FANAANIIN AADAN U AQOON GABOOYE AMA MADHIMAAN

  Рет қаралды 41,359

BULSHADA CUSUB

BULSHADA CUSUB

Жыл бұрын

Пікірлер: 132
@amiirayarey864
@amiirayarey864 Жыл бұрын
Gabooye cadawgiisa cagta hoosteeda alaha galiyo
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 Жыл бұрын
Dad qiimo iyo magac uga tagay somalida ahayeen fananiintii hore ilahay jana fardawso ha ka waraabiyo danbigoodana ha dhaafo
@abdisarhayenur9898
@abdisarhayenur9898 Жыл бұрын
Ilma Baadil waa Ogaadeen waliba reer isahaaq oo sax ah
@Daqare666
@Daqare666 Жыл бұрын
Sxb Abdi Baadil iyo Ibrahim Badil waa walaalo. Waana Madhibaan waxay daganaaye Wadajir Macmacaanka. Iakuulka Dhame yasin Cartan ayay ka soo hor jeedeen iyo Suuqboocle.waxay isku xaafad ahaayeen Madaxweyne Xasan Sheekh
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve Ай бұрын
​@@Daqare666 Hooyadaaba iyo gabooye was Ahmed yasin digfeer baa ku dhashay Qorraxay Ogaadeen kuna ma sheegtoo Ibrahim baadil iyo abdi baadil Ogaden
@raxma3332
@raxma3332 Жыл бұрын
Abdibadil wa Ogaden Reer isahaq
@Zurich527
@Zurich527 Жыл бұрын
Cabdi baadil miyuu ku soo daray waxba kama yaqaanno
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Baraka Allah Tabaaraka. Allah
@abdulqadirali7885
@abdulqadirali7885 Жыл бұрын
Wall samawaadka ha u isticmaalin heesaha. Mahadsanid
@munaahmed2997
@munaahmed2997 Жыл бұрын
Adiga waxaan soo diyaariyey Ilaahey haku soo hanuuniyo naftaada cadow haku noqon.
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 Жыл бұрын
Ninkan warkan xaguu kakeenay ilma baadil maaha dsdkaad kusheegtay waaniman ogaadeena oo garanay Iskasax sxb
@HeeloMaal
@HeeloMaal Жыл бұрын
👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@abdimuse7911
@abdimuse7911 11 ай бұрын
waa runtiis ilma baadil waa ma dhibaan, ogaadeen adiga maa ka dhigay...... weliba waa reer baladweyn.... taariiqda fanka barasho ayay kaaga baahan tahay.... Ogaadeen maba heesi jirin waagaas....
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 Жыл бұрын
Ilmo baadil waa reer beled weyne waa ogaaden
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 Жыл бұрын
Kani waa beenaale
@ayanhashi7111
@ayanhashi7111 Жыл бұрын
So what???? Haday Gabooye yihiin maxaa ku jaban? ma dhaliil baad uga dhigaysaa. War arzaaq tan kuu dhaanta raadso fanaaniinta ha ku mashquuline.
@nimcomed7065
@nimcomed7065 Жыл бұрын
doqonyow umada nabadgeli waxydoonaan ha ahaadaane qabiilna qabiil kama fiicnee cabsida ilaahay uumbaa lagu kala fiucanyee nacasyow orod ilaahay kacabso
@cambaroali7733
@cambaroali7733 15 күн бұрын
Waa madhibaan Cidna ma dhibaan Waa dad wanaagsan
@user-bk3mq9sz7
@user-bk3mq9sz7 Жыл бұрын
cabdi badil iyo ibrahim badil waa ogaden iska hubi waxaadan ogayn ha sheegin
@Muuse377
@Muuse377 Жыл бұрын
Ninkan Waa Beenaale Aniga Awoowgey Ayuu Ka Been Sheegay Abwaan Xusen Aw Farax Dubad Iyo Cumar Dhule Ayuu Ku Sheegay Madhibaan Waa Beenaale Ninkan
@zu7729
@zu7729 Жыл бұрын
@@Muuse377 Omar Dhule Ali Waa Madhibaan
@Muuse377
@Muuse377 Жыл бұрын
@@zu7729 Wall Aniga Ayuu Ila Dhashay Waa Nin Reer Sheekh Muuse Direed Ah Waliba Nin Reer Cabdileh Ayuu Ila Yahay So Dhageyso Sahra Cumar Dhule Oo Ku Abtrirsanaysa
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
fanaan oo dhan ayaa hooseeya
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve Ай бұрын
Anaga oo ku hortagan bad Nasab kaanaga iyo Dad kaanaga meel Kale geeynaysa Malaha aamus nan tisa Abdibaadil ugu malaysay gabooye Hooyadaa futada ka was
@xamzokhaliif7703
@xamzokhaliif7703 Жыл бұрын
Allah haunaxriisto intii dhimatey
@jowharsh-ibrahimcadde2763
@jowharsh-ibrahimcadde2763 Жыл бұрын
Ilma baadil waa niman ogaadeen ah reer isaaq
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek Күн бұрын
Cabdi baadil was gabooye.aad Baan ugaranayaa.ceebna ma aha ilaah baana ka dhigay
@cabdikeniisman6964
@cabdikeniisman6964 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 6 ай бұрын
Wariye fanaan qabiil ma leh ka xishood Fananinta codka larabaa yaa raba qabiil Dugsi ma leh qabyaladi wax at dumisa moye abdi badil wa OG,reer isaaq
@chadali4043
@chadali4043 Жыл бұрын
Ogow ibrahin iyo cabdi baadil ma aha gabooye Qalad ha galin waa niman ogaadeen ah maxamed subeer ah hooyadood waa jajeelo ha ku sheegin Qabiil aynan u dhalan
@abdulqadirali7885
@abdulqadirali7885 Жыл бұрын
Yaasiin ahmed wuxuu caan ku ahaa heesta Digfeer ee uu ku soo caan baxay, wuxuu na ka soo baxay Magaalada Marka Cadeey sidaasi u ogoow saaxiib. Mahadsanid
@salaxxabiib2266
@salaxxabiib2266 Жыл бұрын
Aa cuudu bilaahi minal Qabyaalad wa minal Qabiil Rasuulkeena SCW Wuxuu yiri Qabiiliiste iyo beenloowba kama mid aha umadeeyda
@abdisaid7851
@abdisaid7851 Жыл бұрын
Cabdinaasir macalin siciid mahayn gabooye waa majeerteen
@abdimuse7911
@abdimuse7911 11 ай бұрын
majeerteen heesi kara axmed cali cigaal lee ka jira.... fanka waxba kama aha majeerteen ... gadaal ufadhiiso anaa runta kuu sheegayee
@abdimuse7911
@abdimuse7911 11 ай бұрын
cabdinasir macalin saciid waxuu deganaa howl wadaag, agagaarka baar ubax .... illaaheey hakaa cafiyo calayaale kulahaa ayuu inan layaal ku ahaa beenta jooji.... Guri villa ah ayay kulahayeeen meeshaas
@user-um6ln2xf1c
@user-um6ln2xf1c Ай бұрын
waa runta isku xaafad ayan ahayn aabihiis iyo walaalkii ayan garanaya dukaanka yaga ayay ka adeegan jireen dukaankayagu waxa la odhan jiray bilkhayr awowgay cabdulaahi bilkhayr aya laha maryan mursal ciise aya naga soo horjeeday xita hiba nuura wayno dhawayd waynaga danbaysay
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Ай бұрын
@@user-um6ln2xf1c hibo nuura ma hubo, laakiin cabdinasir macalin aun xaafadooda waxaa udhawaa villa cariish, ninkii garanayaa garanaya, sheikh adan sheikh cabdullaahi xitaa xaafadiisa meesha weey ka dhawayd dad badan oo caan ah ayaa deganaa
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
inan layaal maxaad ka wadaa ma gabadh buu kaqabay reeraha?
@rahamahaji7651
@rahamahaji7651 Жыл бұрын
Allaah karim soomali ninkaan geel xoola ka qabin ama u soo dagaalamin waxay u taqaan madhibaan dunida maanta waxay socotaba soomaali iyagaa ayaa laga Amaaney waayo waa dad nabadeed oo cilmi iyo aqoon ilaahay siiyey maansha Allah xafidu llaah qowmiyadaa qaaliga ah ee dhaqan iyo diinba leh ee la dulmo hadana dadkana u wanagsan maansha Allaah tabaaraka llaah Sayidina Ali raali ya Allahu canhu Allah ha ka raali noqdee wuxuu yiri idaa qaaba Asluhuu ficficlun daliilan qofka hadii aad rabto in aad wax ka ogaato nasabkiisu fiiri dhaqankiisa bal waa yahay soomaaley idinka oo raali ah run ahaantii yaa ka dhaqan iyo dhalasho wanaagsan qoomiyadaan waana dadka keliya illaahay hibo u siiyey cilmiga farshaxanka iyo wax soo saarka saarka ka nabad galaaan oona jecel ee laga Nabad galay Allaah ha nabad geshee waa dadka soomaali ugu samir iyo dulqaad badan waana dad ay ka muuqato sharaf iyo iimaan illaahay ha barakeeyo waana dadka keliya ee soomali ah oo Naftaada aad ku Aamini karto waa dadka la dulmo oo aan soomalida qaar ku dayan Rabiyoow ha daàyicin sideedaba soomalida aan ka soo jeedno waa dad qaali ah oo sharaf leh marka laga reebo reebo (isla weynida )iyo qabiil qabiilka ay Aaminsan yihiin
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Hadal qiimo iyo qaayo badan.jazaakalaah.
@cumarchannel7231
@cumarchannel7231 Жыл бұрын
Magaca iska sax waa yasin axmed digfeer
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Labada magacba waa loo garanayY
@ibrahimyusuf6408
@ibrahimyusuf6408 Ай бұрын
Abdi basdhil ma aha gabooye ee waa ogaden
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve Ай бұрын
eygan eygu dhalay Dad ka halaga qabto Ilma baadil baadil Waa Ogaadeen mohamed supeer reer isaaq ah hooyadaa iyo Nasabaada was ey ey dhalay bad tahay baro Aqoonta dad ka
@mubarakhaybe1988
@mubarakhaybe1988 Жыл бұрын
Yasin axmed (Goox) Weeye magaciisa saxda ah
@maxamedibraahimmurbay2153
@maxamedibraahimmurbay2153 Жыл бұрын
Irsaaqada meel xun allaha kaaba galsho waxyahow fikradda xun
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Cunsurinimada jooji iyo caayda
@bulaale
@bulaale Жыл бұрын
@@bulshadacusub Yaa kugu yidhi Ilma Baadil waa Gabooye?. Nasabka dadka ha ku gafin, waxba garanmayside. Waa niman Ogaadeen ah.
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
@@bulaale ilma Baadil waa Ogaadeen Ishaaq ah waa la yidhaa lkn reerka ay yihiin waa la yaqaan bal Reer hiiraan soo weydii
@bulaale
@bulaale Жыл бұрын
@@bulshadacusub Marka kuwo reer Hiiraan ah ayaa saas kugu yidhi, markasaad iska soo qortay?. Anigaygan kula hadlaya ayaa kuu sheegaya oonu ilmadeer nahaye, nasabka dadka oo la dafiro waa xaraam. Ka waantow. Arsaaqdana wax ka fcn Allah ha kaa siiyo.
@nasroipraahin9509
@nasroipraahin9509 Жыл бұрын
Soo badi
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 Жыл бұрын
Maxaa lasoo badiyaa Beentuu. Dadka. U. sheegayo Allahiisa hawga baqo Cabdinaasir Macalin Saciid AUN
@abdiibrahim9705
@abdiibrahim9705 Жыл бұрын
@@banadirchannel8187 waa beenaale wana sooqabandoonaa insha alaah ceyda dadka ayuu irsaaq mooday
@najunaja2032
@najunaja2032 4 ай бұрын
Ilma baadil wa Ogaden Mahamed Zubyer rer isaaq agaah
@abdirahmansheikh3530
@abdirahmansheikh3530 Жыл бұрын
Abdinaasir macalin markasta beenbaad ka sheegtaa taariikhdiisa aan ku saxee waa tulaam wuxuuna ku dhashay dhuusamareeb
@fardozamohamed7248
@fardozamohamed7248 Жыл бұрын
8op
@abwaanilkacase7689
@abwaanilkacase7689 Жыл бұрын
Digfeer axmed lama dhaho wa yaasiin
@sanweyne100
@sanweyne100 Жыл бұрын
Ilmo Baadil Waa Ogaadeen sxb.
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
fanaan badan ayay dantu u geysey fanka dumarku ha u badnaadeen
@safiaabdi8080
@safiaabdi8080 Жыл бұрын
War xishood in badil waa ogaaden
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 Жыл бұрын
Afkaa qaloocday 1987 sxb cbaadil 10 sanoo gurigeenu deganaa cdulqaadir dheere uan bey sxb ahaayeen crisaaq kakuman xeradaa qaxootigaan ku ogaa ibraahin baadil aun waa dhintey anigu majeerteen baan ahay
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Ma Cabdi Baadil baa afku qalloocday?
@abdisaid7851
@abdisaid7851 Жыл бұрын
Cabdinaasir macalin wuxu kudhashay dhuusamareb
@cusmaanshangaani6443
@cusmaanshangaani6443 Жыл бұрын
Dad qiimo iyo qaaya leh ayey ka dhashen fanaanintas
@cadawcaliyow8819
@cadawcaliyow8819 Жыл бұрын
Ha qaldina qoraalka heedaha
@saadaqmacalin7598
@saadaqmacalin7598 Жыл бұрын
Cabdinaasir macalin madhibaan ma ahayn iska hubi
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Жыл бұрын
Abgaal sax
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Жыл бұрын
Allah unaxariisto.
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
@@salma3ahmed890 dhageyso waa nin Waceysle ah,Macalin dhiblaawe,Maxamed cade ah
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 Жыл бұрын
Kkkkk m saleebaan iyo cumar dhuule maaha gabooye.
@flighthub4305
@flighthub4305 Жыл бұрын
Soo badaa sxb waa hare sare waa sanadka aquanta 😆 dad badaan baa jiira beenta dhamadta
@maxamuudmacalin4959
@maxamuudmacalin4959 Жыл бұрын
Warninyahoow waxalajoogaa (20030) labakun iyo sodosano yad dadkuleedahay(gabooy)wax.anshax.ah malihid(.agacaaba!!!!!!!
@flighthub4305
@flighthub4305 Жыл бұрын
@@maxamuudmacalin4959 Waa ruunta macalin lol
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
like,Share & Subscribe
@bulaale
@bulaale Жыл бұрын
Ilma Baadil, yaa kugu yidhi waa Gabooye. Beenta dadka kala fadhiiso.
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve Ай бұрын
Shankaroon ahmed Yuusuf sagal Iyo Abdibaadil iyo ibrahim baadil intuba Waa Ogaden baro dadka waana reer isahaaq mohamud cabdullahi ciise sangub kaadheeri asli Hassan cabaade Siyaad daaud Illa cumar jees iyo ka badan oo hormuudka Soomalia ka mid ahaa Waa Ogaden haataan Qoraal kooda ka gadhin
@casalasal6466
@casalasal6466 Жыл бұрын
ADEER IBRAHIM BADIL WAA OGAADEEN EE WAX AAD SOO HUBSATAY LA IMOOW
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Жыл бұрын
War heedhe ilmo baadil waa ogaaden
@Daqare666
@Daqare666 Жыл бұрын
Ilmo Baadil iyo Beerdilaacshe Madiina ayay daganayee Ogaadeen bayna sheegtaan laakiin waa Gabooyo
@abdirahmankhalifahmed8153
@abdirahmankhalifahmed8153 8 ай бұрын
Beenaale berdilacshe iyo limo abdi badil waa ogaden
@ahmedmuhumed5682
@ahmedmuhumed5682 Жыл бұрын
Yaa adiga kudirsaday inaad noo kala sheegtid qabilooyinkooda maxase kafaidaysa
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 Жыл бұрын
Doqon abdi Baadil iyo Ibrahin Baadil Aun Waa Ogaadeen
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Ilmo Baadil waxa ay yihiin waa la yaqaana ee jooji Gabooye nacrybka jooji
@farhiaalinor3608
@farhiaalinor3608 Жыл бұрын
Ilma baadil waa ogaadeen saaxiib
@husseinabdille
@husseinabdille Жыл бұрын
