No video

• Salafku Wa Ayo Salafiyaduna Ma Xizbi Baa? || Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi حفظه الله

  Рет қаралды 12,621

manhajonline

manhajonline

Күн бұрын

Walaalayaal, la socda walaalihiin Shabakada manhajonline.com/ wixii cusub, muxaadarooyin, dawrooyin, duruus, iyo kheyrka kale!
Nala soo xiriir Facebook: / daarulxadiith
Iyo xaga Twitter ka: / manhajonline

Пікірлер: 42
@user-wk2ro6ei6m
@user-wk2ro6ei6m 5 жыл бұрын
قال صاحب جوهرة التوحيد:( وكل خير في اتباع من سلف وكل شر في ابتداع من خلف)
@ismailmohamedawalle6829
@ismailmohamedawalle6829 4 жыл бұрын
Mansha Allah jasaka allah khyr sheikhanaa ilaahay cilmiga, aqliga iyo cafimad Kaba hakuu barakeeyo Aamiin amiin yaa rabi Sheikh cabdilahi xasan xaashi (barbarawi)
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 6 жыл бұрын
alxamdu lilaah kuligiin waan idin dhegeysanaa inta ahlu towxiida waan jeclahay
@mahadcumar3595
@mahadcumar3595 5 жыл бұрын
Masha Allha sh,bar Barawi xafidhu llah
@user-lf3uu6os1c
@user-lf3uu6os1c 3 жыл бұрын
الله يحفظك ويجزيك خيرا
@Yaasiin-ps4fh
@Yaasiin-ps4fh 4 жыл бұрын
Masha alaah
@maxamedcumar3407
@maxamedcumar3407 2 жыл бұрын
mansh allah
@mojomoves
@mojomoves 6 жыл бұрын
Baarak Allaahu fiik walaal mahadsanid
@manhajonline
@manhajonline 6 жыл бұрын
Wa Feeka Baarak Allaah.... Adaa Mudan
@mustafemahamud7458
@mustafemahamud7458 6 жыл бұрын
Barakalaahu foil yaasheekh
@oumoulkhairbouh2040
@oumoulkhairbouh2040 5 жыл бұрын
Masha Allah allah ha idiin dayo
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 6 жыл бұрын
qola walba iyadaa isla saxsan ilaahayow diinta nagu sug Amiin
@ahmedabdirashiid4108
@ahmedabdirashiid4108 5 жыл бұрын
Kuwa sheegta magac kale Lakin anagu muslimiin kaliya ayaa la yidhaaa
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 6 жыл бұрын
maxaad ucaydaan dadka culimadaa adinkoo dadka usheegaa in aan waxba laga dhegeysan weliba dad ahlu towxiida ah
@khaalidgabiley9775
@khaalidgabiley9775 3 жыл бұрын
Bidcadu 0.5 % ana 100% ha Ahaato Waa La Sheegayaa Dadku wxay Diidayaan In Wxii Sunnada Ka Baxsan La Sheego. 🤣🤗🤗🤗
@mahadcumar3595
@mahadcumar3595 5 жыл бұрын
Alle cimrigaaga haku dheereyo Cilmigana Alle haku Barakeeyo
@maxamednuur3237
@maxamednuur3237 4 жыл бұрын
عبد حميد إبن٠عمر aaamiiiiiiin
@user-wk2ro6ei6m
@user-wk2ro6ei6m 5 жыл бұрын
السلف الصالح هم خير هذه الأمة واتباعهم واجب ومخالفتهم محرمة وكل من اتبعهم بعقيدتهم وعبادتهم وسلوكهم فهو سلفي وإن عاش اخر زمان
@Ibraahim2
@Ibraahim2 6 жыл бұрын
ماشاءالله يا شيخنا
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 6 жыл бұрын
yaan sherkh hebel la dhegrysan maad dadka ka saxdaan maad adinku is fahamtiin waa idink is dacaayadeynaa
@cabdirashiid590
@cabdirashiid590 5 жыл бұрын
Salafku waa kooxda uku runbadan diinta iyo kidaabka iyo sunaha kudhaka wallaahi waadbad badbaadaysaane aduun iyo aakhiroba
@hasandaahir309
@hasandaahir309 5 жыл бұрын
Muhiimadu waa in nabiga csw lagu daydo sidu u cibaadaystay
@zme5485
@zme5485 5 жыл бұрын
Profhet mohamed said my umah wil split into seventy three sects, seventy two of them are going to hellfire except one who are upon what me and my companions are upon . The saved and victorious sect are the salaf al-salih!
@ahmedabdirashiid4108
@ahmedabdirashiid4108 5 жыл бұрын
Allah waxa u yeedhay muslimiinta xagee wax kale iskugu yeedhaysaaa
@user-ll1zm4nx4y
@user-ll1zm4nx4y Ай бұрын
Manhajka jadiiidyo salayiinta sheegta salafkii ka been sheega manhajka shegayan waa anaguun i dhagayso jandadaa madow sido hadii aad waydiiso manhajka maxaad ila jeeda ma tafsiifka ku kala duwanay ma caqiiqdada ku kala duwan waxay kaga jawabaan ma hayaan Jadiiidyo waa jameeco been badan iyadoo jameeca ayay ku odhanaysa jameecco ka ahi kaxad maxaad tahay manhaj aya wad oo manhajka wada ma mid ka duwan miya kitaabka iyo sunaha culumada kale dhigayaan waa manhaj ku soo kobaya dadka sunaha laga saaraya manhajka lagu soo.gabanaya manhajka ku marka kuwa kalea wadaana ahlu budca sunahii ka baxay miya waa maya waa koox budhcad diinmeed ah manhajka kuu shegayaan wa.anaguun wax iga dhigo si shandada madow kuugu xanbaarinayo hadii cid kale ila tagtin manhajkii waad ka baxday sunaha laga saaraya subxaan alah waxa kaliya ku qarinayaan jameecadooda in saakaara xaar muuqdo aas aas aasta ahlu bidco
@hassanmaqane2408
@hassanmaqane2408 4 жыл бұрын
Iniga iska fadwoda inigo adan rutbada fatwada
@user-ll1zm4nx4y
@user-ll1zm4nx4y 13 күн бұрын
Xisbi salafiyo jadiiidyo la dheho soo baxay 1991 dagaalkii khaliijka
@camelcamel6495
@camelcamel6495 5 жыл бұрын
Boqortooyada sucuudigana lacagta laga soo qaado ha ilaawin yaa Sheekh.
@maxmudxareed1345
@maxmudxareed1345 3 жыл бұрын
Dacaayad iska daa.
@hassanmaqane2408
@hassanmaqane2408 4 жыл бұрын
Madhabna maracdiin
@duulqarneeyn1855
@duulqarneeyn1855 2 жыл бұрын
Fariiqo kuli dalaal dalaalu kuli mijrim Muslim sune wixii looga magac samays taa waa mislim jajabin taasina waxay kuso gorortay muran ceebayn isfogayn xulimo xulimoy alle ka baqa oo xaqa ku sugma fariiqo jano galaysa ma jirto
@shuaibmohammad9750
@shuaibmohammad9750 6 жыл бұрын
ahlu bidic miyad wax no waydinaysa salafiya waxa lo yaqaan dadka ku dhaqma amaba ku socda wadada ay ku socdeen saxaabada qof walba ku socda wadada waa salafi ku doon ha noqdo lkn nimanka la magac baxay salafiya wa beentod ma ahan salafiya ee waa mur.ja xagoodana waxaba kama gaalooban culaamu ashraar weeye
@abdikahin5241
@abdikahin5241 5 жыл бұрын
illhy ka cabso wllo waxan aad tidhi waa lagu waydiinayaaye
@abdifatah2329
@abdifatah2329 4 жыл бұрын
Waa runtaa sxb hadaad salafi noqota waxaad samaysaa waa sax maadaama aad salafi tahay lkn hadii kale waa baadil waxaad ku sugan tahay
@hassanmaqane2408
@hassanmaqane2408 4 жыл бұрын
Tabliiqa ayad kufrisaan
@hassanmaqane2408
@hassanmaqane2408 4 жыл бұрын
Hadana wakaad dadka kufrinaysid
@mascudmohamed4123
@mascudmohamed4123 5 жыл бұрын
Masha allah
@zamzamumumahamed1123
@zamzamumumahamed1123 6 жыл бұрын
Masha allah
Qisadii Jureyj.  Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
48:04
Barbaraawi
Рет қаралды 19 М.
TAARIIKHDA URUR DIMEEDYADA SH MAXAMED CABDI  DAHIR BY SAAB TV
1:04:55
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
SHOCKING: Disturbing Differences Between #Asharis and #Salafis || The Hot Seat by AMAU
2:55:05