Cod Sir ah : Somalia Oo Bixisay Xogta Aqoonsiga Somaliland ee Maraykanka Iyo Xogo Kale

  Рет қаралды 42,686

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Ай бұрын

Cod Sir ah : Somalia Oo Bixisay Xogta Aqoonsiga Somaliland ee Maraykanka Iyo Xogo Kale
Qaybtii 2aad
Intiinii la socotay, Arabsiyo News waxay baahisay Cod Sir ah oo laga helay Wasiirka Arrimaha dibedda ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi.
Qaybtii hore ee codkaasi wuxuu kaga hadlay in Heshiiska Somaliland la gashay Itoobiya uu culayskii ugu weynaa ku keenay Dawladda Soomaaliya isla-markaana haddii la fuliyo uu meesha ka saarayo saamaynta Jabuuti iyo Somalia, waxaanu canaan u soo jeediyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku eedeeyay Inuu ka hoos baxay khiyaamadii ay kula damacsanaayeen shirkii Jabuuti marti-gelisay ee dhacay saddex Maalmood ka hor heshiiska badda iyo aqoonsiga ee Addis Ababa.
Qaybta labaad, Wasiir Fiqi oo xog siinayey Culimada Soomaaliya ee ku nool dalka Maraykanku wuxuu sida ku cad codkiisa Arabsiyo News loo soo dusiyey uu si faahfaahsan ugagaga warramayaa tallaabooyinka ay Dawladda Soomaaliya qaadday muddadaa ka dib, si ay iskugu dayaan inay ka hor-tagaan fulinta heshiiska aqoonsiga iyo badda ee dhex maray Addis Ababa iyo Hargeysa.
Tallaabooyinkaas ayuu sheegay inay ka mid yihiin dhaqdhaqaaqyo ay ka dhex bilaabeen Bulshada Gobolka Awdal.
Waxa kale oo uu sheegay in muddadaa ka hor ay abaabuleen, doorna ka qaateen dagaalkii ka dhacay laascaanood, kaasi oo sida uu xusay ujeeddada laga lahaa ahayd in lagaga hor-tago qorshe uu Maraykanku ku doonayey inuu ku aqoonsado JSL, dagaalkaas oo uu tilmaamay inuu dhalay waxa loogu yeedho 'Khaatumo", illaa haddana Dawladda Xasan Sheekh wax la waddo kooxda Laascaanood.
Axmed Macalin Fiqi oo muujiyey in Dawladdaa Soomaaliya ka badheedhay dagaalka ka dhanka ah Somaliland, ayaa waxa xubnaha uu Maraykanka xogta ku siiyey ee uu la yeeshay shirka qarsoodiga ah waxa ka mid ah Cabdiraxmaan Bashiir oo Culimada Jabuuti ka mid ah, balse dalkiisa baxsad kaga maqan, kaasi oo xilligan u ban-baxay dagaalka lagaga soo horjeedo Somaliland isla-markaana si toos ah ula shaqeeya kooxaha Huwanta ah ee isku bahaystay inay fashiliyaan fulinta heshiiska badda iyo aqoonsiga ee dhex maray Somaliland iyo Itoobiya.
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 232
@AhmedIsmail-eg3ov
@AhmedIsmail-eg3ov 28 күн бұрын
Madaxda Somalia waxad moodaa kuwo aan caqli ku jirin balse Somalia inamay hiigsateen hadii aanay Siyaasiyiin reer Somaliland ahi u adeegayn ? We are like and love Excellency President Bihi GREAT S🦁MALILAND AGAIN
@cawilcabdifaarax8646
@cawilcabdifaarax8646 22 күн бұрын
Aaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊
@kadraabdillahi9336
@kadraabdillahi9336 28 күн бұрын
Allow cadowga Somaliland jabi. JSL guul iyo gobanimo 💚🤍❤
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 28 күн бұрын
AMEEN.