Oo ilma baadhil soo ogaaden ma aha
@umuraxa4267
@umuraxa4267 Жыл бұрын
Wayaa cabdi baadil waa ogadeen beenlow yahaw
@cusmaanshangaani6443
@cusmaanshangaani6443 Жыл бұрын
Sixitan magaciisa waa yaasin axmed digfer
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn Жыл бұрын
Deeganka inAaa wax dhan kartid abuuran kartid adigo dowlad kutirsaneyn doowlad abni guud iney tahay oo gaboye bilaa gaboye shaqo kulaheen amanka guud yadidan lasokireystaa ugandhees hindiya masar hindiya safarad eeysomali kuledahay kenya iibsatay degan ahaan ugandhees isbartiba soomali uguweyn buu kusooduulay qabsaday masar wabi beyxirtay oo markey xirtay fatahad iskubadalay gobol kamid soomali
@bulxandahir734
@bulxandahir734 Жыл бұрын
Ninkan waxan jirin ayu sheegaya dadkan xagu kasoo ogatay qabiladooda Ina badil ayu ku daray gabaye war ninku beenbadana
@Muuse377
@Muuse377 Жыл бұрын
Ninkan Waa Beenaale Aniga Awoowgey Ayuu Ka Been Sheegay Abwaan Xusen Aw Farax Dubad Iyo Cumar Dhule Ayuu Ku Sheegay Madhibaan Waa Beenaale Ninkan
@ahmedabdi7906
@ahmedabdi7906 Жыл бұрын
Sxb waxaanad aqoon inaad sheegto waa laga haboon yahay mida kale ma waxaad sheegto ayaad wayday
@asmaubax4409
@asmaubax4409 Жыл бұрын
Cabdi baadil beenta waye ma taqanid maha gabooyo
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Iminka sidaan u baro hadii aadan sidaa u aqoon
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 Жыл бұрын
Waa beenaale
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Cabdi baadil waa qolama ogaadeen baan moodi jiraye
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Waa qolo xawaadlaha la dhaqanta oo la yaala
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 Жыл бұрын
Waa Ogaaden Reer Isaaq
@AhmedHassan-bq9zz
@AhmedHassan-bq9zz Жыл бұрын
Digfeer maaha madhibaan mana laha qabiil taariikhdiidu waa kaduwan tahay sida sad u sheegeyso
@alisaaram1107
@alisaaram1107 Жыл бұрын
Digfer wa madhiban qali
@abdifarah2812
@abdifarah2812 Жыл бұрын
Digfeer waa ma dhibaan reer Qabridahar ah oo reer balaadhan oo Qabridahar ku badan ka soo jeeda
@abdinoor2194
@abdinoor2194 Жыл бұрын
Ninkaan wuxuu ku saxsan yahay Ilma Baadil waa gaboye Waa reer beledwene Madhinaan Ceeb ma aha Digfeer wsa Geledi
@abdimuse7911
@abdimuse7911 11 ай бұрын
taas wuu ku saxsan yahay.. waa reer baladweyne ilma baadil waana gabooye , laakiin cabdinasir macalin waxeey deganaayeen baar ubax howl wadaag..... isagana inan layaal buu ahaa buu taagan yahay.. waxaadan aqoon dad yaqaan baa nool waalaga gaabsadaa
@Sheikh_Madhibe
@Sheikh_Madhibe 8 ай бұрын
Geledii waaxay Digfeer waa anigu cabtigeey waana Madhibaan magaciisuna waa Axmed Yasin Ibraahim Goox
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve Ай бұрын
Waar waxan eygu eygu Dhalay soomali way istaqaanaa yuu u sheekeynayaa aniga Abtigay abdi baadil Buu leeyahay waa gabooye iyo ibrahim baadil waa walalo Qiimo ku dhex leh Ogaadeen dadka abtir siin tooda ha isku murgin
@bulshadacusub
@bulshadacusub Ай бұрын
Dadkaan xaafad ka nimid xamar ogaadeen shaqo kuma laha reer miyidhegaxidhan baa tahay
@kahmed6034
@kahmed6034 Жыл бұрын
waa beenta ilma badhil ma ahan gobooyo ama madhiban ee alle ka baq
@FreemanV99
@FreemanV99 Жыл бұрын
Noo sheeg markaas adiga.
