Sahra Halgan Hadagan Official Video 2016 .

  Рет қаралды 136,205

Future Brothers Production

Future Brothers Production

Күн бұрын

Пікірлер: 184
@mohamedismail104
@mohamedismail104 8 жыл бұрын
maamo aan ku faano weeye wlhy iyada iyo adna aadan alle cimriga ha u dheereeyee 😘😘😘😘😍
@hamzegalool102
@hamzegalool102 8 жыл бұрын
Meel fog bey ka hadleysaa... alla Sahra Halgan fariidsanaa... Illaahay if iyo aakhiraba ha ku dhawro oo ha ku xafido adiga iyo reer kaagaba ... Somaliland allaw dhawr..Aamiin.
@sacdiyofooljaawe5459
@sacdiyofooljaawe5459 6 жыл бұрын
Hamze galool soomali markaad fiiridid qaranimo loogumatalagalin waxaa ufiican inay baadiyohoodii iyo reero reeo hoodii isaga noqdaan qabiil iyo qaran makala yaqaanaan jigjigo walaa xamar walaa hargeysa waa iskunuuc 200 oosano kadib ayaan waxfahmeynaa
@hamzegalool102
@hamzegalool102 5 жыл бұрын
@@sacdiyofooljaawe5459 inaabti Anagu dawladnimada iyo kala danbeynta waanu naqaanaaye.... reer xamarka tababar ha loo furo sida loo noolaado ee qaraxa laysaga daayo iyo bililiqada
@IfrahIbrahi
@IfrahIbrahi 7 жыл бұрын
mansha Allah yaasiin caleyk isku dubnideen iyo dantaanu hanana dibo kunoqoteen hadagan Somaliland hadagan waa lagu doondonayaaye hadagan😍😍😍😍😍😍 axyaa axyaa hees nolow mama Sahra halgan ❤❤❤❤❤
@topiacos
@topiacos 3 жыл бұрын
beautiful, magic, a mix of reggae made in Somaliland & traditional music, salam sister, peace & love, thank you so, amazing grace * , the beauty of grace is with you
@sahraahmed5064
@sahraahmed5064 7 жыл бұрын
mashaa Allah Sahra Halgan geesiyad magac bilaash ma baxo walee halgamad dhab ah ayaad tahay.👏👏👏👏❤❤❤❤👍
@peerlulasomalilandnazabkaa9255
@peerlulasomalilandnazabkaa9255 7 жыл бұрын
Heestan kama xiisa dhaco any time waan daawadaa alaylehe waan ognahay cadowgii daraad wuxu damacsanyahay
@abdirahmanosmam6056
@abdirahmanosmam6056 8 жыл бұрын
GOOD JOB ! exceptionally inspirational .......So beautiful and conservative woman ! (SAHRA HALGAN) magac bilaaaash ma baxooooooooo ...GARABKAAAGA AYAANU TAAGANAHAY hormood baad tahay waanu kugu faanaynaaaaa! MASHA ALLAH !
@nadiiraabdi7818
@nadiiraabdi7818 8 жыл бұрын
Woow Eesh calaa hees qofka caqli leh unba fahmi kara heestan 💚💭❤️ Sahra halgan cimriga ha jiro o ️cadowga ha jabo WAN KU fanaa 💝
@mohamedabdirahman5556
@mohamedabdirahman5556 7 жыл бұрын
Dagmadanu siday ku soo doogtay iyo Dibu hanashadii intaa duur ku maqan Ma dinoonino waanu ognahee Duniyey sidan dagelka ugalniyo Cadowgii doraad siday damacsan yihiin Ma dinoonino waanu ognahee 2X Isku duubnideeniyo danta aynu hananaa Dibaaq ku noqotee hadagan somaliland Waa lagu doon-doonaayey hadagan Dareen feejigan lahow 2X Digadii la shiday iyo dirirtii yagliga Dawo odaydii damalka ugu degay Ma dinoonino waanu ognahee Dastuurkiyo sharciga habkaa dawladeed Iyo doorshada dimuqraadinimo Ma dinoonino waanu ognahee 2X Isku duubnideeniyo danta aynu hananaa Dibaaq ku noqotee hadagan somaliland Waa lagu doon-doonayey hadagan Dareen feejigan lahow 2X WE LOVE VIVA SOMALILAND ❤💔🌹💖🌺🌸💘🌷💓❤️💙
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 8 жыл бұрын
sahra nooloow walaal waxaad tahay wadaniyad waana waxa aanu kugu jecellnahay💕❣💝💗 😭😭😭😭😭waa runtaa cadowgii somaliland way joogaan
@faisaj5072
@faisaj5072 6 жыл бұрын
Nolow Sahra Halgan Somalilandar thanks for the beautiful song
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 8 жыл бұрын
She is naturally beautiful
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 8 жыл бұрын
waa single baan u malaynayaaye arji u qoro, mujaahidku buuga naxariista hakuu fiirisee.
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 8 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay , Qurux un baan sheegay walal lol
@hodanahmed5210
@hodanahmed5210 7 жыл бұрын
Yusuf Jama af xumad iska da
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
@@HawrarLyrics waala qabaa maxamed cadaani baa qaba😅
@ibbeergaal2000
@ibbeergaal2000 8 жыл бұрын
Muuqaalkan aad ban uga helay kaligayna maahe asxaab badan an wada jognaba way ka Helen . viva #FutureBrothers . hire u socda .
@halimoali9834
@halimoali9834 8 жыл бұрын
Noolow sahar halgan waa fananad qaran oo qiimo badan cadawga hajaaboo ilaahay hakusiyaadiyo inshaaalllha
@alimussa5560
@alimussa5560 5 жыл бұрын
Sahra, Long live dear Sister, Viva Somaliland, Somalinders Inshallah all to be One and Fair to each other, Somaliland always be Vigilant.
@ibrahimomer65
@ibrahimomer65 Жыл бұрын
Sahra halgan waa gabadh dalka hooyo horuumarkisa jecel. Somaliland 🇦🇪 insha Allah somaliland waxay heli doontaa aqoonsi calaami. Congratulations Somaliland Republic recognition. Ibrahim isse.
@Kulmiye-SanjabBusinessGroup
@Kulmiye-SanjabBusinessGroup 7 жыл бұрын
alxamdulilah inaan slandr ahay gabdhahayagu waa geesiyiinn mujahid sahra halgan noolaw inanatayadii
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 7 жыл бұрын
Alahayoow qalbiga kuunuur sahraay kunooloow qalbiga qofkasta oo somalilander ah oo dhawra calankaa ilaahay cisiga iyo sharafta ku maamuusay ee cidhif ilaa ka gees ciideena sudhan ana ducada aaaamiiin.hana lawaayo cidhibtiisa cadawgeena dhamaantii oo cadaadis kamabaxaan kuwa caaya guusheenu
@hadiadahir5386
@hadiadahir5386 7 жыл бұрын
Ismaciil Cabdillahi Yuusuf
@msa_1439
@msa_1439 4 жыл бұрын
Maashaa Alaah Sahra Halgan, Fanaanad keliya maaha waaxa ay Ka Mid ahayd Maamooyinkii Usoo Halgamay Sidii uu Dalkeenu u heli lahaa Xornimada aan maanta ku Jirno
@ayaanabdi8066
@ayaanabdi8066 7 жыл бұрын
hadagan somaliland 🇮🇹🇮🇹 💕💕 nooloow Sarah Halgan 😘😘
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 8 жыл бұрын
we always love you sahra, suu badi nuucan uu kale. thanks
@yhirsi
@yhirsi 7 жыл бұрын
somaliland love my people...love my country......beautiful song sahra.
