SALAADAA KA KHEYR BADAN HURDADU (SALAADA SUBAX) 2019 ᴴᴰ┇ Sh. Abubakar Xoosh

  Рет қаралды 204,647

Alnasiixa Media

Alnasiixa Media

5 жыл бұрын

Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka alnasiixa idinka oo :
📩 SHAREGAREEYA
👍🏼 LIKEGAREEYA
📋 COMMENTGAREEYA
Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
Si aad u hesho wixii cusub
Jazakumullahu kheyran
_
►Subscribe Link:
kzbin.info_...
►Nagal Xiriir:
Facebook : / alnasiixa
Twitter : / alnasiixa
KZbin: / alnasiixa
►Qof waliba Waa loo ogolyahay in uu Videoyada soo degsado kadibna lawadaago walaalaha muslimiinta kale ee isticmaala baraha bulshada sida facebook , whatsapp iyo wixii lamid ah bishardi in aad videoyowga aad wax kabedelin meesha laga keenayna lagu lagu qoro channelka alnasiixa media.
►Everyone is allowed to download and make use of our videos resharing them on all social channels of their preference (Facebook, KZbin, Whatsapp, etc.) provided that they maintain the video copyrights (name of the KZbin channel alnasiixa media ; and associated logo). You may also link from any social media to our channel - Alnasiixa Media.
► Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
kzbin.info_...

Пікірлер: 302
@bakaraxmed1666
@bakaraxmed1666 5 жыл бұрын
Illahey hanaga dhigo kuwii jidka toosan raaca diinkana illahey hana fahansiiyo dhaman muslimiinta meel walbo oo ay jooga aamiin aamiin yaa Rabbi
@liibaanomar3142
@liibaanomar3142 5 жыл бұрын
Aamiin walaal
@haayiribrahim7454
@haayiribrahim7454 5 жыл бұрын
I
@muuminmaxamed1901
@muuminmaxamed1901 5 жыл бұрын
Bakar Axmed ilaahay hanaga dhigo kuwii jidka toosan
@Boodaaye911
@Boodaaye911 5 жыл бұрын
Allahumma amiiiin
@naa6640
@naa6640 4 жыл бұрын
Amiiiin qurhayee
@Iimaan_
@Iimaan_ 5 жыл бұрын
Walhi waa arin aan la yaabay wax dunida ugu wanaagsan baa sheikha ka hadlayaah dadkiinha like bee radinayaan subcribe bee radinayaan rabi ha ina soo hanuunsho allahum Amin
@hamzeabdillaahihusseinalza894
@hamzeabdillaahihusseinalza894 5 жыл бұрын
امين يا الله
@zuhuurabdirashid6542
@zuhuurabdirashid6542 5 жыл бұрын
Aamin Aamiin Yaa Rabi
@zakariyaabdiaziz2830
@zakariyaabdiaziz2830 4 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥😥
@user-vi7id2fx5b
@user-vi7id2fx5b 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kingmacalimuu3810
@kingmacalimuu3810 5 жыл бұрын
Ilaahow cajiiska iga qaad aniga iyo intii musllim ah oo ila mid ah
@user-us9lu1ic2q
@user-us9lu1ic2q 5 жыл бұрын
Ilhow caajiska iGa qad oo wa igu hanuni jidka toozan😢😭
@huudacdulhi7381
@huudacdulhi7381 5 жыл бұрын
Ameen dhamnteen😭😭😭😢
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 5 жыл бұрын
aamiin Aamin imaanaad leedahay walaal lkn adigane dadaal hee oo Gambleel yeelo adkaarta ku hurud wll ilahay hakugu ilhaamiyo😍🤩
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 4 жыл бұрын
Amiin walalkey
@nuuradincabdiguudcade5658
@nuuradincabdiguudcade5658 4 жыл бұрын
Alahu akbar
@rahmomohamed2425
@rahmomohamed2425 4 жыл бұрын
Amein wllo dhamntenpa
@farhiyohassan303
@farhiyohassan303 Жыл бұрын
Allaaha naga dhigo kuwa illaaliya salaad walba Amiin amiin amiin amiin yaa rabi yaa Allaahi
@cilowboy2889
@cilowboy2889 5 жыл бұрын
Waxaad mooda inay ani igu socoto wlhi ilahay xaqa ha'iwafajiyo marka qaar salaada waxaan u dukadaa inan karaxeysto anigoo dunida kadaba cararaya Wlhi waxaan in badan radinaaye maxaadaro iga saacid wehsiga iyo saxibkii sheydaan Waad mahadsantihiin walaalayaal Mahadsanid abuubakar xosh
@Daawonuurka
@Daawonuurka 2 жыл бұрын
Walaal saaka ma tukatay
@abdiqadiromer8440
@abdiqadiromer8440 3 жыл бұрын
Maansha allah tabaraka raxmaan Sh Abubakar xoosh iyo bahda Alnazixa media allah ya barik wa jazakallah fiikum ❤️🙏
@mohassanabdi2869
@mohassanabdi2869 5 жыл бұрын
Ilaahay dartiibaan Kuu jecelahay , ilaahay Janada hanagu kulmiyo.
