Sahra Halgan iyo Safiya Tusmo

  Рет қаралды 33,617

Hiddo Dhawr

Hiddo Dhawr

3 жыл бұрын

Created by VideoShow:videoshowapp.com/free

Пікірлер: 108
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Masha Allah, Waa gabdho ehel ah oo in leysku diro la rabey weyse iska garteen. Safiya qurux iyo inantey habaryarta u tahay Zahra halgan guul iyo gobanimo.🥰🥰 Allah ha idin xafido.🤲🤲🤲🤲💖💖💖💖💖
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 3 жыл бұрын
Shame on you Somaliland .how can you but jail such a buetiful lady and so somalian pure .tribebolism is useless
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 3 жыл бұрын
Tusmo come to us in isiolo Kenya we love you
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Alla Safiyo tusmo ilaahay muxuu qurux ku maneystey iyo cod karnimo. Masha Allah 💝❤❤❤❤❤❤❣💕
@hindanuur9554
@hindanuur9554 3 жыл бұрын
Maasha Allah noolaada cadowgu darbiyada ha jiidho axsan fanaaniin qaali ah ooaan aad utaageero 👏👏👏👏👌👸👸❤️❤️❤️❤️
@caatoyare7917
@caatoyare7917 3 жыл бұрын
Fanaaniinta sanadkaan gusay jaqan ma dhuuqda Adna ilaahaygii 21 inoolsiiyaa nabadi korkisa ahatay
@asmasahardid8111
@asmasahardid8111 3 жыл бұрын
Wan jeclahay 2 da hablood mnsha Allah 😍😍😍
@niemabadane5714
@niemabadane5714 3 жыл бұрын
Machaallah zahra maa samaroon baa kudhalay
@aamohamed5102
@aamohamed5102 3 жыл бұрын
Haa hooyadeed ayaa ah gobtii samaroon
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Haa Zahra halgan hooyadeed waa samaron waliba reer nuur. Ragii fanka iyo heelada looga hadhey ee walaalaha ahaa "Hilaac dheerayasha" ayaa dhaley hooyadeed. Marar badan bey sheegtey iney fanka xagaa ka hido raacdey.
@ehelsanahmed4546
@ehelsanahmed4546 3 жыл бұрын
Mashalah sahra waa gob walahi love ❤️ uuuuu habo
@ayanmohamed7741
@ayanmohamed7741 3 жыл бұрын
Safiyo tusmo waa gabadha qalbi wanagasan allah xftiyo
@shaficiali6533
@shaficiali6533 2 жыл бұрын
Mujaaahid sahra halgan 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🎍🎍🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc 3 жыл бұрын
Manshallah manshallah tusmo waa gabadh soomaaliyeed alle haa xifdiyo
@farahmohamud6681
@farahmohamud6681 3 жыл бұрын
MASHALLAH.MASHALLAH
@safkaxaaji8132
@safkaxaaji8132 3 жыл бұрын
Safiyaay garo kalmadda laguugu ugaarsaday cuddaan ma jeclo soomaali weyn lkn illaah hakaa soo sama uruuriyo
@adankalib4003
@adankalib4003 3 жыл бұрын
Walaahi indheergarad baad tahay waad u digtay safiya tusmo haseyeeshee may taxadirin
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 3 жыл бұрын
Thank you for the clarification.
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 3 жыл бұрын
Saharo waxaa jiceeshahay jicaloow ee dadka aaman sii ha inkaarin Somali Somali wey saku dhex jiran qofakii kala sar saro iyaad ku dadali anig ahaan wax kuma qabo Shanta Somaliyeed waa ii mid
@abdikadirgaagaale6820
@abdikadirgaagaale6820 3 жыл бұрын
masha allaah my 2 beautiful legends tusmo iyo halgan god bless u dear sisters❤❤❤❤❤👍👌
@maximcurtis2586
@maximcurtis2586 2 жыл бұрын
i know Im kind of off topic but does anybody know a good website to stream newly released tv shows online ?
@felixdeshawn4439
@felixdeshawn4439 2 жыл бұрын
@Maxim Curtis Flixportal :)
@maximcurtis2586
@maximcurtis2586 2 жыл бұрын
@Felix Deshawn Thanks, I signed up and it seems to work :D I really appreciate it !!
@felixdeshawn4439
@felixdeshawn4439 2 жыл бұрын
@Maxim Curtis Glad I could help xD
@ayaanahmed3356
@ayaanahmed3356 3 жыл бұрын
Maasha allah
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 3 жыл бұрын
When was this
@maryanduraan4073
@maryanduraan4073 2 жыл бұрын
Ma sha allah sahro abayo horay usoco
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 3 жыл бұрын
Manshalaah dadbaa kuraadiya fayuus in aykuhelaan been aydadka kasheegan subxan
@deeqasaeed5820
@deeqasaeed5820 3 жыл бұрын
Sahra Helga beautiful salamay dhaman Somaliland guuule 💚💚💚❤❤❤💚💚💚❤❤❤💚💚💚❤❤❤💚💚💚
@maayakhader1229
@maayakhader1229 3 жыл бұрын
Team samroon
@kadraabdi2744
@kadraabdi2744 3 жыл бұрын
Masha Allah beautiful sahro sidaa dadka uu ilali waliga wayo dumar baynu waa inaynu ilaliyo
@Hitthesack94
@Hitthesack94 3 жыл бұрын
Hada sahroy joojiya fanaaninta aad u xireysan xamar baa tagteen xabashiba wey tagaane mana xirtaane
@rasheedadam5032
@rasheedadam5032 3 жыл бұрын
Thank. YOU HABLAHAYAGII QAALIGA AHAA EE REER SOMALILAND ALLAH HA IDIN DHAWRO, OO HA IDIN BARAKEEYO. QURUXDA IDINKA MUUQATA ALLAH HA IDIIN SIYAADIYO. SAFIYA A ARRIN KII YARAA EE MAALMAHAN LA WADA KA BOGSO, GUURKKA XIDHIIDH BAA KA HORRREEYA, WAANAY DHACDAA 8NUU XIDHIIDHKU BURBUR GUURKKA HORTIIS. HA U BIXIN EE KA TALLAASO, WAANU KU JECEL AHAY ANNAGOO REER SOMALILAND AH OON QABIIL KULA AHAYN. WAANU KULA MURUGOONAYNAA. SAHRA HALGAN IYANA GEESIYAD NAGU DHEER SIDAADA OO KALE.
@nimcoabdi9791
@nimcoabdi9791 3 жыл бұрын
Women power!! Masha’Allah 👍
@cawoafxarago5839
@cawoafxarago5839 3 жыл бұрын
Sahra halganey adoo Somali ugu cunsurisan baan hadana fankaaga ka jeclahy fanaaniinta kale o dhan marka hees iyo qabiil iskuma xidhna aadna iska daarood necbaatide qalbigaagaa nadiif ah alla hku xifdiyo abyo
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Haddii qoFku SomaLiLand jecLaado Cunsuri maHa wL ee shame on you NyaH 😏
@cawoafxarago5839
@cawoafxarago5839 3 жыл бұрын
@@Ibby_hashi shame on you miyay kugu cusubthy lagu mudye Mida kale somaliland jacyl bay idin kaga go,day ilaahy iyo rasuulkiisa scw ba mudan wax la jeclaado e indhaha caalamka u qaybi
@badeed1523
@badeed1523 3 жыл бұрын
@@Ibby_hashi Somaliland fiiqulubina 🟢⚪🔴 Kii dhalaalayow iska dhalaal
@munasarcabdi5046
@munasarcabdi5046 3 жыл бұрын
@@cawoafxarago5839 naayaa AMISOMTA hooyadaa iyo walaashaa illaaliso ee habeen walba wasto macno usamee dadkan wada dhashay kuma quseyso ureyso shaqo yeelo. amisom ta lagukeenay ineyku illaaliso ragiina naga saar kudheh
@cawoafxarago5839
@cawoafxarago5839 3 жыл бұрын
@@munasarcabdi5046 ma sidii nin baan kuula hadlaa mise sidii naag waxy urayso iyo waxad ka hadlaysa tiriska ma aqaan nin iyo naag midna uma tiriyo bes wixi xikmadu ku jirtaan ka hadlaa ee si raganimo leh uhdl
@raxmoabdi2933
@raxmoabdi2933 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bisharoxaayow1036
@bisharoxaayow1036 3 жыл бұрын
S afiya naagtan xanuunsan pls ka fogow wajigeeda alaha cadabo waa necbahay ha aminin wey jirantay
@shaymaalishabeel8646
@shaymaalishabeel8646 3 жыл бұрын
Ilahy haku cadaabo adiga dhilayay uraysa Ma meeel aad leeday bay ka shoogtaa adigaa arageeda so doontay oo yutubekeeda so reaching gareeyaye sakiin liq
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 3 жыл бұрын
Xaayoow AMISOM tii ku wasi jirtay kashaqayso halkani boos kaagama banaane
@adankalib4003
@adankalib4003 3 жыл бұрын
Thanks for warning safiyo Tusmo you have had the ability to read sahra's insincere facial impression
@lacayesiyad2249
@lacayesiyad2249 3 жыл бұрын
S
@amaladan5579
@amaladan5579 3 жыл бұрын
Sahro halgan🤣🤣🤣 sahro comfort nurse ayeey snm u aheyd iyada iyo ninka iyo kuwa kalo badan ayaa qorsheeyey, sootey laheyd dadka hala xirio oo hala qarxiyo waa maxey fanaan qabiil malaha, naagtaan ayaa ka danbeyso
@whyibeingstalkedbeingstalk1768
@whyibeingstalkedbeingstalk1768 3 жыл бұрын
Waxa jira niman xun oo jabsada Dadka phone kooda ama hacking sad u taqanan umada isku Dora wan fahansanahay anigu ilahay ba se jira yomal qiyamo la qawan yahay halkay gali. Anigay ba walahi nin reerkayga Dhan hacking Ku sameya what for? Wa qof noloshisa Ku dhamaystay just hacking my phone WiFi just sick marka wan fahansanahay anigu gabadhan tusmo xata waxa helay
@amaalawil2945
@amaalawil2945 3 жыл бұрын
Fanaanad heeseheebaa qaada.???dhiiqo
@marianosman2515
@marianosman2515 3 жыл бұрын
qaran iyo qabiil baad kalatihiin
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 3 жыл бұрын
Sahra bilaa afweyney kadhigtay 30sanno
@rahmahussein4964
@rahmahussein4964 3 жыл бұрын
Sahra halgan qof nool oo wadan jecel waaye ee dhib ka dhaafa guul sahra halgan
@abdiaadanwaris7308
@abdiaadanwaris7308 3 жыл бұрын
Sahra Halgan waa Mujaahidad reer Somaliland ah
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 3 жыл бұрын
Aniga iyo sahra halgan ba Dalkayaga wan jecelnhy iyo Dad badan oo dareen San wixii laso mary
@deeqasaeed5820
@deeqasaeed5820 3 жыл бұрын
Sahra Helga Maash Allah Somaliland guuule Somaliland Aamiin yaa Allah 👏👏👏❤💚❤
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 3 жыл бұрын
Sahra halgan noolow dalkaaga iyo dadkaagaba waad u soo halgantaye safia tusmo waa dadka somali nimada kelia aaminsan haloo daayo iyadaa iyadoo daalan iska soo miyirsane
@TheLIKKLE12
@TheLIKKLE12 3 жыл бұрын
Somaliland queen
@munasarcabdi5046
@munasarcabdi5046 3 жыл бұрын
gob gobi dhashay sahra iyo habaryarteed. iska illaaliya cadowga isku dira reeraha wada dhashay. cadow ka xun baa jira noloshiina iyo dadka wada dhashay aniga nin samroona ayaan ahay hooyaday waa isaaq. waa ciise muuse. walaashey labo hablood baa reer abtigey udhaxay aniga ina abtidey baan qabaa. war iska illaaliya cadowga ka xun wada jirkiina
@marwaibrahim8484
@marwaibrahim8484 3 жыл бұрын
Sahara halgan cadaugeda haa jabu wan ku faana o Somaliland udal waada nooso haal gati llove yuo Sahra halgan waxan raajin Ina markan imada Somaliland inshallah inan imadau mashada ❤️❤️❤️❤️❤️❤️♥️💚
@munasarcabdi5046
@munasarcabdi5046 3 жыл бұрын
illaahay saxddexbuu cadaabta ku fogeeyay qofkii isku dira LABO-IS DHALAY. LABO-WADA DHASHAY iyo LABO-IS QABA. diintii islaamkaa diciiftay bal dad is dhalay ayey isku dirayaan. war tusmo iyaddaa og cida dhibaateysay.
@Istahil416
@Istahil416 3 жыл бұрын
qadaadweyn oo somaliland xajiimee leh buu ahaa kii hadalkaa yidhi
@mohasaid6159
@mohasaid6159 3 жыл бұрын
nacabku darbiyada hajiidho
@amaalawil2945
@amaalawil2945 3 жыл бұрын
🤣😅😅😅😅 halgamay hada reer gaas daqiiq warkaga waa hayaa
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 3 жыл бұрын
Afweyne kaariday sahri
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 3 жыл бұрын
Subxaanallaah dad is dhalay ayey ribbo kadhax sameeyeen
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 3 жыл бұрын
Sahra quruxda samaroonbeykakeentay
@sayanaali4893
@sayanaali4893 3 жыл бұрын
Aniga Aragtidayda... (Sahro Halgana) hadalkada iyo ina (Safiyo Tusmo) so Hora istaagada Arintana hada Qaraxda baaya Gogola xaara uu ahaaya. Sahroyo laso so Qosola Tusmo Anaga Shaqada dhamestirayno buu Xaalkoda aaha!! Safiyo Tusmo waa idiina ka hora marsanta Taa Madaxaga Gaala Sahro maangaaba. Ciyaara waa Gelina danba. Safiyo Tusmo be strong we ar ever where where never give up the fight 💪 siss lol too Tusmo 2wo🏳🚩👌
@munasarcabdi5046
@munasarcabdi5046 3 жыл бұрын
#Sayana Ali naayaa AMISOMTA hooyadaa iyo walaashaa illaaliso ee habeen walba wasto macno usamee dadkan wada dhashay kuma quseyso ureyso shaqo yeelo
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc 3 жыл бұрын
HIIDO BIIS QABYAALAD IGA DHEH
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 3 жыл бұрын
Dhilayahay umada isdhashay kadhaxbax AMISOM tii kuwasijirtay ku waste
@amaalawil2945
@amaalawil2945 3 жыл бұрын
Sahra dibjiro maxaa tusmo agtaagay????
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 3 жыл бұрын
Sahra halgan waata 30sanno bilaa afweyne kadhigtay geesiyad
@munasarcabdi5046
@munasarcabdi5046 3 жыл бұрын
#Amaal Awil sahra afweyne kaariday 30sanney billaa afweyne kaa dhigtay iska ooy
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Mamo HaLgan Adaa Hargaysa ka taLiya ee qoFkaad doontid xidH kaad doontidna soo dhawee Gar iyo Gardarro pa adigaa SomaLiLand ka taLiya 💚🤍♥️
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Ebey, kuway hada la hadleyseyba waa adigoo miidhan. Hadalkeedu xaguu kaa marey????
@abrahammussa4658
@abrahammussa4658 3 жыл бұрын
Niyow gabdhaa sahra halgan waa dumarkii hore waa gabadh dun fiican ma da’du kama muuqato imika anigu nin aad uga yar baan ahay hadana waxaan is weydiiyey hadii aad la kulanto ma habaryar ayaad odhan mise walaalo, tolow inan ma dhashay😁😁😁 ilaahow quruxda u barakee
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Abraham, Masha Allah labaduba wey qurux badan yihiin, zahrana habaryaraheed bey ka keentey quruxda, miyaanad arkeyn xuural ceynta ag taagan ee ilaahay dhameys tirey een meel la tuuro lahayn?
@abrahammussa4658
@abrahammussa4658 3 жыл бұрын
@@faizam523 wllo walhi inantaa kale waa markii igu horeysay ee aan arko msha allah waa geenyo aad u qurux badan runtii ishaydu ma qaban mar labaad ayaan videoga dib u eegay 😃😃😃
@abrahammussa4658
@abrahammussa4658 3 жыл бұрын
@@faizam523 wlhi ma qabyaalad eegin meel ayaa ii muuqatay🤣🤣🤣 hablaha samaroon waa gob, waa gobnimada iyo ilabaxnimada ayey u sidaan Somaliland.
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
@@abrahammussa4658 Walaalo geesiyow waan kula kaftamayey, labadooduba waa hablaheenii quruxda iyo akhlaaqadaa iyo caqligaba Allah ku maneystey, Zahra halgana 100 dumarey u dhigantaa ma kala dhacaan hablaheenu iyo rageenuba. Masha Allah adna walaalo Allah ha ku xafido qof qalbi wanaagsan baadtey.
@abrahammussa4658
@abrahammussa4658 3 жыл бұрын
@@faizam523 waa caadi wllo qaali waynu isku leenahay kaftanka adna sidoo kale alle ha ku sharfo wllshy
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc 3 жыл бұрын
Uuf uuf faan
@munasarcabdi5046
@munasarcabdi5046 3 жыл бұрын
#Habaar Macaan naayaa AMISOMTA hooyadaa iyo walaashaa illaaliso ee habeen walba wasto macno usamee dadkan wada dhashay kuma quseyso ureyso shaqo yeelo
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc 3 жыл бұрын
@@munasarcabdi5046 hooyada iyo aabaha dhiilo qabyaaladi dilootay
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc 3 жыл бұрын
@@munasarcabdi5046 horta ma nin mise naag baad tahay nala kuyaal faan
@munasarcabdi5046
@munasarcabdi5046 3 жыл бұрын
@@RM-sh6rc adigoo mooryaana yaad ooneysaa inaad gobta wax kasheegto orodoo is hagaaji. ureysayahay
@munasarcabdi5046
@munasarcabdi5046 3 жыл бұрын
@@RM-sh6rc naa orod amisom ma ninbaa mise naag maxay kuu illaalisaa. bagafeey
@jowhara1000
@jowhara1000 3 жыл бұрын
sahro beentana daay ha ku marmaris safiyo tusmana waa kaa sharaf badan tahay
@munasarcabdi5046
@munasarcabdi5046 3 жыл бұрын
#Yuunis Yare hadaad fakareyso hooyadaa iyo walaashaa AMISOM baa kuu illaalisee orodoo shaqo ka qabo duliyow dadkan wada dhashay ee dumarkaa iskaga dhaxbax. naag yahow
@lacayesiyad2249
@lacayesiyad2249 3 жыл бұрын
S
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 44 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 26 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 96 МЛН
DEG DEG DAGAALKA SAHRA HALGAN İYO NİMCO DAGAN
9:57
SOMALİ REACTİON
Рет қаралды 1,4 М.
sahra halgan ::heestii_hurdo_kama bogtoo
6:23
Hiddo Dhawr
Рет қаралды 488
SAHRA HALGAN REER LAASCAANOOD WAY SOO LAABANAYAAN (3738)
9:50
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,7 М.
Sahra Halgan iyo  Heesta Markuu Seexday Aamiinigu
5:42
Fihima Yasiin Muse
Рет қаралды 3,2 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 44 МЛН