Wuu i Sixray Familkeyga Iyo Caruurteyda Wuu Iga Jaray waxa tiri MUNIRA 😢| MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 136,743

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Күн бұрын

Пікірлер: 519
@MaxkamadaOfficial
@MaxkamadaOfficial 3 ай бұрын
IYADOO NIN QABO OO ILMO U HAYSA AYAA LA SIXRADAY OO NINI ISKA KAXEESTAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW kzbin.info/www/bejne/m4PFlpKjbauFkLs
@fadumojama22
@fadumojama22 4 ай бұрын
Subxan Allah carurtaydi debdabe ugumaniqon iyo marmarban so salami jiray gabadhan shekadedu mafadhido waxaba qaldan waxa uficna Inay Ilahay darti usamirto
@boubouyu2963
@boubouyu2963 4 ай бұрын
My heart goes out to her ,I believe when there is no money LOVE goes out of the window , and it’s obvious this anger is due to pregnancy hormones cuz she already knew he didn’t have much money on him in the first place . Ladies ladies please when the man is divorced 2 times think a million before marrying him and trillion if he has kids from both
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 4 ай бұрын
Ooh 😂 your saying the money, is going to both women kids 😂 maybe way sixirneyd who knows, she said she never went back
@nastehahassan2633
@nastehahassan2633 4 ай бұрын
That's very true a man divourced twice is not a good man, he's a red flag, avoid him gabdow he'll waste your life, speaking from experience
@Hybrid_2010
@Hybrid_2010 4 ай бұрын
She is hesitating and looking around and she is repeating the words i don't think she is telling the truth %100
@Hodansooliyosaanag1987
@Hodansooliyosaanag1987 4 ай бұрын
@@boubouyu2963 ok dr Phil. Who died and made you an advocate? Bruh go take a 🪑 seat.
@FaisaMusse
@FaisaMusse 4 ай бұрын
Trump divorce 2 anyway forget man now 😂😂 what she said about ex husband who's white now she do again her second husband
@youngingace2674
@youngingace2674 4 ай бұрын
I like maxkamadha habiqleyso❤
@manalahmed5975
@manalahmed5975 4 ай бұрын
😂😂Yaaan dahiir
@AminoAbdirahman-s7i
@AminoAbdirahman-s7i 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@Kimbellarose
@Kimbellarose 3 ай бұрын
MASKIN ABAYO. WALLAHI HANG IN HERE, THEY'RE ALOT US LIKE US WHO ARE GOING THROUGH THE SAME ABUSE, WE DON'T TALK ABOUT IT. YOU VERY STRONG, THANK YOU FOR YOUR STRENGTH. MUCH LOVE AND RESPECT SISTA MUNIRA
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 4 ай бұрын
Nabsi biiray ma raago ma baaqdo oo ma fogaado,nabsigii baa ka Soo baxay baga jecliyaa jabka naagta guri dhisan dumisa 🥰
@mubarekyusufherer8039
@mubarekyusufherer8039 3 ай бұрын
What goes around comes around 😢 dadaw ceeebta dadka ka dhawarsada Rabi tiina ayuu asturya 🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@samsamsanbal7127
@samsamsanbal7127 3 ай бұрын
❤🎉
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 4 ай бұрын
DIINTEENA WAXEY SHEEGEYSA CEEBTA IN LA ASTURO, DADKAN MIYEY MUSLIM AHEYN GABADHU WAA QOF UUR LEH OO CAREYSAN LA GAREY, KUWAN KALE MA FIDNADEY FIDAYAAN. SUBXANALAH.
@waliidmaxamed6947
@waliidmaxamed6947 4 ай бұрын
wa sixiir ina llaahi wa ina ileyhi raji cuun
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
Ma aaminsan tahay in haduu alle Swt haduu noo caroodo u sixir yahay gabadh laqabo oninkale la degtay surwal kusocon jiray iyo garan yaaa allaah Somali hadan nahay diintena macaan waan ku dhaqmi weynay 2daan qof haday dowlad islaam ah hoos jogi lahaayeen qoortaa laga goyn lahaa walhy yaaaaaab Muxuuse ninkeda hore udacweyn waayay ninkan dambe haduu islaam yahay ? Kii hore waa gaal iyadaa afkeda ka tiri marku maxamed la saaxiibayay😢😢
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 4 ай бұрын
Habaryar ilaahay ninkaa wax ka fiican haku siiyo 🤲🤲🤲🤲🤲
@malaboa591
@malaboa591 4 ай бұрын
1000 koron oo ilmaha looga jaraayo caanahooda ayay raga soomaaliyeed diidaan oo ilmahooda magacooda ma siiyaan badankooda wadamadaan Yurub, markii ay yimaadaan hooyooyinka ayaa ilmaha lagu qoraa ineey is qabin ayay sheegaan oo saaxiib ay yihiin SubxaanAllaah
@AbdiMohamed-h1u
@AbdiMohamed-h1u 3 ай бұрын
Waaali waye
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 4 ай бұрын
Daahirow eebow gabadhaa uguyeer sheeq rusheeye Wayne saaxiibkaa hadiisixirka aykadhawaajisay uu run no-one waayo maahi sheeq caalima si irkaasida ama waa isaga ama xaaskiisii hore ama familkiisa waxaasoodhana waxaalagucadeeynkaraa sheeqa bes
@ShaahimaYuusuf
@ShaahimaYuusuf 4 ай бұрын
Horta markan laysku macan yahayba lama dhaho wa lay sirxay e maxa marka lays naco lo dhaha somalidu wa dad yaab let 😂😂😊
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 4 ай бұрын
Wan yabay si la isku lelefayo umba Hal mar la so kala bodi
@samiramohamed9235
@samiramohamed9235 4 ай бұрын
Hhhh sixir lagu daray nin muniira 😂😂😂😂😂😂😂😂
@daraqoon
@daraqoon 3 ай бұрын
Daahiroow allaah ka cabso maxkamad hal qof bisla lawareysanaayo macqul maha Gabadhana afsomaliga ayaa ku adag is dardar inoow yahay iyo inkalana lama kala sari karo Passpor malaha wana safrayey howlkale waye ilmaheygoo iso wacayo kama qabanen mana aqan Waxa dhacayey kulahaa mafahmin allahu aclam waxba qaldan 😮
@keyfmohamed873
@keyfmohamed873 4 ай бұрын
Gabadhan qof sirxan uma eka lkn iiman la,an bakamuuqata Asna qof gacan Adag 😢😢
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 4 ай бұрын
war gabadhan wey qariban tahay hadaladedu waa isdhaf badan subxanalaah ale ha dajiyo😢
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 4 ай бұрын
Iyada khaladka leh iyado la qabo ayay nin kle guurstaya
@dhulkaagahooyocadowgakaila5361
@dhulkaagahooyocadowgakaila5361 3 ай бұрын
GEED KII ORAD LAGU FUULO ORADBAA LOO SOO DAGAA,GABDHOOW GUUR KA KA FIIRSADA,RAGANIMO MA AHAN IN NINKU MASUULITADIISA QEYB KA MIDA IN GUDAN WAAYO.
@fadumoali4700
@fadumoali4700 4 ай бұрын
Marka hooyada ilmaheeda loo gu magac daro sababta waa is ku ma qorna dhanka dowlada sidaas darteed baa hooyada loo gu magac daray Soomaaliyeey si sharci ah is ku guursada oo caruurtiina is ku qora xaaraanta is ka daaya si reerihiina u badbaadaan!!!
