AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR GOCOMADA HA II JARIN TOP SOMALI HEES

  Рет қаралды 1,038,676

ARDAA MEDIA PRO

ARDAA MEDIA PRO

7 жыл бұрын

HA MOOGAAN GOOR-KASTA , MEEL-KASTA . HALKAAD KU NOOSHAHAYBA NAGA FILO WAX KU RAALI GELIYA

Пікірлер: 422
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 жыл бұрын
Halgamaa Axmad gacayte illahoow kuu naxariiso anigu waan soo gaadhay herstan oo live ah fanaankana reer hargeiysaanu isgu ahayn,AX nin aan aad u jeclaana wuu ahaa,markaan heesihiisa maqlana waan Olmert as runtii,sahra halgana illahay ha daayo.💚🤍❤️
@muminadahking5234
@muminadahking5234 Жыл бұрын
Nasiib kayga wan be yara lkn Live yago u qadaya jogay walal laday u yimaden Allah raxma gacaytfe ilmo yare xasuusta lkn
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Geenyoyahay adduunyadu Waa giraangir socotiyo Sida gool wareegoo Ruuxii garaad lihi Gefka uma bareeroo Godob uma riyaaqee 👌👌👌👌👌👌👌👌 18-03-2020 Germany Ludwigshafen
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Asc dhamaan asxaapta Walaalo yaal sida aynu Commentiga ula boobno Heesaha aynu kheyrka Ugu dedaalno oo SALIGA NABIGEENA Scw sidaasoo kale Uga qayb qaadano
@caydaruuscali9512
@caydaruuscali9512 3 жыл бұрын
Woow eesh calaa hees. Caawa oo taariikhdu tahay 27/8/2020 ayaan ku mirqamaya heestan from hargeysa somaliland. I love u all my people
@dhawrsancaqil9746
@dhawrsancaqil9746 4 жыл бұрын
Heestan waa hees tariikh qaaliya ii leh marki uu horaysay ee an maqlo waxa ii qaday baydka hore jacaykayga ila hada waxan uu haysta in aniga layqaday waayo kow codkisa ayaan ku maqlay inan an aaad isku jeclayn mantana waa carurtayda abahood Alhamdulillah ilahay haw naxaristo gacayte
@adnanahmed3458
@adnanahmed3458 4 жыл бұрын
masha allah
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 4 жыл бұрын
Msha allah tabarakallah
@ahmeddirie8132
@ahmeddirie8132 4 жыл бұрын
ALLAH HA NAXARIISTO Gacayte Sahra Halgana ALLAH HA SOO HADEEYO. Aaamiin dheha
@godeymedia1276
@godeymedia1276 4 жыл бұрын
Mansha allah alaha kuu daayo huuno caruurtaad aabohood saad ujeceshahay ayaaba si ikhyaarnimo ku dheehantahay ah Ina adeer gabadh kaayar oo sidaada fariid ah may jirtaa huuno
@aimlessvisionless7654
@aimlessvisionless7654 4 жыл бұрын
@@godeymedia1276 hhh libaax sahan tag Ah
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Gaashanka noloshaay.. Gacantaydii midigey gudan wayey hawshoo.!!! Allow kunaxariiso axmed gacayte👏
@marshaal1234
@marshaal1234 4 жыл бұрын
Cawa wa habeen taariikhdu tahay oct 11 2019 waxan jooga hiddo dhawr sahra yar ba iga hor heesaysa’ gacayte ilahay ha u naxaristo aamin
@naasirkayse5045
@naasirkayse5045 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin abti gacayte Aad bn u dhgysta heesihisu ma kla dhcn
@marshaal1234
@marshaal1234 Жыл бұрын
@@naasirkayse5045 Abti aamin
@Idiris-zw4md
@Idiris-zw4md 3 ай бұрын
Sanadkuu waa 2024 ramadan 1. Paris..sxb
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Cabdinaasir Macalin Caydiid Illaa Xiligaaa Ayuu Tumayay Imikana. Wuxu Gudoomiye Ka Yahay Kooxda Fansan 😍😍 Illhy Cimriga Iyo Khaatumada Ha Uhagaajiyo
@ifrahomar3142
@ifrahomar3142 4 жыл бұрын
Heestan waxaan maqli jiray anigoo yar. Caawa o ay tahiikhdu tahay November 2 2019 waxaan ku dhagaysanaya Canada I miss my own country especially hargaysa caday😘😘😘👍👍
@ARDA-MEDIA-PRO
@ARDA-MEDIA-PRO 4 жыл бұрын
Thanks Habo Ifrax
@ahmedhussein5145
@ahmedhussein5145 4 жыл бұрын
Waa sidaa ifrax we miss our country, xasuus ku noolow wllo
@cabdicabdillahiyonis3241
@cabdicabdillahiyonis3241 4 жыл бұрын
Waa hees cajaaiba walaahi waxa igu horeysay ana 2013 anoo jaamacada hargeysa dhigta
@cabdicabdillahiyonis3241
@cabdicabdillahiyonis3241 4 жыл бұрын
Cismaan askari ayaa midhaha sameeyey ilaahay ha unaxariisto isaga iyo axmed gacayteba labadoodaba sahra halgan hargeysa ayaa ay ku nooshahay waxay leedahay meel hido dhowr la yidhaahdo oo qaraamka lagu tumo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Ifrah ana canada joogey marka malaa hestaa la sameyey wlai wadnaka kula jooga a Hargeisa cadey ku dhashey anaa kaaga xiiso badan ilahey ha inagu wada nabad cesho inksaton duqa ahey hada adnaa aad weyntey hada a kk ileyn adaa yadhi waan yara awagaa koley hestab waa 1987 mala a kaamey horeeyn
@karamoige5268
@karamoige5268 Ай бұрын
What a amazing song.! Legends Ahmed gacayte iyo Sahro yar. Still listining 21/05/2024.🎻🔥
@cabdinaasirshaxmed9015
@cabdinaasirshaxmed9015 3 жыл бұрын
Waxaan xaduustay 1989 qaxi dhaysanay geed hoosti roobnagu da ayo gaajo dagaal ax ax ax maalin qadhaadh ahay xasuustasi
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 2 ай бұрын
Abdinasir macalin Caydiid iyo Axmed Gacayte Allah hau naxriisto xaqiiqdii kabanka uu garaacayo abdinasir macalin wuu igaga ilmaysiiyay
@ubaxibrahim6630
@ubaxibrahim6630 Жыл бұрын
wlhi cawadaa ilin igu soo is tagty anoo yar waxaa aroosty wllky kadib arooskisii ayay dhagysan jireen asaxabtisu iyagoo badan isla heestan ayaay ahyd markasuu abahy oo nolaa ayaa igu odhajiry nimankan heestan damiyoo kala tagaa oo kla seexada ax ax ax abahy ayaa xasuastaa wlhi markan maqlo heestn ilahy haw naxariisto aabahy waxy ahyd 20 12 abahyna wuxu dhinty 20 13 5 ,1 malin samyn igu Lee 😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲ilahy haw naxariisto aabo janada kugu geeyo
@mohamedjeenbar7301
@mohamedjeenbar7301 Жыл бұрын
Ilahay naxaris waasaca ha siiyo aabbo iyo inti kle ee muslim ah ee inaga hooseya maanta .
@khadarshiine7524
@khadarshiine7524 Жыл бұрын
Alle how naxariisto aabahaa iyo intiii dhimatayba
@hassanahmed898
@hassanahmed898 Жыл бұрын
Allah hau naxariisto wlo qaali samir iyo iimaan wlo macaan
@salmanmahamed8533
@salmanmahamed8533 Жыл бұрын
Ameen allah qabriga ha u nuuriyo
@zhucaybmanzur3846
@zhucaybmanzur3846 Жыл бұрын
ILHy haw u naxariisTO wll
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 4 жыл бұрын
waw hees igu qaaliya waa khamiis 26/09/2019 roob da ay wajaale mirqaan shuusaa saacadu waa 8;50 pm xasuus igu qaaliya
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Gaashanka noloshay... Gacantaydii midigay. Gudan waayay hawshoo😊Amazing axmed saad aduunka noogu raaxeysay codkaaga dahabkaa Allah Janada kuugu raaxeyo amin💖
@mustafa-bo2dh
@mustafa-bo2dh 3 жыл бұрын
Waah waah caleeg caleeg Allah ha u naxariisto Al fanaan Ahmed Gacayte Yuusuf he is my favorite singer all time Sahra yar ama Halgen is amazing
@adamsd6948
@adamsd6948 4 жыл бұрын
Isaxaaaqaw awrta joojiya mujaahid Gacaytaa heesayee. Allah ha u naxariisto.
@waraabecabdiaxmed1620
@waraabecabdiaxmed1620 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk🤣🤣 Ciidagalaw awrta joojiya qalinlaa heesayoo wadee 🐫🐪🐪🐪
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Kaasi malaa qalinluu aha....🤣
@hamsehuseien381
@hamsehuseien381 4 жыл бұрын
waa sanadkii 2012 waa xili gu.ah wxn dhamaysanay school sare wxn ku guulaysanay examkii from four wxn u diyaar garoobaynaa jamacada hargeiza inaan galno wxn wakhti fasaxa iyo jawi farxaded ku qaadaaynaynaa oo aan u bxnay magalada arabsio waan iska nafisaynaa khamiisaha guri magalada koone ka xiga roobab ayaa galab kasta da.ayya intaan joognay magalada jeebka ayaa noo bxa jawigu waa farxad .naxariis rabi ayaa da.aysa .neecaw qabaw ayaa dhacaysa wxn dhagaysanayaa heestan qaaliga ah ahme gacayte iyo sahra maalmo aan soo noqoyn
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Good
@naasirhirsi5044
@naasirhirsi5044 4 жыл бұрын
Hamse Huseien mansha alla si fiucan ayaad u sawirtay sxb
@hamsehuseien381
@hamsehuseien381 4 жыл бұрын
@@naasirhirsi5044 mahadsanid wl
@hamsehuseien381
@hamsehuseien381 4 жыл бұрын
@@naasirhirsi5044 waa xasuus aan duugoobay wl oo mahadho igu noqotay
@ibraahimmohamed8302
@ibraahimmohamed8302 4 жыл бұрын
heesihii hore oo dibloo casriyey
@inbawaxisleh4239
@inbawaxisleh4239 4 жыл бұрын
WLHI xasuus baad dib u galay maalin khamiisa july 2009 ayaan ku dhegaystay banka XADHANKA oo u dhoow qori lugud waxaan waday gaadhi Qabaala oo laba dhuumood saranyihiin markaas ayaa gaadhi gii iga xumaaday power steerinta iga qarxiyey keligay ayaan ahaa wxaa habeenkii ii yimi amaanduulihii ciidanka qaranka Abdulaahi xaaji jamac calas allee hawnaxariistee
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
Reer miyi
@abdikaniduale3371
@abdikaniduale3371 4 жыл бұрын
Wali maka tirsan tahay ciidanka?
@mahadahmet8471
@mahadahmet8471 4 жыл бұрын
Ma waxaad katirsanayd jabhadii ssc mise ciidanka somaliland?
@deeqmuhumed3647
@deeqmuhumed3647 3 жыл бұрын
Goorma ayuu reer miyigu cay noqday Gaal-ismoodyow xuni
@karti-soor
@karti-soor 3 жыл бұрын
Beautiful song Hees qaali, walaalahay dhegeysan, jiray aano yar. 20021 #Hargeysa ku dhegeysanaya. #Somaliland Oo nabad iyo dimoqraadii ah. Rabiyow noo siyaadii Oo barakee. #Somaliyey nabad ku waara meel kastoo joogtan.
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
*Heesta Lyrics ama qoralkeeda* Geeyaankiyo barbaartiyo Hablaha guudka loo dabay Geenyadan ka doortay Gashaanka noloshaay Gacantaydi midigeeey Gudan waayey hawshooo Riya kama gaboo,boo Gam iwayey jiifkooo Gacalkay daradaa Kala gooniyoowno Gaar kuu ahdeee Anba kuma guhadsheee Nasib yuu ku gaadhine Gadho weerahaygo Aduunyadu waa girangirsocotiyo Ruuxii garaad lihi Gefka uma bareeroo Goono uma riyaaqee Anigoo ku gabin baa Goob laga hayaamiyo Gaba daran itaagtee Hadad goysey wacadkii Guul ma leh iftiinkuye Gaabsaday warkaygiii Adna garashadaadiii Meel kalaad u guurtee i Goysaye nasiibkaa Wixi aan khalday hala ii saxo🙏
@footballerboy4000
@footballerboy4000 4 жыл бұрын
Garo weedhahaygoo Gocamada hay jarin
@cabdimaxamuud25
@cabdimaxamuud25 4 жыл бұрын
Giniyeey aduun yadu waa giraangir socotiyo sida galin wareegoo ruuxi garaad lihi gefka uma badheedho godob uma riyaaqe aanigoon kugabinbaad gooblaga hayaamiyo gabadana itaagte
@mohhanad2279
@mohhanad2279 4 жыл бұрын
Waa 2019 waxan joogaa dalka turkiga waxan dhegeesanayaa heestan anigoo kaliya waxa ku socdaa gurigayga waxa la socdaa tareen waxa da aya roobab jawi aad buu u fiican yahay
@ahmedabdi4207
@ahmedabdi4207 2 жыл бұрын
Wa 20 21 ana wxn jogah Eritrea🤞😂
@samiitaabdi8802
@samiitaabdi8802 2 жыл бұрын
Waxn jooga hargeisa 2022
@asusnasir3635
@asusnasir3635 4 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto Ahmed gacayte Yuusuf Fanaan reer somalilanda ayuu ahaa
@johhnmeyzon906
@johhnmeyzon906 5 жыл бұрын
aaxxxx waa abihii laxamda somaliyeed runtii alee ha unaxariiste waxa uu ahaa halyeey waliba mucjiso ah oo aan ina soo marin noo ciisoo kle
@abdigacayte9
@abdigacayte9 4 жыл бұрын
Waa erayadi joon xirsi canbuur iyo alah ha u naxariistee Axmed gacayte iyo sahra yer
@abdigacayte9
@abdigacayte9 4 жыл бұрын
Waad mahadan tahay wixii funk ah waxbadan ayaan ka ogsoonahay waanad i weydiin kartaa mahadsani yaa camii
@abdigacayte9
@abdigacayte9 4 жыл бұрын
Abwaanka oo ku magacdheeraa joon xirsi canbuur waxaanu wada daganyn Qatar doho waxaanuu sameeyey alban heeso ah waxaanuu u dhiibay alah ha u naxariitee Axmed gacayte 1988 kii bilogiisii waana heesihii ugu dambeeyey oo uu qaado axmed
@shucaybcumar5727
@shucaybcumar5727 4 жыл бұрын
@@abdigacayte9yg
@farxaanmukhtaarbadal7271
@farxaanmukhtaarbadal7271 4 жыл бұрын
Sxb abwaankaa taariikhdiisa iyo heeso kale haduu leeyahay ma ila wadaagi kartaa sahra iyo axmed taariikhdooda waan ka dharagsanahaye
@mubarakise5125
@mubarakise5125 3 жыл бұрын
Hestani waxan dhagaysan jiray ano yar cawa oytarikhdu tahay 26 12 2020 waxn ku dhagysanya uk london escala hes
@farroali9834
@farroali9834 3 жыл бұрын
Waa tariikh cawa wxn xasuustey heestaa hbn aan aad wax ujeclaaa wlle wixii isoomaray mln bey aheyd cwa oon joogo deutschland waa xasuus 11 august 8 2020
@mohamedjeenbar7301
@mohamedjeenbar7301 Жыл бұрын
Geenyooy aduunyadu Waa giraangir socotiyo Sida gool wareegoo Ruuxii garaadlihi Gefka Uma badheedhoo Godob uma riyaaqee Anigoon ku gabinbaad Goob laga hayaamiyo Gabadana itaagtee Hadaad goysay wacadkii Guul male iftiinkuye Gaabsaday warkaygee Adna garashadaadi Meel kalaad u guurtaye I goysaye nasiibkaaa.. Allah yarxam raaximin Axmed gacayte yuusuf midnight habeen jumce soo galayo 16-Dec-2022 heestan waagi aaan dugsiga sare ka baxay 2015ayaan aad j dhagaysan jiray kuna murqaami jiray waayo waaayo wlhi
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
halla halla waxaasa nuska danbee marqaanka dhisa woof.
@cabdicumar8333
@cabdicumar8333 4 жыл бұрын
Barisamaad waa badnaaye caawa ooraarihkdu tahay 12 11 2019 waxaanku dhayaysanayaa agagaarka riyaatarka oo ah halkii laguqaaday heeska hargaysa somaliland bbbbbb
@farhanofficiall3452
@farhanofficiall3452 Жыл бұрын
22/March/2023 Habeenka Qaybtiisa danbe waxan ku dhagaysanayaa Hargeysa Goljano Aniga iyo Sxbkey C/qani Tuke
@shaaficicabdi5666
@shaaficicabdi5666 7 ай бұрын
Ahmed gacayte yousuf&sahra yar ama sida imnka dadbadani uyaqaanan sahra halgan waa heeska aan marwalbo oo aan booqdo dunida youtupe aan kubilowdo jawiga igu gadaaman Gayaankiyo barbaartiyo Hablaha guudka loodabay Gaaridaaan kadoortaay Gacantydii midigeeey Gashaankii noloshaay Alahayow UNXRISO AHMED &ZHARANA CIMRI&CAFIMAAD TAAM AH❤❤❤❤😢
@cabdirazaknuur8645
@cabdirazaknuur8645 2 жыл бұрын
heestan waxay ku jirtaa hesaha aan ugu jecalahay dhageysigeedana anan ka daalin GACAYTE ALLE ha u naxariisto SAHRA YAR na ALLE cimriga ha u dhereyo amintu wa 3:35 2021/10/29 habeen jimce soo galayo goob waa arabsiyo
@alhariri5218
@alhariri5218 4 жыл бұрын
19-June-2020 iyo Dalka Qatar 🇶🇦 Ayaan ku dhagaysanayaaa heestan alle ha u naxariisto axmed gacayte.
@abdiazizahmed9519
@abdiazizahmed9519 2 жыл бұрын
Sahra and Gacayte are two legends in the field of art and also fighters who fought for their country. May God have mercy on my beloved and wish Gacayte and long and healthy life sahra hagal
@anismaxamed9799
@anismaxamed9799 Жыл бұрын
Pppp
@hamsemahmed3943
@hamsemahmed3943 4 жыл бұрын
waaw wa habeen isniin soo galayso taariikhdu waa 27.10.2019 waxan joogaa deegaanka awbarkhadle ee bari kaxiga magaalada hargaysa wan murqaamayna waliba siwanagsan gaadhi xamuula ayan wata maqaaxidaanu ii horyaala
@mostaphaothmanfarah589
@mostaphaothmanfarah589 4 жыл бұрын
Mazha allah zhp wakhtigaaga qaado😍😍
@abdiiman1083
@abdiiman1083 3 жыл бұрын
Libaax wakhtigaga qaado from Germany, ayaan kasosalamaya madaxey inkastoy mudo kasowaregty
@azhrafadnaan8139
@azhrafadnaan8139 Жыл бұрын
Gaashanka noloshaay Gacantaydii midigeey gocomada ha i jarin❤️😪 Ereyada Abwaan cismaan cumar cambuur Gacayte iyo sahra yar waxan dhagaysanyaa maalin jimce ah 2/9/2022 hees qaraami ha ka ahaato inta iga dambaysa like hay la dhaafina
@user-yv7eq2zg7x
@user-yv7eq2zg7x 4 ай бұрын
Thank dadka waxsidaa ugaranaayaa majiro sharaf kuwaar
@user-rn3ov5mh4k
@user-rn3ov5mh4k 27 күн бұрын
Heesta waxaan Tunney aniga iyo wllkay abdinasir macalin illahay ha unaxriste taarikhdu markay ahayd 1988 Ahmed gacayte illahay ha unaxristo
@dacarabdi726
@dacarabdi726 5 жыл бұрын
Gaashanka Noloshay Gacantaydii midigey Gudan waayay Hawshoo💔🎸
@muminadahking5234
@muminadahking5234 Жыл бұрын
Gaashan ka noolashay Allah ya raxma gacayte sahra halgan ilahay cafimad cimri dheer sii dadka hargeisa Ku dhashe suugantan so arkan ahay nasiibka u yeeshay
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 3 жыл бұрын
Heestan aaad baan u jecely marar badan ayaaan dhagaysaty hada waaaa 10 bishaa april 2021 ka subaxnimo hore 6:44
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 Жыл бұрын
Caawa waxay ku beegantahay subaxaan soo qoray comment gan 2 sano ka hor 🤔
@kingjaarevi2032
@kingjaarevi2032 5 жыл бұрын
axmed gacayte marka aad maqasho waxa kugu soo dhacaya heesihii gubabada s.n.m eee dhiri galinta u aha dgalinta iyo ragii dhiga ushulay somalililand
@xogtadalkeena8990
@xogtadalkeena8990 5 жыл бұрын
Iyo markus shaadhka casaa
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Axmed gacayte mrkan maqlo waxa igu soo dhacaya laxan macaan... Ale janadii hka warabiyo....
@abdirisaknuur1949
@abdirisaknuur1949 3 жыл бұрын
Heestan si gaara bay ii taabaneysa illahow khyr iiga dhig
@samsamcusmaan3475
@samsamcusmaan3475 4 жыл бұрын
Ilaahayow Axmed gacayte janatul fardoosa al acla xisaab la'aan Ku geli, dunida wuu Ku rafaaday Cadaab hore iyo mid dambe labdaba ka nabad geli isaga iyo muslimiinta oo dhan
@samatarciise1350
@samatarciise1350 3 жыл бұрын
Amiin walaaal Allah yaa arxamu.
@hodmangaraad6071
@hodmangaraad6071 2 жыл бұрын
Aamiin wllo
@MohamedMohamed-qk2bs
@MohamedMohamed-qk2bs 2 жыл бұрын
Amiin amiin
@muunaxaaji5833
@muunaxaaji5833 11 ай бұрын
Wllo Dunida muu ku rafaaday
@hibaaqahmedduale9677
@hibaaqahmedduale9677 4 ай бұрын
14/2/2024 haben khamis soo galayso ayay ii baxaysaa waligay inta gabadha jeclaa hadana bejka sahraa igu socda❤❤jcylow😢😢😢
@muqtarjamaegal6071
@muqtarjamaegal6071 Жыл бұрын
Todobaadka hor buu dhintay cabdiqaadur macalin caydiid alle haw naxariisto
@muunaxaaji5833
@muunaxaaji5833 11 ай бұрын
Alle ha u naxaariisto axmed gacayte, waa maalin isniin ah 17/7/2023 waxan joogaa hargaysa xafiiskayga ku dhagaysanaayaa ...
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase 10 ай бұрын
Ala yaa cisak axmed yuusuf gaboobe gacayte Wuxuu ahaa khabarjigii ugu weynaa ee dhanka laxamaysiga hoobaladii waaberi al yaa arxamu😢😢
@awilcaano6939
@awilcaano6939 5 ай бұрын
Magacaygu.waa.cawil.cabdi.oo.jooga Hargeysa waxaan.soo.dhaweynayaa Axmed gazette iyo sahra.yare
@user-yx5fz3fb3r
@user-yx5fz3fb3r 4 ай бұрын
Ilaaahoow kuu naxariiso axmed gacayte
@mohamedomarguleed8093
@mohamedomarguleed8093 6 жыл бұрын
Axmed gacaytee yuusuf aallee janatul fardawsa haka warabiyo
@NurOmar-eq5ez
@NurOmar-eq5ez Жыл бұрын
ADEER Ahmed gacayte alah ha u naxaristo halgamaa gacayte and edo sahra axmed sahra halgan cafimaad ku waar
@user-xj6cv1jf3q
@user-xj6cv1jf3q 16 күн бұрын
Waa.xusuusti..ifka.markii.la.joogay..oo.ah.intii.aykala.soocnaayeen.....dadkan.maanta.jaahaawareersani.....tankyou
@Dr_Abdi
@Dr_Abdi Жыл бұрын
Allah ya raxmuhu gacayte legend. Too late the lady was married with kids when he came back…. Love story somali style waaw ❤
@user-yx5fz3fb3r
@user-yx5fz3fb3r 4 ай бұрын
Ilaahay haw naxariisto axmed gacayte wuxuu ahaa fanaan qaran
@cabdiwahaabaxmed9398
@cabdiwahaabaxmed9398 Жыл бұрын
Allow naxariis badnow aabahay Naruuriyo nimcadii fardowsiyo Janadii ku nagee amiin
@ARDA-MEDIA-PRO
@ARDA-MEDIA-PRO Жыл бұрын
Ina axmed gacayte miyaad tahay sxb
@muunaxaaji5833
@muunaxaaji5833 11 ай бұрын
Aamiin. ina axmedow illasoo xidhiidh
@yaasenmahamuud
@yaasenmahamuud 9 күн бұрын
Waa eraydii abwaan cismaan cumar canbuur mr joon
@mohamedomarguleed8093
@mohamedomarguleed8093 5 жыл бұрын
Wayo wayo wagan kunola magalada hargaysa gar shan neuw gargaysa ayaan ku miirqami jiiray heeskaan aalle ha naxaristo axmed gacayte
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 5 жыл бұрын
Imika xaged ku nooshahy wll
@Mu5lis
@Mu5lis 5 жыл бұрын
Markii iigu horreysay Aniga iyo 2 nin oo aan asxaab nahay oo Jarmalka iyo Denmark u kala safreyna baa yarkii gaariga inoo waday lulmooday markaa baa kii kale heestaan ku tuuray. Fresh and active baan ka qaadnay
@asiyaducaale3024
@asiyaducaale3024 5 жыл бұрын
Horta mirqaanku waa maqlaaye waaxay
@fat6h61y3
@fat6h61y3 5 жыл бұрын
Ex new hargeisa hdad tahay born legend RIP Axmed gcayte u know Neuga xafada xafada mar walba legend aya kaso baxa that's way Degmada gacan libaax ugu wayntahay hargeisa
@Khaalid155
@Khaalid155 4 жыл бұрын
@@asiyaducaale3024 qaadka weeyaan wll marka la cuno ayaa jawi kale la galaa mirqaan macnaha
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
Heesihi marki lagu ciyaaray waanba nacay oo dhagaysi ina aan so iibsado ha igu kalifina😊🤣😉😃😄😚
@user-yv7eq2zg7x
@user-yv7eq2zg7x 4 ай бұрын
Woow adeero abwaan cismaan cumar canbuur (joon ) alle maskada haw barakeeyo axmed gacaytena alleha hawnaxariisto sahra halgana alle karaamo hasiiyo
@ARDA-MEDIA-PRO
@ARDA-MEDIA-PRO 4 ай бұрын
abdiraxmaan cismaan cumar canbuur ( abdiraxmaan haaji )
@mawlid0523
@mawlid0523 2 жыл бұрын
Heestan diyaarad dusheed ayaa ku dhagaysanayaa qaad aanan 6 bilood cunina waan cunayaa kolba koob shaaha ayaa lay keenayaa murqaanku wuu iibaxayaa. 😂😂😂
@WaayoArag.
@WaayoArag. 2 жыл бұрын
Kolley mid Isaaqa oo diyaarad qaad la raacay ayaad tahay e bal ha iska soo tuurin bahasha😂
@mawlid0523
@mawlid0523 2 жыл бұрын
@@WaayoArag. hahahha magaca ayuunbaa naraacaye hada bahalka waanagala badsadaa 😂😂😂
@WaayoArag.
@WaayoArag. 2 жыл бұрын
@@mawlid0523 Hhhhhhhh. Kaftan dhable, waar indr aniguba nin Isaaq ah baan ahay e, bahalkaas mala inaga badsaday, allaylehe baga🤪
@hodmangaraad6071
@hodmangaraad6071 2 жыл бұрын
@@WaayoArag. 😂😂😂
@mousewaaw1260
@mousewaaw1260 Жыл бұрын
Kkkkkkk
@najaxabdirahmanbidhanqurux1748
@najaxabdirahmanbidhanqurux1748 4 жыл бұрын
Cawa waa 1 December 2019 ayan dhagay Sanaa
@saedghalib4448
@saedghalib4448 2 жыл бұрын
Caaawna anaa dhagaysanaya ee ka waran wlll kkkk 30/december 2021
@ademmaxamud6942
@ademmaxamud6942 5 жыл бұрын
Sahra-halgan iyo Gacayte waayo waayo
@halabuurmazkaxzameizmail2791
@halabuurmazkaxzameizmail2791 29 күн бұрын
2:20 am habeen isniin ah 2024 ❤
@caydaruuscali9512
@caydaruuscali9512 3 жыл бұрын
Illaahey naxariistii jano haka waraabiyo al fanaan axmed gacayte
@FarhanAli-ph2cm
@FarhanAli-ph2cm 5 жыл бұрын
Hadaad goyisay wacadkii guulmale iftiinkuye ana gaabsaday warkayge allaah yaa arxam gacayte
@AaaaAaaa-wr1bg
@AaaaAaaa-wr1bg 5 жыл бұрын
Alyaa raxma axmad gacayte
@shaaficimustafe2740
@shaaficimustafe2740 5 жыл бұрын
Farhan Ali
@xuseenaadan3030
@xuseenaadan3030 5 жыл бұрын
magacaygu waa Hussein kunool hargeisa Ahmed gacayte Alleh haw nacariisto wiil uu dhalay baan sxb nahay
@najahothman9003
@najahothman9003 5 жыл бұрын
Amen wll
@khalidmahad1004
@khalidmahad1004 5 жыл бұрын
Waa c/ kariin miyaaa
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 5 жыл бұрын
@@khalidmahad1004 cabdikareem waxaa dhalay ahmed mooge lkn ina gacayte wiil kaliya ayuu ifka kaga tagay ba lkn magacisa ma garanayo
@xirsicabdijamacqoorlacag3918
@xirsicabdijamacqoorlacag3918 4 жыл бұрын
@Abdi Sh Gaab mnsha alaaah
@mustafedurun2576
@mustafedurun2576 4 жыл бұрын
thankS sxb maad ibarto
@cabdikofee
@cabdikofee 3 жыл бұрын
Maansha allah sahra yar wali da yartahay inkastooy yarayd barigaa sida magaca ka muuqata, hadda waxaa la yidhaahdaa Sahra halgal ooy kula baxday halgankii snm oo ay ka qayb qaadatay ilaahay cimriga ha u libinlaabo oo khaatumada uhagaajiyo
@abdirahmanali5557
@abdirahmanali5557 5 жыл бұрын
Axyaa hees meel ayay ku taabanaysaa gaashaabka noloshaay gacantaydii midigeey gudan waayay hawshoo
@hodmangaraad6071
@hodmangaraad6071 2 жыл бұрын
Adeerkay Jon aya sameyay midna heestan alle ha unaxariisto adiyo gacaytaba
@gaafaneyare9371
@gaafaneyare9371 3 жыл бұрын
habeen ciid oo an aad ululoonayay sacaduna tahay 12.30 ayan maqlay heestan hurdadiiba way iga guurtay qaadban soo qabatay ilaa habeebkii labad ayaan dhagaysanayay heestan
@caynaasheshow2961
@caynaasheshow2961 2 жыл бұрын
War mahe heestu hada waxbay ku sheegtay qiyaastii jacayl aya jira sxb
@user-eo8ic7bw7r
@user-eo8ic7bw7r 3 ай бұрын
qoralkasi anaa qoray qisadasina anay igu dhacday heestan ilaa imika ayanan ka xisagon
@dhuux7official181
@dhuux7official181 3 жыл бұрын
Heestan anigo yar 2014 aan dhageysan jiray 🎵 ALLAHA unaxariisto fanaanka
@mohamedyasin9333
@mohamedyasin9333 2 жыл бұрын
2014 miyaad yareyd 😂😂😂
@abdisalanmohamed6572
@abdisalanmohamed6572 4 жыл бұрын
Tarikhdu waa 18 november 2019. Jawi macan kujira jawiguna waa qabow baraf da ayo -15 Tarag kujira daqada i dajisan. Jacayl daremaya inkastanu igu dhicin jacayl🙏🏾🌹🌹🚒🚒
@ARDA-MEDIA-PRO
@ARDA-MEDIA-PRO 4 жыл бұрын
Insha Allah mid culus Alle kugu Salid. Micnaha full love
@nadiajamal3776
@nadiajamal3776 3 жыл бұрын
Cabdisalan, sidee u dareemaysaa haddaanu kuguba dhicin? 🤪
@farahloukman1577
@farahloukman1577 Жыл бұрын
Gocomada ha ujarina darooodooow garaad ka guuud
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 жыл бұрын
Heestan aniga oo caruura ayaan cajeelad ku dhagaysan jirey erayadii joon codkii axmed gacayte iyo sahra
@liibanabdihakin2495
@liibanabdihakin2495 Ай бұрын
Heestan ragga igu yaqaan Khuuf khaaf ahmed aden galeyr Daahir meygaag Abdiwali ali mohamed Suldaan caalim Sadaam diiqa Ibrahim arab ❤❤❤
@saedghalib4448
@saedghalib4448 2 жыл бұрын
Cajiib iyo cajaaib waa laba fanaan oo aan kala dhicin midi gacayte oo isagu mujaajhid ahaaba iyo halgan oo iyana sidoo kale halganba kula baxday
@yonishassan4131
@yonishassan4131 4 жыл бұрын
Waaa Yonis oo kusugan magaalada Quruxda badan jalalqsi caanaha Iyo hilibka waxaa iigu sii darsamay Marqaan iyo gacayte iyo sahra yar,,,, dalxiis iyo badh.
@dahirfiniin3887
@dahirfiniin3887 3 жыл бұрын
Ziiko studio waa mhtzantii
@muniircade8170
@muniircade8170 3 жыл бұрын
Best of mirqaam ahmed gacayte Alle haw naxariisto
@cabdicadow1472
@cabdicadow1472 Жыл бұрын
Dhiig bey faraha la galeen lama orankaro fanaaniin ama legend
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 8 ай бұрын
Ilaahow u naxariiiso axmed gacayte
@maxamadcalixirsi8691
@maxamadcalixirsi8691 4 жыл бұрын
Heestan aadbaan utaageeraa laakiin (2 alle hawnaxarìisto aamìin aamìin)
@hamze5225
@hamze5225 5 жыл бұрын
Axmad Gacayte Alle hakuu naxariisto Dhashii Garxajis
@mohamedjamaacjama9660
@mohamedjamaacjama9660 5 жыл бұрын
Waxan nada.kawadab n kawata bad hada b kqda Haa kawaran. Maxan as waxa kawaran maxam b ed kaga. Badan. Madq. Xalamimo caradab nd bkqda nasaha nasaha bah Dan maxan xalay in jortqyb. Hadan maxa m 0k cawawen n walagama maqan nasahane Had a maxa k. Ok wara isug hada madan. Ok abayo hada. Kawaran maxamed. May abayo maxa mis nafsn ayan kujiran nada m hadan. Abayo hada wan srxangada kawada qali byyyy
@maymunabdiqadir61
@maymunabdiqadir61 5 жыл бұрын
Ok
@Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
@Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed 7 ай бұрын
Cawa waxaan aad igu qaali ah aniga oo jooga oog waxaanan kagag jiraa gaadhka sare sacauwaa 3:20 56 sadaxdii waxaan igub danbaysay heesta 2016 ilaa xiligaa maan dhagaysanba cawa ayay igu soodhacaday heestu waa lama iloobaan abid waa inoo heeesta aniga ah nimcaan c raxaman loona yaqaano afrika ❤❤❤❤❤ habeen wcn asxby waa axmed cawa 2022 11 27 NOV BY
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Wa koma wa sheekha kalarogan gacayte
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto Janadiisii fardawsana hageeyo
@hamzaalaayxafadakabdiqayzm1679
@hamzaalaayxafadakabdiqayzm1679 6 жыл бұрын
Axmed Sahal Cali ale haw nxarizto
@Who_are_you900
@Who_are_you900 3 жыл бұрын
Inta yar u dambeysa sahra qaadayso fahmi wayey halka ya i yar dul istaaga ay leedahy webi lahoo wx sasa
@mohamednijama2805
@mohamednijama2805 2 жыл бұрын
Ałloow u naxariiso waayo daacadbuu ahaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Dumarku waa dan tooda garto waxey ku odhanyaan markaa lagaa jeeb weynaado farsakaag gaabiiyey waa bila a qarssh baad tahey oo la qurxiyey
@yaasiinaadan2469
@yaasiinaadan2469 Жыл бұрын
Ax waxaan xasuustaa yarantaydii ayaan dhagaysan jiray 1994 ilaa 1995 magalada burco Oo markaan aan ku sugnaa
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Shiirqolki yukrayn qabasha deedi waxa hindisaha laha koxda ayrishika
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Diirnaxa ma idinkoyal 0o maron ma ii damqanaysan siil yaar u baruura
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waayo waayo
@abdiladifahmeddhamac4217
@abdiladifahmeddhamac4217 5 жыл бұрын
Top at the top of qarami. Gives you great fleelings hallucination
@raxeeyeloversismytype6892
@raxeeyeloversismytype6892 5 жыл бұрын
Its not qaraami dummy!!
@hamzaalaayxafadakabdiqayzm1679
@hamzaalaayxafadakabdiqayzm1679 6 жыл бұрын
Poqorkii iyo poqoradiii halganka ilahaw izagan unaxariiiso sahra halgna cimri dharrar iyo cibaado suuban urajaynayaaa guulayzta Faqazh meeel kagA zoo hadheene
@hamzaalaayxafadakabdiqayzm1679
@hamzaalaayxafadakabdiqayzm1679 6 жыл бұрын
abdi mohamed nin aya lagu yidhi mayd gorma kugu dambayzaY markazu yidhi kan la sii wado Waxan kawada """ Tuka raq intaan kugu kufsadaY dhawr qooqan maka carartaY ileen marka horapa caydh ayad haydeene Tigdhiko jarimayzane intaaan ku taliyo shut up naagyaW.
@axmedxaashi5429
@axmedxaashi5429 5 жыл бұрын
@@hamzaalaayxafadakabdiqayzm1679 Libaax Libaax dhalay oo dhiigle inaga buufi naagaha Dhabar macaanta ah
@justinsalabowitch1469
@justinsalabowitch1469 5 жыл бұрын
Jaab Qudhmis SNM
@Suusuumo
@Suusuumo 5 жыл бұрын
@@justinsalabowitch1469 Viva SNM waatii jabisay duligi ku haystay ee afwayne.
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Isma dhaantaan Dhamaantiin Waxad ku faanaysaan qabiil iyo qabyaalad Somalinimo ha idin deeqdo Aduunka, Xidigaha loo tartamayaa Anigana dadkaygii iyo dalkaygii Sidaas ba ka dhab ah😥
@farahloukman1577
@farahloukman1577 Жыл бұрын
Anigooon kugabinbaa gabadana itaagtee hadaad goysay wacadkii guul male iftiinkiyo adna garashadadii meelkalaad uguurtaye adinasiibkaaa
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 2 жыл бұрын
Heeso waa Qaraami siiko studio hore usocp
@daadyare2181
@daadyare2181 3 жыл бұрын
ilhay hwnaxaristo axmed gacyite
@deeqismail253
@deeqismail253 Жыл бұрын
GASHANKA NOLOSHA gacantaYdi midigaYy🥰
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 1,9 МЛН
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR HA I DAYRIN WIIL YAHOW  TOP SOMALI HEES
4:14
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 319 М.
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 52 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 120 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 13 МЛН
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Qamar C/llahi Harawo 🔥Iyo Heesta "HADHUUB CAASHAQ"
11:59
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,8 МЛН
Nugul - Sahro Axmed - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:09
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 1,3 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Gaasira Maxamed Ahun  & Axmed Gacayte Ahun | Heestii Dabaylaha Fariimaha
10:00
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,5 МЛН
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 1 МЛН
Dulmiga Caashaqa Ka Daa || Axmed Gacayte Yuusuf || HD +Lyrics
8:33
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 325 М.
Ahmed Mooge iyo heestii Yaa Nuuralcayn
5:32
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 1 МЛН