SABABTII UU KULUC U FURAY AAMINA KULUC KA DIB MARKII

  Рет қаралды 13,151

BULSHADA CUSUB

BULSHADA CUSUB

Ай бұрын

Пікірлер: 13
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 25 күн бұрын
Mohamed. Kuluc.Allaha.unaxariisto.Allaha.unaxariisto.Aaamiiiiinyaaarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 26 күн бұрын
ALLE YAA RAXMAAMEEN.
@user-xe3qd9fv6o
@user-xe3qd9fv6o 29 күн бұрын
Aun
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 26 күн бұрын
Aamina kuluc ma fanaanad weynba irsaaqadiiba meel xunka gashay
@nasriina12345
@nasriina12345 25 күн бұрын
Aun usagaba fanaan ayuu ahaa midkale waadna uu ugu weynaa
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 28 күн бұрын
Hhh asgaba fanaan wayn ahaye see buu ayada fanka ugu nacay war been macquul ah keen
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 22 күн бұрын
Waar meeshan kan wax soo geliyaa ma camal kaluu waayay weli tan oo kale
@saidma1683
@saidma1683 28 күн бұрын
Gabar..yar..oo.iskuu.leey.ah.ayuu.naga.sasabtay..asagoo.wayel.ah.ilmo.inay.u.dhsho.aqorned..uma.qalmin..waayeel.buu.ahaa
@mhassan0163
@mhassan0163 27 күн бұрын
adiga maxaa ku dhex gashay, iyada sow raalli kama ahayn, nin legend ah oo celebrity ah ayuu ahaa, waxkastaba dadka isguursada ixtiraam bay mudan yihiin,
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 26 күн бұрын
Umada dhexdooda iyo afaarahooda yaa dadkaan ydirsaday,war umada isja daaya ,ilmuhisa kaqirnaa asagana fanka kusoodarey iyadoo gabaryar ah,ceebna kumay kaltagine wannaag beey ihaysay marku dhinteyna wa tii la aamusin wayey oouducaynayseey ee faraha umada kala baxa,
@fadumahussein972
@fadumahussein972 26 күн бұрын
Amino neero ayaa la dhihi jiray isku school ayaan ehen waliba isku xaafad dugdi may dhameysanin oo iyado yar bey guursatay
@siradm
@siradm 17 күн бұрын
Kuluc wuxuu ahaa qof muxtarim ah oon xusmad badan u hayno waana ka xumahay inad sidaas uga hadashid, shalay isma aysan guursan, waayeelna muu ahayn siday ila tahay, muddo kahor ayay ahayd Kulucna markaas nin dhexaad ayuu kolley iska ahaa marka uma qalmin qalad ayaan u arkaa.
@siradm
@siradm 17 күн бұрын
Warbixin khaldan oo aadan waxba ka ogayn dadka ha la wadaagin. Waxay ku kala tageen annagu ma ogin marka qiyaasta iska daa oo maydka iska nabad gali
FANAANIIN KA TIRSAN  QABIILO AAN QABIILKOODA AHAYN@bulshadacusub
7:41
FANAANIIN CADAAWAD IYO COLAAD KA DHAXEYSAY@bulshadacusub
12:40
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 10 М.
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 6 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 4,7 МЛН
SABABTII AY MAGOOL ULA DAGAALANTAY SIYAAD BARRE@bulshadacusub
13:10
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 9 М.
KHUDBAD XAAJI MAXAMED CIGAAl ALLAHA U NAXARIISTEE.
9:16
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 79 М.
XASSAN SHEEKH JAWAAB KUSOCOTA IYO  TAARIIKH RUNA
26:01
JUBA TV
Рет қаралды 42 М.
FANAANIIN AADAN U AQOON GABOOYE AMA MADHIMAAN@bulshadacusub
7:59
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 41 М.
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН