Maxaa looga aamusay? | mashruucii ugu weynaa ee Daalibaan | Iiraan oo saldhig laga qabsaday!

  Рет қаралды 41,268

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Пікірлер: 147
@IsraMuse-u6r
@IsraMuse-u6r Жыл бұрын
Aadanow wll boos wayn baad somalida ugu jirtaaye alle hakula garab galo ❤
@hoodocali421
@hoodocali421 Жыл бұрын
niyow inagu talow addunka ma daawasho ayaan uu joogna allow noo sahal😢 afkanistaan alle ha garab galo😊
@sayidka.6122
@sayidka.6122 Жыл бұрын
Umad kaptan Ayuub iyo Daahir calasow hagayaan maxaa kasugeysaa😂
@hoodocali421
@hoodocali421 Жыл бұрын
@@sayidka.6122 😢😢
@sulubyarecabdalla2562
@sulubyarecabdalla2562 Жыл бұрын
@@sayidka.6122 sxb ishad ka ridey
@alimohedali2493
@alimohedali2493 Жыл бұрын
@@sayidka.6122 😅😅 wllhi zhp wa iga qoslisay 😂
@Cabdiraxman..Gaalkacyo
@Cabdiraxman..Gaalkacyo Жыл бұрын
​@@sayidka.6122Waa ku sugtay niyahow, umad sharma boy imam u yahayna maxaa laga sugayaa
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
MashaAllah love Afghanistan 🇦🇫 ❤ 1:57
@cabdixaliim3198
@cabdixaliim3198 Жыл бұрын
Assalamu calaykum dhammaan asxaabta. Aadan aad baad ugu mahadsan tahay ugu horreyn........ se waa in aad noogu dedaashaa dhanka podcast-tiga. Mahadsanid.
@mohamedisse3993
@mohamedisse3993 Жыл бұрын
Wllkey qof aad u aqli badan aya tahy runti dalka aya kubahan 🇸🇴❤️
@aadancawil47
@aadancawil47 Жыл бұрын
Anagaa balaayo aragney saxaafada xataa ta muslimka ahi xaasidiintey ushaqaysaa baan ugartey mahadsanid aadan
@alkheyr4
@alkheyr4 Жыл бұрын
اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
Scw❤
@shkuri4537
@shkuri4537 Жыл бұрын
❤❤scw
@Farhiya-i3m
@Farhiya-i3m Жыл бұрын
Soomaaliya ilaahay ha mideeyo❤
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 Жыл бұрын
Hhhhh
@hazanmohamed5841
@hazanmohamed5841 Жыл бұрын
Kilay kaa qoslayaa waa reer somaliland (( isaaqayagii
@hazanmohamed5841
@hazanmohamed5841 Жыл бұрын
😂😂
@muntazhassen9618
@muntazhassen9618 Жыл бұрын
Wlllo adan alle ha ku xifdiyo wllo ka so hadla Ethiopia iyi xalkeda iyo taaboyinka halista ah ee ay cagta sartay wakhti xadirkan ❤
@suleekhafarax3686
@suleekhafarax3686 Жыл бұрын
Afgaanistaan waa dawlad islaamii ah 🇦🇫🇦🇫 🌹🌹🌹🌹🌹😊🟢⚪🔴
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv 2 ай бұрын
Adikuna maxaa tahy
@bidixo1bidixo158
@bidixo1bidixo158 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal Afkanistan ciidan Awood leh aya fadhiya iiran way ku khaldamaysa
@alleyaqaan4728
@alleyaqaan4728 Жыл бұрын
Inta reer burco ah ee daawanaysa aadan sahan like saar❤
@abdikhaliqofficial6198
@abdikhaliqofficial6198 Жыл бұрын
Mansha allah alle ha u barakeeyo walaalaha reer afganistaan iyo dawladoodaba
@mohameddahir9425
@mohameddahir9425 Жыл бұрын
Mansha alla ilaahay haku xifdiyo
@qamarali3523
@qamarali3523 Жыл бұрын
Iiraan sharteeda alle hanaga qabto daalibaan guul qayrbadan ayaan alle uga baryaynaa shayaadiintaas isku raran oo shiico iyo sahyuuniyadba leh inuu ka badbaadiyo Yaa allaah
@AliAmino-w5x
@AliAmino-w5x 3 ай бұрын
Argagaxisada wahaabiyada ah ee khawaarijta ah wali good ayay necbanayeen Ahlu beytka waa balan inaa aduunka idinka ciribtirno😂😂
@MuzamilCabdi-s4t
@MuzamilCabdi-s4t Ай бұрын
Shiico somali bartay matahay 3:56 ​@@AliAmino-w5x
@abdiladiif1745
@abdiladiif1745 Жыл бұрын
Aadan sahanow saan lee zxp hana iloobin alle hakusharfo pro ❤
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 Жыл бұрын
M.allh wllky mahadsanid ❤
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@abdullahukhalif9801
@abdullahukhalif9801 Жыл бұрын
Mashaa ALLAH ALLAH haubarakeeyo
@jamaabdikhalifabdullemxud4345
@jamaabdikhalifabdullemxud4345 Жыл бұрын
Shukran sxb
@maan-dhaadhi4967
@maan-dhaadhi4967 Жыл бұрын
Mahadsanid wll xog muhiima nala wadaagty
@SaadaqMaxamed-ut2eg
@SaadaqMaxamed-ut2eg 9 ай бұрын
Msha allah
@ismaaciilabdullah233
@ismaaciilabdullah233 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@Maahir397
@Maahir397 Жыл бұрын
Nin ilahy taladisa udhiby waxba helli mayan Alle haku guleeyo
@faadhigotahliil1371
@faadhigotahliil1371 Жыл бұрын
Somalia lama yaqan mar ay ka bixi donto qabiil ka iyo nin jeclaysiga🇸🇴😥
@abdirahmanallaale7462
@abdirahmanallaale7462 Жыл бұрын
Big fan lph
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel Жыл бұрын
Mudane mr adam walaahi barnaamijyadaada waan ka helaa waayo waxaad ka hadashaa wax cilmiyeysan
@macrobianson2g
@macrobianson2g Жыл бұрын
Afghanistan waa dal suni ah waa in ay tageeran dalalka Suniyiinta waayo waa ciidamadii mahdiga wadamada Suniyiinta damiir hala hadaan oo shiciida wakhtigan in la cabudhiyo waa cadowgeena ka xun Gaalada Mahadsanid Brother arintan qof kaso hadla ayaan rabey 🎉 Allah garab istaago Taliban iyo shacabka Afghanistan waraarka Afghanistan inoo soo badi
@macrobianson2g
@macrobianson2g Жыл бұрын
@MOHAMED BADAL insha allha
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 Жыл бұрын
Waa runta waa ciidamada mahdiga ee uu rasuulku scw kahadlay 1400 sano kahor, lkn dadka badankiisu maba fahansana.
@Storyteller0909-k4q
@Storyteller0909-k4q Жыл бұрын
​@@koorabelayo4035lkn mahdigu wxn maqlay dhulka barakaysan(maka,madiina)ayuu ka soo baxayaaydee
@macrobianson2g
@macrobianson2g Жыл бұрын
@@Storyteller0909-k4q ha mahdiga wuxuu kaso baxaya Familiy nabigeena scw qof walba Muslim ayaa ah ciidan mahdiga
@hungryman1738
@hungryman1738 Жыл бұрын
Side qof muslim ah uu kaaga xumankara gaal ilaahy aan aaminsaneyn hadalkaasi wa jahli
@sittiregion6490
@sittiregion6490 Жыл бұрын
mahadsanid sxp adan sitti diri dhaba somaligalbed Sahan
@khaalidcabdi6326
@khaalidcabdi6326 Жыл бұрын
Qofkii uhu horeeyay
@salwaamohamutt9277
@salwaamohamutt9277 Жыл бұрын
Viva daalibaan guul baan u rajayn sunta maryankan ka ilmaysiisa
@abdiazizsaid2776
@abdiazizsaid2776 Жыл бұрын
Diid ama Doon Taalibaan wa khuraasaanta uu nabiga inoo sheegay ee aanay cidina joojin karin ilaa ay calankooda Baytul maqdis kataagaan
@omarbilesharif2446
@omarbilesharif2446 Жыл бұрын
aad ba u mahadsan thy wll aadan
@carafadzuleymani81
@carafadzuleymani81 Жыл бұрын
Inshalh mujaahidiinta somlidanada guusha ilahay Daalibaan siyay midlamida yaan wadisanaaa inuu siiyo mujaahidiinta somaliya
@UpdyrahmanMohamud-ww2fs
@UpdyrahmanMohamud-ww2fs Жыл бұрын
Alxm
@عبدالرزاقعبدالله-م5ر
@عبدالرزاقعبدالله-م5ر Жыл бұрын
Maaha biyo xidheen waa gacan biyood walaal
@fahadmuhudiin6790
@fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын
Thanks
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 Жыл бұрын
Wadankastoo dhibaato kasoo kabsaday oo hormar gaaray iyo mid kasoo kabsanaya oo dhabihii hormarka ku socda ishaa ku hayaa oo waxan u arkaa tijaabo iyo casharo free ah oo soomaaliya la siinayo
@nadiirmohamed
@nadiirmohamed Жыл бұрын
Wali Qisada shabta aha Ee Somalida kala Qeybisey Ma Dan qeyxin
@qaalidqeys135
@qaalidqeys135 Жыл бұрын
Aadanow ayaan taan waad gaabisay ee kor isu soo qaad.
@shucaybdeeq1474
@shucaybdeeq1474 Жыл бұрын
Adanow food security 😋
@sittiregion6490
@sittiregion6490 Жыл бұрын
kkkkk aay.aay.aaay Afkanistan powerka islamka suniga aah rush way liqen marykana kabihisa ayu ka cararay yaakhi iranna way uu dhamatay kkkkk😂❤😊
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED Жыл бұрын
Baahidaadu markay kugu kaligaa tahay ee aanay cidina kula ogayn ee dadkuba qaniga kuu haystan waxay Dhaantana Mida lawada ogyahay ee la isku kaa sheeg ee lagugu sheekeysto Oo inta koob biyo ah lagu dhex dhigo idinko boqolaal ah la idinku sawiro caalamkana dulinimadaada iyo bahdilkaada la tuso oo ciil iyo gunimo ku noolow lagu yiraahdo wllhi waxaa dhaantana gobanimo ku noolaanshaha Afghanistan Allow Cisse oo barakee oo quwee reer Afghanistan 🇦🇫
@AliTurki-db4rm
@AliTurki-db4rm Жыл бұрын
Dad u dhaqaaqay iney wax qabsadaan ayagoo daacad ah rabina aminsan cid celin kartaa majirto reer galbeedna markey kaa aamusaan waa mar eysan waxba kaa badali karin dacaayadoodana shidaalbey utahay iyo dhiira galin iiraana waxey hogeysa markey Afghanistan faraha laso galaan shiico xun ayagoo ah waliba si aan qiyaas laheyn ayey unecebyihiin shiicada daalibaan dad la dhayalsan karo maaha waa dad adkeysi badan geesiyaal ah weyna guulsanayaan.
@brown-man8356
@brown-man8356 Жыл бұрын
Anaga goorma ayaan dhibka ka baxeena illahoow adigaa noomaqan
@mahadcabdi7280
@mahadcabdi7280 Жыл бұрын
Afghanistan 🇦🇫 oo maraykan ka qayliyey ayay Faraha lagalayaan Iran haday jabkeedii donatey 😂😂😂
@kamaalhussainahmed365
@kamaalhussainahmed365 5 ай бұрын
daaliban🦁
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 Жыл бұрын
Imrul qeys gabayaaga ladhaho ee carbeed taarikhdiisa soo daaa please 🙏
@HAWAAROMABDA
@HAWAAROMABDA Жыл бұрын
19milyan keliya!!! La yiri!!! WAX WALBA XORIYADA 1 KA AH!! LAKIN INAGA AQOONSIGAN SUGEYNA!!😄😄😄
@abdinoorahmedbuzuri9521
@abdinoorahmedbuzuri9521 Жыл бұрын
Nio arrinta Afghanistan marwalbo waa raadiya waayo waxan dareemaya in waxbadan oo wanaag ah inay sowadan
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 Жыл бұрын
Muuqaalkan ma hore baad u soo gelisay Mise dejavu baa igu dhacday tolow 🤭🤭🤭😁😁😁😁🤭🤭🤭
@hanadyoung4035
@hanadyoung4035 Жыл бұрын
As we wb Aadan aad ayaan kusalamayaa sxp adigoo mahad san ma soo bari kartaa arimaha itoobiya ee duminta masaajidyada waxa kadanbeeya mahadsanid
@abdiqafaarabdulahi2335
@abdiqafaarabdulahi2335 Жыл бұрын
First comment
@shariifmedia3307
@shariifmedia3307 Жыл бұрын
Somalidu waligeed ma gaadhj doonto horumar sabata oo ah waxey oa fogyihiin diinta mana rabaan iney u dhintaan
@AidarosHassan
@AidarosHassan Жыл бұрын
Dalibantii Shalay Daalkeda.Xoraysatay Aya Wax Qabadka Inta Leeg Qabsatay Inaga Maxa Dib ino.Dhagay Kheyrkii.Ayu Ka.dhahay Hebel.Ayn Maqli Jiray Somaalidu Kheyrked Ayay Ka Hadhay Dawarsiga Casirkana Madaxa Somalidu Caan Ayay Ku Noqoden nin Dawaraanayana Inu Wax Ku Qabto Ha Sugin
@yoonisaxmed4848
@yoonisaxmed4848 Жыл бұрын
Sababta Looga Aamuse Waxkale Maahan Xalka Kaliya ee Iiraan Looga Hortagi Karo waa Mintid u Adeegso Mintid kale
@maxamedciise7194
@maxamedciise7194 Жыл бұрын
walhi adanow daliban kaliya maaha hada al shabab aya sameyay biyo xirenki ugu weynaa somalia bakol aya laga dhisay cid shege miya aragtay
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Жыл бұрын
Malaa dalka jabhadaa alshabab ayaabay dani ugu jirtaa
@Amir-Muse
@Amir-Muse 9 ай бұрын
​@@ubahdhool8158haa
@maxaadpaypal
@maxaadpaypal Жыл бұрын
Afganistan aqoon baa uugu laaban iran afganistan dad qosla maaha wallahay inaa looyaabi Iran
@ak25smtar49
@ak25smtar49 Жыл бұрын
Brother calanka saxda ah ee dowlada afganistan wa kan towxidka ee kaas isticmal kan gumeesiga ka daa
@hassankahie6139
@hassankahie6139 Жыл бұрын
Calanka ma aysan badelin bro😊
@abdikadirweedow7787
@abdikadirweedow7787 Жыл бұрын
Su aal hadii daaliban uhogaan sami laheyd sida dowlada somaliya intaan malasameyn lahaa aanku siiyo jawabta ee may
@khayrudincumarmahamuud
@khayrudincumarmahamuud Жыл бұрын
Ilow pa garab gal walaalaheen
@soomaaliwayn8582
@soomaaliwayn8582 Жыл бұрын
Sahanoow doolarka kasooo hadaal
@ibraahimmaxamed9125
@ibraahimmaxamed9125 Жыл бұрын
Adiga iyo ina coldoonba al Shabaab qarsoon batihiin
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 Жыл бұрын
Sxb ninkaan inaan wax qasano ayuu inu dheerigelaa lkn qawarijtu cuuryaamin dhaqaale iyo mid diimeed ayay ku hayaan dadkeena
@jakuurageelemuniir8466
@jakuurageelemuniir8466 Жыл бұрын
Ninkani maaha waxaad sheegayso waa Nin aqoon leh OÖ wax brtay
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Жыл бұрын
Dadka adigoo kale ah loogama baahna barnamijyadan inay dhagaystaan iska bax
@ibraahimmaxamed9125
@ibraahimmaxamed9125 Жыл бұрын
@@ubahdhool8158 barnamijka abaha miyale doqon yahayni
@alexisde9413
@alexisde9413 Жыл бұрын
Dabadhilif Liita Lkn mareykan kii mashruuca argagixisada keenay dulmiyay ku duulay Ciraaq iyo Afghanistan ilaahey baa jabiyay. 30 kun cidanka mareykan isdilay oo ilaahey noloshada cadaab ku tusay z 8kun gacmaha mujaahidinta ilaahey ku halaagay
@hoodo9260
@hoodo9260 Жыл бұрын
😂😂balaayey faraha la galeen iraan Alloow garabkoodagal dadkaas dadaalaya
@ogaalo-dc7gx
@ogaalo-dc7gx Жыл бұрын
iran afgaanistan waxba ka qaadi mayso meel lagu jawiyey soviet iyo maraykan
@mustafexuseen-uu5xi
@mustafexuseen-uu5xi Жыл бұрын
adaan faqash kulehee somaliya
@queennormal5592
@queennormal5592 Жыл бұрын
Wllo kasoo hadal cilmiga cosmologyga plz wakhti bil gaadhaysa ayan kuso qorayayy🙏🙏🙏🙏🥺🥹
@TheFundedMan
@TheFundedMan Жыл бұрын
Cosmology ma waxaad barataa physics wll
@Daarulsunnah
@Daarulsunnah Жыл бұрын
Costomology Waa Barashada Qurxinta iyo Daawaynta Timaha Iyo Cijiyaha dumarka Waxaa Barto Dumarka Bukuyeerada Cilaan Saarka Ka Shaqeeya kkk Ee Cilmi kale Ama taariikhda Waydii Aadan Sahan Shaqadiis Waa taas......✍🏼
@TheFundedMan
@TheFundedMan Жыл бұрын
@@Daarulsunnah Cosmology waa barashada laan kamid ah physics-ka oo lagu barto asalka, horumarka, taariikhda, iyo sameynsanka dunidan. Sida Big Bang, xiddiga, meereeyayaasha, iyo galaxies-ka, noloshooda, sameysankooda iwm.
@engnajmudiinabdirahman8347
@engnajmudiinabdirahman8347 Жыл бұрын
Kwrn somalida 400million oo dollar by dakad ku dhisteen ayagoo shacaba kuwaasba cidna maa shegin kuwaana waa lamid
@mohmuod4967
@mohmuod4967 Жыл бұрын
Çalışmadan maYaraysaTo iLLen
@rooblexirsicabdi2289
@rooblexirsicabdi2289 Жыл бұрын
Waa umad tashatay Lakin anagu waan fashilanay
@Amir-Muse
@Amir-Muse 9 ай бұрын
Sax wlhi somalia dunid laba qarni bee ka danbesa wa jaahilin somalidu diintoduna wa qabiil ka iyo qabyalada😂
@excellentmryaralow6581
@excellentmryaralow6581 Жыл бұрын
Aar yaa Iiraan meeshada iska joog dhaha Meesha carabta miyey moodey iiraan kkk
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 Жыл бұрын
Dad shacaba oo dadkii uqalmayey maamulayaan weeyaan lkn dad daba dhilif illaa lixdankii dhakada kasaaran yahay maaha oo B iyo T toona aheyn .. Waxaan kayaabi 10ka sano ee soosocda haddii Imaaraddaa muslimka ah Galbeed ammaan Galiyo iney noqon doonto Meel Dadbadani ku hirtaan oo muslimiinta maanta ahi..
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 Жыл бұрын
Soomalida afgaaani ba dalka u fadhiya khawaarijtka waxa so maalgaliya wa iyaga umada gadaal bey u celinayaan iyagana hore ayey raban iney u socdan war yaab arkay anaga musiibadan bana daba dhigatay OO dadka gadal u celinaya
@ayaanalichama1383
@ayaanalichama1383 Жыл бұрын
Waa mucjiso afganistaniyintuu wlee😂😂😂😂😂
@shaficimuuse3928
@shaficimuuse3928 Жыл бұрын
wabigu xagee ka yimada ma aghtn emse irn
@folaadtv9943
@folaadtv9943 Жыл бұрын
Talibaan hadaad dagaal ugashekayso waa camalkooda😂, marka iran ku dagdagimayso umalaynaya
@Amir-Muse
@Amir-Muse 9 ай бұрын
Haa ragas rag dagol logu godin karo maha wa mintidin😂
@muniirocabdisaciid2024
@muniirocabdisaciid2024 Жыл бұрын
Somaliya ookale buuyiri war somali qabiil baadin uah hala middhigin
@sooyaalka326
@sooyaalka326 Жыл бұрын
Alqaacido waa kuwii ciraaq bur burisay lkn hadda waa leysku fahmay wax badan alqaacido lagu laayey muslim badan reeer qalbeed dantooda ayey eegtaan
@MURADMAXAMED-x4b
@MURADMAXAMED-x4b Жыл бұрын
Allaha garab galo geesiyada taliban
@rigaaxeyare8699
@rigaaxeyare8699 Жыл бұрын
tani war bixin mahee waa war bixin xayaysiis ah loona samynayo daliban
@hanadsayid7081
@hanadsayid7081 Жыл бұрын
KKK.walaahi qosol ayaa idilay talow ilahey mawuxuu go,aansady inuu ka aarguto wadamada muslimiinta... Dhanka kale waxaan urijeynaa balaayo uusan faqriga ugeysan inuusan dhaqalaha ugeysan.. Ilahow hanti xalaala sii reer afganistan wadaaleene
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Жыл бұрын
Hhh nin geed gali jiray geed looma galo terhan oo booto mooye wx kale haynin xabaalaha boqortooyada waloynan koob biyo ah ka fiiqsiinaynin kabul
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 Жыл бұрын
Afghanistan waa dal tashaday
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 Жыл бұрын
Iran. Iyo Afghanistan waa labo Muslim ah midana ma jecli inay dhibaato soobgaadho aalh xaqa hawda tuso colaad faaido mlaha iran wxa hadalkaga kadhadhnsaday inad attack ku tahay hanolaato iran🇮🇷
@axmedkanada853
@axmedkanada853 Жыл бұрын
Iiraan maaha muslimiin waa shiico duliya
@Boqprecision-m4x
@Boqprecision-m4x Жыл бұрын
@@axmedkanada853 Wahhabi
@cabdiphataaxdiirane
@cabdiphataaxdiirane Жыл бұрын
Dagaalka u dhexeeya iiraan iyo Afgaanistan uu bilaabmay, ogsoonow iiraan waxay si weyn u taageertay Maraykanka dagaalkii uu daalibaan kula jiray. Iiraan waxay dagaalo ku qaaday Suuriya,Ciraaq,lubnaan iyo Yemen, maantana Afgaanistan.
@halimaHussain_
@halimaHussain_ Жыл бұрын
War Aadanoow sidee wax kaa yihiin maad usoo Hambaliyeysid Erdogan mise majeclid
@engabdirizakmohamedomar825
@engabdirizakmohamedomar825 Жыл бұрын
Iska aamu wll
@Muuse99
@Muuse99 Жыл бұрын
Sxb inaa dhadid iran aa dowladkasto muslim cadaw ku eh ayadaane loosoo maraa makuugu raacsani waayo taas hadey runtahi Israel iyo iran dagaalka ka dhaxeeyo siduu yahi aa wada ognahi maba ka dhaxeen laheen maaho cadaw muslim hadey ahaan laheed waa hore israel soo dhaweesan laheed
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Жыл бұрын
Maya wll iraan waa shiico suniga saxda ah aad uneceb mana rabaan islaam awoodleh inay arkaan yahuuda iyagaa kaxun laakin israil waxay isku hayaan meeshan bariga dhexe anaa maamulaya iyo anigaa mamu laya iyo sida lubnan ciraaq yaman libiya labadodaba waa cadow😏😏😏😏😏😏😏😏
@nimcobedel1701
@nimcobedel1701 Жыл бұрын
Nin wngsan baas taha lkn qadiyadan si dhinac kararan baad u wajahday Iran saldhiga lagama qabsan taalibaan waa Daacish ama alahabaab iyo bikoxaaraam oo fursad helay waayo Afghanistan waa dal quwado waa wayn ku loolamaan ruush ayaa hubaynayey oo NATO ku jebinayey hadda reer galbeedkii ay shalay la dagaalameen ayaa raba shardi kaga dhigay inay gacan siin doonaan mid dhaqaale mid military haday iiraan weeraraan iyo weliba ruushka hadase waa miiska saaran inay iiraan weeraraan lacagta lagu dhisayo biyo xidheenada waxaa bixinaya dalal reer galbeed ah oo maraykanku soo marayo sida France iyo Germany Marka dagaal shiico iyo Sunni ma jiro ee waxaa jira isku jebinta awooda islaamka
@maxameddeeqcabdale961
@maxameddeeqcabdale961 Жыл бұрын
Waa sax wll Daliban waa khawarij iyaga iyo Al shabaab baa isku saf ah sidoo kale Al qaacida waa la mid daacish iyadana waa lamid marka wax laga nabad galo waxaa ka jiro jamhuuriyada islaamiga iran.
@nimcobedel1701
@nimcobedel1701 Жыл бұрын
@@maxameddeeqcabdale961 MHDSANID wll hadaynu Somali nahay umadkale ayeynu u afduubanahay oo ciday cadaw inooga dhigaan waa cadawgeena , cida cadawgeena ah ah sxb ayeyn inoogu dhigaan
@guletizmail8349
@guletizmail8349 Жыл бұрын
Xaqiiqda jirta miyad waxba kama jiran ka dhigtay, taliban iyo rer galbeed laysma tuso iyo mraykan, Iran iyada kuso xad gidubtay taaliban, oo Iran waxay diidantay biyo xidhenka lagu samaynayo biyihii mari jiray, takale taaliban iyo alshabab ha is bar bar dhigin, waayo midna dadkiisa ayu laynaya, midna dadkisa ayu ka xoreyay quwado dhan oo gaalo ah, Iran waa dawlada kaliya ee islaamka loo adeegsado, imika Iran waxay la heshiisay Israel mraykana sido kale ,iyaga aya soo diray meel ay ku hungooben ayay uso diren oo qieadaha aduunku gacan ka taagay, si looga jeediyo Israel oo loogu jeediyo Taliban.
@maxameddeeqcabdale961
@maxameddeeqcabdale961 Жыл бұрын
@@nimcobedel1701 haa wall gaalada iyaga ayaa inoo sameyey khawarijtan ku dhuumalaneyso islaamka marka laga reebo hal dagaal yahano kuwas oo ah xarakada hamas ee ka dagaalanto dhulka barakeysan ee masjid al aqsa ee falastine waxaana as aasey allaah ha u naxaristo sheekh yasiin oo ahaa daaci ka mid ah urur weynahi islaamka ee ikhwanul muslamin gaaladu waa taa ay bur buriyen hamas la mid ma aha waa xarako jid toosan ku socoto waxayna dagaal kula jiraan sahyuuni yahuud ah oo dhulkoda xoog ku joogo 1987 baa la aas aasey wali ma aragtey wll hamas oo qarax ay u wado yahuuda ay ku dhimanyan muslaminta falastine. Waa maya maxaa sababbey in khawarijta al shabaab Al qaacida iyo daacish ay qarax ay u wadab waxay ku tilmaman murtad ama gaal ay balayin muslamin ugu xasuuqman waa su'aal waana jihadeyna bey ku leeyihin waxay aamin san yihiin fikradi sayid qudub kaas oo ahaa daaci ka mid ah ikhwanaul muslamin lkn marikii danbe muslaminta ay iska qabten markey ogaaden khawarij. Nimadisa weyna dal daleen astamaha khawarijta rasuulkena baa inoo sheegay marka hadii uu jiro muslim muslaminta lagu jabinayo waa Al khawarij ee ma aha shiicada shiicada waa laga nabad galaa .
@mohamedahmednur9420
@mohamedahmednur9420 Жыл бұрын
Waxaan been aheyn inay Iran tahay waranka ku taagan caalamul islaam. Ordugan oo ah saxiibka ugu dhaw Iran wuxuu ka dhahaa sugaynaa
@cabdibasid1122
@cabdibasid1122 Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/mquTaoRngsx5d8k kaso daawo
@Muuse99
@Muuse99 Жыл бұрын
Walahi dagaalkooda kuma faraxsani allahne kala qaboojiyo waayo lawadabo gaalo naceebka iyo side ey ula dagaalamaan jeclahi ayaga dhaxdood hadey isku jeestaane fashil waaye🤦🏼‍♂️
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Жыл бұрын
Iraan iyadaa gaaloda yahuuda iyo Christian ka kaxun imakana markay arkeen dowlad suni ah oo soo kabanaysa ayay qalalaase kufurayaan inkaar kudhacdaygu😭😰😰
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 Жыл бұрын
​@@ubahdhool8158 taasi waa aqlika wahaabiuada😂😂😂😂😂
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Жыл бұрын
@@maxamedcllaahi5722 adiga shiico matahay taas qofkasta oo illahay caqli siiyy waa ogyee
@A...A09888
@A...A09888 Жыл бұрын
​@@ubahdhool8158 haaa iran ama shiicadu iyaga ka xun yuhuuda io gaalada Ilaahay ha burburiyo dawlada iran amin
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 Жыл бұрын
@@ubahdhool8158 anika muslim baan ahay
@CaynansheMuse
@CaynansheMuse Жыл бұрын
Waa caqli miran Iran mada ay lafurtay wada hadal israil maa dalalasa dagalkan oo sohubay taliban
@Somali450
@Somali450 Жыл бұрын
Waar bal ka soo hadal alshabaab iyo dhibkeeda
@antonioxiirane9221
@antonioxiirane9221 Жыл бұрын
Iran islaamka laguma dumiyo ee sacuudiga iyo wahaabiyada aad adiga ka mid tahay ayaa islaamka lagu dumiyay
@guletizmail8349
@guletizmail8349 Жыл бұрын
Wax waalan.
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Жыл бұрын
Malaha Mawduuca Maad Fahmin😂Degdeg Ayaa Kugu jira Walalo
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 Жыл бұрын
Dadka iraan u dodeyso waa Sunni ee Iran ku nool, ilahow labada dalba biyo ku filan sii, oo barakey, in xooga dagalka laga nasto baa fiican.
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 Жыл бұрын
Allah guulee taliban
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 49 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 57 МЛН
Daalibaan | Guusha dhalatay waa noocma?!
15:02
Sahanka
Рет қаралды 62 М.
Siday u fekeraan faqiiradu?
8:57
Sahanka
Рет қаралды 51 М.
الأسلحة عبر التاريخ | العراق وكرات الدول
10:05
MrSpherical بالعربي
Рет қаралды 145 М.
Maxaan U Weynay Dha dhanka Ciiida ?|  Xoogaa Afkaar Ah .
29:01
Jeelka Sednaya | Sheekadda Jeelkii ugu halista badnaa Syria!
11:41
Waaberi Media
Рет қаралды 151 М.