SAFAR NAGU QAATAY 25 SAACADOOD IN KA BADAN 500 KM !

  Рет қаралды 32,663

Caalin Abyan

Caalin Abyan

Күн бұрын

Пікірлер: 198
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Wixi Fariin ama aragti ah halkan igu soo dir mahadsanid. instagram.com/caalinabyan?igsh=cDJ1YWY2a25xcWdu&
@sahracali9230
@sahracali9230 11 ай бұрын
Xalxalis hoom sweet
@khadar917
@khadar917 11 ай бұрын
Anigo nin mj ah ayaa tagay Banka xaguuga wuxuu xaga galbeed ka xigaa gaashaamo waa dooxo aad u weyn oo inta ishaadu qabato aadan ku arkeyn Buur iyo dhirta sare waa Dhul aad u xoolo badan dad gobina dagan yihin Waxaan idinka soo salaamaya Garowe .
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Waan kaa qaadnay Sxb khadar .
@hanaddesignens4685
@hanaddesignens4685 10 ай бұрын
Masha Allah Wallo waxad takteen Manta burco wa magaladi an ku dhasay inkasto mudo igu dambeysay mudo 40 sano Masha Allah Wallo thanks
@aishanuur1683
@aishanuur1683 11 ай бұрын
MashaALAAH, Dadka, Diinta iyo Dhulka IAHHAY hanuxifdiyo aamin.
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 11 ай бұрын
I love gaashaamo magaaladi gobta
@abiibc78
@abiibc78 10 ай бұрын
Caalin Abyan mahadsanid. Sahmintan wacan. Yaad ushaqeysaan oo riskiga u qadataan. Mahadsanid nala wadaag cida aad wax u sahnineysid... Magaalada aad degen tahay baaba kasameyn kartaa SOOMAALI HANOLAATO
@caalinAbyan
@caalinAbyan 10 ай бұрын
Waxan u sahamiya qof kasta oo dhulkiisa jecel inu ku dalxiiso qubojoog ama qolqol joog. Waxan daganahay hargeisa instegraamkayga linka comments ugu sareya wakuwa yaala telephone ☎️ iyo more info . Libaax sanka taabte 🦁
@seed3966
@seed3966 10 ай бұрын
Asc dhulkayna soomaaliyeed waa qurux badan yahay maa shaa allaah ceeg iyo calizaahid duruqsi xalxalis 😮😮😮
@AssadMuumin
@AssadMuumin 11 ай бұрын
masha allah safar wacan
@samaterosman7695
@samaterosman7695 9 ай бұрын
Axmed iyo liban thk you mashallah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 9 ай бұрын
Ada mudan sxb
@sakariyesaeed955
@sakariyesaeed955 11 ай бұрын
Masha Allah
@AbdihakemSalahMaxamed-zj5px
@AbdihakemSalahMaxamed-zj5px 11 ай бұрын
Sahra axmed alle hawnaxariistee
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Amin
@GudoonmaxamedIsmaacil
@GudoonmaxamedIsmaacil 11 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Mahadsanid.
@NajiibCaano
@NajiibCaano 11 ай бұрын
Dheeraa wadaduyeey wadankuna fogaa fanaanada faadumo duur
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Mahadsanid.
@MaxamedAhmed-f4h
@MaxamedAhmed-f4h 4 ай бұрын
Maansha alaaah
@Burcawi24
@Burcawi24 11 ай бұрын
Masha Allah dhul qurux badan baad sii marteen dalxiis wacan sxb ❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Mahadsanid .
@mohamoudibrahimelmi1184
@mohamoudibrahimelmi1184 11 ай бұрын
Safarkiinani waa safarkii ugu dheeraa uguna quruxda badnaa ee aan arko.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Mahadsanid sxb .
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 11 ай бұрын
Gashamo wa magaaladayiid jecliyaa from America 👋🏼
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Goorma kugu dambaysay?
@Dhuux-xn7cr
@Dhuux-xn7cr 11 ай бұрын
I hope to make video haji salax district we want a lot of expliation about haji salah
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 11 ай бұрын
Caalin mahadsanid muuqaal cajiiba qurux badan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Ada mudan sxb cali.
@bazeera5520
@bazeera5520 10 ай бұрын
Allahima Aslix umatul somal Allahuma aslix.fii Kuli makaan Allahuma aslix axwaalu umatul muslimeena wal muslimaad fii Kuli makaan.amern Insha Allah illahay safarka guul.wanaagsan ha idinka saiiyo.
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 11 ай бұрын
Maasha-ALLAAH inankaas maamulaha ka ah hudheelka dhalaaliye runtii waa Qof wanaagsan, sida uu dadka u soo dhaweenaayo xitaa c/qani iyo ahmed ayaa u qado doontay Maasha-ALLAAH.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Nin wanagsan weye wa sababta dhalaaliye lo jecelyay.
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 11 ай бұрын
@@caalinAbyan kaasa igu ogtahay aniga iyo asxaabtaba Markaan burco iyo wixii kasii sarreeya u baxo insha-ALLAAH.
@SAKARIAGUDAAL
@SAKARIAGUDAAL 11 ай бұрын
Keep going sxb Mr Caalin abyan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Thank you brother
@suhayladheman3776
@suhayladheman3776 11 ай бұрын
Waa dalxiis fiican Masha allah afkeena somaliga inugu waad wll
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Haye mahadsanid
@BashiirMaxamed-x6e
@BashiirMaxamed-x6e 11 ай бұрын
Masha llh❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Mahadsanid.
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 11 ай бұрын
Hawd Haad maleh waa Haddii gaadhi ku jiidho Waa kala socdaay. Mid khaldani maba jiro.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Hawd haad male
@Bashicade842
@Bashicade842 11 ай бұрын
28 minutes well spent 🎉
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Thanks for 👀
@AdamHaid-x8v
@AdamHaid-x8v 11 ай бұрын
We need some African sun, dhaxantii Europe ayaa na hayseee We can't wait to see more Insha Allah
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 11 ай бұрын
Mahadsanid sxb 🙏🏿
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Ada mudan khadar sxb
@mohamedfaarah6767
@mohamedfaarah6767 11 ай бұрын
I miss my homeland burco before too weeka agoo baa iigu dambaysay anoo mooganaa 20 years in ku dhaw magaaladii burco oo isbedeshay dhisan tay run ahaantii burco ayaan ka jeclaaday hargaysa waayo waa magaalo aan buuro lahayn oo wadadu fiican tahay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Xage 20kaa ku maqnayd
@abdihashi6225
@abdihashi6225 11 ай бұрын
Mashalah, yididiilo inaan gaashaamo imaado ayaad i galiseen 😊😊
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Wa inaad soo booqata Goobaha xasuusta kugu leh sanadki hal marna ha noqote
@jamalali3280
@jamalali3280 11 ай бұрын
Sxb part 2 ayaan ka sugayna mahadsanid muuqaal wanaagsan ayaaad soo gudbise
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 11 ай бұрын
Waanu sugaynaa Muuqaalkii banka xaguuga ❤❤ oo dhammaystiran insha-ALLAH
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Coming soon.
@CabdirahmanMuse-sl2ns
@CabdirahmanMuse-sl2ns 10 ай бұрын
Guryasamo muuqaal gaar ah insha allah noiga soo duub sxb
@caalinAbyan
@caalinAbyan 10 ай бұрын
Insha alllaah .
@garadmohamed9372
@garadmohamed9372 11 ай бұрын
Maansha Allah Waar ilayn meel badan oo loo dal xiiso ayaa dalkeena Mr caalim aad ayaan kuu salaamayaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Meelo badan aya inoo hadhan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 10 ай бұрын
Axmed rashiid salaan sare
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 11 ай бұрын
Waxage mesha wa inad sheegta meshay tahay🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@sahracali9230
@sahracali9230 11 ай бұрын
Wallaahi gurigan ku dhashan arkay Axmed iyo Abyan mahadsanid in
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Markan idin ağ maraynay maxad nogu yedhi wayden hhh.
@aim1307
@aim1307 11 ай бұрын
Waar magaladydii burco waad soomareen wxaan idinka soo salaamayaa maraykan ♥️♥️
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Waa laga qaday salanta goorma magaladaDa kugu dambaysay ?
@sahracali9230
@sahracali9230 11 ай бұрын
Axmed adiga iyo liiban waad mahadsantiin burco kusoo dhawaada
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Ada mudan wallo.
@awalederia9601
@awalederia9601 11 ай бұрын
Dhuul waa hawd
@kingsiisoco
@kingsiisoco 10 ай бұрын
Legnd keep going 🫡
@AwaleMohamed1999
@AwaleMohamed1999 11 ай бұрын
Xood iyo xayira waxa ay ku yaalan marka Burco looga baxo ceerigabo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Hayir iyo xayira aya isku xiga lkn ina xayir burco ayu koonfur ka xiga .
@AwaleMohamed1999
@AwaleMohamed1999 11 ай бұрын
Aada mudan sxb waxan kala socoda wadanka jabuuti
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
@@AwaleMohamed1999 insha allah mar ayaan imam doona .
@AwaleMohamed1999
@AwaleMohamed1999 11 ай бұрын
Waan ku soo dhawaynayna insha allah
@saynabSr
@saynabSr 11 ай бұрын
​@@AwaleMohamed1999dhulkaad ha hadlayso waxaa degta hjo halka ninkani sheegayana garxajis siiba habaryoonis ee wax hubso intaanad iska hadlin
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 11 ай бұрын
Daroor. Markaad. Joogtay. Waba. Kuumay. Jirin. Daroor. Iyo. Gaashaamo. Waxaa. U. Dhaxeeya. Qoorqalooc. Iyo. Laaqayta. Reer. Rooblle. Iyo. Doonbiralay. Iyo. Jiiqle. Baki. Xaguuga. Gaashaamo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Hore ayan u tagay daroor , insha allah guga ayaynu ku noqon .
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 11 ай бұрын
@@caalinAbyan markaad. Joogtay. Waan. Ogaa. Waxba. Kuuma. Jirto. Gaashaamo
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 11 ай бұрын
@@caalinAbyan guga Raga badan ayaa diyaar ah insha-ALLAAH. ILAAHAY waxaa ka baryayaa in uu Barwaaqo inooga dhigo dhulka innaga iyo islaamka oo dhan.
@SaalaxDigle
@SaalaxDigle 11 ай бұрын
Muuqaal 5 star ah weeye saaxiib
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Mahadsanid sxb SAALAH.
@AwaleMohamed1999
@AwaleMohamed1999 11 ай бұрын
Masha allah somaliland dhamaanteed
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Mahadsanid.
@MAHIIGAAN-571
@MAHIIGAAN-571 10 ай бұрын
Caalin waad ku mahadsan tahay clips kaaga Laakiin Labadi tuulo ee aan midna ku dhashay midna wakhtigan xaadirka ah hooyaday joogto waad dhaaftay,,wa Ina Nuur Muuse iyo Dhegadheere labaduba waxay ku xagaan Gaashaamo iyana way isku sii xigaan.Waxaan rajaynaya in Aad soo mari doonto soo noqodka.Mar kale Allah haydin karaameeyo waad mahadsan tihiin.Balow wa waxaasi wa jabtay. M O H London
@caalinAbyan
@caalinAbyan 10 ай бұрын
Ada mudan sxb insha allah next time ka ayaynu soo mari dona.
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 10 ай бұрын
Xaafadaa baarsiigo bari aan deganayn Masjidka baarsiigo 5ta salaadood waan ku tukan jiray waxaa xusid mudan in Masjidkaasi ahaa madarasadii 2aad ee aan Qur'aanka ku baran jiray. ILAAHAY Ha barakeeyo Macalinkaygii Qur'aanka Macalin Cabdi qani,
@caalinAbyan
@caalinAbyan 10 ай бұрын
Ana macalin kuu aha saw maha .
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 10 ай бұрын
@@caalinAbyan C/qani cismaan 😁😁,kaba soo qaad inuu adiga ahaa.
@FreelanceOrg
@FreelanceOrg 11 ай бұрын
Waar dhulkaygiibad tagtee 😮
@munasagal2496
@munasagal2496 11 ай бұрын
2019 ba igu danbaysay. Rer awoowgay rer caanomadoowe wan salamayaa, waxa kale oon arkay xaafadayadii ciyaalnimo ee afgooye, siiroogi. Mahdsanid walal
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Waqti fog
@abdirezaqgabow477
@abdirezaqgabow477 11 ай бұрын
Masha Allah abdi qani. South ka matageysaa brother
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
South Africa miya !
@Bashatalents
@Bashatalents 9 ай бұрын
Oston Ayay ahaayeen aabahay ayaa wadadan mari jiray 4 xabo ayaan soo gaadhay Waa nin caana oo burco taqaano
@caalinAbyan
@caalinAbyan 9 ай бұрын
Ma ninka magaca wayn ee shaampoo ga wata?
@Bashatalents
@Bashatalents 9 ай бұрын
@caalinAbyan May ee wuxuu yidhi yaa garanaaya baabuurtii ingiriiska ee halkan mari jirtay markaa aabahay ayaa 4 xabo ka yeeshay darawaladii ugu horeeyey ee wadooyinkan mari jiray ayuu ahaa 1900 hodhodhoo. Oston wade maxaa shampo saaraaya hhhh Hadaan ku dhawaaqo waad garanaysaa baan filayaa waayo alx magaca wanaagsani waa wax kula socda isir ka isir
@caalinAbyan
@caalinAbyan 9 ай бұрын
@@Bashatalents haa sax waar safar ayan ku jiro caadi uma alhriyinba. Waxaan u qatay inad adigu leedahay sidan.
@Bashatalents
@Bashatalents 9 ай бұрын
@@caalinAbyan alle haydin nabad geliyo ee hadaad gaashaamo joogto inaadero nin la yidhaahd cabdi kariim maxamed kaahin ama naasir maxamed kaahin raadi oo shaaha la cab
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 11 ай бұрын
Masha alah wanu kula dalxisnay inader ilahay kheer haku siiyo inader anigu sheekh bari igama bixin hargaysana galbed ugama bixin xaga banka tuunyana ma dhaafin marka dhulka aad marysin ma garanayo burcan waligay ma tagin waxad ii waydisa berbera sheekh hudisa buuraha ila madheera lafaruug abdaal madheera dacarbudhu hargeysa goda cadaadley werarta gadhka warsame xaad saba wanaag hargeysa harsheekh iyo tuloyin kale aan ilabay marka noo so badi inader muqalada mahad sanid
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Dhul badan ayad marty hadad intan taqan . Haye insha allah waan so wadaa .
@mohamedyousuf-e1z
@mohamedyousuf-e1z 11 ай бұрын
ASC. waxan idin kula talinayaa inaad afkeena hooyo kuwadaan muuqalada aad soo gelisaan halkan . afkeena hooyo ayaa ka muhiimsan afkasta oo kale waana dhiiri gelin afka hooyo . wabilaahi taw fiiq
@yayayacin
@yayayacin 6 ай бұрын
Hudisa kalaguurkii somaliya ala maxaankaqadeeyay
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 11 ай бұрын
Masha Allaah dhulkeena waquruxkeliya Allaah barwaaqohanoogadhigo qadaadwayntana hanagagooyo ❤❤Amiin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Qurux kaliya miyaa mise qurux iyo faido.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 11 ай бұрын
J love my country somaliland
@bashirhassen3585
@bashirhassen3585 11 ай бұрын
Lkn waa in aad ogaataa halkani waa dds adu bal gacantada kaga dhig
@abdihashi6225
@abdihashi6225 11 ай бұрын
​@@bashirhassen3585 i.a Ethiopianka waalaga xorayn doonaa.
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 11 ай бұрын
Howdka. Waa. Lagu. Habaaba
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Banka weye howdka maha
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 11 ай бұрын
Aden 90 jibril abokor ❤❤❤
@elmidini1390
@elmidini1390 10 ай бұрын
Somali ilaah dhul quruxbadan iyo barwaaqo wuu siiyey lakiin shaydanbaa kaqariyey wanagii oo iyagii isku diray
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 11 ай бұрын
Caalinooy. War. Xagee. Gasheen
@sahracali9230
@sahracali9230 11 ай бұрын
Xalxalis home sweet
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Xalxalis guga marku roobku da’o ayan ku noqonayna bal ahmed saleban bidde heesta wuxu ugu sameeyay ayaan soo eegaynaa insha allah.
@Mataan-m4q
@Mataan-m4q 11 ай бұрын
First 🥇
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Cawa ada uso horeeyay hambalyo.
@-allAboutfootball
@-allAboutfootball 11 ай бұрын
From Burao to Gashamo dhul aan wakhti badan ku aan ku qaatay❤😊
@sacadfoosi7214
@sacadfoosi7214 11 ай бұрын
Aniguna waxan ku badanahy hargeisa iyo wajaale markaa 😊Waan jecelaa inaan barigaa aado waliba hawdka
@mohamedabdi2067
@mohamedabdi2067 11 ай бұрын
niyow imisaad bankii xaaxi subax ku waa bariisatey intaan saylada burco lagugu leexin hhhhhh
@-allAboutfootball
@-allAboutfootball 11 ай бұрын
@@mohamedabdi2067 In badan inaader weliba dhaxani nagu dishay🙈
@osmanhassanlatino4357
@osmanhassanlatino4357 11 ай бұрын
Mister bluemarine
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Hhhh
@nageegir1058
@nageegir1058 11 ай бұрын
huddisa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Hudisa wa la igu qabsaday oo la igu yidhi iska sax magaca.
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 11 ай бұрын
Maansha alaah wadankiiba waad nakalabarteen bilaash anagoon lacag bixin laakiin waxaan fahmi laayahay shaadh qudha ayaad xidhantihiin miyaanay dhaxani jirin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Dhalinyar ayan nahay fresh ah.
@bashiiromar
@bashiiromar 11 ай бұрын
Aaway xukuumadahii 30sano ayaan dowlad nahay dhahaayey oo cashuurtii dadweeynaha guranaayey 30sano waa maxay tan iyo bilaawgii muuqaalkaan hal laami wlhi ma aanan arag yaab
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 10 ай бұрын
War ninweyn oo youtuber ah weye, ciyal ba na waalaye. kkk Halka ka wad sxb In Sha Allaha.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 10 ай бұрын
Mahadsanid libax.
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 11 ай бұрын
Af Somali bas Ku hadal sxb sidaas baad qadarin iyo Karaamo ku leedahy ama ku yeelanaysaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Mahadsanid
@yayayacin
@yayayacin 6 ай бұрын
Burco raga kunool madumarbay ahaanjireen anigu yaabayee maxay uyidhaahdaan magaaladiiraga
@somalilab8848
@somalilab8848 11 ай бұрын
Waaa hudhus😂
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 11 ай бұрын
War wahalkan ku dhashay gobolka raga 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Maanta gurigiinii ayaan ag maray .
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 11 ай бұрын
Caalinow haddaad hore u soo martay daroor waxaa fiicnayd intaad intaad daroor ka ka timaadaan oo ku beegn dhinaca galbeed aad u soo dhaqaajiso dhinac bari ee gobolka Jarar ilaa tuulada u danbaysa ka dibna aad Burco dhinaca Bari kaga timaadaan waxba maacaleesh waad dedaalaysaan waad mahadsan tihiin.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Insha Allah mar ayaan jarar kor kaga iman.
@comtheable
@comtheable 11 ай бұрын
Asc wakhtigu waa goorma aad ka qaaday banka xaguugua
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Goor dhawayd .
@IskufilanMahamad
@IskufilanMahamad 11 ай бұрын
Wllo adigo raliya magalada badarwanag layidhado ku sodar pls Marka awbarkhadle la jogo Aya xaga konrurta lolexanaya gadhigu wa labatan dakhiqo kaliya
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Insha allah mar ayaan xaga tagi doona.
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 11 ай бұрын
Badarwanaag. Laamiga. Wax. Lagag. Leexdaa. Diinqal. Badarwanaag. Bali. Axmed. Liigta. Banyare. Waraabalay. Haradi. Tuuyo. Gatiitalay Xaaxi. Qaloocan. Galoolay. Oodweyne. Caasho.caddo. Beerato. Ceelsame. Banki. Aroor. Burcoi
@ShaashkaShaashka
@ShaashkaShaashka 11 ай бұрын
Hudisa waa tuulada riyada
@s-hayna6421
@s-hayna6421 11 ай бұрын
hudisa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Wa la igu qabsaday hudis
@s-hayna6421
@s-hayna6421 11 ай бұрын
@@caalinAbyan dee waanay garanaynin indr
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 11 ай бұрын
Maansha alaah caalini iyo axmed rashiidbaa is helay 2 lejenbaa ishelay yoonisna maxaad usoo kaxayn waydeen axmedow caalinba bari kaaxiga ooreer iskudar ah ee haha hadhin hadii kale idaacadaa lagaa baafin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Hhhhh
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 11 ай бұрын
Soomaali ku hadal .Ma ajaanib badan baa daawanaya?.Soomaali baa daawanaysa
@alcamuudishow6050
@alcamuudishow6050 11 ай бұрын
TALO : kamaradda ka yareeya Casaanla Burco ayaa Ciiddii Hawdka u e laaday farsamada ayaa yara wagash wagash ah iska habeeya bahasha
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 11 ай бұрын
Nin yar yaraysi ma leh
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Ma nin yar aya naga ag muuqda.
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 11 ай бұрын
Wiilja. Yarre. Duruqsi. Ku. Socoduu. Sheegaya. Malaa
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 11 ай бұрын
Xaguuga helkee weye
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 11 ай бұрын
Waxaan aad u xiisaynayaa Banka xaguuga
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Qaybti kowaad wad iga haysa maalmahan hadhayna sug inta kale .
@houseinabdillahiabdi8182
@houseinabdillahiabdi8182 11 ай бұрын
Clipyo mand ka duubin markaad xeebta saxil tagtay sxb
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Saxil wan ka dubay
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 11 ай бұрын
Dhanaangodan. Waxay. Ku. Xigtaa. Ina. Nuur. Muuse
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Bal wan soo eegaya.
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 11 ай бұрын
Hhhhhhh. Soo. Dhul. Baro. Inder
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 11 ай бұрын
HUDISA OO KELIYA
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Abdulahi oo wayada la arag
@libanllbb8720
@libanllbb8720 11 ай бұрын
heesta dheera wadadu wadankuna fogaa waxa qaaday faduma duur
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Saw maha
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 11 ай бұрын
Safar=socdaal=afsooomali
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Geeddi iyo socdaal maxa u dhexeya
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 11 ай бұрын
@@caalinAbyan Waa isku mid
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
@warfaageeddi3128 waxan u isticmalay tan fudaydka.