@SafiyaQueen-qu6pp
@SafiyaQueen-qu6pp Ай бұрын
Shiiq jazaakal laahu kheyraa ilaah hakugu abal mariyo kheyr wiilka ciwaanka leh na sido kale ilaah janadiisa ha idiinku abaal mariyo🤲😢❤❤❤
@CeynteShow
@CeynteShow 5 жыл бұрын
Masha Allah, Jazakallah kheyr soo gudbintiina Walaalyal😍
@faadumoaadan8302
@faadumoaadan8302 4 жыл бұрын
Rabow DariiQa Toosan Nagu toosi oo hanaga Leexin Dhmn teyo aLow Aamiin Yaa iLaahii yaa rabiiii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@drmohamed1968
@drmohamed1968 5 жыл бұрын
ilaahay ha inaga dhigo kuwa wax ku qaata aamin aaamin
@GuulSomaliaGuulSomalia
@GuulSomaliaGuulSomalia 9 ай бұрын
Maa Shaa Allah Sheekh Abuu Bakar Allah Cimrigaaga Kuu Barakeeyo Runtii Sheekyadeena Nafta Bay Inoo Hureen
@somaliathlet1906
@somaliathlet1906 5 жыл бұрын
Masha alllah yaa shiikh allah khayr aan lasoo koobi karin allah hakaa siiyo
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 жыл бұрын
الحمدلله علي نعمة الإيمان ونعود بالله من حال أهل النار 🌷💓🌿💓
@kingahmed3026
@kingahmed3026 5 жыл бұрын
Masha alaah alaah kuudimbi dhaafo sheekh abuubar xoosh
@barkhad9018
@barkhad9018 Жыл бұрын
Sh xoosh qalbiga ayu i taabta wacdigiisu dar alle u jeclahay ❤
@faboaliens836
@faboaliens836 5 жыл бұрын
Jzakallah sheekhuna iyo walalahena keyrka inala wadaga Al nasiixa media
@madinacawse8130
@madinacawse8130 5 жыл бұрын
Masha allah jazakallahu Khayr Sheekh abubokor xosh
@hanaaabdullahi6287
@hanaaabdullahi6287 5 жыл бұрын
yaa rabi iimankayga ii xooji oo salaada igu hanuuni yaa allah
@KobciyeRashka
@KobciyeRashka 5 жыл бұрын
allalow nafahansii kheyrka oo sheydaanka nagaqabo aamiin aamiiin
@cwahabjeekey2805
@cwahabjeekey2805 5 жыл бұрын
Maasha allah ilaah haku xifdiyo shiekh Al nasiixa media 👍 shukran wllyaal
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 5 жыл бұрын
جزآك الله خير الجزاء بارك الله فيك فى علمك ياشيخ أبوبكر (رب اجعلني مقيم الصلاة ومن ذريتي)
@faadumohaldhaa5551
@faadumohaldhaa5551 3 жыл бұрын
ماشاء الله
@adawehaden700
@adawehaden700 Жыл бұрын
@@faadumohaldhaa5551 Je
@adawehaden700
@adawehaden700 Жыл бұрын
Masha allah
@muktarmustafnoor1870
@muktarmustafnoor1870 5 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Allxamdulillh yaa Allh adaa nawafujiyey . salaada Subax
@khaalidkheyre2513
@khaalidkheyre2513 4 жыл бұрын
Maasha allaah JZKLAHU KHEYR Wa baarakallaahu fiik { الصلاة خير من النوم}
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 4 жыл бұрын
Maaaasha Allaaah Sheekh Abubakar xoosh Rabbi haku barakeyo aduun iyo aakhiro
@Qisasudiin
@Qisasudiin 5 жыл бұрын
Rabbi ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo masha allah
@mohastarsom8154
@mohastarsom8154 2 жыл бұрын
Wllyal alle dartiis ban idin kaga codsanaya inta Iga danbaysa bi qalbiyan igu so duceeya aniga io inta ila midka ah ino duceeya Inu alle Ina hanuuniyo salada subaxa na waafajiyo inshallah dadaalkeda hagaajinaya ilaahow I hanuuni😭😭😭🤲
@nimco525
@nimco525 Жыл бұрын
Ilhy ha ina so hanuniyo dhaman ten
@wllmuta6372
@wllmuta6372 3 жыл бұрын
Allow igu caawi nolasha teeda wanaagsan oo ah saalada saalado waa xariir ka ale walaalkega Muslimka ahoow walasheeda muslimda ah iiso ducee in salaada waanaaga allah ifudu deeyo wayo wanaagu waxa uu ka bilaawda salaada
@caskajr8605
@caskajr8605 2 жыл бұрын
Insha allah aroortii lagabilaabo wxn kudedaalaya inan kutukado jamaca salada subax idinkana waan idiin rajeyn alle cibaadada ha inawaafajiyo dhammanteen
@zakiaabdikni128
@zakiaabdikni128 Жыл бұрын
Amiin yarabi
@saki7952
@saki7952 5 жыл бұрын
Mshlh Yaa shiekh Abubakar xoosh Allaha noo kaa daayo
@umlkhayrabdi463
@umlkhayrabdi463 4 жыл бұрын
Masha Allah
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 2 жыл бұрын
Yaarabi naga aqbal yaarabi ii fududee quraanka wll yaal izoo duceeya in rabi carabkeyga quranka ale u fududeeyo
@xamsebaashe816
@xamsebaashe816 4 жыл бұрын
Mansha allah jazaka laahu khayr sheekh
@abdigofindhe1952
@abdigofindhe1952 3 жыл бұрын
Alle hakubrkeeyo sheekh abubakar
@awliyosporttrainer3615
@awliyosporttrainer3615 Жыл бұрын
اللهم وفقنا لما تحب وترضاه
@samiiromahamed3252
@samiiromahamed3252 5 жыл бұрын
Sheekh abubakar alla dartiis kujecelnahay alla.hakubarakeeyo
@nasirsaleban9201
@nasirsaleban9201 3 жыл бұрын
Msha ALAH sheekh Alle Hana xifdiyo dhamanteen.
@Abdirahman.2
@Abdirahman.2 4 ай бұрын
اللهم صل وبارك نبينا محمد صلى الله عليه وسلم صلوا رسول الله اللهم صل على محمد وعلى ال محمد 💜
@munaaxmed7676
@munaaxmed7676 3 жыл бұрын
Allaah ha naga dhago kuwa allaaah naga dhigo kuw allaah u jecel yahay allaahow na hanuuuni yaa rabi yaaa allaaaah
@faadumoaadan8302
@faadumoaadan8302 4 жыл бұрын
Mshallaah Sh Abuubakar Xoosh Rabi Guul iyo farxad Aan Dhamad lahayn ha kuugu nooleeyo Sh Nagu Wada Qaaliya Alow Aamiin Yaa iLaahii yaa rabiiii 🤲 jsklh in bdn runtiiiii shiikhunaa😍
@medhassan4422
@medhassan4422 4 жыл бұрын
ماشاءالله يحفظك الله يا شيخ
@mariyacabdul8256
@mariyacabdul8256 3 жыл бұрын
ya allah diintada macankeda na dhadhansi oo na wafaji khayrka
@wardamadar7107
@wardamadar7107 2 жыл бұрын
Shukran sheekh Alle khayr badan haku siiyo 🤲
@abdirahmanaddow7503
@abdirahmanaddow7503 5 жыл бұрын
Allow nawaafaji inta igu racsan like
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 4 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد💖🕋 اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 жыл бұрын
Diinteenu waa nasteexo wlh marwalba waan qaashuucaa wlh ilahayow jidka toosan ina marsiii😥😥😥
@abdikaadiradan2419
@abdikaadiradan2419 3 жыл бұрын
Salma wll igucaawi maxaa sameysay qushuuca
@salmahassan6998
@salmahassan6998 3 жыл бұрын
@@abdikaadiradan2419 wll ilahay ka bari inuu salaada kugu qushuuciyo waxaa kaloo sameysaa marwalba salaad galayso is xasuusi aakhiro iyo in aad istaagsanta tahay ilahay hortiisa wlh salaadada waad ku qashuuci midna waan kaa ilaabay salaada inta aadan xiran shaydaanka iska naar
@abdikaadiradan2419
@abdikaadiradan2419 3 жыл бұрын
@@salmahassan6998 haye wlaashey Mahadanid Adi mahooysaa markaad salaada kujirto waxaan maqlay qushuuca waa oohinta saxmiya
@salmahassan6998
@salmahassan6998 3 жыл бұрын
@@abdikaadiradan2419 haa lkn qushuuca qalbiga ayaa laga dareemaa laasim maaha ooyinta lkn dadka sidee u kala calool jilcan yihiin ayee ku xiran thy wl
@jamajama4199
@jamajama4199 4 жыл бұрын
Wlhi khayr badan ilaahay ha idinsiiyo alnasiixa
@nemorachid9992
@nemorachid9992 5 жыл бұрын
Ilaahow barakee sheekheena sharafta badan
@kawtharmoumin6345
@kawtharmoumin6345 5 жыл бұрын
Allaw noo cafi illahw no naxariiiso oo salada kuwa khyr keeda grta naga yeeel😢😢😢😢
@saliimmosaliimmo8097
@saliimmosaliimmo8097 5 жыл бұрын
Masha allah jazakallahu kheyr my shekh ilahay haku xifdiyoh,
@fatumahsharif7516
@fatumahsharif7516 4 жыл бұрын
Asa mashallah shiikh ilahay ha ku xafido adiga iyo inta aad jecshay ,anagna noo ducey inuu tawfiiqda aduun iyo akhiro. Jzk khair.
@nashumaanichannel1340
@nashumaanichannel1340 5 жыл бұрын
Masha Allah alla haa ku xifdiyo jazakallah kheyr akhi alla haa ku xifdiyo aduun iyo akhiro ❤❤❤❤❤❤❤alla haa ku jeclado
@abdorahmanmohamed127
@abdorahmanmohamed127 3 жыл бұрын
masha Allah Alle haku xifdiyo sh Abubakar xoosh
@sihaammaxed8257
@sihaammaxed8257 3 жыл бұрын
iso duceya walalhy salada subx wakhtigeeda ina ukaco😭
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 2 жыл бұрын
Ilahay hanaga dhigo kuwii jidka toosan raaca diinta ilahay hano fududeeyo aamin yaa allah dhaman Muslimka oodhan melwalba oo ay jogan ilahay jidka toosan haku hanuunsho aamin yaa allah rabiyow awoodad nogu gargar wallo salaada ilaali insha allah kheeyr baa ku danbeeya qofwalba oo dariqa janada ujesta wax kasta oo camal wangsan sameya insha allah kheeyr buu kadanbeya aduun iyo aqiro kala badan ee wallo akhiro marwalba hailawin sahayda usi diyarsato malin walba badso camalka wangsan ilahow iimanka nagu suug aamin yaa yaa rabi Muslimaka oodhan kuirsaaq khatuma kheeyr aamin yaa allah
@fowziyamohammed3243
@fowziyamohammed3243 5 жыл бұрын
Masha Allah
@abdivatahmahamod5418
@abdivatahmahamod5418 4 жыл бұрын
Fowziya Mohammed
@nuuradincabdiguudcade5658
@nuuradincabdiguudcade5658 4 жыл бұрын
Mansha allah
@nasraahmed1906
@nasraahmed1906 5 жыл бұрын
Mashalah jasakalahu khyr sheekh abokor xoosh Allaha ku xifdiyo
@macaadabdiwali8372
@macaadabdiwali8372 2 жыл бұрын
يارب اهدنا الصلاة
@aamiincxaakincilmi9344
@aamiincxaakincilmi9344 4 жыл бұрын
Ilahay saladaa suubax hana waa fajiiyo
@ibraahimcabdirashiid4352
@ibraahimcabdirashiid4352 5 жыл бұрын
AssaLaatu kHeirun mina nowm 😍😍
@awliyosporttrainer3615
@awliyosporttrainer3615 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخ أبوبكر
@abdirahmanhistory2066
@abdirahmanhistory2066 3 жыл бұрын
Mahadsanid sheekh Allah ha ku barakeeyo annagana ha nagu anfaco wacdiga aamiin
@dhigowabdi1287
@dhigowabdi1287 5 жыл бұрын
Mmaansh alh ilhy ha KU xafido axbaabi
@khadraabdilaahi5143
@khadraabdilaahi5143 5 жыл бұрын
Mnsh Alaah
@abdirizakosman5162
@abdirizakosman5162 5 жыл бұрын
MashaAllah. Barak Allah feek shiikhuna
@aarhagiofficial4419
@aarhagiofficial4419 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء شيخنا الفاضل
@mohadahmedyahye9983
@mohadahmedyahye9983 4 жыл бұрын
Masha allaah sheekh abuukar xoosh jazaakallaah
@habebtv4832
@habebtv4832 5 жыл бұрын
Masha allaah. Illaahow naga dhig kuwa u toosa kheerka Amiin amiin
@mrxidig3382
@mrxidig3382 2 жыл бұрын
1à99000p
@abaasibrhinyarkajclyarnkod8588
@abaasibrhinyarkajclyarnkod8588 5 жыл бұрын
Mansha alllah Allow na waa faji Qeerka Amiin Amiin
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 5 жыл бұрын
Alhamdullilah❤🍀 Allah dariiqa toosan haynagu hanuuniyo🌷🎇
@awliyosporttrainer3615
@awliyosporttrainer3615 Жыл бұрын
اللهم اجعلنا من اهل الجنة
@user-ez9ex8je3s
@user-ez9ex8je3s 4 ай бұрын
Amiin
@camirhusein8593
@camirhusein8593 5 жыл бұрын
Jasakalah khayr sheekh rabi haku sharfo haku karameyo
@szkoxhaka7843
@szkoxhaka7843 5 жыл бұрын
mnshalh zheekh Allh haa ku xiftiyo
@Boodaaye911
@Boodaaye911 5 жыл бұрын
wcs maamulka iyo Sh Abukar xoosh Xafidullaaah Jazaka Allah kheyr
@maxamedcalimocow4559
@maxamedcalimocow4559 5 жыл бұрын
Masha allah allow culumadeena inoo xafid
@nacimanalkanuurka4572
@nacimanalkanuurka4572 5 жыл бұрын
M.a Allah habawaafajiyo diintena nasiixadeeda
@ikrammowlied6080
@ikrammowlied6080 4 жыл бұрын
Mnzha Allh waa aroor hore xigaa dawanayo 1o March 2020
@munamunaaxmed282
@munamunaaxmed282 5 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شيخ أبوبكر جزاك الله خيرا
@maxamed9735
@maxamed9735 5 жыл бұрын
Masha Allah ilaahayow janatu farduusa jee maanlinta qiyaame
@mohammedismail9328
@mohammedismail9328 5 жыл бұрын
Jazakala Allah khyr sheikhuna and al-nasiixa
@abdinorahmed3620
@abdinorahmed3620 5 жыл бұрын
Jazakuma Laha Khayran Sheekh Abuubakar Xoosh iyo bahda Alnasiixa Media.
@guliedhuman3212
@guliedhuman3212 5 жыл бұрын
Jasaakalah kheer yaa sheekhuna
@bakaraxmed1666
@bakaraxmed1666 5 жыл бұрын
Msh Allah wllkyga qaliga ah
@marianloran3705
@marianloran3705 5 жыл бұрын
Wcs yaa sheekh barakalah
@yasminabdirahman4267
@yasminabdirahman4267 2 жыл бұрын
Masha Allah ilahay haka abalmariyo muxadiradi
@abdinoorahmedhossien4610
@abdinoorahmedhossien4610 5 жыл бұрын
Masha, Allah sheikhoow ilahay haku xifdiyo
@nasteexocumarofficial5134
@nasteexocumarofficial5134 4 жыл бұрын
Mashallah sheikh allaha ku siiyo ajar weyn oo aan lakobi karin
@abdullahiahmedhassan4207
@abdullahiahmedhassan4207 5 жыл бұрын
dar Ilhay ban ujclhy sh xoosh Ilhay haku xifdiyo
@amalabdirazhid2733
@amalabdirazhid2733 4 жыл бұрын
Mashallh allow na xifdi
@amishaahmed9164
@amishaahmed9164 4 жыл бұрын
Jazakallah sheikh Al salaatu kheyr mina nowm🛌🛌🛌🛌
@willeminaabrahams3207
@willeminaabrahams3207 5 жыл бұрын
shiikh allaha ku barakeyo
@secretdiamond1745
@secretdiamond1745 5 жыл бұрын
masha allah jaza kallah khayr shiekh mahadsanid
@cumardaljir8120
@cumardaljir8120 5 жыл бұрын
SHEIKH Abuubakar xoosh ku jeclahay
@zhakaalarnold8313
@zhakaalarnold8313 3 жыл бұрын
Mnshàa allah Alle Ajar ka ziiyò🌹💚
@willeminaabrahams3207
@willeminaabrahams3207 5 жыл бұрын
wacalaykumu salam MAsha allah jazakallah kheyr salallahu calayhi wasalam
@user-uw8hi6ch2k
@user-uw8hi6ch2k Жыл бұрын
Man Sha aah sheekh ale ka ajar siyo
@abdiwalihoollandezka4472
@abdiwalihoollandezka4472 3 жыл бұрын
M.a alle hanugu baraarujiyo
@seynabjilley1557
@seynabjilley1557 4 жыл бұрын
Shukran sheeekh ilaah ha kaa abal mariyo
@abdisalamdiriye3502
@abdisalamdiriye3502 5 жыл бұрын
Jazakallah ya sheikh
@hanaagurey5608
@hanaagurey5608 5 жыл бұрын
mashallah jazakallah sheikh Alle haku xafido
@daudomerjibriil5141
@daudomerjibriil5141 5 жыл бұрын
Mansha allh wlllhy kujeclahy
SH.ABUBAKAR XOOSH  |  JANNADA
1:01:47
V O I
Рет қаралды 4,5 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
Faa'idada salaada ᴴᴰ┇sheekh -mustafe _Xaaji -Haruun
8:36
TAARIKHDA ISLAAMKA
Рет қаралды 118 М.
7 SIFO UU ALLE KUGU JECLAANAYO ᴴᴰ┇ Sh. Abubakar Xoosh ┇2018
8:48
DARDAARAN QIIMA BADAN | Sh Maxamud xalikee.
6:26
AL HILAL MEDIA
Рет қаралды 1,2 М.
Dhexda Dhuuqso Dantaada U ISTAAG
12:39
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 34 М.
FADLIGA SALAADA SUBAX ...ᴴᴰ┇SH.ABUUBAKAR XOOSH
11:02
AL IIMAAN MEDIA
Рет қаралды 6 М.
INSAANKAN MAXAA KA MADAX ADAG ᴴᴰ┇Sh. Abubakar Xoosh
10:00
Alnasiixa Media
Рет қаралды 69 М.
Khaatumawada Wanaagsan Calaamado Lagu Garto || Sh Abubakar Xoosh
31:34
#isbedel ┇SHAQADU WAA CIBAADO ᴴᴰ┇Sh. Abubakar Xoosh
12:04
Alnasiixa Media
Рет қаралды 94 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН