Sadexda Lagu Ogaado Awooda Ragganimada

  Рет қаралды 42,678

Daryelka Cafimadka Nolosha

Daryelka Cafimadka Nolosha

Күн бұрын

Waad ku mahadsandahay daawashada muqaaladeena
Codsi xushmaysan fadlan la sii wadaag bulshadeena kale

Пікірлер: 89
@مصعبمحمد-ت1ع
@مصعبمحمد-ت1ع 3 жыл бұрын
Salaad suwax ima kiciyo blse marka soo kacayo sadax lug ayaan ku soo kaca😉 2waan isku arkay dhidid málin walbo 🔥3 Wan isku arka wax yar murugo ugu noqonayo 😢xumaanta alle naga fogeeyo 🤚🏻Inta siigada wado alle KA madoobeyo 💯alle KA xafido 🤲🏼
@zakiali473
@zakiali473 3 жыл бұрын
Duhurkii ayaa iigu daran wallahi iyo subaxii Lawskana Almond la yidhaahdana Aad baan u cunaa waligayna ma siigaysan Alxamdulilah wallahi
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 2 жыл бұрын
Nio lowskaa mid diyaarsan miyaa mise kii caadiga ahaa ee qolofta lahaa
@husseinegalqeyliye8836
@husseinegalqeyliye8836 3 жыл бұрын
Mahadsanid dr jazaakallahu khayran noo soo badi muuqaalada
@axmedsimba4570
@axmedsimba4570 2 жыл бұрын
Dr alxamdulilaha dr thank you farxad kunolaw
@adoonkiialle8646
@adoonkiialle8646 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا دكتورنا
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 3 жыл бұрын
Diktoorkeena weeye Ninkan Allaha xafido. Ilaahay ka sokow wax badan oo dhalinyaradu ay jaahil ka ahaayeen ayaad iftiimisay Diktoore.
@zaki2777
@zaki2777 3 жыл бұрын
Aafadu Maka Hortagtaa Gadhku inuu Qofka Usoo Baxo laakiin Hadan Joojo Gadhku Dib ma-iiga Soo Baxayaa Jawaab Wacan Dr💯💯💯💯
@daryelkacafimadkanolosha
@daryelkacafimadkanolosha 3 жыл бұрын
Hadaad joojiso waxkastaa ba way kuu saxmayaan
@KassimGullet
@KassimGullet Жыл бұрын
​@@daryelkacafimadkanoloshaNolow dr❤
@abdilahiothman2735
@abdilahiothman2735 2 жыл бұрын
Acs wllo waxan isku arkay kelilooyinka iyo labatooyinka xita cololhyga ee farah ee ka warn wllo
@amiinyare9224
@amiinyare9224 Жыл бұрын
Sadexdaba waan isku arkay teacher mahadsanid
@xafsoxasan4544
@xafsoxasan4544 2 жыл бұрын
teacher nimanka badana sanadkan gacan be isku dilen badankod hadhow na xaskod maqancin karan ino soduce bal ina helo nin awoodis dhamestiranthy guur rajena 😌🥰
@salmaansiciid6227
@salmaansiciid6227 Жыл бұрын
Wll iso qabo
@nuuribraahim8625
@nuuribraahim8625 Жыл бұрын
Anaa afar lafood noqdaye qaali whatsapkaa ii qor
@nuuribraahim8625
@nuuribraahim8625 Жыл бұрын
@@salmaansiciid6227 waar noo dhaaf inanta
@abdowfaaska5707
@abdowfaaska5707 3 жыл бұрын
Qodobka 1aad wuu igu bdnyhy gudoomiye hhhhhhh early morning anoo sariirta ku rafanaayo an is arkaaa 🤣🤣
@M.OZIL4
@M.OZIL4 3 жыл бұрын
Intaba Waan leyey hurda iga kiciya subxi Alhmdulaha lkn dhiidika wan arka inksto dhul qaboob jooga qurbaha 10 bilood ka so wareegay inta doqonta shaqada shaydanka joojiyey Gym xfda uu yaala inkst lock down ku jirno waad ku mahadsan tahay farxad baa dareemaya tilmamahan marka arkay dibna inaan ugu noqdo xaran Ba ka tahay Insh Allah 2022 kala badh kiisa guursado Rajanaya 25 jira ahay
@captainlahmkaali3637
@captainlahmkaali3637 3 жыл бұрын
Hhhh raag wadarsanyaha🤣🤣
@zaabitraashid3998
@zaabitraashid3998 3 жыл бұрын
Sxb maxa sameysa I cawi marka jojisay maxa isticmashy mel an kala so xariiro I shek
@M.OZIL4
@M.OZIL4 3 жыл бұрын
@@zaabitraashid3998 Instagram *khadar_lii* Piture sawir nin 6 black eh isaaran ilaa xidhiidh aniga talo buuxda ku siin oo aan halkan ka bartay uun
@M.OZIL4
@M.OZIL4 3 жыл бұрын
@@captainlahmkaali3637 dabcan wadadi aabo inaan marno rabna ish allah
@captainlahmkaali3637
@captainlahmkaali3637 3 жыл бұрын
@@M.OZIL4 inshalx bradaa
@mohammedmohamudhamed9979
@mohammedmohamudhamed9979 3 жыл бұрын
Thank you so much Dr. Infact you have mentioned 3 very important things which I believe most people never knew. Walahi you have healed the hearts of many of your subscribers including me. I say Alxamdulillah because I have all the aforementioned symptoms. Am Old but healthy. Now, tell us about "SPERM COUNT" I really want to know some History about it. Thank you and God bless you through and through.
@xafaar1459
@xafaar1459 2 жыл бұрын
Mahadsanid dr allaha ku sharfo.
@yaasiinmohamoud
@yaasiinmohamoud 2 жыл бұрын
Dr waan yaabanhy anigu saacad walba waan kacsanayaaa xitaa hadii aan hada siigeysto ama aan naag u tago inyar kadib waan kacsanahy waxaan iska aaminay inan ahay ninka aduunka ugu kacsiga badan
@AwaleBoy
@AwaleBoy Ай бұрын
Dr pls Iso jawab 10 cisho 1 mare hadad sigaysato dhib miYaa kaGa imanaya
@a.suldan6462
@a.suldan6462 2 жыл бұрын
Sxbow dhididkaas waa karaahaystay kadib waxaan go'aansaday inaan isticmaalo Deodorant kilkilaha la marsado si aana usoo shiirin hada waan ka dhididaa lkn urkii doobnimada malaha. Inay wax ii dhinto malaga yaba ???
@maxamuudismaaciil7933
@maxamuudismaaciil7933 2 жыл бұрын
m.a ilaah ayaa mahad iska leh hadda xitaa wuu taagan yahay tilmaamaha aad sheegtay oo dhan waan leeyahaay
@mohmedmubarak9103
@mohmedmubarak9103 2 жыл бұрын
Isku buuq malihi Dr'e happy hppy ayaan ahey alxamdullillah.
@ibraahinofficial768
@ibraahinofficial768 3 жыл бұрын
kwarn sxb dawada aybixiyan forever ee ah
@mohamudabdirahman622
@mohamudabdirahman622 Жыл бұрын
Maansha allah xaqiiq waan isku arkay
@hooyoaabo3919
@hooyoaabo3919 3 жыл бұрын
Hadiyo jeer waa kacsan yahay Dareen kaygu seexad kaliya Maha xataa meelahaa markan Iska jooga waan khajilaa wlhi Hareeraha ayaan iska eega 😁😁😁
@cabdifitaaxwadani8875
@cabdifitaaxwadani8875 3 жыл бұрын
Aduu maninaa thy ninkaa sida badn kaxsane
@osmanali9343
@osmanali9343 3 жыл бұрын
Asc sxb hadalka waad jiidjiidaa ruuxana waqtibadan baakadhumaya adoo mahadasan masookoobi kartaa casharadaada
@abdiegeb3651
@abdiegeb3651 3 жыл бұрын
Masha allah jallankan waanku xidhanahay
@fawzaanmedia4950
@fawzaanmedia4950 3 жыл бұрын
dr. waxaad iiga jawaabtaa adoo mjd san maxaa keena adoo hurdaaya in qalbigaagu soo keedo oo fikiro indhahana aad ka hurudo ado ubaahan hurdo plz iiga jawaab mhd sanid
@daryelkacafimadkanolosha
@daryelkacafimadkanolosha 3 жыл бұрын
Maskaxta hadii ad wax ku programe miso kolay waad fikiraysaa markaa waad iska ilaalin in ad wax sii xasuusado xiliga hurdada
@zaki2777
@zaki2777 3 жыл бұрын
intaas Aad Muuqaalka Aad Kusheegtayba Midna iskuma Arko Laakiin Markii Aan Siigada Bilaabin Waan isku Arki jiray Hada Aafada Faraha Ayaan Kaqaaday malaga Yaabaa inay Dib iigu Soolaabtaan Jawaab Wacan Dr🙏🙏🙏🙏🙏
@M.OZIL4
@M.OZIL4 3 жыл бұрын
Haa 3 sadex biilood ka dib inta joojisay lkn kunta aad uu istimaal subxi quracda
@MaxamedKhalaaye
@MaxamedKhalaaye Ай бұрын
Thanks
@adoonkiialle8646
@adoonkiialle8646 3 жыл бұрын
جمعة مباركة
@cabdifitaaxwadani8875
@cabdifitaaxwadani8875 2 жыл бұрын
Hasheegin malihi waxaan anu darena waa arkaa in vitiminska igu yaryihin daremaa nafqo ahaan
@amiinyare9224
@amiinyare9224 2 жыл бұрын
Qodobka 1aad aad buu igu badanyahay dr
@abdiali9552
@abdiali9552 2 жыл бұрын
M.a Dr
@mohamedyare6518
@mohamedyare6518 3 жыл бұрын
Sxb hadalka sookoob
@haqabtirechanel8353
@haqabtirechanel8353 3 жыл бұрын
Sadexdapa isku arkay
@abdiqaadirmaxamed2192
@abdiqaadirmaxamed2192 3 жыл бұрын
Intaba isku arkey axl
@CabdullaahiXasan
@CabdullaahiXasan 3 жыл бұрын
Mashalah
@nuradinismail7621
@nuradinismail7621 2 жыл бұрын
Kacsi waanu ku seexanaa kuna soo kacnaa, neftaa na haysa
@rooneyadan480
@rooneyadan480 2 жыл бұрын
Iska aroos maxa kudhibey wll
@aliimanallvideos6857
@aliimanallvideos6857 Жыл бұрын
@@rooneyadan480 yaala aroosa hee!!
@rooneyadan480
@rooneyadan480 Жыл бұрын
@@aliimanallvideos6857 aduunka miya naagla aanka dhacdey maxa
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 2 ай бұрын
​@@rooneyadan480hhhhhhhhh usheeg bal yaa la arosaa kulahaa
@sulaimanabdi5461
@sulaimanabdi5461 3 жыл бұрын
Macnaha somalia hanolato salaada hore
@muqtaarcabdiqadir794
@muqtaarcabdiqadir794 3 жыл бұрын
Xanun ka aya ihaya e ka hela
@ibnuahmed2023
@ibnuahmed2023 2 жыл бұрын
Waxaan isku arkey inuu xubinkeygu yaraado markuu dareen aheyn lkn markuu kaco wuu waynaani ilaa 15cm Marka mxaa arintan keen dr aad ayad umahsanthy
@AhmedMohamed-zs3bz
@AhmedMohamed-zs3bz 11 ай бұрын
15cm way yartahay sxp 23cm weeyaan kaygu markuu istaago
@karaamomohamoud7872
@karaamomohamoud7872 2 жыл бұрын
Alxmadullah ilaahay baa mahdaleh
@suldaanmaxamuud720
@suldaanmaxamuud720 3 жыл бұрын
Wcs wr wb Dr
@moustafeali8729
@moustafeali8729 3 жыл бұрын
merci
@xasanyare7660
@xasanyare7660 3 жыл бұрын
Mahad sanid dr
@suldanjamac1834
@suldanjamac1834 2 жыл бұрын
Good
@tollmanofficiall9303
@tollmanofficiall9303 3 жыл бұрын
Doctor sideen ku joojiyaa siigada
@KassimGullet
@KassimGullet Жыл бұрын
Wall adhiig goan adak qadhaan karto joji wall
@abdiegeb3651
@abdiegeb3651 3 жыл бұрын
Uuuuna mahad sanid
@abdiadan22ahmed14
@abdiadan22ahmed14 3 жыл бұрын
Kkkk waligayba cano geel mooyee iyoh hilibe siigada lasheegayana waban la yabanay how can I use my hand kkkkkk
@shucaybapdi612
@shucaybapdi612 3 жыл бұрын
Alx dheh meelahana kacarar waad kubaranysaaye😂
@abdinormohamed6041
@abdinormohamed6041 3 жыл бұрын
@@shucaybapdi612 hhh waloo baqaa ninkan hadu si jogo meshan🤣🤣🤣isago wuxu so laaban side ujoojiya leh
@shucaybapdi612
@shucaybapdi612 3 жыл бұрын
@@abdinormohamed6041 soomaha wllhi wuuyaaba 😂
@ibraahinofficial768
@ibraahinofficial768 3 жыл бұрын
takobcisa rganimada
@OkOk-wy2qw
@OkOk-wy2qw 2 жыл бұрын
20 ayan jira waxan oo dhana waa isku arke
@adoonkiialle8646
@adoonkiialle8646 3 жыл бұрын
💟💟💞💞💞
@sumayocalicumar9012
@sumayocalicumar9012 2 жыл бұрын
Page halkee ka helaa
@muqiirclaahi8107
@muqiirclaahi8107 2 жыл бұрын
M.a
@fathimahamed187
@fathimahamed187 3 жыл бұрын
DR Mahad sanid
@axmedsimba4570
@axmedsimba4570 2 жыл бұрын
Mahad sanid
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 жыл бұрын
Aniga waxaan isticmaalaa App Live video lagu raaxeynaayo OO Qaawan Naago cadaan ka buuxa waa amaan cidna kuma duubeyso Yes😅😅👊
@hassankafiak4126
@hassankafiak4126 3 жыл бұрын
😅😅😅
@M.OZIL4
@M.OZIL4 3 жыл бұрын
Hadhow Ba ka shalay doonta marka Cafimaad kaga dhankst dhibaato dareent waxan kugu talin laha delet App salada tuuko wlhi farxd dareemaysa marka wax dareento goalsha kooxda kubad cagta tageerto Tv 📺 iska gayso daawo cimaamada ku tuur Sida kooxda tageerto Barcelona,Realmadird Liverpool kuwa waad ilaw
Sideed Maalintaada Si sax ah ugu bilaabi ? | Muhiim |
9:02
OGAANSHO
Рет қаралды 107 М.
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 429 М.
Khaniisiinta | Dadkan noocana oo dunida ku sii badanaya😳
7:59
Digniin Waligaa Xaaskaga Shantan Ha Barin
9:55
Daryelka Cafimadka Nolosha
Рет қаралды 15 М.
Waa Maxay Raganimo? 7 Astaamood oo lagu aqoonsan karo Ninka Ragga ah
10:39
Xalinta Biya Baxa Deg Dega Ah "Part Two"
11:18
Daryelka Cafimadka Nolosha
Рет қаралды 22 М.
Talooyin Ku Socda Dadka Doorashooyinka Galaya  Sheekh Dirir
32:05
Baraarug Media
Рет қаралды 37 М.
Sadex Ragga Ku Sababa Inuu Sariirta Ku Fashilmo
9:35
Daryelka Cafimadka Nolosha
Рет қаралды 10 М.