@zahrasaed791
@zahrasaed791 28 күн бұрын
Allow jabi cadawga meel walba oo ay ugu tashanayaan Somaliland iyo umada barkeysan ee ay kuwada noqdeen qumayooyin waxaas baa isku sheegay shuyuukh munaafiqiintaas araga xun.💚🤍💚🤍🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💯🫶✊💪Cadawoow 🦶🦶🦶hoosteeda waligiin Allaanu idiinka nabad galley idinkaana hel cadaawada xaasidiinyahay
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 27 күн бұрын
​@@zahrasaed791Aamiin aamiin
@AyaanWaano
@AyaanWaano 28 күн бұрын
Guuuuuuuuuul somaliland❤❤❤
@ladanladan1718
@ladanladan1718 28 күн бұрын
Miyay miyir beel asqoobeen Moora dilaac maquus teen Ilaahay shar kiina idinku Celi culimo ku sheega iyo caamiyoba cadowga somaliland ilaahayoow jabi inshallah buushi lafuufay boqorku idinka yeel inshallah Somaliland guul inshallah idamka ilaahay
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 28 күн бұрын
DOQON DOQON DHALEY
@AyaanWaano
@AyaanWaano 28 күн бұрын
Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hallaacmuuse
@Hallaacmuuse 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 28 күн бұрын
Kursi QM Somaliland ba ku fadhisanaysa InshAllah
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 27 күн бұрын
Insha Allah
@qooqane65
@qooqane65 28 күн бұрын
Viva Somaliland
@ismahaanjama7502
@ismahaanjama7502 28 күн бұрын
he is not even hiding their lairs against somaliland somaliland guul ❤
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 28 күн бұрын
Guul guul guul Somaliland 💚🤍❤️💪💪💪💪🙏🙏🙏
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 28 күн бұрын
Macaaaaaac fiqi faqash Sland wa dawlad socoty
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 28 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya bacaaaac
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 28 күн бұрын
Bacaac bacaaaac sagxada soomalia itaaliya
@MohamedJama-uh3wl
@MohamedJama-uh3wl 28 күн бұрын
​@@dauuddaaauud833900000000000000000000000000000000000000000000 53
@flackflick689
@flackflick689 28 күн бұрын
soamliland have bright future but somalia doesn't have bright future they are fighting al shaabab and look at somaliland 0 al shaabab veery clean country unlike fail state somalia
@amaaladem3486
@amaaladem3486 28 күн бұрын
Somaliland way tagtay iska ciya caawankiiyaw
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 28 күн бұрын
Somaaliya ururkii ay usoo adeegsatay duminta qaranimada jamhuriyada somali land ee lamagac baxay wadani iyo huwantii dhamàan cadawgii jamhuriyada somali land Allaha noga hiiliyay baa màhdle alxmdulilaah ❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉libaaxa qaarada africa mudane maxweyne mouse biixi cabdi hanolaado somali land guul guul guul ❤❤❤🎉🎉🎉
@HassanWarsame-bk3sv
@HassanWarsame-bk3sv 28 күн бұрын
Somalilland power full country of hone Africa
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 28 күн бұрын
Maashallah viva Somaliland
@mohamedabdillahi7123
@mohamedabdillahi7123 28 күн бұрын
Nous portons a la connaissance des dirigeants du failed state of somalia de sortir du rêve de la grande Somalie nous sommes dans une ère ou le monde a pris connaissance que le somaliland a été un pays qui a reçu son indépendance le 26 juin 1960 par la grande Bretagne et qu il n y a jamais eu un accord d union entre la somalia italienne et le somaliland de ce fait le somaliland n est pas un pays qui a fait session mais de facto un pays indépendant
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 28 күн бұрын
BEENALE BEENALE DHALEY FAQASH QUDHUN DHALEY VIVA SOMALILAND GUUL ALLOW
@user-wc4nj8fb2m
@user-wc4nj8fb2m 28 күн бұрын
Calaanka buluuga aha adigo maa keeniin aniga ayaa keen ayi somali land niga lae maxad ka qaban karya❤❤❤❤
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 28 күн бұрын
enemies of somaliland down down down forever Amiin ya rabbi Insha Allah Guul guul guul Somaliland 💚🤍❤️🙏🙏🙏
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 28 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 28 күн бұрын
ILLAHOW FAQASHA IYO QAADAWEYN SHARTODA KUU CEELE INSHA ALLAHA ARGAGAXISO
@asxaabi
@asxaabi 28 күн бұрын
waa clipkii hore miyaa, fiqi waa badow kala qaybin ayuu ka shaqaynayaa sida koonfurta ayuu rabaa in somaliland noqoto, afkuu ku hadlaayo adduunku wuu fahmi waayey diplomacy maaha, dadka reer somaliland wuu sii fogaynayaa meel dheer, xidigaha cirka ka widh widhaya ayaa uga dhow in somaliland soo noqoto
@abdimagan3482
@abdimagan3482 28 күн бұрын
Dadka taageereya in Somaliland la burburiyo. Culumo laguma sheegi karo waa Shayaadiin khamiisyo iyo koofiyado xidhan ( ويمكرون ويمكر الله والله خير الماكرين)
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 28 күн бұрын
Mansh Allah ❤ guuuuuul jamuriyada Somalilaan ❤
@basragalinle4069
@basragalinle4069 28 күн бұрын
Fiqi faqash wu qustay ma idinka laha dhulkan Somaliland way u tashatay dhulkeda rajadinu Barbara ayay ahay faqashey ilmada cesho ban ku idhi wabaaaaa
@axmedali783
@axmedali783 28 күн бұрын
Xiqdiga iyo cadaawada koonfuta somalia way cadaatay somaliland guul nacabku ha iska ciyaane caynka awrka u giija
@HassanWarsame-bk3sv
@HassanWarsame-bk3sv 28 күн бұрын
Somalilland ❤❤❤gull ever
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl 28 күн бұрын
Waa al shabbat nimanka hadlayo ee la sameeynayo si loo weeraro somaliland
@fahiimae7336
@fahiimae7336 28 күн бұрын
Magan Allah sharkooda. Somaliland guul 🎉❤🎉❤
@nadiraosman6726
@nadiraosman6726 28 күн бұрын
Guuuuuuul Somaliland ❤❤
@bashe3051
@bashe3051 28 күн бұрын
Waad aragta inu argagixiso yahay fiqi waa ciyaalki ubaxa kacanka ee afweyne... sumxanala. Faqashta ayaa usheega inay Somaliland ❤ 🤍 💚 QUWAD tahay
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 28 күн бұрын
Somaaliya❤daawada❤hadalkan❤iitamiidhan❤ee❤oohinta❤iyo❤baroorta ah
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 28 күн бұрын
Daarood iyo HAWIYE down down down forever Insha Allah Amiin ya Allah 🙏🙏🙏
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 28 күн бұрын
Afarta qoxootiga ee ayuba dhibataysan maxay ku qaban xasid ma aflaxo,ilahayow naga qabo
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 27 күн бұрын
Haabaaraku. Waa. Xagiina. Isha. Allh
@user-dv7cs4iq5q
@user-dv7cs4iq5q 28 күн бұрын
Guuuuuul soomaliland masha allah beenaalayaal waligoodba ha ciyaan🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@gelehildid4797
@gelehildid4797 28 күн бұрын
DHAMAAN XABAALIHI LAGU AASAY XAMAR EE DAROOD LAGA FAAGAYO DHULKA HAWIYE
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 28 күн бұрын
ka faga waa nijaase
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl 28 күн бұрын
Waa wadaad xumayaashii somali isku sheega Waxay aaminsan yihiin oo fatwoodaan in dhiiga isaaqu xalaal yahay daadintiisu
@suudisalaad3933
@suudisalaad3933 28 күн бұрын
Muuse biixi. Haloo duceeyo In ilaahay. Hanuuniyo
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 28 күн бұрын
FIIQI SHAABA WAA ARGAGAXISO JAAHILE INSHA ALLAHU BEELYO IDIINKU DHACADYE JAADAB
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 28 күн бұрын
Faqash Awadal iyo Dhulbante naf uu na haysane dabar goyta issaq iyo dadka Somaliland ku nol ayad uu socoteen lakin Allah jogay halkad ku shirayseen
@chainedenadiaquali625
@chainedenadiaquali625 26 күн бұрын
Machallah farid
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 28 күн бұрын
Cunaqabataynti 1960 stade so celinaysan markad ledahay diyarad international ma fsdhisansydo Hargeisa SubxanaAllah sheik yada dad ka dulminayio ka qayb galayso XasbunaAllah wa nicmaal wakiil
@HassanWarsame-bk3sv
@HassanWarsame-bk3sv 28 күн бұрын
Fagashtii somali Italian allshabab allvthem
@user-cs3cy7hs5t
@user-cs3cy7hs5t 28 күн бұрын
Mashallah ❤❤ guul guul ❤❤❤ Somaliland
@user-yr7vq6pd8w
@user-yr7vq6pd8w 28 күн бұрын
Somaliland guul guul inashallah
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 28 күн бұрын
Guuuul somaliland guuuul inshallah amiin 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 28 күн бұрын
Masha Allah Guul Somaliland
@axmedcabdicige9628
@axmedcabdicige9628 28 күн бұрын
Somaliland waa guulaysanaysaa insha allah ilaahayna waa la jiraa
@husseinomar5942
@husseinomar5942 28 күн бұрын
Viva Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉
@Janno190
@Janno190 28 күн бұрын
Weligoodba haysu soo habar wacdaan weligiin waxba Kama qaadaysaan ha wareeraan alla maxay been isku maaweeliyaan qadaadwayntu viva Somaliland guulay iyo gobanimo ku waara xaarood iyo qadaadwayn waxba idinkama qaadayaan guuuuuuul
@fahdabdi6678
@fahdabdi6678 28 күн бұрын
Viva muse bixi
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 27 күн бұрын
Insha allaah Guul Somaliland, Guul iyo Midnimo Jamhuuriyadda Barakaysan JSL
@Hashim-eu2cm
@Hashim-eu2cm 26 күн бұрын
Kadaaa cayda madaxda Somalia haysraacdo guul
@user-nb3tz5pr5l
@user-nb3tz5pr5l 28 күн бұрын
He is very far away from the truth He is worthy to listen him
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 28 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢 bacaac
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 28 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 28 күн бұрын
FAQASH IYO HAWIYE XAAR
@maxamedcabdo3565
@maxamedcabdo3565 28 күн бұрын
Huuraale yaal adeer anagaa ku raacsan
@jamaalmaxamed6016
@jamaalmaxamed6016 27 күн бұрын
Somaliland somaliland viva ❤❤❤
@AbdallaHersi-hj6ln
@AbdallaHersi-hj6ln 28 күн бұрын
Ninkan miyu riyoonaya?
