHN.@bulshadacusub
7:12
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 55 М.
COLAADDII MAGOOL IYO DALEYS@bulshadacusub
8:11
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 11 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН