Cabdoo 2

  Рет қаралды 823,099

Sagaltv

Sagaltv

12 жыл бұрын

Пікірлер: 292
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 5 жыл бұрын
Cabdoo Ismaaciil Buux Xamarqoodh xidig weyn oo soo maray fankii Soomaliyeed ee macaanaa wuxuu ahaa raggii shidi jiray fankii Jabuuti waxayna walaalo ahaayeen Siciid Ismaaciil Buux Xamarqoodh oo isna ahaa xidig kale oo cod macaanaa ❤️ xidigihii fankii Jabuuti hogaamin jiray ayay ka mid ahaayeen walaalahan Ilma Xamarqoodh waxaa kaloo ka mid ahaa raggii iyo dumarkii waqtigaas fanka Jabuuti hogaamin jiray Nimco Jaamac Migil , Maxamed Aadan Dugsiiye, Cabdi Baaruud, Fursheed, Fu,aad Ilkacase, Fartuun Ducaale, Xabiiba Balbalaaf , Faadumo Axmed Dhimbiil, Aamina Faarax Wabar, iyo qaar kaloo badan intii dhimatay alle ha u raxmadee ❤️
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 жыл бұрын
thank u .
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 5 жыл бұрын
Faadumo Axmed AHUN ayaa 1 ahayd runtii wax loo dhigaa ma jirin.
@alihaji9416
@alihaji9416 4 жыл бұрын
Aamin Allah ha u naxriisto intii dhimatay. Intaan xasuusto hodan xaaji, saciido Alale iyo Abdi nor alle unbaa ka tagtay
@fatimahappy6107
@fatimahappy6107 4 жыл бұрын
Aaaamiin allaha u naxaristo inti dhimatay
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 4 жыл бұрын
Cabdi nuur allale xaged uga tagtay inti dhimatay alle ha u naxariisto
@IbtisaamIbra
@IbtisaamIbra 3 ай бұрын
A legendary show man of his time ,gis vocals and the jazz dance amazing.
@axmedxuseen2305
@axmedxuseen2305 4 жыл бұрын
maanshaba la yaabay ciyaartii maslax mideeye ileen waa sinji iyo farac bahashu oo ciisaha dhan baa ku dheereeya
@nasro7666
@nasro7666 2 жыл бұрын
Abdulqadir aj ahihis miyah fananka?
@waxwalba1408
@waxwalba1408 2 жыл бұрын
Twist ba la yidha sxp wa ciyar jazz ah oo ree galbeda
@nasrochehem6064
@nasrochehem6064 4 ай бұрын
Since when jazz became ciyar galbed😂​@@waxwalba1408
@funchannel1526
@funchannel1526 2 ай бұрын
Pulp fiction ayan ku arkay danc kan
@alifarah5262
@alifarah5262 4 жыл бұрын
Xasuus aad iigu weyn weeyaan CABDOO XAMARQOODwaxaan ka daawan jiray taleefishinkii Soomaaliya xiligii nabada aniga oo ah 18 jir habeenkii la soo daayo anaga ah cayaalka xaafada waanu wada qaadi jiray heesihiisa gaar ah heestan, ALLE u naxariiso waa uu dhintay ayaan maqlay
@kevinadan2984
@kevinadan2984 2 жыл бұрын
This man was truly a showman of his time. May he rest in peace from a new fan💯❤️❤️❤️
@ismailadan3931
@ismailadan3931 2 жыл бұрын
Yes , I truely agree he was excellent performer .
@caashamuuse8958
@caashamuuse8958 2 жыл бұрын
@@ismailadan3931 tu h h hh h h h h h h h h hh h h h h h h h h h h h h hh hh hh h h h h hh h hh h h h h h h h h h h h h h h hh h h h h h h h h h h h h h h h h h h h hh h h hh h h hh h h h h h h hh h h h h h h h h h h h h h hh h h h h h h h h h h h h h h h h h h h h h h h h h h h h h h h h h h h 8h h h h h h h h h h hhh h hhh h hh h h h h h v v h 2ffzzff$F●$F$,,$ 4hg,xffźg×%zfx, v,gģgg4v4gg4g4444444g4433g
@caashamuuse8958
@caashamuuse8958 2 жыл бұрын
FFf$$FAd$dd
@caashamuuse8958
@caashamuuse8958 2 жыл бұрын
Dd
@abdirahman2145
@abdirahman2145 2 жыл бұрын
😘
@waxwalba1408
@waxwalba1408 4 жыл бұрын
Wataa jabuutidii aan naqaanay maahan tan maanta ferenjiga ah , wayhii hre jabuuti dal an jeclahay
@nasseradenguedi0110
@nasseradenguedi0110 Ай бұрын
Qu'Allah accorde de sa miséricorde à ce regretté chanteur qui a bercé durant mon enfance avec ses excellentes chansons ainsi qu'à tous les personnes de sa troupe qui sont décédées. Allahou yarham 🤲🏽
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 Жыл бұрын
Very nice moving, action, quality of singing hi was Man of multi action. abo Abdo Ismael buux (goofane) alaha ku naxariisto idiga iyo fanaaniinti somaliyeed odhan amiin
@hadjitofik9480
@hadjitofik9480 7 ай бұрын
Old is gold. Hamarqod, one of the best Djiboutian musician of all times, is critizing the current regime that is mistreating its own people, inequality among citizens, wealth distribution etc… Simply about social INJUSTICE. RIP !!!!
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 Жыл бұрын
Quelle belle époque. Belle chanson et quelle dance !@@ ALLAH HA U NAXARIISTO dhamaantood intii dhimatay AAMIIN. 29 décembre 2022
@duuroow8432
@duuroow8432 Жыл бұрын
اللهــــم آميـن يـا رب العـالميـن 😥
@saadahersiabdi82
@saadahersiabdi82 5 ай бұрын
For.eva
@aankavlogsfilms9997
@aankavlogsfilms9997 5 жыл бұрын
fanaan waa fananintii hore wlhi heeataan dhagesigeda kama dhargo wlhi Allah unaxristo fananka still 6 June 2019👏👏👏👍
@mohayaska7561
@mohayaska7561 3 жыл бұрын
Old is GoLd...Marku Fanka SomaaLiDu ShaRaFta LaHaa 🥰🇸🇴
@cali0010
@cali0010 Жыл бұрын
1999 ila hada baa dhagaysanaya hees wacan. Fanaanka Allaha u naxariisto.
@yasinmagan2244
@yasinmagan2244 2 жыл бұрын
He he was one of the elite singers of Djibouti.
@Mooskaxaaji
@Mooskaxaaji Жыл бұрын
2022 and still reminiscing the good old days.
@moha.abdi1
@moha.abdi1 2 жыл бұрын
Cabdoo xamar qoodh gabadh uu adeer u yahay ayan jaamacada wada dhigan jirnay AUN legend
@adnanhaji7072
@adnanhaji7072 Жыл бұрын
Jamacadee zxp
@suldanqabus9421
@suldanqabus9421 2 жыл бұрын
Abdow xamar qoodh Allaw u naxariiso oo u danbi dhaaf ooo janatu fardawsa aclaa ku casuun yaa rabi yaa raxmaan Adoonkaaga u danbi dhaaf oo u naxariiso Inta iga danbaysana still haw ducayso🙏💝
@mohamedaden6135
@mohamedaden6135 2 жыл бұрын
Alaha haunaxariisto janadi allaha hageeyo
@magnolia555
@magnolia555 Ай бұрын
Can't help but getting all emotional watching this legend😢.
@youssoufhamadou9729
@youssoufhamadou9729 5 ай бұрын
Grand chanteur djiboutien je prends plaisir à l écouter. Allah yarhamou
@alhaajjiabubakar8713
@alhaajjiabubakar8713 10 ай бұрын
Cabdow xamarqood fanaan qiimo badan wallee kaama qiima dhaco Yaa Ila daawanaya 14,09/2023 10:33 pm Nairobi Kenya forest Road
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe 7 ай бұрын
Alahaa u naxariisto cabdoo Ismaaciil Xamarqoodh waxa uu ku dhashay 1938 magaalada Cali sabiix ee wixii la dhihi jiray French Somaliland wuxuuna geeriyooday 8 August 1991 isaga oo 53 jir ah kadib xanuun si kedis ah ugu soo booday. Ciidii qoraalkayga akhirisa surat al ikhlaas 3 mar u akhri oo u hadee marxuumka
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Heestan sanad kasta waxay i noqotaa mid cusub😊hestan inuu fanankan qaadey ma moodeyn Cabdi tahliil ban u haystey .
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
.... Magacaagan baa Dhagahaygan deeqde Dharaar iyo habeen Dhooley naftaa Kugu dheelalowdee Dhuunigii macaanaa Cunaha ii ma dhaafee Sidii ruux dhaqaaqo Wax u dhiman yihiin baan Dharaar iyo habeen Dhooley adun kuu dhawaaqa Aaaaaaaaaaah Dhabarka iyo laabtiyo Dhicaa wadnaha baad Dhamac kulul ku beertoo Dhaawac baan qabaayee Dhooley la'aantaa dhulka ila wareegoo Cirkaa ii dhawaaqoo Kaa dhowrsan maaye Wada dhalashadeeniyo Dhiigeena eegoo Dhibatada i haysaa Dhooley iga dhaqaale Aaaaaaaaaaaaah Anoo kaa dhursugayaad Axdigii dharbaaxdoo Nimaan kuu dhaweyn Dhaxalkaagi siisee Dhooley la'aantaa dhulka ila wareegoo Cirkaa ii dhawaaqoo Kaa dhowrsan maaye Wada dhalashadeeniyo Dhiigeena eegoo Dhibatada i haysaa Dhooley iga dhaqaale Aaaaaaaaaaaaaaah Dhan kastoon aan eegabaa Dhaayaha uroonee Waxaan kuugu dhagayaa Wada dhalashadeene Dhooley la'aantaa dhulka ila wareego Cirkaa ii dhawaaqoo Kaa dhowrsan maaye Wada dhalashadeeniyo Dhiigeena eegoo Dhibatada i haysaa Dhooley iga dhaqaale
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 5 жыл бұрын
Mahadsanid jaalle Amarre.
@sahraahmed2916
@sahraahmed2916 4 жыл бұрын
Walal thanks
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
@@sahraahmed2916 u welcom wll
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
@@xasan.jaamac u welcom sxb
@salmasaciid7733
@salmasaciid7733 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxp
@radosomtravel35
@radosomtravel35 2 жыл бұрын
waxaan xasuustaa 1988 inaan dawaday aad ayaan u jeclaa
@libandirie
@libandirie 10 ай бұрын
Ish qiyaasak waxaas baa masrixayd iyo fan lagaa yiraahdaa❤
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 2 жыл бұрын
Waayo waayo iyo kooxdii 4 mars les beaux moments avec le troupe de 4 mars le celebre chanteur djiboutien Abdo Xamar Qoodh ( dit Gofone )
@karbajeawale934
@karbajeawale934 6 ай бұрын
Old is best gold rabi naxariistii jano hasiiyo cabdoo xamar qoodh waa daris janee insha;allaah amiin amiin
@ashahassanrobleh7711
@ashahassanrobleh7711 2 жыл бұрын
ILAAHAYOOW JANATAL FARDOWSA KA WARAABI ABDO. AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@anissahassan9932
@anissahassan9932 3 жыл бұрын
Woow 139 millions vieuws ilahoow u naxariisto ya rabii legend man 🙏👍💜🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@hamzadirieh3982
@hamzadirieh3982 3 жыл бұрын
139 mille maha millions 😅
@hassankhalifa2440
@hassankhalifa2440 2 жыл бұрын
Eesh calaa hees waxay iitahay xasuus waxan dhagaysan jiray rantaydi waxan ku soxasuustay heesta noloshii wacneyd aan yarantaydi ku soqaatay dagmada Hobyo ❤ runtii wax lailoobi karo mahan. Ilahay haunaxariisto cabdow xamardh qoodh
@mahadmuuse1065
@mahadmuuse1065 2 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso amiin
@abdifitahhayla6538
@abdifitahhayla6538 11 ай бұрын
9.8.2023 11.30 habeen xasuus leh dhageysan garoowe allow nabad iyo caafimad noo daa😊
@jiindhe
@jiindhe 10 ай бұрын
Waxaa Cajiib ah Qoob kaciyarka/jaaska 🥰🫡 2023 yaa ila dhagaysanaya🫡🥰
@aliabdullahi4165
@aliabdullahi4165 2 жыл бұрын
Anigo ilmoyar ah kadawaday tvgi qaranka soomaaliya burburki kahor aad ujecla heestan allah ya raxma❤
@rayanahasanabukar4391
@rayanahasanabukar4391 2 жыл бұрын
walaahi anoo yar baan fiirsaday xamar heesdaan hhh yaab baan u yaabay sida uu is leeyahay
@djabirdoualeh9750
@djabirdoualeh9750 2 жыл бұрын
On stage, an outstanding host ready to galvanize the public. AUN Abdo Xamarqoodh "Gofaneh".
@samishabele7010
@samishabele7010 2 жыл бұрын
Somali
@Canada-1958
@Canada-1958 Жыл бұрын
REVOLUTIONARY SOMALIA 1969-1991 WAS HOME OF ALL 🇸🇴Somali PURE UNADULTERATED 🇸🇴MUSIC CULTURAL ,literature,Arts and and folk lore
@Canada-1958
@Canada-1958 Жыл бұрын
LONG live the LEGACY OF SDR'S HIDAHA AND DHAQANKA MINISTERY AND #HOBALIHI WABERI🇸🇴🎉🎉🎉👏🇦🇽❤❤🎈🏆🎵🎶📯🎹🎸🎷🎻🥁
@Canada-1958
@Canada-1958 Жыл бұрын
We(SOMALIS 🇸🇴) were PURE AND Proud Patriotic INNOCENT AND NATIONALIST PEOPLE
@ahmedabdillahihassan4744
@ahmedabdillahihassan4744 4 жыл бұрын
cabdo wuxuu ahaa fanaan aad uqiimo weeyn weliba djabouti wakhti aan fanku aad uga hirgelin ayuu sidan uheesayey
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW Жыл бұрын
Waayo, waayo, Maalmahaas, Maalmahaas. Stylka Tinta ugu jaran tahay tagg iyo Dumarka, farsamo qurux badan.
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F Жыл бұрын
NABBAD KU NASO JAALLE ❤
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 3 жыл бұрын
Woow 139millions vieuws ilahoow u naxariisto abdo nice song keep going forward🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👍🌹😀💋💜🙏
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Жыл бұрын
Heestan Television-ka Qaranka Jamhuuriyada Soomaaliyeed ayaan ka daawan jirey
@suldanqabus9421
@suldanqabus9421 2 жыл бұрын
Habeen arbaca ah 11:20 iyo 21/11/2021 iyo magaladii fanka iyo suganta e hargaisa🙏💝💝
@bishamaxamed496
@bishamaxamed496 5 жыл бұрын
Rabi hakuu naxariisto amiin
@MrXaguuga
@MrXaguuga 5 жыл бұрын
Twist ama tuways afsoomaali ahaan ayaa la yidhaa ciyaartaa 0:47
@kaydkadirir5253
@kaydkadirir5253 10 ай бұрын
Fanaankii hindida naga baraajeyey xaga ciyaarta Waxaad moodaa koox film hindi ah metelaysa
@hussainm9290
@hussainm9290 4 жыл бұрын
dhabarka iyo laabtiyo dhinacaa wadnaha baad dhamac kulul ku beertoo dhaawac baan qabaa heestii fanaankii reer jabuuti cabdo xamarqoodh ilaahey ha u narxariisto short flimkan wey ka dhax muuqataa sababtoo ah waa ku wada luqeeyeen yackoo jeky iyo rasha xataa 🇸🇴
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 5 жыл бұрын
Cabdoo Xamarqoodh alleylehe Fanaan ma ahaa.
@mustafeali617
@mustafeali617 Жыл бұрын
I used to watching this on Somalia television in round 1989 and 1990
@hamzamohamednoor7532
@hamzamohamednoor7532 Жыл бұрын
Sometimes a legend that endures for centuries...endures for a reason. R.I.P
@shahidkapoor9416
@shahidkapoor9416 3 жыл бұрын
GABDHIHII HORE WALHI QOOB CIYAREEDKA KUWA HADA JOOGA AYAGABA KABADIYAYBA M.A
@kaderhoussein9161
@kaderhoussein9161 11 ай бұрын
Allah ha u naxaristo legense Abdo Xamarqor
@alalfod8305
@alalfod8305 Жыл бұрын
Abti alle ha ku naxaristo Abdo iyo shaciir ba, le beau vieux temps.
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Жыл бұрын
Nabad iyo naxariis ku Naso Jaalle.
@MohamedAhmed-ps2gd
@MohamedAhmed-ps2gd 2 жыл бұрын
Tnkz pro xusuus aad dheer runtii readio Hargaysa kusoo xusuustaa waaayo waaayo ❤️❤️❤️❤️
@abdirahmanmohamud4040
@abdirahmanmohamud4040 8 ай бұрын
Great vocal, lyrics, dance and music. Lkn, raga hip ka inay ka niikiyaan maahan, hablaha kaga haboonaa.
@fawziaomar1982
@fawziaomar1982 2 жыл бұрын
I saw this song in 1992 I was child in that time my ante told me this singer dead before how many years ago Allah yerxamah
@warsamemaxamed8558
@warsamemaxamed8558 Жыл бұрын
At that time how old were you my brother
@roooroo2148
@roooroo2148 Жыл бұрын
No 1980's
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 Жыл бұрын
80s baan ka fiirsan jiray tvga dawladda Xamar
@osmanmumin6606
@osmanmumin6606 10 ай бұрын
Allah Rahma he passed away in Djibouti the year 1991
@jaalleugaas6154
@jaalleugaas6154 2 жыл бұрын
Nice show or dance, I think it was Somalia has good music education.🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯😍🥰
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 2 жыл бұрын
Allah Yarxama Abdo Hamar Qoodh
@abdillahiibrahim2003
@abdillahiibrahim2003 6 жыл бұрын
Legend Abdo 🔥🔥🔥
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
golden voice❤️❤️❤️❤️❤️xasus Qli ah 😘
@mohamuddaahir5620
@mohamuddaahir5620 5 жыл бұрын
asaxan waayo waayo waqtiga manan soo Gaarin
@salimlilje6118
@salimlilje6118 2 жыл бұрын
A time where we were ahead of everyone. ❤ somalia old school 🎶 🙏 🕊 RIP
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 11 ай бұрын
Bro that's was NOT SOMALIA it was and still is DJIBOUTI
@mohamedosman-qz7ln
@mohamedosman-qz7ln 11 ай бұрын
Allah u naxariisto cabdoo xamar qoor fanaan quality ah
@updirisakarap2642
@updirisakarap2642 3 жыл бұрын
6/8/2021 HABEEN SABTI AH SAACADUH TAHAY 9:50♥😋
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
WAXAASAA FANAANANA ABDOO XAMAR GOOD
@khadarbadri3457
@khadarbadri3457 2 жыл бұрын
Ilahay hau naxariisto amin amin
@mahameddhako7985
@mahameddhako7985 Жыл бұрын
Heestani maaha hees jacayl waqtigay soo baxday iyo xaalka tagnay bay ka hadlaysaa
@osmansheekh6779
@osmansheekh6779 4 жыл бұрын
Waqtigii dhalin yarnimadeyda 1992 raap aroosyada lagu ciyaro
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Great man alle janada fardosa ha ku geeyo
@anissahassan804
@anissahassan804 4 жыл бұрын
Ilahoow uu naxariisto ya rabii
@yacinosman9682
@yacinosman9682 2 жыл бұрын
Allaha ku naxaristo oo janatul firdaws ku gee cabdo hamargod
@mahamedbilal1932
@mahamedbilal1932 2 жыл бұрын
Alleh naxariti jano haka warabiyo ABDO JAMAI NS T OUBLIERON MS TR CHER AMIN
@alfaoumar5191
@alfaoumar5191 2 жыл бұрын
Live music,no play back like today's musicians
@maalmo2454
@maalmo2454 Жыл бұрын
🌳Barwaaqo 🌳damal dhul aan buur lahaynaba igu sodhaca markaan heestan maqlo🌹🌷ubaxa balasha roganaya😍👌
@netsanetgebre2006
@netsanetgebre2006 7 ай бұрын
Nice music and Voice 🎉🎉🎉 from Ethiopia
@Hassaansubey
@Hassaansubey 6 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore hadalna waa intuu yidhi. Horaa loo yidhi
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 2 жыл бұрын
Fanka somalidu xiligaas iyo heerku marayay😣 waanu dhibtoonee waayaan gob ahaan jirney
@cabdiladiif3804
@cabdiladiif3804 6 жыл бұрын
Abdoo wlee caadi mahaa
@abbasmohamoud5088
@abbasmohamoud5088 6 жыл бұрын
*allaha u naxariizro*
@mahmetbulshawi7773
@mahmetbulshawi7773 Жыл бұрын
Macha alah abdo hamar qoodh
@hyz2129
@hyz2129 4 жыл бұрын
2020 . ☝🏾
@user-yx5fz3fb3r
@user-yx5fz3fb3r Ай бұрын
Waa hees Midha wacan
@user-tz5eo5hm6t
@user-tz5eo5hm6t 11 ай бұрын
Waxba ka,danmaaha alleh fanaanka hawnaxariisto dacawooyin ayaa radii rag ahaa iyo heesahodii rifaya
@muzlimamohamed6499
@muzlimamohamed6499 5 жыл бұрын
Allha ku naxriisto
@WaqandheMohamedyassin
@WaqandheMohamedyassin 2 ай бұрын
I still am enjoying amazing
@updirisakarap2642
@updirisakarap2642 3 жыл бұрын
ANOTHER LEVEL SHEK0 KALE❤
@abdimalikck8866
@abdimalikck8866 Жыл бұрын
Amazing Song 🎵
@mohamedyoussoufliban4831
@mohamedyoussoufliban4831 7 жыл бұрын
wow it is beautiful song
@saidsomali6690
@saidsomali6690 3 жыл бұрын
Raximulah ilahy janadiisa ha kawarabiyo
@ranirahma8362
@ranirahma8362 3 жыл бұрын
28/12/2020 allah yarhamo
@mohamedabdi2173
@mohamedabdi2173 Жыл бұрын
xasus heestan shalemo Galkacyo kutala galabtii laga dari jirey markan dugsiga kaso baxo shalemada ucarari jirey wana jeclaa heestan
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 Жыл бұрын
BONNE ANNÉE 2023.
@MohamedHassan-er1nk
@MohamedHassan-er1nk 2 жыл бұрын
Wow amazing song🎤
@mohamedkormache9037
@mohamedkormache9037 7 ай бұрын
Allah ha u naxariisto ❤❤❤
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 11 ай бұрын
Siyaso amerikaan faransiis kalay nooimoow ana faluska adna baronka jabuti lafariso xawalo koox koox ugulabis yala yala xawalad waa xawaadlee daya suqa geya xawalad xawadle
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
Allah Yarhamuh Cabdoo Xamar Good
@mohaabdirahman4765
@mohaabdirahman4765 4 жыл бұрын
Amin from mugdishu
@mohamedmohamoudibrahim-lk3nt
@mohamedmohamoudibrahim-lk3nt Жыл бұрын
Allaa yarxamaak❤❤
@Mohamedbadil114
@Mohamedbadil114 2 жыл бұрын
Waxay ka mid aheyd heesihii aanka bartay tvgii qaranka markaan yaraa waa heesaha aan marnaba qalbigeyga ka go in
@ahmednurmohamedhashi9046
@ahmednurmohamedhashi9046 Жыл бұрын
Allaha uu naxaristo
@ahmednurmohamedhashi9046
@ahmednurmohamedhashi9046 Жыл бұрын
Seyga Rushka
@ahmedcabow8672
@ahmedcabow8672 2 жыл бұрын
Old memories 2007 beledwein.
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 2 ай бұрын
ALLOW u naxariiso, waxaan ka daawan jirnay TV-GA QARANKA SOOMALIYA xiligii Siyaad Barre, hbaeenka Jimcaha soo galayo 10''00 pm ilaa 11;00 pm ayaan maleynayaa markaanu soo daawano anaga oo dhalinyara xaafadeed ah sidaa baanu u cayaari jiray anaga oo ku heyseyna erayada heesta
CABDOO XAMAR QOODH (#HEESTA #GOCASHADU)
5:09
MaGuuraan Channel
Рет қаралды 8 М.
Xasuus Reer Faqay  part 11 1990
9:49
Xasuus Reer Faqi
Рет қаралды 597
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
Heestii Jamilla Nimco  Jamac iyo Abdo Qofane
10:40
7Selel
Рет қаралды 611 М.
meecaad miigane
10:54
Abdi Agalab
Рет қаралды 707 М.
Djibouti: Abdo Ismail Bouh Hamargog
7:10
Assajog Studio
Рет қаралды 86 М.
Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 5aad
15:20
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 692 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1 МЛН
Xamargoodh Hesstii Jaceel
8:14
7Selel
Рет қаралды 40 М.
Dareenka Naftayda hees Xasan Aadan Iyo Rooda maash
8:58
Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta
Рет қаралды 2,6 МЛН