SAFARKAYGI UGU HOREYAY SOMALILAND MY JOURNEY TO HARGEISA

  Рет қаралды 13,215

DEEQSI MAN

DEEQSI MAN

11 күн бұрын

safarkaygii hargeisa somaliland
.
Follow my journey
.
Instagram: pCk8DtTCoM...
.
Facebook: Adeego24?mib...
.
Snapchat: www.snapchat.com/add/sirdeqsi...
Dire dawa
Diridhaba
Jigjiga
Hargeisa
Hargeisa vlog
Muqdisho vlog
Burco vlog
Borama vlog
Baladweyne
Moqdisho
Xamar vlog
Xafadaha hargeisa
Jigjigayar
Somaliland vlog
Somaliland
Somalia putland muqadisho laascaanod
vlogging
Traval
Somaliland vlogs hargeisa vlogs
Somalia vlogs muqadisho vlogs kismaayo
jigjiga ethiopia baladwayn burco buuhoodle baydhabo
Sida loo dalxiiso
meelaha ugu quruda badan dalxiisaka
waa sidee dhaqanka Somalidu sidee horumarku samayn karta kaliga sidee lacag ku samayn karta #ethiopia #jigjiga #harar_ethiopia # #somaliland #berbera #hargeisa #ethiopia

Пікірлер: 103
@deeqsiman
@deeqsiman 9 күн бұрын
Ziraj vlogs 🫳 youtube.com/@ziraajvlogs?si=Czh4UNzgwWWYlRsx
@user-oj6wg3zt6l
@user-oj6wg3zt6l 9 күн бұрын
Siraaj ahaa👍
@Rood-vo2vu
@Rood-vo2vu 8 күн бұрын
Waan u saray subscribe siraj
@Cadnanleembo
@Cadnanleembo 9 күн бұрын
Magaalo Diintu ka muuqato weeyan allaw barakeee somaliland ❤
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 күн бұрын
Amiin Amiin Amiin
@Abdicaziizbadde24
@Abdicaziizbadde24 9 күн бұрын
Dunidan masoo marin nuux ka khayr badan nabi muxammed scw 🎉❤🎉🎉❤❤😊
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 9 күн бұрын
Deeqsiga muuqaaladaadu Waa High Quality Aad Baan u Xiiseeyaa Runtii Muuqaaladaada Keep Going Bro👏
@maxamedcabdirisaaq1898
@maxamedcabdirisaaq1898 9 күн бұрын
Deeqsi man legend ❤ welcome Republic of Somaliland
@AhmedUsman-gm6jh
@AhmedUsman-gm6jh 7 күн бұрын
Inanka Funanada cad gashan ee magaalada ku kala barayaa waa nin waji furan oo faraxsan markaad hesho qof faraxsan magaalada waad jeclaaneysaa guuleyso sxb gobonimadii reer hargeysa lagu yaqaaney iyo soo dhaweyntii wey kaa muuqataa.
@qurankareem2639
@qurankareem2639 2 күн бұрын
Ziraaj vlogs baa la dhahaa waana wiil youtuber ah waana nin wanaagsan in badan baanu wax soo wada dhiganay runtii waa inan wanaagsan sidoo kale deeqsina waa nin aad u wnaagsan intan ka arkay
@idirismaxamedcabdi9607
@idirismaxamedcabdi9607 7 күн бұрын
Hargeisa waa magaalo horumar kasocdo Masha Allah.
@MohamedahmedOmer-qm3bx
@MohamedahmedOmer-qm3bx 9 күн бұрын
Bustaaan dharabku maydhaay bidhansiga kalgacalkay Xaramkii barbaartaay ❤❤❤
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 9 күн бұрын
Masha allah ❤❤❤
@ZIRAAJVLOGS
@ZIRAAJVLOGS 9 күн бұрын
Welcome to hargeisa mazul
@user-oj6wg3zt6l
@user-oj6wg3zt6l 9 күн бұрын
👍👍
@abdihashi6225
@abdihashi6225 9 күн бұрын
soo dhowoow zhp. magaaladu waa magaalada, mar labaad soo dhowoow.
@Ina.a86
@Ina.a86 11 сағат бұрын
ماشاء الله 👏👏
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 8 күн бұрын
Mashallah. Beautiful Hargiesa, Somaliland.
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 9 күн бұрын
Magaalada aad ayaa loo dhisay magaalooyinka somalida way ka tiLmaamantahay hargeisi awood ayaa la saaray magaaladan
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 6 күн бұрын
Masha allah somaliland allow dhawr oobarakee 🤲🤲❤❤💚💚💚💚🤍🤍🤍💪💪👍👍👍👍🌷
@xamsecumar2153
@xamsecumar2153 9 күн бұрын
Muuqaal duube cajiiba ayaad tahy inader Welcom3 to hargeisa ❤❤❤
@khadarmohamed6846
@khadarmohamed6846 9 күн бұрын
Soo Dhawoow Geesi welcome to open 👐 Somaliland 💚
@abdiladiifali9780
@abdiladiifali9780 4 күн бұрын
Deeqsi man ku soo dhawoow Hargeysa sxb channelkaaga aad ayaan ugu xidhanahay insha allah hadii aad hargeysa joogtid in aan is aragno waa rajeynayaa
@DamashaadMediaChannel
@DamashaadMediaChannel 9 күн бұрын
Welcome Deeqsi Somaliland
@ZuperStar41
@ZuperStar41 6 күн бұрын
Welcome to your Home Marka Hore Bro second wxaa ku hadhay inaad goobaha caweyska gabeenkii tagto sida - Jumeira` Hiddo dhowr iyo goobo badan oo qurux badaN sida xfada rugsan gardens inshallah
@user-eg5vn9bu1n
@user-eg5vn9bu1n 6 күн бұрын
Masha Allah ilahay ha barakeyo casimada iyo dawlada somaliland adna kuso dhawaw dhulkaka indro❤
@Shaafici123-bt9fn
@Shaafici123-bt9fn 7 күн бұрын
Mâcha allah lkn kan mar danb haso wadanin zxp magalada ma kala yaqan
@badridahir1114
@badridahir1114 7 күн бұрын
Keep goin up bro, and welcome to Somaliland.
@abdirahmanshamsu6977
@abdirahmanshamsu6977 7 күн бұрын
Keep going sxb Deeqsi 🎉🎉❤
@hamdajama3809
@hamdajama3809 7 күн бұрын
Welcome wll🥰
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 9 күн бұрын
Welcome❤ Our country ❤ brother
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 9 күн бұрын
Muqdisho hawiye (dhamaan umada somaliyeed) 4.2 million oo ruux Hargeisa isaaqa (dhamaan umada somaliyeed) 2.5 million oo ruux Garoowe MJ (daarood) 250000 oo qof
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 8 күн бұрын
Masha Allah guul guul guul Hargeisa 💚🤍❤️💎 🌟 ☀️ ☀️ ☀️
@aididmohamed8165
@aididmohamed8165 9 күн бұрын
Ka soo samee vidéo ka hadlaya hotelka ugu jabaan iyoo qiimaha cuntada maalin ahaan hargueisa ❤❤
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 9 күн бұрын
KZbinr kaliyee daawado muuqaaladiisa keep going wll
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 күн бұрын
Libax welcome 2 Hargeisa. Ziraaj Waad ii yedhaysay Daqiiqada 5:41 seconds caaalin ayan maqlayay 😂
@deeqsiman
@deeqsiman 8 күн бұрын
Ninku aduu ikaa moday 😂
@user-wx5pi3zf3y
@user-wx5pi3zf3y 6 күн бұрын
Ana kuwaso deqsi man
@zaedhazzan3388
@zaedhazzan3388 9 күн бұрын
Deeqsia man hore usoco from hargysa ❤😊
@starwarchannellsomali3790
@starwarchannellsomali3790 7 күн бұрын
Ziraj vlog adi oo deeqsi man ah salaan sare shaqo badan shp soona dhww ex xawaadle siraj
@sayid_mohamedmahdi984
@sayid_mohamedmahdi984 9 күн бұрын
Soo dhawoow wll
@sadamgenius7544
@sadamgenius7544 9 күн бұрын
Amazing bro aynu gaar sino 100K wllyal❤️
@MuradAhmad-tm9gz
@MuradAhmad-tm9gz 8 күн бұрын
Qurux waaye marka laga reebo 😅 diyaaradaa
@qurankareem2639
@qurankareem2639 2 күн бұрын
Deeqsi ku soo dhawoow walal magaladaadi iyo dadkaagi🎉
@abdihakinsulub-xu3xe
@abdihakinsulub-xu3xe 5 күн бұрын
The legendary ❤
@CxakimMawliid
@CxakimMawliid 7 күн бұрын
Deeqsi man welcome to hargeisa
@IbrahimAhmedDaahir
@IbrahimAhmedDaahir 6 күн бұрын
Guulayso
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 9 күн бұрын
waa laguwaayay saxibow muuqaaladaadi waan uxiisay
@AbdirahiimYousuf
@AbdirahiimYousuf 9 күн бұрын
Sodhowow DeeqsiyoW😊
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 9 күн бұрын
Nin culus welcome #Deeqsi Man
@user-tp7re8hi3o
@user-tp7re8hi3o 8 күн бұрын
Welcome
@acacius9903
@acacius9903 6 күн бұрын
Jigjig people and most Somalilanders speak the same dialect. I need subtitles when people from Somalia starts speaking. I don't understand them all the time. But this dude I could understand him fully. Thank you for the great video. Please tell us the name of the hotel you were in at the beginning of this video. It looked very nice.