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 11 ай бұрын
@@caalinAbyan Soomaali ayaan nahay ee afcarabi inaga daa,nin walba afkiisa ha hirgaliyo.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Wa arin fcn
@yahyaomar8736
@yahyaomar8736 11 ай бұрын
Saylac iyo lughaya wali hadanad tagin safaradadu micna malha kaso bax bari iyo beesha isaq o galbed so gaadh
@caalinAbyan
@caalinAbyan 10 ай бұрын
Hhhh
@bashiiromar
@bashiiromar 11 ай бұрын
AAWAY 30KII.SANO REE BURCO CANSHUURTII LAGA QAADAYEY GUDAHA MAGAALADA BURCO ILAA WADADAAN DHEER EE GAARIGA MARAAYO HAL LAAMI ISHEEYDA MA AAYNAN QABAN WAA CADAALAD DARO AAD U WEEYN
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Rer burco ahan aan isu nimadno oo gobolka dhisano.
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 11 ай бұрын
Waxaad ilowdeen degmadii Bali dhaye
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Ma dhinac ayan ka maray mise !?
@machealhamton8218
@machealhamton8218 11 ай бұрын
Hudusa wa meesha caano , hilib iyo bariis la isku cuno 😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Wa qof inu calool quahqusho raba.
@Mohamed_Bile
@Mohamed_Bile 11 ай бұрын
Markan Idiin Fiirsaday Waliba ninka duubaya Dhulkan wuu ku Cusub Yahy , Hore umu Marin ,😅 Just Joking
@caalinAbyan
@caalinAbyan 10 ай бұрын
Waayo maxaad aragty wadadan ayuunbaanan marine.
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 11 ай бұрын
😂😂😂😂 Axmed Waqtiga loo soconaayo dhulka wuu fogeeyey Gaadhi fufud ayaad la socotaan oo duulaya.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Haa waallahi wuu duulayay.
@mukhtarabdyofficiall4150
@mukhtarabdyofficiall4150 11 ай бұрын
Cqani iyo axmed rashid rag culus pig salan
@ismail-zb1vy
@ismail-zb1vy 11 ай бұрын
Asc wllaalayaal abeesadi Ivanka arkay arkay tahay mas badeed in english sea snake japanka ayaa laga cunaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Waanan fahansanayne gacanta wan ku qaban karayay.
@sabrinaa8488
@sabrinaa8488 11 ай бұрын
Please, clean the place that is it, don’t do any thing else thank you sir.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Wa halkee halkaasi ‘ Ada mudan Marwo.
@aishanuur1683
@aishanuur1683 11 ай бұрын
MashaALAAH, Dadka, Diinta iyo Dhulka IAHHAY hanuxifdiyo aamin.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 ай бұрын
Amin
@foosiyafamily3414
@foosiyafamily3414 11 ай бұрын
Mashallaah ❤
@abdallehassan5626
@abdallehassan5626 11 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
MAALINKI UGU DANBEEYAY GEELJIRONIMADAYDI!
28:07
Caalin Abyan
Рет қаралды 10 М.
Чистка воды совком от денег
00:32
FD Vasya
Рет қаралды 5 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 18 МЛН
WAXAN 13 SAACADOD U SII SOCDAY DHULKII MADHEEDHKA!
11:26
Caalin Abyan
Рет қаралды 9 М.
DAAWO SAFARI HOTEL BORAMA AWDAL  2024 BIGGEST RESORT IN EAST AFRICA
5:21
Khaliil Da Traveller
Рет қаралды 4,6 М.
unhidden gem of hargeisa somaliland no one told me about(2024)
18:31
BrownBoyTheTraveller
Рет қаралды 11 М.
BUURTA UGU WARAABAHA BADAN SOMALILAND
51:04
Caalin Abyan
Рет қаралды 123 М.
WAXAAN U CAANO DOONTAY GEELII U BADNAA ABID AAN ARKO.!
32:31
Caalin Abyan
Рет қаралды 72 М.
WARARKII UGU DAMBEEYAY EE XAALADDA RAAS-KAMBOONI & 4 QODOB OO SABAB U AH JABKA DFS
10:37
Чистка воды совком от денег
00:32
FD Vasya
Рет қаралды 5 МЛН