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 Жыл бұрын
Waa Ogaaden Max.subeer reer isaaq
@FreemanV99
@FreemanV99 Жыл бұрын
@@abdiasishaybe3237 Waad mahadsantahay sxb. Waxan ka waday oo keli ah, horta kala jeclaasho igama ahayn, lkn, dhaqan qofka Somaaliga ah waxa ka mid, inu fakarka qof kale u iska maago, oo u dhaho waa beentii, waxba kama oga, aqoon uma leh. Waxna sheegi maayo, qofkiina waa kan maagay, taasi ma ila aragtay?
@user-bk3mq9sz7
@user-bk3mq9sz7 Жыл бұрын
ilma baadil waa ogaden dhalad ah
@Muuse377
@Muuse377 Жыл бұрын
Ninkan Waa Beenaale Aniga Awoowgey Ayuu Ka Been Sheegay Abwaan Xusen Aw Farax Dubad Iyo Cumar Dhule Ayuu Ku Sheegay Madhibaan Waa Beenaale Ninkan
@adrisshagi1255
@adrisshagi1255 Жыл бұрын
Waar ka joig digfer maahan cida. Wa layaqan kulabo
@abdimuse7911
@abdimuse7911 11 ай бұрын
digfeer waa ma dhibaan..... adiga hada maad dhalatay... warba mahaysid ileyn ..
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Yaa ya ubixiyaay midgo maxay kadhigatahay afka in gir
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 Жыл бұрын
Been baa cbaadil ka sheegtey ugaadeen buu ahaa crisaaq baadil iyo ibraahin baa la dhashay gurigeenu deganaa waaberi shineemo soomaali guri dabaqa oo kor baraaka ahhayd
@saidmohamed3812
@saidmohamed3812 Жыл бұрын
WAR ILMA BAADIL WAA OGAADEEN ABSAME BEENTA ISKA DAA
@abdimuse7911
@abdimuse7911 11 ай бұрын
ilma baadil waa layaqaan waa ma dhibaan, waad ku absame la dahay,,,,, war fanaan caan ah oo heesa oo ogaadeen ah maba jirin waagaas.... xariir iyo suldaan seeraar tirsada
@najunaja2032
@najunaja2032 4 ай бұрын
@@abdimuse7911beerdilacshee ilma baadil nimaan Ogaden caadi iska dhig walalo
@najunaja2032
@najunaja2032 4 ай бұрын
Do background check before you talk about people’s businesses wah beenta jooji adeer agaah
@adrisshagi1255
@adrisshagi1255 Жыл бұрын
2 qalad. Cabdi badil maahan. Bentada wa kakac
@yusufal9239
@yusufal9239 Жыл бұрын
Beenta jooji ilma baadil waa Ogaadeen reer Isahaaq ah oo dhalad ah
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 Жыл бұрын
Beenaale
FANAANIIN CADAAWAD IYO COLAAD KA DHAXEYSAY@bulshadacusub
12:40
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 10 М.
WAX KA BARO FANAANIINTA IS DHASHAY WAX BADAN OO AADAN OGEYN XOG XAQIIQO AH
16:32
Barbaarta Media Show BMS
Рет қаралды 212 М.
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 36 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 4,2 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 52 МЛН
FANAANKII TIRADA SOMALIDA HABAARKIYO DAGAALKA KA DHEX HELAY
29:43
RAGGAAN YAA UGU KABAN GARAACIS MACAANAA@bulshadacusub
15:36
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 8 М.
Fananiinta Ugu Caansan Somalida Qabiladooda Wax kabaro  part 1
10:06
Shabalaala Tube
Рет қаралды 234 М.
Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay
30:47
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 30 М.
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 36 МЛН