SAFARKII RIYADAYDA OO RUMOOMAY ALXAMDULILAAH

  Рет қаралды 18,127

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

SAFARKII RIYADAYDA OO RUMOOMAY ALXAMDULILAAH

Пікірлер: 195
@aminhass
@aminhass Күн бұрын
Mash Allah, Allow ii rumey wa riyadeyde nin dhalinyaro adun u hor leh ban ahaye iguna toosi jidka toosan, Inti Muslimana sii waxey haminayan oo kheyr uga dhig, Sheikh Badbaado adigana acmasha kheyrka badan Alle haka aqbala, Anagana ducada naguso kab insha allah.🙏🏼😢
@BarlinQasim
@BarlinQasim 21 сағат бұрын
Alle hakuukaso wll dhmnten waariyadeena ee aan isugu duceyno meesha qeyrka badan Ee alle dartiis lootegayo in aan mar uun anaguna tagno yaa allh intii musliina ukas yaarabi
@aminhass
@aminhass 20 сағат бұрын
​@@BarlinQasim Aamiin wll Alle hano rumeeyo dhamaanteena shukran.
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 Күн бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@HabibaAbukar-xt9du
@HabibaAbukar-xt9du Күн бұрын
Maashaa Allah cumra mabruuk Allah kaa abalone shiikh cabdulaahi faaruuq noosoo ducey
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Күн бұрын
Aamin aamin aamin mahadsanid shiikh jasaa kallaah fil janah
@sundabashir5461
@sundabashir5461 Күн бұрын
Masha allah allaha kaa aqbalo acmaasha wanaagsan anagana noo soo ducee in rabi nageeyo baydkiisa barakaysan
@ifrahmohamed7670
@ifrahmohamed7670 Күн бұрын
Xaada i istaagte walhi cajiib farxad said baan daremee walhi daren quurxbdan dareme 😢😢 ilhow irumeee riyadeedah inaa aado meydkaas Amarka ilheey sugaa inuu ikeeno iguna soo celio anigah io umada nabigena mohamed scw intiii rabto geey ilhow qulubteeydah jacleeseee umada io anigaba😢😢😢
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 13 сағат бұрын
Maasha Allaah waa run shucuurtaada iyo dareenkaaga ayaa ku ilaaw siinaayo oohin ilamadu iska shubmeyso. Alxd dhawaafka safa iyo marwa ayaad ducooyinka wax yar soo xasuusan. Meelba meel kale wey kadaran tahay weliba Madiina ka daran. Masjid Quba, 70 shuhado qabuuraha Baqiic ka dibna masjidu Nabawi CSW Rowda 😢😢😢😢yaa Alaah Jabalu Nuur Iqra ku soo degtey, 72 Nabi ku tukadeen Mekka 🕋
@SamarMohamuud
@SamarMohamuud Күн бұрын
Iso duceey sheekh badbaado walal amuuraha inuu alle isahlo ayago macsi laheyn adna ilaah hakaa aqbalo
@hbnmdGgefht
@hbnmdGgefht 14 сағат бұрын
Walahi runtada waye sheeq inta socumresaty iyo xajka sogudty ilahey hanaga aqbalo intakalane ilahey bisalama hakugeyo aamiin yarabi 🥰🥰🥰🕋🇸🇦✈️🤲🤲🤲🤲
@Anab44
@Anab44 Күн бұрын
MaahaAllah sheikh isoducee waxa niyadeyda kujira oo kheyr ah in Alle isiiyo
@Ayan-zi1bg
@Ayan-zi1bg 21 сағат бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Күн бұрын
Maashaa allaah illaahayow naga nookas adigana wllo illaahay kaa aqbalo acmaasha danbigana hakaa dhaafo
@TilaawatuQuraan-ew2sz
@TilaawatuQuraan-ew2sz Күн бұрын
مع السلام أخي الحبيب🎉 بارك الله فيك شكراً جزيلاً وجزاك الله خيرا استاذنا❤
@faadumomuhumedgaabay-kh7mk
@faadumomuhumedgaabay-kh7mk Күн бұрын
Masha alah shekh somaliya uso ducey in ilahey wadankeni no hagajiyo oo dhibatada ilahey ka dul qado
@UmuHodan-w8s
@UmuHodan-w8s 6 сағат бұрын
AAMIIN YAARABII adigana ALLAHA kaa aqbalosheeq barakoow duco qaas NOO SOO DIR MURAD AN LEYAHAY ALLOOW NOO SAHAL AMUURAHEENA ADDUUN IYO AAQIRO AAMIIN YAA RABII
@xilkasjeenyoxilkas945
@xilkasjeenyoxilkas945 Күн бұрын
Mashaa allha ❤ allow u rumey ina an malintago i ogolow😢😢
@aishahassan8575
@aishahassan8575 23 сағат бұрын
Sheikh ii soo duceey Muraad baan leeyahay. Adigana Allah hakuu aqbalo.
@HassanMire-l2l
@HassanMire-l2l Күн бұрын
Masha Allah Shiikh Badbaado, Allaha weyn ayaa kuu gartay oo waa lagaaga soo yeeray inaad timaado waana kuu qornayd. Waxaan kaa codsanayaa inaad Soomaali oo dhan u soo duceysid in uu Allah dhibka dul saaran uu ka qaado meel walba ay adduunka ka joogaan, dalkeena Hooyo in Allah noo badbaadiyo, annagana in Allah nooga yeero Xaramka, aammiin...
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Күн бұрын
Amiin yaarab noo sooducee shekh inu ilahy nakeeno maansha allh ilaahy hakaso aqbalo
@FadumoCabdi-q3s
@FadumoCabdi-q3s Күн бұрын
Masha allh allahaydinka aqbalo anagana allahanakeen insha allh
@najmaabdirahman8986
@najmaabdirahman8986 Күн бұрын
Alxamdulilaah ilaahoow waad iigeysee igucelceli yaaa rabi aniga muslim kaa oodhan
@SadiaMohamed-rq5mw
@SadiaMohamed-rq5mw Күн бұрын
Aamiin yaarabi allaha kubarakeyo waqtigaga iyo cafimadkaga allaha ku aqbalo cimrada iyo riyooyinkaga nasoducey
@bilicdawadanka4199
@bilicdawadanka4199 14 сағат бұрын
Ilaaahayow noo Rumeey Riyadeena iyo Rajadeyda
@munakayf5502
@munakayf5502 11 сағат бұрын
Sheek iso duceey inuu alle owalad iyo cafimad isiiyo insha Allah
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Күн бұрын
Mashaa Allaah Tabaarakallaah. Rabbiyoow Xaramkaaga madax ooga dhig Mu'miniin kuyaqaana oo unaxariista Mu'miniinta Martidaada ah yaa Rabbi. Rabbiyoow noo kas in aan soo Xajino oo soo Cimraysano oo naga aqbal. Rabbiyoow noo kas in aan Degno dhulkaas yaa Rabbi oo naga magan gali wax nagasoo bixiya. Deegaan barakeysan oo nimceysan yaa Rabbi. أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين
@fadumoyusuf8926
@fadumoyusuf8926 Күн бұрын
masha allah allah ku aqbaalo acmaasha ciirada shiiqow iso duuceya in amuurahey aduun iyo miida aqiiro ii fuuduceya
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 23 сағат бұрын
maasha Allah illahay ha ku brakeeyo aamiin yaarabi illahay ha noo ka so ani oday kay ka ciyaal keega aamiin yaarabi bed kaaga sharaf badan aamiin yaarabi
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Күн бұрын
Maashaa allaah multasam maba aqoon illaahay khayr haku siiyo insha allaah markaan imaado waantagayaa illaahayow ii aqbal
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 Күн бұрын
Mashallah sheekh ino so duce xaq ba iga maqan inu ilahay xaqayga ii so saaro jazakumullah kheyr sheekh
@safiyahussen9466
@safiyahussen9466 14 сағат бұрын
Masha allah allah ku nabad geeyo noso ducee shakh
@bostejoali3717
@bostejoali3717 11 сағат бұрын
Mashallah ❤🎉🎉 saan umaleyey bay noqotay taqabal allah❤🎉amiin Amiin yaarabi ❤🎉
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 Күн бұрын
M.a ilaahow aniga iyo walaalaha kalee islaamka ahba hana oofsan anagoo marar badan baytkaaga tagin oo aanan soo xajin allaahumma aamiin
@nimcoadam-i1r
@nimcoadam-i1r Күн бұрын
Mnsha allah Mnsha allah ilahay anagana hanoga yeedho meel aduunka ka qiimo bdn majirtee
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 14 сағат бұрын
Walal qaali anagana noso duceey in u Ilahey nageeyo amiin 🤲🤲
@f.n.9630
@f.n.9630 Күн бұрын
MashaAllah tabarakaAllah No soo duceey sheekh adigana cimrada Allah kaa,aqbalo Amiin AmiinAmiin
@wadadanuurka5
@wadadanuurka5 Күн бұрын
Masha allah wll alle hakaa aqbalo acmaasha cumrada. Ducadana nagu soodar in rabi dalka noo xasiliyo anagana in allah nooqado in aanu ku caabudno beydkiisa sharafta leh noona danbi dhaafo. Ducadana la aqbalo wxaa kamid ah, labada wll ee kala maqn ee isku soo duceeya. Wll ducada haga iloobin hoyo ayaa iga xanunsan in rabi ii caafiyo iiguna danbi dhaafo. MAHADSANID SHEIKH BADAADO
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Күн бұрын
Shiikheena iisoo ducee waan yara xanuun sanahay
@11naa44
@11naa44 Күн бұрын
MashAllah sheekh shukran
@Fahyma___
@Fahyma___ Күн бұрын
MashAllah Allah haa aqbalo sheikhow
@xukunxassan2696
@xukunxassan2696 Күн бұрын
mashaa allaah sheeq badbaado waa runtaad ilaah hakaa aqbalo anigana ha iigarto inaan maalin tagaa ilaahoow iigaro inaan tagaa bedkaaga sharafta badan
@Mohab74
@Mohab74 14 сағат бұрын
Aamin
@ayanmohammed8374
@ayanmohammed8374 23 сағат бұрын
ii so ducee jzk inshaa Allah one day ii so ducee inshaa Allah
@AbdouMed-ob9ne
@AbdouMed-ob9ne Күн бұрын
Amin Amin Amin allow nageh inchallah 🙏🏾❤❤❤
@TmmmChcc
@TmmmChcc Күн бұрын
M.shaa alaah hambalyo Sheekh bad baado ilaahay ha,idin kaaAqbalo.dalab sheekh.hadii aad aragto qoraalkayga ii soo ducee in muraad kayaga nasiiyo idinkana rabi salaamo ha,idin kusoo celiyo. jazaaka Alaahu khayraa
@samiraissa-cn3pz
@samiraissa-cn3pz 20 сағат бұрын
M.a sheikh allah hakubarakeyo isoduce aamuraha inu alle isahlo an macasi eheyn
@maryanali9242
@maryanali9242 21 сағат бұрын
Masha Allah safar salama noo soo ducey
@sharifahmed7346
@sharifahmed7346 16 сағат бұрын
MashaALLAH ileyn dhalinyaro ayad tahay sheikh safar salaama
@fatoum-zahraAhmed
@fatoum-zahraAhmed 17 сағат бұрын
Masha Allah ker insha Allah safar barako hakagadigo Amin yarabi Alamin
@mahdiyare2116
@mahdiyare2116 Күн бұрын
Sh ilahay safar kheyr qabo ilahay ha kaaga dhigo aamin aamin safar salaamo
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 22 сағат бұрын
Alxamdulillah, mashaa Allah Ilaahay SWT ha idinka aqbalo cumrada, Anagana Alle ha ina geeyo dhamaanteen, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 20 сағат бұрын
Mashallah guulayso sheik❤❤❤
@Ayan-zi1bg
@Ayan-zi1bg 21 сағат бұрын
Maashallah allaha kaa aqbalo acmaasha wanaagsan anagana noo soo ducee in rabi nageeyo baydkiisa barakaysan insha Allah Aamiin aamiin aamiin
@IstahilYusuf-gl5yc
@IstahilYusuf-gl5yc Күн бұрын
Maasha allah illaahey ha kaa aqbalo acmaasha iyo cibaadada
@Test-ui4ee
@Test-ui4ee 14 сағат бұрын
Maasha allah waa video aad u wanaagsan
@Marymaabdi4444
@Marymaabdi4444 10 сағат бұрын
Aamiin aamiin Maash allaah
@badr3628
@badr3628 Күн бұрын
jazakAllahu kheyr sheikh
@FalisOmar-d8l
@FalisOmar-d8l 23 сағат бұрын
Maasha allah alle ha inii barakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 20 сағат бұрын
Sheikh noo soo duceey inuu Allah noo fududeeyo
@BintuCaaisha
@BintuCaaisha Күн бұрын
Masha allaah illahay haka aqbalo acmasha wanagsan adiga iyo inti tagtayba shekh badbado ad bn kugu cirnahay waxa tahay qof khayr badan ilahay darti igu soduce abahay iyo hoyaday o geryoday anigana isoduce inu ilahay culausaka iga qado shugran shekh
@dahirnoor4202
@dahirnoor4202 Күн бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah Allah aa kuu xafido and khair amin yaa Allah 🙏
@NasNasra-vo4ye
@NasNasra-vo4ye Күн бұрын
Maashaa Allah
@umusafa9915
@umusafa9915 16 сағат бұрын
Allaha kaa aqbalo anagana noso duceey in alle naga waco insha allah
@sofiibrahim77
@sofiibrahim77 20 сағат бұрын
