Sagal Haldhaa | Heesta Bixiso | Xasuustii Khadra Daahir Cige

  Рет қаралды 950,857

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Ereyada: Cabdi casiis dakhare
Laxanka: Axmed cali cigaal
Xasuusti: khadra daahir cige
ASTAAN MUSIC
2023

Пікірлер: 277
@Abdikadirabdullahi-rh8tc
@Abdikadirabdullahi-rh8tc 7 ай бұрын
Waaaw waaaw this is another level allaa ya cizak very nice song, sound, music and beautiful women may god bless you and our legend khadra daahir Allah yarxam ❤
@maslahmohamed234
@maslahmohamed234 9 ай бұрын
Waaaw caleyk caleyk Hees iyo Bar 🎉❤
@ApdiqaadirMaxamed-rm3ck
@ApdiqaadirMaxamed-rm3ck 8 ай бұрын
Heesa hooya qaado waan u ogaalahy inaantan sababta oo ah waxay dhigtay xalkeedi
@abdirahmanelmi8172
@abdirahmanelmi8172 9 ай бұрын
Allah yarxamu khadra dahir.
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 3 ай бұрын
Axyaa Cod macaan , Maashaa Allaah.Astaan Mahadsanidiin 🎵🎵🎵🎵
@AbdullahiIsmail-vc7we
@AbdullahiIsmail-vc7we 4 ай бұрын
Waa bixiso oday oo adoo bari guntiis jira weeye ee ma aha beri adoo beri guntii jira
@ABdolazezNasr
@ABdolazezNasr 7 ай бұрын
Masha allaha ❤️
@truthinyourface7345
@truthinyourface7345 9 ай бұрын
Reer waqooyi Alleh ha barakeeyo
@AbdiAhmed-y1c
@AbdiAhmed-y1c 6 ай бұрын
The best song
@abdirisaqalicabdullahi3188
@abdirisaqalicabdullahi3188 Жыл бұрын
Heestan markay soo baxday Waxaan ahaa dhiganayey jamacadii somaliyeed ee lafoole muqdisho galabta ayey dib usoo raadiyey Allxm maanata waxaan ahay Aabo kunool magalada London xusuuus baad igaliseen dhalin yaro ilaahay dalkeenii oo dhan nabad ha inooga dhigo anaga waxaan soogaadhnay dalkeena oo nabad iyo barwaaqo ah nabad ahaada Aniga waxan dhagaystay 1989 kii idinka 2023 baad daawateen wakhti dheer Maşallah
@mceeri7238
@mceeri7238 Жыл бұрын
Imisadii Bay Ahayd 1978 Mise 1980 Gii ?! Koley Murtida Heesaha Somalida 1970-1985 Bay Ahayeen
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 11 ай бұрын
Si dhab ah uma xasuusto xiligii ay ahayd 78-79 ayaan qiyasayaa, waxay ka mid ahayd sheekadii sheeko baraleey ee uu curinteeda lahaa Abwaan Cabdiqafaar Ciise Cagoole ee uu u bilabay saxiibkiis Cabdiwali Faarax Jamac. Taas oo ay ka qayb galeen ilaa 16 abwaan. Heestaan waxaa curiyay AUN professor Abwaan Cabdicasiis Sheik Ismaaciil Daqare oo lahaa heeso badan ee uu Cigaal qado sida meey dhiman Suleekhoo. Professor ka aad ayuu u jeclaa qabka laxamada Cigaal u sameeyo taas oo kamid ah sida cajiibka ah ee u dhisay laxanka heestaan iyo qaabka uu music ahaanta u dhisay waxaa ka dareemaysa sida uu aleenta cuudka uu ugu laxanka iyo Codka AUN Khadra Dhool. Waxaan si dhab ah uga shekaysanay 84tii markaykan anagoo jogna abwaan Cabdiqafaar anagoo arday ah. Aad ayay iga shekeyay qisada abwaan Cabdiwali.
@mohamedalfa2044
@mohamedalfa2044 7 ай бұрын
​@@mceeri7238 1989 Baan dhagaystay!! He said finish and kalah😂
@abdullahihersiisse3583
@abdullahihersiisse3583 2 ай бұрын
inuu biligta karameed maxay ka wadaa?
@FareeyAgay
@FareeyAgay 9 ай бұрын
Anaa qadi karo🎉
@qalishukri1645
@qalishukri1645 5 ай бұрын
Asc Maansha Alaah khadra Daahir Alha u naxriisto Waan jeclhy heesaheeda ee fanaaniinta iska daayaan Sagal ayaa u Qalnta wali wax metla khadra waayo codmacaan oo degn bey leedhy Habo Alha ku xafido Heesaha degn ee khadra kugu soo baxi
@bushaarsaleebaan6359
@bushaarsaleebaan6359 Жыл бұрын
Waaaaw waa cajiib waa fanaanad dhamaystiran anigu waan saxay
@caadilsheikhmussa-gw2jg
@caadilsheikhmussa-gw2jg Жыл бұрын
Baal Dabyli Sidatiyo waxaan ahay Badweyn Ruux baaxa Degeyse Allahayow Jid II Buxi,, Cabdicasiis Dakhare
@medsaid357
@medsaid357 Жыл бұрын
waaw cood dahablay sagal haldhaa hambalyoo oo horey u soco walalo
@ismailfarah5791
@ismailfarah5791 7 ай бұрын
Macha-Allah
@AbdikariinMaxamed-j7u
@AbdikariinMaxamed-j7u Жыл бұрын
Aad iyo ayaad u fiican tahay waad ka baxday good lafe
@1972543
@1972543 4 ай бұрын
Waa bixoso oday …Khadra dahir ..Allah naxaresto
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 Жыл бұрын
Waaaah waah yaa sagal haldhaa iyo xasuustii khadra
@cabdigermanychannel1600
@cabdigermanychannel1600 24 күн бұрын
Wow inantani hees ka mid ah heesihii Khadra Daahir AHN, ee aan aadka u jeclaa bay halkeedi dhigtay. Mahadsanid walaal
@IsmahanAbdulle-t3o
@IsmahanAbdulle-t3o Жыл бұрын
Mansh Allah in abdisamed hore u soco habaryer❤
@abdirahmanabdulahi3668
@abdirahmanabdulahi3668 Жыл бұрын
Yaa Salaam. codkii Khadra Dahir Cige . allow kuu naxariiso.
@najibwerar6117
@najibwerar6117 Жыл бұрын
Erayadi cabdicasis sh ismael Naxiyadi ustaad xudeydi Luuqdi khadra dahir khadra(dhool) Waa hees aad umurti iyo muunad culus inanta yari way dadashay wan bogaadinaya
@durguf3993
@durguf3993 Жыл бұрын
Waaw Erayadii Aun ustaad Abdicadiis Daqarre iyo Laxanka waxaa wada lahaa A Bagaag iyo Osman love Dhamaantood Aun.
@dhardhaar
@dhardhaar Жыл бұрын
Qurux iyo cod isla heshay keep up adeero
@KhadarAhmed-tr1lp
@KhadarAhmed-tr1lp Жыл бұрын
Caadi maaha. Wow wow wow
@Editz_speed
@Editz_speed Жыл бұрын
Mansha Allah hooyo ilaxumi ku ma aragato waxaada ixasuusey waayo.wayo sidaada dhaqanka u haayeso qurux iyo daganaan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@AbdirahimAbdullahi-ou1wx
@AbdirahimAbdullahi-ou1wx Жыл бұрын
Quru cod iyo daganaan ayaa loo hibeey miss haldhaa masha allah heesaha jawiga dagan weey ku fiican tahay waana muhiim in fanaanku garto luuqdiisa iyo laxamada uu ka adag yahay weey kumahadsan yihiin macalimiintii soo tababaray haldhaa
@noura9591
@noura9591 Жыл бұрын
ماشاءالله 😍😍😍 استمري
@kaderabeib3493
@kaderabeib3493 Жыл бұрын
Maansha allaah sawtul caafiya allaah
@fardowsaabdirisaaq9894
@fardowsaabdirisaaq9894 Жыл бұрын
Mansha allah habo
@hodanhapiofficial6627
@hodanhapiofficial6627 Жыл бұрын
Eryadii Cabdicasis Dakhare laxanka neh wa Ahmed Cali cigaal❤ hore u soco
@FouedAhmad-lf7yx
@FouedAhmad-lf7yx 11 ай бұрын
Sagal haldha Indhaheda aya qalbigayga taabta walahi
@mohamedyusuf1386
@mohamedyusuf1386 Жыл бұрын
WA fananad wlhi sagal go go fanka adiga ku bahan
@ismDirir
@ismDirir Жыл бұрын
rntii aad aad baad ugga tahay allah yarxama khadra daahir
@Saydika101
@Saydika101 Жыл бұрын
Cod iyo qurux MASHA'ALAAH from afmadow jubaland SOMALIA 🇸🇴 ❤❤❤❤❤
@dhiisaldhisalo6022
@dhiisaldhisalo6022 Жыл бұрын
awow waxay sificaan ixasusisay mano khadar allah yarxamu runti sifican bay uqaday wax khalda kumahayo erayada way saxday keep going sister
@Mohamed-n5j1z
@Mohamed-n5j1z Жыл бұрын
Way iga yaabisay. Khajilaad, qurux, cod, hanaan. Haldhaa dheh❤
@SucdiYusuf-o1s
@SucdiYusuf-o1s Жыл бұрын
Mashalaah habo hore usoco
@nimcoabdullahi3060
@nimcoabdullahi3060 Жыл бұрын
Mansh Allah habo❤❤❤❤
@libanmohamedaxmed2359
@libanmohamedaxmed2359 Жыл бұрын
Woooow codka 👍🥰
@Dhagacadde_10
@Dhagacadde_10 9 ай бұрын
Ereyadii Cabdicasiis Dakhare iyo laxankii Axmed C Cigaal waa hees weyn. Si heer saraysa ayay u qaadaysaa gabadhan yar ee Sagal hibo fannaanimo ayaa ka muuqata inaysan gudhin ayaynu u rejaynaynaa.🙏
@AbdirahmanGelle-v9k
@AbdirahmanGelle-v9k 4 ай бұрын
Xxx hargaysa
@abdulrahmanmoha3424
@abdulrahmanmoha3424 Ай бұрын
Laxanku waa xudeeydi AHN
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md 4 ай бұрын
Habay ilahaw u naxariisto
@miicadsiciidcabdulahi4143
@miicadsiciidcabdulahi4143 Жыл бұрын
Inantani booskii #Hooyadii jacalka wey noo buuxin kartaa
@abdirizakjama1896
@abdirizakjama1896 Жыл бұрын
aad ban u jec lan laha in aan hestan ay so qadi lahayd yurub geenyo waa hesaha ee aan khadra dahir ugu jeclahay hesaheda alle ha u naxariiste aamin 🤲🏾
@mumtaazabdulqadir6624
@mumtaazabdulqadir6624 Жыл бұрын
Ax yaa sooda Siman abdisemed❤❤❤❤ halkaaga kasiiwada🎉🎉🎉🎉
@kg6987
@kg6987 Жыл бұрын
Qurux iyo cod ✅
@fardowsaabdirisaaq9894
@fardowsaabdirisaaq9894 Жыл бұрын
Mansh Allah Sagal Abdisamad Alaha kiubarakeeyo codaka❤❤❤
@m.c.birish2125
@m.c.birish2125 Жыл бұрын
Mashalaah habayar hore usoco ❤❤❤❤
@MakoAli-q3u
@MakoAli-q3u Жыл бұрын
Mansh Allah habaryar si qurux badan❤❤❤
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 Жыл бұрын
Waaaaaaaaaaw msh.alaaaaah
@nurtaabdullahiomar8125
@nurtaabdullahiomar8125 Жыл бұрын
Waaw waxaasaa cod kaa ah❤ keep goin 🎉
@fadomaabdihassan7876
@fadomaabdihassan7876 Жыл бұрын
Mansh allah❤❤❤🎉🎉🎉
@HoyoFadumo-e1j
@HoyoFadumo-e1j Жыл бұрын
Mansha Allah quxux iyo Edeba hooyo halakaa ka sii wada barateedii.baadadhigatey❤❤❤🎉🎉🎉
@FatumaAhmedMuhamed
@FatumaAhmedMuhamed Жыл бұрын
Mansha Allah 🎉🎉🎉❤❤❤
@iltiredoualedirecteur
@iltiredoualedirecteur Жыл бұрын
Allah unaxaristo kadra dahir
@nurtaabdullahiomar8125
@nurtaabdullahiomar8125 Жыл бұрын
Keep goin Habo waaw sawtu raxma🎉
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 Жыл бұрын
Ajaab wow. Nice and cool 🕺🏿
@Miicaadyare
@Miicaadyare Жыл бұрын
Nuuradiin Masha Allah Halkii Xudeydi iyaad dhigtay,daauud Oo tumaya iyaan dhegystay Laakiin Turkooyinka Xudeydi Bixinayo iyaan aad u jeclaystay AUN Labadoodaba.
@abdirashidyusuf6055
@abdirashidyusuf6055 Жыл бұрын
😊
@cigeoch23
@cigeoch23 Жыл бұрын
Dadki hore inay ka nooshahay ayaa la modaa ka shekee siday heesaha u wada saxayso keep going sis
@AbdiEgal-wl5iq
@AbdiEgal-wl5iq 11 ай бұрын
Daaaamn she madet it..reminds me KHADRA DAAHIR CIGE AUN ❤
@joumalaalameli375
@joumalaalameli375 7 ай бұрын
شو هالجمال صوتك كثير حلو .موفقة ان شاء الله واشوفك يارب اشهر مطربة❤
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Жыл бұрын
Sagal waa gabadh cod macaan. Sidii mama khadra ayeey saaxadda uso galeeysaa ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmangeelqayilay211
@abdirahmangeelqayilay211 Жыл бұрын
Sagal haldhaa codkii iyo quruxdii❤️ deginida iyo siday ugu taagtaagsanayso baa cajiib ah
@aliabdalla8647
@aliabdalla8647 4 ай бұрын
Sagal haldha🕺❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@calijaamac7994
@calijaamac7994 Жыл бұрын
Inantani heesta si fiican ayey u soo xafiday erayadeeda iyo laxankeedaba maasha Allah hore usoco .❤❤❤
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Жыл бұрын
Khadro Daahir cige allaha u naxariisto
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 Жыл бұрын
WaaaW Sagal Heesta Ay Qaadayso Wali Cid Soo Qaaday ama Ku Dhici Kartaa Ma Arag Awood Sheegasho Faneed Ayay Ku Soo Gashay Fanka Wana AUN Khadra oo Yar Horay u Soco Huuno 🥰
@ilhamyusuf1779
@ilhamyusuf1779 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤Masha alaha hawo horaya usoco
@fatiabdiqani7902
@fatiabdiqani7902 Жыл бұрын
Maxaa murti kudhugan hesaha Khadro masha allaah ❤ Sagal Haldhaa na masha allah abayo il xun kuma aragto 💓💓
@sureyaali1743
@sureyaali1743 Жыл бұрын
Mashalah hobo qurux hore usoco❤❤❤❤❤
@abdillahiaden1622
@abdillahiaden1622 Жыл бұрын
Mashalla Mashalla Cod aad u fiican iyo music aad u heer sareeya, Mahadsanid
@mohamedhusseen8427
@mohamedhusseen8427 Жыл бұрын
Sagal beautiful voice and style thanks Xasuus My best singer song Khadra Daahir AUN, Daawadayaal Hadaad Khadra Jeclayd Suulka sii
@mobillionblack
@mobillionblack 11 ай бұрын
She so damn fyne! Masha-Allah
@mayrancatoosh9930
@mayrancatoosh9930 6 ай бұрын
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Жыл бұрын
HEESTAN IN MIDHAHEEDA AY SIDAA U SAXDO. AYAA AMAZING AH. NO ONE ELSE CAN DO THAT. SAGAL IS AMAZING
@abdiasis2428
@abdiasis2428 Жыл бұрын
Sagal Haldha waa fanad aad u da'ayar oo cod iyo quruxba leh 😊❤
@ayaanleshire9907
@ayaanleshire9907 Жыл бұрын
Masha allah Sagal codkeed waa Cajiba inayar oo dhiri galina ayaa u bahantahay Isha allah waya kasoo muuqan todontaa meelo badan waanay ku mahadasan yahy Astan TV
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Fanaanadaan hees baan u hayaa gaarsiiya
@engmohamedbirimo1019
@engmohamedbirimo1019 Жыл бұрын
Ya salaam, axsan sawt 👏
@ahmedqureysh1183
@ahmedqureysh1183 Жыл бұрын
Muncha allah sagal haldhaa hore u soco
@gulledawliyo1095
@gulledawliyo1095 Жыл бұрын
Awood sheegasho Badheedh ah baad noola timid sagaleey huuno ❤❤❤ Maansha Allah 😊
@Amiira-x7s
@Amiira-x7s Жыл бұрын
Fint röst jag gillar den 🎉❤
@abdihussein8927
@abdihussein8927 Жыл бұрын
❤❤mansha allah qurux badan❤❤
@zakirushka3189
@zakirushka3189 Жыл бұрын
3 times baa lbadaly heesta music geedu Waa Waxkle
@saidabdallemusse7750
@saidabdallemusse7750 Жыл бұрын
Haldhaa 👸👑🥰 keep going sister
@dreamtravel8919
@dreamtravel8919 Жыл бұрын
AHU Habo Khadra daahir cige 😢
@Gdmagan007
@Gdmagan007 8 ай бұрын
What lovely memories from an old friend Khadra D Egeh [ AHUN] Affi Wiilwaal
@yong8238
@yong8238 Жыл бұрын
Låten e bra 😇
@mohamedabdirahman2759
@mohamedabdirahman2759 Жыл бұрын
Great ! Thank you
@maxamedyariisow6483
@maxamedyariisow6483 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto hooyo qadra daahir 😢❤
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 4 ай бұрын
Daruyadii salan sare from degmada GOLDOGOB
@fatemehnorouzi614
@fatemehnorouzi614 Жыл бұрын
❤❤صصص ماشالله
@daudmohamed3998
@daudmohamed3998 9 ай бұрын
Sagal haldhaaaa best signer ❤
@MaryanMohamud-j4i
@MaryanMohamud-j4i Жыл бұрын
Mashalah cod qurux badan❤iyo xishood sagal haldhaa ❤
@herssihailoula8249
@herssihailoula8249 Жыл бұрын
Thanks SAGAL , so beautiful .
