Chicago waan jeclaaday waa beautiful City 🏙️ vlog aan socod ku marayo Downtown Chicago

  Рет қаралды 2,240

I am Sahal

I am Sahal

Күн бұрын

Fadlan nagu soo biir subscribe saar channel keena Mahadsanidiin ❤️🙏🇺🇸🇸🇴🇺🇸🙏❤️🇸🇴🇺🇸🙏❤️🇸🇴🇺🇸❤️❤️

Пікірлер: 36
@fadumaissa1011
@fadumaissa1011 Ай бұрын
Mahadsanid Abwaan Sahal Qardhood walaal qaali ah oo qalbi fiican ilaahay ku manaystay
@ZultanAmin-qs8jw
@ZultanAmin-qs8jw Ай бұрын
Woow zxp qaabka wax duubayso waa ka duwan yahay youtuberska somalida hore u soco
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Mahadsanid ina adeer ❤️🙏❤️
@fadumaissa1011
@fadumaissa1011 Ай бұрын
Woow ! Soo dhacyeey muuqaaladaada sidaan usugo ma malayn kartid
@kimkyungsoo4370
@kimkyungsoo4370 Ай бұрын
Lake Michigan boat tour Kaso same fadlan
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Haye sxb
@waxanahay1582
@waxanahay1582 Ай бұрын
Ultra city Chicago absolutely abwan thanks
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Thank you so much 😊
@Boqoldile1
@Boqoldile1 Ай бұрын
Dalxiis iyo dal barasho chicago wa magalo weyn wax bdn ayaan ka bartay enjoy wll
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Mahadsanid sxb qaali ✌️❤️
@zakariaahmedmoussa9237
@zakariaahmedmoussa9237 Ай бұрын
Fan 👍from Djibouti...
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Guulayso walaal qaali ❤️
@najiipahmad44
@najiipahmad44 Ай бұрын
Abwan wxan ka soo salamya xirda qoxotiga awbare wan soo socdaa sanadka cusub insha Allah 😊 keep going 🎉 zxp
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Mahadsanid sxb ❤️
@maxamedkhadar1454
@maxamedkhadar1454 Ай бұрын
Sahal hotelada ugu jaban waa imisa iyo magacyadoda wll Thankz
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Midba waa qiimo u gaar ah sxb
@shakuul
@shakuul Ай бұрын
Abwaan aad ba ku salamey
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Waan kaa qaaday walaal ❤️🙏❤️
@XamdaDaahir-rt5ns
@XamdaDaahir-rt5ns Ай бұрын
ABWAAN SAFARKAN SAFARKA KU XIGA WAXAAD BOOQATAA SEATTLE OO VLOG QURUX BADAN KA SOO DUUB AADNA WAAD U MAHAD SANTAHAY❤
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Haye sxb ❤️
@fadumaissa1011
@fadumaissa1011 Ай бұрын
Waa video quruxbadan
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Mahadsanid walaashay ❤️🙏❤️
@mohamedhassanmohamed6207
@mohamedhassanmohamed6207 Ай бұрын
Sahal i am from Oslo,Norway
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Välkommen brorsan
@waxanahay1582
@waxanahay1582 Ай бұрын
Anigo kula socday ambaday hada jogi laha anban laha mallkii aad lahyd dhinaca kale weye waba garan wayay ina melkale marayno modayay😅
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Hahaha 😂😂😂
@Nasteha_ceryamo2
@Nasteha_ceryamo2 Ай бұрын
Sahal vlog yadaada waku hesanaa marke nolosha kusi kala kacdo nagu boodin videoyada 😅😅😅
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Hahaha ok sxb
@MoneyKash-t5i
@MoneyKash-t5i Ай бұрын
War nio addunbad na jecleysiinayasaye xabaalaha soduub
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Hadaadan adduunka jeclayn orod oo Jilib tag hhhh waan kula kaftamayaa ee ha isku aadin Jilib 😜
@hassanali-f6f5k
@hassanali-f6f5k Ай бұрын
Sidaa ku wad saaxib ward ku mahadsantahay
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Adigaa mudan walaal ❤️🙏❤️
@mohameddekibraahim706
@mohameddekibraahim706 Ай бұрын
Mogadishu aka dawanoya taliye 2026 i.a america kula joga🫡
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Hadii ilaah idmo
@maxamedcilmi8560
@maxamedcilmi8560 Ай бұрын
Miiga maraykanka unba ku hadhay
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Ай бұрын
Aad iyo aad sxb miyiga Maraykanka waxaan booqan doonaa xiliga xagaaga
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Qasriga ugu qurxoon Muqdisho | Amazing tour.
12:18
Jimcaale Deals
Рет қаралды 203 М.
Macau 🇲🇴|| Dalka Ugu Qanisan Asia
18:01
Zizu Channel
Рет қаралды 27 М.
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 257 М.
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.