Video noocan ah aya koko laga kari waayey malin walba video buufin iyo bod bod la ciyaaro sida ciyalka so gelisa koko yey wxn ku leeyhy wn ku jecelnhy lkn dadka waweyn so raac ciyaalnimada iska dhaaf 😂😂😂😂😂😂😂😂
@bardaaleabdi2853 ай бұрын
@@GeediSahan ok bro
@AbdiladhiifIshaan3 ай бұрын
From Koko bulle 👸
@Ismailkarama-tk4bss3 ай бұрын
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed scw scw ❤❤❤
@ClcasiisyuusufMuuse3 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@khadroaden3 ай бұрын
Salalahu caleyhiii wasalam ❤
@SULEEQAMAXAMED-z3m2 ай бұрын
Scw❤
@Ruuuneey3 ай бұрын
Qumbaha balacad iyo afgooye yaalo wax ka mac maleh wlhi allow dalkeena nabad nooga dhig🇸🇴🤲❤😫
Wllhi muqaladada waa best waku raxestaa daaawashadoda guleso sxp
@Wacane.3 ай бұрын
Geedi sahan gentleman dumarka sidu u sharfayo u hormarinayo Raga Soomaaliyeed be like this🥰 Odaygan wax kabarta dumarka u naxarista👍
@Mohamedyarisow843 ай бұрын
wan idin salamay aqyarta Somali KZbinrs guuleysta gobonimo insha'Allah Somalinimo hawarto from buulobarte Hiiran Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@BahjaBilan-z5o3 ай бұрын
Sali cala nabi ❤
@Cabdikarim-gy1ue2 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalim ❤❤❤❤❤❤❤
@dazuotv3 ай бұрын
Malaysian street food looks delicious, I want to try it 👍
@Asli0903 ай бұрын
Geedi sahan iyo koko cooperation fcn idin rajynaa intu koko Malaysia 🇲🇾 katagin barnamij dood wadaga idinka sugynaa wllo
@IamThesultan3 ай бұрын
From team 27 kor haloo qaado geedi sahan❤🎉
@FARHANDAHIRR3 ай бұрын
Dhalinyar somaliyeed oo faraxsan markan arko .waan ku farxaa. Dalkeena iyo dadkeena rabiyow nabad waarta sii🎉❤
@quenazuu65803 ай бұрын
Team koko one like😂
@maymunabdisalan3 ай бұрын
Koko kma kftno❤🧕💋
@raaqiyoabdi49493 ай бұрын
From koko😊
@fahadmukhtaar293 ай бұрын
Asxaabta geedi sahan iyo arimaheena iyo Koko isoo boqda channalkeyga one
@amiiraxamuudi45933 ай бұрын
Kokadeena meelkasta qurxiso ❤
@boqorobilan19743 ай бұрын
Geedi sahan waxan ka dawana burco wanku salaamay❤
@FaysaFarax-lk3pyАй бұрын
Ayeeydey markay dhimatey wxn ogaadey wajiyo badan show qofka kugu hareersan ee ad moodo familygaga aya ku dhaawacay noloshan dib ku dhigya wan ciiloonya dhibatonya ma jiro allah ka sagow qof I caawiya una shekto dhibtyda xaladwalba alx 100 haddna wlzhiiin ayan ahay
@UPDYKREIM3 ай бұрын
Geedi shan uk 🇬🇧 vlog nooga soo duub 👍
@Monicaa_ahmed3 ай бұрын
Koko, geedi sahan iyo arimahena dad aqoon badan ka muuqato weeye
@X10-f6e3 ай бұрын
Wiilka xitaa waa calm boy
@khadaribrahim64183 ай бұрын
Koko. Waa gabadh. Maasha allaah
@Kingmoha973 ай бұрын
Geedi sahan Big legend dadka Saan ugu maadceliso waa cajiib👍
@NawalFarahali3 ай бұрын
Koko arkey waanka soo arday❤
@duniyakordahab3 ай бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw
@LiibaanAxmed-so4ty3 ай бұрын
The best KZbinr in all Somali KZbinrs greatest of all time 🎉❤
@adanabdullahi21083 ай бұрын
Bro ur the best Somali traveler you qais and our lady Genya madho you three are professionals keep going
@amrancumar37773 ай бұрын
Ay bisbaas cabsi cabsi waaye ar geedi sahanow first time aan subscribe ku dhaho aam watching had akadib waa urukumnyhu i.a
@HOOYOXAAWO-l1k3 ай бұрын
Tean geedi sahan hanooladaan dhamantod guulaysta❤🎉😊
Gedi shan congratulations horey uu soco huno from djibouti 🇩🇯
@user-gb1tn3cn2b3 ай бұрын
Qumbaha biyihiisa caloosha kalyaha nadiifiyaa masha Allah waaye halaga faaiideysto
@FaysaFarax-lk3pyАй бұрын
Schoolka wxn ka bxy 2021 26june 3 sno ayan fadhiyey wllhi sandkan wan galey wxwalba ha dhacaaan wxn jeclaaan what business I gaar ah noloshyda ku gabto dhnka jmcda iyo dhnka nolosha iy hooyo wax u qabt noloshyda wax ka bedel wlllhi wllhi wan dadaaalla lkn garab ma hyst
@AbdibaladMohamed2 ай бұрын
Lkn qiimaha dolar noogu sheega ❤❤❤❤❤❤
@Abdullahi4803 ай бұрын
Coco english keeda aanaga gadan m.a 😂😂👌👌
@Moha-AkVlogs-j1j3 ай бұрын
Muqalo badan inaa halkan nogaso gudbisa rajenaa Geediyow Alweys you'r the best
@MohamednuurYussuf3 ай бұрын
Geedi sahan maku bariiska jiijiidmaayo goosanaaayay, koko inay qosli doonto waan sii dareemayay😅😅😅 naagtaas niyadaan kajeclahay😅
@bintusoomaal1433 ай бұрын
Arimaheena calaamada uu muujinaya ee sadex xagalka yaa ku qasby
@FaatimaAwad3 ай бұрын
Yes bur katunbow ama bur dhex boq dhahna hada nahay reer marko cadey
@jabriirabduqadir60163 ай бұрын
Afgooye kaa soo salaama 🎉 Geedi sahan
@HodanMohamed-gb5ij3 ай бұрын
Koko karti bdan❤
@bardaaleabdi2853 ай бұрын
Woow ilike vidéo bro fourn Djibouti 🇩🇯🇩🇯🥇👍
@aflah4913 ай бұрын
Very beautiful vedio i hope you will reach your target inshallah
@AbdibaladMohamed2 ай бұрын
Sxb barnamij kasta oo samaynaysid afkiisa iyo afkena iyo hal luqad oo internationally ah ku sheega si uu backup u kala kaco
@Butter_Fly-flys3 ай бұрын
Asc walaal midigta isticmaal. yuu shaydan ku hilmaansiin
@منىمحمد-ف1ش1ص3 ай бұрын
Arimaheena aniga cml waa wuu lalaba badan yahy😂😂❤
@aaliyaqueen11893 ай бұрын
Geedi sahan wku salamay bwe ❤❤salan sare ✋
@نونومحمد-ر9ض3 ай бұрын
ما شاء الله على قناتك استمر الى امام❤❤❤❤
@afrahchannel44423 ай бұрын
Coming soon 200k pro❤
@cabdifetaxAAbe-xs1sm3 ай бұрын
Kooko video ay kujirin mafiirsankari wallahi ❤❤❤❤😢
@Fattidiamond3 ай бұрын
Waa weynka arimahena geedi sahn. Zizu. Koko❤
@Teamceyda-f7q3 ай бұрын
ano kuwada salino nabiga muxammad scw scw scw ❤❤❤
@ibtijah27473 ай бұрын
FURUTKAAS WAA QARMUUN AMA UR ZIYAADO LAKIIN WAA MACAAN YAHAY SIDA SONKORTA AAD AYAAN U JECLAHAY
@Mohaňň103 ай бұрын
Team koko one like🎉❤😂
@NasracarabXasan-jb5gu3 ай бұрын
Kun ka mudn koko❤❤❤❤
@cabdicasiscaligeedicaligee96093 ай бұрын
From koko halista
@QueenCawo-b2q3 ай бұрын
Geedi sahan 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ from somaliland ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@mahamedali58783 ай бұрын
KOOKO, Geedi-sahan iyo Arimaheena akhyaar qiimo badan baa ishelay guulaysta
@cusmaanyarow21083 ай бұрын
Raabar armaheena guuleyso
@IntisaarMaxamed-nj4zo3 ай бұрын
Team Sundus Team samiya team koko koko amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
@Abdalla-Said3 ай бұрын
FRUIT-ka aad challange ku dhigateen wuxu u eegyahay Jack-fruit..... REER UGANDA aad u yaqaan
@nasteehshariif2503 ай бұрын
Waxaaladhahaa burkatuubow waa sax
@abdimalikyare79403 ай бұрын
Waan idin salaamay
@AbdirahmanOmar-ds8oi3 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@ridwaanabdirahman0003 ай бұрын
Masha Allah
@ayanmohamud26382 ай бұрын
Geel indakool xuka kasaa ma dragon fruit sas uga baqeysiin 🤣 that’s my favorite fruit but it’s expensive here in the states
@SahalabdiBulale3 ай бұрын
AWDAL STATE.OF.CIISE SOMALIA 🇸🇴 ♥️
@Ifraax-nn3gl3 ай бұрын
Anniga canuunika waan keclahay lkn midka waddankeyna io malaysia yaallo ma kala duwan yihiin dhadhanka😮
@Gamerx123483 ай бұрын
Geedi sahan 300k coming soon😊
@FaysaFarax-lk3pyАй бұрын
Sida ogtihiin family is caawiya ma jiraan inay ka si jeedsadaan maahne wllhi dhib ba I hyst
@نونومحمد-ر9ض3 ай бұрын
دورين حلو ترى طعمه بس ريحته الله يستر شفته في حر جيشه❤❤❤
@quruxsan12153 ай бұрын
fruit kaas maalintaan cunay matag waan tufay Malaysian aad bay u jecelyihiin
@Iqriin3 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@maxamedxasanmaxamedmaxamed483 ай бұрын
Koko afgoye hada timado beerteyda ku geynaya qudaar firesh kusinaya❤❤❤
@FaysaFarax-lk3pyАй бұрын
Waan rajeenyaa inu qof ila so hadlo addunyada walal lagu yahay aakhirno camalkagah ku ah wehel isku day ind i quudho jeebkagah xoogah ka wallnimo k islaamnimo illahy dartii wllzhy /wllkay illahy h idin xfdee
@xiiranechanel98563 ай бұрын
Koko waa waxyaro malab ah
@tucha-m7k3 ай бұрын
From koko
@FarassVlogger3 ай бұрын
Waaw Beautiful
@Iam03Ali3 ай бұрын
Salan sare geeedi sahan :)
@BisharoMaxamed-pq8nk3 ай бұрын
Scw scw
@cabdiimn65103 ай бұрын
Koko .abaayo. abay abayeey. Maa tacsii umaleeysaa.😂
@QueenCawo-b2q3 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤❤
@yasmiinhaji21193 ай бұрын
😂😂😂sweets is funny the way u ate ahahah
@FaysaFarax-lk3pyАй бұрын
Daruufta waxan ka sheegi dona iy dhibatyinka iso gaadhey personal ahan wll ama wlzhy I caawi wllhi illahy ha ku barakeye kuna xfdee illahy dartiii I caawi
@abdullFattah-y2y3 ай бұрын
Zizu waxa helay la yaabay😂😂
@kafiyocali613 ай бұрын
Wooow amazing man
@Sacaadamedia13 ай бұрын
Caadi iska dhig that was cool
@HassanAliHassan19603 ай бұрын
Coco single waaye aniga waaba guursan lahaay
@fathiabdillahi56113 ай бұрын
Hore usocco wll jabuuti kaalay ❤❤❤
@HawrarLyrics3 ай бұрын
Warya xaliimadaas indhaha meesha Ku yaraaday. Nooc minal Malaysian bay u ekaatay. 😃
Masha Allah KZbinr Geedi Sahan Hore U Soco Wllo. Qof Wanagsan Oo Aan Jecelahay Ayaad Tahay Runtii. 🤲❤
@Mohaazzinho3 ай бұрын
Geedi sahan guulayso wllka❤
@elias25593 ай бұрын
Goormaaad china ama jaban u socotaa
@YahyeAbdi-ji6fc2 ай бұрын
Arimahenu waa baaba geedo geedo ayaa sida u galay
@Ahmedmahadcaruus3 ай бұрын
Legend geedi
@DrsfardowsoAli3 ай бұрын
كلمتان سبحان الله وبحمده 🩵 سبحان الله العظيم ❤
@suqriyaahmed15883 ай бұрын
Walal midigta wax ku cun❤
@FaysaFarax-lk3pyАй бұрын
Gabadh noloshu ku adkaatey hadna jecel inan horumar gaadho jaamcda si wato anig iyo hooydey u guurno guri an leenhy oo ina gaar ah riyadaydaaazi waxa ku rumawaysa 2 mid 1 inad iga caawisan kharashka dukaan iyi albta la dhigy plz 2 inaad igu so duceysaan in illahy igu barakey
@FaysaFarax-lk3pyАй бұрын
Wa mrki kowaaad ka so Hadlo geedi sahan wayo wiilki wxu u egyhy qof qalbi wngsn haddana walalhay wa dhiigayga na mideyso diinta iyo somalinimo hdii awoodan hadiikle dhibmelh lkn I caawiya wll niyo jab iy fikir ba I hyaaa dhanke ka bilaba hlke tagaa hdana gabdh ban ahy nfted u baqeysa hadii nin ahaanlaha gidaar walba wan jabi lhaa