@kadraobsiye
@kadraobsiye 4 ай бұрын
Marka labaarayana waa in cayday la helaa in uu isagu dhay iyo inkale maadaama aanay isku qornayn
@fadumoali4700
@fadumoali4700 4 ай бұрын
Illahey reerkaan nabad ha dhex dhigo balse gabadhaan arinteyda shaki baa ku jiro waayo. Umudhii waa adigii lahaa miisaan culus baa i koray waan is caateenayaa mala dhihi karaa baahi baa la gu dilay? Marka muniira waa xaamilo stress baa hayaa ama nabsi ninkii hore iyo ilmaheedii hore
@falhadhagi2991
@falhadhagi2991 4 ай бұрын
Afkay uu galinayan sixir kulaha ilmaheda waan uu tagi jiray sootay lahed hhh😂😂😂😂😂
@Lana-1-0B
@Lana-1-0B 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 4 ай бұрын
Walaalayaalow qoftaan waxay ku walacday social mediaha baan filayaa, waa uurka baan filayaa iyo iyadoo kulul masayr baa hayo muniira, naagtii hore sharciga la ceshatay, may guuraan sharci fransis usameso bal see wax ujiraan ma sharci buu rabay ilmaha muniira inuu ku qaato malaha waxaasu uguursaday sharciga cunuga sabataas buu uhaystaaa mise iyadaa 32:25 “anigoo reee leh “ 48:49 sax waaye leedahay, ninkale qabey miyaa? ma fahmin 😢 Subhannallah aaway culumadiii
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 4 ай бұрын
Nagtan waa khiyaamolay iyado nin qabo ayay nin kle guurstaya nin ayaa faraniiska ku qabay oo ayaa caruur u dhashay oo aya kasoo tagaya
@famns-gv3ck3pd8m
@famns-gv3ck3pd8m Ай бұрын
Subxanallah Allah akbar
@NasroNasro-c9j
@NasroNasro-c9j 4 ай бұрын
Gabadhan aniguna markan dhagysty waxaa warkeda kafahmay inay ninkedi hore dulmiyen labadoduba oo isago qaba ay is gursaden marka qaladkii uunbaa kaso baxay caradi ilahyna meelbay utaala ilmahan ninkii horaa leh diniyan
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 4 ай бұрын
Haa iyado nin qabo ayay guurstaya buskud
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv 4 ай бұрын
Ninki hore gaal bu ahaa bn maqlay madow ah ma runba
@NasroNasro-c9j
@NasroNasro-c9j 4 ай бұрын
@@aliyah-rl7pv wll waxba kama shegi kari ani waa uun maqlyay gaal buu ahaa maya islaan buu ahaa
@hashimosmannoor5780
@hashimosmannoor5780 3 ай бұрын
Subxaanallaah war anagaa yaab aragnay ❤❤❤❤❤
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 4 ай бұрын
Gabadha KZbin haloo furo daahir siday cidna ugu Baahan.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 4 ай бұрын
carar itaad caarri karto nin si aadan ugu baahan 😂😂😂😂
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 3 ай бұрын
War qayr buu kashaqaynayaa Waa ari fiican ku soco
@abdig6153
@abdig6153 4 ай бұрын
Subhana ALLAH ealae hawana tabia uchawi ndo zao
@abditajirsharif1290
@abditajirsharif1290 3 ай бұрын
Hhhhh hkna mambo yaa uchawi hpa ni story yaa jaba tu
@Xilkas0000
@Xilkas0000 4 ай бұрын
Hadalkaada qof aqli leh hadii dhageysto in aad waxba kaa haleysaneyn ayaa lamoodaa ninkaaga kaxishooq
@sadiaa7913
@sadiaa7913 3 ай бұрын
Emotionally abuse iyo financial abuse , physical abuse Subxana Allah.