Illaahay hakuu aqbalo hooyo waan ku duceeyay macalinkena ayaad tahay❤
@safiyoabukar785
@safiyoabukar785 Күн бұрын
Sheekh Allaah haka aqbalo inagana Rabbi naxariistiisa hanagu geeyo kuwa nasiibka yeeshay Allaah hanagu daro
@hawobashir838
@hawobashir838 Күн бұрын
Badbado bilash Loma oran alle ha kuu qado badbadada shekhunaa Alx umada islamkaa uducee baydkii rabi baa jogtaa iyo dhamantayo inshallaah shekh badbado
@AaminoHussein-ns4wm
@AaminoHussein-ns4wm 20 сағат бұрын
Allow igeey yaa Rabbi anaga iyo intii muslim🤲
@فرححسن-ش8ق
@فرححسن-ش8ق 14 сағат бұрын
Masha Allah masha Allah
@ajmalcadey8331
@ajmalcadey8331 20 сағат бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 21 сағат бұрын
Kusooo dhawaaaw sacuudiga maashaaa alaaah biyaha lacagtaaa u dhiibtay waa 100 riyaaal
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Күн бұрын
masha Allh safar wangsan ❤
@hamdiahmed2307
@hamdiahmed2307 Күн бұрын
MashaAllah Ilahay anagana hano kaso ina siyarano ina boqano bayt kiiisa adina mabrook Allah haka aqbaloo 😢😢
@safiyaabdiaziz1829
@safiyaabdiaziz1829 Күн бұрын
Masha allah sheekh ale hakaa aqbalo noona sooducee arimaanaga xaniban inuu ale noosakhiro anoo kamida walaalahaaga somaliyeed eekudaa wada arinbaa igu adkaataye aloow ufudaydi dheh walaashaydaa muslimadaa maadaamoo aad baydkii ale booqatay alena hakaa aqbalo shiikhunaa
@FilsanHashi-v2w
@FilsanHashi-v2w Күн бұрын
Xajka iyo canada 2daasi niyadeyda kusoo dhacday bilowga videoga in aad aaadeeso
@zumayoxasan6333
@zumayoxasan6333 Күн бұрын
Masha allh safar salamo shikh cabdalla faruuq nosoducey ilaahey hakaaqbalo cumarda anagane alle hanorumeyo riyoyinkeno kherah aamin yaa rabi insha Allah shilkh siqasaah iguso ducey culesbadaremaya io ani io odeygeyga baqilafkigugudarna nagafhaxeyaa xala kher qabo alle hakeeno ama dhaqan ama dhigid
@casalasal6466
@casalasal6466 Күн бұрын
Asc sh badbaado maasha allaah safarkaaga saan u qiyaasay buu noqday inaan cimro aadeysid baan qiyaasay noosoo ducee insha allaah
@zahraosman3540
@zahraosman3540 16 сағат бұрын
MashaAllah tabarakaAllah sheikh
@ilwaaddegan4564
@ilwaaddegan4564 Күн бұрын
Maasha allah tabaara kalaah alle hakuu aqbalo cimrada adiga iyo intii gudanaysaba
@SacdiyoSacdiyo-rs5qp
@SacdiyoSacdiyo-rs5qp 20 сағат бұрын
Sheekhow isii ducey muraada leeyahay weliba guur wanaagsn igu sodcey allahaku allaha xifdiyee
@ershadodakat1273
@ershadodakat1273 Күн бұрын
Asc masha allah tabaraka laahu allaha idin xafido acmaasha allaha idinka aqbalo noso duceya❤❤❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 18 сағат бұрын
Masha Allaah noo soo ducee Allow adna kaa aqbal
@maryamahassan6010
@maryamahassan6010 22 сағат бұрын
Masha Allah shekh ilahay hakaa aqbalo nosoo ducee hadaa nahay reer badbado
@deeqojama8337
@deeqojama8337 Күн бұрын
Aaamin Aaamin ilahay hakufududeyo in sha alaaah rabi haka aqbalo anagana no solution ceeh
@SmilingGazingIguana-nb7dy
@SmilingGazingIguana-nb7dy 22 сағат бұрын
Sheikh noosooducee in Allah nageeyo
@Axmedsadaq-f1k
@Axmedsadaq-f1k 21 сағат бұрын
Sh allaha kubarakeyo noosooducay inalla nageyo❤❤❤❤
@sumeyanur684
@sumeyanur684 Күн бұрын
Wadamada muslimka uso ducee qasatn somal, inti muslim o awdiin uso ducee insha allah, Allah ka aqblo aamin
@nastexonalka153
@nastexonalka153 Күн бұрын
Aamiin yaarabi 🤲
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Күн бұрын
Daawade Adiga Safarkaaga #Riyadu Waa halkee?
@bintiaweysxasan3759
@bintiaweysxasan3759 23 сағат бұрын
Aamiin yaarabi
@Saharaaftin
@Saharaaftin Күн бұрын
Amiiiin ya rabi
@A-SAMIYA
@A-SAMIYA 22 сағат бұрын
Mashall guul sheikh ❤❤❤❤
@XayaadXayaad-z5e
@XayaadXayaad-z5e Күн бұрын
Mashallah sheekhow so ducee ader
@muptaauiopmuqtaar639
@muptaauiopmuqtaar639 Күн бұрын
Masha allaha❤❤❤❤❤yaa raabi🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤nosoducey dhamanten❤❤❤
@MawliidAlk
@MawliidAlk Күн бұрын
Walaal ilaahay dartii noogu sooducee inuuna geeyo adigana illaahay hakaa aqbalo cimrada iyo xajkaba🤲aamiin yaarabi
@faraxali6550
@faraxali6550 Күн бұрын
amiin allaha kaga dhigo Safar wanagsan sheekh
@NimcoNuur-t7i
@NimcoNuur-t7i Күн бұрын
illaahow nookas yaa Allaah♥️♥️♥️
@Tayasibila
@Tayasibila 21 сағат бұрын
Ino duco sheikh mahdsanid
@Ikismn123
@Ikismn123 15 сағат бұрын
Mashallah
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 23 сағат бұрын
Sheikh.badbaado ii soo duucee waxaan ahay gabar muraadleh ii sooducee shekh
@halimaomar216
@halimaomar216 14 сағат бұрын
Masha allha
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Күн бұрын
Anoga Alle Swt Af Somali bank ULA sheekeysan laha oo ku duceysanlaha 😥 Aniga oo u Ooyaya jacelkisa iyo Raxmadisa Allahu Akbar ALLOW ikan wakhti dhow aan ku tago Guriga Qiimaha weyn.
@SagalMohaned
@SagalMohaned Күн бұрын
M.A M.A M.A SHIIQ ALLAAH KUU AQBALO SHIIQ IISO DUCEE MURAAD LEYAHAY MAGACAYGU WAA KHADRA MAXAMED PLEASE ISO DUCEE CADOW IGU DHAGAN NOLO SHA II DIIDAN ALLAAH DARTII😢 WAAN KUGU XIDH NAHAY SHIIQ❤ REERKA ALLAH HAKUU XAFIDO CIMRI DHEER CIBAADO SUUBAN BEYDKA ALE ALAAH KAA AQBALO AAAMIIIIN AAAMIIIIN AAAMIIIIN
@MahammedAbditahir
@MahammedAbditahir 4 сағат бұрын
Masha allah❤
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 19 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 116 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 54 МЛН
Sheekh Asuuli diinta maxay ka qabtaa eeyga ay wadato Ilhan Omar?
28:24
Wariye Irshad Maanafesto
Рет қаралды 68 М.
Ikhlaaska waa calaamada ugu weyn ee Awliyada Ilaahey iyo qiso cajiib badan
29:55
Imam/Dr. Hassan Jaamici, Ph.D.
Рет қаралды 32 М.
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 19 МЛН