@user-en6yu8kw6s
@user-en6yu8kw6s 28 күн бұрын
Snm.awr.bay.cano.kalisyaa
@chainedenadiaquali625
@chainedenadiaquali625 26 күн бұрын
Allow somalia mid ka dhig
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 28 күн бұрын
XAASIDNIMADA AY NOO QABAAN WAATAA AAY GUUL U GAARILA YIHIIN
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 28 күн бұрын
XasbiyaAllahu wanimal wakiil calaa makrihim
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 28 күн бұрын
Fiqiyoow Ka waran ciidamada Ethiopia ee haysta 5 gobol ee Somalia Ka mid ah
@safacismaan2045
@safacismaan2045 28 күн бұрын
SirdonkaSL now indha uydeshA dadka iyo dakaba
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 28 күн бұрын
FIQI DAMEER INAAD SHAAB TAHEY SOAMLINA WAAY OGTAHEY ADDUNKANA WAA OGYAHEY
@HassanWarsame-bk3sv
@HassanWarsame-bk3sv 28 күн бұрын
Iskaa iloobaa somalillad socotee
@inaaaye
@inaaaye 28 күн бұрын
Caaaaac
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 28 күн бұрын
guul qaranka somaaliland
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 28 күн бұрын
RABOOW SHARKOODA KU CELI DAALAMIINTA IYAGA
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 28 күн бұрын
AMIIIN YAA ALLAH BAAD LEEXEJECLO KAAMA HAAYSO EE DILAAAL BAAYE RAABAAN IYO INE SOMALILAND LACAAAG KAGA CUNAAAN FIQII IYO HASSAN QOSLAAYE WAXEEYE GADHEEN HEE XABALAAHI AYEE QOOTAAN OO DILAA LAAN SUMXANALLAH ALLAH SHACAAB KEE MUQDISHO MAAXEEY DULMI QAABAAN
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 28 күн бұрын
Guuuuuul somaliland cadiraxmad din tisa haubago❤❤❤❤❤
@maxamudmuxumed6923
@maxamudmuxumed6923 28 күн бұрын
War cabaad wayna sowtad somaliland dagalka ad umalegesen makasa pare iyo galbedaba kicitanka ad kawaden etopia wa walalahayo cadowgayagu wa Somalia guul somaliland
@zahraismael6840
@zahraismael6840 27 күн бұрын
Cadow cadow somaliand ilaahay baa lajira guuul somaliand
@ismahaanjama7502
@ismahaanjama7502 28 күн бұрын
uncle you fix your house first somali somaliland is not your business 😅
@zahrasaed791
@zahrasaed791 28 күн бұрын
Jabuuti khatar bey geleysa hadey Somaliland xornimadeedi hesho Somaliya wey baaba aysaa hadey Somaliland xornimadeedi soo ceshato Baddii ugu fiiciineyd bey Somaliya leedahay oo inaga goaysa sidaa magumeysan karno hadey Somaliland xor inaga noqoto Bal ufiirsada nacladaa isurursatey iney kahoristaagaan risiqooda Allaah siiyey iyo xornimadooda sidaa awgeed waaineynu dagaal kuwada qaadnaa kulahaa Yaa Allaah waad argtaa cadaawada aynoo qabaan ee caqtayada hoosteeda kuwada reeb munaafiiqdaas shayaadiintu waheliso waxaanu idin leenahay udhinta naceyb kii N.A. iyo xaasidnimadiina waxaanu ku balan qaadeynaa in aanu cadawgiina lawallaaloowno maanta wixii kadanbeeya ee iscuna munaafiqiin yahay. SOMALILAND WALIGEEDBA ALLAAH ILLAASHA OOKASAREYSIIYEY CADAWGAAD KUWADA TIHIIN ALHAMDULILAAH NAGAKII KORQAADEY EE BOODHKAYAGA KUHAFTA XATAA MAGACANA WAANU ISKA BADALEYNAA MARKUU ICTIRAAFKU YIMAADO SOMALINIMADABA WAANU IDIIN SOO TUUREYNAA ❤️🤍💚🫡CIDI IDINMA RABTO SOMALILAND UUUUUUF BAANU IDIN NIDHI KUSEEXDA AMA UDHINTA IDINKEY IDIIN TAALAA
@user-nw8de5lo4i
@user-nw8de5lo4i 28 күн бұрын
Muuse ma wax baad udhibatay ma ada doortay goormaad muuse wax la samaysatay haday etiopua cadaw tahay maaxad uledahay anaga hala nasoo maro 😂😂😂😂farmajo sawkii saxeexay 😂😂😂😂
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 28 күн бұрын
Systemka dhalashada Somaliland wa mid horay uu marsan oo öne data base lee not anywhere inad kasa maydanoz karto.
@hassannur8022
@hassannur8022 28 күн бұрын
Somalia waa ummad aan dhaqan muslim lahayn xataa kuwooda culimada sheeganaya. Beenta ayaa dhaqan u ah. Sidee u ogaan waayeen xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta Somalia. Sida in Somalia aanay Dawlad ahayn, in Somalia aanay madax-bannaani hellin iyo in Somalia aanay xaq u lahayn dhul, bad iyo hawo midna.
@CadeMumasar
@CadeMumasar 28 күн бұрын
Warsomaliland wa xor fodana so gelin maysan warkal qusane qomama laaad diyarna waxan unahay in aan kasifayno wixi konfura ah dalkayaga
@CamuudAwed
@CamuudAwed 28 күн бұрын
Dee waa Argagixiso Fiqi Afbuur Dacwad Adag halaga gudbiyo Iyadoo Codadka laga hayo Cadaymo looga dhigaayo
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 28 күн бұрын
Muuse dal.iyo dad.ayuu xukumaa masuulna ka.yahay.ee.adgu.xaggee xukntaa oo aad masuul ka tahay xooloowow
@ismailmahamed
@ismailmahamed 28 күн бұрын
Wlhi dadka cadaawad wayn ayayna tuseen
@shabeel7467
@shabeel7467 28 күн бұрын
Kuwan meesha fadhiyaa maaha culimo waa Ictisaam kuwa a Daacish kuwo waa tuug xada caydha dawladu bixisa waxa kale oo ay ku nool yihiin tuuganimo ay guursadaan 4 dumar ah oo aanay meher qoran ku guursan markay dhalay aan waxay dawlada u sheegaan in ay saaxiib yihiin ta kale masruuftaa ma siiyaan caydha ayaa ka bixisa guriga iyo cuntada.
@user-hw5bt5bj8r
@user-hw5bt5bj8r 28 күн бұрын
Waligeed isu iman mayso walahay yuhuuda idin dhaata faqash iyo wixilamida
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 28 күн бұрын
Fiqi shekadda nacnacda aah oo nacaasnimadda aah Hoyadda Usheeg Nacaas yohou tulli foqool tulli meel dimateey somalia ciidna lamiddobi mayo
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 28 күн бұрын
Somaaliland guuul guiil qaranka soomaaliland
@floose2
@floose2 28 күн бұрын
musuq. maasiq ayay bilaaben
@huseinabdidahir4039
@huseinabdidahir4039 28 күн бұрын
Asw... ninkasi hadlaya waa cunsiri iyo beenale aad iyo aad xun ... ninkasi soomaali maha oo aad xun ... Somaliland marka la aqoonsaado ha la soo qabto .. waa cunsiri aad iyo aad xun .. Somaliland wax arinka ha laga qabto ninka
@qadraabdi1367
@qadraabdi1367 28 күн бұрын
Alla muxuu iska riyooday doqonkan macasha weyn ee ahbaöka marki laga badiyey ayuu iska ciyayaa sida eyda
@yasinismail2733
@yasinismail2733 28 күн бұрын
Hhhhh😂😂😂 ninkan hadlayaa dalkii uu isagu lahaa gacanta kuma hayaan Ee aynu majaajilada iska dhagaysano
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 28 күн бұрын
Fiqi get job boy.