@thinkwise7237
@thinkwise7237 4 ай бұрын
Dahir ninkeeyda horey Raadi pls
@NasroQodax
@NasroQodax 4 ай бұрын
Fadlan gabadhan nagadhafiya mesha
@sundusfarahabdullahi3687
@sundusfarahabdullahi3687 3 ай бұрын
2022 bishi 4 maa la ciday cidi arafo😅
@NeyzaZallbaN
@NeyzaZallbaN 3 ай бұрын
😂
@malaboa591
@malaboa591 4 ай бұрын
Kkk Tuuganimo ayaa lagu heshiiyay SubxaanAllaah
@mariastories8851
@mariastories8851 3 ай бұрын
Waxad ilahyka barido waad helaysaa nayaa been leey somali Maa aqaanbaa iguu filanbaa yaa amiini doona qoftaan ayadaa ninka rabtay somalina waaa taqanay
@sucdiarif9878
@sucdiarif9878 4 ай бұрын
Subxanalah wa sixray eelaay wiiqa niikaalmeey🫲🏽😂
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv 4 ай бұрын
Naa joog 2 mitir ba kaliga lagu gelin wx adan ogayn hubin aqiro yan lagu so tagin e 😅
@FaysaAbdi-jt3vj
@FaysaAbdi-jt3vj 4 ай бұрын
bisinka wll dadka may sixran ma naqano illay haka soo furfuro
@AyaanXuseen-vg5jc
@AyaanXuseen-vg5jc 4 ай бұрын
Ilaahey kabaq
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 ай бұрын
YASIIN HALYEY AYA UGA DIGEY XAQ AYA KASO BAXEY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 ай бұрын
LABADOODA WEXEY GALEEN DENBI WEYN AYADO NIN QABO AYEY ISKU TAGEEN😁😁😁😁😁
@landaibrahin4937
@landaibrahin4937 4 ай бұрын
Maxad kuqosle marka 😂😂
@nimcoali7040
@nimcoali7040 4 ай бұрын
@@landaibrahin4937😂
@muniitaismail3550
@muniitaismail3550 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂​@@landaibrahin4937
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 4 ай бұрын
Niman musiibo ah ayaa jira Allaha nabadbaadsho
@barliin01
@barliin01 4 ай бұрын
Aaaaamin😢
@noname-ii3wb
@noname-ii3wb 4 ай бұрын
Maxkamad sare❤
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 ай бұрын
NINKA HORE XAQIISA AYA KASO BAXEY
@captainpilot2673
@captainpilot2673 4 ай бұрын
Ani waa yaabe qooqa iyo rabitaanka 2da qof marka uu dhamaado ma sixirbaa? 🤔🤷‍♂️ umada yaanla fidneen qofki wanaagsan haduu dhib ku dhoco ilaahey buu usheegtaa isaga ayuuna cafis iyo dambi dhaaf weydiistaa
@Lana-1-0B
@Lana-1-0B 4 ай бұрын
Waa run hadalkaaga
@razmi4568
@razmi4568 4 ай бұрын
Qoftaan qof baahi lagu dilay uma eko amuuraha allaha sahlo
@abdimalikabdulkadirolow9604
@abdimalikabdulkadirolow9604 4 ай бұрын
Sax
@manalahmed5975
@manalahmed5975 4 ай бұрын
Haa wlhi aniga hita wan dhihi rabeyba lkn ilaah oog waxkasto
@MohamedJimcale-i9t
@MohamedJimcale-i9t 4 ай бұрын
Baahi maahe hadii bangiga lagaailaaliyo baahi maxay dhaantaa
@saciid_iid
@saciid_iid 4 ай бұрын
Qof gaajonaya oo iska naaxsan baajira. Takale waa xaamilo
@JeeleAli
@JeeleAli 3 ай бұрын
Gabar aan wasey ilaa iyo hada makaa maarmo eyey ilee dahay waxaas sixir miyaa mise kaftan waaye daahirow hadalka naac naacda ayaad iska jecesha hay iyo iyo wixii lamidka eh
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 ай бұрын
WA ADUNYO GADOON NIN XAREYSANAYO NAG LA QABO O ILMO LEH
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
Diintu 2dodaba dhagax ku dili lahayd
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 4 ай бұрын
labuada way sineesteen
@AminaAli-l3l
@AminaAli-l3l 4 ай бұрын
I really don't like this man dahir he looks messy
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 4 ай бұрын
Waa sax may 2 bay ciidu ahay waa runteed anigaa shilkgasri galay 3 dexdii may
@AbdiMohamed-h1u
@AbdiMohamed-h1u 3 ай бұрын
Xage ku gashay wllo
@amaaniom
@amaaniom 4 ай бұрын
Meher xad sidee ah Sheekh Yusuf ayaaba meheriyay
@AbdiMohamed-h1u
@AbdiMohamed-h1u 3 ай бұрын
Sh.yusf gbg ba
@MaxamedHeeleey
@MaxamedHeeleey 4 ай бұрын