@KhalidMahdi-s7g
@KhalidMahdi-s7g Жыл бұрын
Alaylehee jidhka iyo qaabka inbadan waan kumirqaanay hore usoco gobeey
@horijoogmedia
@horijoogmedia Жыл бұрын
Masha allaa cod iyo laxanka wax walba waa dabiici dhagaha u roon fankii la yaqan mas raxyada san oo kale fanka Ha lagu soo caliyo
@yassinismail2176
@yassinismail2176 Жыл бұрын
Yaa yaqaana qisada ay ku soo baxday heestani. Anigu waan aqaan. Xudaydi iyo oday ay guri ku wada jireen iyo gabadh u shaqayn jirtay. Oday ga uun baa tiiyarayd ka helay, ileen ta yariba odayga wiilkiisa ayay jeceshay. Sodog baad ku bilantaye yaan jara ka boodada baaqeedu kula tegin. Laxanku waa xudaydi
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 Жыл бұрын
Maanshaa Allaah GABAR XAWAADLE QURUXDAANA WAA DHAXAL REER AYEEYDEEY XAWAADLE MAXAMED & WAA BOQORADII BELEDWEYN ALLAHAYOW🌟🌟🌟👸🏽👸🏽👸🏽👸🏽🥰🥰🥰😍😍😍😇😇😇🤩🤩🤩🥳🥳🥳🔥🔥🔥🔥🔥💯💯💯❤️❤️❤️
@niyaaladem
@niyaaladem Жыл бұрын
Who asked you her qabiil😏??? Soomaalinimo makugu filnaan weeyday? Heesaha ay qaadeeyso oo dhami waxaa leh fanaaniin aad iyo aad Soomaaloo dhami jeceshahay. Hankaagu ha dhaafo qabiil.
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 Жыл бұрын
@@niyaaladem Qofku Qaraarku ku hayo QABIILKA waa Adiga 💯👌🏾Ee ma inay Gabar Dhalad👸🏽Xawaadle tahay baad u diidi kartaa🤣. QABIILKU WAA LI TACAARRAFUU IYO DHALASHO WADAAG LA ISKU AQOONSADO Ee QARAARKA JOOJI. KALANA BARO QABIIL & QABYAALAD MACNAHOODA ISMA LAHEE MAANGAAB BAA TAHAYE, OO STOP ✋🏾 QARAARKA QABYAALADIISTENIMADAA MS. BULLY PU** ***T🤣😂🤣😂🤣😂
@Abdikadirabdullahi-rh8tc
@Abdikadirabdullahi-rh8tc 7 ай бұрын
Kadaa fanka qabiil fanku qabiil malahan .Adu hadaad heesaha qabiil udhageysato anagu waxaan udhageysana wa lahjadeeni afka somalinimo .
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 6 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН
Khadra Daahir Ahun & Cabdiqaadir Bagaag Ahun | Heesta Gabaldaye  Kaban
10:44
waan ku furry iga har gabar cadaado
33:54
nuurto cali
Рет қаралды 3,1 М.
Khadra daahir ♥ ( SiDa Laama LowShaHa ) by F_Torres
6:50
Fernando Torres
Рет қаралды 897 М.
Qaaci Show Djibouti 2024| Najma Nashaad |  xasusuti saynab cige  jahwarerka cashaqa
6:47
Hirut Teklehaimanot | Heesta Kalgacayl | Xasuustii Hibo Nuura
9:03
Astaan Music
Рет қаралды 400 М.
MISKIIN TAJIRAD AH/WAA QISO AAD LAYAB ULEH!!@sawdamqaalib
1:19:47
Sawda Qaalib
Рет қаралды 37 М.
Find The Real MrBeast, Win $10,000
0:37
MrBeast
Рет қаралды 98 МЛН
Дочка поразила СВОЕГО ПАПУ! 😮
0:25
КиноСклад
Рет қаралды 1,4 МЛН
Курьер привёз необычный заказ #shorts
0:20