Salaantii Ciidamada qaranka Somaliland ay siiyeen Maxdaxweynaha JSL.

  Рет қаралды 82,193

Ibrahim Eagle

Ibrahim Eagle

Күн бұрын

Пікірлер: 199
@hamzegalool102
@hamzegalool102 5 жыл бұрын
Pure Somalilander ...No jareer NO Amisom..No Qabiil.. One Somaliland
@diraysxeeb3290
@diraysxeeb3290 6 жыл бұрын
Masha Allah Hambalyo Ciidanka Jmhuriyada Barakaysan Abtoow Ha la isku Haneeyo Well done Ibrahin For Your Outstanding efforts
@aidenyx7568
@aidenyx7568 6 жыл бұрын
quruxbadana meesha Ibrahim 😍😍
@abdulkadirgiriig8825
@abdulkadirgiriig8825 6 жыл бұрын
maassha allah wanaaga iyo horumarka aan quudhno oo hanayno illayn AMISOM faan innoo noqon maysee.
@impireminimatches3745
@impireminimatches3745 5 жыл бұрын
Nin rageed
@lailaali5699
@lailaali5699 6 жыл бұрын
Mashallah guul somaliland video qurux badan
@hadiilchocola
@hadiilchocola 6 жыл бұрын
Mash Allah dowladnimo Allow u siyaadi nabadaa suganoo barwaaqo ku sor somaliland We love ciidankaayaga soma jeestayaasha ah 👏👏
@barud2386
@barud2386 6 жыл бұрын
Dalkeenu horumar buuku socdaa mansha allah
@iamfromrepublicofsomalilan7207
@iamfromrepublicofsomalilan7207 5 жыл бұрын
dalkee baad ka hadlaysaa halkani maaha meeshii qarqarxaysay ee fakinka ahayde ee somalia hair is a Republic of somaliland
@suhaaybsky617
@suhaaybsky617 6 жыл бұрын
Cidankii afweyne markuu ugu xoog badanaa oo kalay marayaan manta ader waxan.xasuustay77 kii
@aishaaliaided7808
@aishaaliaided7808 6 жыл бұрын
nio qadad weyntii mxaa haya wey oyan mrkey millateriga arkane 😂😂😂😂
@aidenyx7568
@aidenyx7568 6 жыл бұрын
جمهورية أرض الصومال 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@aishaaliaided7808
@aishaaliaided7808 6 жыл бұрын
kaafiya maxamed runty mey ahyn
@nimomahed5966
@nimomahed5966 5 жыл бұрын
amison wadanka iayagu malaha siday donan by umada ugalayan dadka somaliyed anu jclhy wxn odhan lahaaa sida ay somaliland isugu tshty isigu tashada bal quruxda ciidanka somaliland bal eeeg xarumahoga hadana lama aqoonsana mansha alllh from muqdisho
@shaficisalebancileeye7731
@shaficisalebancileeye7731 5 жыл бұрын
Thanks from burco
@adnamo.439
@adnamo.439 6 жыл бұрын
Masha allaah alle ha idin xafido cidamadayadi geesiyasha
@amranhanfi6476
@amranhanfi6476 6 жыл бұрын
ww
@ayanabdi373
@ayanabdi373 6 жыл бұрын
Mcha Allah Somaliland wadnkyga💓💓💓💓💓💓
@najaxmaxamud4820
@najaxmaxamud4820 6 жыл бұрын
Maasha allah tabaraka allah alaw noo dhawr madaxdayada ❤❤❤❤
@mohamedbashe4539
@mohamedbashe4539 5 жыл бұрын
Ameen ❤❤❤❤
@wolloseniors3973
@wolloseniors3973 3 жыл бұрын
Somaliland guul.
@زكرياعبدالسلام-ع5ف
@زكرياعبدالسلام-ع5ف 5 жыл бұрын
Mazha Allah markaan md Ahmed Mohammed mahamuud siilanyo an arkay qaranimo I geshay💚💌❤
@somalicancerawarenessprogr4991
@somalicancerawarenessprogr4991 6 жыл бұрын
Masha allah my country, the flesh and the blood is yours to protect your integrity
@abdi5822
@abdi5822 6 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah madaxwaye muse bixi cabdi illahay ha dhowor illahay ha xiftiyo I love my country
@hadyacawo
@hadyacawo Жыл бұрын
M.a guuuuuul somalilaub ❤
@hadyacawo
@hadyacawo Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@somalilanderinasiciid9342
@somalilanderinasiciid9342 6 жыл бұрын
Inshlha quwadeena Ciidan iyo nabadeenaba waaa inaynu xoog u adkaynaa madaxwayne muuse horumarka ciidanka kordhi inshlha wllaheen somalia inagaa u dhaana ciidan ka Amisom inshlha waynu xorayn
@apollo-rn2mu
@apollo-rn2mu 3 жыл бұрын
somaliland xaq ay u leedahay inay ka g'do wadanka somali
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
BOGAADINBAY 🙏🙏MUDANYIIN HALYEEYADA❤U❤ JOOGA SURIN COLAADEED IYO SAYMO DHAXAMEED👊 CABSI GALINTA CADAWGA IYO CAAWINTA 🙏🙏DADKOODA CIIDAKANU DHEEFSANO EENU KUDHISANAY
@anisaabdi5018
@anisaabdi5018 6 жыл бұрын
Guuulasta ciiidama qaranka Somaliland cadawgiina cagtahosteda
@mohamedcayun7577
@mohamedcayun7577 6 жыл бұрын
Well done Ibrahim egal muqql aad u fican waa marki ifu horaysay een arko
@Mohamed_dayib77
@Mohamed_dayib77 6 жыл бұрын
Horraa Loo Soconayaa Somaliland❤Guul💪💪
@xlcy.9437
@xlcy.9437 6 жыл бұрын
😘Somaliland
@muumihaad2110
@muumihaad2110 6 жыл бұрын
Farmaajo is waching jamuhuriyada barakaysan
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 2 ай бұрын
Manchallah Manchallah illahay haa ku xaafidoo
@kornelkakr3707
@kornelkakr3707 6 жыл бұрын
Mnsha allah allow nabada u siyaadi aaamin inti dhibka colaadu haysatana ka dulqaad aaamin yaa rabi
@FarahAbdul
@FarahAbdul 6 жыл бұрын
Ma Shaa Allah wadankaygii jecliyaa
@qalidsaid8440
@qalidsaid8440 6 жыл бұрын
Masha allah soomaliand
@nurowehliye23
@nurowehliye23 Жыл бұрын
Masha alaah waa dewlad ishubsatay oo ayaduukale wadanka soomaliya ka dhisnen warooy hargesa magalo madaxda halaga dhigo
@ilhanabdilahi1224
@ilhanabdilahi1224 5 жыл бұрын
Mnsha A llaah guuuuuul Somaliland viv
@sabiriin9848
@sabiriin9848 2 жыл бұрын
Mshlh ❤❤❤🇭🇺✌
@sihaamali7446
@sihaamali7446 6 жыл бұрын
maaashaa Allah wadanka barakaysan
@axmedadan1246
@axmedadan1246 6 жыл бұрын
Mashalh Mashalh
@mohamedarts8485
@mohamedarts8485 6 жыл бұрын
Allah ya barak. dhaman hawsha aad umada Somaliland u hasan Allah ha idinka abaaliyo.
@farhandiriye3648
@farhandiriye3648 6 жыл бұрын
Naasha alla
@SicidHugurfarax
@SicidHugurfarax 2 ай бұрын
Waa.dawlad.calanleh.isaaqu
@umiirajama5954
@umiirajama5954 6 жыл бұрын
Maasha Allah allow noo daa madaxda iyo ciidanka qaranka❤
@maymuuncabdisomalilandjece6231
@maymuuncabdisomalilandjece6231 6 жыл бұрын
Guul guul somaliland insh allah 👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍💚💭❤👮💪👏👏👏
@rashidmuhamed7480
@rashidmuhamed7480 6 жыл бұрын
Somaliland waa nabad nabad-nabad-nabad-ilaah-baa-nasiiyey waanu-u-mahad-naqaynaaaaaaaaa aamiiiiiiin .
@shaficiali6533
@shaficiali6533 2 жыл бұрын
Taliyaha guud ee ciiidanka qaranka somaliland Sareeeye Gaaas nuux ismacil taaani
@badriyadiamond5470
@badriyadiamond5470 6 жыл бұрын
Mash allah guul reer somaliladn illahy hadiin siyaadiyo
@ILBIR1
@ILBIR1 6 жыл бұрын
Maansha alaha jumuuriyada barakaysan alow dhowr
@cabdixaafidaxmedhurre1172
@cabdixaafidaxmedhurre1172 6 жыл бұрын
Somaliland stronger than Somalia
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 5 жыл бұрын
GuuuuuuuuL GuuuuuuuuuuuiL
@hanadabdi598
@hanadabdi598 6 жыл бұрын
Masha'allah wax fiican qabsadiin Allah usiyaadiyo
@farxiyafaarax6952
@farxiyafaarax6952 6 жыл бұрын
Mashallha allow nosiiyadi nabadia
@user-horo
@user-horo 6 жыл бұрын
Noolada ciidankayga xooga badan ilaahay cadawgiina hajabiyo amiiin
@yahyeshaakaal3801
@yahyeshaakaal3801 6 жыл бұрын
Masha allah guul somalilan
@وايفا
@وايفا 4 жыл бұрын
Masha alaah gool somalilad iyo somali
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 жыл бұрын
Waka dalkaygu waka madaxdaydu waka ciidankaygu wata nabada iyo sharafta aan dheernhy somali inteeda kle somaliyeey ku noqda canjaladihii hore ee xaflada ciidamada kuwi tan ka horeeyay waad dareemikaraysaan sida ay somaliland u hore maraysay wxn leeyahay dhamaan reer somaliland hambalyo hambalyo wxn kle oo aan leeyhy ha u jawabina midka xaasidka ah hal ku dhigeenuna waa xaasid isaga aya dhib iskugu filan
@suhaaybsky617
@suhaaybsky617 6 жыл бұрын
Mnsha allah
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 5 жыл бұрын
Basha Basha wadankee khiyaameyeen sxb?? wadankayagii kan aanu joogno maha miyaa mise waxaad rabta in aad magaca somali ku soo gabato??
@ducaqabetv1542
@ducaqabetv1542 6 жыл бұрын
Masha allah somaliland ha noolaato
@adamyusuf1765
@adamyusuf1765 6 жыл бұрын
Maan shaa allah ka naxow nafta waa
@munamuna8335
@munamuna8335 6 жыл бұрын
Manshalaa manshalaa
@mustafekhader5884
@mustafekhader5884 6 жыл бұрын
Mnsha allh waan utaagnaa wixii kadhecey meesha mnsha allh
@yasircali2656
@yasircali2656 6 жыл бұрын
Mansh allah
@suldaanomaarofficial9347
@suldaanomaarofficial9347 4 жыл бұрын
Wll waxan ubaahnahay inaad garab igu siiso si Aan cidan ugu biiro
@maxamedbidixo298
@maxamedbidixo298 6 жыл бұрын
guuul
@marla_arag6880
@marla_arag6880 6 жыл бұрын
Masha allah somalilnd lkn walayal waxad ii sheegtan meeshan ay joogaan ma madaxtooyadaa wll
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 6 жыл бұрын
nasab ciiltira Waa taliska guud ee ciidanka military ga Somaliland .
@marla_arag6880
@marla_arag6880 6 жыл бұрын
Yusuf Jama haa sax wllky aad umahadsanthy
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 жыл бұрын
Mulki Anchor ChanneL wll waa xarunta ciidan qaranka
@inahazzan8391
@inahazzan8391 3 жыл бұрын
Taliska cidanka Qaranka
@abdikariimkhadar4964
@abdikariimkhadar4964 6 жыл бұрын
CongratuLation👮 CongratuLation👉
@rashidmuhamed7480
@rashidmuhamed7480 6 жыл бұрын
ka-naxoooooow nafta-waaaaaaaa xasidku ma-aflaxo xasidow ila-hel
@marla_arag6880
@marla_arag6880 6 жыл бұрын
Mabruuk mabruuk somlilnd ha waarto
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 6 жыл бұрын
Macha allh allow noosiyaadi
@Dabayl
@Dabayl 6 жыл бұрын
Indhahaa Alla ku tir , kii ka naxoow..!
@Yusra793
@Yusra793 6 жыл бұрын
Somaliland one love
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 2 ай бұрын
Inamadan cameradaha la ordaya ha la baro baratakoolka sawir qaadista
@abdiahmed4259
@abdiahmed4259 6 жыл бұрын
Mansha Allah ilahayaw noodaa
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 5 жыл бұрын
WaLee kuma siisto saami kalee saree muuse
@ukrimaali9415
@ukrimaali9415 6 жыл бұрын
Somaliland guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul ilahaw no dhawr dalka dadka iyo madaxda
@abdikariimkhadar4964
@abdikariimkhadar4964 6 жыл бұрын
My Contry SomaLiLand 👏
@cusmaanmohamed5561
@cusmaanmohamed5561 5 жыл бұрын
Hala hala muuse handaarab Ali yare
@aishakim6312
@aishakim6312 6 жыл бұрын
waxaan cidan miyAa ilaaliyaasha xaafadeena aa ka badan
@khaalidziciid6934
@khaalidziciid6934 6 жыл бұрын
aisha kim xanuun hadlayaa thy marka madaxwayne salaan la siinayo ma ciidanka wadanka jooga ayaa isku wada yimaada waar yaana lagula yaabin ee aamus imika zaacad ayaan kugu qoslayay
@sahraolol8563
@sahraolol8563 6 жыл бұрын
khaalid ziciid war aamus dabaalyahaw adoo maydhan baa aduunka kabuuxa oo gabdhahalatirsada eesaan isku dhaan akh
@mukhtaarabdirahman3956
@mukhtaarabdirahman3956 6 жыл бұрын
aisha kim hadaa ciidan leedhy hablihiina amisom ma wasteene
@shujacmoh9064
@shujacmoh9064 6 жыл бұрын
Hhhhhh ma amisom
@aksheymubarig2439
@aksheymubarig2439 5 жыл бұрын
Kuwa xfdaha muqdisho ilaliya hamoodin adeer waa rag zharaf lahe
@habonic8316
@habonic8316 6 жыл бұрын
Dalbaweyne madaxweynaha habarjeclo iyo habar awal
@saabirnaasir8534
@saabirnaasir8534 6 жыл бұрын
habon ic iidor asqgaba laangab ah maxa waye
@aishaaliaided7808
@aishaaliaided7808 6 жыл бұрын
habon ic in lagu kufsado rajeynaya
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 6 жыл бұрын
+جمهورية أرض الصومالاند hhhh
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 6 жыл бұрын
+جمهورية الصومالاند hhhhhhhh
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 5 жыл бұрын
Maxaa kaa galay
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 6 жыл бұрын
Waan kuu bogadinaaya somaliland hormarka"e gaadey laakin reer aptigeyow somalia waa mid waan idin kuu shrafeeyna inta hormaar aad kuu tilabsateen xukunkane hoos uu soo dadejiyaa
@nuraali7610
@nuraali7610 6 жыл бұрын
SNUFFED2ROLLs oo ma waxad rabta in hadan aan mamul iyo dhaqale idin sameyno tasa dicimayso wayo niin dadka ku hos nool waa layagan oo ku qarabta somaliweyn.angu waxan rabana in addunka dhaan aan xukuno siidi nabi saleban cs.wayo waxan lenahay raga uu abbah garashad iyo aqonta.
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 6 жыл бұрын
kkkkk walasheey qaali umada somaliyeed ayaa kala goyn raabta'ee sidee umada islamka uu hogamineeysa ii fahansi. Hadaad sii qabyaldeeysaan uu hadleeysid waa waax kale.
@nuraali7610
@nuraali7610 6 жыл бұрын
SNUFFED2ROLLs marka runta laga hadlayo ayad tiraxdan muslim.anigu waxan distay dulkagi mana rabbo somaliweyn wayo rabbi aniga iyo raga issaq masuliyad kama uu sariin somali qabiil walba wa layagana wax uu gudo ee shalay waxan idin dhisnaydowlad anagu waxan naxnay reer isku fiilan allhamdullullah oo rabbi siyey caqli ,aqon,dhaqale,dul qayrad leeh marka waxad ii shegta waxa uu ii sogordhinayo wiil bosaso ama mugdisho shoga.waxad donaysan in haddan nimcada aan samayney ku hos noladan markad ma rabno.shegad ah muslim iyo somaliweyn waxa igala fiican wiil oromo ah oo aan wax lawadago inta mid bosaso iyo mugdhiso wax lawadagayo.inshllah malin dow waxan la sobaxayna saliid oodweyne,berbera,gasta laas geel,dahabka arabsiyo iyo macdanad rabbi nasiyey.waxan wax la gaybsanayna ethopia,jibouti,kenya iyo calamka intisa kaledo lakin wiilka boosaso iyo mugdhiso ma iman karan dulkayaka
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 5 жыл бұрын
waad walantaheey lkkkkkkkk @@nuraali7610
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 5 жыл бұрын
kkkkkkkkkk waar meesha waa isaaq bees weeliba jegaan sida meshaan aan jooga maxamuud salebaan bees utaheey runta weeliga haa kaa gamban walaalwaxaan waa aduunyo faaidho malaha@Omar guribarwaaqo
@mohamedmohamud6716
@mohamedmohamud6716 6 жыл бұрын
Soomaalkland alow dhar
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 жыл бұрын
dibi qale miyaa sidaas u salaameysan asagaba askari ahaa jeegantii markey DADKA maaweelinjireen BAA LA gaarey
@kinglove4917
@kinglove4917 6 жыл бұрын
muuse biixi maxaa la salaamaa isagaaba moodaa askariga salaanta bixinaya siduu u taaganyahay kkkkkkkkkkk odayga in taliyaha militaryga laga dhigo buu ku wacnaa
@maxamedbaacsade4023
@maxamedbaacsade4023 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkk yaaaaab
@malyuundhoore2013
@malyuundhoore2013 6 жыл бұрын
Masha Allah Qurux allow dhowr ciidanka dalka Somalia maamulka Somaliand Waa is habeeyeen viva madaxwaynaha waqooyi mudane Biixi
@itsalwayscloseenought1217
@itsalwayscloseenought1217 6 жыл бұрын
Malyuun Dhoore..... cadiifada kala bax mesha somaliland dheh habar yahayn nasaa waweyn
@abdiosman5930
@abdiosman5930 6 жыл бұрын
Malyuun Dhoore kkkkkk kula yaabi maayo kii kudhalaaba dhoore Somaliland ragg bay leedahy oo dhisay
@awlayir2609
@awlayir2609 6 жыл бұрын
Yartu miyey izku dhexyaacday markay ciidanka qaranka aragtay wxay somalia iyo waxanay meesha keentay
@bulxaxofficialchannel9954
@bulxaxofficialchannel9954 6 жыл бұрын
Argamirimanada socodka u saxa ninka dalbahisana qariya Mesha heshana iska saxa waad bahtilantahiin nabeee hobalda wabari ayaan idin soo direynaaa cuqtad land siyin dadka cuqtad kushubay ba tahan inyaraa qadtay cuqtada inta kabadan waa safi
@abdirzaklondon8805
@abdirzaklondon8805 6 жыл бұрын
Ali Nuur Mohamed qadadwayn meeshu amison mahe halkan laguguma tala galin laga roone aya tahay beede lash 🔫🔫dawlada iskeed isku Qarxisa
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 жыл бұрын
Ali Nuur Mohamed xaasidku isaga ayaa dhib iskugu filan
@abdiosman5930
@abdiosman5930 6 жыл бұрын
Ali Nuur Mohamed kkkk adiga ayay CuQdad Ku haysaa oo wanaga iyo dawlada horumartay mnzha Allah u Quudhi waayey
@bulxaxofficialchannel9954
@bulxaxofficialchannel9954 6 жыл бұрын
abdi osman Cuqtada ragaan wax magartada ah ayaa kugu shubay ani shacabka wan aminsanahay lkn mamul isku shegyasha waa dad nijas ah oo shacbka wax aan jirin ku shubaayo
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 жыл бұрын
Ali Nuur Mohamed hhhhhhh horta ya ku paahan aminadaada iyo wxd ka sheekaynaysoh adigiiba cadilan oo shalay uun 500 qof qarax kaga madhanayeen saad dad nabad ku seexda oo kusoo toosa aad la shekaysanaysaah anigu cadawgaygii waan iska riday oo dawladii afwayne ahaa lkn aduu 27sano ayey kugu qadatay ila hada adan wxba hyn xishoo oo afkaga wax u reepo dad aan ka war hyn haku wareerineh
@heydarhassan3776
@heydarhassan3776 6 жыл бұрын
Congratulation mamul gobeleedka waqooyiga Somalia good job
@ibrahinburale7952
@ibrahinburale7952 6 жыл бұрын
haidar hassan sidaazad rabtan in aynu ku heshiino. Intad na yasaysan anagoo idinka fiican waqtigan la joogo, iga walle in aan dib loo midoobayn. Caqligu ha shaqeeyo.
@bulxaxofficialchannel9954
@bulxaxofficialchannel9954 6 жыл бұрын
Kkkk Nin socodbaradaa modaa kkkkkkkk ciyaal yar marka ay socod baranayaan oo gale ayuu usoconayaa dalba wayene 4 askariyaa meshaa Ku tagan kkkkkk madaxwaynaha jupland iyo putland mamulgobleydyada kale intaan in kabadana ayaa u tunto kkkk
@Hooda36
@Hooda36 6 жыл бұрын
Ali Nuur Mohamed xaasid nimo ku dhimo faqash ilaa yuhuud waad kaxun tahay wasyo xaasid xaasid fhalay baad tahay ina gumayd ina gumayd dhalay go to hell
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 жыл бұрын
Ali Nuur Mohamed waad ogtahay in somaliland ka mansab iyo ka tayo sarayso waayo waa sababta aad u daawanayaso video geeda marka xaasid isaga ayaa dhib iskugu filan reer somaliland kan oo kale la iskuma hawlo waayo qof inaga liita lamaynaan sheekaysan jirin waligeen jubaland iyo puntland iyo wax aan waxay ahayn 1960 aan la garanayn ayuu naso garab dhigaya qasaare fawqal qasaare
@sowdasuhur2637
@sowdasuhur2637 6 жыл бұрын
Ahmed Mahad hooyadaawas
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 жыл бұрын
Sowda Suhur lama sheekaysto noocagaas o kle intad caytami karto caytan adaa dhib iskugu filane
@bulxaxofficialchannel9954
@bulxaxofficialchannel9954 6 жыл бұрын
Ahmed Mahad Runta maa tidaysaa waa sax wax muqdaan Ka hadlay qof inta aan ani cayin ayuu cayasanyahay
@cabdiaadan3413
@cabdiaadan3413 6 жыл бұрын
balaayo digsiyaal inii jiidatay
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 5 жыл бұрын
Maanshalaah dheH
@omarxashiixashii5930
@omarxashiixashii5930 6 жыл бұрын
Asc idorlan waxba ka maa jiiraan waa cashuurtii maskinta oo guuryo bebena laguu dhisayo gajoo iyo macaluul iyo darxumo ayaa ka jiirtaa waar latag quudhuunka idor
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 жыл бұрын
omar xashii xashii cidna wax jawaab ah ku siin mayso waayo xaasidku isaga aya dhib iskugu filan
@ibrahinburale7952
@ibrahinburale7952 6 жыл бұрын
omar xashii xashii caaaac waar ka bax niyow badaha waligiin ma niicbaydun nala daba taagnan dulliyow
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 жыл бұрын
Ibrahin Burale ha u jawabin wll xasidku isaga aya dhib iskugu filane
@somalicancerawarenessprogr4991
@somalicancerawarenessprogr4991 6 жыл бұрын
Aragtidaada kulama qabo se waan kuu ixtiraamayaa
@ammerismail2411
@ammerismail2411 6 жыл бұрын
*‏قال رسول الله صلى الله عليه وسلم لا يؤمن احدكم حتى يحب لاخيه ما يحب لنفسه ‏صدق رسول الله صلى الله عليه وسلم* ...... Xasadoa caloosha kaaga jira wa kaas _muqdisho_ 27 sano dagaal ka socdo
@khadarlaari200
@khadarlaari200 6 жыл бұрын
Ciidamadi jeegaanta kk
@xlcy.9437
@xlcy.9437 6 жыл бұрын
Khadar Laari 😂 😂 laarsonow last masx meesha sxp
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 6 жыл бұрын
Dhuuso idoor. Walee nin wadankiisa khiyaamay yaa meel gaarin. Nagala taga dhuusada
@asmakhadar3319
@asmakhadar3319 6 жыл бұрын
mashallah guul soomalind Alle nabad iyo quruxd haydiin siyadiyo💕💕💚💚 💖💪💪👍👍
@siciidballe2546
@siciidballe2546 6 жыл бұрын
Qabiil qaran noqon waa reer abtigeey reer shiikh Isxaaq Allah ha soo hanuuniyo midnimada Soomaaliyeed ayaa sharaf iyo cisileh calankii BALUUGAA ayaa sumadeena ah Soomaali oo dhan heesta SOOMAALIYEEY TOOSOO ayaa ah heesta qaranka waxaan kale oo dha WAA FAKE
@itsalwayscloseenought1217
@itsalwayscloseenought1217 6 жыл бұрын
Siciid Balle soo ducee abti. Haa noqon walid casidayn dheh somaliland guul.....
@siciidballe2546
@siciidballe2546 6 жыл бұрын
it'salways.... abti waan jeclahay reer abtigeey oo waxaan aaminsanahy in aan ahay nin reer Shiikh Isxaaq ah oo Garxajis ah Habar yoonis ah Xirsi Cismaan ah dhinaca kale Daarood ah xageenu kala tagin waa su'aale
@siciidballe2546
@siciidballe2546 6 жыл бұрын
Somaliland baraare iyo kheer ayaan u rajeeynayaa
@zacklavigas1383
@zacklavigas1383 6 жыл бұрын
Siciid Balle Somaliland haday qabiil tahay kaliya oo rear sheekh isxaaq la dhaho taasi waxay kustusaysa inuu isaaqu yahay qabiilka soomaali oodhan ugu caqliga , maskaxda, sharafta, lacagta ,awooda , badan.
@siciidballe2546
@siciidballe2546 6 жыл бұрын
Somali mixed qaranimo iyo midnimo madoonaa qabiil waxba ina tariwaayee
@wolloseniors3973
@wolloseniors3973 3 жыл бұрын
Somaliland guul.
@qalidsaid8440
@qalidsaid8440 6 жыл бұрын
Masha allah soomaliand
@maxamedbidixo298
@maxamedbidixo298 6 жыл бұрын
mash alllh
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 32 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 125 МЛН
gabay qiimo badan oo wadani ah daawasho wacay
7:08
SOMALILAND MUSIC AND CULTURE!
Рет қаралды 105 М.
Sanzhar - Сен жылама | Official Music Video
2:53
Sanzhar Zhumasitov
Рет қаралды 1 МЛН
Лилия
3:00
Али Ахмет - Topic
Рет қаралды 3 МЛН
Жігіт өмір
3:19
Aksultan - Topic
Рет қаралды 52 М.
ESKO - Папа қасыңда (Mood Video)
2:23
ESKO
Рет қаралды 1,1 МЛН
ESINE ALYP TURASYNBA
3:07
Baxa - Topic
Рет қаралды 237 М.
Mirjalol Nematov & Dilnoz - Ko’zoynak
3:22
Mirjalol Nematov
Рет қаралды 5 МЛН