No video

ROSSO CADE FT NAJMA NURA | HEEDHE INA ABTI | OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 11,085,880

Y3A FILMS

Y3A FILMS

Күн бұрын

Copyright Protected By Y3A Films!
Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
Follow us on social media:
/ y3a_films
vm.tiktok.com/...
/ moade2020
Need a ride to the Doctor's appointment?
www.usacaretra...
Fly Cheap
www.isavetrave...
Download App:
play.google.co...

Пікірлер: 1 900
@hodanxuseen8538
@hodanxuseen8538 4 жыл бұрын
4 million markay garto like hayla dhafin😥😥😥😥
@mohaajicisman338
@mohaajicisman338 3 жыл бұрын
Sxpyalo gabadha in ey dimatay ayaan maqlay run miyaa abyo iga jawabo
@nastehaahmed4644
@nastehaahmed4644 2 жыл бұрын
@@mohaajicisman338 😫iyaag
@mohaajicisman338
@mohaajicisman338 2 жыл бұрын
@@nastehaahmed4644 Kuma fahmin shrfey
@nastehaahmed4644
@nastehaahmed4644 2 жыл бұрын
@@mohaajicisman338 xbbt iyaah an dhihi rabe wanxay madhimtay hda
@mohaajicisman338
@mohaajicisman338 2 жыл бұрын
@@nastehaahmed4644 mahadsanid wllo intas in an ogado ayn rabay qof ayaa igu dhahay wey dimatay
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
Www Dhiiga somalinimadu igu waynaa waxan magaca Allah ahayn wan siisan lahaa somalidinimada From somaliland I love dadkayga dalkayga Muqdisho ❣️❣️❣️😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ruungacalboqoradiabuu3330
@ruungacalboqoradiabuu3330 4 жыл бұрын
M.a we also love u Abyo welcome dia ❤️❤️❤️❤️
@demsh.lillah4681
@demsh.lillah4681 4 жыл бұрын
Sido kale ku jeclnhy anagana abaayo
@jamaaljaanis6032
@jamaaljaanis6032 4 жыл бұрын
Ahaaw waligaa sidaas maxaa yeely qof walba Somali waa soomaali keep going
@mwanzo0011
@mwanzo0011 4 жыл бұрын
Masha allah abyo sido kale wan ku jecel nahay somali waa mid waa ul iyo meerax mataana weeyoo meel bey kawada timid
@apullahali7696
@apullahali7696 4 жыл бұрын
princess Liina thanks 🙏 pea wlcom to muqdisho 💉💖💕🌹
@balaqeybalaqey7902
@balaqeybalaqey7902 6 ай бұрын
10 million markey gaarto like iisar wllo 😂
@user-md5bq5np8i
@user-md5bq5np8i Ай бұрын
Waan kuu saaray
@aweysismacil6168
@aweysismacil6168 2 жыл бұрын
7malyan markee gaarto liketa xa iga baqiilina♥️♥️♥️♥️♥️🥰💯
@insharmohamed8891
@insharmohamed8891 Жыл бұрын
Talow hada majogta ath
@somalimusic5999
@somalimusic5999 Жыл бұрын
@@insharmohamed8891 😂😂 wee gaarteee uwac😂
@alfoncewambua9663
@alfoncewambua9663 Жыл бұрын
😝😝😝😝😝😝😝
@adanmohamed7344
@adanmohamed7344 Жыл бұрын
​@@alfoncewambua9663
@sharmaxasan4073
@sharmaxasan4073 Жыл бұрын
Sharmarke
@idilabdi8039
@idilabdi8039 3 жыл бұрын
2021 intaaa igadanbeyso danbiginaa ilahay hadhaafo😭😭🥰 nartaa ilahay hainagaa xooreyo insha allah 😭😭😭🥰🥰🥰🥰 urugada jclban laoyaaa💋😭
@SuhaybCabdi-wt8qb
@SuhaybCabdi-wt8qb 4 ай бұрын
Aamiin wllo❤
@MssBoqorada-lz1mq
@MssBoqorada-lz1mq 4 ай бұрын
Amiin 2024😂
@Qusheecmahad
@Qusheecmahad 4 ай бұрын
😊😊😊
@Qusheecmahad
@Qusheecmahad 4 ай бұрын
6:26
@shugri.cismaan
@shugri.cismaan 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@rihamali5245
@rihamali5245 4 жыл бұрын
Naagaha kaniiniga iska buuxiya ood modid wajigooda buufin la aryeeyay iyago cayilka qurux u mooda😁.. bal gabadhaas surka dheer quruxdeeda iyo caatada quruxdeeda si fiican u fiiriya😚😍
@armaannasri2227
@armaannasri2227 4 жыл бұрын
Alla maxaa run sheegtay
@zabriinamuse892
@zabriinamuse892 4 жыл бұрын
Riham Ali queen😍😍
@canabm3126
@canabm3126 4 жыл бұрын
Kinini wajiga kaligiis cayiliya miya jira abaayo Kkkkkkkkkkkkk Walhi Wan layaabay naagaha wajiga kaliya ka buuran 😂😂😂😂
@rihamali5245
@rihamali5245 4 жыл бұрын
@@canabm3126haa wu jira wa daawada dadka neefta qaba logu tala galay marka markey cunaan wajiga iyo mesha tunka ah o dhabarka ka koreysa ayay ka cayilaan waba dad inkaaran o foolxumo iyo cudur lacag kuso iibsanaya😑😂😂😂
@safaabdi3340
@safaabdi3340 4 жыл бұрын
@@zabriinamuse892 ❤❤❤😆😆😆❤😆
@user-un3jy4kf4q
@user-un3jy4kf4q 6 ай бұрын
Asc team 2024😢😅
@user-js6ge7by1t
@user-js6ge7by1t 5 ай бұрын
Wcz😂
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 5 ай бұрын
Caawee igu soo dhacde waasoo raadshe 😂😂😂
@RahmaCabdiqaadir
@RahmaCabdiqaadir 4 ай бұрын
Wcs imikaan sooboqdey wqtidheer kdip😂
@MushtaaqCllaahi
@MushtaaqCllaahi 4 ай бұрын
Wcs😂
@mohameddablekhalif7587
@mohameddablekhalif7587 4 ай бұрын
Wcs😂
@ilwaadquruxonofficiol7216
@ilwaadquruxonofficiol7216 4 жыл бұрын
1m markeey gaarto #LIKE dhac iigu SiiYa..........❤❤😍😍😍😍😍
@nafizonayruz8414
@nafizonayruz8414 4 жыл бұрын
Hello mql ma jiraa 2m mrky 3m grto Replay so gal🤣
@xalaaw0chanat694
@xalaaw0chanat694 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@xalaaw0chanat694
@xalaaw0chanat694 4 жыл бұрын
😍😍😍
@deeqaadancigaal7250
@deeqaadancigaal7250 4 жыл бұрын
Asc
@sacadsacad485
@sacadsacad485 4 жыл бұрын
@@nafizonayruz8414 😂😆
@maxamedcalimocow4559
@maxamedcalimocow4559 4 жыл бұрын
Rossa cade fanaanka kaliyah aan marwaliba si live ah u arko maadaama aan daris nahay guuleyso eebow.
@latashoxidigachenal5837
@latashoxidigachenal5837 4 жыл бұрын
Horta zxpow mala socotaa rossa cade into fanaan noqon inoo ahaay numbar 10 ka jaay star weliba barxada amiin o hada laku cayaarin garoonkas hhhh
@fartundaarabdi9971
@fartundaarabdi9971 4 жыл бұрын
Rossa
@yasinhussein6754
@yasinhussein6754 4 жыл бұрын
Waaw codmacaan
@runmoha2738
@runmoha2738 3 жыл бұрын
Saxiiix Waliba Salaam Agtiisa Deganaa
@kadraqadra288
@kadraqadra288 3 жыл бұрын
Rossa
@djkoosta8928
@djkoosta8928 4 жыл бұрын
^^Hadeey iidle yare iyo iqreeyay ee yihiin dadk heeshii hore dib usoo nooleyn^^ ^^AL FANAAN ROSE CADE iyo NJMA NALKA sow makeenin heestana barteda madhigin^^ ^^^^^^^^^^^^ hadaad igu racsantahy like this comment.^^^^^^^^^^^^
@ibrahimarurkaa7002
@ibrahimarurkaa7002 4 жыл бұрын
Mxa tel IGA
@djkoosta8928
@djkoosta8928 4 жыл бұрын
@@ibrahimarurkaa7002 telka hee
@warkasaacada488
@warkasaacada488 4 жыл бұрын
3d8
@iqnuushcr7616
@iqnuushcr7616 3 жыл бұрын
Zdqwysdfokjgsa G
@iqnuushcr7616
@iqnuushcr7616 3 жыл бұрын
@@djkoosta8928 smdh Fdsy
@ozlemhuroglu6106
@ozlemhuroglu6106 4 жыл бұрын
I love this song from 🇹🇷 🇸🇴🙋🏻
@deeqaabuukardeeqa126
@deeqaabuukardeeqa126 4 жыл бұрын
Maxamed
@Brownjr00
@Brownjr00 4 жыл бұрын
emin misin? ifğfidşsslsixç
@maryamsheikhali2001
@maryamsheikhali2001 4 жыл бұрын
Cok guzel kardeş
@libankinglii6451
@libankinglii6451 4 жыл бұрын
Seni seviyoruz abla hoşgeldiniz 🤙😍🍁🍂🌱🌼🌺🦋
@abdisamad6960
@abdisamad6960 4 жыл бұрын
One love 🇹🇷🇸🇴
@janogalechannel9013
@janogalechannel9013 3 жыл бұрын
Niyoo dhiiga soomalidu cajiibsanaa inay dhalasho iyo dhiigba wadaagaan way iska muuqataaa Allow SOOOMALI QALBIGOODA BURCAD ISU MARI❤❤💖💖💯
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
Qalbi saafibaa taha
@caashaxuseensabaax6342
@caashaxuseensabaax6342 Жыл бұрын
Dfgjk
@alikazama1322
@alikazama1322 4 жыл бұрын
Hadaad ogtahay heestan in aysan aheyn mid cusub oo dib lo so qaday Like👍
@xaalkaxamar8001
@xaalkaxamar8001 4 жыл бұрын
Waaw gabagabadha codkeeda waa m.a waxey u cod ektahay*(( 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴xaawo dagan libaaxada xamar xureesatay allaha inoo dhaafo )) qufkii ila aaminsan love iigu dadaalo
@caishoismaaciil473
@caishoismaaciil473 4 жыл бұрын
Fuaad action u
@caishoismaaciil473
@caishoismaaciil473 4 жыл бұрын
Fuaad action g
@najmaistareex2804
@najmaistareex2804 Жыл бұрын
Wan ogahay inaah halkan imaandonTid miss you wlahi wxan ilaawi layey wakhtiyadii qurxona sowada qadaney labadenu melkasta oo aad tagtaba farxad ku nolow 😢24/1/21 😢 12/8/2022😭😭😭
@sulekhamisaan3781
@sulekhamisaan3781 Жыл бұрын
😢😢😢😢😭😭
@hafsomohamedali3227
@hafsomohamedali3227 4 жыл бұрын
Inta dhuubnida ila jecel like dhac haku siiyaan😂
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Like 👍👍 waan dhuubnhy Alx 56 kg
@halimosadiyojama4066
@halimosadiyojama4066 4 жыл бұрын
Wowwwwwww 😭😭😭😭
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
@@halimosadiyojama4066 Why are you crying what happend
@hafsomohamedali3227
@hafsomohamedali3227 4 жыл бұрын
Halimosadiyo Jama ha ooyine aamu miisankaga wa meqa abyo🙄
@sumayaabdirhaman2144
@sumayaabdirhaman2144 Жыл бұрын
😢xasus ii leedhy wn jclhy marwlpo inaa dhageesto maalin anigoo aad uga xanaaqsan wax kasto naga dhaxeyay inuu ka been shegay ila noqoty oo aan aad u murugsanaa mudo an wada hdlin buu stuska so saarty wa farxay culees wyh iga degy wxn xaqiiqsady wax wlpo iney sidooda yihiin (kuu imideee wey kan ha ooyin iimanka deeqay ha ilmeynin 😢anba kula mid baan ahayee aamus axdi baa inoo xiranee amuuu ) qof agtiisa kalsooni ku dareemayo naxariis bdn ixtiraam bdn Karti bdn wyh maalin uun iney nolosha na kulmiso o illhy calaf iigu daro wan rajeynaa shucaac kastoo dhaxdeena ka jirana dhamaado labo kastoo is jcl illhy calaf ha iskugu daro 😭
@SiciidBariyow
@SiciidBariyow Ай бұрын
😊
@user-fu1vj3vk7s
@user-fu1vj3vk7s 11 ай бұрын
Waa galabnimo axada tariikhduna ay tahay 1/10/2023 inta iga dambeysa waa idiin salaamey kuwa dhalandoona sinadka marka uu gaaro 1/10/3023
@clbaasidclraxmaan6871
@clbaasidclraxmaan6871 4 ай бұрын
6 months later asc😢❤
@anisaqueen7496
@anisaqueen7496 4 ай бұрын
6hrs aya ka danbeya​@@clbaasidclraxmaan6871
@maslahmohamedabdullahi2516
@maslahmohamedabdullahi2516 4 жыл бұрын
STAY at home Iyo Corona hadi uu hestan ku tusay Like dhac ku sii🤣🤣🤣🤣🤣
@mmyarow384
@mmyarow384 4 жыл бұрын
16th the
@nimconuure9254
@nimconuure9254 3 жыл бұрын
🤣🤣💯❤
@ckpoi3622
@ckpoi3622 2 жыл бұрын
After 7M YA DAWANAYA? THIS SONG IZ SO FIRE🔥🔥 ROOSE CADE LEGEND
@zinduraayaan8760
@zinduraayaan8760 Жыл бұрын
Q
@zinduraayaan8760
@zinduraayaan8760 Жыл бұрын
Qurxu
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 Жыл бұрын
Anigaa
@justtt.4nx_p7
@justtt.4nx_p7 Жыл бұрын
Ilaa hadda waa 7M
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
9.4m 2023 maraysa
@sanjuujrbluesboy7668
@sanjuujrbluesboy7668 4 жыл бұрын
WARNING/ Dadka LIKE ta ku raadiyo Magaca Nabiga & Quraanka fadlan isku xishooda meesha hees taalo wax kalo so qorto ka badan idinkana LIKE ta usaareysan ka dhaafa wayadan danpe sheekadan cusup wtf 🤔⚔
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
Absolutely 👍👍 I love you walalo Dadkan waxbaa u dhiman baad is odhanaysaa 😏
@aishashire5391
@aishashire5391 4 жыл бұрын
Waaruntaa wll ishaad katuurtay
@haliimahbea4664
@haliimahbea4664 4 жыл бұрын
Wallhi billhi benba moda markan arko wanla yaba hada illahey jeceshahay like isar iskaso jarayan ina aderyal isku xishoda de
@shomboleibrahim7580
@shomboleibrahim7580 4 жыл бұрын
Yeah lyk that
@yurubnuurdiin8751
@yurubnuurdiin8751 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@mohaaali1795
@mohaaali1795 4 жыл бұрын
Inta iga dambeysay io inta hada dawaneyso 2020👍😩
@may9814
@may9814 3 ай бұрын
2024 ❤
@jamaalgoh8308
@jamaalgoh8308 4 жыл бұрын
Heestani waa hees horay ujirtay inta ila Aragtay like dhac iigu siiya intaa meel xun wax ka eegaaye 😀😀
@naimamohiedin
@naimamohiedin 4 жыл бұрын
Osmaneto qady xta
@hibawarsame2065
@hibawarsame2065 4 жыл бұрын
Aragu waaxee, waaba taheee
@cabdulqaadorbkchenal1197
@cabdulqaadorbkchenal1197 4 жыл бұрын
Aheeg
@thefunfamtobeadan4732
@thefunfamtobeadan4732 4 жыл бұрын
Jamaal Goox but why do they copy nowadays?
@cabdiazizmohamed3566
@cabdiazizmohamed3566 4 жыл бұрын
Waa sax
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 4 жыл бұрын
Fanaanka iyo Fananadu isku ekaa!😯😯 Fanaanku dayax bu u cod egyhy inta ila aragaty🥺🥺👍🏿👍🏿❤️
@abwaangaas8451
@abwaangaas8451 4 жыл бұрын
Muqdisho waa magaalo aan war isu hayn fanaaniintan iyo fartuun balbalaarka haddi ay ku wada nool yihiin alcasimah Alla yaa cizak xasuus hore ayad na geliseen
@cabdiraxmaan4413
@cabdiraxmaan4413 Жыл бұрын
😢inan gursadn rejeyna wayo heestan markaan dhageysto waxn modaa inan hoyo ahy😢 wan jeceylahy inan cunugan dhalay dhabta saaro 😢😮 allah qof fican calaf ugu daro 😢
@mohamedsheikhali542
@mohamedsheikhali542 Жыл бұрын
Wa ikane kalay😂😂
@XaliimoDagan-dy1bu
@XaliimoDagan-dy1bu Жыл бұрын
Wll 9
@user-un3jy4kf4q
@user-un3jy4kf4q 10 ай бұрын
Ha raadin hada kadib anaa kuujoogo Bbe🤱✅️💔🥰🥰
@user-oz9xk5pp3k
@user-oz9xk5pp3k 7 ай бұрын
Adi gabar maa tahy misse wiil wal😂😂😂😂
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Axsan fanaanin wiilka iyo gabdhuba ma kala dhacaan runtii heestana barteeda ayay dhigeen hees aan aad u jeclaa ayay ahayd keep going ban idin lee yahay 🥰👌
@sulekhamisaan3781
@sulekhamisaan3781 Жыл бұрын
Ilaa naarta😢😢😢
@deeqaidle6938
@deeqaidle6938 4 жыл бұрын
Heesta 2019 ugu jeclahy heesaha wlhii axyaa fanaaniin ❤❤❤❤🙏🙏✌🙏✌🙏✌🙏✌
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Subscribe igu cawi wllshy
@hafsahiibrahim5165
@hafsahiibrahim5165 3 жыл бұрын
Wow sweet💖💗❤👅
@zamzammohamed5804
@zamzammohamed5804 7 ай бұрын
Team 2024 hadaa iga danbeyso like ❤
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 жыл бұрын
Hees iyo bar waaye Muuqaalka✓✓✓100% Editing✓✓✓100% Codka labada fanaan✓✓✓100% Meesha la joogo dhulkii hooyo✓✓100% Camera man✓✓✓✓100%%
@m.farah07
@m.farah07 4 жыл бұрын
Xasuusti... AUN.Hassan Diiriye & Sahra Ahmed allow idin wada naxariiso🤲🤩🤩
@raxmaruun1994
@raxmaruun1994 3 жыл бұрын
K
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 Жыл бұрын
Ahey , Ah, bi'i waayee Dumarka Soomaalida quruxdoodii baa shaydaan ka qariyey oo rinji ayey raaxaxada iskaga qaadeen!! Quruxdii dabiiciga ahayd mariin-dhalaalkii iyo madawkii cajabta lahaa ayey ka tageen!!
@rossocade2022
@rossocade2022 4 жыл бұрын
Y3a gacnta alla kama goyo pos
@ideeboss512
@ideeboss512 4 жыл бұрын
Hey am from America I don't understand this song but I liked it and love Somali songs and people
@ainashoainasho3145
@ainashoainasho3145 4 жыл бұрын
I like this song rosso and najma
@sacadosman7701
@sacadosman7701 4 жыл бұрын
Text that whtsap +254719363166
@duniyzamzamgelle2249
@duniyzamzamgelle2249 4 жыл бұрын
Idee De Joking King Amarican usa 🇺🇸 good place that somali poeple welcmed inlive in usa mn
@abdiabdi5860
@abdiabdi5860 4 жыл бұрын
true😂
@ismailjelle8896
@ismailjelle8896 4 жыл бұрын
Don't worry brother you'll understand as time goes on
@abdiqanimohamed1394
@abdiqanimohamed1394 4 жыл бұрын
From germany🇩🇪 ramadaan wangsn asxaabta berito waa ramadaan
@kadroismail5891
@kadroismail5891 4 жыл бұрын
Mansh allah labadaan markii hore waxaan mooday walaalo waliba mantaano aad bay isugu egyihiin inta ila aragtay lag saar
@user-bq2kn6tr8b
@user-bq2kn6tr8b 4 жыл бұрын
We
@halabuurcaadilhanad5415
@halabuurcaadilhanad5415 4 жыл бұрын
Been allaa caayee wlh labada fanaan wey iga gadanyihiin 💯✔
@ridwanruuxiofficial8967
@ridwanruuxiofficial8967 4 жыл бұрын
2 /12/2019 Waa hameen xasuus igu leh runtii heestaan way itabatay waaa iska xaal aduun 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Dhowr mar kusoocel ceshaday Jacayl maxaan ku habaraa Alx aniga oo haysto ayan dareema jacaylka yaaab iga wayn majirto😭😭😭😭
@amiinaabdulahi1543
@amiinaabdulahi1543 4 жыл бұрын
Raali noqo 😞😞😞
@mouminamohammed9048
@mouminamohammed9048 4 жыл бұрын
Masha allah
@moohhaacadde4163
@moohhaacadde4163 4 жыл бұрын
Epow cade kaliga ma ahan walagula qabaa arinkas
@barkhadlovely9459
@barkhadlovely9459 4 жыл бұрын
Xaqiiq anoo hysta ayaan hadana mewlba oo hees jacayla maqlo aan ilmeeya
@Simraan.367
@Simraan.367 2 ай бұрын
Team 2024😂😂😂
@HunaG-bl5im
@HunaG-bl5im 27 күн бұрын
1/8/2024😂
@Mohamed-cc4ep
@Mohamed-cc4ep Жыл бұрын
8M marka ay gaarto like ta iigu roonoow. 😊
@abdirisakali1299
@abdirisakali1299 4 жыл бұрын
Marka ay kaa hadlayso heestu waa noocaan oo kale this time. I'm still listening.01.Dece.2019.21:PM
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Riyada nolosha wiilkayag iyo gabadha somaliyed inshallah iga suga 2045 reeerki lagu naste lagu nagado alle haka dhigo✔👌😍🤣🤣🤣🤣
@xamdamaxamed1791
@xamdamaxamed1791 4 жыл бұрын
wwww heesa shidan
@iqraomar9585
@iqraomar9585 4 жыл бұрын
layla maxamed WWWWWWWWW❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@maxameddaacad2872
@maxameddaacad2872 3 жыл бұрын
Reer mogdisho like dhac ku siiya my dhiiga
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 3 жыл бұрын
I am 20 and above this is the best song o love. When i was only 4-6 my unt was listening when she is working i feel memories now i am inburco i grew and become a man stil love it ❤️💯😢
@peace_dude7594
@peace_dude7594 Жыл бұрын
you stole my line hhh. this is what I tell people when they hear me listen to this song lol
@MrSultaan99
@MrSultaan99 3 жыл бұрын
Roso Cadde Legend, Maasha Allaah vod wuu leeyahay, heeso holac ah waa in loo dhibaa.😊
@abdilahigass8073
@abdilahigass8073 Жыл бұрын
35re
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 4 жыл бұрын
*qasatan **2:18** Wilka dayax dalnuurshe so uma cod eko?* Cod buu hayaaa wilka gabadha kama Liidato ❤️🇸🇴
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
Alla haaa Saaid wiilka codka Dayax oga eg yahay xoga
@faizamoha6805
@faizamoha6805 4 жыл бұрын
haa
@fardowsasambul7584
@fardowsasambul7584 4 жыл бұрын
Commentiga wan aqriyey thank
@abdifatah3820
@abdifatah3820 4 жыл бұрын
Ad iy ad waliba
@ramlamohamed263
@ramlamohamed263 4 жыл бұрын
LIIBAAN WARDHEERE ha wlhi same like dayax
@Abdullahiabdiweli-cx7rh
@Abdullahiabdiweli-cx7rh 8 ай бұрын
Wxaan heestaan aan jeclahy dhagesanayaa 4/12/2023 hal sac hapeenimo nairobi kenya malin ah isniin wan ku ceshceshtaaa aad ayaan u jeclahy ❤❤ labada fanaana codkooda waa 💯
@cjmansolo3589
@cjmansolo3589 4 жыл бұрын
Dadkan oo kale ayn fanka karabna good work to you guys#team dayax suqa firaqeya. Team rose and najma are the best now and forever
@ahmedsahal4164
@ahmedsahal4164 3 жыл бұрын
Wad shidan tihiin fer
@ahmedsahal4164
@ahmedsahal4164 3 жыл бұрын
Mnlllh Mathews hore unbaad qaadeysan
@hibolucky5523
@hibolucky5523 4 жыл бұрын
www amazing 😉 kama daalo boqol jeer kabadan dhagayste❤️❤️❤️maogtahay inaan raadsho aragaga💋ogadiyo araxdiyo jidhkaygay 💋❤️❤️😲
@abdullahiahmed8778
@abdullahiahmed8778 4 жыл бұрын
🕶👢👠💞💗💖💝🖤💕💔💜💓💛❤💚💘💙💟💚❣💦💨💫
@warsamefarah7848
@warsamefarah7848 4 жыл бұрын
KULAMIDA AHY WLLEY QOF QARABADA AH MA JECELNHY KKK
@nasriinamagan5738
@nasriinamagan5738 4 жыл бұрын
Labadan qoorta iskaga eg yihiin 😂 Heesta waa nagu socotaa 🤪
@aydarusjamai
@aydarusjamai 3 жыл бұрын
Qoortaas baan qabi jirey before I came to America.
@ayaanmuuse3240
@ayaanmuuse3240 4 ай бұрын
Asc team 2024😂
@zaki-rd6jv
@zaki-rd6jv 4 жыл бұрын
Gabdahena qurux kudamate mgca ilahey Hda ila aragte liketaa dac igu siii
@maxacagalheybe4983
@maxacagalheybe4983 4 жыл бұрын
Exactly!!! Somalia 🇸🇴
@cabdiyusufflove3758
@cabdiyusufflove3758 4 жыл бұрын
Yeah
@theoxlade2897
@theoxlade2897 4 жыл бұрын
Nocan cml Spanish iska sheegayo 😂
@zaki-rd6jv
@zaki-rd6jv 4 жыл бұрын
@@theoxlade2897 💋💋💋
@maanavyare4842
@maanavyare4842 4 жыл бұрын
Like that
@qadarhalane6284
@qadarhalane6284 4 жыл бұрын
Najmo Nuura iyo Rosse cadde one Love❤💟
@bilanolad7096
@bilanolad7096 4 жыл бұрын
Inti muqaalka kahaheshay like
@omartayo4447
@omartayo4447 4 жыл бұрын
Hi
@fadumobarre3955
@fadumobarre3955 4 жыл бұрын
Sawabta like lugugusarayo
@fadumobarre3955
@fadumobarre3955 4 жыл бұрын
Maathiga hesta qathe
@abdisalamhaji5892
@abdisalamhaji5892 4 жыл бұрын
0 a lot @@omartayo4447
@MohaCadde-dy3fz
@MohaCadde-dy3fz Ай бұрын
15 million markay gaarto yan liketa lila dhaafi😂😊
@siidkadiamond739
@siidkadiamond739 4 жыл бұрын
Wllhi roose the best vedio cod 100%music 100%camera 👌👌👏👏👏vedioka wad ka baxsatn keep prother all people inta iraacsn geve me like 👍👍👍
@calihassan4459
@calihassan4459 4 жыл бұрын
Heestaan dad soo cusbooneysiyo waa loo baahnaa Heees Iyo badh
@jiiapeajiiapea1497
@jiiapeajiiapea1497 4 жыл бұрын
Cali Hassan Ana so cusbonena
@calihassan4459
@calihassan4459 4 жыл бұрын
ilhan ahmed Yasin kuwaan aaba so qaden
@shukrimohamed5580
@shukrimohamed5580 4 жыл бұрын
@@jiiapeajiiapea1497 us
@aliabbe503
@aliabbe503 4 жыл бұрын
Allah ayaa mahad iska leh caato iga dhigay😃🤪🤪
@sabaadmaxamedsabaadmaxamed8144
@sabaadmaxamedsabaadmaxamed8144 4 жыл бұрын
Maanshaa allh gabadho qurux maanshaa allh
@apdirizakark
@apdirizakark 3 ай бұрын
Allah is one☝❤
@abdimalikbashiraden123
@abdimalikbashiraden123 4 жыл бұрын
M.a heestani waxa horay u qaady sahara axmed iyo Xasan diiriye wa riwaayadii Godob jacayl 1975kii Erayadii ciise warsame dhancade allaha u naxariisto inti dhimaty roso cade iyo gabadha aad bu u fiican yahy codkooda 🥰🇸🇴❣
@Awke-koke123
@Awke-koke123 4 жыл бұрын
2020 HADAD Dawanayso like
@ayanabduahi3011
@ayanabduahi3011 3 жыл бұрын
Rose Cade keep going
@karanaden9741
@karanaden9741 3 жыл бұрын
Heesta waxaan ku xasuustaa qof igu qaali ah MARI XP 🤲🤲🤲 28/05/2020 1😌
@safiaabukula4557
@safiaabukula4557 3 жыл бұрын
Hap sawa
@karanaden9741
@karanaden9741 Жыл бұрын
@@safiaabukula4557 kuma fahmin
@ZakariaOfficial-zw1uo
@ZakariaOfficial-zw1uo 3 ай бұрын
Waa idin salaamay ciyaal 2024😂
@NasteexoHassan-y9s
@NasteexoHassan-y9s 2 ай бұрын
Xilibay ahayd aan jacayladayda u qaadi jiray imaanka deeqa ha ilmaynin❤❤❤❤❤
@mohamuddubowahmed2744
@mohamuddubowahmed2744 4 жыл бұрын
Gawaar aan aad ujeclahay baan kusoxasuusta...sahro Mel walbo aad jogta. Love ankuhayaaa
@subeershine6956
@subeershine6956 7 ай бұрын
Team 2024👍✋️
@user-wd2cj1iu5u
@user-wd2cj1iu5u 2 ай бұрын
❤❤🙏
@faaraxquule1919
@faaraxquule1919 Жыл бұрын
Heestaan maxx niicle ku dhagaystay😢😢😊😊
@hafsaali8802
@hafsaali8802 Жыл бұрын
😂😂😂
@AhmedbashiirBk-lh8xk
@AhmedbashiirBk-lh8xk Жыл бұрын
😂😂😂
@hassandhimbil119
@hassandhimbil119 4 жыл бұрын
barteeda dhigteen xidiga xamar iyo nalka xamar keep go 🎊🎆
@sherom6597
@sherom6597 4 жыл бұрын
Gabadha aad bay u cod macn tahay run ahaanti mustaqbal bay leedahay hore u soco❤
@amalinaahmed301
@amalinaahmed301 4 жыл бұрын
shero maha
@caydaa9043
@caydaa9043 4 жыл бұрын
Oh my God heestan i like it wlhi heestan aniga aaba laigu talagay ❤
@honeydol3543
@honeydol3543 4 жыл бұрын
Wayowayo wallahi its old song wallahi😪😪😓😓
@abdulaahixasan7642
@abdulaahixasan7642 Жыл бұрын
Team 2023😃🥰
@Queenfatma-qc3ip
@Queenfatma-qc3ip 9 ай бұрын
😂😂😂❤❤
@Mohamedamin123Minkey-mo7fn
@Mohamedamin123Minkey-mo7fn 7 ай бұрын
Sorry we are in 2024😂😂
@user-xw7hh7rx3y
@user-xw7hh7rx3y 7 ай бұрын
2024
@Ibraahim678
@Ibraahim678 7 ай бұрын
25,1,2024
@Cayuush8606
@Cayuush8606 7 ай бұрын
2024😂
@sdqs6542
@sdqs6542 4 жыл бұрын
✊Ma iska xummo. Waa soo Yare dhaweysay sxb rose cade. Keep it up laa Dheere yaalka 😍tolka ♥️H.B.G ☠️
@kezzaibra1433
@kezzaibra1433 3 жыл бұрын
Nice video,nice audio, song thank-you so much Najma I,love somali music🇺🇬🇺🇬🇺🇬from Uganda
@zaki-rd6jv
@zaki-rd6jv 2 жыл бұрын
Kale ssebo 😁😂
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Boqorka koobiga barteeda ayaad dhigteen intaad hees qashin soo qaadi laheed soo cusbooneysii kuwa qiimaha leh 👌👌👌👌👌👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎧🎵🎶
@user-vj1td3iu4m
@user-vj1td3iu4m 3 ай бұрын
Tem 2024 alle danbegena ha dhafo in.a janada noobaln ah in.a ❤😢
@ahmedzupery8171
@ahmedzupery8171 4 жыл бұрын
Ubaxa muqdisho Ayaa hta so baxay👌
@sharmamoha9220
@sharmamoha9220 4 жыл бұрын
Y3A production muqaal dubaha ugu wangzan wadankena hore usoco prothers❤
@husseinolow4911
@husseinolow4911 4 жыл бұрын
Sharma Moha best of all
@Kingciska4
@Kingciska4 9 ай бұрын
Sxb ma no shahay😢😂
@philipilamo7255
@philipilamo7255 4 жыл бұрын
Heestaan caawo ayaa kow arkooya lkn waa ogahay in horey loo qaaday caadi maha roose cade🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥✌️✌️✌️
@saabiriincabdi1974
@saabiriincabdi1974 2 жыл бұрын
Like hailadhaafin abwe iyo abyo
@MaxamedAnwar-mh9pw
@MaxamedAnwar-mh9pw 7 ай бұрын
Team 2024❤😂
@abdiqanimuse1870
@abdiqanimuse1870 4 жыл бұрын
ninkaan iyo dayax iney isku qaab yihiin qofkii ila arkey like dhac kusiii
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Ha irdhoobinoo umal ha qaadin.. iimaanka deeqda ha ilmaynin😍
@cjmunirofficial2802
@cjmunirofficial2802 4 жыл бұрын
Allah nigu darshe like isiyaa walalyaal
@hdsportshighlights2857
@hdsportshighlights2857 4 жыл бұрын
lipx
@maryanhirsi5737
@maryanhirsi5737 4 жыл бұрын
Cj Munir official Yes I give like
@UnasSuleiman-qc5gh
@UnasSuleiman-qc5gh Жыл бұрын
If you are here 2023. ,put like❤
@mohamedameen4439
@mohamedameen4439 4 жыл бұрын
xasuustii sahra axmed jaamac allah yarxamak😭😭😭
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 Жыл бұрын
Hees wa dhaaftay fanaankey Rose -13-5-2023 dhagesanoya ano shaqa jooka hallow inta ika danbeso Codka 100% Stylka 100% Barteeda dhigteen horey usocdaa dadki fanka Muuqaalka 100% soomaliya soo celin lahaa
@khadarkayse3610
@khadarkayse3610 4 жыл бұрын
Heestan waa hees Qaraami ah Waxa wada qaadi jiray alle ha u naxariistee Sahara axmed jaama iyo Xasan diiriye
@apdilaahihanafi4155
@apdilaahihanafi4155 Жыл бұрын
2023 still watching🤐
@fankacdy2788
@fankacdy2788 4 жыл бұрын
Anpa idima ilaawin wllyaal ❤❤
@faysalsaxane3921
@faysalsaxane3921 5 ай бұрын
After 10 million views rose cadde legend❤
@isileewaaye8020
@isileewaaye8020 5 ай бұрын
Aad iyo aad 😂
@iqriishpbelove65
@iqriishpbelove65 4 жыл бұрын
Yees hes Aad iqancusay codkina MCN m.a hori usocda🌹🌹
@qabacinohofficial9695
@qabacinohofficial9695 4 жыл бұрын
Sxp rose cade io y3A production noso cusboneyziya heesti wajiyal isxasuusta
@innaHussein
@innaHussein 4 жыл бұрын
Wlee wad ka baxsaty fanakena
@mahaddaacad9444
@mahaddaacad9444 4 жыл бұрын
Subxaanaka Yaa Cadiim Muuqaalkaan Waa Iga Gadanyahay, Xaada Nuura Caadi Ayaan U Arkaa, Sidaas Ay Tahay 480P Ayaan Ku Daawanyaa Bal Qayaas HD Hadaan U BADALO🤔🤔 Ninka Duubay Gacantada Allaha U Barakeeyo Caadi Maha💯👏 Heesta Iyo Muuqaal Cajiib Ah🙏
@sihaamxasan4555
@sihaamxasan4555 4 жыл бұрын
D99ww
@marcojeyte4142
@marcojeyte4142 4 жыл бұрын
Obi Maikale Nuucan Maa Eheed 😁😂
@nuuneomar4593
@nuuneomar4593 2 жыл бұрын
I'm from Alians 🇱🇨and i love this Song (All my heart)
@velayatiomar963
@velayatiomar963 2 жыл бұрын
invite me there
@lilzaakirgamer6695
@lilzaakirgamer6695 Жыл бұрын
😂😂😂
@mohameddeeq1174
@mohameddeeq1174 4 жыл бұрын
Anigu waxaan la yaabanahay, magacyada, Najmo Rosa!.
@farhiyomahamed8015
@farhiyomahamed8015 4 жыл бұрын
6mar wan so bilabay ayado i dhaman cadi mahin 2daba wey cod macanyihin 😗😍
@kingcksomalichannel2865
@kingcksomalichannel2865 4 жыл бұрын
Yarkan cudka dayax dalnurshe ayuu leyahay🙏
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
Wlhi markii hore isagaa igu soo dhacay
@iqdhiblaaweofficiall2733
@iqdhiblaaweofficiall2733 4 жыл бұрын
Wale cod baa ku dhamaaday halkeedi baad dhigteen heesta xidigaha muqdisho horey usocda🙌🏿🙌🏿
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 Жыл бұрын
Ruuxan arkaba adiga ma moodin😢 what a song ♥️🔥Team jcyl ♥️side tihin 😅
@xaawocusmaancanaan
@xaawocusmaancanaan Жыл бұрын
,, mom too
Rosso New Song  |Alam Dheh|  Offcial Music Video  2018
4:48
Curubo Films HD
Рет қаралды 4,6 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 532 М.
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,6 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25
Kaafi Studío
Рет қаралды 5 МЛН
Fadxiya Kabayare DHAKAC DHAKAC 2017 Officail Vedio London Uk
8:52
Fagadhe Show
Рет қаралды 5 МЛН
Cabdi Curiye & Arawelo - MIYUU NOOLYAHAY JACAYLKU
5:27
Haataf Abdi
Рет қаралды 9 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 12 МЛН
Heeskii Haraad
6:35
eyeforaphoto
Рет қаралды 8 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН