FANAANIIN LA HABAARAY AMA LA INKAARAY

  Рет қаралды 37,964

BULSHADA CUSUB

BULSHADA CUSUB

Жыл бұрын

Пікірлер: 44
@salaadmaxamedwardheere8166
@salaadmaxamedwardheere8166 Жыл бұрын
waa ilaah amarkaii lakiin waalidku waxa uu ka joog ku yiraahdo in laga joogo ayaa fiican
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto dhamaantood
@boushraboushra9695
@boushraboushra9695 2 ай бұрын
Maxaabamaqalnaa music buunagu daarey axsan heestagaabi reer badiyo
@shukrihussain3468
@shukrihussain3468 Жыл бұрын
Asw mowtida iska dhaaf wax ha ka sheegin aaqiro waa lagu weydiinaa aqbaartaas iyagaa toodii haysataa u ducee
@anabmusa5603
@anabmusa5603 Жыл бұрын
Anigu waxaan akhriyay axmed Gacayte tariikh nololeedkisii. Aabihi ayaa lagu yidhi inankagu wuu heesaa markaa Aabihi aad buu uga xumaday inankisa u school u diray oo heesaya o fanaan noqday markaa gurigii ayuu ka eryay
@alhamdulillhforislam458
@alhamdulillhforislam458 Жыл бұрын
Waraya maxada ka wada Haboon Cabdualhi baa laa habarya bisiinka baan waya waxsa. Allah uu naxaristo dhamantoda ❤
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
Faniintaan Marka Oo Waalidkood Habaaraayey Maa Joogtay Ummada Beenta Kadaaa
@Khaalid155
@Khaalid155 Жыл бұрын
Maajoogtay maxa ladhaha awoowo taarikh wax layidhaah baa jirta taas ogoow
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 Жыл бұрын
Maanshallah waa sheeko xiiso badan
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Waagii hore fanka wey adkayd in gabdhuhu faniin noqday
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Waan maqlay magool habar ay ehel yahiin waxay ii sheegday walahi markii ay kadiiday inay fanka iska dayso inuu ku habaray ilaahay gaaga dhig awlaad fanka
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
Ayaan Abdulkadir adiga yaa waxkaa dhegaysanaya naa maytida nabadgeli waxna magaranayzide iska hadashooy ciilan ee daarood talabaas Adiga caruur maad dhashay beenalayay
@abdikhadarmahadale4708
@abdikhadarmahadale4708 2 күн бұрын
Waraa ilaaheey kabaq oo camal yeelo meeytada kafuq shaqsi aan xishoon baatahay ilaaheey ugaxushoo marxuumiinta
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 Жыл бұрын
Noo so badi waa sheeko xiiso leh
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Gabbahaa badiyaha ayey ka imanayen xamar shaqo la qabto måa llahayn sidaas ayay u hesayen walal iska daa dee inta dhimatay iyonta noolba allaha u naxriistee gabdhaheena somaliyedow hesaha waa denbi iska daaya shaqoyin kale hada way jirane kuwii hesi jiray mishar yar baåy heli jireen sidan maqlay
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Bro waxyar ankusaxo waxay kudhalatay eithopia
@anabmusa5603
@anabmusa5603 Жыл бұрын
Reer itopia ayay ahayd saynab
@soulehassan
@soulehassan Жыл бұрын
Somaliyad ayay ahay Ahn
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
Anab Musa gabadh dira Pp Akishe ahbay Aheyd Saynab X. Cali Baxsan Ale hau naxariistee
@abdidjibril6612
@abdidjibril6612 Жыл бұрын
Sawirkan waa1970 tanadii Waxaan u maleeyn jabuuti
@user-xk5ez9ch3e
@user-xk5ez9ch3e Жыл бұрын
Ala Been Badanaa Kan Adeer Buunis Isna Beentadi Ma Ku Dartay
@Ahmed-gw3fk
@Ahmed-gw3fk Жыл бұрын
Sxb inoo soo badi taariikhda
@supermanmh4
@supermanmh4 Жыл бұрын
Niyahow bulshada been ha usheegin buunis inta uu heesaha bilaawin ayuu isha iyo gutaba la aa
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Buunis waa qofka keliya ee aan aqoon u leeyahay sxb
@anabmusa5603
@anabmusa5603 Жыл бұрын
Funku mahaa denbi waayo hooyoyinka yaa ka hees badan?
@user-xk5ez9ch3e
