Waley koko wey rexesatay m.a inta inkabdn ku rajena noloshadana farxad ku dhameso mar walbo marka ku arko wa iska farxa runtii m.a koko dhamntena saaid ku jecelnhy 😊❤
@inasheikhdahir66472 ай бұрын
Ameen
@Xaashi112 ай бұрын
Koko respect full queen 👸 waxad thy qof qalbi wanaagsan iyo ehel karameeysan inder Quruxey ❤🎉
@IbtiHosh2 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledgeable and The most shine all created prophet Muhammad scw ❤😊😊😊❤❤❤
@HudiitaHazmar2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@mumtazabdirahman29922 ай бұрын
allaah puntland NABADA ha usiiyaadsho somaalida kale nabad ha siiyo 😢allow dalkoo dhan sidaan nabad uga dhig
@nasiixamacalim14732 ай бұрын
Masha Allah Dalkeenu Qurux Puntland Dalxiskeda inaba caadi maha wan rajeynaa inan maalin uun Dalxiskan cml adi dono Insha Allah reer Eyl iso dhaweya ilma Adeerayal wan sosocdaye 🥰🥰
@pureheart102 ай бұрын
Welcome wllo
@KhayrMaxamed2 ай бұрын
Ugoonrheeni ,Xabiibkeen Nabi Muhamed Igula Sali❤
@سعادجوليدعمر2 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله محمد
@YESNO-i8k2 ай бұрын
KOKO waa qofkii ugu horeyey ee caan ah oo quruxda dalkeena na tustey. Dalkeena inan jeclaano na bartey.big respect🫡🥰#Puntland #Somalia
@ayaansalad10622 ай бұрын
Koko kubashal puntland waa meeshada wan uxiisay wan kufaraxsanahy inaad soo duubtay quruxda dalka ❤❤
@Alphaalhpa yaa adoonow ma sida reerkiinaaa u mooday marka Tolkay ciilan waa ciilan dadku wada adoon maaha sidiina ☑️
@shqarBoy2 ай бұрын
Ku sali Nabigena The best person ever The most Knowledge able the most shine all created propheet muhammed ❤🕋صلى الله عليه وسلم
@Hayaad1122 ай бұрын
Wlhi xasuus from hargeisa salaama waan xasuusta casho iyo qado ayaan ka cunay hilib caano garoora iyo bariis iyo subag riyaad inkasta bariis cad iyo caano uun ka cunay wlhi xasuus igu leedahay before one year ahy ahyd anoo usafray garoowe tu Ayl daawad iyo beday iyo toga xasuus walee
@AsuuAziiz2 ай бұрын
Markale noo kaalay qlbi
@Hayaad1122 ай бұрын
@AsuuAziiz wan imanayaa dumashi new year ka insha allah gob iyo nasab reer garoowe
@suusaanclcasiis2 ай бұрын
Waa runtaa xbty thanks
@mascuudazaari83682 ай бұрын
m.a koko putland si fican ayya ugu dalxiisaty🇸🇱🇸🇱
@AmranCabdinuur-qy7uk2 ай бұрын
Ku saliya nabigeena Muhammad scw ❤
@KhadijoMohamedOmar2 ай бұрын
Alla abahay xasustay markan isla qadeyneyno bariska Cano ayu kudari jiray abbo cun wad weynaneysa bu idhihi jiray Aniga aya yaran uah abahay Alla maxu iso dadaalay Illahayow uwadkeyga abbahod kadhig sidu abbahay ijecla iyo si kadaran iyo sida quruxda badan iso barbariyay abbe wanku jclhy inkasto hada kala fognahay 😢wlhi wan ilmonaya abbe aya iso xasusisay inkasto marwalba qalbigeyga kujiro lkn canaha iyo bariska iyo cadka wan Yara oo wan illaway hada xasustay runtii😢😢
@MaxamuudHassan-y1h2 ай бұрын
Team koko one like ❤
@makiyamakiya37622 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BabaCj-zt5om2 ай бұрын
thanks abayo mcn❤❤❤❤❤❤❤❤
@FartuunCali-d3n2 ай бұрын
Koko deena iyo walaalaheeda qurux dabadan masha allah 🎉❤❤😊❤
@muna_____somali2 ай бұрын
Videoga maruu iga dhamaadey aqoon wayay dalxiis SAA ugu jeclhy lee😫❤️🔥 lkn Masha Allah Koko video yariis eh ee baryahn Nagu garaacdey😂🎉
@ahmedxujaale74732 ай бұрын
Anigoo ku hadlaya magaca dhalinta reer puntland ee qurba joogta ah waxan si aad iyo aad u weyn ugu mahadcelinayneyna KOKO iyo teamkeeda oo waqtigooda qiimaha badan geliyey booqashada deeganada puntland soona gudbiyaan bilicda deeganada quruxda badan ee puntland. KOKO NOOSOO LAABO BAAYE, WAAN KU JECELNAHAY WALAL ❤🇸🇴🙏🏾
@habonaden20802 ай бұрын
Allaw Somalia 🇸🇴 awodeedi uu so celi reer Djibouti 🇩🇯 it’s our dream inaa nii imaanow
Koko bulle welcome to the puntland bosasona inaad nagusoo gaarto rajaynayaa❤
@faadumomohamed-kx5bb2 ай бұрын
M.a koko Puntland mesheydi inan kulabto wan rajeynaya❤❤🎉
@NajahIndho2 ай бұрын
Koko meel walba wa laga jecel yahay Hargeisa nogu imow❤
@Maazin-p9s2 ай бұрын
Koko abaayo macaan waan ku jeclahay Abaayo gabar walaashaa aa ahay inaa kula kulmo waan rabay balse ani afgoye aa joogaa balse si qal biyan ayaan kuu jeclahay 🥹❤️🔥🫂
@unknownchick312 ай бұрын
Kokoo halista naga kar kari in aan 1M gasrno aa rabnaa Insha Allah
@CabdiHolland2 ай бұрын
Gobaha ugu quruxda badan puntland wa rasicasayr igeeya dheh abayo nafta kadiidi donta inad kalabato said baad ujeclan quruxdeda
@Raho3392 ай бұрын
Koko Hore Usoco Waad Mahadsantahay Sida Aad Noogusooduubtey Wadankeena Siiba Puntlander Maansha Allaah Guulleysta SaFaRkhayRqaba Rabi Haidiinkadhigo🇺🇿🇺🇿🇺🇿❤️❣️🙌🏿
@fadumoibrahim77542 ай бұрын
Mashaa Allaah koko wey iska bashalosa Allaha ku siyadiyo wadankii Iyo dalxiis aad u qurxon
@Yuslim_somali_CR72 ай бұрын
الحمد الله على كل حال وفي كل وقت ☪️❤️❤️
@mohamedabdullahimudow20412 ай бұрын
Koko bulle one month is over please we need you inaad ladabal dagtoo samia 500k please 🙏 😢 ❤️ koko samia half million ladabal daag please 🙏 ❤️ 💙 ♥️
@NajmaMaxamed-bg3fd2 ай бұрын
Hargeyso imooow hadaba garowe timatay kaliya wexe ku jirta 7 saac o gaari ah codsi❤❤❤❤ inta jecel ine somalilan timado
@yusraalisalat39292 ай бұрын
Welcome koko puntland bosso kugu sugayna inshallah
@ismailxusen76542 ай бұрын
Abayo mcn darawalka iskala hadal gaariga xasil ha u wado ama tartiib abayo mcn safar qeyr qaba insh allh
@maxamedcabdikariin36102 ай бұрын
Koko waxaa tahay shaqsi wanagsan oo sharaf badan illaahay haku xafido guuleyso ❤❤❤❤❤
@GbGbb-ph1lz2 ай бұрын
Garowe iyo Eyl dhulkaygi ciise maxamuudnimo❤
@Cici_mimi2 ай бұрын
Dhaqan yeelo qofyahow an xishooneeyn. Reerka MJ ee hawiye waxeeey sameeyaan kudayda aqas.
@qaacsheofficial62892 ай бұрын
Dhamaan wallha Nabiga ku saliya S.C.W❤🎉❤❤
@NimcoSaciid-i7x2 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@abdallasubyr77472 ай бұрын
Wllhi isku dareen mahn been mahn adoo wadankaagh ku dalxiisaya io meel kle ahyn 🤤😭❤️❤️❤️
@XamsoMahamed2 ай бұрын
Dadka qabyaalada kuwaashay bal car sidaan cml haloo sharfo naftaada hadaa sharaftid oo qabyaalad ka fogaatid dadkuna way ku sharfayaan❤😊
@HodanMohmoud-w1m2 ай бұрын
Koko welcome back malaysia l miss you queen ❤😊
@Samsammaxamedmaxamuud2 ай бұрын
🎉
@fadumabdiladhif1972 ай бұрын
Koko jijinteeda qurux wallaahi m.a❤❤
@fadumabdiladhif1972 ай бұрын
Hadaan ku mashquulsanaa m.a❤
@saidhussein90372 ай бұрын
Ku dalxiis Dhulkaaga ina adeer Xasuus baad iga galisay Beerdilaacshena waad noogu tuurtay. Koko ❤🇸🇴
Welcome your home sister Koko Bulle I miss Somalia, the last time I was there was 13 years ago, the restureng Salaama amazing, they eat delicious meat, soup, goat's milk tea and milk. 👐👐👐👐👐
@LIBANMohamed-y5tАй бұрын
Mnshallah wlshy ku raxayso dhulkaaga hooYo❤
@Raho3392 ай бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah☝️❤️❣️
@AbsamoFilmsVlogs2 ай бұрын
MashaAllah Allow somalia nobarkhey Thanks my koko for your adventures
@ashaomar67192 ай бұрын
Koko hilbaha iska yareey kelyaha uma fiicno. ❤❤❤❤ waaaw dhulkeyna hooyo Allah kor ha ka yeelo 🇸🇴
@gautmessi74992 ай бұрын
Kooko welcom garowe 🇸🇴💙🥰
@NajahGaramgaram2 ай бұрын
Reeer qarxis omg 😱😳
@Zubeir452 ай бұрын
Cristiano Ronaldo 1like team Cristiano Ronaldo goat 🐐
@ashaomar67192 ай бұрын
Weligey aan isku cuni jiray bariis hilib maraq bisbaas iyo caano garoor. Waa most delicious food 😋 ❤❤❤❤❤❤
@NouraAwaleh2 ай бұрын
Aniga kugu horey Masha Allah ❤ wan Ku salmay quruxey wan Ku xiisney koko bulle 💋💋💋
@cmuxudiin38122 ай бұрын
Dalxiiski Abid Ugu Shignaa Ayaa Cwa Soo Dhigtey Koko Bulle reply Ayaa Kaa Sugaa Koko Bulle L.n ❤❤
@MahamudSaidmohamed2 ай бұрын
Laawo balantii team 27 aad kaso qaadey aa wey hee bishii weydhamaatey ee laawo koko
@Baxsooxaar2 ай бұрын
Reer magaalsana reer puntland sida xamar okale kuma dhegdhegin reer xamar wareer miyi wawata puntlanders😂😂
@Mamocreators25 күн бұрын
Kuwaas waa Allahood Alla
@khadiijaabdqadir2 ай бұрын
M.a koko bulle wadankaaga kudalxiis❤❤❤❤
@yahyamed42142 ай бұрын
Mashallah safarka dalka wanagsana❤
@SharmakeSharmo2 ай бұрын
Koko ilaahay safar khayrleh hakaaga dhigo❤
@akramjibar2 ай бұрын
kalun iyo Cano tijabi asagna wad kahelaysa waban👌
@Maxamedabdirixman-12342 ай бұрын
Masha allah koko dhulkada hooyo waqtiga ku qaado sister ❤❤❤
@Liina_qurux2 ай бұрын
Caano garoor ah io bariiis iyo hilib Ala macanaaaa❤ from bosaso
@hanadabdi5982 ай бұрын
Wax kasta nabada ka muhiimsan masha'allah
@haassomehrankhan69252 ай бұрын
The music 🎶 qarammi oh my days ❤❤
@fatimaabdrizakali47842 ай бұрын
Meeshan maraa ka qadeeyay Anoo Bosaaso u socda ❤
@suusaanclcasiis2 ай бұрын
Maashaa allaah waa tal xiis cajiiba❤❤❤❤ koko ku so dhawaada puntland
@Dubee-z8u2 ай бұрын
Dalxiis waa dhaaftey tan magac kale halo bixiyo❤
@munoabdulahi16202 ай бұрын
Ayyyy qarxis❤❤ Imis you walhi masha allah kusodhawow dhulkaaga koko
@BariisSamatar2 ай бұрын
Wanagsan oo wacaan koko❤❤❤❤
@najmamanshaallahabdirahman87682 ай бұрын
Mansha allah ilaahow nabada noo siyaadi intan haysana allaha siiyo aamin aamiin
@Farhia_ali2 ай бұрын
MAASHA ALAAH DALXIIS WANAAGSAN❤❤❤
@QwQw-g4f2 ай бұрын
اللهم احفظ بلا دنا وبلاد المسلمين
@mahadasaidyusuf4169Ай бұрын
Allaah wadankeena nabad hanooga wada dhigo.
@KawsarJama-l5v2 ай бұрын
Masha allah qoftan say tahay bay u dalxiistey ❤
@NasracarabXasan-jb5gu2 ай бұрын
Koko alha ku xafidoh hno kln saamiya way kuu xiisty hory ugu noqo😢❤