Sadex Ragga Ku Sababa Inuu Sariirta Ku Fashilmo

  Рет қаралды 10,985

Daryelka Cafimadka Nolosha

Daryelka Cafimadka Nolosha

Күн бұрын

Waad ku mahadsandahay daawashada muqaaladeena
Codsi xushmaysan fadlan la sii wadaag bulshadeena kale

Пікірлер: 45
@xasanyare7660
@xasanyare7660 3 жыл бұрын
When I stop siigo I feel more self confidence more energy happy loving my self And more more............. I appreciate you dr
@KassimGullet
@KassimGullet Жыл бұрын
Hory u soco wall 🥰🔥😘🥰
@zaki2777
@zaki2777 3 жыл бұрын
Aafada Hadaad Joojiso oo-Aad Wax Nafaqo Ah Samayn Malaga Yaabaa inay Dhibaatooyinkeedu ilaa Abid Kula Soconayaan Jawaab Wacan Dr🙏🙏🙏
@caddecabdi8236
@caddecabdi8236 2 жыл бұрын
Maya mar hadaad joojiso waadka bogsan
@KassimGullet
@KassimGullet Жыл бұрын
Myo wall joji lee zxp
@bashir871
@bashir871 3 жыл бұрын
Masha Allah dr Alle haku caawiyo sida aad dadka U caawinaysid keep going
@xasanyare7660
@xasanyare7660 3 жыл бұрын
I appreciate you more than million times Dr
@xassancabdi101
@xassancabdi101 3 жыл бұрын
Jazakallah Dr aafadan siigada waanjojiye marhore lkin waxan kudibqawaa biyaha Oo Hawenki iskaimadan dareen ama riyo laan mxa xal ah
@xaylecalidhuux1607
@xaylecalidhuux1607 3 жыл бұрын
Masha Allah Dr thanks
@rooblemahamuud2507
@rooblemahamuud2507 2 жыл бұрын
asc dr siigada mar dhaw ayaan joojiye ilaaa meeqo bil ama sano kadib guur sadaa please sxbow dr ii soo sheeg meeqo bil ayuu jirka ku soo kabsan karaa please fadlan dr ii soo sheeg please
@daryelkacafimadkanolosha
@daryelkacafimadkanolosha 2 жыл бұрын
Inta ad wadey ayey ku xidhantahay Hadaad sanado wadey ilaa sanad sug Hadaad bilo wadey ilaa 5 bilood sug
@akhayaar5223
@akhayaar5223 3 жыл бұрын
Maasha alaah horey usoco DR
@mohazmaphia1503
@mohazmaphia1503 3 жыл бұрын
Çok teşekkür ederim biz doktoruz
@zaki2777
@zaki2777 3 жыл бұрын
Aafada Markii Aan Joojay Ee-aan Kasii Maqnahay Sanad Ayuun Bayba Dhibaatooyinkeedii igu Soo Baxeen Wax Nafaqo Maheli Karo Hada jidhkaygu Waa Daciif Maxaad Talo isiin Lahayd Dr Thankz🙏
@dacwatulkher3609
@dacwatulkher3609 3 жыл бұрын
Sxb qaali dhibaatoyinka aad adiga kacabaneyso ee Dib kaaga so baxay maxa kamid ah ==Sida caadiga ah dadka iska dhafay markay iska daayan ee waqti ay joogan bil__3bilood waxay arkaan natiijo wax ku ool ah farxad kalsooni iyo Inay raganimadooda rajo badan ay ka dareeeman Hadii ay intaas kabadan kasii maqnaadaana kaba sii qurux badan
@dacwatulkher3609
@dacwatulkher3609 3 жыл бұрын
Nafaqad Ma'ahan arimo waawen inaad isticmaasho ==biyaha cad waa nafaqo jirkaaga so celinayo sidokale cunada cadiga ah ee 3waqti lacuno Sidokale Mooska Cabitanada kala duwan sida liinta afacaadaha cambaha iyo____ Sidokale cambuulada habenki lagu casheyo Ukunta timirta iyo wixi lamid ah Iyo dhamaan kuwa Dr uu sheego wixi aad heli karto malinti inaad isticmaasho Sxb Rajada kunoolow Cibadada kudadaal awood ayaa laga helaa cibadada Allane bari Dadaal muujiyo inshllh
@zaki2777
@zaki2777 3 жыл бұрын
@@dacwatulkher3609 𝑺𝒉𝒖𝒌𝒓𝒏 𝒁𝒙𝒑 𝒒𝒍𝒚𝒂 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@zaki2777
@zaki2777 3 жыл бұрын
@@dacwatulkher3609 𝑴𝒂𝒉𝒂𝒅𝑺𝒂𝒏𝒊𝒅 𝒁𝒙𝒑 𝑸𝒍𝒚𝒂 𝑺𝒊𝒅𝒂 𝑭𝒊𝒊𝒄𝒂𝒏 𝑬𝒆-𝑨𝒂𝒅 𝑵𝒊𝒚𝒂𝒅𝒂 𝒊𝒊𝒈𝒖 𝑫𝒉𝒊𝒔𝒕𝒂𝒚 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯 💯💯💯💯💯💯💯🙏🙏🙏
@baarnabukaana2927
@baarnabukaana2927 3 жыл бұрын
maxee tahay waxad aad dib ka Dareen tay oo ku dhibaatee naaya adigoo sanad moog aafadan please sxb nala wadaaag
@rooblemahamuud2507
@rooblemahamuud2507 2 жыл бұрын
dr ii soo jawaab please fadlan please
@abdinormohamed6041
@abdinormohamed6041 3 жыл бұрын
Ani waxa is laaha raga gurka maxa ka daahiya waa aafadas xun marku qabatimo niyada ka jabeso kalsoni daro ba galeso markasu guur dhan iska hilmama siigo unbu shaqo ka dhigtaa ani wa iska dhafay hda niyadeyda guur ba ka guuxesa lakin marki hore qorshahayga guur dhan kuma jirin
@captainlahmkaali3637
@captainlahmkaali3637 3 жыл бұрын
Maxu lagudaweya biya baxa degdega
@bashir871
@bashir871 3 жыл бұрын
Taa saa Dhaba wlhi
@rooblemahamuud2507
@rooblemahamuud2507 2 жыл бұрын
Ok dr Number kaaga ii soo dir please please fadlan please
@mxamedaxmed889
@mxamedaxmed889 3 жыл бұрын
Dr waad ku mahad santahay sida aad u caawinayso dadkaaga wax aanay dhakhaatiirtu dadka u ku caawinin baa u sheegtaa mahadsanid dr suaal baan wataa afqalalka maxaa lagu daweeyaa ?
@daryelkacafimadkanolosha
@daryelkacafimadkanolosha 3 жыл бұрын
Biyo badan cab biyahaa kugu yare
@najiibkulala5343
@najiibkulala5343 3 жыл бұрын
Jazakalah wll Waxbadan ayan ka faa.iday xaqiq
@abdikadirhajjiali9821
@abdikadirhajjiali9821 3 жыл бұрын
Wcs Dr, Supax Wanaagsan
@daryelkacafimadkanolosha
@daryelkacafimadkanolosha 3 жыл бұрын
Subax wanaagsan wll
@AbdirahmanAbdulahiDhoobo
@AbdirahmanAbdulahiDhoobo 4 ай бұрын
@adoonkiialle8646
@adoonkiialle8646 3 жыл бұрын
Wcs Dr
@adoonkiialle8646
@adoonkiialle8646 3 жыл бұрын
Aafadaa waan kayaabay anugu
@xuseencismaan8535
@xuseencismaan8535 3 жыл бұрын
Masha Allah Dre ilaahay cumriga iyo cilmiga haku barakeyo dr nooga soo hadal noocyada guurka u qaybsamo mar dhexdas ah ood kaso hadashy vedio yadii hore aad delete garysy buu ku jiray Dre codkayga ii tix gali dhalinyaradu siyaabo badan bay u guursdan marka mowducas nooga soo hadal insha Allah
@daryelkacafimadkanolosha
@daryelkacafimadkanolosha 3 жыл бұрын
Haye insha allah wll
@engmahadmuumin8073
@engmahadmuumin8073 3 жыл бұрын
mahad Sanid Dr
@salaadnuur5541
@salaadnuur5541 3 жыл бұрын
Masha alaah walal
@ismaciilcabdi9234
@ismaciilcabdi9234 3 жыл бұрын
Casharfiicanmacalin
@casaanyomaxamad4280
@casaanyomaxamad4280 3 жыл бұрын
M.n
@buundexaajibuunde1635
@buundexaajibuunde1635 3 жыл бұрын
dr sidee lagu kordhiyaa biyaha waxa maqlay cukun ayaa la cabaa
@daryelkacafimadkanolosha
@daryelkacafimadkanolosha 3 жыл бұрын
Qudaarta Cuntadada bada Caabaha Lawska
@sahardiidmahmuud9877
@sahardiidmahmuud9877 3 жыл бұрын
Sxbow adiga xalkaga ka waran dad kale le ka warantaye
@KassimGullet
@KassimGullet Жыл бұрын
Asaka dr waye scml wahas ma sameeyo warkadh wuu caad yahaay joji siigada huno😅😢😳😳😳😳
Digniin Waligaa Xaaskaga Shantan Ha Barin
9:55
Daryelka Cafimadka Nolosha
Рет қаралды 15 М.
Robert Greene: A Process for Finding & Achieving Your Unique Purpose
3:11:18
Andrew Huberman
Рет қаралды 13 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,7 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 56 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 236 М.
Geedka Ragga Ee Yar Oo Haweenka Aduunku Aad Ujecelyihiin Sadexdan Sabanood Awkood🤔
4:43
Marka An Ka Kaco Ayey Qaylo Iyo Buuq Bilaabaysaa🤔
4:30
Daryelka Cafimadka Nolosha
Рет қаралды 3,4 М.
Ragga Arintan Uga Maarmay Galmada Dumarka Oo Wax Kale Isku Badalay🤔
5:33
Daryelka Cafimadka Nolosha
Рет қаралды 548
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,7 МЛН