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 28 күн бұрын
Ahmed M fiqi, sahihi jabuti ka mid bu aha. Manta maxu shegaya indihisa oo shan ah aya laka saxidhay. The foreign minister and his cronies in villa somalia should not regret when things have already fallen apart. Politics is like a game of chess and musa biixi is the master and should given the credit !!! 😂
@sacdiyacali7610
@sacdiyacali7610 27 күн бұрын
Allow cadawga somalilnd jabi
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i 28 күн бұрын
Somaliland waligeed burburimayso waayo waa dad yaqana sida cadawga layskaga celiyo beesha dhexena aadbay u taqana maanta dhaman cadwgeed meeluu joogaba
@ladanladan1718
@ladanladan1718 28 күн бұрын
Ninkani beenta jaamacdo ayuu uga soo baxay iyoo laba wado ka taliya mugdisho oo xalane laga maamulo oo afrikaan ilaaliyo oo biya qayb maamush oo kinya qayb maamsho oo 5 calan kala wata oo qaraxa iyo dhimashadu caadi la noqdeen ayuu filan been ah ku sheekay nayaa somaliland guul waaguul waa guul somaliland waa guul ❤❤❤
@AdanCabdilaahi-ft3qd
@AdanCabdilaahi-ft3qd 28 күн бұрын
Inshaa.alaah.waxaad.arki.doontaa.iyadoo.somaaliland.kammid.tahay.ururka.qaramada.midoobay.koonfurina.usii.kala.googo.ayso.degmo.degmo.xaafad.xaafad.adiga.iyo.kuwa.kula.midka.ahina.aad.noqoteen.haad.geed.waayey.waxase.aan.layaabanahay.wasiir.kusheegan.cunsuriyadu.madax.martay.ee.isagoo.dad.walaalo.ah.oo.maamul.dhistay.marna.isku.diraya.oòleh.dhiigiina.daadiya.oo.burburiya.maamulkiina.iyadoo.aad.ogtihiin.islaamku.siduu.u.ilaaliyey.jameecada.muslimiinta.iyadoo.ka.bilaabmaysa.qoyska.waayo.ale.wuxuu.yidhi.ragu.ha.hogaamiyeen.qoysaska.mujtamaca.maamul.samaystaana.haka.amar.qaateen.amiirkooda.hadaba.ninkani.wuxuu.la.dagaalamayaa.ale.iyo.rasuulkiisa.waxase.layaab.leh.culimadu.haka.qayb.qaateen.burburinta.mujtamaca.somaaliland.culimadu.mamufsidiinbaa.mise.waa.muslixiin.taasi.waxay.kuu.cadaynaysaa.inuu.yahay.sidii.dameer.ciyaya.oo.kale.waayo.maah.maah.carabiya.ayaa.tidhaahda.kalaamul.jaahili.kariixul.alximaar.kana.nacdali.haku.dhacdee.waxaanu.uga.dacwoonaynaa.ilaahayoow.meel.cidhiidhi.ah.ku.dil.xaasidnimada.isaga.ka.geeridiisa.aamiin.aamiin.aamiin
@rodaahmed198
@rodaahmed198 28 күн бұрын
Culiimo ku sheeg khamiis been ah soo qatay oo la shiiraya niin munafaaq ah oo siyaasadisuba ay tahay in dhiig Muslim la daadiyo Allah maxa diinta lagu qadhabta allow ceeb astuur aduun iyo akhiiroba
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 28 күн бұрын
May Somalia loose its recognition for 64years... we will see their resolve
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i 28 күн бұрын
Kani walhi dameer dhuusaya noogama duwana wayo waa munaafaq hadalkisa is macnaynaayo
@ahmedalidireyse7596
@ahmedalidireyse7596 28 күн бұрын
Macaac sida laxda walaalahi ilaa qitamaha waa into dagal somalilanda waa Dal jira ama ooy ama dhimo taariikhdana sacbku qarin karimaysaan
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 28 күн бұрын
Awalba jabuuti waxa cilaaqad la lahayn reer Somaliland oo xirnimadoda qayb ka qadatay. Finito Fiqiyow Somaliland way ku daysay marka xamar nabadeeda ka shaqee amba msydka fadho 😂😂
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 101 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 10 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 39 МЛН
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Galaydh Media
Рет қаралды 63 М.
Maraykanka Oo Lagu Fashiliyey Wajiga Cusub Ee Prof Samatar
15:54
Arabsiyo News
Рет қаралды 15 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 101 МЛН