Sacuudiga oo Diyaarad Dagaal Sameeysanaya | Horumar mase Khal-khal Amni?
Пікірлер: 25
@fiidowmrk7 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta guulesta walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@AAO27 ай бұрын
Mahadsanid wll❤
@BouhSaadEgueh7 ай бұрын
Mashaa Allah
@abdirahmanessa19217 ай бұрын
Itaalso an ku itaalsadee mahadsanid
@yusufxasan68477 ай бұрын
Sacudika waxba masosari kare waxkale inoshek
@SuhaybCabdi-ku3re7 ай бұрын
Video so badi wll adba ku tagera❤🎉
@NasirAhmed-nh3en7 ай бұрын
Ma sucuudi ayaa diyaarad samayn kara xaarkiisa miyuu irbad samaysto bal diyaaradi haw dambayse adeer ciyaarta naga daa😅😅😅😅😅
@mohanharidka88267 ай бұрын
BEA HAWK uk baa sameysy kadibnH sacuudiga ayay lisence siisay inay dhisan krn tan kale casri maha ee waa 3+ generation jet
@calicabditokiyo96927 ай бұрын
Hhh
@maxamedgaab41537 ай бұрын
Sucuudiga hub samaysanaya Casiirkii mala iska dhafay ? Sucudiga horta maleyahay mdx banani buuxda oo danihiisa garka ah xor ma u yhy ?
@hollaatme29917 ай бұрын
Su'aal?: diyaradahas ma iney gaalo ku leynayan kula tahay😂
@bintusoomaal1437 ай бұрын
Hub aan aan gaalo la iskaga dhicinayn codowga loo haystana ay tahay dunida islaamka wuxuu tarayaaba iska yar
@Siciidjamaal-k6b15 күн бұрын
Waa wax lagu farxo
@maxamedgaab41537 ай бұрын
Reer falastiin cunta masiin kara horta Shacabka sucudiga maleyahay technologiyada heerkas ah Mise wxn cidkla sameysaneysa dhulkooda unba lagu samey nayaa Si loga iibiyo ily waa dawlada ugu bdn ee hubka dhanishka ah iibsatee?
@mukhtaarciise25857 ай бұрын
Iyadaa markan samaysanaysa balse Injineeradan carabta ahi qaarkood sucuudiga uma dhalan farsamoyaqaanadii sadaam xuseen alle ha u naxariistee u shaqaynayay ayay u badanyihiin iyo carab kale
@HamdaNageye6 ай бұрын
Dowlada Saudi iyo dowlada Israel 🇮🇱 🇸🇦 wadanda muslimka inay burburiyan ayay utaganyihin gacan ku dhiglaha xukumada Saudi 🇸🇦 munafiq waye
@liibaanxuusen55727 ай бұрын
❤our channel
@abuukarcumar21577 ай бұрын
Hhhhhhhhh
@abdirashidmaxamed46657 ай бұрын
sucuudigu miyuu ka xoroobey gumaystayaashii reer galbeedka. Shacabka Sucuudiga waxaa gumeeyey nimanka boqortooyada ah ee akhlaaqda xun ee rabbaayadda u ah gumaystayaasha reer galbeedka.
@mawiidcali67867 ай бұрын
Somalia no government no police no peace no nothing 👍
@abdisamadmuhumed93286 ай бұрын
@@mawiidcali6786cuqdad iska dhaaf somali ba tahay from djibouti 🇩🇯 i am somali
@AbiibCawale7 ай бұрын
Nabiga kusaliya walal ❤❤❤❤
@jamaAli127 ай бұрын
Macruufow wllo codka aad galka baarista ku soo gudbiso ma coppy right baa VOA ugu xiran yahay halkan baad ku soo gudbiso
@sayidka69117 ай бұрын
Haaruun macaruuf & iyo aweys xaaji nuur aarka, waa laba rugcadaa oo saxaafadda meel sare ka gaaray, Kolkaa inaad isku qalado maaheyn.