SAFARKIISA DHEERA EE DHIBKA BADNA 6 SANO SHARCI LAAN AH AYAAN KULA KULMEY XUDUUDA FRANCE🇨🇵UK🇬🇧

  Рет қаралды 13,207

Ahmed Osman

Ahmed Osman

Күн бұрын

/ @ahmedosmanworld

Пікірлер: 53
@AhmedOsmanWorld
@AhmedOsmanWorld Ай бұрын
Fadlan share like 1k na garsiiya idiinko mahad san
@Abdulahixaaji
@Abdulahixaaji Ай бұрын
Axmedow from Kenya to kalli xagee lasoo maraa Jawaabaan kaa sugeynaa bro Thanks
@AhmedAli-t8q
@AhmedAli-t8q Ай бұрын
@@Abdulahixaaji uganda sud sudan ,sudan libya italia franca 🇫🇷
@abshiraliabdi6741
@abshiraliabdi6741 Ай бұрын
Dhibka iyo shirci la aanta somalida ayagaa isku keenaayo wlhi Aniga waxaan jooga italiya🇮🇹🇮🇹🇮🇹👍 imaankana waan ku qabaa waxaan soo galay 2011 kii xili fiican ayeey aheed oo wadamada kale xataa adigoo faraha leh shirci laga helaYo liibiyana si fudud ayaan kusoo mara rafaad kale inaan sii galo Ama leeyga muqalaseeyo waxaa iiga sharaf badan itlya 🇮🇹🇮🇹❤️ oon shirci sharaf leh ka qaato ayaan ku fikiray kadibna Wadan kaa rabto si sharaf leh ayaad ku tageey kadibna waad Nasiibsan kartaaa lkn🇸🇴somalida Ayagoo fara leh ayeey ku dhahaayan wadan kalaan aadaa Faraha poliska leee leega qaaday ineey fara la aan yihiin ayeey umaleeyan
@caaqilka9446
@caaqilka9446 27 күн бұрын
Aniga ayay igu dhacday Italy ayaan so galay 2015 kii Libya ayan so maray farahaas waa la iga qaaday faro police waaye ayay igu dhaheen wadan kasto tego farahii ayaa igaso baxo ilaa hada wax sharci ah ma haayo waana qalad aan ka fahmay italy 😢😢
@user-wj9ji4sq3o
@user-wj9ji4sq3o 26 күн бұрын
@@caaqilka9446hadadaan xaged jogta walal hadad itaaliya imado wad helaysa sharci insha Allah ku dadaal sidad ku imaan lahayd itaaliya hadadan wali so laban
@ahmedarab2159
@ahmedarab2159 Ай бұрын
Sxbow wariye matihid ee yutubera thy hada wariye thy dadka sfcn u wareyso tusaale wiila doon ka wareeysty inta lagu raaco wuu ku sheegy lkn wuxu ku raaciyey doonta xoog in lagu raaco rag mindiyo wato taaasa xiiso lehed kama wareysan ragas ma somaliba mise ajaanib ee sheekadii lcgta doonta siiwadaty tan kle wuxu ku sheegy oo kle 5 wiil wadaado ah iney dhinten kama wareysan wexey ku dhinten iyo sanadkey dhinten xita uma duceyn oo ma dhihiin alle ha u naxariisto wiilka besa dhahy u dyceyeey ugu dambeyn sxb saan wax ka badal
@Muxamed-9
@Muxamed-9 Ай бұрын
ilaahey ha ufudeydiyo😊
@azad2pac881
@azad2pac881 Ай бұрын
7 sano anaga libya iyo tunis dhex meraysanayna
@ZakariyeSalahHassan-ky2oq
@ZakariyeSalahHassan-ky2oq Ай бұрын
7sano wallahi masahlano Allha kuu fududeeyo.
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali Ай бұрын
رغم التهريب صعب ولكن ربي يسهل لهم ويوفقهم يارب 🤲😊
@asadyare1344
@asadyare1344 Ай бұрын
Thanks shp mcn ahmed osman codsigena Saad u qadarisay saan in ad u wadi donto rajeynah
@MohamuudYare-he5sr
@MohamuudYare-he5sr 27 күн бұрын
Anigu dalkaygii Somaalia ayaan joogaa Waxaana jeclahay inaan Sii joogo intaan nolahay Qadartuna Waa Gaar lkn Socod Tahriib iguma Jiro Insha allaah, Inta dhiban dhibka allaha kasaaro Qof Walbana halkuu jecel yahay allaha u fududeeyo, insha allaah, Dhib iyo dheefba Waxaan jeclahay inaan kuqaato dalkayga Somaalia 🇸🇴👈
@Hassan-dd4yo
@Hassan-dd4yo Ай бұрын
Ilaahey ha u fududeeyo wlhi wuu soo halgamay
@rabiile34abdi
@rabiile34abdi Ай бұрын
rabbi ha ufudeydiyo
@dhooldheeman5488
@dhooldheeman5488 Ай бұрын
Allah haku fududeeyo wllkay waxad jeceshay Allaah haku siiyo
@Abdulahixaaji
@Abdulahixaaji Ай бұрын
Thanks for your information Dhalin yaradaasna ilaahey ha ufudeeyo safarkooda Mideeda kale safarkaas from Kenya xagee lasoo maraa sxb noo soo sheeg
@shakatachannel1729
@shakatachannel1729 Ай бұрын
Liibiya maraysaa ssb malata tagaysaa ama italy.
@azad2pac881
@azad2pac881 Ай бұрын
Tunisia 🇹🇳 kalay pro halkasa ubahan mel dadka laga duubo
@asadyare1344
@asadyare1344 Ай бұрын
Shp nolashas kwrn
@naasirothmaanteywaani9284
@naasirothmaanteywaani9284 Ай бұрын
Sxb muuqaalka xiga kaalii waan sugu la ahay please soo daay
@saidmuktar
@saidmuktar Ай бұрын
Ilahay ajar hakasiiyo daliyarada dambena ilahay haaa kareebo tahrib
@SahraUk
@SahraUk Ай бұрын
❤❤❤❤guuleyso nolosheyda ❤
@HindaMaxamed-qx7no
@HindaMaxamed-qx7no Ай бұрын
Wll waxàn ubahañah iñaan sobaxo lakiin màlàßàxà màhéyo ee Maya icaaweni karataa please 😢😢
@Barmuuda1
@Barmuuda1 Ай бұрын
Haso bixin. Hadii aad aad haysto lacag 20000 kun oo dollar, wax kusamey ganacsi Waa iga talo wallaaltino Somali. Yorub sida la'muudayo ma'ahan
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals Ай бұрын
@@Barmuuda1 qof 20000 heyso maxuu tahriib ugabaahan yahay wadan kurabo kusoo dalxiisaa bee
@Captain_Magudbe
@Captain_Magudbe Ай бұрын
Passport qaleel ii yaalo lacag lee la'ahay mhnee cagtaa furi lahaa afrikadaanba allah ka dhigeee nolosha socod uun bey ku leedahay
@AhmedAli-t8q
@AhmedAli-t8q Ай бұрын
Ilmo waye wali franca waa wadan facan iska joog
@Captian_Dool_20_24
@Captian_Dool_20_24 Ай бұрын
Wxn aad saartay indhahaa nagu xanuunayee ka daa nio
@gurey_muzeh
@gurey_muzeh Ай бұрын
nio wll waad yartay adoo yurub jooga bd tahriiibi walaale meel uun iska dhiib wadankuu doono ha ahaadee wall nolol samayso wllo
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals Ай бұрын
kuwii malakulmowdkii soomaaliya uga soo cararay ee eurupe uga daba yimid layaabay allaha ha,uwada naxariisto
@Abdiqanisaleban1
@Abdiqanisaleban1 Ай бұрын
Sxp wadamada uu soo maray ee yurub sharci bay siin waayeen markaa inuu ka tahriibo weeye oo wadan sharci u raadsado
@salahmoalim2664
@salahmoalim2664 Ай бұрын
warbal dhaarta iska yareeya
@khalidmahdi-z1o
@khalidmahdi-z1o 25 күн бұрын
Sodaanaysku iyo carabtu ilaa halkaas miyay jogaan cajab
@yonisabdimaxamuud4808
@yonisabdimaxamuud4808 Ай бұрын
caaq waaye kan aso europe jogo tahriib kujiraa mashaqeyste waaye
@sadhamdaljir2603
@sadhamdaljir2603 Ай бұрын
Athens miyaa jogtaaa sxp
@baahiye2479
@baahiye2479 Ай бұрын
Qofku inuu iska socdo waa lav fiicanyahy meel un iska dhiib
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 Ай бұрын
Dhaliyarada hadaan nahay waxaa dhibkaas noo geysanaya waa kuwa xilalka Somalia ka qabta waxaana ugu daran kooxda xasan gurguurte , Alah umadda soomaaliyed ha dhaaf siiyo kooxdaan damujadiid ee waxkasta afka u dhiganaya oo dadka xuquuqdooda cunaya
@user-mv3oj2os2y
@user-mv3oj2os2y Ай бұрын
Markuu farmajo kujiray buu wilkani so tahribay tariqda baro balayahy hassan inuu caloshaa ushaqestoo anaga rali uga ah😂😂
@guuldoon1
@guuldoon1 Ай бұрын
Qof walboo nolosha ku fashilmay wuxuu raadiyaa marmarsiiyo Xasan sheekh ka hor 2012 siduu ahaa wadanka dhibaatadan maaha mid xasan keeenay ee 30 sano ayay jirtay tahriibka Inta dowlad la,aanta jirtay dad badan ayaa ganacsiyo ka samaystay dalka oo lacag ka sameeye waligoodna ma tahriibin Waana hantiileyaal ee low mentality ayaa leedahay wax qabso cidna ha eedeyn faashil yahoow liito
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
Madaxweyne Xasan Sheikh maxaa kaaga xiran maad xoogaaga maashid? "BAADIYE KU ROONAA BELEDNA KU ROON" Xasan sheikh waxba ha xogxogan ee shaqeyso shafka ayaad ladahaye. Yahuuuu Xasan sheikh unbeey ku waasheen.
@SiyadIssack-j5m
@SiyadIssack-j5m Ай бұрын
Ahmedow shpo Europe hdan rapo Libya in aan maro waajip Miya
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Ай бұрын
Dadkaan inte u socdaan yurub aya la jooga tahriib kale aya lasiigala lacag kale aya siibixine war tawakala e meesha aad joogtaan iska dhiiba kale France 🇫🇷 meekutaala meel kamid ah miya France fahamin mida kale inte loosocda Ireland 🇮🇪 aye u siisocdan miya hade u socdaan Ireland qaxootiga hoteelo aya lageeya kaamam malahan guryahana lamahelo guryo la aan aya kajirto ogaada nolon fiicna mataalo Ireland 😷😷😷
@baahiye2479
@baahiye2479 Ай бұрын
Xgy kusocdan waa yaabe
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Ай бұрын
@@baahiye2479 UK 🇬🇧 aye u socdaan
@baahiye2479
@baahiye2479 Ай бұрын
@@Abdelrahimmohamed-jy7lp uk maxaa yaala war waxan waali ban u arkaa anigu
@baahiye2479
@baahiye2479 Ай бұрын
@@Abdelrahimmohamed-jy7lp uk maxaa yaala war waxan waali ban u arkaa anigu
@abshirabdirahmaan6839
@abshirabdirahmaan6839 Ай бұрын
​@@baahiye2479wadan wax yaalo noo sheeg marka wadan walba wax ma yaalo la oranaayo
@AbdulqadirAdan-d4m
@AbdulqadirAdan-d4m Ай бұрын
MAXUU WAJIGA KA QARINAA NAAK MIYAA NAAGAHA WAJIGA QARSADO
@manoftheweek1350
@manoftheweek1350 Ай бұрын
Markaasay dadna qabiil isku haystaan dadka gobol dadna madax iska dhigayaan ay tuugo yihiin dhalintiina wadano kale ku rafaadsanyihiin
@maxamedosman3610
@maxamedosman3610 Ай бұрын
Kale intee laga galaa
@Barmuuda1
@Barmuuda1 Ай бұрын
Kale waxey kutaala Fransiska wxaa laga glaa Italia Talla walaaltino Yorub meel fiican ma'ahan
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
​@@Barmuuda1sidaas ha dhihin walaal, in aad jano ka ceshaneeyso ayeey u maleynayaan ee soo baxaa dheh aan isla dabaalane. Kuwa kula dhashay xitaa soo tahriiba dheh. Dsdkaan waxba ma maqlaan nejista. 😢
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 41 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 193 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 152 М.
Anigu Qabiilkayga waan jeclahay cunsurina ma ihi.
14:21
Araweelo Official
Рет қаралды 495
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 116 М.
Safarkaygii Ugu Adkaa  | Bosaso to Murcanyo: A 62-Hour Lorry Ride
13:52
NOLOSHA DHABTA AH EE UK
16:10
Ahmed Osman
Рет қаралды 2,3 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 193 МЛН