Aniga abahay hooyadiso wasomali anigana hooyada idhashay wasomali carurteydana wa somali asalkeyga wayaman maxan isdhahay dadka abtig ay uyahinwaxba uma qabanayo abtiyal iyo habaryaryal gulesta cumri dher ilahay hanisiyo anigo ah maxamed heley waxan ku nolahay suqa xolaha
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 4 ай бұрын
Haa ani xataa hooyo Somali ah abo Yemeni
@AbdiMohamed-h1u
@AbdiMohamed-h1u 3 ай бұрын
War wadankan idinka leh aniga sweden jooga lkn walalayal so naaaski somalia ma aydin nuugin, ogow hoooya hubta ine kudhashey , somali ba tahy yameni na wa tahy , war yamen ehlu sharaf ah idin dhashy rijjalin ba ku abtirsatan❤
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 3 ай бұрын
@@AbdiMohamed-h1u yes very true 😍😍😍😍😍😍😍
@ibarahimcoachabaarii3788
@ibarahimcoachabaarii3788 4 ай бұрын
Daahiroow warka aad raadeyso anaa kula fahmay ninka gabadha wuu six ray waana doofaarka cad cad ee yurub ku nool
@nia8672
@nia8672 4 ай бұрын
SubxanALLAH reer ok isku aha oo coladodi bananka kenay somalaay roogmadkini baa sodhaaw walahi. Waxii laga xishoon jiiraay ayaad cadoo kadhigteen. SubxanALLAH. Caruurta futurkan future maleeh walahi
@AmeliAli-v5d
@AmeliAli-v5d 4 ай бұрын
Gabdha maskin weeye wuu gumeystay ninkan saqaan ayuu ahaa wamaxay gabadh umul ah gurigeda ku gajootay 😢
@AbdikadirOsman241
@AbdikadirOsman241 3 ай бұрын
Maxkamada ha waarto oo ha guuleysato.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 ай бұрын
DUMARKA REER WAAOYI GURSADA WAXAAD TAQANIIN SOMALIA WAXA KU JIRA DAD LA SOMALIYEY O QAR KUSO GALEEN GACAN HORSI QAR WAXA KENEY GUMEYSTAYASHI SO MAREY SOMALIA
@FaysaAbdi-jt3vj
@FaysaAbdi-jt3vj 4 ай бұрын
Haa walhi waaba cabsi cabsi somalidan nin walba ninku garanyo haka guursado
@AbdiMohamed-h1u
@AbdiMohamed-h1u 3 ай бұрын
De ragi ba wadanki is cunaye maxa moda darsinyaal yemen iyo ethopia kayimi
@sitamoyo7937
@sitamoyo7937 3 ай бұрын
Wax u ku sixirtey ma jirto ee nabsiga ilmahaga Aya ka sobaxay ee illahay cafis weydiso wax runta ku sheego mahayasid
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 4 ай бұрын
Furiin marqaati !!!
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 ай бұрын
SIXIROOLE INUU YAHEY WAXA KU CAD INUU NAAGTIISA HORE AYUU SIXREY OO ISKA CEYRISEY NINKANI WAA EELAYGANI WAA REER AFGOOYE OO SIXIRKA KU SHAQEYSTA GABDHANI WAA GABAR NIN JAREER AH OO
@Abdirashidcaraaye
@Abdirashidcaraaye 4 ай бұрын
dahir wants masha alah
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 4 ай бұрын
Daahirow ninkeediii hore raaadi plz
@AminaJele
@AminaJele 4 ай бұрын
Bismilaah cunada maykarsato ama may katagto
@BadriyoSiciid-sg1ew
@BadriyoSiciid-sg1ew 3 ай бұрын
Wlhy waa rer shekadan
@QaaliMacalin-s3s
@QaaliMacalin-s3s 4 ай бұрын
mansha allh wll😢🎉🎉❤
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 4 ай бұрын
.😅😅😅
@ifrahjamac8306
@ifrahjamac8306 4 ай бұрын
Fariid baad tahay ha ka hadlin ceebtada
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 ай бұрын
ILMAHAAN MASAKIINTA WAXA LO DHALA LACAG LOGA QATO QAXOTIGA O LOGU TUGSADO
@BisharOsman-ej4nr
@BisharOsman-ej4nr 3 ай бұрын
Alaaa carab gus jeclaa ilmaheedi weyilowday
@bilkisamohamed2787
@bilkisamohamed2787 3 ай бұрын
😂
@munamire6805
@munamire6805 4 ай бұрын
Muniira❤❤❤❤
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 4 ай бұрын
Hadaad Reer lahayd maxaa kasoo doontay Subxaanallaah
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 4 ай бұрын
Daahir ninki ilaah kacsaayo ilaahey uma baahna marqaatay
@Hakammed
@Hakammed 3 ай бұрын
Diiniyan Gabar uurle Ma Furanta Waa iga Suale?
