No video

Khadra daahir ♥ ( SiDa Laama LowShaHa ) by F_Torres

  Рет қаралды 879,258

Fernando Torres

Fernando Torres

Күн бұрын

BeyLuxe GrOuPka Qarxiska Bahdilka Iyo Karbaashka

Пікірлер: 372
@mohagurbe5617
@mohagurbe5617 4 ай бұрын
Cawa waa habayn Axada oo ay tarikhdu tahay 21/4/2024 wan muxibays nahay waxan joga qaxootiga Dhadhab bufis ban ujoga waxan ahay nin dhalinyaraa oo jamacad kaso dhameyay Somalia heestan waxay Ixasusisa xiligi schoolki dugsiga sare Oo aan aad ujeclaa Gabar an isku fasalnahay ismanan calfan nolashu waa hayaan hadba meel bay kuu raraysa balse xususuha waa lanolanaysaa love ta haila dhafin hadad iga danbayso 🫡❤️
@aasiyaaxmed446
@aasiyaaxmed446 4 ай бұрын
Hada sethy huno 😢
@MaahirBarre-fn2fn
@MaahirBarre-fn2fn 3 ай бұрын
Huno kwrn nolosha😢
@liibanbarre8881
@liibanbarre8881 3 жыл бұрын
Cawa waa habin talado sogalee 19 /6 /2021 Oo ciidol adxa biri 1 tahay waxan kaso hadla Wadanka uganda gar ahan kambala kisenya Anoo kaso ganbaday bandow karona Oo bufis walan ihayo waxan xasostaa Gabadhii aan dunida ojeclaa oo calafka Inakala geyay nastexa wlhi wali wan jeclahay Inkasto xas noqotay oo eytahay hoyo mel dagan Oo konol filan aninah cawa waxa ey igo qabatay Uganda adunyo wa isko saas qofkii igo adanbeya oo arko farinteyda fadlan iso docey in ale ii sahlo Fisaha uk oo an sogaa ✋✋
@fadumoali1157
@fadumoali1157 2 жыл бұрын
Amiin yarabi
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 2 жыл бұрын
Rabi ha ku sahalo
@ziza17
@ziza17 2 жыл бұрын
Ilaaahay haku sahlo
@libanhasan4746
@libanhasan4746 Жыл бұрын
Thanks asxb ilaah waa ii sahlay caawa waa 14 /11/2022 waxaan kaso hadlaa birmingham uk alx
@zaakhir
@zaakhir 4 ай бұрын
libaax ilahay haku saqiro howlahada inshallah.hadad uk joogtana guul iyo horumar ayan kurajaynaa marna ha is dhiibin oo madaxaga hoos hageynin libaax.
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh 2 жыл бұрын
Sida layli Geediya oo loo rararey hayaan dheer amaliiga socdkiyoo layndada ma daayee" Emotional and Romantic song✌👀 Allah Yarxamak Mama Kadra dahir 💛💛❤
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 Жыл бұрын
Amiin allow u naxariiso 🥲Markaan dib u noqon ayaan ddhagaystaa
@abdinurseefka
@abdinurseefka 5 жыл бұрын
Heestaan musigeeda mahan mid eey isku dayi karaan ineey tumaa muusishin walbo Fantastic Seefka from Minnesota 2019
@iimaanhassan8095
@iimaanhassan8095 5 жыл бұрын
Heestaan aniga oo yar ayaan jeclan jeray mesha ay ka baxayso waan istaagi jeray afsomaliga waa hodon walhi ilahay waxa uu nagu manaystay luqad xigmad iyo murti ka buuxdo waching 2019🎧🎤
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 3 жыл бұрын
Suwytaa istaagi Jidhay Miyaa
@user-bx2ug1ld7o
@user-bx2ug1ld7o Ай бұрын
Hees lama oran karo akhyaa sawtu rahma Rabbi ha u naxariisto khadra daahir cige Borame jano 9:00Am habeenimo khamiisa 2024.
@FarhiaMoha-wh6eu
@FarhiaMoha-wh6eu 4 ай бұрын
Who watching this year 2024🎉
@Amuun13
@Amuun13 3 ай бұрын
Me!
@Abrahanu
@Abrahanu 3 ай бұрын
Me 😂😂😂
@Apokor.hussein
@Apokor.hussein 2 ай бұрын
Me 😂
@OumaimaOogle
@OumaimaOogle 2 ай бұрын
Me 😂🎉
@abdirahman6263
@abdirahman6263 Ай бұрын
Me wllhi❤
@shiineakhyaar2714
@shiineakhyaar2714 3 жыл бұрын
2025 qofka dhagesanya xagan farin igu reeb inzha allah waa,inoo xiligaa aan soo shegnay👍👍
@ilkacase2143
@ilkacase2143 Жыл бұрын
Allh nabad iyo baraaro hanagu gaarsiyo wll
@certifieddinar3648
@certifieddinar3648 Жыл бұрын
ilhay ha na gaadhsiyo 2023 baanu maraynaa wali
@certifieddinar3648
@certifieddinar3648 Жыл бұрын
@@ilkacase2143 ammin
@saciidabdi355
@saciidabdi355 Жыл бұрын
2023 lamaraa libax 2!year
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
After 2 years kadib inad nooshahay soo sheeg Lol😂 2023 baa la marine.. inshaAllah Alle Cimri dheer &caafimaad hanagu gaarsiiyo 2025🤲🏽
@beerqaboje4736
@beerqaboje4736 3 жыл бұрын
Hargeisa. Habeen isniina 20-Sep-2021 goor sheegtaduna tahay 10:35pm. Habeen xusuus kuleh hayaankeeyga dhalinyarinimo ayan dhageysanayaa mama khadra dahir cige (Boqoradii heesaha jacaylka). Allah ya baarik maamo qaali.🤲🥰❤️
@subscribemeplease9981
@subscribemeplease9981 5 жыл бұрын
2004-2005 memmory ikraan-iyo mukhtar Addis Ababa hees eeyi aad eeyi udhaagsan jiriin. iyaadi heesti mataanteedi geed qaari. beautiful memmory and crazy life. I am listening 2019 first time again
@barwaqohaji4529
@barwaqohaji4529 5 жыл бұрын
And meeee
@scwscw3047
@scwscw3047 3 жыл бұрын
Hada xageeee jogta bro
@ilwaadsiciid9174
@ilwaadsiciid9174 8 ай бұрын
ALLE HAW NAXARIISTE KHADRA QULUUBTA DADKA BAY KA HADLAYAAN HEESAHEEDU😢❤
@Asadprodcast
@Asadprodcast 5 жыл бұрын
heeskan wa qaybkamid xasuusihi aaabahay khadra daahirna waa qofka kaliya ee an fanka somliyeed an kajeclahay
@adams9307
@adams9307 2 жыл бұрын
Wax kasta sidaas ayay u qurux badnaadaan sida heestan markii qofkasta xirfadiisa la yimaado erayadii abwaan mustafa sheekh cilmi from b/weyne laxanka abwaan siciid xarawo from hobyo codka khadra dhool from hargeysa
@Yasminna_mohhha
@Yasminna_mohhha 8 ай бұрын
2/1/2024 Old but gold Sida La igu weynyahay Lurku igu raran yahay 😢
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 8 ай бұрын
still listening 2024 ❤ ilahy ha unxriisto khadra daahir 🤲🤲
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 8 ай бұрын
Aamiin aamiin She’s One of the best Somali Singer’s Of All Time Maamo Khadra Daahir Cige Allow Kitaabkeeda Midigta Kasii 😢❤
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 8 ай бұрын
@@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 aaamiin amiin aamiin yaa rabbi
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 8 ай бұрын
@@SalmanOmar931 Aduun Waxba kama hadhaan Alle inagana waxii Khyr leh haynagu arsaaqo 👏
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 8 ай бұрын
@@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 amiin amiin aamiin sxb aduun dhamaa ddkii wnagsnaa dhamaade ina gumeed iyo in xun ayaa isu soo hadhy
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 8 ай бұрын
@@SalmanOmar931 😫😫 qolfoof ahaan Ayaan u joogna anaguna, Shp Wa sidaad shegty
@abdisalanmaxamed611
@abdisalanmaxamed611 2 жыл бұрын
Labxadayda beerkiyo Hadaanan laabta kugu qaban Noloshay laciiftee. Waa isku dhul dhig halka ugu saraysa Allow dadka wax jecel u fududee in aad qof jeclaataa way fududahay ee in uu kaa aqbalaa adag🖤
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
قطره طاهر ابدعت ما شاءالله ... صوت جميل واحساس جميل ربنا يحفظك
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 2 жыл бұрын
ويحفظك يا باشا
@samatarismail1718
@samatarismail1718 7 жыл бұрын
Erayada heesta qarkamida macanahooga laamalowsha = geed dheer magacii oo ka baxa buraha laba lagdooda = la rafaada lurka = dhibta labxada . laabta layli = owrka yar een wali rarka baran hayaan = geedi dheer laqanyada = qalbi jab ama shay aad si ku noqoto liiga = labka garanuugta afkaga hooyo baro
@nimcodheemandhalgobeed2947
@nimcodheemandhalgobeed2947 7 жыл бұрын
Samatar ismail 👏👏👏👏👏👏👏👏👏 waad asiibtay
@samatarismail1718
@samatarismail1718 7 жыл бұрын
Nimco Xasan mahadsanid wll 🙋
@mohamedhusseinfarah7517
@mohamedhusseinfarah7517 7 жыл бұрын
Samatar ismail mahad sanid walow laqanyada aad hareer maryay
@abdiftaahomar6544
@abdiftaahomar6544 7 жыл бұрын
Samatar ismail mahad badan sxb
@hafsaahmed1514
@hafsaahmed1514 7 жыл бұрын
Samatar ismail afkayga hooyo wan Aqaan lakin khadro dahir ma fahmin
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 7 жыл бұрын
Reer waqooyi funka iyo sugaanta waa # 1 salaam from puntland❤️.