@peerlulasomalilandnazabkaa9255
@peerlulasomalilandnazabkaa9255 7 жыл бұрын
Vuva somaliland walee madignooninoo waan oganahay sahra halgan cod iyo qurux iyo muwaadinimaba wadan keeda ayay u hibaysay inta kaxuna cagta hoosteeda
@deeqasiciid8722
@deeqasiciid8722 4 жыл бұрын
Maash Allah Somaliland Somaliland Somaliland l Love 😍😍😍💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤❤💚❤💚❤💚❤💚
@maxamedqanicabdikariim1095
@maxamedqanicabdikariim1095 6 жыл бұрын
Asxabta dhegaysanaysa like isaara plz inta garanaysa mesha wa home ku dhashaye markaan rabo wadanki in an dawado iyo gurigaygii hestana dhegaysta
@sacad.macruuf
@sacad.macruuf 8 жыл бұрын
Shaqo wacan bd haysan, Good job all members of future brothers
@asmasomalilander10
@asmasomalilander10 7 жыл бұрын
somaliland somalilanlaaaaney hadagan waa lagu doon doonayaya hadagan
@mohamedismail104
@mohamedismail104 8 жыл бұрын
wlhy inaan maamo sahra la kulmo wxn ka jecelay ma jiro waxa fanaan sheegta iyadaan ugu jecelay waa qof mmel inoogu jirta hadaynu nahay dhalinta somaliland ama caruurtii snm
@abdirizakmohamed3226
@abdirizakmohamed3226 7 жыл бұрын
somaliland
@susansomaliland1
@susansomaliland1 8 жыл бұрын
Mawaadintada dhabtaa allahow dhowr
@Hooda36
@Hooda36 8 жыл бұрын
sahra Snm geesiyada somaliland ❤ 🌷 waaaaaw hadagan somaliland ❤ ❤ ❤ ✌ jiroo joog cadowgaa hajabo 🌷 ✌ 🌷 🌷 viva somaliland ❤ 💟 🌷 💖 ✌
@fanaangacayte3692
@fanaangacayte3692 7 жыл бұрын
Alle ha daayo waa faananad Qaran edaday sahra halgan
@hiboabdi9269
@hiboabdi9269 8 жыл бұрын
Allaw dhawr somaliland ❤
@mustaphesugulle513
@mustaphesugulle513 5 жыл бұрын
Maamo Sahra halgan aad bn ku jeclahy mamo Qli heetsan wxn dawanaya 8 Nov 2019
@charlesabdi
@charlesabdi 8 жыл бұрын
viva halgan wan ku tagerayna dhamaan ,all soamlilanders in the wideworld
@nimoaden8795
@nimoaden8795 7 жыл бұрын
masha alaah cod qurux badan iyo muuqaal jaciiba 😍😍😍😘😘😘viva somaliland
@ibbeergaal2000
@ibbeergaal2000 8 жыл бұрын
Mama sahra Halgan fanaanad nagu qaaliya . Somaliland ha noolaato .
@waberimouse2794
@waberimouse2794 8 жыл бұрын
hees macaan ilaahay haku xafido hbo
@zuhuurjaamac7382
@zuhuurjaamac7382 8 жыл бұрын
waaaaw zahra halgan walle fanand qaran banu hysana heestu wey igusocota allh ha ku daayo axya fananad
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Waaaw hees macaan sahra halgan nolow aamiin❤
@guuleedomarhassan3989
@guuleedomarhassan3989 6 жыл бұрын
Salaan gobeed Sahra halgan halyayad qaran noolawaw
@hoodobuux8649
@hoodobuux8649 4 жыл бұрын
Mar kastoo la gaadho 18my hees aan taa ahayn ma dhagaysto somaliland❤
@BRG4776
@BRG4776 7 жыл бұрын
Waaa wadaniyad dhab ah
@huudacdulhi7381
@huudacdulhi7381 6 жыл бұрын
Naaga fariida ah dalkeda u dacad ah💪💪👆
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Good point.
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
Halgan hore usoco aniguna dushaan ka eegaya🤝🏼✍🏻👌👏🏼🤚😊
@husseinhandule
@husseinhandule 8 жыл бұрын
waa runteed somaliland dareen feejigan lahow
@daganhassan7958
@daganhassan7958 8 жыл бұрын
hadagan somalilandey , hadagan hadagan , hadagan , dareen feejigan lahaw ....! allah ya khaliik sahrah halgan ! viva Somaliland
@kadarabdi6501
@kadarabdi6501 8 жыл бұрын
Mansha allh sahra halganIlahay cimriga ha ku dheereyo muwadinad dhaba ayad tahee
@sacadanshax1980
@sacadanshax1980 7 жыл бұрын
msha Allah mamo sahra halgan
@zamiirhassan1469
@zamiirhassan1469 6 жыл бұрын
long life geesiyad somalilander dhab ah
@aamohamed5102
@aamohamed5102 6 жыл бұрын
Sahra halgan nooloow waanu kugu faanaa, cimri dheer iyo caafimaad qab ayaan ilaahay kaaga rajaynayaa. Guulaysta adiga iyo qarankeenan somaliland.
@halimoali9834
@halimoali9834 8 жыл бұрын
May love wadankayg hoyo 🌷🌷🌷🌷🌷🍁🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@ibrahimmuse8125
@ibrahimmuse8125 7 жыл бұрын
macha allah mamo
@zakiyacali5010
@zakiyacali5010 7 жыл бұрын
Maansha Allah mamo sahra ilhay ha noo kaa daayo jcliya dalkayga iyo dadkayga viva Somaliland guul iyo gobanimo💓💖💖💖💖💖👏👏👏👏👏
@RitaMia000
@RitaMia000 Жыл бұрын
Maansha allah 😍😍 somaliland ha dagin ❤❤❤❤
@nasriinqueen2750
@nasriinqueen2750 7 жыл бұрын
Allow naa kaa daa geesiyad weeye
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 7 жыл бұрын
MUJAAHIDAD DHABA NOLOW SAHRA HALGAN DUNIYEYE SIDAAN DAAGALKA UGALIYO CADOWGII DORAAD SIDAY DAMCASAN YHIIN MADIH NOONINO WAAN OGNEE ISKU DUUB NIDEENIYO DANTA AYNU HANAANA DIBAAQ KU NOQOTO HADAGAN HA DAGAGAN SHA DAGAN OMALILANDAY WA LAGU DOON DOONAYA EE DAREEN FOJIGAN LAHO
@caarreahmed4454
@caarreahmed4454 6 жыл бұрын
rabbiw noo dhawr waanu ku Dharanaaye oo anu ku dhaadanaye
@RitaMia000
@RitaMia000 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤sahra halgan xafidulaah
@aymanzk80
@aymanzk80 7 жыл бұрын
Mama sahra halgan Nolow iinbadan 🎤🎙
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Sahra Halgan, Waa SNM. waa Geesiyad.
@activeyar5134
@activeyar5134 8 жыл бұрын
woow dhuxaygii nolow viva somaliland
@kingamse4747
@kingamse4747 8 жыл бұрын
maamo sahra galan waan kugu faana maamo markaan dhagaysanayo waan ilmeeyaa Ilove maamo sahra somalilanders Dhab ah
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
Habo sahra😍💋
@abdirahmaabdi4329
@abdirahmaabdi4329 7 жыл бұрын
hada ad uqurux badan thy marki yaredne se ehed nolow quruxey u are one qurux fananda odhan love u and somlland
@nuradiinhaybe2517
@nuradiinhaybe2517 7 жыл бұрын
wlh kama.daalo.heestan.ha dagan.somalilaney viva mamo halgan.cimri dheer ayan ilahay kaga barayaya
@abdirahmanahmed8916
@abdirahmanahmed8916 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkk good job bro llaahay ha kuxafido Sahara ha dagan
@ibraahinlabo4985
@ibraahinlabo4985 7 жыл бұрын
hala hala sahara Maamo walee cadwaga adaa jabiyayba Maamo nolow viva sonalilander
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Жыл бұрын
Masha ❤allllla❤ fanaanad qaaliya nolow
@mohamadhaji2190
@mohamadhaji2190 5 жыл бұрын
Boqorada Subeer Awal Weliba Miuse Subeer Sacad Muuse Cabdalla Sacad Sahra Halgan Sahra Qurux Noolow Indr Qaaliya❤️
@hannahaskar7587
@hannahaskar7587 7 жыл бұрын
Adoon guursan karayn hadii aad aniga ila hadashan WAlahi power full aallah
@Mafaa-hiim5566
@Mafaa-hiim5566 8 жыл бұрын
sahra halgan noolow wadaniyad dhab ah
@khalidabdirashid929
@khalidabdirashid929 7 жыл бұрын
Our mamo Allh cimrigaaga ha dhereyo
@mohamedcandi6500
@mohamedcandi6500 7 жыл бұрын
mujaahida dalka noolow cadowgeen habo
@suadaydid5270
@suadaydid5270 6 жыл бұрын
Sahra Halgan noolow ❤❤❤❤
@amalturki3125
@amalturki3125 8 жыл бұрын
woooow sahra halgan noolaw muwadinad dhaba
@hoygafanka7
@hoygafanka7 7 жыл бұрын
Mamo Ay ku faanto dhamaan dhalinta Somaliland Sahra Halgan alle cimriga ha ku siyaadiyo Mamo
@axmedwarsame9716
@axmedwarsame9716 3 жыл бұрын
Butful Sahra esha alh heese
@ayaanmohamed5353
@ayaanmohamed5353 7 жыл бұрын
wooow somaliland ❤ 💚 ❤ ❤ 💚 somaliland ❤ ❤ ❤ 👌 👏 ❤ 👏 ❤ 👌 👍 ❤ 🌹
@abdiladiiftotti5903
@abdiladiiftotti5903 7 жыл бұрын
wooow afkaaga caano lagu qabay sahara halgan hapo qli s/land ha dagan
@dbaermaher1981
@dbaermaher1981 5 жыл бұрын
Cajuuso kuwalatay Qabyalad Allaha kucafiyo
@AHO990
@AHO990 6 жыл бұрын
Sahra halgan
@AlikaysaAli
@AlikaysaAli 8 ай бұрын
Ok indero mahsanid
@pronimcancmuse6086
@pronimcancmuse6086 7 жыл бұрын
masha allah sahra qaran maamo noolow
@salammahamed8608
@salammahamed8608 6 жыл бұрын
waa boqor da dal ka yad ee cod ka waa qof nagu wayn hadan nahay dhari yarad rer jumuryad bar kay san ee hor martay ee somalilan ,😍😍😍😍😍
@ahmedkeyse227
@ahmedkeyse227 3 жыл бұрын
XALAAAL
@munamohamed5477
@munamohamed5477 8 жыл бұрын
manshalaa manshalaa muwadin dhabah
@cabdirisaaqdheeg8889
@cabdirisaaqdheeg8889 6 жыл бұрын
Manzha allah alllow dhawr sahra muwadinad
@dholeamiin2175
@dholeamiin2175 6 жыл бұрын
👏👏👏👏👏💯💯💯👌👌👌❤❤
@suadaydid5270
@suadaydid5270 6 жыл бұрын
Geesiyada ❤❤❤❤
@gigiszzz4441
@gigiszzz4441 7 жыл бұрын
Waaw taalo in lugu dhiso waad is tahishaa Zahra halgan l love you
@deggannaruurojecliyaxajiga6522
@deggannaruurojecliyaxajiga6522 7 жыл бұрын
quruxdi hargaisa noolaw
@hannahaskar7587
@hannahaskar7587 7 жыл бұрын
Allah aamin lama gujiyo shaydan ayaa anaga na cawiyaa dad kuma noolin hadaydan na rabin idinma rabno intaa urka naga neceb Muslim way
@ayaanbadel7048
@ayaanbadel7048 7 жыл бұрын
Jec halgan💖💖💖💖💖💖💖💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@mawliidmaxamed8000
@mawliidmaxamed8000 8 жыл бұрын
waaw viv somaliland
@nimcancisman6240
@nimcancisman6240 7 жыл бұрын
geesiyad Viva somaliland
@Qalbiholcay6
@Qalbiholcay6 5 жыл бұрын
Mamo sahra Halgan 💋❤❤❤
@dr.kaiseb.2138
@dr.kaiseb.2138 5 жыл бұрын
ILAHAY HA UNAXARIISTO INTII NAGA DHIMATAY INTA NOOLA ILAHAY HAUNAXARIISTO...SNM...IYO INTII SILICA NAGAG DHIMATAY...DADKAYAGA....AAAAAMIIIN
@mujahidsomalilander5979
@mujahidsomalilander5979 7 жыл бұрын
Mamo qaran sahra halgan long life
@hannahaskar7587
@hannahaskar7587 7 жыл бұрын
WAlahi joilis life anagaa eryanaaga WAlahi dayn mayno muslinka wixii been ka sheegan halku joogo ayaan ku qarxina wana awoodana waxaa nasiisayay ilahay xaasid boqo nolashadii xumayd iyo sixirkii aad adeegsanaysay iyo beentii waanu dilnay dadka wax bartay lama khiyameyo
@user-pk5jh9xt2r
@user-pk5jh9xt2r 7 жыл бұрын
dareen feejigan lahaw
@januarySl2024
@januarySl2024 4 жыл бұрын
Somaliland, the Republic of the Free ! the land that sacricificed 500,000 martyers to regain its freedom and independence and defeated the occupation army of the tyrannical despot and dictator Siad Barre in 1990 .
Sahra Halgan oo soo saartay hees cusub  cajiib ah
5:51
2Qumac
Рет қаралды 154 М.
sahra halgan ha igu dhuun cadaanina
7:40
Hiddo Dhawr
Рет қаралды 45 М.
Thank you Santa
00:13
Nadir Show
Рет қаралды 37 МЛН
УДИВИЛ ВСЕХ СВОИМ УХОДОМ!😳 #shorts
00:49
HARD_MMA
Рет қаралды 3,7 МЛН
Waraysi Dhinacyo Badanleh oo lala yeeshay Sahra Halgan.
25:39
Abdihakim Abdirahman
Рет қаралды 8 М.
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1,1 МЛН
Cabdiqaboojiye Iyo Sahra Mooge
5:31
Saxafi Cabdi Cumar
Рет қаралды 16 М.
MARDUUF AND SAHRA ILAYS KABAN IYO MUSIC REMIX
12:28
Digaale Music
Рет қаралды 151 М.