@zahramohamed4883
@zahramohamed4883 4 ай бұрын
Viva Dahir
@halimamukhtar8791
@halimamukhtar8791 4 ай бұрын
Wax walbo waxa dhehna waa sixir Subxanallah dhag walbo so docwoto waxa sheegta six 😊
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 4 ай бұрын
Waabeenteed ilaa iyo haduu kamuuqdaa sixirkii
@anabmohamed344
@anabmohamed344 4 ай бұрын
Alla dadkani maxey danbi shaqeynayaan ninkan iyo gabadhani waa dad is leyn jirey sida dadka qaar wax gooniyi meesha ma yaallaan
@zeinabahmed3784
@zeinabahmed3784 4 ай бұрын
Sabab magaca hoyada loqadanaya Abeha aya logotalagaly xaga dintena muslimka se camal
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Eelay dhaqan uma laha inay xaas biilaan
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@Thepitchview90
@Thepitchview90 4 ай бұрын
Hhhhhh ceeb waryaa
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 ай бұрын
Edeb yeelo naag eelay oo oyeysa waa tii kowaad iyadana imaatay buskudna kuma shekeyn gabadhan inay wax aqrina ayaad modaa ma fahmin bay ledahay dhib iyo dheefba way sheganaysa inu u soo go ay maxamed weligii wu sheegi jiray baraha bulshada inu caruur hore laha gabar yarna u wadwadi jiray
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
@@somalihanolato741 eelay maaha muniiri
@saciid_iid
@saciid_iid 4 ай бұрын
Eelaay tuugsi usheeg😂😂😂😂😂
@anisaabdle1272
@anisaabdle1272 4 ай бұрын
Gabadhani iyado laqabay ninkan so doonaty caruurtedi aqalkedi o buuxay kaso cararty cuqubadi baa ku dhacday
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 4 ай бұрын
Waasixrantahay walaahi bilaahi talaahi
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 ай бұрын
AYADO HOYO AH O NIN QABO INEY NIN KALE RACDO WA SHEYDANIMO
@nimcoyussuf2948
@nimcoyussuf2948 4 ай бұрын
Ninki hore meher lama dhaho abayo wayo nin faransis ah ayu aha ninki hore so try to be respectful towards munira waa qadar, qadartana lays kuma cayo xalimo kapij?
@ummuabdullahi1125
@ummuabdullahi1125 4 ай бұрын
Xaguu faransis ka ahaa somali buu ahaaye​@@nimcoyussuf2948
@jasonhimothytatum4439
@jasonhimothytatum4439 3 ай бұрын
waa benteda
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 4 ай бұрын
Ilaahadeey koomo kujirtaa
@BadriyoSiciid-sg1ew
@BadriyoSiciid-sg1ew 3 ай бұрын
Muniira wa amasiin
@safiaahmed3923
@safiaahmed3923 4 ай бұрын
Naagweyn oo Habar ah guuur soo martey caruur soodhashey miyaa leh waaley meher xadey 😂😂
@bishiali1671
@bishiali1671 4 ай бұрын
naag nin ay rabto ma diido adiga telkaga isii anaa raab ku saarayee😂
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c 4 ай бұрын
@@bishiali1671bisinka 😢 war qofka hadu sax yahay wuu is qiyasaya lkn hadu sax ahayn wa sidan oo kale okey
@AminoAbdirahman-s7i
@AminoAbdirahman-s7i 4 ай бұрын
​@@bishiali1671kkkkk
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 4 ай бұрын
Daahirrow calaamadaha sixirka ilaa iyohaduu kamuuqdaa inantaa ee ubalami walaalkeey sheeq rusheeye Wayne pleas gabadhaas gargaarbey ubaahantahay
@Sahaaam
@Sahaaam 4 ай бұрын
Qooq ayaaa hayey sixir ma😂jiray
@farduws_Mohammed
@farduws_Mohammed 4 ай бұрын
Ninka isagoo lacag haystack umul gaajo ku dilay dadnimo xumaa
@somalistar8261
@somalistar8261 4 ай бұрын
Guskiisaaa ku sixray
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 4 ай бұрын
Walaayuflixu Asaaxiru xaysu Ataa
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 ай бұрын
Police Sweden haloo sheego ninkani waa la tarxiilayaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 ай бұрын
WA NAGTI SEDEXAAD OW SIXIR KU WATEY
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 4 ай бұрын
SubhanaAllaah maxaa dhaarta geliyey iyadoo xaamilaa😢
@rodaali169
@rodaali169 4 ай бұрын
Waxan waa foolxo marna waan jecalahay, marma mogi, Marna majecli waa maniira hadlkeeda Maxaa Logan sheekaynayaa xaska a ninka ma lacag baad ku doonaysaa doqon cid wax kuu qabanaysa ma jirto
@somalistar8261
@somalistar8261 4 ай бұрын
Waaa ku asturaaay alxamdu dheh maxamed alxamdu dheh
@alibaax5346
@alibaax5346 4 ай бұрын
Meymuuna ha la waraysto
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 ай бұрын
ELAAYDA AYAGO XATA LA SOMALIYEY LA SIIYEY BEERO XOLO WEXEY KU DARSADEEN TUGSI HADEYSAN GACANTA HOORSAN WA JIRANA6AAN
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 4 ай бұрын
Daahir weydii gabadhaa maooysaa marmar waxkaoohiyo iyadoon jirin
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 ай бұрын
BOLISKA MEXEY UGU WECI WEYSEY HADU DILEY
@xoriyawasuge9198
@xoriyawasuge9198 4 ай бұрын
SUBXANALAAH SUBXAANALAA YAA RABi
@somalistar8261
@somalistar8261 4 ай бұрын
Guskiisiii baaa ku sixray asigaaa ku furaay asigaana kaa tagaay wuuna ku nacaay
@AmranWarsame
@AmranWarsame 4 ай бұрын
Qooq equals sixir now days how do you walk away from your kids subhana Allah
@famns-gv3ck3pd8m
@famns-gv3ck3pd8m Ай бұрын
Daher bede
@jasonhimothytatum4439
@jasonhimothytatum4439 3 ай бұрын
iyada walasixray
FADEEXO 😱 OOMAAR BARBAR OO WIILKIISA 14 SANO WAXBO SIIN XAASKIISI HORE AYAA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
39:09
У вас там какие таланты ?😂
00:19
Карина Хафизова
Рет қаралды 21 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 105 МЛН
World’s strongest WOMAN vs regular GIRLS
00:56
A4
Рет қаралды 23 МЛН
Marqaati Wax Walba Fashilay Oo Sawirka Foolow Keenay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
54:33
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 43 М.
daahir alasaw oo afka furtay
25:21
FADHIXUME24
Рет қаралды 650
Dhacdo Lala Wada Ooyay Caawa 😭 - Qashinka ayee ku tuurtay Gabadheeda  | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
42:36
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 138 М.
Markey Luga Beeshay Ayuu Ku Dhahay Naag Cuuryaan Ma Rabo Ee ilmaheyga isi  | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
48:45
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 27 М.
PART 4 KIISKA OOMAAR BARBAR OO QOL SOO FURTAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
24:42
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 3,4 М.
PART 2 KIISKA OOMAAR BARBAR XAASKIISI HORE IYO WIILKIISA FADEEXO AYAA DHACDAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
21:17
У вас там какие таланты ?😂
00:19
Карина Хафизова
Рет қаралды 21 МЛН