Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "GUURKA HA CEEBEYN"

  Рет қаралды 619,127

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

4 жыл бұрын

🌟Heestan waxa curinteeda laha
Abwaan Maxamed Adam Dacar 1975
🌟Laxanka
U/ Axmed Nuur Jaangow AHN
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 142
@feysalqalas2766
@feysalqalas2766 2 жыл бұрын
Waa murtidii iyo mirihii maxamed Aidan dacar waa gaashamo gurigii saldanada hbr yoonis
@hoodoxuseen2637
@hoodoxuseen2637 3 жыл бұрын
Dadka 2021 dhagaysanaya weliba halkan kasoo raadiyey heesihi hore waa dad dhuuxa ka ah dadaki hore dushana ka ah dadka imika jooga sideydoo kale
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Hoodo. heestan waxan dhegaysanayaa 2023
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Hoodo. waa inan yar oo aad u qurux badan , nasiib badan
@faisalyare3548
@faisalyare3548 25 күн бұрын
2024 ayaan dhagaysanaa anigu❤
@kaviabdilahirealhussle2124
@kaviabdilahirealhussle2124 3 жыл бұрын
Allow u naxariiso fannaan mulaxamiiste majaajilayste ninka looga hadhay riwaayada dhanka masrixiyada iyo meel joogsiga wuxuu qadarin iyo qiima gooniya kulahaa soomaalidii hore kuwan dambe waxsasa ka garan maayaan Allo naxariistaada guud iyo midaada gaar ahaaneed sii Aabe Soomaaliyeed Cabdi Cali Bacalwaan aamiin aamiin aamiin
@abdisalaancumar3061
@abdisalaancumar3061 3 жыл бұрын
Waa ruwaayadii bad jacayl badanaa abwaan dacar 1975 laxanka waxasaaray ruwaayadaa axmad nuur jaangow agtarka iyo agtaradu waxay ahaayeen alaha unaxariistee axmed mooge liibaan&iyo sahra axmad jaamac,, inan yamasheega mise shib baan ka idhaahdaa sahra iyo axmed moogee,qays iyo cilmibuu dilay iyo qaarkaloo badan,,
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 Жыл бұрын
Waxay aheed riwayadii ugu horaysay ee uu abwaanku curiyay iyo laxamaduu AUN Axmed nuur Jaaangow kuso baxay sanadku waa 1971 waxaa ka jilayashu ahaayeen xasustayda AUN Axmed Mooge, AUN Cabdi Cali Bacalwaan iyo AUN Sahra Axmed Jaamac.
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 7 ай бұрын
​@@yusufsaid2730Riwayadi Badjacal Badana Waxa Curiyey Abwaan Mohamed Adan Dacar Laxanka Heesaha Waxa Saray Ahmed Nuur Jaango Ruwayadu Waxay Soo Baxday 1975ki Agtar Waxa ka Ahaa Ahmed Mooge Liiban Agtaraduna Sahra Axmed Jamac Agtarka Labaadna Abdi Ali Bacalwaan Alle ha u naxariisto Dhamaantoodba Allahuma Aamiin 🤲
@misterniceguy67
@misterniceguy67 3 ай бұрын
Axmed Nuur jaango, waa nin tagay. Laxan kiisu waa cajaa'ib. Illahay ha noo xafido Axmed Nuur Jaango
@qanijacayl5784
@qanijacayl5784 3 жыл бұрын
Allaha u Naxariisto Sahara Axmed Jaamac & Fanaaniintii & Muslimiintii Geeriyootay. Aamiin Sabti (Habeen Axad Soo Gelayaso) 29/12/2020 London, UK
@ronny7suii3
@ronny7suii3 4 жыл бұрын
Waxaa xusid mudan in la sheego Laxanka macaan ee heestan waxaa saaray AUN Axmed Nuur Jaangow oo ka mid mulxamiistayaasha ugu waaweeyn ee ummadda Soomaaliyeed ka dhashay.
@abdurahmanrooti4328
@abdurahmanrooti4328 2 жыл бұрын
Ahmed Nuur Jaangow wuxuu kamid yahay fanaaniinta yar ee kulansatay laxanka iyo luuqda weliba labadaba wuu ku horeeyaa. Laxamada Riwaayadaha Hassan Ganeey ee Dab Jacayl, Jinni iyo Jacayl, Dumistii Aqalkayga, Galbeed iyo Bidaari sibiqbay kugu gashaa inta badan isaga ayaa lahaa, Sidoo kale riwaayadaha Bad Jacayl, Diqri maaha Jacaylku iyo Biya saretegay badankooda heesaha ku jira isaga ayaa laxameeyey. Riwaayadaha aan soo sheegay dhamaantood waxaa Sidoo kale laxamo ku lahaa Fanaaniinta kala ah Ahmed Cali Cigaal, Saalax Qaasim Naaji iyo Abdi Cali Bacalwaan. Jaangow wuxuu Sidoo kale laxan iyo luuqba ka dhex muuqday kooxdii Horseed. Alle ha u naxariisto.
@ronny7suii3
@ronny7suii3 2 жыл бұрын
@@abdurahmanrooti4328 mahadsanid walaal macluumaad muhiimka ah ee aad nala wadaagtay
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 3 жыл бұрын
Allaha u naxaristo cabdi cali bacalwan iyo zahra Ahmed jaamaca 2qof on Somali diib ugaso baxayn ayay ahayen
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii m.a.dacar laxankii bacalwaan codka sahra axmed iyo bacalwaan
@Cabdalllah
@Cabdalllah 11 ай бұрын
Mahubta?
@farhiadhool9559
@farhiadhool9559 2 жыл бұрын
Garanuugle, in badan baan tegay markii aan ciyaalo iskuulka ahaa. Waayo waayo ayaan caawa dib u xasuustay. Allah ha u naxariisto labada marxuum. 06/03/2022.
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
Laftagaygu waxaan anigoo arday ka lugeeyey Garanuugle ilaa Baalidhaye, anigoo keligay ah, waxaan u malaynayaa inay igu qaadatay 4 saacadood
@ahmedismail5768
@ahmedismail5768 4 ай бұрын
Ilaahay haw Naxariisto Naxariisto labada maanta duco ayay u baahanyihiin.
@hamzemouse8569
@hamzemouse8569 3 жыл бұрын
Ax inaalilaahi wa inaalilaahi raajicuun ilaahay ha u naxariisto labadoodaba😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 4 жыл бұрын
waa eryadii mohmad aadan dacar codaka waxa sameeyay bacal waan waa riwadii bad jacayl badanaa
@yassinmohamed9468
@yassinmohamed9468 4 жыл бұрын
Laxan ka Jaango ayaa lahaa
@kediyemedia6353
@kediyemedia6353 4 жыл бұрын
Laxanka maxamed Nuur Jaango ayaa lahaa aun
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Aun Sahro Axmed & Cabdi Cali Bacalwaan fanaaniin aan heesahooda jeclahay
@alaalealmahdi5566
@alaalealmahdi5566 Жыл бұрын
Nin qaaliya.aun cabdi bnu calwaan. Aqlaa Al fanan good somali songers . God bless his love.
@mohamedarshe3933
@mohamedarshe3933 3 жыл бұрын
Alle Ha u wada Naxariisto Bacalwaan waxa uu dhintay sanadkan bilow giisa
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
aamiin
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Aamiin
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan maxamed aadan dacar
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 4 ай бұрын
Garanuugle sandaladii habar jeclo habar live hayada❤❤❤❤❤ geesiyada isaaq
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto Labadaba🤲
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Жыл бұрын
Aamin
@xogsanmedia2981
@xogsanmedia2981 3 жыл бұрын
Woooow woooow wooow i love you songs thanks ever time bothers channel waayo waayo
@ibrahimderia6111
@ibrahimderia6111 3 жыл бұрын
durba jaceyl i gelise ma ha waa BAD-JACEYL i gelisee. waana Magacii Riwaayadda BAD-JACEYL BADANAA Abwaankii MAXAMED AADEN DACAR. oo aannu ka soo wada jeedno GAASHAAMO . Baydka ugu horreya ayuu ku xusayaa GAADHAAMO iyo SIROW GARANUUGLE iyo TUBAN. waana Hawdka sare.
@yasinhirsi
@yasinhirsi 2 жыл бұрын
Waa sidaad u sheegtay.
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Waa ruwaayadii bad jacel badanaa
@ccasiissamaawi8529
@ccasiissamaawi8529 2 жыл бұрын
Waxay last mid ahayd ruwaayadii BAD JACAYL BADANAA Abwaan Maxamed Aadan dacar
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Oof oof waa heesahaygii aan jeclaa mid kamida. Mahadsanid SM&C
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Axmadoos waa sidasse haku socoto adna lasoco
@xaajicabdulahimacalin5679
@xaajicabdulahimacalin5679 10 ай бұрын
​@@cabdinasirclle2453 ❤😂
@yasminali74
@yasminali74 3 жыл бұрын
Guurkana ha cayben gabdhahana wax u dhimin😏
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
Gacmahaaga laafyahaa Luquntiyu garaaryuhu Galgashiimo weeynaa 🙋‍♂️
@adalimpire4128
@adalimpire4128 4 жыл бұрын
BACALWAN Yaa garayska kaafura Kuu salaaxa gaadada Durba jaceyl i galisee, SAHRA waarbal gaabso oo joog Guurkana wax hawdhimin Gabdhahana haceebayn! Codsi qaldan haduu kayimaad wiilka Reactionkan waa inay bixisaa gabdhu waasida lagu yaqaanp dhaqanka so.aliyed iyo dumarkii hore inra igu fikirka ah farta iitaaga like
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Wasidisa xa baray gabar ma tihid
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq Жыл бұрын
heesta waxa loola jeeday waa siyaasad
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
@@HasanAli-nj9wq Xasan.. Siyaasad... wasmada ayaa ka macaan.
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Ruwaayadii bad jaceyl badanaa
@eidhayaan5068
@eidhayaan5068 Жыл бұрын
Waa habeen ciidul arafa 1 tahay saacadu waa 12.22am 28.6.2023 arbaca iyo safar yaroo gaaban hargeisa to boorame ah Waa sanad roobaaf barwaaqo ah walow dalka xaga bariga (sool) dagaalo ka socdaan illhay hakala qaboojiyo Waa laysku soo noqo wixii nool
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Wow asal Waa kuwaa heesahii abdalla ahaaa
@sscboy3547
@sscboy3547 3 жыл бұрын
Waxay ay astaan utahay xikmadii somalidi hore alle haw naxaristo
@sareguudmohaalishiine
@sareguudmohaalishiine Жыл бұрын
Hees macan
@saruurhaji1521
@saruurhaji1521 3 жыл бұрын
Alee haa uu naxarsto fanaaniintii qaraanka
@barahadahsoon8434
@barahadahsoon8434 2 жыл бұрын
Heetan 14/4/2022 Qiso iyo micno ku fadhidaa iska hees maha
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 3 жыл бұрын
Waaw waaw ... Classsic Somali hit
@clfataaxclcasiis3474
@clfataaxclcasiis3474 2 жыл бұрын
Wooow Cesh cala hees
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Guurkana ha ceebayn , Gabdhahana wax ha u dhimin... waa Xikmad weyn
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Ya salaam xasuus iga dheh
@cabdijaliilcuumarqaadiqaad2300
@cabdijaliilcuumarqaadiqaad2300 3 жыл бұрын
Wahwah waa jacaylah
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
SaHRA AXMAD iyo Baacalwaan
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Thanks so much fanka hala bor jafo
@yassinmohamed9468
@yassinmohamed9468 4 жыл бұрын
Fadlan sxb hadaad heli karto soo gali heesta Sahara iyo Axmed mooge wada qaadan ilaaahay ha naxariisto labada ee caashaqa isoo riday iyada oo clear sxb fadlan
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Kuwa muusiga tumaya waa khatar.. Heeesta way macaanayeeen.
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 4 жыл бұрын
Waxan kaa codsanaya in aad mar kasta soo geliso heesihii hore Sida doob qalanjadi gabay Iyo beer qaad oo qaadayaan Zahra axmed jaamac iyo dhabarlow
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Waa tshey ibra hahaye mahadsanin irahim
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Жыл бұрын
Garanuugle waan tegey quruxda dabiiciga dhul leh
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Geeeel waa in aad dhaqato , si aad gabadh u guursato
@husseinabdille
@husseinabdille 4 жыл бұрын
Wa fasiix hestan
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 3 жыл бұрын
Goodir iyo Laan waxaa la ii sheegay ine ahaayeen 2 halaad oo ay lahaayeen Dacar reerkoodu
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Heestan dab jacayl karin waa ayey ku jirtay xasuus hargaysa
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Heees waa heestii hore waxa kale waa maalayaa yacni
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 3 жыл бұрын
Bad.jacayl.badnaaa Iyo.m.aadan.dacar
@liibaancuunsheeye1377
@liibaancuunsheeye1377 4 жыл бұрын
Woow waa dad culus lkn waxaan kaa codsanayaa inaad nosoo giliso hees oow qado jaangow oo la dhaho gorgoryahow
@abdirasaqyuusuf9869
@abdirasaqyuusuf9869 Жыл бұрын
Waxaad soo baadhaa heesta ay qaadaan maxamed yuusuf iyo maandeeq.. waxaana ka mid ah ereyadeedii ila eri habeenkoo aynu hugufka tuurnee inantahayow sawdigan hawada maray maadigaa I hawaysan kara
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
sidoo kale heestaan waxaa SAHRA la qaaday JAANGO
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Sax
@maxamedcabdullahi7275
@maxamedcabdullahi7275 11 күн бұрын
Suaal fadlan hadaad afsoomaliga ku xeel dheertahay erayadaan ii sharax 1-Goodir iyo Laan iyadoo gayaxa maran (Goodir waan garan lkn Laan iyo gayaxa maran maxaa laga wada) 2- Gaanaha la fooftoo (Gaanaha) 3-gaalgaalka fudee Mahadsanidiin 😊
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Hees aan u jeclahay. Abwaan Dacar.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Mxamad aadan dacar... Commedian . heesaa , abwaan weyn
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hees xusuus mudan
@cabdihoodaale5213
@cabdihoodaale5213 4 жыл бұрын
Waw
@cabdallamanofficialchannel2019
@cabdallamanofficialchannel2019 3 жыл бұрын
hagh singer
@mastarkobra1157
@mastarkobra1157 10 ай бұрын
Amin amin
@mahqdcali8004
@mahqdcali8004 3 жыл бұрын
Masha ahah
@cabdinaasir8087
@cabdinaasir8087 Жыл бұрын
naxaristii janno ilahey haka waraabiyo bacalwan iyo sahro axmad jamac
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Iloohoow nicafih
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Bad Jacayl i geliseeeee.
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Baacalwaan , gaabsan maayo , Sahra axmad ,wuu jecel yahay.
@daharashid5262
@daharashid5262 8 ай бұрын
Sahar ahmed what a legend 🎉
@sakariyecabdi1298
@sakariyecabdi1298 4 жыл бұрын
Waaw
@yassinmohamed9468
@yassinmohamed9468 4 жыл бұрын
Laxan ka ayuu lahaa
@GaradAxmad-xg6ff
@GaradAxmad-xg6ff 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@xasanibraahin1875
@xasanibraahin1875 2 жыл бұрын
waaruwaayadii badjaaylbadanaa eemaxamed Aidan dear waangalay
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 2 жыл бұрын
Yaasiin aburaas watch
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Gabdhaha wax ha u dhimin.
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
waa hees wanaagsan, dhaqan ah , sexy ah.
@saqaawebaana985
@saqaawebaana985 9 ай бұрын
@BashiirSalad
@BashiirSalad 3 жыл бұрын
Axmed Nuur Jaango iyo sahra Axmed ayaaa qaaaday
@marshaalehassan9913
@marshaalehassan9913 3 жыл бұрын
Coppy waaye taas
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Bad jacayl, badanaaaa.
@NuurCade-yc5jz
@NuurCade-yc5jz 26 күн бұрын
Yuuu
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Yaaa , Naasaha kuuu salaaxa.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Sida geenyo iyo faras.
@iniestacomps4376
@iniestacomps4376 10 ай бұрын
Gadadu waxay qof garanaya oo ii micneya raba
@daahirmaxamuud4663
@daahirmaxamuud4663 3 жыл бұрын
Hiida nuura
@abdifitahiman8165
@abdifitahiman8165 Жыл бұрын
Allaha unaxarista labadaba sahra axmed 2017 iyo 2018 midkood ayay dhimatay waaga anigoo iskuulka secondary ah ban maqlay idaacadaha ayaana ka maqlay BBC weliba markaana waxaan joogay beledweyne Halka balacwaan uu 2021 geeriyooday hadaan qaldaneen markaana xamar baan joogaa jaamacada ummadda ayaan arday ka ahay kulliyadda beeraha anigoo fasal kasoo baxay oo isleh facebook fiiri maxaa cusub baan arkay geerida cabdi cali bacalwaan Allaha unaxarista labadaba fakka boosas muhiim ah ayay kaga jireen
@Cabdalllah
@Cabdalllah 11 ай бұрын
2018kii
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Galabtii cad ceedsada
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Kuwa muusiga tumaya waa khatar, waa dad wanaagasan heesta way macaaneeyeen
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Жыл бұрын
Aamin alle hawnaxariisto
@arabkilas3277
@arabkilas3277 3 жыл бұрын
I am r and try the countertops ee ft
@safiyaahmed5994
@safiyaahmed5994 6 ай бұрын
Qac😂😂😂
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
😏Garan maayo wiilka afkana uma furo garayska iska daaye gardarana dadka qaarki waay kugu dayayan hal iyo halkay kudhasho ayaanked😐
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 2 жыл бұрын
Somalia original bad ku hadlesa xgee jogta
@gawgawleyusuf7910
@gawgawleyusuf7910 Жыл бұрын
Wallew inaanad layla raqiis ahayne layla qaalibaad tahay
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 3 жыл бұрын
Damac gulufsi miyaa
@Mohajabaanyare
@Mohajabaanyare 4 жыл бұрын
Mahadsanid kaabe
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Moha jabaan Yare hawl culus ayaad haysaa kaape
@Mohajabaanyare
@Mohajabaanyare 4 жыл бұрын
@@mustafadiriye6870 heesta caraartan o qoraal eh igu sharfa wa codsi kal iyo laab iga eh sxb Juba iyo nadiifo cali kulane 🙏
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Moha jabaan Yare ma hayo Sxb indhaha heestaasi
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Geeeel didiska xodayo.
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Iidoor dhulkooda wax aan ahayn ma ammaanaan miyaa? Garanuugle, Xodayo, Galduur.Gaashaamo, Sirow
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Xasan Magafe war isaaq waad ku waalateen de cagdheeryay bilaa xikmadii
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Xasan ma gafe. ma iidoor ayaa xalay ku wasay... Yaaaab
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
Hadaad aragto heesaha miyiga aad u tilmaanaya waxa sameeyey xasan ganey
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 4 жыл бұрын
adeer gaadshaamo iyo siraw garduur geeldidsaka xodayo miyaad aqoon cida deegankas xasan ganay waa reer galbeed ninkan heesta sameeyayna wax uu hesta kasmeeyay waa melihii uu geela ku raaci jiray
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 4 жыл бұрын
Heestan waxaa erayadeeda iska leh abwn dacar ruwaayadii bad jacayl badanaa xasan geney waa abwn qaaliya
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 3 жыл бұрын
@abdullahi, xasan xaji cabdilahi xasan ( ganey) maaha reer galbeed waa nin reer bulo xaar ah sxb
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Anigu haadan maanta hees sameeyo waa lagu murmayaa , anigaa leh.. waa dhaqanka reer miyiga.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Khadar. Soomaalidu waa wada reer miyi, heesahoodu waa la mid.. qof gaar ah gaar uma laha.
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 2 жыл бұрын
Gaal Gaal ka fududayn muxuu ula jeedaa yaa fasirikara?
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Reer waqooyi waydii
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Af Soomaaliga baro, baadiye aad.
@abdullahi370
@abdullahi370 11 ай бұрын
Waa socod geelu sameeyo. Tusaale marka awrka qoodhii kusoo dhaqaaqo geela kale ayaa geelu isagoo yar baqaya ayuu dhan uga yar baydhaa. Socodkaa ayaa gaalgaal ah.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Hees Wanaagsan . Sexy ah
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Maxamed siyad yiri jarer iyo jilec wa siman yihin bonta wa la gursan marka Jeneral maxamed cali samatar so dontay gabar ta Abe siyad heskan lo qaday samatar ragu kale gar darana hadal garab si fududa gorma gorma laga tagay barasho war bal gabso o jog gurkana ha cebeyn gabdhaha wax ha u dhiman qiso xasus mudan
@gawgawleyusuf7910
@gawgawleyusuf7910 Жыл бұрын
Runtaa waaye
@abdullahi370
@abdullahi370 11 ай бұрын
Yaa gareyska kaa fura Ku salaaxa gaadada Bad jaceyl igalisee weeye Maaha durba jaceyl igalisee oo riwaayada ayaaba ah bad jaceyl
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "NABAD GELYO"
9:03
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 671 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "CAASHAQA I SOO RIDAY"
8:25
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 32 МЛН
**Sahra Axmed iyo Xasan Ismaciil uur Cade Ahun l
8:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 926 М.
Heestii Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics Aun Jangow Iyo Aun Sahra
9:25
laylis channel
Рет қаралды 389 М.
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Qamar C/llahi Harawo 🔥Iyo Heesta "HADHUUB CAASHAQ"
11:59
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,8 МЛН
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 886 М.
KHADRA DAHIR CIGE IYO CABDI NUUR ALAALE HEESTII ALEEYLEHE ILWAADEY MUSIC LIVE
10:20
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Cabdi Afweyn 🔥Iyo Heesta "Cagta Saar Wadada"
5:34
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,8 МЛН
Sahra Axmed Jaamac iyo Digfeer | Markuu Geelu Ubadkii.
8:40
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 1,1 МЛН
Дымок или Симбочка?? 🤔 #симба #симбочка #mydeerfriendnokotan
0:19
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 1,6 МЛН
Жалко эту собаку 😥
0:34
Awesome Cuts
Рет қаралды 3,8 МЛН