Sahra Siyaad & ahun Axmed Mooge | Jaalaha Walaal

  Рет қаралды 16,363

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Пікірлер
@khadarcali4900
@khadarcali4900 3 жыл бұрын
Waaw heeskan oo dhamaystiran manta uun baan helay mahadsanid cawayska dalmar
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Adiga muddan walaal
@abdiali7666
@abdiali7666 5 ай бұрын
Cajib laba bayd onan hore u maqal ba ku jira
@ridwaanrashiid-w4b
@ridwaanrashiid-w4b 4 ай бұрын
Axya heesta ❤wadhaftey😂😂😂😂
@GaadacoFarah-d8f
@GaadacoFarah-d8f Ай бұрын
Gaalkacayo baan ku galay anigoo yar waa xasuus iyo waayihii wacna
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Maan ogow inay Hargeysa dhaaftay, waayo waan daawaday waxaan umalyn inay ahayd 1971, waa riwayadii igu horeysay aniga yar bay Sahra Siyaad aanu jaar ahayn na kaxaysay.
@GaadacoFarah-d8f
@GaadacoFarah-d8f Ай бұрын
Ruwayadi marku ifarasaaray jacayku waa fududa Maxamed aadan dacar 1973
@DahirAadam
@DahirAadam 10 ай бұрын
Waxay ku jireen jiin iyo jaan
@DayibxasanCumar-q8x
@DayibxasanCumar-q8x Ай бұрын
Fadumocadey
@axmedjama6198
@axmedjama6198 4 жыл бұрын
Riwayaday heestani ku jirtay tebay ahyd no fayideya
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Haa waa khti aad fog waxaan umalynayaa 1970-72. Inkastoon hubin waxaa la odhan jiray If & Akhiro, waxaan ku daawaday giirishkii carabka ee Hargeysa intaa Beerta Xoriyada la sameyn.
@abdulwaliwalleewaagabadhjo5240
@abdulwaliwalleewaagabadhjo5240 8 ай бұрын
M.A .Dacar ayaa leh waxanay ku jirtay riwaayad uu acror ka ahaa Ahmed Cali Dararamleh AHN..heesaha caanka noqday ee ku jiray waxa ka mid ah Shacni iyo Wanaag sharaf badanidaa
@abdiawaleh4952
@abdiawaleh4952 4 ай бұрын
Adeer waxay ku jirtay ruwaad la odhan jiray MARKU I FERA SAARAY JACAYLKU WUU FUDUDAA
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 ай бұрын
Adeer halkee kuma qashay riwayada waligay ma maqlin. Hadaa ogow Sahra Siyaad way nooshahay waxayna joogta Minnesota.
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 236 М.
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Cabdi Afweyn 🔥Iyo Heesta "Cagta Saar Wadada"
5:34
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4,4 МЛН
Xasan Adan Samatar & Aun Sahra Axmed | Heestii Hatuf
6:47
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 68 М.
Axmed iyo Maxamed Mooge   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:53:03
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 589 М.
Aun Axmed gaceyte   iyo  Sahra Halgan   Hees  / Daydayo Asaaggaa _LYRICS
9:03
Costa Production
Рет қаралды 534 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4,1 МЛН
HEESIHII RIWAYADDII (YAA U WANQALAY WAQTIGA) Shamuri, Jubba, Hibo & Saado cali
36:08
Amina Cabdillah Ahun, Sahra Axme Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
12:56