"Qarankan Heeso ayaanu kusoo Xoraynay, Huwan tana waxan leeyahay" Sahra Halgan

  Рет қаралды 6,989

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 Жыл бұрын
Hala xidho baarlamaanka waan ku raacsahay Sahra
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u Жыл бұрын
Sahra halgan waa runteed nimanka barlamanka waxba inoo guma filna waa in laxidhaa oo lasoo door taa dad uqalman guul somaliland 👍
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb Жыл бұрын
Mansha Allah tabarak Allah waa runta guuleyso weliga sahra halgan guul ciidamada qarank jamhuriyada Somaliland ❤❤❤❤❤
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Жыл бұрын
Maansha Allah Fanaanad Qaran zahra Ahmed Mohamoud Zahra Halgan Allow Cimriga Cafimaadka Kuu Siyaadi Allahuma Aamiin 🤲🤲
@jejesdfsd
@jejesdfsd Жыл бұрын
Amiin Amiin
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Жыл бұрын
💯💯hala xido baarlamaanka!the have the virus🦠 of ina Khalif. They need big clean up!!!
@AasiyaAadan-j5l
@AasiyaAadan-j5l Жыл бұрын
Waa runtee waa runtee barlamka aynu soo doorananay badhkood ayaa waa qaran dumiyeyaal
@saalaxy
@saalaxy Жыл бұрын
Qaranka waxaa jabiyey waa dameer cabdi dameer... cadawga Somaliland waa dameer cabdi dameer
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Жыл бұрын
Insha alah sahray guuuul
@maryanabdi4200
@maryanabdi4200 Жыл бұрын
Xarunta Golaha ha la xidho waa sax ama Isbitaalka GUUD ha lagu daro dhismahana
@AasiyaAadan-j5l
@AasiyaAadan-j5l Жыл бұрын
Run
@ayanismail624
@ayanismail624 Жыл бұрын
SMN !🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Жыл бұрын
Cimri bay joogtaa oo qawan tahay naa naftaada naar ka bad baadi cina Tala hasiine tasho wakhti kuuma hadhine oo is astur
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Жыл бұрын
Says darood quumaaluud 😂😂 ka Bax meesha!!
@yusufjamanoor417
@yusufjamanoor417 Жыл бұрын
Kkk baarlamanka la xidhayaa???? Xorayn ayey kaaga dhagtay lakiin waa beenta anagu waanu joognay waxad ahaydna waanu garanaynaa.!!! Lakiin dadkale ayaad rabtaa inay dhintaaan ee adiga iyo reerkiina futada hodhashka leh midna ma dagaalamayo.
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo Жыл бұрын
😂😂😂 ilaahow ina wada astur.
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 Жыл бұрын
SNM geesiyashii qarankan dhidibada uu dhigay Somaliland 💚🤍❤️ allayaa raxma raximiin intii ku shahiiday dalkan
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
BUDHUQ BAASTO 😂MIISAANKA ISKA RID😂AYEEYO 😂KUWII XINIINYAHA 😂LAHAA AYAANU SOO KUFSANAYE😂!!! Meeshan DHAKH😂DHAKH😂LOOGA A BAAHNAA!! Tusbaxyadii iSSC❤ILMAHA ISMAACIIL❤MIRE❤IYO CALI DHUUX❤DARAAWIISHTII❤ILMAHA CABDILE❤XASSAN❤AYAA SIRQADAY😂KASOO HIREEYA😂ADIGU SIDA FAHIIMA ❤QUUJE❤QORI MA QAAFI KARTID😂AYEEYI😂MASJIDKA KUU DHOW❤EEDAANKII❤SALAADA❤AYAA LAGUUGU YEEFHAYAA ❤BAX SO TUKO ❤AYEEYO❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Жыл бұрын
Habartan waalan dagaaladii bay dhiig soo cabtay yaahuuu naa orod cibaadayso qabrigaagu ma qodmayo
@AasiyaAadan-j5l
@AasiyaAadan-j5l Жыл бұрын
Aniga ayaa ka kowa oo ku raacsan in baarlamanka albaabada loo xidho
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad Жыл бұрын
Reer hargeysa maskaxdii waa laga xaday. Sahro halgan hhhhhhh. Hoos kahalgan. Qarankee somalia baa tahay qaran kale mee
@jejesdfsd
@jejesdfsd Жыл бұрын
Bedel hoos uun haka hadlo dulaca dumarka uun haku dhege naado ,Guurka hala khafiifiyo ragii waa kuwan guda dumaruun ka hadlaayaane kagaadha intaanay riyaa riyaa fuulin
@saalaxy
@saalaxy Жыл бұрын
Heego
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Жыл бұрын
Huwaanaay faqash!!
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo Жыл бұрын
Oo hada habartani ma reerdhan bay xoraysay. Oo waa yaabe.
@WaberiYoussouf-gk3xk
@WaberiYoussouf-gk3xk Жыл бұрын
Jigjigaaaaa
@monagoth
@monagoth Жыл бұрын
Sahra xaq uma laha inay parliament ka umadu soo dooratay ay ku abaabusho inqilaab SNM aysan oo qabil salka ku haya. Sahra ha ogaato in wadanka adeerkeed Muse bixi burburiyay. wadanku wuu arkaa inay sahra rabto in karti xumada iyo eeda muse bixi ku xawisho parliamentka. Kaa socon mayso walaal. Muuse ma hayo talo uu wadanka kaga saaro godka uu galay. Sahraay u sheeg inuu is casilo. Wadadaas uun baa inoo banaan.
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Жыл бұрын
Soomaali waxba kaama qaadan karto ee dhinaca kale iska eeg. Soomaali ka carar yaanu Soomaalilaan baabiinin. Sababta derisku kuu ictiraafi waayay waxay ahayd in ay Saylac xoog ku qabsadaan Ma ogtahay qawmiyadi degmo kasameysteen meel u dhaxeysa Jigjiga iyo Wajaale iyagoo usoo socda Wajaale iyo Hargeysa.
@aliwaays3501
@aliwaays3501 Жыл бұрын
Ciyaalkan mikarafoonka la ordaayo waxey u baahan yihiin tababar la siiyo 4/5 sano lana soo baro culuunta ,shuruucdaiyo cilmiga ,asluubta iyo anshaxa ay saxaafadu leedahey, Ka dibna imtixaan laga qaado kii aflaxoo keliya mikarafoonka loo ogolaado. Saxaafadu maaha $30 aad maanta ku soo heshid.
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 Жыл бұрын
😅😅😅😅 waa nala laayey Iyo waxbaanu eryanay Isqabadsii Habarta walananee????
@jejesdfsd
@jejesdfsd Жыл бұрын
Haa mankii hore Afwayne caruu hooyooyn iyo dadaan hubaysna ayuu xasuuqay ,Markaanu eryanayn waa markay Snm soogashay ee faqash intay dhamaatay soo qabqabtaan caruur yaryar oo soo dagaal geliyeen anu wada dhamaynay afwaynan cararay markuu ciidan kiisi dhamaaday oo suuli ku bakhtiyay
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Жыл бұрын
Islaan mirqaansan kkkkkkkk Habartan ayaa wadan xoraynaysa kkkkk Waa dadka ka maashay ee dhaqaalaha ka sameeya dawlad la'aanta. Caruurta ayaa lagu qaldaa waa la soo halgamay kkkkk
@mohamedshire8747
@mohamedshire8747 Жыл бұрын
War yarkan waraysanaya caawa wa maqan yahay bakayle liq war ka carar kkkkk
@cabdisaleebaan2857
@cabdisaleebaan2857 Жыл бұрын
Inta barlamaan ka la xidhayo maala xidho gurigii x morgan ee balhalku ku noolyahay iyo mukhbaaradaada hido dumis
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Жыл бұрын
Salaam Alaykuma horto sahra Meehan hido dhawor xqgay ku taala hargisa meeshii hore way ka guurtaye
@odayjama1829
@odayjama1829 Жыл бұрын
Ilaah ayaa umadan somaliyeed umaqan umadañ in dilka naar lagu gelin war dadku aakhiro usocon oo geeri sugin
@gaydhe03
@gaydhe03 Жыл бұрын
Wasakhad.baatahay
@daljireali4783
@daljireali4783 Жыл бұрын
Islaantan dadka ha u heesto dagaal siday moodayso ma ahee
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 Жыл бұрын
Mom tusbaxa qaado. show off daa
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Жыл бұрын
Habartan qalasyadaa qaban doona
@Abdirashid-hg6rq
@Abdirashid-hg6rq Жыл бұрын
Been
@zakariamohamedabdi220
@zakariamohamedabdi220 Жыл бұрын
Taariikhdu iyadàa is qortay. Èe dhalinyarooy dib u raaca
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Жыл бұрын
Masha alllllah geeesiyad nolow
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Жыл бұрын
Talow maxay sameyn maalinta Itoobiya xoog ku qabsato Soomaalilaan?
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Жыл бұрын
Keep dreaming 😴 because that will not happened insha Allah bi inlillAllah! Ethiopia are our walalo , Somali huwaan faqash are our enemy!!!
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Жыл бұрын
@@xaalidahir8268 ceeb
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Жыл бұрын
​@@xaalidahir8268Siilkeeday ku shaqaysanaysaa maxay kaloo samayn kartas duqdu😂😂😂.
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 Жыл бұрын
Iskufuran uraysaa gus dameer baa laguu hayaa..
@jejesdfsd
@jejesdfsd Жыл бұрын
siil cawri siil uun buu ka hadlayaa abeeso ilwayn naa isii daa raga jiilaal lama jiitee naa isii daa kkkkkkkkkk
@mohamedshire8747
@mohamedshire8747 Жыл бұрын
Kkkk dhali ku halgan Habeen wanagsan
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 Жыл бұрын
Islaan badhida weyn wa laga tumaa kkkkkkkkkkk
@Mukhtarjama-qo9ht
@Mukhtarjama-qo9ht Жыл бұрын
Been been badana hees lagu xoreyay kulaha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@saalaxy
@saalaxy Жыл бұрын
Heego
SHEIKH SHARIF IYO FIQII IYO HAMZE AMAR ALLE LAAKIN 20 October 2024
19:59
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 2,8 МЛН
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 65 МЛН
Waraysi Dhinacyo Badanleh oo lala yeeshay Sahra Halgan.
25:39
Abdihakim Abdirahman
Рет қаралды 7 М.
SAHRA HALGAN REER LAASCAANOOD WAY SOO LAABANAYAAN (3738)
9:50
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,7 М.
DEG DEG DAGAALKA SAHRA HALGAN İYO NİMCO DAGAN
9:57
SOMALİ REACTİON
Рет қаралды 1,6 М.
Fanaaniin La Saaray Miiska Faafreebka Fanka
23:16
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 155 М.
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 2,8 МЛН