Qalbigaygu tu rabay Raaliyo ma noqoto Run ka gaadhi waaya Ana wan israacshoo Riyadiyo hurdadan baas Ayan reer ku odeee😢 Heestani waa dilaaa qalbiyada nugul aad u damqaysa allow Qalpiyada no ilaali🙏💯
@Tubeec6996 ай бұрын
Yaa muslimeey xagee ku haysateen heesahaaan mise hadeer bay soo baxday 😂😂 Mahadsanid saxiib qali 💯🙏💙
@Laalayslyrics6 ай бұрын
Waa Xaad Aan Saxar Yari Dul Fuulin Yaasalam Adigaa Mudan Saaxiib.
@BayBay-d2g17 күн бұрын
Heesti badashay noloshayda haben arbaco ah bishii 4/7/2023 😢