Sahra Halgan Mise Sahra Kasyar?🤔

  Рет қаралды 17,484

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Пікірлер: 352
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Жыл бұрын
I am deeply saddened to hear about the violence and suffering that is occurring in Somalia. It is heartbreaking to think of the people who are dying and the families who are being torn apart. We must all work together to find a peaceful solution that will bring an end to this conflict and ensure the safety of all Somalis.
@fankafarah701
@fankafarah701 Жыл бұрын
Subxaanallah dhib oo dhan waa dumarka ilaahayow na badbaadi Sahra khasaaro
@ashalul565
@ashalul565 Жыл бұрын
Sahra aakhirada ka fakar, reer somaliland iyo reer garoowaba waxba kuuma qabanayaan, camalka aad shaqaysato ayaa kuu muhiima. Ilaahay khaatumada khayr hanoogu khatim.
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 Жыл бұрын
Walal cuqdadu waa cadowga baniadamka caafimaad allaha siiyo dhaamaan soomaalida wax lasoo dhaafay iyo aargoosi ku fakarsay amiin amiin. Soomaali muse iyi afar lamida oo waalan ayay iska qaban la yihiin
@ilhansalah6329
@ilhansalah6329 Жыл бұрын
Dadka rer somalilnd way qaldanyihiin iyga oo hargaysa Bridge ka dhisi kariwaayen waana qalad in wiilasha yaryar odayadu labada dhinacba isku dirayaan naagaa dhergey ku farxayaan aniga waa rer macooyaday iyo rer somalilnd kii aanka soo jeedey waa kugu dhimay oo kaa dhimay calosha ayaa na xanuunaysa Allah haka qaboojiyo aamin naagtan waa sahra halaag Allah haku celiyo dhibka ay wado
@hindinoormuse5966
@hindinoormuse5966 Жыл бұрын
Farhia qof caqli badan baa tahey oo daacad ah Maasha alaa.
@nadifodhalow5781
@nadifodhalow5781 Жыл бұрын
I love my uncles MJ . Their heads always going to be up stay strong god will support god don't like ugly.
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Жыл бұрын
Thanks Fatixiya, we understand your concerns about Sahra's actions. It is important to remember that she is living in another country and is not in a position to directly influence the situation in our country. We should focus on finding peaceful solutions to the problems our country is facing, rather than calling for violence.
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Isnt she in hargeysa ?
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Жыл бұрын
She lives in Hargaysa gacalo. But the diaspora in general are the problem.
@ruqiyaabdullahi8405
@ruqiyaabdullahi8405 Жыл бұрын
Manshaa Allah faxiya cabsiiye. Ilaahay maskaxdad Cafimadka, qabta hakuubarakeeyo Aamiin
@udgooon8562
@udgooon8562 Жыл бұрын
Alla farxiyoooy alla ilaahay Muxuuu ogyahay waleee inaad cadaalad u hadashaaa ilaahay baaa Laakiin abaalkaaga kusiiin♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 Жыл бұрын
I love that you are for justice and not bias you are clean from clan conscious disease iyo qabilo is bacsanya siyasin ku awrkacsanya. Ilhay caqliga ha ku siyadiyo. I am isaaq and i agree with everything you say. I have family that are darood mareexa, majeerteen and dulbahante and it hurts all this tribalist war . Ilahay ummda ha kala qabojiye 😢
@mgabiye
@mgabiye Жыл бұрын
Ilaahay Dadkeena Caqligaaga oo kale iyo ka fiican ha siiyo. Wll mahadsanid
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
It would great if you share youre thoughts with muse bihi
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis Жыл бұрын
Walaal, jazakAllah. Aamin!
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 Жыл бұрын
Guulayso Farxiyay habo xaqaad ka hadashay waan ku qiirayaa inaad caqli iyo garadba ledahay anigoo Naag Bihidarays ah oo habaryarta ah walle inadertay ina Cali Dayuur waad ku banantahay waligaa xaqaa haga gaban qabiil qabriga kulaa galii mayee qolada khaldan waa tolka runta u sheeg xaq daray ku dhiimanayaan.
@mjama7664
@mjama7664 Жыл бұрын
Mj umadi wax lo saar mid walan iyo mid fiyowba wa Ku dhaga lkn qofta nocan ah wad Ku ceebobeysa ha u so jawabin wayo wa nagti lahyd xamar anaga qarxina o lacagtina cuna magacad u bixisayna waba keedi saxda aha
@user-cl2rm8tw3c
@user-cl2rm8tw3c Жыл бұрын
when people have been oppressed, it is usually that they inflict the same on others
@sabdullahi5292
@sabdullahi5292 Жыл бұрын
History repeat itself
@manaishasaid2203
@manaishasaid2203 Жыл бұрын
Farxiya,Maanshaa allaah qof xaqataqaan ayaa tahay oo runta u sheegta
@Salsabil123
@Salsabil123 Жыл бұрын
Guul Somaliland 🎉🎉🎉 Cadowga Somaliland down
@safialambert3861
@safialambert3861 11 ай бұрын
Zarhra halgan c'est une héros et exemplaire vous êtes faqash fatixiya 🤒🤒🤒🤒🤒
@lailamohamed3057
@lailamohamed3057 Жыл бұрын
Waa kasyar magac bixintu ma dhibto ina absiiye runtii 😂😂😂😂
@FatmaAli-zi5gj
@FatmaAli-zi5gj Жыл бұрын
Gabadhayadii fatxiya ❤ Hbo waan yaabanahay Dagaalka afxumadaas baa nooga daran iyo digashada Reerku sidan caafimaad majiraa baan dhahnaa 🤦🏼‍♂️
@adammaxwell3956
@adammaxwell3956 Жыл бұрын
Asc walaal, walaahi I agree with you.
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 Жыл бұрын
Illaahay subxaana watacaalaa Soomaali xaqa ha Fahamsiiyo,waliba bishaa barakaysan Illaahay darteed ha soo hanuuniyo inshaa Allah yaa Rabil caalamiin ✌️🤲🤲🤲
@umuilyaas6152
@umuilyaas6152 Жыл бұрын
Maansha Allah sis illaahay hanooka xafido I love you so much 🥰🥰🥰
@naimahalsomali4895
@naimahalsomali4895 Жыл бұрын
أهلين حبيبتي خالة الله يعزك ويرفع قدرك ديمان مبدعه الله يسعدك يارب العالمين ويحفظك من كل الله يوفقك ويفتح عليك وصح لسانك مرحبا مليون 👍👍👍👍🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦💐💐😍😍😍😍😍
@Fairisfairhg
@Fairisfairhg Жыл бұрын
Walaahi waa murugo sida dumarka colaad uhurinayaan. Ilaahay hakala qaboojiyo dadka islaamka ah amin ya Rabb.
@hodaalhoda3012
@hodaalhoda3012 Жыл бұрын
Ilahay ba jicel qofka xaqaa ku hadla aqikhiro qofna ku racimayo an tacabkagii xuma ama wanagsana an ahayn dado xaqa ku adiima dulmigu ma ficna farhiya way saxanthy ❤❤❤❤❤
@marwosaid7990
@marwosaid7990 Жыл бұрын
That’s true wallo thanks macaanto waa jeclahey sidaad runta u sheegtp aqliga allaha kuu batakeeyo
@sahraj5950
@sahraj5950 Жыл бұрын
Well said ManshaAllah 👏 👌 👍
@abdalemohamed7342
@abdalemohamed7342 Жыл бұрын
Si ruun ah baad u dhadashaa waxa thy qof wax garad ah oo waliba illhy caaqli siiyo we love you Abaayo. Illhy somali xaaqa ha tuso wa wiil iyo abtigii iyo dad wada is dhalay illhow dhibka ha nooga qaado dhulkeen. Hadana waxan nahay dad fakhri ah oo gaajonaya hadana isdilaya. Allhu akber illhy xaaqa keen adaa xaaq soora ah oo dhibka naga qaad.
@abdiali198
@abdiali198 Жыл бұрын
Mansha Allah you hit the nail on the head you say the truth
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
Situation is getting worse and worse. Isaaq waa inuu joojiya qodqodinta Puntland and the larger daarood otherwise this war will escalate into a full blown Isaaq and Daarood war and you know we will never win. We are the smaller of the two we will be decimated. Edeb ha laysu yeelo oo magaalooyinkiina xejista ilmaadeerayaal waxba magaalooyin dad kale leeyihiin yey hunguri idinka geline kuwiina uun bal hayska baabi'ina intaad is leedihiin wax korodhsada.
@FadxiyaAbdi-gz4dg
@FadxiyaAbdi-gz4dg Жыл бұрын
Wllo fatxiya arimahan xaqiqadooda ma ogide ka dhex bax
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Жыл бұрын
Warkii oo kooban snm belaa wadata been bey ku go,ayaan.. ... Suldaan Habarjeclo ah beryahaan oo dhan wuxuu lahaa... Iidoor hadaan nahy Illaahy iyo umadiisii oo dhami wey na naceen... Ee aan is daba qabano...❤❤...Waa Caaqul runa.
@amiira6653
@amiira6653 Жыл бұрын
Naaa adiga waxba laga weydin mayo faqashyeey reer ooyaye da ah😏
@fardawsaaabdi3038
@fardawsaaabdi3038 Жыл бұрын
Qofka qabiilka caaya isagaan ka naxaa wlhi maxaa yeelay illaahay hortiisa muxuu ku jawaabi markii la dhaho haye qabiil hebel oo dhan baa qof qof kuu haystee ka soo garbax walee jahligu waa cudurka ugu xun oo qofka ku dhaca
@fatumaiftin6787
@fatumaiftin6787 Жыл бұрын
Wiilasha ayey isku diraysaa iyada? habar fadhido lagdin la fudud ŵaa doqon aan u fiirsan waxay ku hadlayso alah kala qaboojiyo insha allah ❤
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Жыл бұрын
Fihiima quuje iyo yasmiin cansheex mad arag kuwa dhibta kiciyayba waa iyaga ee raga wisiisiyay wlhi sahri waba malintii kowad een arke
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@@UmaAhmedMacan hada ma waxaad leedey habartan wey ku saxsantey akhlaaqad xumida iyo dagaalka ay oogeyso, kuwaas aad sheegtey iyo tanba isma dhaamaan. Colaad lama huriyo.
@aragsanuj
@aragsanuj Жыл бұрын
Walaahi waan KA XISHOODAA INAAAN DHAHO SOMALI BAAN AHAY MARKAAN UMADAHA LAJOOGO. Dadkeenu waa jaaahiliin doqomada kubadan
@faadumoosman3511
@faadumoosman3511 Жыл бұрын
Wall.waa islaan bila.caqliya.sahra halgan
@fathiaali-yx8xn
@fathiaali-yx8xn Жыл бұрын
Maasha allaah fathia allaah caqliga iyo caafimaadka ha ku barakeeyo
@zainabhassan4266
@zainabhassan4266 Жыл бұрын
They in love mj ❤
@sahraosman4806
@sahraosman4806 11 ай бұрын
Thank you inabti ❤❤
@rahmacawil7252
@rahmacawil7252 Жыл бұрын
Habo ilaahay haku barakeeyo runbad ka hadashay
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 Жыл бұрын
Wan u duceynayna inu ilahay subxaanu watacala kala badbadiyow umada islamka isku baa baysa sahra halgan inay ilahay subxaanu watacala ka cabsata fiican wayo majeerteen wa dad la fahmi karo an uqdad iyo waxba lahayn inay joojisa wanaagsan dabka ay shideyso inay joojiso always she's like that markay wax dhacan iyadana ilahay xaqa ha tuso fatxiya mashallah gabar ad u aqli badan ayaa tahay somali haday aqli leeyihiin wad la hadashada marwalba dhulbahate wa tolkey majeerteena wa ilmo adeertey isaaqna wa dad sonaliyed oo walaalahayga ah marka sahra dan uma hayso laascaano iyo hargaysa thank you walaalo ❤
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 Жыл бұрын
Fatxiyaay runta oo aad mar kastaba ka hadasho baan kugu jecelahay Gacalo❤
@duniyosaeed7590
@duniyosaeed7590 Жыл бұрын
Waa naag aan xishood
@aminajafar1987
@aminajafar1987 Жыл бұрын
Fathia Absiye Afkaaga Caano lagu qabay habo mcnto"" Nooloow"" Caano Mac❤ baad Nuugtee
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 Жыл бұрын
Naagtaan waa naag waalan. Oo Karaahiyo xasad iyo xiqdi la karkaraysa ” JAMHUURIYADDA SOMALILAND ”. QARANKA khasab iyo waalli qaran laguma noqdo. HAAMAANADYAHAY YAAD U HALGAMAYSAA MA SHAYDAAN??
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 Жыл бұрын
Mashallah walaalo meesha kaliya oo nabadu ka jirtay bay ahayd somaliland anigaba ka mid ah oo iri ha go an gooni isu taagooda wan la jirey wallahi marwalba u duceynayey lakiin manta waysku ciyaaren farxiya walaashay
@user-pt6xc3hp8u
@user-pt6xc3hp8u 5 ай бұрын
It is Sahra Halgan but you are the real kasdaran. Soil is with in the state hood of Somaliland.
@alteso-offical4592
@alteso-offical4592 Жыл бұрын
Xaqa alha tuso abtii nooloow ❤❤❤❤
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 Жыл бұрын
Horta Ma jecli Sahra halgan adiguna cay uun baa kaa soo hartay waxkale miyaad wayday oo aad qabayid ha ku waalin Somali. Dhulbahante iyo Isaaq waa ehel kamana xigtid. Dadka waxa qixiyay waa odayaasha abtiyadaa ee lacag uun camalkoodu noqday.
@sudimohamed3769
@sudimohamed3769 Жыл бұрын
Caqligiiba intaas noqday 😅 she might be getting paid to say that 😂
@sumertime5410
@sumertime5410 Жыл бұрын
Wallaahi wax soomaaliland ladhahaa ma jirto walaal ee waa kibir land ama maangaab land cidna isaaq ma xukumo isagu hays xukumo burco berbera hargaysa ayuu xaq uleeyahee ha xukumo bal cida ugu timaada hala arkee
@amiira6653
@amiira6653 Жыл бұрын
Naaya shaqo yeelo adi waxba cidi Ku weydin mayseeee 🥱🥱🥱🥱
@bulsho2796
@bulsho2796 Жыл бұрын
Fatxiya cabsiiye wll waa la wada dhashay waa run laakiin Sahra Halgan waa qof mudan ixtiraam waa halgamaa waxay umadeeda u gashay rag badan baan u galin. Wadankeega ayay difaacaysa siday shalay u difaacday bay maantana u difaacaysaa.
@zamihassan4434
@zamihassan4434 Жыл бұрын
Acuudu bilah habo fathia hadad hargeisa aragto qabyaalada iyo qudhunka ka socda waad yaabi waan dhago barjawnay wlahi ilahay xaqa ha ina tuso.
@barlinhandule9346
@barlinhandule9346 Жыл бұрын
Asc fathia i love watching u but Somali wa walal abti iyo awoow kuligood in”sha Allah Khayr ilahay nabad ilahay ha noga dhigo dalkeni amiin
@shugrimohamed3642
@shugrimohamed3642 Жыл бұрын
ala habo alaha ku sharfo walhi naag boqol nin iyo naag ka caqli badan baa tahy ilahay ha ku dhowro ❤👏
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 Жыл бұрын
Fathiya walaahay waxaa sheegeyso waarun labada dhinacbah wiilash ka dagaala maayah waa arkay caatada iyo rafaadka kamuuqdah waa murugooday habeen hore sawiro wilala meeyd ah baan arkay afurkeeygi waa dhameey sanwaayay habeenki oodhanah waalidka wiilashaa yaryar baan kafaki raayay tan igasii naxisay wiilashu 17 ilaa 20 beey ila ekaayen isaaq iyo harti waa hoogen caruura hoodi xabaalo wadareed baa lagu aasayaa
@Suhuur1
@Suhuur1 Жыл бұрын
Absolument fatihiy abdi xaqiiq ka hadashay🥰
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Жыл бұрын
Waa ariinaa moorage leehaa in dad Wallohen majeeeraten iyo Dhuulaabahante iyo isaaq waa waliihiine dadkan caqaalii Maajiiro Waxaaynu naaha Familie Somalia Laa dhooho Ciidkan ooga haaluguu soocaliyo 😢😢😢😢
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 Жыл бұрын
80 precent dhulka soomalida dagto waa cidlo haday caqili lahaan lahayen dhulka wuu kabadbadan lahaa oo waxay ka dhigan lahaayen sida Singapore ama jano
@abwaanc.casiis4440
@abwaanc.casiis4440 Жыл бұрын
inamada Gaajoonaya Garaadadoodii ba iyagoo Nabad ku jira ku Khasbay inay Dagaalamaan Oo isaaq la Dagaalamaan
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 Жыл бұрын
Farxiyay dadka haday sidada runta u shegayan horu mar baynu gadhi laheyn
@runsheegrunsheeg1139
@runsheegrunsheeg1139 Жыл бұрын
ilaah dadka somaliyeed qalbiyadooda xaqa run ilaah hagaran siiyo dadkan kala tagi mayaan waa isku reerki 😭😭😭😭😭😭😭😭
@hamdi27889
@hamdi27889 Жыл бұрын
Fathia walll waxaan waligey imo yar oo shan jira baa waxaa guri ay deganaayee baa waxaa ku soo dhacay markaasey hooyadee istiri banaanka uga cararey hooyada markey ilmihii gacanta ka qabo bey dhaqaaq is tiri ilmahu madfacii ilmihii yareyd wey kala go,day hooyadu ma dareemin oo ay wadato halv of body so sad😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Жыл бұрын
Garaadadii yidhi gala dagaalka lagala xisaabtami akhiro iyo aduunba dad nabad iyo waxbarasho nolol fcn haystay dhibta u keenay mel laysku dilay mayd iyo dhawcna waa qasab ilayiin muus lama cunaye
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 Жыл бұрын
guulayso wll Fatxia runtaad usheegtay balse balo ninkii uyeertaa isagay gubin insha alaah hasugato.
@user-rt1mf9oi2j
@user-rt1mf9oi2j Жыл бұрын
Fatiha waa geesiyad. Horta nagta ha loshego runta waa qof aad u xun
@hindinoormuse5966
@hindinoormuse5966 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ Fathia love u qof qaaliya.
@Degmodeqa
@Degmodeqa Жыл бұрын
Mataageersani naagtan waxay shubayso lkn waxaan aaminsanahay rer lascaanood Isaaqna maqaxin majeerteena maqaxin ee iyagaa isqixiyay garaadadooda ayaa qixiyay. Waayo siyaabo kle ayay kuraadinlahayeen waxa kamaqan waxaa wacnayd inay xabada kadhigaan xalka udambeeya lkn rer abdigaa xabad ayay kadhigeen xalkii uhoreeyay. Ugudambayn Allah hakala qaboojiyo.
@Degmodeqa
@Degmodeqa Жыл бұрын
@@Shdvbwyromnqcapejlfizxk Waxa kamaqan waa waxay kudagaalamayaan eed adba badhsheegtay waxkle masheegin okay.
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 Жыл бұрын
Dhulbahante iyo habarjecli wey is dhalee garxajis iyo ogadeen wey is dhaleen marka maad is daysaan oo helnimadiina garantiin
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 Жыл бұрын
ASC FATHIYAY WLLEE MAGACA WAAD LA HESHAY WAA SAHRA KASYAR
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 Жыл бұрын
Fathiya runtaa weeye anaguba isaaq oo dhan in lawada caayo ma ogolin habo ilaahay hakala qaboojiyo wiilasha isaaq iyo hartiba waan kanaxaa walaahi because cadaw baa isku diray
@sarahfarah6290
@sarahfarah6290 Жыл бұрын
ماشاءلله عليك فتحيه هذا اصلا الكلام خساره فيها انسانه خرفت كلامها ولا يهمنا مهما تقول احنا على حق
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Naagtan dadkey cayda every chance she gets but shes the one that owns a club mrka ya cay mudan 🤔🤔🤔
@MahamudHagimuse
@MahamudHagimuse Жыл бұрын
%95 Dadka reer somaliland baa kahadley islaantu Wey yara Taraaraxdey.Dadkii kabadnaa Caqli iyo Garashoba lahaa Waa Diidanyiin in cid muslina Wax soo garaan dad walaalaheena somaliya Kasiidaran dhib iyo qarax Lama Rabno. We love all our peopel somalia❤ one love From somlnder
@hamdihassan1703
@hamdihassan1703 Жыл бұрын
It’s very sad ilahow dumarka xaqa tus oo ilahow waa bil barakeysane kala qabooji goormey Somali dhibka kabaxayaan it’s painful walahi 😭😭😭
@Iphone20249
@Iphone20249 4 ай бұрын
Sahra halgan waarunteed sahra waa wa laan hawada lalaysa libaax latdha jiifa lakiin lascanood inaytidha waan raba maha akhas ma xay kufalaysa anagan raali kahaynba
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 Жыл бұрын
War anagaa yaab aragnay, hhhhhhh waa hal heyska Fatxiya Cabsiiye markay aragto wax ka yaabiya
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 Жыл бұрын
Sahara wa gabadhi la so halgantay snm
@sumertime5410
@sumertime5410 Жыл бұрын
Halgan maaha ee waa khasaaro ciro khasaartay uff
@ifraax1159
@ifraax1159 Жыл бұрын
Wllo farxiyey gabadhan sahra halgan ilaahey in ay u soo noqoto dad Muslim ah ayaa la qarxinaya waa yaab
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 Жыл бұрын
Well said Islanta wiilasha dhimanaayey rabtaa
@amiira6653
@amiira6653 Жыл бұрын
Nio Horta waxan daarod Ku dhaley ee isaaqa mxa Ka khaldan ileen arki maysid maanta qof daarod ah oo dhexdhexad ahe 😏habo hay danbaajin hdaba waan Ku jeclahaye mar walpa ood arintan Ka hdashid dhinac baad u leexsan tahaye mise reer adeerka ma jeclid adigu?? reer abti iyo waxa Sanadkan maanta la qadarin mayo cos daarod isaaq aduunku ugu neceb yahy anaa kamida dadka reer abtigod jecla lkn hda may yuhuuud reerkayga neceb weye xabad baa igala dhaxaysa😏😏😏
@arwacadeey4284
@arwacadeey4284 Жыл бұрын
Fathia gabar hartiyaa tahay runtii 80% harti 20 % ba isaaq siinay
@haweeyasnm1988
@haweeyasnm1988 Жыл бұрын
Fadxiya harti ma aha wa naag isaaq ah oo habar jeclo ah ee ha sheegan tol bay leedahay
@hamdaabdi3520
@hamdaabdi3520 Жыл бұрын
Hbo mcn hoorta waan kusalmay Anaga reer garoowbe waxan nookenayba qalada sool iyo Sanaagna waa somlilnd hadii Ay rabaan inay goaan maxay marhoore ugiwayeen Somaliland malkeediba kudhaan
@smartazu8723
@smartazu8723 Жыл бұрын
And I think habo you are lost between the two Insha Allah Somaliland way jiraysaa Dadka walaaalaha ilahay hakala qaboojiyo dalkayagana Alla hanoo xafido iyo wiilasheena
@abdalemohamed7342
@abdalemohamed7342 Жыл бұрын
Please abaayo naagtan waxba ha waawayn waayo wa qof waxay rabto ku hadasha
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
NAAGTAN CUQDAD GOONI AH BAA KU JIRTAAA SAHRA SHARMUUTO SIDAAN MIYEY FANAAN KU AHEYD INAY DADKA U DHAXEYSO MIYEYSAN AHEYN
@ifraax1159
@ifraax1159 Жыл бұрын
Waa laan dherinimo so funny
@aminaosman4997
@aminaosman4997 Жыл бұрын
Mansha Allaah tabarakalaah Alle HA Ku Xiftiyo Adiga iyo Caruurtadab Ayeeyo ❤️❤️🥰🥰🤲🤲🤲
@Ali34388
@Ali34388 Жыл бұрын
Maasha alaah jazaaka alaah khayr walaal siwanaagsan baadugahadashay alaah baarunta kugujecel ❤👍
@haweeyasnm1988
@haweeyasnm1988 Жыл бұрын
Isaaq iyo darood meel ma kala tagayaan anigu isaaq baan ahay caruurtaydu wa Ogaden daroor iyo isaaq toona in la cayo ma rabo
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u 7 ай бұрын
Naagtani waa oromo 🎉
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 Жыл бұрын
This is problem of handing over leadership to people who weren't meant to lead. Reerkan meesha haysta was Oromo. Somali shaqo kuma leh. Layab maleh. Why don't they go and fight at the battle ground halkan ayey faan la faadhiyan. Gabiley iyo jigjiga yar kaso hadlayan. Guudafad guudafad dhashay weeyan
@leylaa3666
@leylaa3666 Жыл бұрын
Farxiya ma aha inaad u jawaabato waayo markaan ay faqashatu na qaxisay xagaad jiratay ee aan Burco ilaa hawadaka way halagamasay xagaad jiratay dhulka waa Somalilanad sool waxa degan Isaaqa iyo Dhulabanate Ifaqa shine Gabooye markaa reer abatigaa aniganan waa habayayeeday ilahay hakal qaboojiyo lakiin Sahara way soo halaganatay
@raxmakaamil5104
@raxmakaamil5104 Жыл бұрын
Dee ruuntay sheeegthy maxd ku haysan initaan habada u ahy guuuul saraha dheeman
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 Жыл бұрын
Dagaal wiil baa ku dhinto.wiil kuma dhasho.ilaahay xaqa ha idiin tuso.allaahu ma aamin
@jamiilanuux-ih6ht
@jamiilanuux-ih6ht Жыл бұрын
Zahra halgan waa geesiyad adieu Isaaq adoo kadhashaybad necebtay doqonyay
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 4 ай бұрын
Sahra.halgan waxay ka mid ahayd mujaahidiintii.Snm ma adaa gaadhay
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Nabsikii Xamar baa haya eey ku faanaan anagaa qarxina SOMALILAND nabsi weey guratay anigaba reer Abti beey ii yihiin lakiin ha isdabo qabtaan kibir ma jabee ninkiisaa jabo
@sumertime5410
@sumertime5410 Жыл бұрын
Waxay ismoodeen inay dadka kale xero ugu jiraan ayaguna ayihii dadkii xeryahaa haystay laakii waa riyo maalmeed qabiilna qabiil ma xukumikaro saa lama kala adkee snm yay usoo dagaalameen isaaq io hargaysa burco io barbara meelkale umay soo halgamin markaa snm ama isaaq dub ha isugu noqdo haloo sheego inaan cidna cid qabsankarin 500 oo nin haday yihiin walaahi baan laqabsan karin xaqiiq weeye
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
SAHRA HALGAN WAA MUJAADIINTII KA XORSEY DHULKA SOMALILAND SIYAAD BARRE EEY KU JIRTO LAASCANOOD KOLKAA AFIGA FADXIYE HALGANKII MAXAAD KU LAHEYD IXTIRAAM.BAAY KAA MUDANTAHEY SAHRA HALGAN INAAD QABIILKA ISAAQ TAHEYNA WAA FILYAA MISE HADA GAAL IS MOOD BAAD IS MOODEY USA AJANBI BAAD KUBTAHEY WALIBA SOMALI KOLKAA WAA INAAD IXTRAANTAA MUJAADIINTA SNM HADII REER ABIGAA YAHEY DHULBAHSNTEY XAQ IMA LAHOD INAAD DHINAC RAACADO WAAD KU DHEEREYSAA DHINACA AABAHAA
@hodan112013
@hodan112013 Жыл бұрын
Waxaasi waa Muuse iyo caqli xumadiisa. Hargeisa wadnahayga ayeey ku taalaa. Laakiin my heart breaks for Lascanod. Ilaahayoow kala qabooji. Nin gardarani waligii ma guuleeysto.
@queenfatima7231
@queenfatima7231 Жыл бұрын
Asc fathia wll Wan ku dawada cawliga alah ku dayo ana hartiya man koreen isaq la anti hoyaday way xanunsatay abahayna dhintay waxa ikorisay ayayday dad badan yan manta qoladoda arag ba siday da sahrina taa ma garan karto alah ino hadeyo dadka is laynaya waa walalee imisa xiryaha guryihi ka dumeen cuniyo dawo haysan qasatan labadan idhashee isaqa Iyo harti
@imankhashim9837
@imankhashim9837 Жыл бұрын
لا حول ولا قوه لا بالله العلي العظيم اللهم ارنا الحق حقا وانعمنا باتباعه وارنا الباطل باطلا وجنبنا اتباعه ماهو حلال عند هذا العالم المجنون حرام على الاخرين حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم حسن عاقبتنا في الامور كلها ونجنا من خزي الدنيا والاخره
Queen Of Ajuuraan, Maxaa Helay?😔
34:51
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 8 М.
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 5 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 30 МЛН
ADKAATAY FATXIYA CABSIIYE O NINKEEDII LAGU DIRAY Afka Furatay
10:42
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 29 М.
" Anigu Waxaan Doonayaa In Garoowe La Tago..." Fanaanad Sahra Halgan.
31:29
Waayojoog: Sahra Halgan Qaybtii 2aad.
41:26
CBA TV
Рет қаралды 9 М.
SAHRA HALGAN REER LAASCAANOOD WAY SOO LAABANAYAAN (3738)
9:50
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,7 М.