@user-xk5ez9ch3e Жыл бұрын
Waryaa Dadkeena No Daa Haboon Cabd illahi Waa Naag Reer Sheekh Muuse Direed Naga Dhamood
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Ninyahow maxaa kaa qaldan dadka waaba amaana oo dad igula dagaalay.
@alhamdulillhforislam458
@alhamdulillhforislam458 Жыл бұрын
Muse naga badan inader dir maxaya ku haysa. Allah unaxaristo edo haboon cabdualhi iyo dhaman Musliminta❤
@alhamdulillhforislam458
@alhamdulillhforislam458 Жыл бұрын
@@bulshadacusub waxada amantay maa jiirto aa dadka diintay iska daafa baana ha ka shagayn. Allah ka cabso.
@SamramaajidSamramaajid
@SamramaajidSamramaajid Ай бұрын
​@@alhamdulillhforislam458Haboon Shariif Cabdilaahi Aabeed waa Asharaaf reer Baardheere. Hooyadeed waa reer Muuse. Ilaahey ha u naxariisto
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
متي زرعت الظلم متي
@xaajidayib2105
@xaajidayib2105 Жыл бұрын
BcbcxxcxxxbzbbbbbbbbbbzbbbbBzzzxccžxvxxxxxccvccccccvvvvvcxzzxccvcxxxcżvxvvcvbzhzzzzzxzzgzxzggzQzźźzźzźzvcvvvcvvvxcvgvvzvvvvvzxvccvvxzVxxxvzxzzv¹A¹ÀQQAÀAQAQQQQQQAQQA¹Q1¹11Q111Q1111111111QQQ1Q1111¹Q¹11Q11¹Q111111¹11111Q1Q¹¹111Q
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Жыл бұрын
Xaaji Fayib miyaan far Somaligana wax yar lagaa barin waa maxay waxan aad soo malmaluuqday
@maxamedibrahim7114
@maxamedibrahim7114 Жыл бұрын
Waxaad ku dartaa hibo nura
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
Kuwaan wey heeseen kaliyaa waaridka hada jira ilmahooda oo cabtooy iyo dilaa ah oo dadka dilaan hadana guriga ku haystan
@nimcoali5665
@nimcoali5665 Жыл бұрын
Innalilaahi wayna Illahi Rajucuun
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Nimco Cali ma reer Sweden baa tagay?
@issehassen4203
@issehassen4203 Жыл бұрын
Been badanaa ,buunis maxaa loo yiri ?
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Жыл бұрын
Waar beenta kala t ag meesha. Waaliidkii hore damiir diini buu lahaa taariikhdana baal dahab bay ka galeen. Waalid la heshiiyay kuwa heesa lama hayo. Ciyaal tik tok cuquubadooda maanta waynu haynaa. Naagaha iyo ragga youtubka fadhiyana cuquubadooda waa diyaar. Wallee ruux Alla caaiyaa ayaan daraja helin.
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Maya qaarkood way la heshiiyeen waalidiimtoda
@mohamedismailhilqad182
@mohamedismailhilqad182 Жыл бұрын
Waar buunis beenta ka reeb sxb Wakhtiguu fanka galay iyo xiliguu xanuunku ku dhacay way kala fogaayeene Caruurtiisa ayaan aqaanaa waana soo sheergareeyee u jawaab markaa macal hooyadiibaa nool oon wacay mar dhawayde waar ileen xogtaadu waa been fadhida subxaanalaahi
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Soo share garee,,waqtiga fanka soo galay iyo waqtiga uu xanuunka ku dhacay waa isku mar.
@alisaaram1107
@alisaaram1107 Жыл бұрын
Iskada Haku dirin ehalkeda benale
FANAANIIN CADAAWAD IYO COLAAD KA DHAXEYSAY@bulshadacusub
12:40
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 10 М.
ABWAAN DILAY NINKII WALAALKIIS DILAY@bulshadacusub
11:06
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 28 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 127 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 208 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
UGAASO||GABADHII CABDI TAHLIIL LOO DILAY@BULSHADA CUSUB
9:31
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 45 М.
FANAANIIN AANO QABIIL LOO DILAY@bulshadacusub
9:10
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 47 М.
Daawo Taariikh Nololeedka Abwaan Cabdi Bashiir Indhobuur.
8:05
AFNAAN Oficail
Рет қаралды 32 М.