@abdullahiadan5644
@abdullahiadan5644 7 жыл бұрын
Mo Haji siilka hoyadaaa
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 6 жыл бұрын
Abdulahi Adan Naag Naag dhalay
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 6 жыл бұрын
isku waqooyi ayeynu nahay inader
@pureheart3552
@pureheart3552 5 жыл бұрын
Abdullahi Adan dhedig ayd tahy
@mokodan3372
@mokodan3372 4 жыл бұрын
All love to puntland
@salmanmohamed7272
@salmanmohamed7272 7 жыл бұрын
waw hadii aan dayn lahaa heesaha qaraamiga ayaanan daynkarin inta igu raacsan lek
@amiiraquen7701
@amiiraquen7701 4 жыл бұрын
Alla wn kugu raac zanahay wallo
@shimbirka.
@shimbirka. 2 жыл бұрын
Allah Haku Naxariisto Cwa Ayaad Hoygaagi Dhabtaa u Hoyatay, Mamo Khadra Daahir Cige.🥺
@nazhimself1151
@nazhimself1151 4 жыл бұрын
2020 ciida arafo yaa dhagaysanaya like saar, ciid Mubarak walalahayga muslimka ah 🤩🥳❤️
@abdiaziz6439
@abdiaziz6439 7 ай бұрын
Still i am waiting 15/01/2024
@warsameamalle8831
@warsameamalle8831 6 жыл бұрын
Wa ereyaddii Abwaan Musatafe Shiikh Cilmi iyo Muusakaddii Abwaan Saciid Maxamed Xarawo
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Ruwaayaday ku jirtay iyo cidda la dhigtay ma garanaysaa
@hamdiamohamed207
@hamdiamohamed207 4 жыл бұрын
Mey erayadaa abwaan mohamed Mohamuud qaaqaay baa leh
@kamilcali9953
@kamilcali9953 7 жыл бұрын
2017 yaa ila dhageyzanayo #maamo_khadra_daahir_cige😍👏👌
@indhauroon4291
@indhauroon4291 7 жыл бұрын
Kamil Cali me😍
@kamilcali9953
@kamilcali9953 7 жыл бұрын
Indha Uroon ✔✔✔✔ waa qeybo ka mid ah in la xuso heesaha qaramiga sharafey
@shiineakhyaar2714
@shiineakhyaar2714 3 жыл бұрын
Hadan dhagesanyaa anuu 🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️
@shaaficidiriye2451
@shaaficidiriye2451 7 жыл бұрын
khadra dahir cige jecliyaa hesaheeda masoo Marin tanks somalida fanaanad ka cod macan mana soo mari donto
@abdikafiahmed9832
@abdikafiahmed9832 Жыл бұрын
Still listening 2023
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 8 ай бұрын
Me too one of the best ever mama Khadra R.I.P. nabad ku naso.
@dreamgalbj8906
@dreamgalbj8906 9 жыл бұрын
qadro daahir ifka barwaqo aqrina janadi luv u more
@geesilibaax941
@geesilibaax941 7 жыл бұрын
walal qadro mahan waa khadra daahir cige
@munaxidigta5194
@munaxidigta5194 4 жыл бұрын
@@geesilibaax941 0
@ismailabdikadir5593
@ismailabdikadir5593 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Khadra Daahir Cige oo caawa geeriyootay. Ar adduunyaa.
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 6 жыл бұрын
Isaaq iyo fanku waa ehel wada dhashay xaqiiq waan idin caynaa heesihiinana waa dhegaysanaa Laydinkama maarmo lkn😭😭😭 Laandheeraa tihiin soomaali ka tashaday. From mugdisho
@saedarahman7521
@saedarahman7521 5 жыл бұрын
Hhh sxp somali kaman tashan ee somaliA ayan ka tashany ha isku qaldin lkn heesuhu way inaga dhexayan insha allah hargaysa iyo muqdisho cid uma dhaxyn donto
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
@@saedarahman7521 hargaysa hadaynaan xukumin oo aynaan teginba maxaynu kala maarmiba dee
@saedarahman7521
@saedarahman7521 5 жыл бұрын
@@cabdallecawilyoohiye5182 sxp khayr ayey noqonaysa labada casimadod way wada shaqayn donan insha allah
@hamadyousuf6099
@hamadyousuf6099 5 жыл бұрын
Cabdalle cawil yoohiye walaalkay oo kale ayaad tahay hadaad na caydo iyo haddii kale meel kala tagi mayno we are brothers
@shonazef7351
@shonazef7351 5 жыл бұрын
Cabdalle Cawil Yoohiye lol Somaliga saxda laguma qori jirrin lahjad Isaaq leyahay. Waqtiga Khadrana waqti dowlad jidhay o lakal danbeyey o wax kasta la hubin jiray intaa la so saarin. Maha waqtigan fanan waliba sidu doona u heesayo
@kamalabdi7436
@kamalabdi7436 3 жыл бұрын
Heestan waxa isoo dirtay gabadh an aduunka ugu jeclaa oo ahayd reer gaalkacayo alle ha dhowro hadda nasiib uma helin iyadii 💓
@ayaanleofficial6896
@ayaanleofficial6896 4 жыл бұрын
Hees igu qali ah xaauus waayo foog iyo wakhtii anan ilobi doonin khadra dahir ilahay haku xafiido
@Abdiwalixirsi-cu3jo
@Abdiwalixirsi-cu3jo 7 ай бұрын
Waligey ma dheeli heeeskaan markaa shito waxaan arkaa anoo taaagan oo hawada sare ku jira Aun Yaaa salaaam khadra daahir ❤️
@ahmedabib9503
@ahmedabib9503 5 жыл бұрын
Hargaysa, Habeen, Arbaca, 02:45, 14 November 2018.😊
@Amuun13
@Amuun13 3 ай бұрын
Nolol san oo sareedo leh wll.
@beerqaboje4736
@beerqaboje4736 Жыл бұрын
Kama daalo dhagaysiga sawtkan raxmadda ah, erayadan ashqaraarka ah iyo muusigan laabta lulaya. Rabigeen naxariistiisa kaama qaado maamo qaaliyeey, qabrigaagana daar kamida daaraha jannada allaha kaaga yeelo maamii.🤲❤ Habeen Axadaad 21-May-2023, Zona-key, Al-caasimah.✊
@user-eh8xu2hm1v
@user-eh8xu2hm1v 4 ай бұрын
Just now listen 🎶 ❤
@samiirabdi9015
@samiirabdi9015 4 жыл бұрын
Waaa hees kamida heesihii aaaan yaraanraaydi Maqli jirey balse anaan ilaawin ila hada qofku mrku yaryhy wxyalaha somara noloshiisa mailaawo inta badan ila hada waisla yaaaba kudhawaad dhawr iyo toban sano kahor ayaan maqlay hestan hdana mailawin wxana xifdiyey waaga eroyo kamida heesta waana kuwa kala ah sida lama laawshaha dabaayluhu aay lulayaan sida laayli geediyo oo loo raray hayaan dheer mrka caawa Heestan arkay xasuus iyo caruurnimadii ayaan so xasuusty wlhi waayo waayo
@lakimaxamed6184
@lakimaxamed6184 2 жыл бұрын
kal laxiiba yeesho kaa leexan waayo wakaa lurkiisi laqanyadu i haysee. naxriis waasica alle ha ku siiyo hooyadii jacaylkaay.😥🤲
@mikailelmi9854
@mikailelmi9854 10 жыл бұрын
I was like 5 years when i first heard it and NOW
@somalitoday4962
@somalitoday4962 2 жыл бұрын
Waa midkamida Heesihii kujiray Albumkii Qurux ee Qadra duubtay 1992 Heestaan originalkeda waxa laqaday khadra, Rooraaye Ereyada Xasan Sh Muumin AUN Laxanka Siciid Harawo
@Uvbnn
@Uvbnn 14 күн бұрын
1992?😮
@fartungedi2260
@fartungedi2260 5 жыл бұрын
Khadra Dahir Cige Fanaanada Qaali Ah 😍❤💕
@warsameahmedamalle6284
@warsameahmedamalle6284 8 жыл бұрын
Reggae: waa hees macaan. cod, laxan iyo ereyaba waa perfect. Ya heeskaan laxanka Reggae ah saarey? Waxaan u maleynayaa: waa abwaan Xarawo?
@adams9307
@adams9307 2 жыл бұрын
Abwaankii weyn siciid maxamed xarawo ayaa saaray
@nooraislovely
@nooraislovely 8 жыл бұрын
Waa ka helay khadra Waxaan jeclaan lahaa in iyada oo qoran arko Hees afkaygii ku baxaysa oo aan fahmi waayo waa yaab
@schakurdahir6854
@schakurdahir6854 8 жыл бұрын
one my favorite song .... of khadra dahir that used to listen since my childhood era
@cumaraynomarain2167
@cumaraynomarain2167 16 күн бұрын
Old is gold ❤wixi hore u jiray wax dhaama lawaa❤❤❤❤
@munitalucky8619
@munitalucky8619 12 жыл бұрын
my favorites song waye walh nice inaba cadi mahan waxan xasuustay waayowaayo
@theworldnature8508
@theworldnature8508 2 ай бұрын
13/6/2024 galab khamiisa iidal adxa ay ka hadhsan tahay 2 malmood waxan jogaa hoyga fanka iyo sugaanta ee hargaisa gaadhigayga ka wataa galabta xasusaha jacayal isoo maray 2019 baan ku damaashadaya like
@sir-jamatube
@sir-jamatube 7 жыл бұрын
wabwaanadii hore heesaha calaacalka ah waxay u dhiibi jireen qofka ku soo baxaya sida Khadra.
@cabdiraxman2484
@cabdiraxman2484 5 жыл бұрын
Heestan 2001 Ayaan dhagaysan moray Anigoo Yar Markaana Gaadhiyada jeclaa inaan Barto Waxaan ku dhagaysan jiray lancruizer 2H ah Aabe Lahaa Xasuus walahy Caawana waa 2019
@Maxameddaanbuur
@Maxameddaanbuur 5 ай бұрын
Waayo waayo iyo WAQTI tagay
@beerqaboje4736
@beerqaboje4736 3 жыл бұрын
Illaahey ha inoo barakeeyo fan waa fankii hore'ee😍💛
@mustaphejama1453
@mustaphejama1453 5 жыл бұрын
1/12/2018, waxaan jooga wadanka ukraine waxaa aan sugayaa safar tahriiba in aan germany ugu baxo, baraf badana waa jira allaw sakhir amuuraha, dhulkaygii hooyo iyo magaladaydii hargeisana aniga oo nabad qaba igu soo celi, sida anigaa oo geediya oo u baxaaya safar dheer allaw khayr iigu dhamee,
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Kkkķkkk hadad ala taqaan dalki kunoqo
@anoushieid9045
@anoushieid9045 3 жыл бұрын
Waxan rajaynaya inad heshay noloshii aad gediga dheer ugashay ✌
@sharmakeibrahim828
@sharmakeibrahim828 Жыл бұрын
Inader meel kaste ood tagto alle Haku dhawro from hargaisa 😢
@omard7649
@omard7649 3 жыл бұрын
Khadra dahir oo aan fanka ku jiri lahayn balsuu ahaan lahaa Heestaan kama xiiso dhaco waan soo raadiyaa marwaliba Sida layli geeliyo oo loo raray hayaan dheer" bal bayjkaas isyara dul istaago xaada ayaa jidhidhicoon
@maanmohamed
@maanmohamed 7 ай бұрын
Sida layli geedi dheer loo dharar hayaan dheh Ama liiga socod kuna leendada ma daayee Liig= waa labka garanuugta waxka socod badan maleh
@awoabdilahi9474
@awoabdilahi9474 4 ай бұрын
Still listening 2024 ilahow u naxriiso aniga nooga daba naxarsiito o cibaada allow no fududeeeeee yaaaa rabi 😢
@adnajama6990
@adnajama6990 4 жыл бұрын
😉wllhie waagii an xoog uyara ayaaa marka ay gabdhaha naga wawayn marka dharka ladhaho dhaqa ayay daran jireen heestan 😂 waliba cajalad iyo rikoodh ileen anaguna wanu yarayne inta nala qadaysiyo nalo maydho ayaa LA odhan jiray seexda 😂 oo Dee miyanu sexanyna markay naga sobaxan ayaanu inta anu kacno dhagysan jirnay kolba heesta ladaro xoog dhagaha ula raci jiray 😄 oyadiyo midkalo ladhaho manaftaydan mindi galiyaaa 😂😂 markasanu hooyo horteda manaftaydan mindi galiya kolba imtanu hor marno dhahna markasay hooyo tirahda hooyo waa ceeb waxaas lama dhaho 😂😂 caruurnimadu waa shay an solabanayn wllhie 😉😈😈😂
@sacadcabdi4431
@sacadcabdi4431 4 жыл бұрын
Aad iyo aad caruurnimadii marka seexo la iyidhaa waan dhibsan jiray xoog walibah, lkn markii aan waynaaday waxaan ogaaday hurdadu inaanay ciqaab ahayn eee nasasho tahay
@HashiMule
@HashiMule 4 ай бұрын
😂😂😂😂xasuus wlh
@jaangoanamalle6425
@jaangoanamalle6425 11 жыл бұрын
Alla Khadra Ifka waayo badan, waayo badan nabad iyo caafimaad ku sii joog. Abwaanka ereyadan alifey, kan laxanka saarey iyo Khadra aad ayey u mahadsanid.
@dhaakesom2550
@dhaakesom2550 7 жыл бұрын
anigu waxan ogaday afkanaga qaniga inaan ka isticmaalno ugu badnaan 60% inta kale fare naguma jiran waxaad ka arki karta heesahii hore iyo gabayada 100 erey oo kugu soo istaagaya yaab walee afakanagu waa qani anaga dayacnee
@apdoqaniofficiall5988
@apdoqaniofficiall5988 4 ай бұрын
Cida dhagysanysa 4/11 /2024 maalin ciida hada farintan arakto like dhe❤❤❤
@xasanmaxamudbarrow1776
@xasanmaxamudbarrow1776 4 жыл бұрын
Waxey kujirtay Riwaayaddii qiimaha badneyd ee la oran jiray war la, aan baa wad-dhasha waa mirihii Muatafa Sh. Cilmo codkii macaanaa Khadra Dhool
@ishwaqmohamed593
@ishwaqmohamed593 11 жыл бұрын
I love this song every time listed song I feel in love all over agin
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 4 жыл бұрын
Waaaw hadeer waad heysaa quf ama jcyl baan filayaa hhhhhh
@faysaljama8568
@faysaljama8568 3 жыл бұрын
From Petauke Zambia 03/11/2020 yaadhagaysanaya mantay I will never stop listening this song
@dreamgalbj8906
@dreamgalbj8906 3 жыл бұрын
Same here from 2011 until today
@captainali6667
@captainali6667 Жыл бұрын
Raggue music
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 Жыл бұрын
@@faysaljama8568 faysaloow Aniga dhagaysanayaa 29/5/2023 🫡
@qaysarsaadiq2784
@qaysarsaadiq2784 4 ай бұрын
2024 dhageysan AUN mamo khadro
@mohamedabdinasir8313
@mohamedabdinasir8313 2 жыл бұрын
Heestaan waxaa iigu dambeysay 2003 xaqiiqdii anoo aad u da'yaraa adeerkay oo aroosay baa cajaalad ka dhagaysan jirey cawa ii xigtay after 19years
@MohamedOmar-sg1yn
@MohamedOmar-sg1yn 7 жыл бұрын
waa mid kamida heesaha aan caruurnimadaydii ku xasuusto.
@horyaalmedia2647
@horyaalmedia2647 5 жыл бұрын
Waayo waayo ayay i xasusisay khadra dahir poqoradi codka allah ayan kaga baryaya cimri dherer iyo cafimad taama
@libanbite4148
@libanbite4148 5 жыл бұрын
2019 yaa igula raxeysaneyaaa
@Hanad_adam
@Hanad_adam 2 ай бұрын
Old is gold 🎉❤
@ccasiisducaysane963
@ccasiisducaysane963 9 ай бұрын
This is the song i have ever heard ❤ i can't forget ever.
@maxamedcabdi7263
@maxamedcabdi7263 3 жыл бұрын
Wwwww heestan waxan dhageystay wakhtigii aan yara ❤❤🌹🌹🌹
@Maxameddaanbuur
@Maxameddaanbuur 5 ай бұрын
2002 eedo fartuun ilkacase baa dhagey san jirtay rikoor national ah after 22 years ago ilaahow amuuraha sahal waayo iyo WAQTI tagay salaama
@sharmaakemuhumed1059
@sharmaakemuhumed1059 5 жыл бұрын
Old but gold 🔥
@abdisalanafyare5646
@abdisalanafyare5646 Жыл бұрын
beri samaad dhageysan jirey caajilad 2006 anagoo wada socona gabadh lascanod xafada tooci ismaanu calfan xasuus
@abdirashiidali1350
@abdirashiidali1350 5 жыл бұрын
Masha allh hesso waa kuwii hore faana waa kuwii hore mama khadra daahir eedh callaa hees
@abdullaahmohaali
@abdullaahmohaali 2 ай бұрын
Hees lama oran karo Alle ha u naxariisto maamo khadra daahir cige”.
@AliHussein-vf6ru
@AliHussein-vf6ru 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Khadra Daahir. codkeedii ayaan la noolaan.
@hdtv5157
@hdtv5157 4 жыл бұрын
2020 July 6 moria camp greece 9:30 am mudaharaad African ah ayaa socda dadku way wadada cabsanayaan Afghanistani ayaa nin kongis ah midi ku dilay khadra daahir heesteedan ayaan anigu kaga qayb galay mudoharaadka kongiiski ma fahmayaan lkn anigaa fahmaaya ayaguna madaxay iiluxayaan waxay moodayaan dhiiri galin kkkkkkkkkkk
@suleimanosman7113
@suleimanosman7113 4 жыл бұрын
Wallaahay waa murugo, gabar aan indhahayga 4 sano ka jeclaa oo waligay la hadlin ayaan markii danbe helay ka dib ayay dhalinyaranimo iyo laabraacii dumar lagu yaqiinay igaga tagtay , waxan galay shil oo lug ayaa wax iga gaareen raadinteedii anoo ku guda jira markay iga tagaty ayan xanuustay hospitalka bosaso ayaa lay dhigay lugtaas iyo meelo kale oo dhaawac igga yiil ayaa wax layga waydiiyey walow aanan waxba sheegin hadana dhakhaatiirtii goortay waxba iga fahmi waayeen ayaa la ii geeyey dhakhtar saykolojiste ah oo fadhiyey pharmacy-ga saddex xidigood isna waa igu dhex waashay balse aakhirkii wuxuu yiri * Ninkaan heesaha khadra daahir cige, khartuum oo la geeyo iyo khudrad baa u daawo ah*, laakiin alxamdu khartuum baanan joogin laakiin heesihii iyo khudaartiiba waa qaatay . Jaceylow ba' war naag haysku haleynine dumar qadiyadoodu waa lacag iyo iiman yari tii roon iimaan ma qabto oo ninkalay kaa adi tan kalena waaba tan waa;atay ee lacag u noosha ah
@inacabdirisaaq6529
@inacabdirisaaq6529 3 жыл бұрын
Hhhhh Dawadaas waa in la ogaada. Ta kale gabdhuhu taas ku xumaysay uun haku qiyaasin.
@khadarfarhaan552
@khadarfarhaan552 4 жыл бұрын
Xzuuuuz Heestn maalinki iigu horyzay ee aan dhgyzdo waxy ahyd anigo saaran gaari mrkaazna Zafar baan aha Da'deyduna waxy ahyd 9jir😊😊 Wxi dhgyznya 2019/12/6 Liketa zaara
@BilaalYare-nr2gl
@BilaalYare-nr2gl 4 ай бұрын
Sacadu waa 3:00 habeenimo sanadku waa 2024/4/25 waa habeen khamiis soo galaysa Meeshu Waa nayrobi Waa habeen xasuus mudan 😢 Illahay cimriga hanuu dheereyo
@barbarasomlilnd12
@barbarasomlilnd12 4 ай бұрын
Amiiiìñnnnn shp❤❤❤
@kakaabdulla3053
@kakaabdulla3053 8 жыл бұрын
heesa qadro waan jeclhy masha alh anoo yar aan maqli jirey
@geesilibaax941
@geesilibaax941 7 жыл бұрын
walal qadro mahan waa khadra dahiir ciige
@mahameddeeq6016
@mahameddeeq6016 7 жыл бұрын
Mama khadra dahir illaahay haku dhawro noolow.
@abdulkadirjabshe
@abdulkadirjabshe 2 жыл бұрын
02:00 saq Badh🥺
@cabdixariir2130
@cabdixariir2130 2 жыл бұрын
14/12/2021 hargaysa malin xusuus leh😘
@qeysshow8546
@qeysshow8546 5 жыл бұрын
2019/6/19 Sacada 14:40 maalinta arbaco😁😁😁
@hassanmohamed2890
@hassanmohamed2890 4 жыл бұрын
22|11\19 {17:51} xasuus hore iyo hobolo qaran
@aishaburhan2869
@aishaburhan2869 5 жыл бұрын
heesta ano yar oo marka 6 jir wllky habartay dhashay ba idhihu jiray qaad wlhi ma ilawin iminka ano 2 ilmood dhala dhagaysanaya 2019
@mohantidhoor3902
@mohantidhoor3902 7 жыл бұрын
2017 Yaa ila dhagaYsanaYa jully xaSuuuus old hessss dadki hore aYaaa murti lahaa wale
@kaafinuur2347
@kaafinuur2347 7 жыл бұрын
Djmohaa 19/7/2017
@shucayb271
@shucayb271 4 ай бұрын
My dream ❤
@oldschool7174
@oldschool7174 10 ай бұрын
My favorite song early 90s 😢😢😢
@kakaabdulla3053
@kakaabdulla3053 8 жыл бұрын
khadra iinolow quruxey boqorada jacelka
@elninoo1986
@elninoo1986 12 жыл бұрын
My Fav Songs Ii Ka Midtahey Heestan♥ Markaan Dhagaysto Waxaan So XasusTa :D Ma ahi Dhalinyarada Heesaha Cusub Ku Indha Qaadey :D
@fanaanshakoota7023
@fanaanshakoota7023 7 жыл бұрын
Fernando Torres
@hassanmahamudbarrow3526
@hassanmahamudbarrow3526 4 жыл бұрын
heestaan iyo heesta kale ee sida dhamastu geedaha dhirta uga sareysaa adiguna dhammaantood qeyrkaa udhaaftee oo khadra iyo Rooraaye qaadaan iyo heesta kale mahigaan jaceylbaa miranaaya laabtee waxaa Allifay Mustafa sh. Cilmi laakiin waxaana hayn Riwaayaddii magaceeda woqooyi umbaa laga dhigay koofurta lagama dhigin oo waxaa kuqabsaday M Nuur Shareeco sida igu maqaala ah marka ciddi garaneysa riwaayaddaas magaceeda fadlan noosoo sheeg
@faidali7745
@faidali7745 5 жыл бұрын
Aaheey hees iga yaabisay 2019
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 3 жыл бұрын
My childhood memories walhi Kenya utaango banadiri xasuuus 1993
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 3 жыл бұрын
From California sen Diego Kenya waganjogay walhi waanjeclaa hestan
@kalida7779
@kalida7779 4 ай бұрын
24/04/24 Wednesday 6:34 AM I'm still listening due to myself Because the girl I love is still not met and time doesnt met us!
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 ай бұрын
Ya Rab towba.
@axmedmaxamuud3175
@axmedmaxamuud3175 7 жыл бұрын
caruur anoo ah aaan dhagaysan jiray khadra Daahir sida layli geedi ah oo loo raray hayaan dheer
@munaismail3868
@munaismail3868 Жыл бұрын
finally i found this song❤❤
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 Жыл бұрын
Kkkk maad raadinysay
@cabdinajiibnuur6690
@cabdinajiibnuur6690 9 жыл бұрын
khadra daahir cige habayar alle cimriga hakuu dheereyo adiga iyo wixii wabari kanool waberi waberi
@catooshomar4773
@catooshomar4773 4 жыл бұрын
Ax yaa Qarami
@bbastudent7904
@bbastudent7904 4 жыл бұрын
Ilove this song. Al fananad khadra dhool
@ayanhassan2177
@ayanhassan2177 4 жыл бұрын
Goan ayan ka Garey in aan hees dhageysan but deyn mayo heesaha qaramiga ah siba mama qadro allaha u naxriste maskinte sacadan la joga aya waxa I haya jacel daran wana jacel laila qaba lamankeygi sas o kle I jacel alxm welina san wax uma jacelanin dabcan ninkan nimanki aan arki jirey wax badan ayu ka duwan yahy wuxu I xasusiya ragi hore laga shekeyn jirey sidey u wanagsanayen allaha I daye qof kasta na ha siye qof u jacel yahe anigana iso duceya in aan isku warno 3/03/2020 😍😍
Khadra Daahir-Sida Laygu Kaa Ladhay-.wmv
8:26
Khaliif Faarax Xayir
Рет қаралды 2,3 МЛН
Khadra daahir cige heestii sida laama lawsha lyrics
6:51
ZAYID LYRICS
Рет қаралды 76 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 38 МЛН
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
Khadra Daahir Cige   Kaban Qaaci : Masalo
7:48
Maria Channel
Рет қаралды 11 М.
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,9 МЛН
Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Waran caashaq with lyrcs
11:35
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 1,5 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,4 МЛН
Jaceylkii Markaan Yaraa (Lyrics) Khadra Daahir
6:59
VivaSomalia1
Рет қаралды 601 М.
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,4 МЛН
khadra Daahir & heestii Webiga i sitee i walwaalayaa (wiriiriga)
8:34
Khadra Daahir Ahun  | Heesta Sida Laygu Kaa Ladhay
8:51
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 157 М.