@SharmarkeDhago
@SharmarkeDhago 9 күн бұрын
Welcome zhp❤
@user-to7gk1yc6l
@user-to7gk1yc6l 8 күн бұрын
Soo dhawoow ku odhan maayo wll deeqsiyoow ku raaxayso waa magaaladaadiiye
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 күн бұрын
Magaladee buu leeyahay
@qurankareem2639
@qurankareem2639 2 күн бұрын
@@user-sz7sn2rv9rtan uu joogo miyaad ka xigtaa adigu
@nomad921
@nomad921 9 күн бұрын
We would love to see shoot a vlog from Mogadishu ❤too
@RaidReal7-gg9lb
@RaidReal7-gg9lb 9 күн бұрын
M.a sxpky deeqsi keep going pro
@saiddalmar
@saiddalmar 8 күн бұрын
Soo dhawow walal runtii muuqaalo cajiib ah oo HD ahbaad duubta
@maslah2000
@maslah2000 9 күн бұрын
Wooow 😮
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 9 күн бұрын
MashaAllah huno. Gorma imaneysaa Nairobi Kenya?
@mustafeabdi719
@mustafeabdi719 8 күн бұрын
Hargaisa❤
@XHARGEISA
@XHARGEISA 9 күн бұрын
❤❤❤
@FataxFatax-m8r
@FataxFatax-m8r 4 күн бұрын
Am back deeqsi maan soo dhawoow sxp qalih am from barama wan kugu sugayaaa❤❤
@wx0x100
@wx0x100 9 күн бұрын
bro welcome to somaliland hargeisa
@engismailtech148
@engismailtech148 9 күн бұрын
Sxb hargeisa ku dhawaw wanan jeclaa inaan ku arko si aan kugu soo dhaweeyo
@maxdar11
@maxdar11 9 күн бұрын
Beerta nabadu waa muqdisho beerta xorriyada waa Hargeisa waa halkii 1960 calanka laga taagay
@maslishdayoung7172
@maslishdayoung7172 9 күн бұрын
Here we go My bro
@Cadnanleembo
@Cadnanleembo 9 күн бұрын
KZbinr ❤
@bashealiknml4135
@bashealiknml4135 2 күн бұрын
Vediogan 10/10
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 9 күн бұрын
Kusoo dhawaw magaaladaada hargaysa❤
@xamsecsalam3666
@xamsecsalam3666 9 күн бұрын
Ku Soo dhawaw sxb hargaysa
@qataarqato1367
@qataarqato1367 9 күн бұрын
Ku soo dhawow hargaysa hadh wanaag
@abdisalanyoung4019
@abdisalanyoung4019 7 күн бұрын
Maalin waan imaan doonaa magaaladaan insha Allah
@qurankareem2639
@qurankareem2639 2 күн бұрын
Waan kugu soo dhawaynayna wll waa magaladaadi noogu kaalay caafimaad❤
@opsiiyecharitychannel.8388
@opsiiyecharitychannel.8388 9 күн бұрын
Legend hore usoco, xalayn wataan numberkagaa kala Qorane waynu soo wada xidhiidhi
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 8 күн бұрын
Beryahan waad la raagtay deeqsiyow waanu ku ilaawi gaadhnay
@Rood-vo2vu
@Rood-vo2vu 9 күн бұрын
Mar uun waa sugayay inad somaliland timadid
@MohamedAbdirahman-bz1iw
@MohamedAbdirahman-bz1iw 8 күн бұрын
Kusoo dhawow qalpi furan iyo gacmo furan zheip magaaladu waa magaaladadi waxan Aad urajaynaya inaan is aragno
@CheerfulChrysanthemumFlo-jc9pl
@CheerfulChrysanthemumFlo-jc9pl 8 күн бұрын
Dunidaa badhaadho ah Marna wadata hawl badan
@ApdyOmar53
@ApdyOmar53 9 күн бұрын
Sxb kusoo dhawoow caasimada ugu amaanka badanka geeska Africa ✅️
@JimcaaleAadan-cq8qt
@JimcaaleAadan-cq8qt 9 күн бұрын
Deeq welcome to somaliland
@muscabjigr10m.
@muscabjigr10m. 8 күн бұрын
Muqaal cajiiba
@fariaomar1986
@fariaomar1986 8 күн бұрын
Borama soo mar
@wardamataan3987
@wardamataan3987 8 күн бұрын
Soodhawaw wll
@user-dw8sh3is3t
@user-dw8sh3is3t 9 күн бұрын
Sodhawaw wll
@khadarahmet4861
@khadarahmet4861 8 күн бұрын
Hargeisa❤❤❤
@dheegmusic
@dheegmusic 9 күн бұрын
Deeqsi maanka wllkayow magaalka shido cidi kama xigto zp
@FivePerson-mj8fw
@FivePerson-mj8fw 8 күн бұрын
8:18 War ninka ha wali maha ki show yada lugu dhiganaye garoonkii wayna wad is hormarten hAdad masalo view tagtane ee ma taxi yare ee galaydi ee 3k ayad si racden wa idinka mari wayey garoonkii wayna ee hargeisa
@allahbawayn
@allahbawayn 8 күн бұрын
Beerta xoriyada Aya LA yidha 1960 26 June
@baligubadle2666
@baligubadle2666 6 күн бұрын
Waar deeqsi ninkiia kula socdaa hargeisa waxba kuguma dhaamo maba kala garanmaayo hhhh
@xaliimodable246
@xaliimodable246 9 күн бұрын
Like +comment + subscribe. From hargiesa zhp❤😊
@Zuheip
@Zuheip 9 күн бұрын
Sxb wankutagera pls reply
@Filsanfani-g6s
@Filsanfani-g6s 8 күн бұрын
Waxay quruxdii magalada mad duubin dacad kanoqo bahasha melahani maha
@Jibaahiyoz.
@Jibaahiyoz. 9 күн бұрын
Welcome ❤
@jblack4552
@jblack4552 6 күн бұрын
Petition to change the country's name honestly if we want to distance our self from somali we need a new name .somaliland isn't it
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 8 күн бұрын
Waxaa iigu kaa danbaysay markaad 200 ee dolar kuseexatay Addis ababa lejen
@user-op1xp5xg1o
@user-op1xp5xg1o 8 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahmanqoslaaye3469
@abdirahmanqoslaaye3469 3 күн бұрын
naneis gusthouse
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 9 күн бұрын
HARGEISA. Ku soo dhowow sxb waa magaaladaadii cidi kaama laha waa magaalo soomliyeed ❤
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 күн бұрын
Hargaysi waa Somalilan maaha magaalo soomaaliyeed Somaliland bay ugaartahay
5 $ Hotel 🏨 Hargeisa ma Aaminaysid Hotelka ugu Raqiisan
12:45
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 34 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
Street Food In Hargeysa💛 #minivlogs #travel #contentcreation
7:51
BqorAbdalla Vlogs📸
Рет қаралды 680
MUQDISHO STREETFOOD CUNTADA WADOOYINKA 🇸🇴
14:16
Maaweell
Рет қаралды 66 М.
عشت مع مشرد عربي في أمريكا - انصدمت من جنسيته !!
24:50
جهاد معنون - Jad Manon
Рет қаралды 269 М.
Waxan Galay Magalo Kale  New Hargeisa 2024
11:01
X HARGEISA
Рет қаралды 17 М.
XUDUUDA SOMALILAND IYO SOOMALI  GALBEED
18:35
DEEQSI MAN
Рет қаралды 62 М.
ROOB WAYN OO HARGEISA HELAY KADIB WAA SIDEE  #2024
16:53
X HARGEISA
Рет қаралды 4,3 М.
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27